Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Ciidanka Itoobiyaan ah oo saaka ka baxay Muqdisho oo gaaray degmada Afgooye Posted to the Web Jan 02, 12:01 Muqdisho:-Waxaa saaka mar qura baneeyey fariisimo ay ku lahaayeen gudaha magaalada Muqdisho ciidanka Itoobiyaan ka kuwaas oo u jiheystay Degmada Afgooye fariisamaha ay baneeyeen ciidanka Itoobiyaanka ayaa waxaa ka mid ah Xeradii hore ee Asluubta. Ciidanka saaka ka baxay magaalada Muqdisho ayaa ahaa kuwa dhamaan horay u qaatay agabkooda waxaan ay u muuqdeen kuwa fulinaya ka bixitaankii ay ku dhawaaqeen Masuuliyiinta Dowlada Itoobiya. Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa waxaa ay ku hubaysanaayeen gaadiidka dagaalka iyo gawaarida uuraalayaasha ah oo ay saarnaayeen ciidamo iyo qalab kale ,ciidanka Itoobiyaanka ah ayaa waxaa ka muuqday foojignaa dheeraad ah iyagoo ka baqaya in weeraro ay kala kulmaan xoogagga Islaamiyiinta ee dagaal ka kula jira ciidamada shisheeye iyo kuwa DFKM. Cidanka Itoobiyaanka ayaa wada dhaqdhaqaaq kale duwan oo ay ku doonay aan in ay ku faaruqiyaan fariisamahooda walow aan ilaa hadda la xaqiijin karin in ay ciidanka Itoobiyaanku ay´bilaabeen in ay ka baxaan Koonfurta Soomaaliya. Dhinaca kale warar soo baxaya ayaa sheegay in Ilaalada Madaxtooyada oo ah ciidan daacad u ahaa Madaxweynihii hore C/llaahi Yuusuf ayaa wada dhaq dhaq aaq ciidan oo ay ku doonayaan inay kaga baxaan magaalada Muqdisho. A/Cawaale Halgan.net
  2. ^Adeer Ilkajiir is the new leader, we are not short of skillful and military men, the old man retired and the fresh, healthy and energetic Ilkajir's term beggins, no wonder he scares you a lot, he will be the next President of Puntland Insha'alah.
  3. Shabelle: BAYDHABO Xubin ka tirsan gudiga dib u heshiisiinta dowlada KMG Soomaaliya ayaa xilkiisii iska casilay kadib markii nin ay isku darajo ahaayeen xalay lagu dilay degmada Baydhabo ee gobolka Bay. Kadib Markii magaalada Baydhabo ay ku soo bateen ugaasriga lagu hayo laamaha kala kidisan ee dowlada KMG Somaaliya ayaa waxaa sii wiiqmaya maamuladii gobolka Bay iyo gudayadii kala kidisanaa ee ka howlgalayay. Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaalada Baydhabo ee xaruta gobolka Bay Sheikh Xasan C/laahi (Sheekh Xasan Gaab) oo isagu xubin ka ahaa gudiga dib u heshiisiinta qaranka ayaa Shaaca ka qaaday in uu iska casilay xubinnimadii uu ka hayay gudigaasi. Waxaa uu shirkiisa jaraa’id uu ka cadeeyay in maanta waxii ka dambeeya uu yahaya Shaqsi rayid ah oo reer Baydhabo ka mid ah islamarakaana aan wax shaqo ah ku laheeyn danaha dowlada KMG Soomaaliya,isagoo meesha ka saaray in aysan jirin wax talaabo ah oo uu qaaday gudigaasi oo uu ku eedeeya waxqabad la’aan. Is casilada Sheekh Xasan Gaab ayaa waxaa ay ku soo aadaysaa xili xalay fiidkii Bartamaha magaalada Baydhabo kooxo hubaysan ay ku toogteen C/laahi Cabdi Cigaal oo ka mid ahaa gudiga dib u heshiisiinta qaranka ee dowladda KMG Soomaaliya,waxaana uu noqonayaa qofkii ugu horeeyay ee ka tirsan gudigaasi oo shaqadiisa isaga taga. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka Shabelle Media Network - Source of Somalia News
  4. What! Goobaanle, the former warlord that terrorised Marka, lower Shabelle as far as Kismaayo, Indha'ade's cousin and partners in crimal activities of the south, now appointed as the head of the ARS. Bwahhahah This is the kind of mistakes I was warning the good Shariif not to take. It seems lessons have not been learnt from past wrong-routes, formerly it was Indha'ade as the defense minister and boss of the UIC militia, now his partner Goobaanle as the ARS military head, one will find hard to distinguish past from present events.
