Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Kismaayo: Qarax xalay ka dhacay Kismaayo. 3. maj 2007 APL Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magalaada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay halkaasi laga maqlay qarax aad u xooggan oo dadka oo dhan ay wada dareemeen. Qaraxan ayaa ka dhacay waddada isku xirta magaalada Kismaayo iyo gagida diyaaradaha magaalada Kismaayo oo maanta la filayay in wafdi dawladda ka socda ka dhoofaan. Qaraxan wuxuu ahaa mid la doonayay in la dhigo waddada isku xirta magaalada iyo gagida diyaaradaha Kismaayo, hase ahaatee farsamo xumo timid kadib uu ku qarxay nin halkaasi doonayay inuu qaraxa galiyo oo asagiina halkaasi ku naf waayay. Lama aqoonsan qofka qaraxaasi ku dhintay , ayadoo la sheegay in hilibkiisa oo goo go'an ay dadku kasoo aruuriyeen meeshii qaraxu ka dhacay. Sida ay nasoo gaarsiinayaan goob joogayaal kusugan Kismaayo wuxuu qaraxan ahaa kuwa laga hago meelaha fog fog ee lagu qarxiyo Rimuut Kantaroolka. Dadwayne aad u argagaxsan ayaa ku xoomay goobtii qaraxu ka dhacay , ayagoo is waydiinaya waxa keenay in halkaasi lagu aaso waxyaabaha qarxa. Wafdi kasocda dawladda oo uu hoggaaminayo Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmodheere) ayaa la filayaa inay maanta halkaasi ka dhoofaan. CCC Farayaamo AllPuntland.
-
^Then why not dig in and answer my q's from my two previuos posts... Again you contradict yourself, from this: Why would the governor refuse to come to the city when asked by the Interior Minister of the transitional government To this: Sxb, reer Puntland are looking for something and I am afraid it is that they will get. I thought the governer was not a Puntlander, is he? lol May be you can come back and use the greater clan as an excuse, at least that would make sense...
-
^Sorry sxb you miss understood I did typo I have just corrected it re-read it again and you will see that I meant to say Afgaduud is not part of the Maamul but Just Askari who takes orders from the Maamul and he's not the person demanding the disarmament but the leaders of the region... He's just a commander of the TFG but you whole lot are turning him into big man and thus create nonesensical excuses.. What say you now?
-
^Yeah too much provado, they seem to re-gain the conscience when Bullets start flying N/AA I didn't get your last point... As for Afgaduud, he has been a good excuse for reer gedo's case and that was proved wrong.... He's only part of the TFG forces and does not in anyway or form shapes the local authority. The local Authority leaders such as Gudoomiya gobolka iyo Magalada ayaa ah nimanka kaxanaaqsan arrinta and are calling for the disarmament of reer gedo's malitia. Gudoomiyaha simply said, Maamul magaalo iyo Malayshiyo hubaysan mawada joogi karaan and Im not going into that city unless all of them disarm and take my orders for Im the supreme leader and the governer of the region and so did Mayor of the city... Sxb marka reer gedo wareerka intaad iska daysiin iyo marmarsiiyada Afgaduud ee nimankaas la deal gareeya oo sharciga uhogaansama or else be firm to your fighting motives... Dagaal wiil kumadasho ee wuu kudhintaaa...
-
^Waar Nabada qaata ceeb ma ahan, hubka iska dhiga oo shacanbkiina dhinac karaaca wax kafiican malahan laakiin dib danbaad u ogaan doontaa... Abdi Xaafid Sxb, you can see how things are going it looks like another blood will be shed, like you said many have predicted this sort of Ending considering reer gedo's behaviour... Somalidu waxay maahmaahdaa .... Durduro waxaraad Duduntay kujabtaa I hope commonsense prevails...
