Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^This is a none Puntland website reporting the incident... Labo beelood oo ku dagalamay Jaziirada Madhawa ee gobolka Jubbada Hoose. Kismaayo, Isniin, April 30, 2007 Simba Radio Dagaal u dhaxeeya laba maleeshiyo Beeleed oo geystay khasaare naf iyo maal isugu jira ayaa maanta iyo shalay ka dhacay ka dhacay Jaziirada Madhawa ee Gobolka Jubbada Hoose. Dagaalkaan ayaa waxa uu ka dhacay Jaziirada Madhow oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 12 qof iiyadoo ay ku dhaawacmeen 7 qof. Dagaalkaan ayaa la sheegay inuu salka ku hayo xiisado colaadeed oo waayadii ugu dambeeyay ka aloosnaa Jaziirada Madhawa. Dagaalka ayaa la sheegay inuu dhacay kadib markii maleeshiyaadka jaziirada Madhawa ay ciidamadii joogay dekada macmalka deegaanka Buurgaabo ku qabsadeen canshuurta dekadaasi laga qaadi jiray taasoo sababtay inuu dagaalkaan dhaco. Si kastaba ha ahaatee, waxgaradka iyo siyaasiyiinta dega Jaziiradaha koonfureed ayaa wada abaabul xoogan oo lagu dhameynayo dagaalka Jaziirada Madhawa ka socda. Leyla Sheekh Aadan Kismaayo Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com
  2. ^War ninkan ileen wuxuu doonu kuhadlaa As for Morgan; the man is wanted everywhere from Somaliland to Kismaayo and now he stabs in the back the people who accepted him and gave him shelter when disowned from Puntland. Taking into consideration Somalia's temporary and fluid politics, pray where will Morgan find his next shelter from Very amusing :confused: AFter all that silly talk, you finished with the most absurd line of all. FYI, Morgan is a Puntlander by clan and fears no one, a political monourivering is one thing and being under the shelter of some else in another, better clarify your points. Let me just ask you one question, Im sure Hiiraale is wanted in Some parts of Somalia, where would he get a shelter from? Somaliland and Kismayo wants him... lol, May be he is threatened by them , ooh No perhaps its the other way they are threatened by him, and him alone. N/AA sometime the way you present yourself bring out the best of your emotions..
  3. Originally posted by Juje: I dont believe this. How on earth does the profile of a lame and cheap wanna be politician has a warranty to be posted in SOL. I hope this is the first and last thread of advertising individuals who have no shame and honour. Here we go again, people crying SOL rules... lol, I hope you are not another member proposing a new rule to shut people... Sxb Azhari is not just an idividual, he's a public figure a politician and a member of the TFG, you know that a lot of talk about him has been going on lately, if you have anything to add please do so otherwise, let MMA and others who have critised and questioned his eduction once and again in this forum comment. It's for dicussion purposes and not advertisement, I doubt Azhari needs any advisement, however, it is expected that you could only come up with "Advertisement is against SOL"
  4. ^Sxb ninku waa reer Mudug wax ka cilaaq badan.. Just unformidable...
  5. ^And who is this idividual if I may ask? All of this compaign and for what? to just get to GD's throut... lol I remember someone said this was not a conspiracy against one idividual, seeing all this now I doubt it isn't... Bokero who's who masterminding all this behind closed doors , Take it easy and please do exercise you freedom as you wish... GD must be one heck of a stone... Unbearable... loo adkaysan waayay Wiil Reer Mudug ah Walle iga dheh. , Adeerow dadka maxaa udhibtaa horta? :mad:
  6. This matter is not any more between one man (Afgaduud) against another as you want us believe, the case may have been that few days ago, but recently there has been a bloody war between the two groups in which many have died and led one group vacate the city, this group is claiming that the incident was organised calculated and deliberately excuted... Given all these, I hope you are not telling me that everything will be lovely rosy should Afgadud leave... Are you? As for Afgaduud hitting the road, Sxb I didn't know Hiiraale's clan had the power and the priviledge to install or indeed oust any one man they so wish, then my question comes here what sort of priviledge would Morgan's clan have in that city, perhaps inay Isbaarro iska dhigan karaan meeshay rabaan? Is that possiple?
  7. laakiin magaalada ay kula dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo duulay gobolo kale sida ay hadalka u dhigeene What is this is statement supposed to mean, and suprisingly it was issued by Odayaasha reerka, is this another gafe from Geedi? or More like it... I thought both of the fighting sides were part of the TFG forces although from two different subclans, and while Odayaasha are calling for peaceful settlement, they are making another provacation, it seems both sides are not ready for peace and it's going to get worse and dirty, Waar Blood-ka magaalada Kala baxa Uun please... N/AA tell me sxb was that a wise statement coming from Odayaasha reerka?
