Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Barre Hiiraale's target city and hideout has fallen to Alshabaab.... Odaga confused, exhausted and injured and has no where to run to since Baardheere is captured by the Alshabaab.
  2. Dagaalyahano hubeysan oo la wareegay degmada B/dheere xilli uu halkaasi ku sii jeeday Barre Hiiraale iyo maleeshiyooyin la socda Barqanimadii maanta ayaa degmada Baardheere ee gobolka Gedo waxaa si nabadgelyo ah ula wareegay gacan ku heynteeda xoogagga hubeysan ee ka tirsan kuwa ka soo horjeeda DF iyo joogitaanka ciidamada Itoobiya. Xoogagga qabsaday magaalada Baardheere oo ku hubeysnaa illaa shan gaari oo nooca dagaalka ah ayaa lagu soo waramayaa iney fadhiisimno ka sameysteen labada koonrrool ee magaalada laga soo galo, loogana baxo, saldhiga Booliska iyo xarunta maamulka degmada mana jirin wax shaqaaqo ah oo ka dhalatay la wareegidooda halkaasi, mana cadda xoogagga qabsaday magaalada iney yihin maxaakiimta Islaamka ama Al Shabaab. Inastoo aaney aheyn markii uguy horeysay ee xoogagga kacdoonka wada ay tagaan degmada Baardheere ayaan hadana la ogeyn sababaha keenay iney maanta halkaasi dib ugu laabtaan hase ahaatee waxaa arintani ay ku soo beegmeysaa xili xildhibaan Barre Aadan shire Hiiraale iyo maleeshoyoyin uu wato oo ka soo baxsaday magaalada Kismaayo ay saaka soo gareen tuulada Geriley ee gobolka Gedo, iyagoo halkaasina uga sii gudbay dhinaca degmada Baardheere ee gobolka Gedo, mana cadda in Barre Hiiraale uu ku adkeysan doono inuu tago Baardheere bacdamaa ay uga hornareen xoogaga ka soo horjeeda iyo inuu meel kale uga wareegi dooni si uu uga baaqsado dagaal. Xafiiska war qabadka Dayniile Muqdisho Somalia dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  3. ^Pay no heed to the 'opposition' media, I for one have no clue of who they oppose and what they oppose, they are pure clan opportunists and loots inc. All they want is to keep dhul ayan dhaganeen iyo Xaaraan. What is more funnier is that you will see these so called media praise Nuur Cade, the head of the TFG government, Alshabaab and Hassan Dahir or Indha'ade in one paragraph if not one line.... waa dad qabiilnimo xun iyo scrap merchant-nimo isku darsaday. Now they don't like the change in Kismayo? Waa yaab...
  4. The leaders of Jabhada Islamiga Somaaliyeed Jabiso, are local reer Waamo and religious brave men. Good to see, My former Macalin is there, a well educated taugh man, Macallin Barre, no nonesesne man. Inna Mirre was also the head of Dalsan money transfer Bank Kismayo Branch for many years, he had quite a bad history with Hiiraale militia, they tried to assasinate and murder him few times he luckily escaped and run out of the city instead they killed his brother. He is well knowledged religious man, a briliant businessman and strategist, the main masterminder of this new dawn, one of the founders of Jabhada Islamiga Somaaliyeed, Jabiso. Baab-raqiis, a famous religios Somali family.... Sheikh Hassan Turki, needs no introduction, a well known brave man and Huuraale chaser was also allied to Jabiso... Masha'alah, Geesiyaal iga dheh..
  5. ^Horta Barre iyo Usain Bolt, kee dheereeya? Horn, no worries, this is a new beggining and a new dawn for the city of Kismayo, a peaceful one. Forget about the warlord Hiiraale and embrace the new Islamic rulers, the introduction of law and order, justice, equality and that of Islamic Sharia law by the current Admin of Jabiso... Dadka intiina kale, waxaan idin leeyahay, "Allow nimaan wax ogayn hacadaabin"...
