Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. This is a fake news, Afnugaal as usual, I like their twist but failed miserably. Where is the BBC's interveiw link, post it.... I am listening to the BBC now and my Garaad spoke very well and made a point that I agreed with... Saaxib Garaad Jamac not only attended and signed the press release of Puntland isims against SL in Garowe but also supported and witnessed the election of Puntland President... an honourable Garaad.
  2. NG lool, you funny man, you have actually asked Mr NABAD the right question, I also had my suspecion if the guy was really from Puntland, I seen him make some weird posts, very unexpected - the sort of style and character you see with the new Meiji, Somali_pirate and few other with funny names.... As for JB, he's fake, the man is angry because I said I want change in SL and Siilaanyo to win instead of the spy Riyoole, bal let me see what he posted...
  3. ^Too much to read ninyaho, what are the saying, maxaase isu keenay all of this men: Cumar Jees, Morgan, Maslah Siad Barre, Jurille iyo Galayrd... Summary-ga nasii
  4. Well, unlike what happened in Somaliland the decision to dismember Somalia can not and will not be made by the politicians of Puntland but by the Isimida and Golosha Guurtida as well as the parliament which represent the general population, and that's never going to happen. Faroole is the President but this is simply a decision beyond his executive power, he can not make on his own or by his government alone. It is the international community that's confusing the Somali issue, and Faroole is being clever by this latest move which is only intended to alarm and confuse more the international community, its a form of suprise ambush against the the foreign community. He is simply saying to them that if you do not treat us all equal and respect our input, then we will not be part of the Somalia that you are fabricating. Efficient and very diplomatic, Viva President Faroole
  5. Garyaqaan yes I might be wrong but just mark my words and be a little more patient... And the door is open now, forward the good materials...
  6. ^Adeer the port of El-ma'an is in itself the worst kind of Isbaaro....
  7. Arintan ayaa ku soo beegantay xili Beesha caalamka ay si wayn gaashaanka ugu dhufatay in waqti lagu kordhiyo xilliga loo qabtay doorashada madaxweynaha oo ahayd 29-ka bisha January kaddib markii ay Guddiyada dawladda federalka iyo isbahaysiga u qaabilsan wada hadallada Jabuuti ay talo ku soo jeediyeen in 5-10 maalmood lagu kordhiyo waqtiga
  8. Ergayda Beesha caalamka ee hagaysa shirka dib u heshiisiinta ee ka socdaa Jabuuti oo diiday in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Posted: 1/27/2009 7:11:00 AM Shabelle: JABUUTI Beesha caalamka ayaa waxaa ay ka soo horjeesatay in la kordhiyo xiliga loo qabtay in madaxweyne loogu soo doorto wadanka Soomaaliya taasi oo haatan qaban qaabadeedu ay ka socoto dalk Jabuuti. Prof Max’ed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka labaaad ee Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo xalay u waramayay idaacada shabelle ayaa waxa uu sheegay in beesha caalamka ay ku adkeysatay in aaanan waxba laga badelin dastuurka dowlada KMG sida kaga qoran waqtiga doorashada oo ah in mudo bil gudaheed lagu soo doorto madax weyne cusub kaasi oo ku eg maalinta Beri ah. Dalxa waxa uu intaa ku daray in beesha caalmka ay dooneyso in waqtigaasi lagu