  8. N/AA sxb you may have an issue with one website or two, they are all the same to me, sometime they tell the truth sometime they don't, it's hard to prove any of their stories but only to digest as it is... typical Somali style... A for the waan-waanta, this is my qoute which holds true: Ilaa iyo hada waxaa waan-waanta soo bandhigay hal dhinac oo ah qoladii magaalaka ku adkaatay oo maanta Shir Jaraa'id kuqabtay Magaalada arintaanna kusheegay, dhankii kale ee looga adkaaday magaalada wali wax war ah kama soo bixin dhankooda The BBC Somali section reported this as well, but kuwii looga adkaaday Magaalada have yet to release any public statement so far ragarding the peace initiated by kuwa ku adkaaday Magaalada... I hope im not wrong...
  9. Adeer yaa loosoo diray oo dhexgalay? Kuwa magaalada ku adkaaday yaa madax u ah? Wadaadada ma ogol yihiin nimanku? Ilaa iyo hada waxaa waan-waanta soo bandhigay hal dhinac oo ah qoladii magaalaka ku adkaatay oo maanta Shir Jaraa'id kuqabtay Magaalada arintaanna kusheegay, dhankii kale ee looga adkaaday magaalada wali wax war ah kama soo bixin dhankooda, Dowlada iyo Madaxwayhana arintan wali war rasmi ah kama aysan soo saarin apart from Geedi's gafe... Markaa waa suurtagal wax walba iyo isku dhac hor leh iyo dhiig badan inuu daato sida website-kan uu qoray, waxaanse rajaynayaa inay Banaanka iskula baxaan oo maatada aysan layn markaa cidii roon reerka ha u harto... ------------------------------------------------------------------------------------------------------ Kismaayo :-KP)Taliyaha Guutada koowaad ee ciimada DFKMG ah Col Afuduud oo sheegay in kismaayo gacnata dawlada ku soo laaban doonto .(24-04-2007) Taliyaha Guutada Koobaad Cabdirasaaq afgaduud oo waraysi siiyay saxaafada gudaha ayaa sheegay in ciidamada dawlada ay maleeshiyo beeleed kala wareegeen magaalada isagoo ku tilmaamay in maleeshiyadu ka faa'iidaysteen ciidamada dawlada oo hawlgalo ugu maqnaa magaalooyinka Muqdisho iyo Kudhaa . Dagaalkii shalay gaadmada ahaana uu noqon doono mid laga shalaayo, Afgaduud oo xiliga uu waraysiga bixinayay ku sugnaa Magaalada kismaayo gudeheeda ayaa yiri majiri toonto wada hadal aan furno jeeraan duurka usaarno kooxahaas. Taliyaha guutadda koobaad wuxuu sheegay in ciidamada dawladu ay xiligan ku sugan yihiin magaalada meelo kamida sida Airport,Dekedda,Madaxtooyada iyagoo sugaya inta ay soo galayaan ciidamo Dawladu leedahay oo ku soo foole magaalada kismaayo saacada soo socda isagoo intaasi raaciyay inaysan muuqan qaab wada hadal loola furo kooxaha sida gardarada ah u laayay ciidamadii dawlada. Hadalka Afgaduud ayaa ku soo aadaya xili ay waanwaan balaaran wadaan odayaasha beeshii shalay la wareegtay inta badan magaalada kismaayo iyagoo qaylo dhaan u diray Dawlada federaalka dalbadayna in xiisada la qaboojiyo waxwalbana wada hadal lagu dhameeyo. Odayasha beesha shalay dagaalka la gashay dawlada ayaa kulan ugu baaqay inay la qaataan beesha ***** oo iyadu ugu badan deegaanka Jubbada hoose si loo xaliyo xaalada si aysan faraha uga bixin iyadoo arintaas aan wali si cad loo aqbalin loona diidin. Dhanka kale waxaa ka soconaya magaalada kismaayo qaban qaabo dagaal iyadoo ay muuqanayso inay lamahuraan tahay dagaal kale oo dhaca maadaama ay ciidamadii shalay dagaalay wali is horfadhiyaan kuwo kalana lasugayo inay magaalada soo galaan. Xafiska warak www.kismaayopost.com ee magaalada (Kismaayo) Xafiska waraka www.kismaayopost.com ee Dibada (Scandinavia) Xafiska waraka www.kismaayopost.com ee Dibada (Nairobi Kenya) Source
  10. ^Wac sxb, I trust your news by any standards... Laakiin Sxb maxaan been kaaga sasabanaaya aniga Saaka waan lahadlay magalada and my brother told me Wuxuu kadhacay meeshaas Aargada ladhoho walina wuu socdaa isagoo goos goos ah by that time few hours ago now... He lives in Alanley and his Business located there which seemed to busy at the time, and I could hear the background noice of many customers saying "aniga ISII" or something along that words ... Aad buuna markaas busy uhaa ayuu igu yiri dagaalkana xataa ma uusan hubin Cida dagaalamaysay interms of Qabiils laakiin uu ii sheegay inuu meeshaas kasocdo oo kaliya... This all shows that the scale of the fight was not big oo aan laga dareemin xataa xaafada inta badan magaalada... By the way the BBC Somali section just reported that only 4 technicals attacked two Hotels of the city in that Area and ilaaladii hoteelka ayaa iska caabiyay Ciidanka Dowladanna kama qayb qaadan... That's all that took part in this incident... Marka Sxb im not trying to be too excited like some, they showed their true colours and extra-ordinary excitement once and again...
