Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Somali poet, religious man in Mogdishu. Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay Gabaygiina waa kanaa: -------------------------------------------------- Ma aha Feysaloow goosashadu reero kala guuray Oo arigi kala guranayoo geeli kala soocday Oo xoolihii kala geddiyoo gobolba meel aaday Oo awrku maqashii ku guray xariggana u giijay Mar uun buu nikaaxani guntamay gaasir ma ahayne Gundhiggiyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin Gu’gaagaa yar ee Feysaloow gacaloow aashaada Inaad gacan labaad doorataa kuuma soo geline Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Maxkamaddiini gabar lagu habsaday gadatay dhiiggeeda Go’aankeedii nacasnimo ma waan gobi ka shuureynin Ma golayaashii iyo guurtigibaa garasho naafoobay Ma gablamay Cigaal ficil xun waa laga gadoodaaye Guddiga habar-magaadlahoo wanjalay gabaraan qaan-gaarin Oo si ay god ugu sii ridaan weli la goobaaya Wax taariikhda galayaa jiroo lagu gumoobaaye Ku gaar-yeela ficilkaa ninkii gabadha eedeeyay Gaangeeti jaqaleysigii waydin gaasiraye Geenyada yaroo soo martiday guriga sheybkiinna Amay gabadhu ka hinaastay waa gob iyo xeerkeede Oo odaygu garan waayay waxa gubaya xaaskiisa Haddii gogosha lagu hiifayoo lagu gantaaleeyay Gar maahayn inuu gabadha xiroo cadow u geeyaaye Go’aankiisa nacasnimo mawaan gobi ka shuureynin Nebi Yuusuf wixii gaaraybaa meesha soo galaye Zam-Zamna kiis ma gelin ee Maseyr guuxayaa xiraye Guntii hadalku waa kaa haddaad garan kareysiine Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay Oo inan yaroo guri gashay ay kaga gariirsiisay Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin Ma weydnaan gabdhaha sharaf u hayn garasho yeelkeede Gun iyo baar ma gaangeetigaa gubaya ruuxiinna Gobos-nowdii xabashida miyaa tan idin gaarsiisay Gablan talo adduuneey maxaa galaya Taariikhda Gacal ma lahan nabad-sugiddu waa shuuci gaamuraye God buu idinku riday odaygii aad garabsanayseene Geenyada darmaantaa rag waa gacalo eegaaye Waxaan gacani qaban baa jiroo Gobi ka sheexdaaye Mar waa gabar, mar waa idiin gayaan, mana ay qaan-gaarin Marna guri Nin weyn bay gashoo waad u gudubteene Hubna gacanta kumey sidane waad gubi lahaydeene Gun miyaad tihiin ficil xun waa laga gadoodaaye Saqiir magan il-galacle ah miyey idin ka geyn weyday Maxaa gabar qariibahoo martiya loo argaagixiyay Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’ Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye Go’aankii Tikrihu Feysaloow waa gabaa hirige Gidaar adag rabaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne Intey caradu kaa go’i un baad gooni joog tahaye Inaan gacan labaad kaaga haro iima soo geline -------------------------------------------------- W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Xusuus: Abwaanka waxaa laga rajaynayaa gabaygan oo cod ah... Faafin: SomaliTalk.com | Jan 3, 2005
-
