Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Shabaabka oo cashar taariikhiya loogu dhigay Guriceel Guriceel 27 December 2008 Waagacusub Boqolaal ka tirsan Mujaahidiinta Ahlusunah Wal Jameeca ayaa dagaal qaraar kaga sifeeyay Magaalada Guriceel kooxaha Wahaabiyada Shabaabka Caalamiga ee Somalia,ka gadaal afar todobaad oo ay falal naxariis daraa ka wadeen gobolka Galgaduud. 13 ka tirsan Meydadka Shabaabka ayaa lagu jiid jiiday Guriceel,waxaana laga furtay Gawaari dagaal iyo saanad ay wateen. Shacabka Guriceel ayaa banaanbaxyo farxadeed isugu soo baxay Wadooyinka Magaalada waxayna ku dhawaaqayeen "Allaahu Akbar,allaa awood leh" Afhayeenka Ahlusunah Wal Jameeca ee gobolada Dhexe Sheekh Cabdi risaaq Ashcari oo la hadlay dadweynaha isu soo baxay ayaa khudbadiisa ku bilaabay. " Allaahu Akbar,Allaahu Akbar,Alla ayaa mahad oo dhan u sugnaatay daqiiqado kooban nooga guuleeyay Wahaabiyada,waxaana idiin sheegayaa inaan ka sifeeyn doono gobolka Galgaduud,waxaanu ku soconeynaa adkaarta alle,wuxuuna balankeenu yahay inaan bidcadda si wadajira ula galno Jihaad aan ka laabasho lahayn" Afhayeenka wuxuu Shacabka ka codsaday in Faataxada loo akhriyo Mujaahid kaga shahiiday Dagaalka iyo sedex kaga dhaawacmay . " Waxaanu Guriceel ka dhiseeynaa Maamul Islaamiya oo idinka alle gaarsiin doono guud ahaan Gobolka Galgaduud"ayuu yiri Sheekh Ashcari Sheekh Cabdi risaaq Ashcari wuxuu Warbaahinta Waagacusub u sheegay in dagaalka lagula jira Bidcadda uu yahay mid guud ahaan Somalia laga iclaamiyay oo ku dhisan Jihaad xaqa. Khudbadda Masuulka inta ay socotay ayey dadweyne careeysan deb ku bilaabeen Meydadka Maleeshiyadii laga laayay Shabaabiyiinta. Isu soo baxayaasha waxay ku dhawaaqayeen" Hala gubo baqtiga Wahaabiyada Shabaab" Kooxaha Wahaabiyada oo iska dhigi jiray Libaaxyo ayaa firxadkooda laga sheegay Beledweyne. Mujaahidiinta Ahlusunah waxay dagaalkooda u jiheeynayaan Magaaladda DhuusaMareeb si ay kaga saaraan haraadiga Wahaabiyada. Guriceel waloow dad tiro yar ka qaxeen hadana waxaa hareeysay farxad,waxaana dadka wajiyadooda laga dheehanayaa sida ay ugu faraxsan yihiin in degaanadooda laga eryo kooxahii xooga ku heystay ee Wahaabiyadda Shabaab. Kooxaha Shabaabka ee khabuuraha Culumadda fagtay,kuna shaqeeya fikirka Wahaabiyada Caalamka waxaa loo dhigay cashar taariikhiya . ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR ,ALLAAHU AKBAR Mohamed Abdi Nur Guri Ceel ,Galgaduud.
  2. ^Exactly thats my point, meesha yaa kaloo jooga hub iyo tikniko shabaabka dhagaha lagaga raaci karo kuhaysta... The group Ahlu-Sunna sheegta, waa niman qaadiraysan oo Islaamaha shaxaada intay bun madaxa marsadaan they can't beat no one. Che, You seem confused, make yourself clear or otherwise don't bother at all.