  5. Sheekh Shariif oo dhowaan u Magacaabaya Taliyaha Maleeshiyada Isbaheysiga Jabuuti abaanduule Hogaamiye Kooxeed Horey Oga ahaan Jiray Soomaalia. Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu dhowaan Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqyo Taliyaha Ciidamada Isbaheysiga Dib u Xoreynta, kuwaasoo dhowaan la wareegaya xarumaha ay ka baxaan Ciidamada Ethiopia. Waxaa socda qorshe lagu diyaarinayo Ciidamo uu yeesho Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka uu hogaamiyo Sheekh Shariif, kuwaasoo haatan lagu xareeyay meel duleedka waqooyi kaga beegan Magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Shariif uu ku dhow yahay inuu Taliyaha Ciidamada isbaheysiga u magacaabo Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaanle) oo ah abaanduule ciidan aad loo yaqaan, isla markaana ka mid ahaa taageerayaashii Maxkamadihii islaamka, waxaana uu kala qeyb qaatay xilligii Maxkamadaha la galeen Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho bilowgii sanadkii 2006-da. Goobaanle ayaa horay ugu soo qeyb qaatay Dagaalo xilligii Maxkamadaha ee ka dhacay Muqdisho isagoo hogaaminayay Ciidamo ka yimid Kismaayo, xilligaasoo ahaa Abaanduulihii Ciidamada Isbaheysiga Dooxada Jubba ee bur buray. Qorshaha Sheekh Shariif ka damacsan yahay Abaanduulahan labo aliflaha ahaan jiray oo ka soo jeeda Beesha **** ayaa ah mid siyaasad ku jirta, iyadoona Shariifku markan doonayo inuu cayaaro door siyaasadeed fur furan oo uu ugu gol leeyahay in Isbaheysigiisu awood ku yeesho gudaha Soomaaliya. Goobaanle ayaa la sheegay inuu dhowaan ka soo laabtay Dalka Sacuudiga Carabiya oo uu ku soo Xajiyay, waxaana la filayaa in dhowaan la wareego marka loo magacaabo Hogaanka Ciidamada Isbaheysiga Dib u xoreynta ee haatan lagu qorayo Waqooyiga Muqdisho. Lama oga sida qorshahan sida ay saameyn ugu yeelan karto Mr Indha Cadde oo ah Xoghayaha Gaashaandhiga Isbaheysiga Dib u xoreynta, inkastoo uu taabacsan yahay garabka Asmara ee uu hogaamiyo Sheekh Xasan Dahir Aweys, waxaana Abaanduulahan cusub ee loo magacaabayo Isbaheysiga Dib u xoreynta Garabka Jabuuti Goobaanle ay yihiin nin ay beel wadaag yihiin.
  6. Baidoa's peaceful days and stability is long gone, now its becoming worser than Mogadishu, every single day a government official, an innocent business person or a senior citizen is murdered. Rabinna Yasahal! Inaa Lilaahi wa Inaa ilayhi raajicuun, Alla yarxam marxuumka.
  7. C/llaahi Cabdi Cigaal oo ahaa Xubin ka tirsan gudiga dib u heshiisiinta DFKM oo caawa lagu dilay Baydhabo Posted to the Web Jan 01, 21:26 Baydhabo:-Waxaa caawa lagu dilay bartamaha magaalada Baydhabo ee xarun ta Gobolka Bay C/llaahi Cabdi Cigaal oo ahaa xubin ka tirsan gudiga dib u heshii siinta DFKM. Koox dhalinyaro ah oo ku hubaysan bistoolado ayaa toogasho ku dilay C/llaahi Cabdi Cigaal xili uu marayey meel aan sidaas uga fogayn Bangiga dhexe ee magaalada Baydhabo. Ilaa hadda ma cadda kooxda dilka u geysatay C/llaahi Cabdi balse magaalada Baydhabo ayaa dhawaanahaanba waxaa soo foodsaaray amni xumo iyadoo magaalada lagu dilay masuuliyiin kale duwan oo ka tirsan maamulka magaalada Baydhabo iyo iyadoo weeraro lala beegsaday goobo ay degan yihiin xilibaano ka tirsan Baarlamaanka DFKM. Waa dilkii ugu horeeyey oo lagu fuliyo xubin ka tirsan gudiga dib u heshiisiinta Qaranka, gudigaan ayaa waxaa laga aasaasay magaalada Baydhabo waqtigii ay DFKM ay ka dhigteen xarun magaalada Baydhabo, dhacdadaan dilka ah ayaa timid ka dib markii gudaha magaalada Baydhabo lagu dilay mid ka mid ah Golaha Wasiirada ee xukuumada Nuur Cadde. Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kulaalay xoogagga Islaamiyiinta oo iyagu gacanta ku haya inta badan Gobolka Bay iyo Bakool,Xoogagga Islaamiyiinta ay weeraro joogto ah ku hay ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM ee ku sugan Magaalada Baydhabo. C/casiis Axmed Halgan.net
  8. And Shariif Ahmed, the man who came to fame by being anti-Ethiopia, is asking the Ethiopian troops to extend their stay! Funny World!