Abshir Bacadle oo Jawaab ka bixiyey hadalkii Feysal Cali Waraabe iyo Xabsigii Zam-Zam (Gabay) Bacadle, Poet and religious in Mogadishu Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay Abshir Nuur Faarax Waa abwaan Soomaaliyeed oo laga yaqaan dalka gudihiisa iyo dibaddiisa mar walbana gabay ku cabira xaaladda markaas taagan, wuxuuna gabaygaan ku cabbirayaa ama ku dhaliilay hadalladii ka soo yeeray Feysal Cali Waraabe oo ku aaddan gabadhii Zam-Zam Axmed Ducaale oo ah gabar aan hubeysnayn isla markaana gashay guri nin madax ah, dambina looga dhigay gelidda gurigaasi, wuxuuna aad uga xumaaday markii gabadhaasi gurigiisa laga jiitay uuna awoodi kari waayay inuu yiraahdo gabadha hala sii daayo. taasoo keentay in gabadhaasi la xiro isla markaana Maxkamad la soo taago Wuxuu sheegay Abshir Bacadle sababta loo xirey gabadhaas ay tahay in Reer Waqooyigu ay doonayaan inay sameeyaan wax fool xumo ah oo ay ku nacaan reer koofureedka. Abshir Nuur Faarax waxa kale oo arrinta gabadha ku baraarujiyay Weriye Fahad Yaasiin oo todobaad ka hor qoray maqaal uu hal-ku-dhig uga dhigay (Gabyaagii Wahaabiyada maxaa hadal looga waayay). Abshir Nuur Faarax (Bacadle) wuxuu ku dhashay Degmada Mustaxiil ee Zone-ka shanaad ee Soomaalidu dagto ee Itoobiya sannadkii 1946-kii, wuxuuna weligiis ku dhex jiray ganacsiga, wuxuuna gabayga uu ka tiriyay Zam-Zam ku billaabay sedan: -------------------------------------------- Ma aha Feysaloow goosashadu reero kala guuray Oo arigi kala guranayoo geeli kala soocday Oo xoolihii kala geddiyoo gobolba meel aaday Oo awrku maqashii ku guray xariggana u giijay Mar uun buu nikaaxani guntamay gaasir ma ahayne Gundhiggiyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin Gu’gaagaa yar ee Feysaloow gacaloow aashaada Inaad gacan labaad doorataa kuuma soo geline Afartaa intaan kaga gudboo waan gunaanadaye Maxkamaddiini gabar lagu habsaday gadatay dhiiggeeda Go’aankeedii nacasnimo ma waan gobi ka shuureynin Ma golayaashii iyo guurtigibaa garasho naafoobay Ma gablamay Cigaal ficil xun waa laga gadoodaaye Guddiga habar-magaadlahoo wanjalay gabaraan qaan-gaarin Oo si ay god ugu sii ridaan weli la goobaaya Wax taariikhda galayaa jiroo lagu gumoobaaye Ku gaar-yeela ficilkaa ninkii gabadha eedeeyay Gaangeeti jaqaleysigii waydin gaasiraye Geenyada yaroo soo martiday guriga sheybkiinna Amay gabadhu ka hinaastay waa gob iyo xeerkeede Oo odaygu garan waayay waxa gubaya xaaskiisa Haddii gogosha lagu hiifayoo lagu gantaaleeyay Gar maahayn inuu gabadha xiroo cadow u geeyaaye Go’aankiisa nacasnimo mawaan gobi ka shuureynin Nebi Yuusuf wixii gaaraybaa meesha soo galaye Zam-Zamna kiis ma gelin ee Maseyr guuxayaa xiraye Guntii hadalku waa kaa haddaad garan kareysiine Beel yahay gadoodayoo go’daydoo gabar ku ciil beeshay Oo inan yaroo guri gashay ay kaga gariirsiisay Oo garan waayay wuxu waa gabaraan wax idin gaarsiinin Ma weydnaan gabdhaha sharaf u hayn garasho yeelkeede Gun iyo baar ma gaangeetigaa gubaya ruuxiinna Gobos-nowdii xabashida miyaa tan idin gaarsiisay Gablan talo adduuneey maxaa galaya Taariikhda Gacal ma lahan nabad-sugiddu waa shuuci gaamuraye God buu idinku riday odaygii aad garabsanayseene Geenyada darmaantaa rag waa gacalo eegaaye Waxaan gacani qaban baa jiroo Gobi ka sheexdaaye Mar waa gabar, mar waa idiin gayaan, mana ay qaan-gaarin Marna guri Nin weyn bay gashoo waad u gudubteene Hubna gacanta kumey sidane waad gubi lahaydeene Gun miyaad tihiin ficil xun waa laga gadoodaaye Saqiir magan il-galacle ah miyey idin ka geyn weyday Maxaa gabar qariibahoo martiya loo argaagixiyay Lixdankii nikaaxi aan galnood gacanta soo taagtay Anna aan guddoon kugu aqbaloon kaawada u giijay Guntana aan badweynta u dhignaa goo is leedahaye Ma gil-gili kadhiin boqon sanoo gocosho riintiine Halkaan feylashiinni u gudbiyay amase gaarsiiyay Feysaloow ma gaadhiin Tikrena garanba maayaane Inaad naga go’diin iyo bal daa gaalo raacnimo e’ Gundhiggiyo heshiiskii adigu amaadan soo gaarin Gulufkiyo hinaaskiini waa soo gabaabsadaye Go’aankii Tikrihu Feysaloow waa gabaa hirige Gidaar adag rabaa u dhigay si aan la iiga kaa goyne Intey caradu kaa go’i un baad gooni joog tahaye Inaan gacan labaad kaaga haro iima soo geline ---------------------------------------------- Mr F. Waraabe Ucid party leader. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com Xusuus: Abwaanka waxaa laga rajaynayaa gabaygan oo cod ah... Faafin: SomaliTalk.com | Jan 3, 2005
