Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Ardayda Soomaaliyeed oo soo dhaweeyey maamulka cusub ee Puntland (Sawiro) Tuesday, February 3rd, 2009 at 3:18 pm sudan_xaflad16Mustaf Adbirisak Ahmed Kharduum, Sudan Taariikhdu markay ahayd 30/1/2009 galabtii Jimcaha ayaa ururka aradayda Puntland ee dalka Suudaan uu qabtay xaflada wayn oo si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu soo dhawayn Madaxwaynaha cusub Dr.Cabdirixaman Faroole iyo ku xigeenkiisa iyo labadiisa gole. Xafladaas oo ka dhacday hoolka wayn ee Jaamacada International University of Africa xaflada ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin sar sare oo isugu jirta kuwo gobol iyo kuwo caalami ah labadaba. Waxaa kamid ahaa masuuliyiinta ka hadlay xafladaa lataliyaha Madaxwaynaha arrimaha Carabta Mudane Maxamed Cabdi Malow iyo masuuliyiin ka socotay dalka Suudaan iyo kan ururka ardayda Puntland ee Suudaan Mudane Muse Ahmed Ciise dhanka ururada waxaa ka hadlay ururka ardayda Jabuuti ee Suudaan Mudane Muuse Jabtuuti, Ururka ardayda ******ia ee Suudaan Mudane Mu’adin, Gudoomiyaha ururka ardada Soomaliyeed ee Suudaan Mudane Axmed Fure iyadoo halkaa khudbadihii ka baxay talo iyo bogaadin logu soo jediyey Madaxwaynaha cusub ee Puntland Mudane Dr.Cadbirixman Faroole iyo golaha xukuumada iyo barlamaanka cusub. Xafladaan oo si heer sare ah u dhacday ayaa waxaa soo qaban qaabiyey gudi sare oo kala ah sidaan: Mustafe cabdirisak aasparo Ahmed Mire Daauud maxamed nur Xafladaan ayaa lagu so bandhigay gabayo khudbado heeso wadani ah majaajilooyin riwaayado dhamaana xambaarsan talooyin iyo tahniyado lo dirayo maamulka cusub ee Puntland.
-
jini_boqorXildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jiniboqor) oo shalay soo gaaray magaaladan Boosaaso ayaa sheegay inuu ku raacsan yahay maamulka Puntland mowqifkii uu ka qaatay shirkii Jabuuti. I know Jini-boqor was allied to Nur Ade, his group lost, and I think that's why he's said this in Bosaaso, what do you Duke?
-
Xildhibaan Jiniboqor oo Boosaaso jooga Tuesday, February 3rd, 2009 at 3:33 pm Horseed Media Boosaaso jini_boqorXildhibaan Cabdi Cabdulle Siciid (Jiniboqor) oo shalay soo gaaray magaaladan Boosaaso ayaa sheegay inuu ku raacsan yahay maamulka Puntland mowqifkii uu ka qaatay shirkii Jabuuti. Xildhibaan Jiniboqor waxa uu sheegay in Puntland ay xaq u leedahay in ay mowqifkaasi qaadato haddii ay shakisay in la gacanbidixeeyay. Waxa uu sheegay in federaalka Xaq loogu leeyahay in uu la tashado maamul goboleedyada wax kasta oo ay sameynayaan. Xildhibaan Jiniboqor wuxuu sheegay in uu la kulmi doono madaxweynaha Putland iyo xukuumadiisa isla markaana kala hadli doono arrimaha federaalka. Dhinaca kale xildhibaanku wuxuu sheegay in shirkii Jabuuti uu sameeyay mirodhal wanaagsan, isla markaana rabbi ku guuleeyay xildhibaanada inay madaxweyne doortaan. Waxa uu ka hadlay mar uu dhaliil u jeediyay shirka oo uu sheegay in aanu jirin wax xoriyad ah oo ay haysteen xildhibaanadu balse ay hawsha ku wadeen jujuub, si kastoo wax u jireenna wuxuu sheegay in laga faa’idey shirka in maanta Soomaaliya ay yeelato madaxweyne.
-
^Loool dee ma dahabshiil account baan kuu qoraa
-
LOoool @ Red Sea, gabadha miyaad kaheshayna? Dee i afgaro aan detail-ka raadiyee She sure looks good and indeed made an effort becoming one of the first graduates of this University, Masha'alah.
-
^Alshabaab do control large segments of Mogadishu too, this is a bad start for Sheikh Shariif but I hope things will get better
-
Wayferer, I agree, he should go to Mogadishu and face the reality that awaits him over there... As for a move to Puntland, its bad bad bad idea if you ask me mate, absolutely no, it will never go anywhere and will further derail Puntland and sink it down... more of a confusion, each Admin to his own...
-
LOoooool Shariif Ahmed: I am A Somali President and busy with the naming of PM and government. Sheikh Aways: Calaa Hassan Dahir Aweeys yaa Sheikh Shariif Nice one old man.