Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Soo dhaweyntii Madaxweynaha Puntland ee Qardho (Sawiro) Monday, February 2nd, 2009 at 1:37 pm Horseed Media Qardho, Puntland qardho_soodhaweyn_faroole103Waxaa maanta soo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole. Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada si diiran ugu soo dhaweeyey shacabka iyo waliba maamulka gobalka iyo Degmada. Madaxweyne Faroole oo la kulmay odayaasha iyo siyaasiyiinta gobalka ayaa ka hadlay safarkiisa asagoo sheegay in u yimid magaalada Qardho inuu u kuur galo xaalada gobalka iyo waliba wadatashi. Madaxweyne Faroole ayaa ka hadlay sidii wax loogu qaban lahaa magaalada Qardho oo uu sheegay inay tahay magaalo Taariikhi ah oo horey maamuladii jiray ay uga gaabiyeen inay wax u qabtaan. Madaxweynaha ayaa hada galay kulamo iyo wadatashiyo uu la yeelanayo maamulka gobalka, degmada, siyaasiyiinta, iyo Odayaasha ku sugan magaalada Qardho. Waa safarkii ugu horeeyey oo uu gudaha Puntland ku sameeyo Madaxweynaha cusub ee Puntland tan iyo intii xilka loo doortay bishii lasoo dhaafay ee Janaayo. Maalmihii lasoo dhaafay ayey magaalada Qardho ka socdeen kulamo ay ku arrinsanayaan beelaha ku dhaqan Gobalka Karkaar oo Bayaan shalay ay soo saareen ku sheegeen inay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin maamulka cusub ee Dr.Faroole. Waxaa Madaxweynaha safarkiisa ku wehliya Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo Mas’uuliyiin kamid ah xukuumada oo ay ku jiraan , Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Gen.Cabdullahi Ilkojiir, Wasiirka Maaliyada Md.Faarax iyo Xildhibaano iyo madax kale oo ka tirsan xukuumada. Wafdigan ayaa markii ay magaalada daafaheeda soo gaareen ay halkaasi kusoo dhaweeyeen shacabka magaalada, mas’uuliyiinta gobalka, degmada, cuqaal, siyaasiyiin iyo nabadoono. Source: Horseed Media
  2. ^The older generation have no taste, they do things out of necessity and not choice... in other words they are very practicle men and could careless about how the house looks like if one can live and sleep in it...
  3. ^Ever heard of the 4.5 mate, Nur Ade is gone mate, its impossible
  4. Xidigo I told you to move on, you seem to like to hold onto this one ina abti, and this line of 'you are a qabiliist' have become so common in SOL... its getting boring Dear I am an honest, open minded but sometimes out-spoken, I like to say what I think and put my thoughts straight infront of everyone without hiding intent or any hesitation and for that you and many others assume me as cocky person with questionable character.... I tell you the truth Emp is the least qabiilist you would find in this boards, and my feelings or veiws in this boards are the least bit affected by any qabiil crab... As for Yey's status in Puntland, my dear waan kusheegay sidee wax kuugu cadeeyaa. Mideeda kale hadaan Somalia oo dhan laga hadlayn baan ku iri oo sheekadu Puntland ku egtahay maxaa qabiilist meesha kenay? Hadii Yusuf Yey, Jamac Ali Jamac, Faroole, Aw-Saciid, Cadde Muse iyo Morgan ay iisiman yihiin qabiil ahaan, oo aan Yusuf Yey u arko inuu hero of Puntland yahay over the rest, sidee u ahay qabiilist? nimankaa kale ayaaba isookeeyaan qabiil ahaan qarkood - that was my point... Mideeda kale xagga criminality, harliner-ka iyo dictotorial style kaliya wax laguma qiimeeyo, meela badan oo kalena waa laga fiiriyaa ee lasoco, to give you an example Abraham lincoln is one of the brutal leaders that America has ever seen, he led and excuted a most devastating civil war in America in the name of saving the union and as a result hundreds of thousands of American men and woman have died, families displaced and and all sorts of despair happened... but you know his status in that country today.... Also Joseph Stalin was the most brutal dictator Russia has ever seen, in his era of iron fist rule, Russia have suffered the most deaths of its citizen as a result of his totalitarian decision making and dictotorial regime. He's the man with the famous quote, 'One death is tragic, a million is statistic', and he said that in relation to the death rate of his country men and the suffering of his people, despite all that if you go to Russia today (Bear in mind Im not tallking about 6 or 7 decades ago when the man was still in power and thus seen a hero, now modern day 21st century in which people have become more aware of the world, more enlightened and have learnt to go beyond the line of blind patriotism), the most elevated hero beyond human imagination in Russia is none other than Joseph Stalin... Go ask why the Russian think that way... These are just examples Im not comparing A. Yusuf to this leader, although I believe Stalin was harder and more stubborn than Yey but had a united Russia under his control... PS: Tariikhda intaan ka arkay, I have never seen Stalin nin ka qalbi adkaa even Chinese generals xataa waan aqriyay, but this man was another human being....