soo dhiso madax weynaha si uu kaga qeyb galo kulanka madax weynayaasha midowga Afrika oo horaanta todobaadka soo socda ka furmaya Addis Ababa Inkastoo beesaha caalamka ay go’aansatay in waqtigaasi aanu dib uga dhicin waqtigeeda ayaa hadana muuqata shaqo aad u culus oo hortaala mudanayaasha labada dhinac kuwaasi oo laga yaabo in maanta la isku daro ayna doortaan gudoonkooda si ka hor maaalinta jimcaha ay u doortaan madaxwenye ka qeyb gala shirka Midowga Africa ee dhacaya todobaadka Soo socad gudihiisa. Hadalkaan ka soo yeeray beesha caalamka ee ku aadan in aan dib loo dhigi Karin waqtiga doorashada madaxweynaha ayaa shaqo culus waxaa uu ku noqonayaa mudanayaasha Barlamanka ee labada dhinac kuwaasi oo laga doonayo in ay doortaan madaxweyne iyo gudoon Barlaman ka horb maalinnimada jimcaha ee Soo aadan. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
  9. Baarlamanka federaalka Somalia oo xilli kama dambeys ah u qabtay doorashada madaxeynaha cusub ee Somalia Xildhibanada Baarlamanka federaalka Somalia ayaa maanta kulan kale iskugu yimid hoolka guriga umada ee magaalada Jabuuti, kaasoo uu shir gudoominayey ku simaha madaxweynaha ahna gudoomiyaha baarlamanka federaalka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Kulanka maanta looga dooday xiliga ugu haboon ee la qabamn karo doorashada madaxweynaha cusub ee DF Somalia, waxaana jiray fikrado kala dawn o arintaasi ay ka bixiyeen xildhibaanada waxayna soo jeediyeen mudooyin kala duwan sida todobaad ka dib, toban cisho iyo kuwo kale, hase ahaatee waxaa ugu dambeyntii la isku raacay in shan maalmood gudahooda lagu soo doorto madaxweynaha cusub. Arintan ayaa ku soo beegantay xili Beesha caalamka ay si wayn gaashaanka ugu dhufatay in waqti lagu kordhiyo xilliga loo qabtay doorashada madaxweynaha oo ahayd 29-ka bisha January kaddib markii ay Guddiyada dawladda federalka iyo isbahaysiga u qaabilsan wada hadallada Jabuuti ay talo ku soo jeediyeen in 5-10 maalmood lagu kordhiyo waqtiga doorashada madaxweynaha si fursad loo siiyo xildhibaanada iyo musharaxiinta u taagan inay qabtaan jagadaasi. Beesha caalamka waxay ku adkeysanayaan inaan waqti lagu dari karin xilliga doorashada madaxweynaha oo la qabanayo ugu dambeyn 28 – 29 ka bisha January, sida uu dhigayo dastuurka u degsan dawladda federalka Soomaaliya, waxayna sheegeen inaanay habbooneyn in dawladda federalka ay madaxweyne la’aan ahaato muddo ka badan 30 maalmood, taasoo bay sheegeen keeni karta inay lunto aqoonsigii ay u hayeen. Cabdishakuur Cilmi Xasan cabdishakuur48@live.com dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com
  10. While the UN and the international community have warned of such move... ----------------------------------------- Jabuuti: Beesha Caalamka oo diiday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya. 27. januar 2009 Jabuuti(AllPuntland)- Ergada Dawladdaha Caalamka ka jooga Magaalada Jabuuti lana socda dhaqdhaqaaqyada Arimaha Siyaasada ee ka socda dalkaasi, khuseeyana xaalada Soomaaliya ayaa diiday in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya, markii shalay ay Mudanayaasha baarlamaanka Faderaalku isku raaceen in laysku daro baarlamaanka Faderaalka iyo Mid cusub oo dhan 200 oo xubnood. Ergada Beesha Caalamka ayaa sheegay in la dhowro Dastuurka udagsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, isla markaasna doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya la qabto maalintii loogu talagalay, waxa ayna ku aadan tahay Maalinta beri ah oo Arbaco. Diidmada ka timid Beesha Caalamka waxaa xaqiijiyey qaar ka mid ah Xubnaha gudoonka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, ayagoo sheegay in aysan suuragal aheyn in dib loo dhigo doorashada Madaxweynaha, isla markaasna si deg deg ah ay baarlamaanka Soomaaliya iyo kan Dibu xoreynta layskugu daro loona gudbiyo Gudiga doorashada oo labada dhinacba ka imaanaya. