Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Puntland oo war ka soo saartey Dagaal Galabta ka dhacey Degmada Dhahar Boosaaso:-Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu sheegey in Maanta oo ay tahay 14’ April weerar gardaro ah ay ku soo qaadeen Ciidamada Maamulka isku magacaabey Somaliland deegaanka Dhahar ee Gobolka Sanaag. Warsaxafadeedka ayaa waxaa lagu sheegey in weerarkaan oo ahaa mid gar Darro ah ay ku soo qaadeen Fariisimaha Ciidamada Dawlad Goboleedka Puntland ee Gobolka Sanaag Ciidamo ka socda Deeganada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya. C/raxmaan Maxamed Bangax wasiirka Wasiirka warfaafinta, isgaarsiinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Puntland ayaa Saxaafada u sheegey In ciidamada Dawlad goboleedka Puntland ee Soomaaliya oo ka shaanaya shacabka Deegaanka ee Gobolka Sanaag ay ka saareen Ciidamadii Somaliland oo weerar ku soo qaadey shacabka iyo dadka Gobolka Sanaag. Warsaxaafadeedkan oo uu saxaafada u akhiriyey wasiirka waxaa kale oo uu ku sheegey in Ciidamada Dawlad Goboleeka Puntland ay haatan Gacanta ku hayaan Deegaanada Gobolka Sanaag oo ay ku soo Duuleen Ciidamada Somaliland. C/raxmaan maxamed Bangax waxaa uu sheegey in Ciidamada Puntland ay ka Gubeen Sadex Gaari oo tikniko ah ciidamada Somaliland, waxaa kale oo uu sheegey wasiirku in Shan Gaari oo Tikniko ah ay ku qabsadeen Dagaalkii Galabta dhacay ciidamada Puntland, wasiirku ma uusan xusin wax khasaaro ah oo soo gaarey dhinaca Ciidamada DG Puntland. Warsaxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegey in Ciidamad Dawlad Goboleedka Puntland ay haatan sii raacdeynaynayaan Xoogagii Maanta weerarka ku soo qaadey Deegaanka Dhahar ee Gobolka sanaag. War saxafadedkan ka soo baxay wasaarada Warfaafinta ee Punland ayaa waxaa uu Yimid ka gadaal markii Ciidamada Somaliland ay weerar ku soo qaadeen Deegaanka Dhahar ee Gobolka sanaag, ilaa iyo Haatana lama garanayo sababta Rasmiga ah ee ka danbeysey weerarkaas inkasta oo baryihii ugu danbeysey ay Imaanayeen wara sheegaya in Deegaanka Dhahar ee Gobolka Sanaag ay Damacsanyihiin Ciidamada Somaliland in ay weerar ku soo qaadaan. Ilaa haatan ma jiraan Ilo dhex dhexaad ah oo ka warbixiyey khasaaraha dhabta ah ee uu dhaliyey weerarkii Galabta ka dhacay deegaanka Dhahar ee Gobolka Sanaag. Qaar ka mid ah Isimada Dawlad Goboleedka Puntland aya galabta Bayaan ka soo saarey Magaalada Boosaaso Bayaankaas ayaa waxaa uu ku saabsanaa colaada ka soo Cusboonaatey Gobolka Sanaag Gaar ahaan Deegaanka Dhahar. Mohamed ALi (Dalmar) mohamedali11@gmail.com HorseedNet.com
-
Wasiiradii iyo ciidamadii Somaliland ee ku sugnaa dhahar oo inay isdhiibaan qarka u saaran kadib markii la hareereeyay. Degmada Dhahar oo ay ku sugnaayeen wasiiradii ugu tiro badnaa ee abid soo gala Gobolka sanaag iyo ciidamo lixaadle oo ka socday Somaliland ayaa galabta weerar balaaran oo sadexgeesood ah waxaa ku soo qaaday ciidamada Puntland oo iyagu ilaa 3 jiho oo kala gadisan ka soo weeraray Degmada Dhahar. Dagaalka ayaa markii sii hore siwayn laysugu garaacay qoryaha agtileriga ah iyadoo markii uu socday mudo saacad ku dhaw laysla soo galay gudaha magaaalada