  9. waxaa ay u sheegeen in is casilaa doodu ay ku salaysan tahay iyadoo magaalada Baydhabo aysan ka jirin wax nabadgelyo ah amaanka magaala dana uu ka soo darayo maalinba maalinta ka danbaysa waxaan ay eed dusha uga tureen madaxda sare ee Maamulka Baydhabo.
  10. Xubno ka tirsanaa Maamulka Degaanka ee Baydhabo oo maanta Is casilay Posted to the Web Dec 31, 12:35 Baydhabo:-Waxaa maanta iska casilay xilkii ay ka hayeen Maamulka magaalada Baydhabo ilaa 5 xubnood oo iyagu maanta ku dhawaaqay arinkaas,5 xubnood ayaa mar ay maanta la hadlayeen saxaafada waxaa ay u sheegeen in is casilaa doodu ay ku salaysan tahay iyadoo magaalada Baydhabo aysan ka jirin wax nabadgelyo ah amaanka magaala dana uu ka soo darayo maalinba maalinta ka danbaysa waxaan ay eed dusha uga tureen madaxda sare ee Maamulka Baydhabo. Ilaa intii uu is casilay Madaxweynihii hore ee DFKM C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa waxaa soo if baxaya in amaanka magaalada uusan fiicnayn,iyadoo maanta lagu dilay Suuqa Baydhabo haweenay ,Magaalada Baydhabo oo xarun u ah Golaha Baarlamaanka DFKM ayaa waxaa xilibaanadu ka cabsi qabaan in amaanku sii xumaado sidaas darteed ayaa waxaa Xilibaanada qaar ay qorshaynayaan in ay u kala safraan Gobollada ay ka soo jeedaan Odayaasha dhaqanka ee Gobolka Bay ayaa waxaa ay soo jeediyeen in xilka ay iskaga tago Gudoomiyaha maamulka Baydhabo iyagoo ku eedeeyey in uu ka soo bixi waayey howlihii loo egmaday waxna ka qaban waayey amaan xumida ka jirta magaalada Baydhabo. A/Cawaale Halgan.net
  11. Warbixin: Bayshabo oo haawanaysa, Alshabaab oo haatan ku sugan gudaha magaalada Baydhabo iyo xulufooyin siyaasadeed oo laga yaabo inay sameysmaan Posted to the MOL December 31, 2008, 8:00 am Magaalada Baydhabo oo ahaan jirtay xurunta baarlamaanka KMG ah ayaa hadda haawaneysa ka dib markii ay baneeyeen xubno badan oo ka tirsanaa baarlamaanka KMG ah iyo saraakiil ka tursanaa xukuumada KMG ah. Wararka ayaa sheegaya in durba lagu arkay suuqa magaalada Baydhabo ururka Alshabaab oo haatan ah cududa ugu awooda badan koonfurta Somaliya ka dib markii burbur ku yimid dowladii KMG ahayd. Soo galida ururka Alshabaab ee magaalada Baydhabo ayaa yimid xili ay iswada casileen maamulkii gobolka Bay amaan xumo awgeed iyagoo sheegay inaysan ku shaqayn karin xaalada hadda taagan. Wararka ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab ay sugayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya oo la sheegay inay baxayaan 5-ta bisha wallow shakiyo badan ka soo baxayaan bixitaanka ciidamada Itoobiya. Warar aan wali la xaqiijin ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya aysan ka bixi doonin gudaha Somalia. Kooxaha ka soo horjeeda joogitaanka Itoobiya ayaa ku eedeeyay dowlada Itoobiya inay hubaynayaa kooxo diimeedyada suufiyada si dagaalka Somaliya ugu badalaan mid diimeed oo u dhaxeeya Somalida. Si ay iyagu dalaal ugu helaan inay ku sii jiraan gudaha Somaliya si nabad ah. Dhinaca kale, Magaalada Muqdishu ayaa maanta laga dareemay dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan taageerayaashii Gudoomiyihii gobolka Banaadir Maxamed Dheere oo ahaa ninka ugu awooda badan magaalada Muqdishu. Maalintii shalay ayaa ciidamada Itoobiya galeen guriga Maxamed Dheere iyagoo la baxay hub taas oo ka caraysiisay taageerayaasha Maxamed Dheere. Waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in Kooxda Alshabaab sameeyeen balanqaadyo inaysan weerari doonin taageerayaasha Maxamed Dheere hadday iska horyimaadaan ciidamada Itoobiya. Mudugonline.com