  6. Inaa lilaahi Wa inaa Ilahay Raajacuun, a great loss indeed, Sophist brother, having had the opportunity to meet and enjoyed to share conversation with the Old man for many years, I compeletely concur with your sentiment, "Kullu Nafsin daa'iqatul Mawt"... Ilaahay ha unaxariisto, Janadiisana haka waraabiyo, Aamiin.
  7. Originally posted by Duke: What happened to gedonet.com? Apparently they claim to have had too many users online for the past three days, L0oL. Perhaps the pay check from the port of Kismayo to keep it running has dried up...
  8. Inaa lilaahi wa inaa Ilahyhi Raajicuun... He will be greately missed, he was articulate and inteligent wise old man, Ilaahyow Kuu naxariiso, Aamiin.
  9. Maleshiya beleedyo ka tagay jaziiradaha konfureed oo dagalada Kismayo ku biiray Posted by Kismaayo Friday, August 22 @ 06:10:14 EDT Maleeshiya beeleedyo horay uga tirsanaan jiray guutadii koowaad ee ciidamadii uu hoggaamin jiry Cabdirisaaq Afgaduud oo dagaallo Kismayo ka dhacay sanadkii 2007 looga itaal roonaaday ayaa wararka ka imanayo magaalada Kismayo waxaa ay sheegayaan in ay ku biireen dagaalada maalintii saddexaad halkaasi ka soconayo ee u dhexeeya ciidamada maamulka Kismaayo iyo kooxda Al-Shabaab. Maleeshiyooyinkan oo laga keenay dhank jaziiradaha koonfureed ee gobolka J/hoose ayaa sida ay nagu soo gaarayaan warar aan ka helnay ilo wareedyo la rumeeysan karo waxaa ay ku bireen oo ay ka barbar dagaalamayaan ciidamada dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo ay kaalmeynayaan, wararku waxay intaas ku darayaan in gurmad ahaan ciidamadan jaziiradaha koonfureed looga keenay ay shalay glab ku biireen ciidamada Al-Shabaab, islamarkaana ay shalayba dagaal culus oo ay kaga soo horjeedan ciidamada maamulka Kismaayo ka amar qato ay ka bilaabeen xaafadda Via-Afmadow. Maleesgiya beeleedyadan oo ka soo jeeda degmada Afmadow iyo maamul goboleedka Puntland ayaa la sheegay in doonyo looga soo dejiyey xeebta la yiraahdo Qiilmawaayo oo Kismayo ku taal sida uu ku xog-waramay nin ka ka gaabsaday in la shaaciyo magaciisa oo Kismaayo jooga, kaasoo sheegy in maleeshiyooyinkan aysn wadan hub badan, keliyana ay wataan qoryaha AK47-ka. Dagaalada Kismaayo oo sida muuqato aanan ilaa iyo haatan guullo laga gaarin ayaa falanqeeyeyaashu waxay leeyihiin wuxuu isy baddalay ‘Waji qabiil oo cusub’’. Loool@ Puntland doonyo looga keenay, it only makes sense when you get confused you report any shit that comes to mind Maxamed Cabdi Dhoof Gedoweb Online
  10. Another report from Gedoweb after a pause of few days, claiming Col. Afgaduud and Turki fighting along the same lines , what a turn a day makes , here is the report bal ila akhriya @ 10:38:37 EDT Dagaalkii magaalada looga saaray ciidamadii taabacsanaa Col Hiiraale iyo kooxaha al-shabaab ayeysan wali cidina ku xoogbadnaan, dagaalkana oo ka socda meel magaalada Kismayo kaga beegan dhinaca Waqooyi, inkastoo ay sheegeen inay magaalada uga baxeen xeel dagaal awgeed ka dib markii ay magaalada tan iyo daraad ay soo camimayeen ciidamo kala taabacsan ururka argagixisada ee Al-shabaab oo uu hogaaminayo Xasan Turki iyo Col Afguduud. Dagaalka Kismaayo ayaa hadda yeeshay waji cusub oo beeleed, balse la adeegsaday magaca argagixisada Al-shabaab. Col Afguduud oo xirtay cimaamadda gaduudan ee lagu yaqaan argagixisada Al-shabaab ayaa ka mid ahaa ragga hogaaminayey ciidamo soo buuxdhaafiyey magaalada. War aan goor dhawayd ka helnay gobolka Gedo ayaa lagu soo waramayaa in ciidamo aad u farabadan, si aad ahna u hubaysan ay ka soo ruqaansadeen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, si ay garab u siiyaan una xoojiyaan ciidamada ee hogaaminayo Col hiiraale. Marka ay ciidankaasi gaaraan goobta dagaalka ayaa la filayaa inuu dagaalku yeesho waji beeleed ay xurgufi ka dhaxayso. Halkaan kala soco wararkii ugu dambeeyey ee Kismayo Gedoweb Newsdesk Its just too damn sweet to be believed, warki xawaajiga ayay kubadiyeen...