  3. Puntland: "Sheekh Shariif isaga ayaa bilaabaya Fidno, isma leyn qabaa'ile dawlad iyo Mucaarad ayaa dagaalamay" Garaad C/laahi Cali Ciid. 28. december 2008 Puntland(AllPuntland)- Jawaab kulul ayuu la kulmay hadal uu todobaadkan Saxaafada ka sheegay Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaasoo ahaa in hadii uu iscasilo Madaxweynaha dalka Soomaaliya Md. C/laahi Yuusuf Axmed aysan dhicin in qabaa'il ahaan laysku ugaarsado ama loo ugaarsado ciidamada dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah isimada sida weyn looga yaqaano Soomaaliya ayaa ku sheegay hadalkaasi mid nasiib daro ku ah Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in uu Sheekh Shariif bilaabay fidno tilmaameyna in qabaa'il laysku laayo, waayo buu yiri Garaadku, ciidamadii ku dagaalamay Magaalada Muqdisho iyo gobalada Koonfureed maheyn qabaa'il ee waxa ay ahaayeen ciidamo ka tirsan dawladdda Soomaaliya iyo Mucaaradkii ka soo horjeeday dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Garaadku wuxuu sheegay in hadalkaasi mid masuuliyad daro ah, markaasna fariin u ah dadka wax magaratada ah, isagoo sheegay in uusan laheyn hadal loo baahnaa Soomaaliyana ay ka soo daashay dagaalo qabaa'ilo, isagoo sheegay in la ogsoonaado ama lala socdo in dagaaladii ka dhacay Koonfurta Soomaaliya aysan udhaxeyn qabaa'ilee ay udhaxeeyeen ciidamada dawladda Soomaaliyeed oo qabaa'il walba leh iyo Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Soomaaliya oo ayana ka kooban qabaa'il walba oo Soomaaliyeed. Garaad C/laahi wuxuu sheegay in ay isimo ahaan ka soo horjeedaan hadaladaasi noocaas oo kale ah, markan la gaaray waqtigii laga shaqeyn lahaa sidii ay Soomaalidu iskugu imaan lahayd ee aan la joogin waqtigii dagaalada horta la iclaamin lahaa, wuxuuna ugu baaqay Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Kooxdiisa in ay ka laabtaan hadalkaasi ayna raali galin ka bixiyaan. Sheekh Shariif ayaa si toos ah uga sheegay Magaalada Muqdisho todobaadkan in hadii ay baxaan ciidamada dawladda Itoobiya oo kala baxayo labo dhinac, isagoo ka gaabsaday in uu sheego labadaasi dhinac, wuxuuna isla maalmihii ku celiyey in hadii uu iscasilo Madaxweynaha Soomaaliya aan la beegsan ciidamada la heybta ama la qabaa'ilkaa ee ku sugan Magaalada Muqdisho ee caasumada dalka Soomaaliya, waxa ayna dad badan xasuustaan in ay ciidamadaasi ku jiraan ciidamo ka soo jeeda Beesha Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Sidoo kale Masuul sare oo ka tirsan dawladda Puntland ayaa ku sheegay hadalkaasi mid ka soo horjeeda nabadii uu Sheekh Shariif Sheekh Axmed sheegay in uu utagay Caasumada dalka Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay in uu ka laabto hadalkaasi. F. C. Geylan AllPuntland
  4. These Ahlu Sunna guyz are everywhere, they must be battle hardened powerful group. Soon they will be in Mogadishu fighting agianst the Alshabaab.
  5. Ahlusunah oo dagaal kula wareegtay Gelinsoor iyo Cadaado Dhuusamareeb 28 December 2008 Waagacusub Xoogaga Ahlusunah Wal Jameeca ayaa ku durduriyay Maleeshiyooyinka Shabaab oo fariisin ku lahaa Magaaladda Gelinsoor ee gobolka Galgaduud. Mujaahidiinta Dariiqadda Ahlusunah oo ka soo shiraacday Magaaladda Galkacyo ayaa dagaal saacada socday kadib ku guuleeystay inay Shabaabka kala wareegaan afar gawaari dagaal iyo booyad. " Waxaa alla mahadiisa inaan cagta marinay ********ta iyo Wahaabiyada iskaashatay ee la baxay Al Shabaab,dagaalkana wuu soconayaa ilaa Baardheere" sidaas waxaa Waagacusub kula hadlay Sheekh Xijaaz Macalin Mohamed. Dagaalyahanadda Ahlusunah ayaa dagaalka Gelinsoor nin kaga dhintay,waxaana sidoo kale agagaarka Ceelka yaal,afar meyd oo ka mida Meydadka Shabaabkii la eryay. Xoogaga Ahlusunah Waxaa Magaaladda Cadaado ku soo dhaweeyay dadweynaha degaanka oo farxad isu soo baxay,waxayna ku dhawaaqayeen Allaahu Akbar. Shabaabka u badan ********tii Somalia waxaa la soo sheegay inuu gurmad uu horkacayo Mukhtaar Rooboow uga soo baxay Magaaladda Mogadishu hasse yeeshee 360,ka tirsan Mujaahidiinta ayaa u baxay jidka Ceelbuur. Ahlusunah waxaa garab siinaya bulshada gobolka Galgaduud,waxayna dagaalada ka bilaabaan doonaan degaanadda Jubooyinka. Cabdi Cali Gorod Cadaado- Galgaduud