-
They always have a case!! How much did Somalia paid??
-
No wonders, wise father told me when i was young this saying: Dariskaa mar ku diin, mar kudayo marna kaddar. I guess that sums up all you posted. Gday!
-
There we go again, crew is on to operate as usual. Flags are a sign of blind partiotism, a wise father told me long ago. Qudhac, Sure bro going back to Mogadisho(Xamar Cadey) is considered as a success. What do u think? Being a partisan person i think is what you consider to be success. Gday! Gluck!
-
Alisaleebaan, SHAN IYO TOBAN SANO SOOMALIA DADKEEDII WAXEEY U QEEYBSAMEEN WAX DHINTAY, WAX DHAAWACMAY , WAX CURYAAMEY, WAX WAASHAY, WAX LAKUFSADAY, DADKII WAXEEY QAXOOTI KUWADA NOQDEEN ADUUNKA DAAFIHIISA. INTAAS MAXAA SOO RAACO CADAAWAD LA ISKUQABO SOOMAALIDA DHAX DEED NINMBA NINKA KALE AAMINEEYN. I coudn't say it better, Any thing to get us through this is fine for me. Hanala karbaasho is the right word to employ here, for we deserve it. Wacan-day!
-
Juma, easy bro ^^^which is exactly what you should be doing now...! Adaa lagaa bartee Gday!
-
A brave man dies once Nothing at all, we just kick their A$$
-
I wonder why some of the SOLers take this too serious, to another level. NGO can I borrow your singnature for once pal, It's only words on a screen, words on a screen! - NGONGE G-day
-
The African Union has agreed in principle to provide troops to allow the newly elected Somali government to be installed in the capital, Mogadishu. Good news aight, BBC Reuters
-
Calow niicda iga daa carabi waa naagee!! NGO, Sxb you are still hiding behind the smoke of many words. Smith went to a holliday and witnessed nothing that he could envy, he clearly stated some positive things but the negativity outweight in his view. OK , lets say he's negative person On the other hand, nothing you presented on your thread could change anyones view, question after another with big politisised words. No reasons, just a lot of irrelevant talk. OOh sorry u said this, now I can answer this one NGO: In fact, your reference to Iraq (and here “your†is aimed at the collective and not you alone), the Asian victims and many other Islamic disasters and conflicts, imply that these Arabs ARE the leaders of the Muslim world and you’re all disappointed at their indifference and extravagance! Yes, they the Muslim world leaders and we are very much dissapointed with their disintegration, is there anything wrong with this? NGO: Why are the Gulf States always singled out for the snidest attacks? Sxb what is this q again, do u know his view about the rest? does he hold similar view to others? simply you don't know, he only revealed what he thinks of dubai. Comment on the topic at hand, bring forward your positive things about that city, their booming economy, their mD's FC's and M&S..... Looking forward to see the posative things that we should envy, ofcoz apart from peace. Gday!