  11. ^Indeed, it will Insha'alaahu get a lasting peace Here is a article from Allgedo.com written by bitter Barre Hiiraale supporter crying the city of Kismayo was taken by A. Yusuf supporters Magaalada Kismayo oo Gacanta u Gashay Isbahaysi Cusub! Magaalada kismaayo waxaa maalmahan ka jiray dagaallo lugu hoobtay oo aysan wali ciddina ku xoog-roonaan ayaa la isweydiinayaa cidda uu dagaalku u dhexeeyo. Haddaba, waxaan u kuurgalay ujeedada ka danbaysa dagaaladan iyo cida dirirtu u dhaxayso. Dagaalku wuxuu u dhexeeyaa isbahaysi ka kooban taageerayaalka Cabdullahi Yuusuf, garab ka tirsan urur-diineedka Al-shabaab iyo dad ku abtirsada beesha Kablalax oo dhinac ah iyo maamulkii horey gacanta ugu hayeey magaalada Kismaayo. Ujeeddada dagaalku, waxay ku qotontaa laba arrimood oo midna tahay beesha Kablalax gaar ahaan garabka Cabdullahi Yuusuf oo iyagu sheegta in ay leeyihiin Magaalada Kismaayo iyo dhinacyada kale oo mid walba doonayo in uu isgau gacanta ku hayo magaalada. Dagaalkani wuxuu daba socdaa dagaal sannad ka hor magaalada Kismaayo ku dhexmar ciidammo DFKG ka wadda tirsanaa oo ku kala abtirsan jiray beelaha **** iyo Kablalax, kuwaas oo kuwii kablalax looga awood roonaaday. Sida warar xog-oggaal ahi ay xaqiijinayaan, saraakiishii dagaalkaas hogaaminaysay oo uu ka mid ahaa Col.Cabdirisaaq Afguduud, oo is lahaa waxaad jabhadnimo ku gaariweydeen waxaad ku gaaraysan idinkoo sheegayanaya dowladnimo, ayaa waxay go’aan ku gaareen sida kaliya ee ay mar un Kismayo ku qabsan karan in ay tahay iyagoo ururka Al-Shabaab ku dhex-milma (dhexgala) markaas kadibna sameeya arrimahan: 1. in bulshada Jubooyinka gaar ahaan Kismayo aysan helin nabad iyo nolol 2. in madaxda beesha ****, masuuliyiinta haydaha gargaarka iyo suxufiyiinta si toos ah iyo si dadbanba loo laayo. 3. in sumcadda, midnimada, dhaqaalaha iyo figradaha wanaagsan ay kala diriraan bulshada Jubooyinka iyagoo sheeganaya magac dowladeed iyo midka ururka Al-shabaab. Dagaallada hadda Kismayo ka socda aya lala xariiriyaa dilkii loo gaystay Wariyihii BBC-da Nasteex Daahir Faarax, Qaraxii haayadda MSF, ee ay ku dhinteen laba ajanibi ah iyo laba muwaadiniin soomaali ah. Wuxuu kaloo dagaalkani uu qayb ka yahay qaraxii hadda ka hor magaalada Baardheere loogu gaystay Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo afduubka hadda loogu haysto Col. Iraad Max’ed Cali (Calool) oo duleedka dhoobley ugu xiran beesha ******. Sida la wadda ogyahay maamulka gobolka Gedo waxaa caqabad ku ah dhalinyaro Afmadow iyo Vila Soomaaliya (madaxdooyada) laga soo abbaabullo kuwaas oo diiday in maamulkii gobolka Gedo ee la doortay uu tilaabo horey u qaado. Si kasatab ha haatee, waxaa cad in C/laahi Yuufuf iyo taagerayaalkiisu