  5. ^Awowe, some people do not even deserve an answer, there are those who have veiws and type them on SOL and there are those that don't and can't put them in writing but only cheer from the background, the likes of Norf, Abwaan etc fall under this cat... Markaa kaleexo, jidka ubanee haneefsadeenee...
  6. I agree, horrible looking houses, what! are these houses or ghost residences. It seems the so called Somali contruction companies forget the most important factors of any contruction design, effeciency and simplicity.... instead they concentrate and look for a stylish and fancy looking design and specially as the case of Waryaa people... Yaa usheega to keep simple, these aren't impressive and the amount of money they spend on these houses is almost double than a normal and beautifuly layed-out house....
  7. ^Lool, is all good brother, all good, Shariif Ahmed hardly he's a controvertial figure... It will all be fine...
  8. ^Lol, nice topic, and what is my role... party boober, gate crasher or film critic We as SOL members of citizens hail and support the nomination of LG for that position, we are confident and trust that the Iron lady will excute her job professionally and in a clean manner which strentherns the relations and unity of SOL citizens and Somali people at large, Lol...
  9. Xidigo, if that's all you got then adigaa Badawad ah, remember we are talking about Puntland and not all of Somalia, so Yusuf is one and part of the family that is from that region. I don't see the qabiilist point.... Get your thinking proper... you are not adding anything apart from re-writing what AT wrote, but please re-read my responses as well.
  10. Horn, Adeer you still talk, I guess Hiiraale is coming back to be elected in Xidigo, I know what you are going to say, you are very predictable, thus lets move on
  11. LOool @ reliable sources. This sources can never know what tommorow may deliver let alone next months... Besides its Xaraam to talk about the future if you aren't making it clear that it is a prediction
  12. ^Ever heard of case-iska-waal, that what is all about, its like me having a problem with you but blaming someone else, next door neighbour or the TV news reader... Quite clearly Puntland is not the problem facing Shariif Ahmed and is the least obstacle, we know where his threats and greatest obstacles are coming from, instead of talking about or accusing Alshabaab and Hassan Turk's Kambooni violent groups, AT wuxuu dhusha kafuulay Puntland, one wonders why? Layaabi mayno laakiin anigu hadaan usoo yara gaabiyo waxaan oran waa case iska waal.... Adeer you should have dedicated this topic to and titled it as 'Alshabaab and Kambooni the problem child of Somalia' instead of the peaceful Administration of Puntland.
  13. ^Yes he is reerka so are millions of other men, that's not the point as to why he's a hero of Puntland, you can't get that silly fact Badawyaho... Abdi Dheere that Sabaax driver is reerka too, so is Jamac Ali Jamac, Lol... Muranka bilaa micnaha ayaad iska jeceshahay, and Yes, wax lagaa qoraayo majirto, evidence to that is your use of your wife as a form of strength in Gole rageed, LOoool... Xaaskana mardanbe meesha hakeenin.. yaan lagu karbaashinee
  14. ^Lool, now thats funny Me, Adiga you just jump off and you don't read or really look at AT's comments, do you? The man was not talking about Puntland Admin per se, he has accussed all of reer Puntland as people who say and have an attitude of 'Ama anaga ama kakac', he categorised them as 'Ama Cadyahow kucunay ama Kuciideeyay'... And all I was saying is that, in fact most of that case happened in Mogadishu, and reer Puntland have only won the leadership in 2004, and before that waxay iska ahaayeen Adminstration meeshooda iska jooga... You can have you criticism against the Administration, we can agree or disgaree on that, not a problem. AT, adeer anyone can list all they wish in ligh of their position according to their interpretation... Laakiin qofku isagu wuxuu ismoodo ma ahee waa wixii ay dadku moodaan
  15. As always you miss the point, awalba AT unbaad iska ahayde, laguu qori maayo, maxaa qabyaalada meesha keenayna... You asked about Yusuf statuse among Puntlanders, I told you, he's the frmer President and the founder of the state, a longstanding and great politician from that state which in question, what's so hard to understand his status among the poeple of that region yaa reer Baadiye, marki aan kuusheegayna wali khashiinimadaadi ayaad sii wadaa. In simple, hadaan warka kuugu cadeeyo, Yusuf is to Puntland what Abrahim linclon is to America.... As for your point of qabiilka inaadayn fahmayn, one can challenge that too, AT qabiil mayaqaano