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in ay Maanta baarlamaanka Faderaalku wada xaajoodyo ka yeelan doonaan xaalada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, ayna go'aan cad ka gaari doonaan, isagoo sheegay in ay dhici karto in dib loodhigo doorashada Madaxweynaha waqtiga ay dhaceyso. Imika oo laysku darayo baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya iyo kan dibu xoreynta ayaa hadana Maalinta beri ah waxaa ku eg waqtigii loo qabtay in ay qabsoomto doorashada Madaxweynaha dalka Soomaaliya, ayadoo aan gudi labada dhinac ahna wali lugu dhawaaqin magacyadooda. Hadii ay maanta baarlamaanka Soomaaliya isku raacaan in dib loo dhigo waqtiga doorashada, ayaa hubati la'aan ka dhigeysa in waqtiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya dib loo dhigo, hadii ay isku mari waayaana waxaa lugu kala baxayaa Axdiga udagsan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Geylan AllPuntland Related Articles
  11. Jibouti: Baarlamaanka Somalia oo isku raacay in Shan maalmood kadib la doorto Madaxweynaha dalka 27. Januar 2009 Jibouti(AllPuntland)- Kulan manta Baarlamaanka Soomaaliya uu ku yeeshay Hoyga Umadda ee Jibouti ayaa waxaa Xildhibaanada kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe oo u sheegay in beri la isku darayo xubnaha Xildhibaanada Dowladda KMG iyo Isbaheysiga Dib u xorreynta. Hadalkaasi oo buuq iyo sawaxan xoogan uu ka dhashay markii uu ku dhawaaqay Sheekh Aadan Madoobe oo intaa raaciyay in isla beri la dooran doono marka la isku geeyo Xildhibaanada Madaxweynaha Dowladda Midnimada Qaran. Hadalkaasi ayaa waxaa ka dhashay qeylo fara badan oo mar kaliya is qabsatay, waxaana ay Xildhibaanada qaar ay ku doodeen in go’aanka Guddoomiyaha Baarlamaanka aysan suurtagal aheyn in isla beri in la isku daro Xildhibaanada iyo doorashada Madaxweynaha. Markii danbe ayaa waxaa la isku raacay in cod loo qaado arintaasi buuqa ka dhashay, waxaana kulankii maanta xaadir ahaa 200 Mudane waxaana 193 Mudane ay u coddeeyeen in doorashada la qabto mudo Shan maalin kadib oo ka bilaabaneysa 29-ka bisha kuna eg 2-da Febraayo. Ansixintan ayaa waxaa ay tahay mid lid ku ah ololaha beesha caalamka ay ku dooneysay in aan waqtiga loo qabtay doorashada Madaxweynaha waxba lagu darsan, hase ahaatee marka dhinac loo fiiriyo ay saxan tahay, iyadoo qaar ka tirsan xubnaha Isbaheysiga ugu mid noqday Baarlamaanka Soomaaliya ay ka maqan yihiin madasha, waxaana maanta magaalada Muqdisho ka ambabaxay qaar ka tirsan Xildhibaanada ka mid noqday Baarlamaanka ballaaran ee Soomaaliya. AllPuntland, Jibouti Related Articles