  6. Meydadka Maleeshiyadda Shabaabka ayaa Magaalada tuban,waxaana lagala wareegay gaadiid iyo saanad.
  7. Mujaahidiinta Ahlusunah oo Dhuusamareeb kala wareegay Shabaab Dhuusamareeb 28 December 2008 Waagacusub Mujaahidiinta Ahlusunah Wal Jameeca ayaa dagaal lix saacadood socday kadib la wareegay gacan ku heynta Magaalada Dhuusamareeb oo ay hore u maamulayeen Kooxaha Shabaabka Caalamiga Somalia. Meydadka Maleeshiyadda Shabaabka ayaa Magaalada tuban,waxaana lagala wareegay gaadiid iyo saanad. Kooxo ka mida Shabaabka ayaa hoobiye duleedka Magaalada kaga garaacaya Dhuusamareeb,waxayna hoobiyeyaasha ku dhaceen Xaafada ay degan yihiin dad rayida. Boqolaal dadweyne ah oo faraxsan ayaa isugu soo baxay Dhuusamareeb,waxayna ku dhawaaqayaan Allaahu Akbar. Warar soo baxay ayaa sheegay in gurmad Shabaabka caawinaya ka soo shiraacdeen degaanka Ceelbuur,waxaana Dagaalyahanada Ahlusunah isu qeybiyeen wadooyinka soo gala Magaalada oo ay daanta barri ka soo tuurayaan rasaas,kooxo ka mida firxadkii Shabaabka oo godoonsan. Dagaalka lagu laalay Shabaabka tacadiyada ka waday gobolada Galgaduud,waxaa ka qeybgalay haween iyo Caruur. Inkastoo ,Bidcadda Shabaabka Somalia ilaah garabkooda ka baxay,hadana diyaar garoowyo xoogan ayaa ka socda degaanada Cadaado iyo Gelinsoor,waxaana laga yaabaa inay ka qarxaan dagaalo looga saarayo fariisamaha ay ku leeyihiin . Goboladda Jubbooyinka ayaa la soo weriyay inay u diyaar garoobayaan Jihaad ay la galaan Wahaabiyadda isbiday awooda,ee markii ay laayeen waxgaradkii noolaa,ku bilaabay ******ada khabuuraha Mashaa'iiqda alla karaameeyay ee reer Aakhiraadka. Dagaalka lagula jiro Shabaabka wuxuu yahay mid la mida Isbaheysiga la dagaalanka argagixisada ee jabay Allaahu Akbar,Alla awooodiisu weynaa Mohamed Abdi Nur Dhuusamareeb -Guriceel
  8. There is no such thing or group as Ahlu-Sunna Waljamaha which is armed and have technikals, its just another name used now by the clans of South Mudug, its a war between Alshabaab and the clan. Now that Ethiopia is leaving, the TFG is almost finished, Alshabaab are no longer useful to the clan and hence the clan is doing everything to desimate and destroy these destructive crazy boys gathared from all corners of Somalia and their foreign collegues. Ahlu Sunna wax la dhaho oo organised ah, tabarna leh Somalia majoogaan, dagaalka dhowrka bari socday oo Madaafiic iyo tikniko culculus la isku garacaayay Shabaabkana daba lagaga dhacay, waa fooxlayaashii bunka marsan jiray waa hard to believe... The news in just today report, Alshabaab have been chased out from Gelinsoor, Dhuusamareeb, cadaado and Guriceel, nimanki balaayaa qabsaday dhinacyadaa laga wada maray Lol...
  9. ^Im confused, what does the date 28/12/08 suppose to mean, is that the Islamic new year?