  11. ^Paragon that is a typical Somali reporting, I can tell you this incident happened in Aargada and I hope news will come forth in the next few hours, will see it anway...
  12. ^lol Back tracking now yeah... I can sense words like "It may as well be true" or "aaba suurta gashee", you sounded firm earlier... Come back again and be firm, Laab-lakaca iyo saad wax ujeceshahay inay u dhacaan oo war ah bal soo tabi... Warka saxda ah wuu soo bixi ee war kudag-daga iyo hilalawga iska tartiibi... Sadaashaada bal iska dhib dhigo...
  13. ^It didn't start in Calanley stop lying to the poeple, I just spoke to the city particularly Alanley and it was peaceful and nothing happened in that area and it's sarounding area not even Badda Liido area or Shaqaalah which neighbours Calanley... There was a small scale skirmish in tha Argada area and not that big as has been reported by some websites.
  14. ^LOL I love the picture above lool It's just funnyyy, not the message he conveys but the he does it, Master piece...
  15. ^I heard this today, Im not sure whether it is true or just a propaganda, however his death is insignifact at this moment in time much similar to any other Somali man's death... He's not a ruler of anything neither is he a member of the TFG not even a parlamentarian....
  16. ^^No, may be some are crying for this as Amir's latest picture suggests:
  17. ^^its all ifs buts and maybes with you Do you want them dead? Simple answer will do,,,, I have noted only one 'If' in all of his reply which seemed quite reasonable to me, it is clear that you didn't like his analysis but I must say you have mastered the art of scape-goating... And to answer your question, No I don't want them to see dead neither do I think any sane TFG supporter would, but only to re-gain the conscience, re-think of their actions and simply disarm or perhaps join the TFG troops ranks in which they are welcomed to it. Now the question comes back to you if you can reason, should they do that I said, what is the worst thing that will happen to them that hasn't happened let say to the people of Bay or Jubba?
  18. ^It's all a form of desperation that's coming out of your mouth, whether you hate Puntland or are hardcore qabilits will not change the cause... I am for stability and governance while you lot call for mayhem and isbaaro, admit it Xamar it's all over, no more Isbaaro and you will see law and order that you mostly hated finally introduced to Mogadishu... As for Norf, we know your love for Somalinimo and hate for the AMxaaro, after all you are a Somalilander, how can one miss that profound reality.
  19. ^Norf, If you may repeat that or say it in other ways... Geel, there is no point it's all over...
  20. ^Funny how the anti-TFG camp can't focues, perhaps they lack how to comprehend and reason as result became anti-TFG randomly.
  21. ^The question raised was about the TFG and not Ethiopia. Re-read if you fancy
  22. ^Someone asked you what is the alternative and not this list oo la isku kabkabay... But if I try and answer your question, I say it's a legitimate Somali government which enjoys much populace support than any previous Somali government from all areas of Somalia notably Puntland, Baladwayne, Bay, Bakool, Gedo and the Jubba.. where are rise up from the areas? It took two long years of reconcilition in which all Somali clans and groups took part in the process, too much energy and money spent on it, its the only hope that may restore and bring back normality.
  23. ^Too simplistic of an argument, they have lost long ago, where have you been? The battle is taking place in their door houses their streets and final base savings. Come back and make another threat like I will invade Adis Ababa... lol
  24. Halgan, LOL I like that Maahmaah sxb. As for who Im supporing? Given your list and the situation said, I would support the civilians, however, as much as I would love to preserve the innocent lives being lost, I would also like to see these so called "wadaad" or qabiliste be dealt with once and for all. Simple as that, after all these qabilits have kept the civilians hostage for far too long as they indeed do right now and fight over them. So who is the greater evil here? Obviusly the qabilits... Hadaan usoo laabto Maahmaahdadi ma ahan inaan logic nooceeda aan isticmaalayo, ee hadalkaaga saad udhigtay xataa hadaan kugu raaco oo ahaa laba evil oo dadka laynaysa, waa in si dhaqso ah loo qabtaa labadooda kan shacabka usii xun. Just my logic
  25. ^No I have not read that story Sxb waxan kaliya oo kusheegayay waa cid si gooni ah dadka shacabka u abaaranaysa oo markii ay qaxeen daba galaysa xeryahay uga daba tagaysa xasuuqaysa majirto... Haday saas jirto Somalia meela badan oo kamida ayaa xasuuqyo badan kadhici lahayeen, intaa ayaan ku iri.. Meesha waxaa kajira waa dagaal laba dhinac isaga soo horjeeda kuwaasoo mid kamid ah kudhax dhuumanaysay Shacabka kadibna iyada soo bilaabaysay tuuryaynta... Marka Alhamdulilaahi Xafadahas Shacabkii way kawada qaxeen, hadaba Suaashayda waxay tahay dadka dhintay ee lasheegayo maxaad ka ogtahay inay intooda badan yihiin Muqaawamadii dagaalamayay madaama shacabka intii badneed ay meesha kacarareen? Haday saan noqoto ma Xasuuqbaa?