Kadib markii la soo jiiray ciidamadii somaliland ee ku sugnaa daafaha hore. Warku wuxu intaas ku daryaa in Ciidamada Puntland ay Sadex aag ka soo galeen Degmada Dhahar,Ciidanka yimi Ceelbuh, Aaga bari waxaa iyana weerar ka soo qaaday ciidamo deegaanka ah, Koonfurta waxaa ka soo galay ciidamo ka yimid baraagaha qol, waxaa iyana dagaalka soo galay markii uu socday hal saac Ciidamo ka yimi Badhan. Hada mar aanu la xidhiidhay Dad jooga Degmada dhahar waxaa ay noo xaqiijiyeen in lagu hareeraysan yahay Cidamada Somalinad iyo wasiiradii la socday oo uu kamid yahay wasiirka gaashaandhiga oo aanay jirin Meel ay u baxaan iyagoo qarka usaaran inay isdhiibaan maadaama. Wixii soo kordha haka dheeraan Shabakada Allmudug.org
-
Somaliland Officials fled ... Abaarihii Sadexdii galabnimo waxaa ka qarxay aaga deegaanka dhahar Dagaal qaraar oo u dhexeeya Ciidamada Daraawiishta P/l iyo Jamhada ay hogaaminayaa Colooshooda u shaqaystayaal u dhashay Deegaanka warar dheeraad oo faahfaahsan lagama hayo sababtoo ah in meel miyi ah lagu dagaalamayo laakiin waxay ay sheegeen Saaraakiisha Ciidanka P/l in ay ka weerareen ilaa sadex aag oo kala duwan wixii war ah oo ka soo baxa waan idin la socodsiin doonaa. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Daraawiishta ayaa noo sheegey in ay 3 aag ka weerareen meeshii ay fadhiyeen oo ah meel u jirta 10 Kilomitter magaalada dhahar hadana waxaa gacanta saldhigii ku dhigay Ciidamada Daraawiishta waxaana laga qabsaday Gaadiid badan oo kuwa dagaalka ah. Warar ayaa sheegaya in Mahamud Siciid iyo kuwii la socday ay ka carareen magaalada markii ay maqleen in la soo weeraray Jabhadii ka dibna lama garanayo meeshii ay aadeen lakiin dad ayaa sheegaya in la qabtay. Source
-
Xasan Daahir Uways oo sheegay inuu wada hadal la yeelan karo C/laahi Yuusuf , haddii uu ciidamada ajnabiga ah kasaaro Soomaaliya Hogaamiyaha maxkamadihii Islaamiga ee awooddooda la wiiqay Sheekh Xasan Daahir Uways oo kasoo hadlayay meel aan la garanayn ayaa saxaafadda u sheegay in dawladda federaalka ay wada hadal la galayaan haddii ay dalka ka saarto ciidamada ajnabiga ee dalka kusugan. Sheekh Xasan Daahir Uways ayaa sheegay in ciidamada maxkamadaha Islaamiga aysan yeeli doonin inay dalka sii joogaan ciidamo uu ku tilmaamay inay dalka kusoo duuleen. Xasan Daahir Uways wuxuu sheegay inuu wada hadal la yeelanayo madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed haddii uu ciidmamada Itoobiya iyo kuwa Afrikaanka ahba kasaaro Soomaaliya. Hogaamiyaha Maxkamadihii la riday Sheekh Uways wuxuu intaasi raaciyay inay sii wadayaan wax uu ku tilmaamay hal ganno ka dhan ah ciidamada ajnabiga ah ee dalka kusugan. Mar wax laga waydiiyay Xasan Daahir Uways halka uu kusugan yahay inuu sheego waa uu ka gaabsaday, waxayse warar lagu kalsoon yahay sheegayana inuu kusugan yahay xudduudda u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya. CCC Farayaamo AllPuntland
-
What has the wold come up to, full of madness, that was hilarious LOL
-
Ahmed_Guree, where is the list of banned poeple you talking about? CG agree with that proposal... Bring it on or make a voting post let's see and decide on that basis.