-
Juma, Your are very welcome bro, laakiin amaa adiga lee ibursanoosaa. As for the topic. Juma: quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by NGONGE: Why do we do this? Is it some sort of inferiority complex? -------------------------------------------------------------------------------- this says all about you sxb, isku *** jeclidaa sxb
-
Juma your choice is well repected here, no worries but you seem adamant to sell me your view .. Sxb I aint selling any views here, after all i will not get more/less benefits/problems than you if they make/break it. I just can't stand the ethiopia excuse, simple as that, beyond that your point is well understood. Bday!
-
NGO EVERYONE is entitled to his/her opinion True said, so stop asking many q's pal, just bring on your opinion if you aim to write. Smith just stated his, what is yours. Remember it is only a discussion forum and its always words on screen, so whats all with this q's Why do we do this? Is it some sort of inferiority complex? Take it easy pal Gday
-
Nayruus, Well Said sxb, this persons in the west are irrelevant they carry no weight whatsoever, Just a lot of bulshit, they talk the talk but never walk the walk. How true is see many of them in their tens sitting cafeterias rejecting, insisting and some threating they will do this or that as if their buug of cayrta can bring about change. Juma: In the light of the current circumstances I think i will opt for never Sxb I have my doubts here, whether your life in the west tastes so sweet to the point it had incredible swollen your brain. Or are we the ones benefitted from the current situation back home? Sxb don't let your emotion rule, As for Ethiopia. I think it is a long history, I suggest you read and learn more about your history. Somal-Ethio problem never started a year or 10 or even 100 years ago, long before centuries, and it will remain for almost another century if not forever, no matter who becomes leader or what system is to be used. Remember there is only gona be one winner at a time as it has been in the past. Now ethio is on the winning side, enjoys a great power over Somalia, a great support from outside world and ofcoz the disintegration of the Somalis. Whether you bring Sheekh or Mujrim and kiss their A$$ or bite them, simply ethio will not step out of Somali affairs and vice versa, history repeats. So brov don't make this as a newthing, it has been there bofore and will be in the future, end of story. But this is for you, your time and chance, once you miss the chance then its forever gone, It is time for you to make it or break it, the choice is yours. Gday
-
SmithNwestern, Thanks Sxb for the update But why would anyone want to travel or live to a place like that, Sxb if all they could offer is a copy of American stuff, then why bother. I want Arab Music, Arab food, Arab houses, arab culture and arab everything. It does not amaze me at all if I ever see Mcdonalds, KFC's, big American roads, car or buildings. No need to travel for that, I will just step out of my house and find so easy this MD's, KFC, the cars and just turn on my radio to get the latest R&B hits, these will not amaze nor amuse me at all. Seriously is that all dubai it is?? Simply disappointed, So sad.
-
HornAfrique: I don't see why you put "atheism" on the same page as "Somalis". LOOOOL, you got me laughing sxb walahi, waa la isku dhagan yahay meeshan walahi. I don't know, good question thou, I think two things are of a big problem to him that he can't face at once, which I think he would have preferred to face each at one time. Well domonstrated by Ayub and well spotted by Horn, I must say, LOL. Gday
-
Juma: looking forward to see the next Somali peace conference... . heard the Musaveni of Uganda is planning to convene one now since all other immidiate neighbours had a chance. Damn why not him. it will be a boost to his country's economy Sxb you are having too much hopes, this is last one, this or never again. Just pray they make it this time... lol Saxardiid: They rejected 74 and accepted 91 Sxb you know why, every1 is hoping and thinking he will get a post. Just wait few days after the announcement, many rejections are on the way from the ministerial left outs. It is not about 74, 91 or 55 this is about hala iska dhex arko, Anigana period.