  12. Theiry, Yacqub and nino, I like your ideas and welcome your love for the return of order and governance. I am not agaisnt the TFG, never will be but what I am simply saying the TFG will be no more, time will tell whether my predictions is right or wrong. All of you are of the believe that the TFG will exist and stay intact to move forward and also the djibouti initiave will magically result fruitful end, all that will remain to be seen. It's a matter of days, we will see, we will if the Somali parliament can meet and elect a President within 30 days, actually 27, 3 days gone since Yusuf Yey left the stage, the onuse and all the pressure is on Shariif Ahmed and Nuur Ade to come up with some magical solution and keep Somalis together to move forward, Shariif Ahmed and Nuur Ade must deliver in this short of a time. If not the TFG is no more, that's my point, Yey's quick resignation had a devastating effect on the men, Odaga knew what he was doing and made a calculated genuis move. As for Shariif Ahmed, he's a young and charistmatic, I have no reason to dislike the man, I have always siad he's got a good future in Somali politics, but the young man must change his ways and appeal to all Somali corners, he must get out of the clan enclosures and the hell-bent BS of the ARS nonesense. As for Nuur Ade, I think he's nothing, I prefer Ahmed Abdi Salaan, he's more practical and with a can do attitude, Nur was and stil is a tool.
  13. ^Adeer I like your way of thinking yourself highly and new found confidance, Lool @ dhimbil dab ah, waa runtaa... Keep hiding behind the girls
  14. Funny how some can't simply make sense for once... Ma yaabtay? Dadka qaarkood isma arkaan heer ee qabyaalad ka gaartay. Even the madaxweyne ku sheega that was forced to resign claimed to be "happy" to be back in his "country" and among his "people" when he landed in Garoowe Is Garoowe not his country, war dadkaan iyagiiba cuqdad indhaha tirtay, Maroodiga takarta saaran ma arkee tan kaluu arkaa ayaa maqli jiray. Adeer, Baidoa is part and parcel of Somalia just as Garowe is, however here is a bit of reality dose for you. While Garoowe is booming today Baidoa has become a ghost town, all former government officials have fled and no, neither Nur Ade or Shariif is forth-coming to set up anything there! Live with it. Ayoub, Puntland forces are neither trapped nor traitors, they have done a briliant job and are coming back home soon to do, you guessed it, be patient. Juje, of all people you come to speak here, you should have at least remained silent for few more days, you was adamant and repeatedly insisted in every post of yours that Yey will not resign while I, and others tried to leak you with inside info's that the President decided and will resign no matter what! My question to you dear pal is, why were you so adamant that Mr Yusuf will not resign, answer that and share with us, haddase waxaad sheegaysid maxaa kajiri kara?
  15. ^Saaxib, they aren't bothered about Alshabaab, and what Somali government are we talking about here really? Caawa-daan aan wada joogno ma Somali government ayaa jirta, mase Nuur-Cadde tiisa jiri karta sida TFG charter kuqoran. Wax government ladhoho majiraan Sxb, supposedly Adan Madoobe ayaa President ah Baarlamaankina wuu kakala cararay, hadaadan warka lasocon Baydhabo 20-tameeyo xataa majoogto... As for the this, no, Puntland websites are actually not reporting this, and this website is SL owned site, read, they are scared of their come back...