-
^^What? Alle-Ubaahne is banned? :confused: This must be a gross violation of admin power rather abuse of high calibre, I wholeheartedly protest against this move, that nomad was a great member of this site contributing to all sections, a man with virtue who had no personal cuqdad and his unique way of delivering his views intelligently with a bit of clean humour will be greatly missed. Admin I was expecting an Admin role for the brother to keep him in a responsible way but dissapointigly you kicked him out... yaa khasaara! Im memory of Alle-Ubaahne will employ one of his senstences for a moment: Admin may you die quickly and istantenously
-
Xiin Puntland have anough manpower and weaponry in Puntland, their troops are in and aroud Bari Mudug and LA. They have some stationed in lower mudug as well Bandiiradley as far as Galkacyo. Make no mistake the number is not small as you percieve it to be...
-
Mj-Red, Quite contrary sxb, qaabka aad rabtid inaan kuu lahdlo ayaan aqaan. Somaliland is a very weak entity in my opinion they can't put a fight a proper fight like the people in the South have been doing for the past 16 years. In that case Puntland alone can do the Job and march into Hargeisa, I or indeed any other Puntlander have never said this before, but you lot landers have boosted in the past that tens of thousands of Somaliland army were on their way to capture Garowe LOL I still remember that joke which was reduced into a small skirmish, apparently it was qouted the head of the Puntland army who led that war Afgadud Saying "Waar way iska cayaarayeen dhab kama ahayn dagaalka".... too bad Afgadud is in Kismayo today but the rest can take care of the job at hand if needed. May be that's it dhab kaama ahan ee waad iska cayaaraysa - reer boota waynayaal unbaan tihiin... Full of hot air...
-
Me, it is not called corruption but technical change
-
PM Geedi back in Mogadishu after a successful trip up north.
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
Geedi loughing and Yey loling while thinking deep of his strategy. I bet Yey made this joke that made them all bust loughing, something like "Waar waanu layn doontaa Somalilandtaan"... -
LOL Norf, A bit of clue leave the pic and only edit the writing make it look different...
-
^I never meant the area is unimportant to Puntland but the war and a fight for this land at this time is unnecessary, Puntlands is part of the TFG and in which they supported with blood and moey. The TFG is the current legitimate government for Somalia on the eyes of the world and thus Pland leaders hope that one day all of SL will be included in the former republic either by nogotiations or other means, hence umimportant to fight for just a region. Nevertheless If SL attacks and wages an all out war on the agenda of securing British Somaliland teritories, my guess is that Puntland and the TFG will fight back either will the help of their allies or alone, it will only result disasterious. By the way another disasterious war is the last thing one can hope for, Ilaahay haqaboojiyo Aamin and a peaceful solution is most certaily prefered method.
-
^Even if I say this is what I want to happen is not going to change the situation, however I have answered that question earlier and you repeat asking, to answer it again NO it is not what I want to happen and all I want is peace for Somalia - Happy now or you looking for something more sinister. Sxb when bullets fly expect anything and this is Africa where only power rules. Ethiopia marched into the capital of Somalia while the whole world was watching in a brought day light sxb boom - deal with that Situation. Dagaal haduu bilowdo aduunyada dhan waa isla qarxaysaa ogow and all I was saying in here was that Somaliland has no interest in starting and waging a large scale all out war right now. Puntland's focus is else where right now, I guess my point is clear.
-
^I think you are correct. Khalaf agree, Allah and only Almighty Allah will protect this Holly Book.