-
Shirwac no offence but are we here to believe the reincarnation of persons sxb. I could be wrong but I always find it hard to proof what exists in the hereafter -- but that is just me! Logically sxb u won't be staying here forever, it means one day you leave this live, well this you have proof for it i think no need to argue, But the very moment day you leave you step into another situation unlike the one before, whether is called asxabul qabur(grave people) or Dead persons by the living humans or anything else you would like to call it, it is simply the beginning of another situation(Life hereafter) that you will be in after you left theprevoius situation(Life here now). Again sxb in English Life does not only mean the period between birth and death. Cambridge Englilsh dictionary: Life: 1. the period between birth and death 2. way of living The second definition shows it is a situation or conditions exist at a particular time, so there are real conditions exist hereafter as some real one's do exist here now, however you can argue about the similarity, Because the two are completely different in everyway or aspects that your brain will want think here now. BTW, there is no death in Aakhiro(life hereafter) as far as my knowledge of the Diin is concerned, it is Abadi(forever one) no change in there, this means the first explanation of the English dictionary is of no use. He hasn't heard news from Aakhiro, said the dull prof. Subhannallah. He won't, I won't and no one will because there is only one way road policy created by god i.e, all are going there and noway back, old young male female and infants have already gone into that way of life into another conditions different to this one, surely this is something you should ask yourself? What is the purpose of going only that way?, why no one is returning? what is in there? horta there miyay jirtaa meel ah oo lawada aadayo?, maxaanse kasoo qabanaynaa? Do your homework and think again and again. And the strongest proof of all is your creation, the creations of the sky and earth, and the word of god when he says to everything just be it and it is. Allahu Akbar This inkirad of Aakhiro occured before and is no suprise. Just read this Aayado. ----------------------------------------------- "Does not man see that We have created him from the small seed? Then lo! he is an open disputant. 36.77 And he hath coined for Us a similitude, and hath forgotten the fact of his creation, saying: Who will revive these bones when they have rotted away? 36.78 Say: He will give life to them Who brought them into existence at first, and He is cognizant of all creation. 36.79 The same Who produces for you fire out of the green tree, when behold! ye kindle therewith (your own fires)! 36.80 Is not He Who created the heavens and the earth able to create the like of them? Yea! and He is the Creator (of all), the Knower. 36.81 Verily, when He intends a thing, His Command is, "be", and it is! 36.82 Therefore glory be to Him in Whose hand is the kingdom of all things, and to Him you shall be brought back". 36.83 ------------------------------------------------ Allow nahanuuni
-
Good news boyz, they are trying to do something. But what's all with this 9/9 number, I think is a magic one that this time round the government will pass the parliament, hope so. But what about the one one thing, It doens't look like a lucky number. Anyone tried before the lottery and won with this number?? it may be a block, what do think guyz. Hope peace prevails
-
Ra’iisul wasaare Geeddi oo maanta ku dhawaaqay tirada golaha wasiirada ee loo qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed Nairobi Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa maanta kulan kula yeeshay Mbaghati xildhibaanada baarlamaanka FKMG ah ee Soomaaliya, waxaana kulankaasi ra’isul wasaare Geeddi uu ku soo bandhigay tirada wasiirada ee uu u qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed, isagoo sheegay in uu ku saleeyay hanaanka 4.5-ka. Ra’iisul wasaare Geeddi ayaa u sheegay beelaha Others-ka in uu siiyay 4 wasiir, beelaha ******* , *** iyo Digil & Mirifle-na uu siiyey min 9 wasiir waxaase 2 wasiir loogu daray beesha ****** oo la siiyay 11 wasiir beeshaas oo uu ka soo jeedo ra’iisul wasaare Geeddi. “Sababo gaar ah ayaa loo siiyay beesha ****** 2-da xubnood ee wasiirka oo loogu daray, dhismaha golaha wasiiradana waa mid ku saleysan dib u heshiisiinta beelaha Soomaaliyeed†ayuu yiri Prof. Geeddi oo rajo ka muujiyay in baarlamaanku taageeri doono qaabka wasiirada uu ugu qoondeeyay beelaha Soomaaliyeed. Baarlamaanka ayaa u codeeyey soo jeedintii ra’isul wasaaraha waxaana taageeray 200 xildhibaan, halka ay diideen 19, waxaana ka aamustay 4.