  16. ^Saaxib, no one can cut Puntland, we know how to gamble and have been through much taugher critical moments than this... no worries mate
  17. Malika no, they are as Somali as you can get, but that how they said it, they will recieve more money than any soldiers from any country (that is willing to come Somalia and take part in securing the areas of government control) of the world should Puntland forces choose to stay.
  18. Posted on Monday, December 29, 2008 - 08:38 AM Col. Cabdullahi Cali Mirre (Careys) Oo Berri Ahaan Jirey Taliyaha Ciidamada Puntland Oo Ku Howlan Ciidamada Federaalka Ee Ka Yimid Puntland In Aysan Muqdisho Ka Bixin. Col. Cabdullahi Cali Mirre Careys oo kol hore ahaan jirey taliyaha ciidamada daraawiishta ee Puntland, ayaa mudooyinkan dambe ku howlanaa kala qeybinta iyo tafaraaruqa ciidamada Puntland ka yimid ee DFKGS ka jooga magaalada Muqdisho iyo Baydhabo. Col. Careys ayaa wararku waxa ay sheegayaan in uu ciidamada dhexdooda ka bilaabey tashwiish iyo kala qeybin, ciidamada qaarkoodna u sheegaya in aysan habooneyn in ay ka baxaan magaalada Muqdisho iyo Baydhabo. Col. Careys, ayaa waxa ay siyaasad ahaan billihii la soo dhaafey isu dhowaayeen Nuur Cadde iyo Sheekh Aadan Madoobe, isagoo ka midka ahaa ragga sida aadka ah oogu shaqeeyey in ay isu soo dhowaadaan saraakiisha ciidamada iyo kuwa siyaasada Ethiopia iyo madaxda kor ku xusan. Saraakiil ka tirsan ciidamada Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda dhalasha ahaan degaanada Puntland ayaa waxa ay inoo sheegeen in Col. Careys, Col. Nuur Cadde u ballan qaadey in uu noqdo Taliyaha Ciidamada Federaalka Soomaaliyeed kol haddii uu ku guuleysto in uu ciidamo kala soo haro kuwa isku dayaya in ay dhowaantan baxaan. Col. Careys ayaa beryihii dambe intii siyaasada Soomaaliya cirka isku shareertay si cad u taageersanaa Sheekh Aadan Madoobe iyo Col. Nuur Cadde, sida saraakiil tirro badan ee uu toos oola hadlay una sheegay, : " Aynu garabsano ama la qabsano cid kastoo wax inoo ogol, yeynaan iska hor keenin sharaakiisha yar-yar ee ciidamada Ethiopia ka joogey Muqdisho, dhaqaalle tirro badan iyo darajo intaba waa naloo ogal yahay ee yeynaan bixin", iwm. ayaa laga soo xigtey Korneylku in uu ciidamad kula dhex jiray. Arrintan ayaa waxa ay dhakafaar iyo yaab ku riday saraakiil aad u tirro badan oo ka qabay fakrad aad wanaagsan Col. Careys, balse u soo ifbaxday in uu noqday calooshiis u shaqeyste macaan dhereg ah kolkiisii horeba sidaa ku shaqeysan jiray Puntland, door bidayna in dhiiga iyo nafta ay hureen ragg dhallin yaro u badan in uu ku gorgortomo sharaftooda. Saraakiisha qaarkood ayaa waxa ay sheegeen haddii uusan Col. Careys, faraha kala bixin kala qeybinta iyo xodxodashada Ciidamada Federaalka Soomaaliya ee ku sii jeeda degaanada ay ka yimideen, in tallaabo Milatary oo sharci ah ka qaadi doonaan Sarkaalkaas fadeexadu hareysay.
  19. With the events on the ground, things have come far away from the hype into the reality, and from only talking the talk and into who can walk the walk. Ethiopia is expecting to leave soon, Alshabaab are getting stronger and preparting their last straw to take Mogadishu. Both Nuur Ade and Shariif Ahmed have no organised fully trained forces that can take on these young energetic and religiously fanatic boys. Nuur + Shariif have become blank to come up with any answers and in what to do or where to start from. For that reasons the following have been happening in the last 36 hours. 1. Nuur Adde + Shariif Ahmed have pleaded with Puntland forces to stay and have paid them extra-ordinary amounts of Money to stay. Reports suggest that all night last night they were having a party because of the money. The head of the forces and individuals such as Galkacyo, Carays and Morgan have been taking the money like there is no tomorrow. 2. AU troops of Uganda and Rwanda also begged Puntland forces that helped them secure the Airport, the port, the Villa, KM4 and other baracks as well as strategic places of Mogadishu to remain with them after the Ethiopian pull out. The Ugandan have threatened and told Nur Ade they will not stay if the organised Somali boys from Puntland leave, Nur Ade had no choice but to work his *** hard to keep the boys deter the danger of the Alshabaab. 3. They are promised to receive double and more money per head than any other soldier in Mogadishu from any country. But they have made it clear, Alshabaab is not their problem. PS: This is all inside and factual story.