ay iskaashi la leeyihiin ururka Al-shabaab garabkiisa Jubooyinka haddii ayanba iyagu hogaamin. Ururka Al-shabaab oo dadka qaarkiis u yaqaannaan urur u dagaalama Diinta Alle iyo maslaxadda ummadda Soomaaliyeed, ayaa dadka ku nool gobollada Jubooyinku waxay rumaysan yihiin in uu yahay urur ujeeddadiisu tahay in uu si fool-xun u turjumo Diinta Islaamka, dhaqanka soomaaliyeed iyo dannaha ummadda waddaagto. Waxaayna daliil ugu filan arrimahan: 1. Ururka Al-shabaab oo markaa qayb ka ahaa MMI, wuxuu isbitaalka Bu’aale ku xasuuqay bukaan jiifay (2006, maantana Kismaayo waxaa lugu dilay dad dhaawac ahaa.) 2. maalmo ka hor xasuuqa wuxuu magaaladda Kismaayo ka taageen calan madow oo ay ku badaleen calanka Soomaaliya 3. Ururka Al-shabaab lama yaqaan qorshihiisa ku saabsan xal u helida dalka soomaaliya 4. ururka Al-shabaab, kama qayb-qaato gurmadka shacabka ku barakacay dagaalada, abaaraha, tacliinta (diini iyo maadi) nabadda iwm. Waxaase caado u ah barkicinta shacabka dhibaatadu daashatay, dilka dadka ummadda wax ugu yaal iyo si xun u turjumidda Diinta Islaamka. 5. ugu danbayntii magaalada Kismaayo kama jirin wax kalifi karay in boqolaal qof lugu dilo, ummaddii ku noolaydna xasuuq iyo qax loo kaysto. Dadka u dhuun-dulleela arrimaha Ururka Al-shabaab, waxay sheegayan in ay ku dhex-jiraan bad aysan ka dabaalan Karin , maadama dagaalkani uu yahay mid bilow ah oo sida muuqata muddo dheer qaadan doona. Sida muuqata dagaalkani wuxuu ku faafi doona gobollada Jubooyinka oo dhan sababtoo ah, Isbahaysigan Cusub ee Al-shabaabku hogaaminayo kuma koobnaan doono Kismaayo ee wuxuu ku wajahan yahay gobolka Gedo, oo sida la wadda xasuusto maamlmahan uu qas ka waday iyadoo qorshuhu yahay in ay laayaan dadka waxtarka ah nabad iyo maamulna u diidaan. Waxaa kaloo dhici doona burbur ku yimaada Isbaysigta ururka Al-shabaab hogaaminayo, maxaa yeelay waxaa wadda socda dad kala ujeeddo ah oo isku raacsan in maaulkii horey Kismaayo uga jiray laga saaro. A.Gurato Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com
  12. Che, I don't want to have any convo with you, makra inadeer, iga qalee, Ii goo please... As for Afr0, you make me laugh,L0L, OK inadeer waxba kama qabo Somali oo dhab baa wada qabsatay magalaada, including your clan, although you may feel defeated laakiin in truth waad kujirtaan, not Inna Taano thou he would have been on the winning side had it not been his quick change of heart Yesterday leaning for the clan... However, everything is OK now, dadkuna waa Walaalo kala adkaatuna waa iska caadi nimba maalintii, Im only deeply concerned by the number of deaths Somalis suffered on both sides, marka ilaahay ha fududeeyo, it was tragic but Alhamdulilahi its over now.