-
Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay in Golaha Wasiirada Soomaaliya Noqdaan 91 Xubnood Nairobi Kulanka baarlamaanka Saaka waxaa ka soo xaadiray xubno gaaraya 223 Xidhibaan waxaana kulankaa ka codsaday Baarlamaanka Soomaalida raysulwasaare Prof Cali Maxamed Geedi, Kulanka waxaa furay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Sh Xasan Sh Adan isaga oo ku soo dhaweeyay Raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi , Raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi Salaan iyo ma had celin ka dib waxa uu sharaxaad ka bixiyay qaabka doowladiisa isaga oo xusay in aysan sharci ahayn in uu soo ban dhigo balse isagoo ilaalinaya arimo badan uu soo ban dhigay Tirada golihiisa wasiirada isagoo sheegay in uu qaabkan wax u qaybin doono Waxa uu xusay in Beesha Shanaad ay heli Doonaan 4 Wasiir Beesha ******* 9Wasiir Beesha *** 9Wasiir ****** 11 Wasiir Digil iyo Mirif 9isagoo sheegay sababta saa loo yeelay in ay tahay Codsi ka yimid Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Yuusuf Axmed Dhinaca kalle Prof Cali Maxamed Geedi Waxa uu xusay in la soo dhisi doono in 5 Wasiiri Doowlayaal uu soo dhisi dooni isagoo intaa raaciyay in ay Jiri Doonaan 2 kalle balse waxa uu sheegay in uu dib ka soo sheegi doono sababo jira aawadood Prof Cali Maxamed Geedi ma sheegin sababaha jira isagoo intaa raaciyay in sida ugu dhaqsiyaha Badan u soo dhisi doono xubnaha Golahawasiirada isagoo intaasi raaciyay in si cadaalada uu ku soo dhisi doono 4.5 Intaas ka dib waxaa hadalkii lo gudbiyay Xubnaha Golaha Baarlamaanka Soomaaliya dood iyo falanqayn badan ka dib waxaa la isla gartay in cod la galiyo iyadoo ay Si buuxda gacan taag ugu ansixiyeen Codsigii raysul wasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi Xubno gaaraya 200, si farxada halka 4 ka aamustay 19 kalana qaadaceen marka waxaa amuurtii ku gaba gaboowday codsigii Prof Cali Maxamed Geedi oo ahaa 91 xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya, Baarlamaanka Soomaalida ayaa xiliyadan danbe aad moodain si sareexad leh uga wada doodaan guud ahaan hadba wixii soo kordha waxaa laga dhur sugayaa dhismaha Golaha Wasiirada Soomaaliyeed&Prof Cali Maxamed Geedi raysulwasaaraha Soomaaliya Ku noqo beejka Axmed MuuseCabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi webmaster@dayniile.com
-
Nationalist, I understand ur point. Sure is really sickening, unintelligent people always look for soft targets, somalis thats how they are!
-
tsunami or not, Sxb i have never been there before and not planning to go in the future, simple as that. As for the tsunami disaster don't let your brain stick into one place, it can happen anywhere, who said where you live now is safe from tsunami or any other natural disaster. Sxb think again If this was about holliday, whenever i dream of it i will take the way to the beloved homeland, where I can find mali queens, my hooyo macaanto, ader, abti and rest, CamelMilk and ofcoz Idian ocean beaches. I have no excuse to head Asia, may be for Business reasons but not other than that. Gday!