-
^^LOL No sxb, Ethiopia is there to protect its interest and not any Somali clans interest. They have lost men and money in this mudd and only will leave with something, anything that comes between this and threatens acheiving their goal is a problem. It's naive of you to assume that I want the scenerio presented, No sxb I want peace for my country. Deal with the analysis and present your views instead of calling me clanist, it's an open forum - bring it foward
-
Originally posted by Faarax: Well,If Riyaale was estranged from Zenawi,then perhaps Ethiopia would have gone further. Riyaale is close to Zenawi as the other stooges! I dont think its in the best interest of Zenawi right now to interefere with JSL(Jamhuriyada SomaliLand). Make no mistake Sxb, the battle between Puntland and SL will draw much attention for Ethiopia because it will change and influence the situation in the South. Today Ethiopia have no where to go back, they are supporting one entity and with their men openly fighting inside Somalia alongside the TFG, don't listed to AFmaacida every sane person can see where their real loyalty lies. Any trouble that SL makes at this stage of the game is to be seen and measured greatly by the Big bro. Furthermore, Puntland is not very much intrested in this SL vs Pland war they are in a mission unaccomplished and on a large scale target to be materialsed, a political game to score in the South and this Badhan and Dahar thing to them is Licib saqiir. So far all the war talk and noise was coming from Somaliland which seem to be pulling the trigger of a trap similar to that of the UIC, they went to Baidoa and attacked as a result today we see TFG officials and the President are enjoying in Villa Somalia. Soon you may hear Somaliland was a thing of the past, it could be a big opportunity again for the Ethio and TFG troops to march into Hargeisa and declare that all the republic of Somalia is under the control of the TFG including former British Somaliland - Obviously this statement will be released by Buubaa like Jeele did in Mogadishu. After all the UIC was the strongest entity in Somalia and we know how they lost in that famously known 'minute war', may be this one will be the 'second war', Riyaale iyo Waraabe tolow Indhacade may kafiicnaan oo dagalami mase duurkay gali sida Aways iyo Turki Did you just see the response of Cadde today on this furore, he speaked leniently with softly spoked words and looked more diplomatic on this issue, Waar what is going on baad dhahaysaa? Somalilanders you are making too much noice and talk for war but remember this ain't a game, when the bullets start fly its a win or lose ama Hargaisa lagali ama Boosaasaad soo galaysaa, la isu neefin maayo - Nowadays war means business, especially in this current era of Somalia - TFG's under the leadership of A. Yusuf. Miscalculation is unmissable opportunity for every party that's playing a role in this current republic of Somalia. Afrika waa iska AFrika
-
^Has it gone you way or possible the way you wanted.. So far you are in a fighting position, you haven't lost it early, happy are you?
-
^Sxb if you want to be sincere and bring about justice, all properties have to be returned to their real onwers, this will mean the new inhabitants will make way for the former inhabitant...it doesn't have to be about clans, since all Somalis lived in Mogadishu and all residences will be occupied by former inhabitants. Qof gurii qofkale kujiri kala malahan and thus all the new inbhabitants must find somewhere to stay, macquul matahay in dadka ladhoto guriga banaanka iiga bax hadaa rabtid jidka iska taagnow? The idea of building new neighbourhoods will most certainly help kuwa baanaanka loo tuuray, they should be rehoused but can a Somali government afford to provide housing accomodation in this current situation of poverty, despair, hunger etc..
-
^My question remains, how feasible is this? would it be less amount of money and energy than building an only capital purpose built city - Keep in mind large population is unnecessary, people can still live in other big cities.
-
^Are you sure, Armaan hadhow war kale maqalnaa!
-
^^Dagaalka haduu socdaa, laakiin waa iska goos goos mid wayn ma ahan... but will see how things develop
-
^LOL Captain, would they be held accountable for secceding? How big a crime is this and who is to be responsible, all shacabta or all the ones that have/have had positions in the chain of rule of Somaliland, or the few that invented the idea - Im sure the likes of Faysal Warabbe would be innocent in this case.
-
^^Xamar has changed a great deal my dear, rebuilding it and bringing back it's original inhabitants as you said is a daunting task, perhaps will mean spending more money and energy(interms of returning former inhabitants while taking out current inhabitants) than building a new one from scratch. Where would the ones that lived in the city, made it home and had delivered childeren in this sort of gang ridden environment for the past 16 years go. Given the significance of the matter how would you approach and convince them to give it all up and leave. On the other hand how would you convince the refugees that fled from their homes and lived either in the diaspora or elsewhere in the country for the past 16 years to come back. As for a city destination, if at all a move is to be materialised, I would love it to be Marka - it's a beautiful small city and not far from Mogadishu, it has a port and will have the opportunity to build a whole new modern airport for tha capital purpose. The second choice would be Kismayo, a great city.