  12. Xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya oo galabta ku dhawaaqay in la kordhiyay mudada lagu soo dooranyo madaxweynaaha Soomaaliya(DAAWO SAWIRADA). Xildhibaanada Barlamanka KMG Soomaaliya ayaa galabta ku dhawaaqay in la kordhiyay mudada lagu soo dooranyo madaxweynaaha Soomaaliya. Xildhibaanada dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay ku dhawaaqeen in ay kordhiyeen mudada lagu soo dooranyo madaxweynaha Soomaaliya xili maanta 50-mudane oo ka mid ah xildhibaanada ku matalaya Barlamanka isbahaysiga dib u xoraynta ay ka anba baxeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyagoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti ee xarunta wadanka Jabuuti. Kulan dag dag ah oo maanta xildhibaanada Barlamanka dowladda KMG Soomaaliya ay isugu yimaadeen guriga Umadda ee magaalada Jabuuti ee xarunta wadanka Jabuuti ayaa waxaa ay dood aan xiligeedu dheerayn kaga yeesheen wax kabadelidda qodobka 45-aad ee axdiga dowladda KMG oo dhigaya in madaxweynaha Soomaaliya mudo 30-cesho ah lagu soo doorto hadii uu xilka ka tago madaxweynaha xilka haya. Kulanka ay xildhibaanada barlamanka isugu yimaadeen oo ay xaadir ahaayeen 200-oo mudane ay 190-in ka badan oo ka tirsan barlamanka ay u codeeyeen in mudo 5-maalin ah lagu daro waqtiga si ay u diyaar garoobaan musharixiinta sida uu sheegay gudoomiyaha Barlamanka Sheekh Aadan Max’ed Nuur Madoobe oo gaba gabdii kulanka ku dhawaaqay Natiijadii codaynta Barlamanka. Arinta ku saabsan madada 30-ka cesho ah ee ay tahay in lagu soo doorto madaxweynaha ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay isku qilaafsanaa ergayda beesha caalamka ee hagaysa Shirka,xubnaha isbahaysiga dib u xoraynta iyo dowladda KMG Soomaaliya oo siyaabo kala duwan u arkayay. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Barlamanka KMG Max’ed Cumar Dalxa ayaa sheegay in tilaabada Barlamanku uu qaaday ay tahay mid muhiim u ah sida uu yiri isbahaysiga dib u xoraynta oo ay kala maqanyihiin xubnahoodii. Arintaani ayaa waxaa ay ku soo aadyaa xili maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ay ka dhoofeen ku dhawaad 50-mudane oo ka tirsan isbahaysiga dib u xoraynta Soomaaliya kuwaasi oo matali doona Barlamanka haatan Jabuuti lagu dhisayo. Go’aanka Baralamanka KMG ee uu maanta qaatay ayaa waxaa uu si toos ah ugu hor imaanayaa qoraal uu dhawaan soo saaray ergayka QM u qaabilsan Soomaaliya Axmed Walada Cabdala ee shirkaasi maamulayaya kaasi oo uu ku sheegay in 28-bishaan ay tahay in la doorto madaxweyne cusub taasi oo ku aadan maalinta beri ah . Gudoomiyaha Baralamanka Sheekh Aadan Madoobe ayaa xildhibaanada Barlamanka u sheegay in beri la dhaarinayo mudanayaasha ka socda isbahaysiga dib u xoraynta isalamarakaana la midaynayo Barlamanka oo howluhu ay si rasmi ah u bilaabanayaan waxii ka dambeeya beri. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Daawo Sawirada
  13. ^LOol @ NG, that's not the case, we are only embracing for good sake since the is no government, look at most of the South, no compliants and no one can transgress on another no matter how laandheere or laangaab they may be, and look at Mogadishu where the illegal ports have been revived to operation after 4 years of the TFG in Mogadishu, with Alshabaab's presence in the town that won't happen and peace will be enforced.... As for the Maah-Maah it isn't Somali but Arabic ninyaho, 'Musibtu qoom cinda qoomin Farax', that's my version
  14. Apparently the good Sheikh is not aware that there is one going on currently in Djibouti. Who agrees with the old man? I bet Oodwayne does and few other secessionists, go on Odwayne tell us why and present your case