  16. ^LOol, adeer its good you are anti-Puntland, although you are one heck of an entertainer and a great fella, note one doesn't wish to be on the same side as you politically, qofkaas jahwareer ama jab iyo balayaa sugaysa... Marka I am liking the fact that AT of SOL boards is anti-Puntland than being pro-Punt.... note that, I don't like neutrals either
  17. Dufcadii ugu horaysay ee ka Qalin Jabisay Jaamacada EAST AFRICAN UNIVERSTY Qeybteeda Mudug oo Qalin Jabi say Mogadishu Friday, 30 January 2009 SMC Waxaa Maalintii Shalay Ahayd Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka MUdug Ka Qalin Jabi say Ardaydii ugu horaysay ee kabaxda Jaamacada East African Universaty Laanteeda Gaalkacyo. Xafladii QAlin Jabinta Ardaydaasi oo ka dhacday Hoolka Shirarka ee Hotel-ka Amal Palza ayaa waxaa ka soo Boqolaal Dadweyne ah, Maamulka Gobolka,KanMagaalada Gaalkacyo, Takhaatiir, Macalimiin & Dhamaan Ardayda & Macalimiinta Dugsiyada Sare & Jaamacadaha Gobolka Mudug. Waxaa Halkaasi Laga Soo jeediyey Khudbado kala duwan oo ay Soo jeediyeen mas'uuliyiinta ka soo qeyb Gashay Xafladaasi oo Dhamaantoodba Sheegay in Ay aad ugu faraxsan yihiin Xafladan Qalin jabin ta ah ee Ka dhacday Magaalada. Ugu horayn waxaa Halkaasi ka Hadlay Madaxa Qeybta Computer Sinece-ka ee Jaamacada Bariga Africa Prof:Sayid Maxamed Clle Xassan, Oo ka hadlay Wax yabaihii kala duwanaa ee soomaray intii ay wadeen Jamacadan asaga oo sheegay in ay soo mareen Dhibaatooyin kala duwan balse Sheegay inuu Hada ku Faraxsan yahay in Ay heerkan Soo gaarsiiyeen Jamacada. Dr:CQaadir Maxamed Jaamac (Dhagacade) oo Kamid ah Takhaatiirta ugu Caansan Gobolka Mudug oo kamid ahaa dadkii ka soo Qeyb Galay xafladaasi ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay Ardaydan Qalin Jabisay Waxaana uu ku booriyey in ay Dalkooda & Dadkooda ay wax Taraan. Waxaana uu Dhakhtarku Ku booriyey Dadka Aqoonyahanada Ah ee Dibada Jira in ay Dalkooda u soo laabtaan waxna Taraan Umadooda Ee ay san DIbada Iska Wareegin. Duqa Magaalada Gaalkacyo Col:Axmed Cali Salaad ayaa Guntii & Gaba Gabadii Ka hadlay Xafladaasi waxaana uu sheegay in uu soo dhaweynayo Ardaydan Waxaana uu mahad Balaaran u soo jeediyey Madaxda Jaamacada Bariga Africa wuxuuna Ka codsaday in ay sii wadaan Howsha adag ee Ay dadkooda u hayaan. isku Soo wada Duub oo Xafladan ayaa ku dhamaatay jawi aad u wanaagsan oo Faraxdeed,qaarkamid ah ardaydii halkaasi ka qalin Jabisayna waxa ay sheegeen in ay ku faraxsan yihiin Xafladoodan waxayna u mahadceliyeen Dadkii Soo abaabulay & Kuwii ka soo qeyb Galayba. Wariye:cabdiqani Xayir Sheekh Cali. Somaliweyn Media Center “SMC”
  18. Originally posted by NG: Still, I thought you said they didn't matter. What changed your mind so quick? Lol, Puntland never matters, and this is Somali politics huh? AT never likes to admit hehehe ha Puntland is keeping busy both the North and the South politically, I agree to that but not a threat to peace and the unity of Somali, and no they aren't any problem to Shariif Ahmed, very simple.... AT, keep entertaining us and more so yourself, we have come along way to know you my friend....
  19. ^Yey is the former Somali President, a hero in Puntland, a father figher and the founder of that state, that's how I see him, this is Somali politics Badawyaho. Of course Yey is not a saint nor an angel, he made so many mistakes in his time so does every human being, let's see if Shariif Ahmed never ever makes a mistake .... I don't think you understand.... As for Ethiopia, saxib its not one man's decision, Ethiopia waa lawada watay hadanna wali waa lawataa, if you think that chapter of Somali-Ethiopia affair is over with the departure of Yay bal aragaanee, balse waxaan kuusheegi kuwi ugu badnaa low jobs hayay ee tarjumaanada u ahaa waxay adigoo kale, ileen Somalideena kale Af-kooda maba naqaanee... As for Nur Ade, so much for getting rid of Ethiopia, adeer waad dhiiqatay hadaad mooday marki hore inuu iska dhigay inuu isagu Ethiopia saarayo wuu isku xaaray, wuxuu noqday sida ninkii inta soomay hadanna bakhtiga ku afuray, it was Nur Ade ninki Ethiopians troops yaysan naga tagin kalahaa Idaacaha everyday after Yusuf resigned and Ethiopia strongly decided to leave Somalia... Saxiib marka Nuur Ade iyo Axmed Salaan waa kuwaasaa...
  20. This list of yours is inline with the old school of thought... None of these men can change the status of today's Somalia... Young, unknown and new faces, men of the age of Shariif or even younger, educated and who have stayed in Somalia at least 2/3 of the 2 decade civil war in Somalia can do it, and only such men will have the strength to deal with the wide range of Somali problem