  13. Che, Indeed, I agree with you that section makes more sense than this section, so why don't you just go there and dissappear, Afxumadaada un meesha kala tag... Reer kismaayo maa dagaalamo ayuu kuleeyahay, war ma adaa haysan jiray mase ka adkaan jiray? Adeer please nagala tag nac-nacdaada
  14. Afr0, I am just telling you the truth, Inna Faarax Taano played a game Yesterday and lost it, take my word for it.... Ragga jabay ayay raaceen isaga iyo caruurtuu watayba...
  15. Che, you are confused as ever, so meel iska fariiso ama Women section-ka iska aad.
  16. ^Inna Faarax taano was beaten and badly defeated, rumours say wuxuu kujiraaba Maxaabiista laqabtay... Ninkaas tuugadimeesha xooga looga cayriyay ayuu kujiraa Adeer ama TFG dhahaya ama Alshaabaab dhahaya meesha waxaan idiin sheegayaa meesha wiilashii udhashay oo hebel iyo hebel aan uqaan ayaa katalinaaya caawa, Alshabaab haday yihiin kudos to them, fully 100% behind them... Afr0 Adeer C/lahi haku dhikrin, laftiisa ayaa lagu shiish baranayaa haduu taageero Huuraale iyo wixi lamid ah, simple as that....
  17. ^I don't get your point. You are mixing up things. Repeat your question?
  18. ^Puntlanders are people and not a political party, perhaps you need to know that, and who said reer Puntland can't have their own Shabaabs.... Sooyaan, the head of the youth who had taken control of the port city of Kismayo is of reer Waamo and Puntlander lineage wise, is he Alshabaab or not?
  19. Kismaayo: Xaalada Kismaayo oo deganaansho ku laabatey & Warbixin kooban. 22. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Markii ay galabta qabsadeen Magaalad Dekeda kutaal ee Kismaayo Kooxo iskugu jira Mucaaradka dawladda Soomaaliya & maleeshiyooyin udhashay Magaalada Kismaayo, ayaa caawa Magaalada laga dareemayaa deganaansho aan cago badan ku taagneyn, taasoo sabab u ah wali xaalada oo kacsan. Xaalada ayaa degan waxaana jira meelaha qaarkood oo ay xireen Ciidamada Kooxaha Isgarabsanaya,wuxuuna soo sheegayaah Wariye ka tirsan AllPuntland oo Magaalada Kismaayo in ay dad badan isku xilsaareen sidii Meydad fara badan looga qaadi lahaa Wadooyinkii saaka lugu dagaalamay. Dagaaladii maanta dhacay waxaa ku dhintey oo si rasmi ah loo xaqiijiyey dad gaaraya 30 qof ,kuwasoo ahaa dhinacyadii dagaalamayay & Dad Shacab ah oo ay haleeshay rasaas si habow ah guryahooda ugu tagtay. Dhimashadan waxa ay tiradii hore ka dhigeysaah 100 qof oo dhinacyada iskugu jira ,Shacab & Ciidamo ladagaalamaya waxaana dhaawacmay dad intaasi ka badan. Xaruntii maamul beeleedkii Magaalada ka jiray waxaa tagey Kooxaha Iskaashanaya ,waxa ayna halkaasi ka heleen Qoraalo muujinaya waxyaabo badan iyo qalabyo kala duwan, oo ay lahaayeen Maamulkii laga qabsaday Kismaayo. Sarkaal sarre oo ka tirsan Kooxaha qabsaday magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ay Magaalada ka sifeyn doonaan cid walboo ay u arkaan in ay ka soo horjeedaan maamulkooda ,taasoo cabsi galisay dad badan oo ku sugan magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose. Kismaayo oo ah meel istiraajiiti ah, waxaa mudo maamulayey Maleeshiyo beeleedyo waxaana maanta gacantooda kala wareegay Kooxo kala duwan oo iskaashanaya waxaana kooxahaasi kuwa ka soo horjeeday Maamulka halkaasi ka jirey. Beelaha wada gobalkaasi ayaan udhameyn maamulkii Magaalada ka jiray ,waxaana si gaar ah maamulada umaamulayay Beesha ***** ,ayadoo ay magaalada degan yihiin beelo badan oo Soomaaliyeed. F. C. Geylan AllPuntland