  15. Sheikh Xasan Daahir Aweys oo ku baaqay in la qabto shir dib u heshiisiineed oo la isugu keenayo qeybaha kala duwan ee Soomaalida. Posted: 1/25/2009 10:08:00 AM Shabelle: CASMARA Sheikh Xasan Daahir Aweys oo hogaamiya isbahaysiga dib u xoraynta garabka Casmara ayaa ku baaqay in la qabto shirweyne dib u heshiisiineed oo la isugu keeno dhamaan qeybaha kala duwen ee bulshada Soomaaliyeed. Gudoomiyaha isbahaysiga dib u xoraynta garabka Casmara Sheekh Xasan Daahir Aweys oo waraysi dhinaca Taleefanka Siiyay Wabseedka Islaam Online isagoo ku sugan magaalada Casmara ee xarunta dalka Eretria ayaa sheegay in marka Askariga ugu dambeeyay ee shisheeye uu ka baxo Soomaalia ay ku baaqi doonaan Shir dib u heshiisiineed oo ay yeelan doonaan umadda Soomaaliyeed si ay ugu aransidaan doorasahada Barlaman ama gole Shuuro shida ay qabto Shareecada islaamka. Sheikh Xasan Daahir Aweys oo la weydiiyay su’aal aheeyd sida ay garabka Casmara u arkaan kadib markii ciidamada Ethiopia ay ka baxaan dalka Soomaaliya sida uu noqonayo mustaqbalka dalka ayuu sheegay in ay ku baaqayaan in soomaalidu garbaha ay is qabsadaan. Xasan Daahir ayaa tilmaamay in Ethiopia aysan wali ka dhamaanin dalka Soomaaliya hase ahaatee ay ka baxeen Magaalada Muqdisho walina ay ku suganyihiin qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya. Mar sidoo kale la weydiiyay sheekha qilaafka u dhaxeeya iyaga iyo garabka uu hogaamiyu sheikh Shariif Sheekh Axmed ayuu sheegay in garabkaasi ay ka weecdeen aragtidii isbahaysiga markii hore loo aas aasay sidaa dareedna aysan jirin wax ay kala hadlaan. Sheekh Aweys ayaa la weydiiyay in ay ka qeyb galayaan qorshaha lagu doonayo in dowladda midnimo qaran leh oo loogu soo dhiso Soomaaliya magaalada jabuuti,ayuu xusay in dowladaasi ay soo abaabushay dowladda Ethiopia iyaguna aysan ka qeyb qaadan doonin. Ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya ayuu sheegay in uu fakar ahaan u raacsanyahay xoogaga muqaawamada ee la dagaalamaya isagoo sheegay in ay yihiin kuwa taageeraya dowlad cilmaani ah oo daba ****** u ah ciidamada Ethiopia sida uu hadalka u dhigay. Mar uu ka hadlay sheekha dagaalkii ka dhacay degmada guriceel ee u dhaxeeyay Al Shabaab iyo Ahlu Sunna Waljmaaca ayuu sheegay in dagaalkaasi uu u dhaxeeyay ciidamada Al Shabaab iyo kooxo uu ku sheegay in ay dadka dhibaato ku hayeen. Ugu dambayntii ayaa mar la weydiiyay xiliga ay dalka dib ugu soo laabanayaan ayaa waxaa uu sheegay in ay dalka imaanayaan xiliga uu hagaago ammaankiisa islamarkaana laga saaro waxaa uu ugu yeeray gumaysiga kaabaya dowladda cilmaani ah. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka. Shabelle Media Network - Source of Somalia News
  16. ^We welcome Alshabaab, at least they don't robb, tax the water of the river or even create fake ports and airports....
  17. ^Haha, good to see you nephy kaftankaaga waa igu socdaa Talking of Maah-maahyo, and just to borrow a line you once used 'TFG waa Madadaalo Yeyna wuu matalayaa', matalihii ama ATOORIHII haduu meesha kabaxo what do you expect Lol, filinka miyuu socon karaa, hadaba Abuu Mansuur is more than welcome to take the city and rule it, it indeed is a wonderful news...
  18. Mogadishu back to its old days, the days of owning illegal ports, Air strips and isbaaros, however this is different this latest action is done by the back bone and grass supporters of the Presidential hopeful, Sheikh Shariif Sheikh Ahmed... We expect more from you Sir, if you want to be serious and become the leader of this fragmented nation you must step up to the challenge and do something, denounce this action by your supporters and close kins publickly and take action immediately, and before it eats you away.....