  10. Nothing, I am looking for a bargain, need to buy some stuff, they say this time of the year prices drop by 70%, any truth in that or just another marketing-profit-oriented scheme?
  11. Sister Blessed that was wonderful, timely and informative input...
  12. Duke, correction: President Aden Ade (AUN) didn't resign or retired from politics, he actually lost the democratic elections of the then 1967 to President Abdarashid.
  13. ^Saaxib, don't get defensive, you quoted the Quran and the prophet to suggest that some how its alright to celebrate the Christmas, to me that's a wild mis-interpration and to say it was a mis-quote was an understatement.
  14. Marxm aha, the confused men of SOL mistake me for Alshabaab, now that's really funny Adeer it's about Diin, what is Christman day suppose to be if its not the Christians day, Marx you getting ahead of yourself, far too ilbaxnimo, relax my man and see the reality for what the truth is and for what you really are as a Muslim person... PS: I am bored tonight, all the TV stations, films or movies, shows and the news are inundating us with this Christmas BS... SOL ayaan iska soo fariistay and it is boring too, I guess everyone went out to enjoy the christmas except MaRx, halkaanuu isoo horfadhiyaa, waryaa why shouldn't go out for the Chritmas if you really want to celebrate...
  15. ^Lol, ma adigiibaa Guuta noqday, awal Abtiyaal macal tolka ayaad isku wadatay, hada maguuto dhan baad wadataa, Guutada 14-aad waan maqli jirayee maxay ahaydna
  16. ^Attention miyaad rabtaa adeer, or perhaps think this will make the most popular thread before the end of the year. Not funny and no one really cares. PS: I can only advice you not to do one thing, qoute and mis-quote the Qur'an or the Prophet peace be upon him... as Muslims we are not allowed to celebrate and have festives any day other than Eid Ald-ha and Eid Al-fdri, not even the birth date of Prophet of Al-islam, prophet Mohamed Peace be upon him.
  17. ^I am sure he doesn't have a problem with that as well... KK, hilarious, waan qoslay walee, christman in recession haye
  18. ^This is not accurate, he will, all doubts cleared, listen to the interview of President Yusuf's confidante, MP Abdirashid Ciro with VOA.
  19. Congratulations, may you have a happy and lasting marriage Inshaalah. Wiil iyo Caano Gabar iyo Biyo
  20. ^You have ideas? Whatever relavant ideas you had which was worth reading is killed by your title... Chritmas Message? I haven't seen you post your ideas on the Eid day, or passing Eid Message, perhaps all this was supposed to be a joke, this is not the right section. PS:What is UDP? never mind, I couldn't bother to read.
  21. General Ilkajiir is a great candidate who can handle the critical situation that Somalia is in today, I hope he wins but I very much doubt so... I also like Nura Diin and Sheikh Gadaale... to be honest in the last few weeks I was rooting for Sheikh Gaadaale since his arrival in Garowe, a man of strong character, honest and a trustworth Sheikh to me, we need someone like him...
  22. Of course, I will always support the Somali governemnt whether it is led by Nuur Ade, Shariif or Yey, as long as it is gunuinely designed to return law, order and governance. What we need is a strong and stable nation, strong and united Somali force that's from all corners of the country. From the latest proceedings and the political manouvers in that part of the world, its fair to assume and say that clearly things are falling apart, whatever effort, money and blood was put into it in the last 6 or so years, to build and maintain this Somali government is coming to failure, worse it may turn into a ticking time bomb that explodes soon. Let's pray and hope things will be different this time and that Somalis will learn from past mistakes not to destroy anything they lay hand on but save this and get on board all the rest.
  23. Layzie, my dear I never hide nor dissappear, I am here and available at all time , how often do you want me to frequent here, I was here about 2 days ago when Yey got back to Baidoa from Kenya and when the rumours of his resignation was populated, nothing had change since, markaa wax markay isbadalaanba meeshan waan soo galaa markasta... As for Adeero's step down, things have yet to be clear, we are still waiting for the result, lets not rush into things, I have always said we should await the end result. PS: Abwaan adeer waa kugu ceeb inaad gabdhaha kusoo hoos dhuumatid.
  24. Generale, Puntland got nothing from the TFG, nether recieved a dime nor made any small progress as a result of it, it's demise will least affect Puntland.