  20. ^Lol, war maad iska daysid Horn madax xanuun hakuridinee
  21. Originally posted by Duke: Emperor adeer its been long time coming, keep briefing us... It's over hadda and peaceful, I did speak to the city about an hour ago, they have taken full control and positioned their troops the two main entrances of the city and Madaxtooyada, the young man said they will release a statement and speak to the Public tomorrow Insha'alah.
  22. Ducaysane, you are big time wrong, Mr Taano is a liar and a big traitor, the city should have fallen Yesterday as far as my knowledge is concerned and he was the reason it didn't, he pretended to be with the young boys of the locals and yet hit them on the back Yesterday in support of Huraale's militia, fortunately the young boys knew his sinster mission and planned for it, he lost and run with Huuraale... Faarax taano waa tuuga ugu wayn, and guess what's gona happen to him hadii laqabto, no body cares whether he was part of Alshabaab before or not... Malika this is not about Alshabaab or clan thee, its the people of the city that claimed control of their destiny, don't pay heed to the naysayers and their nonesense non grata BS, FYI, the man leading the youth is a longstanding neighbour of mine and your ina-adeero clanwise if you want to be involved in the clan issue as many naysayers and seccessionists like Norf were trying to take advantage and score points hehe no mate, not today... Duke, good of you to note that, the whole international media have reported this story, but the likes of Dayniile, Shabelle, HornAfrik and the rest have yet to mention? All the rest of my Soler's this isn't a show about me, I have always been supporting what I thought to be right and Xaq, no short of this, as anyone of may, I have a position on many issues, we differ on some things and agree on others, I only shared my position, however let me add this, the Kismayo issue for me is not political but personal. Libaax, it seems you have some real-inside info, in Somali lingo they say it 'Xog baad haysaa' that many Somalis in the sturbucks and fadhi-kudirir have not.... Thiery, the Emp position was clear all along...
  23. ^You have nothing to add to the topic, your usual remarks... Afr0, Ok ineer raali ahow
  24. Originally posted by Afro: Amaa huuraaale dhadeena ama hiiraale dhahdeeena .....Kismaaayo isn't in the hands of CABDULAAHI YUUSUF Taas niyada gishtaaaa Lol, that sounds quite bitter, take it easy my dear, Adeer Huuraale have once again survived on a donkey... madhiman wali You say A. Yusuf, ma sidii hore inuu meesha adeer kusoo celiyaa rabtaa, A. Yusuf laftiisa ayaa dhagax lagu dilayaa
  25. Norf1, of all people you accuse some of being biased, why are you anti-Punt, anti-TFG and anti-everything Somali. Malike, poor attempt my dear, now do you compare Puntland to the Jubbaland, tell me how many groups and clans fought over Puntland and controlled like Kismayo is? LX, Kismaayo Xaraanti haystay ayaa laga saaray, waxaana kasaaray shacabka reer Waamo, if you wish for more details and an inside info you may give me a righ, will be delighted...