  19. Ceel Macaan: Dekadda Ceel Macaan oo dib u furantay (Dhoofin Dhuxul oo laga bilaabay) 27. Januar 2009 Ceel Macaan(AllPuntland)- Dekadda dabiiciga ah ee Ceel Macaan oo dhinaca Bari ee degmada Kaaraan ku taal ayaa dib u furantay kadib markii Ganacsato Soomaaliyeed ay ka shaqeysay in dib loo furo dekaddaasi, waxaana haatan bilowday howlo dhaqdhaqaaq oo dekaddaasi ka socda. Dekaddan oo xerantay markii albaabada loo furay dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa haatan ku soo xertay dekaddaasi Ceel Macaan Markab weyn oo lagu rarayo Dhuxusha dalka oo loo iib geynayo dalalka Khaliijka, iyadoo arintan ay wadaan Ganacsato Soomaaliyeed oo Macaash doon ah. Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka shaqeysay in dib u furanto Dekadda Ceel Macaan ayaa waxay sheegeen in howlaha ugu badan ee ay qabaneyso Dekadda in ay tahay dejinta iyo rarista badeecooyinka dibadaha laga geenayo iyo kuwa dalka laga dhoofinayo, iyadoo howsha ugu badan ee loo furay la sheegayo in ay tahay dhoofinta dhuxusha. Dekadda Ceel Macaan oo ah dekad macmal ah ayaa waxaa ay markeedii hore aas aasantay markii xukuumaddii dalka ay burburtay, xiligaasi wixii ka danbeeyayna waxay aheyd dekadda kaliya ee Koonfurta dalka Soomaaliya badeecadaha laga isticmaalo laga soo dejin jiray, waxaana ku tiirsanaa nolosha Kumanaan qoys oo Soomaaliyeed kuna kala nool gobolada dalka Soomaaliya. AllPuntland, Ceel Macaan Related Articles
  20. ^That may be the case, but waa Somaali iska caadi ah oo lasilciyay Lol @ nuune, its true thou, if you pay more attention, its nothing but pure Somali all of the spoken words are Somali with different sound.
  21. ^Luqada waa un Somali ee afkale ma ahan, waa lahjad iyo Somali xoogaa laqalqaloociyay, sida reer Hargeisa ay Afsomaliga ukibriyeen bay kuwaana xooga bilcaksi uyare feera dileen oo maskiimeeyeen. PS: War xun ma ahan finally in Abu Mansuur uu Baydhabo katiliyo.
  22. ^Adeer these sauces are mine, in others words it is what the Somali news portals term as Xogag aan kuklansoonahay, Lol, but its only a few day since the whole and nothing but the truth will finally be out, if you have any sources present hadii kale waxa aan kuusheegayno sug for few more days....
  23. Edit: Lol@ at AT's two teams, that's not fair waryaa, you have collabotors within Pland, why put Xiin and Che on the list, and also I think DQ can't play he's got a RED card, make a substitute As for the topic, Lool @ the clan represantatives of ARS side, it seems the 4.5 formula is instutionalised, now the 275 of the ARS is more similar to that of the TFG, same foundation and same clan system, I wonder what's so different, and what so opposition about them...
  24. Me, Saaxib, this is almost confirmed news, what's happening in Djibouti is not a real confrence but the international community's play system. Ahmed Ould wants Shariif as President and Hassan Abshir the PM on the bases that they are both peaceful men with a non violent approach. Now this story which I am getting is not even from the Somalis doing the Shir but some Dj officials and from Mr. Oulds office. Of course this is only a predition and an inside sort of info, I could be entirely wrong and we may have Morgan as President and Qanyare the PM, it is only few days about less than a week before an announcement is made, what do you think? Go on adeer, wax noo sheeg otherwise wait for the few days and hail the Emp or prove him wrong, simple... Nuune, you are right, he will win and not only because half of the parliamentarians are ARS, thats not the point for always many plays out in Somali parliament voting and he's not the most laoded candidate but will simply win because the international community wants him to win. As for waiting for your breaking news, Lol, Saaxib what I am hearing is that the next goverment is already complete and they are only looking to fill the final low key cabinet positions. In few days time Sheikh Shariif will be elected, and who will immediately the next day appoint Hassan Abshir as his PM who will then bring out his already prepared list from his closeby drower to announce the cabinet in less than 24 hrs... that's how this game will be played out. Both are very cool and softly speaking men, we will see how they approach the Alshabaab threat. All eyes will be on Sheikh Shariif as the President, he will be criticized, judged and blamed for every move, right or wrong, much like A. Yusuf and Abdi Qasim, some of the rival media also will, I believe treat him, even more harsher. Lets hope for peace Insha'alah and this one to represent the end of Somali peace shirar.
  25. This game is already played out, only the announcement of the result is delayed, my sauces in dj are feeding me with quite a strong signal that this is a done deal, even most of the cabinet posts have been allocated. Next tune in for who is who in the cabinet...