  20. ^You are praying to God that these boy don't come back to Puntland because you know what's coming to you, waa kasii qaxaysiin Laascanood before they even arrive Mudug Aside the jokes, there is actually a bit of truth in that report, Sheikh Shariif and Nuur Ade are pleading with Puntland forces to stay and have paid an oustanding large amount of money to their leaders and individual troops as well, but the troops have decided to leave, and no one can change... The International community, IGAD and Ethhiopia wished Yey to stick and stay for a while, since he's gone they are trying everything to keep the boys, and we are getting the news that they have been receiving dollars since Odaga resigned.
  21. ^You say support the TFG, good we will but where is the TFG? And where did you gather that Puntland and Mr Yusuf alone were the only entity and Somali politician that had relations with Ethiopia? The latest news from Baidoa... --------------------------- Xildhibaanadii Baarlamaanka Somalia oo kala firxaday kadib markey ka war heleen Istaqaalada Madaxwynah ayaa Qaarkood waxeey gaaren Deegamada Puntland iyo Nairobi. Isniin 29. 12. 2008 Kudhawaad 27-xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa u duulay Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug Ee Puntland, ayadoo sidoo kalena lafilayo in ay Maanta u kicitimaan Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ilaa 8-Xildhibaan, kuwaaso ka haajiraya Magaalada Baydhabo oo in mudo ah fariisin u aheeyd Baarlmaanka Kumeel gaarka ah Ee Somalia, kadib markeey soo baxeen hanjabaadyo uga imaanaya kooxaha caadeystay dhiiga Islaamka. Dhinac kale ayaa waxaa iyana jira Xildhibaano kale oo iyagana katirsan Baarlaamnka Somalia, isla markaana isu diiwan galiyay ineey u duulaan Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya, kuwaaso lafahooda kala cararay Magaalada Baydho, kadib markeey bur burtay rajadii laga qabay in la bad baadiyo Dowlada Kumeelgaarka ah Ee Somalia, qaar ka mid ah inta ka hartay xildhibaanada ee hada ku sugun Magaaladan Baydhabo ayaa iyagu ah kuwo sugaya oo kaliya Diyaarado ay ka raacan Magaalada Baydho,hase ahaata Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Aden Madoobe ayaa ku fashali may isku day u isku dayay inuu ka dhaadhicyo Xubaanada ka yaacay Magaalada ineey kajoogan safarkoodo oo ay sii wataan shaqadooda Baarlamaanka. Xilgaan ayaa waxeey u muuqataa in Magaalada Baydho, ay noqotay meel aan magan galin karin Xildhibaanadii martid ahaa ee ka kala yimid Gobolada kala duwan ee Somalia, kadib markii ay soo ifbaxeen ifa faalo khatar galinkara amaanka Magaalada iyo Nafta Xubnahaasi, tasoo ay ugu danbeeysay dilkii loo geeystay Marxuum Ismaaciil Xasan Timir oo doraad lagu dilay Bartamaha Magaalada. Dadweeynaha kudhaqan Magaalada Baydhabo gaar ahaan Ganacsatada ayaa aad uga waalacsan amuurahan soo saa’iday, kuwaaso rajo xumo ka muujiyay si wadashada Ganacsigooda, waxeey aheeyd dhawaan markii sidaaso kale ay Hayadaha Gar garka ka daad gureeysteen shaqalhooda Gobolka Bay, kadib markay ka war heleen khatar ku soo socota Amaanka Shaqalahooda. ka akhri hoos Magacyada Xildhibaanadii gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug xildhibaanadaano gaaraya 27 xildhibaan oo u badan deegaanada Puntland iyo gobale kale. Waxaa Xildhibaanada ku soo dhaweeyey maamulka magaalada Gaalkacyo iyo masuuliin ka tirsan maamulka Puntland.
