Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Qeyb ka mid ah ciidamada Uganda oo ka soo dagay Muqdisho Mogadishu 06, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamadii ugu horeeyay ee ka socda Midowga Africa oo wata qalab militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo lagu soo dhaweeyay. Qeyb ka mid ah Ciidamada dalka Uganda oo wata qalab Militari ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Ciidamaan ayaa waxa ay ku yimaadeen Aira porka iyaga iyo qalabkooda ilaa 3 diyaaradood oo kuwa Militariga sida ay sheegeen wariyeyaal ka tirsan shabelle oo ku sugan halkaasi. Diyaaradaha ay ku yimaadeen ciidamada Uganda ayaa waxaa ku dhagan astaanta ciidamada cirka ee dalka Aljeria Tirada ciidamada Uganda ee ilaa iyo haatan soo gaartay garoonka Muqdisho ayaa waxa ay gaarayaan ilaa 120 askari oo wata dabaabaad, iyadoo ciidamadaasi ay ku hubeysan yihiin qoryaha AK47. Ciidamadan ayaa waxaa la wareegay Mas'uulka Midowga afrika ugu qeybsan arimaha Somalia oo la yiraahdo Max'ed Cali Foomka, iyadoo calanka Midowga Afrika halkaasi laga taagay. Afhayeenka ciidamada Uganda Dady anakunda oo la socday ciidamadii Uganda ee yimid oo shabelle ugu waramay gudaha Garoonka ayaa waxa uu sheegay in aysan u imaan Somalia in ay la dagaalamaan Somalida balse ay u yimaadeen in ay caawiyaan Somalida sidii ay u heli lahaayeen xasilooni iyo kala dambeyn. Xaflad soo dhaweyn ah ayaa ka soconeysa gudaha Airaporka, iyadoo xafladdaasi ay ka qeybqaadanayaan Mas'uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda KMg ah ee Somalia iyo qaar ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho. Amaanka wadooyinka gala Airaporka magaalada Muqdisho ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo la xadiday dhaq dhaqaaqa gaadiidka iyo dadka inta ay ka soo dagayaan ciidamada Uganda oo qeybtoodii ugu horeysay soo gaartay caasimadda. Ciidamada Uganda ee soo gaaray Airaporka ayaa waxa ay wataan dhowr gawaarida dagaalka oo ay ka mid yihiin beebayaal iyo taankiy
  2. At this stage of the league 8 teams will progress to the next level... Liverpool all tha way .. go go go
  3. Su'aal: Yaa ku haboon in laguursado? Jawaab: Sheherazade
  4. Originally posted by Sheherazade: Maya, anaa wax qaba. LOL waa war sugan, dee anigana igu dar.. Somalidu waxay tirahdaa raggu waa 100 (boqollayaal) dumarkana waa 50 kontallayaal.. Marka hadaadba wax adigu qabtid dee 2 (labaa) laguu ogolyahay meesha ragga looga ogolaaday 4 haday iyagu wax qabaan. Sestence-ka meesha kabanaan buuxi hadaba?
  5. ^^Walaaley horta adiga malagu qabaa waan kaa helayee From ****Qalbi kuu furun*****
  6. ^^What would you do had you been in their situation, I bet you would have danced for him Or Perhaps just laugh, but that was funny
  7. ^^It isn't hard to guess that I suppose
  8. ^^Very Simple my we take jokes and most of the time consider it to be just a joke thrown at us, and this I think was reason as to why it got popular but not people think themselves as Nigers or slaves. Of all the nationalities that I have met or worked with including Arabs, Asians and other African or black and white poeple, the only people that were most sensitive having a shot at them were the White people... they get offended by least offensives jokes, but Ironically love to have a peez at others
  9. First of all, What is Dhaqan and as why it is sacred? Dhaqankii hore waa laga tagay, dunida cusub lasoco, Europeanka aad arkaysid dhaqamo waa hore hore ay lahayeen ayaa jira oo laga tagay... Nurudin iyo kooxdiisa sida MMA dhaqan unbay ku marsoodaan Religion Vs Dhaqan? I know which one I choose, end of discussion
  10. ^^What is wrong with having as many kids that god can bless you with so long you can be there and take care of them. Remember God is the ultimate provider, thats not to say I won't do anything but will put in my effort and do more than my best..
  11. I find it amusing why the white people find it hard to take a joke or get offended by it.
  12. Sawiro quruxbadan lagulahaa, dadku been badanaa, Waar waxaan Somali ma ahan anaga Djiboutiyan iyo Canfar iyo jareer nagula wareeg... Sxb runtaan kuu sheegayaa Awoowgay waligay sidaa uma labisan, dadkaa qaaqaawan ee Sida cawaanta masaydii waramada la ordaaya Somalinimada aad kula Ordaysa kadaa, hadii kale anagaaba Kabaxayna
  13. Neefka xoolaha meeqa ayuu kajoogaa Somalia, aqiyaarey waxaan rabaa inaan Business bilaabo u faa'iidaynaya Xoola dhaqata income fiican abuuraya wadanka dhakhli galinayaa, It is a big project so any with information please answer: Neefta Ariga iyo geela meeqa ayuu joogaa? Meelaha ugu fiican ee lagala xiriiri karo Xoola dhaqata Somalia? Qof howshaan kujira hada haduu jiro ila soo xiriir.
  14. Does anyone know Presentation skills, I have to present my findings tomorrow, be my guest
  15. MMA Kutiri-kuteenta ugu wayn adigaa wada waxaan rabaa inaad isheegtay meesha uu Engineer Xuubsireed kunoqday Editor-ka Idamaale, Bal beenta aad kasoo xigatay Website-yada aad soo qortay soo cadee.. Waxaanse layaabanay dadka meesha kuwada jira Shibirtii qaylisa waa laheesayaan. Energy badan baa qasaaray laakiin waan idinka war sugayaa
  16. ^What a waste of energy that would be, NO if may answer ur q but your trial suggests even more worse kind of blindness.
  17. ^^Why don't you peel off the potato and act as a barrister porsecutor in a court room and read to us all his crimes, just to see how naive they may sound
  18. Well, I only did 18 questions and this is the result I get... Funny Indeed
  19. ^^so Somalia will become the strong hold and headquarter of notorious rebel movements of all Africa, with Snr Aideed's former USC's and A.Y's militia already present and Melez Tikree Army, forthcoming are joseph Kony's and Paul Kigame's rebel groups, well we will only need the Janjaweed gorillas and Charles Taylor's group to be added on that list. Could be a big a game to watch, what an entertainment this is...
  20. ^^Unakujuwa mtaa waa Mwanza? nilikuwa naishi Sharif Shabma
  21. NG, No I ain't happy but it was good to see your take on this and I agree, however, MMA's stance was apparent and has further aliniated him which he excells to do in every topic or subject on this forum.
  22. ^^By sending Suicide bombers or blowing up himself in a broad day light.. what a great tactic he will bring forth, I await and see Norf my full support is forthcoming but on the condition that a longer goal of a wider unification is agreed upon.
  23. ^^Nipo karibuyako, Mnanyamala and kinondoni.... Balle mbali, nilikuwa nakaa Ilaala Buguruni
  24. BOB is only a concerned brother, a man who endeavors to conserve his about to lost culture now pleades with the girls to see who they choose, only girls invited and it up to them to decide? On other hand, the qualify and daily life of a western man could be argued to be like the one mentioned above, nonetheless, I agree most of that list is a well found cross section of a western man's scale of life.