  22. ^My mistake, he's the Mayor of B/Xaawo. Mr. Burkuus ayaa ka hadlay xaaladda iminka uu ku sugan yahay Baarlamaanka Somaaliya, ” kadib iscasiladii C/laahi Yuusuf waad arkeysaan in Baydhabo in ka kala carareen, qaar waxa ay raaceen Madaxweynaha kuwana nafsadooda ayay kala baxsadeen dhibaatada kataagan Magaalada Baydhabo” Burkuus ayaa intaas raaciyay hadalkiisa Hadalan Gudoomiyaha Degmada B/xawo Axmed Max’ed Yuusuf (Burkuus) ayaa ku soo beegmaya Xili maalin uun ay ka soo wareegatay Isxasilaadii Madaxweynihii hore ee Somaaliya C/laahi Yuusuf Axm,ed
  23. Duke: TFG is dead without the legend like France is without Zidane.. Hehe , you got some jokes today ma istiri Ninbrown, what are you talking about, there is no TFG meesha joogta, bahashi way kala siibsiimatay awalba Yey ayaa isku hayay, horta government majirto because isagee ladhacday, Baarlamaanka isagaba kama danbayn markuu kadagay ayay badankooda kala carareen, nin walboow naftayda ibixi ayay noqotay Lol
  24. Theiry: TFG is still here Theiry Saaxib, the TFG is finished, logically, politically and legally its finished for the following reasons: 1. The President resigned, and thus the PM and the government will disolve as well, because the resigned President appointed Nuur Ade and approved. 2. Adan Maboode will step in and within 30 days another President must be elected. Aden Madobe warned and hinted the posibility of not having enough MPs to elect a new leader, and he can not delay or postpone it because he will need the signature of the attorney general (who's in Galkcayo with those resigned) and 2/3 of the parliamentarians approval. Now, if that was possible then a qourem can open and the election of a new president would take place making it unnecessary to delay or extend Adan Madoobe's time. 3. You have had about 150+ MPs in Baido before Yusuf's resignation, it is only two days since, and now more than 100+ MPs have been reported to have left Baidoa, about 30-40 landed in Galkacyo alone and resigned from their posts (complaining about the way the speaker behaved in the last parliament sessions), others have run for the safety of their lifes. 4. The 550 MPs peace deal is a complicated issue and will most likely never materialise, because who's going to pick who and based on what, what formula will be used for the TFG side or the ARS side. What is the difference between Nur Ade and Sheikh Sharif now, many are confusing one for the other as these men have had exactly similar views for the past few weeks, and hence this led many Somali clans to the question, how can these two men of the same sub-clan with exactly similar views lead a peace deal for the whole of Somalia, why can't they be one-side since logically they are one but with different shirts, one as TFG the other as the opposition leader and signing deals with one another, isn't that too fake. However, Yusuf's deafening resignation and his last speech had made the stage clear for both Nur and Sharif, and also put many Somali's concers and suspcious about the men wide in the open, if Yey was the problem he's no longer on stage, all Somali eyes are on these two cousins, any move or step they take will be monitored very closely and will also alarm the most unsuspecting audience. 5. Ethiopia is leaving, Alshabaab are gearing for the taking of the capital, what's is ready for the both of men to cobmat the crazy youth, and how will they fight with them, as TFG (is Sharif part of the TFG now) or ARS (Perhaps Nur is part of this group) or possibly as a clan because this will have to take place even before an election or a creation of a joint-government, time won't let it since Ethiopia is leaving early January and no UN forces will arrive in the near future. Isn't this the reason for the clan initiative by the name of Ahlu-Sunna to combat Alshabaab, and where do you think this almost disasterious move will lead in longer run knowing the sensitivity of Somalis... Saaxib, the situation in Mogadishu today and generaly the South is deeply troubling and very complicated, from what I see the posibility of making any new government will need a new beggining, a whole new shir, new parliamanterians and new everything, lets hope and pray for a better future Insha'alah. PS: My last point which I forgot to add. If Nur Ade and Sheikh Shariif's joint effort for the peace is solely related to Mogadishu and generaly their clan inhabited areas and not for Somalia, then that's a noble idea a great move which I and many Somalis will welcome and aid in their endeavors to do that, but they should say so and make it public. Tame Mogadishu, return law and order of its saroundings, then the whole nation can sit together and create an all inclusive government to finally end the Somali civil strive.