-
Waan-waantii mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalku ay ka dhex wadeen dhinacyadii ku dagaalamay Kismaayo oo fashil qarka u saaran ka dib markii.. Inkastoo wafdigii uu hogaaminayey Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda federaalka Soomaaliya Soomaaliya Maxamed Max’uud Guuleed (Gacmadheere) oo loo xilsaaray dhexdhexaadinta dhinacyadii dhowaan ku dagaalamay magaalada Kismaayo ka dib markii uu soo kala dhex galay khilaaf dhinaca maamulka ah si wanaagsan loogu soo dhoweeyey magaaladaasi ayaa haddana waxaa sii daba dheeraaday xal ka ka gaarista xiisadan. Wasiirka warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya Madoobe Nuunow Max’ed ayaa sheegay in howshii ay halkaasi u tageen ay meel waanaagsan u mareyso, isagoo xusay iney la kulmeen isla markaana dhegeysteen cabashooyinka ay kala tirsanayaan labada dhinac oo uu sheegay iney inta badan isku hayeen khilaaf dhinaca maamulka ah ay guul ka gaareen waan waantii ay ka dhex wadeen, isagoo xusay iney dhinaca ka maqan magaalada Kismaayo ku qanciyeen iney magaaladaasi ku soo laabtaan markii dhinaca kale ay sidaasi isla garteen, taasoo uu sheegay in arimo dhinaca farsamada ah awgood uu dib u dhacay. Hase ahaatee wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa waxay sheegayaan in wafdiga dhexdhexaadinaya dhinacyada ku dagaalamay halkaasi ay caqabado la xiriira soo afjarida howlahooda la kulmeen ka dib markii maamulka magaaladaasi oo ah dhinaca ka maqan magaalada Kismaayo oo ku sugan tuulada Buulo guduud ay diideen in iney magaaladaasi ku soo laabtaan si laysku soo hor fariisiyo dhinaca kale ee magaalada ku sugan ee khilaafku u dhexeeyey sababo aan la shaacin awgood, waxayna wararku sheegayaan in waan waantaasi ay qarka u saaran tahay fashil ka gadaal markii wafdiga dowladda federaalku ee halkaasi u joogay dhexdhexaadinta ay go’aansadeen in saacadaha soo socda ay halkaasi ka soo tagaan iyagoo aan weli xalin xasaradii halkaasi ka jirtay, xili magaalada Kismaayo leysla dhexmarayo in dhinaca ka maqan magaalada ay qorsheynayaan duulaan ay ku soo qaadaan magaalaadaasi, inkastoo mas’uuliyiinta dowladda ee halkaasi joogta ay arintaasi waxba kama jiraan ku tilmaameen. C/shakuur Cilmi Xasan abdishakuurelmi@hotmail.com
-
^This is Gedonet's take on this story, Unfornately you can't copy their text.. http://www.gedonet.com/index.php?news=1377
-
Kismaayo:-(KP)-Warbixin Sir ah yaa diidan Nidaamka Dowladnimo ee Kismaayo maxaad ka taqaan dadka diidan magacyadooda(02-05-2007) Warbxin Sir ah ayaa waxaa ay heshay Shabakada Wararka ee Kismaayopost.com xafiiskeeda magaalada kismaayo waxaana warbixtaasi ku cad dad badan oo diidan in nidaamka Dowladnimo lagu soo celiyo Kismaayo. 23kii Bishii hore ee April ayay ahayd markii kooxo hubaysan ay weerar ku qaadeen saldhigayada DFKMG ah ee magaalada kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose iyadoo ay ku dhinteen magaalada dad toboneeyo. Dagaalkaasi waxaa loo adeegsaday qaar ka tirsan ciidanka oo gadooday iyo waliba shirkadaha magaalada kismaayo, laga soo bilaabo markaasi ayaa waxaa la dareemayay in magaalada aan lala doonayn in nidaamka dowladnimo lagu soo cleiyo iyo waliba kan maamul ahaanba Hadaba Yaa diidan maxaa ka taqaan ragaasi diidan ? C/naasir Faarax Taano Daahir Faarax Carabay Yaasiin Indho-taag Xaawo Ugaas Xasan Dheere Deeq Caabi Cabdi warsame Gurux Ibraahim Jiif Dheere Ibraahim Dhag Feer iyo kuwo kale oo aanan magacyadooda aanan helin Maxay tahay sababta loo diidan yahay.? Laga soo bilaabo 1998 markii magaalada Kismaayo ay qabsadeen magaalada kismaayo ayaa waxaa nidaamka magaalada si gaar ah uga arimanayay raga aan kor ku soo xusnay intooda badan iyo kuwa kale waxayna go'aan ku gaareen in magaalada ay gacantooda marna ka bixin xitaa hadii dowlad la dhismo taas oo ka danbasay khayrkaadka magaalada kismaayo ee badan sida Dakada magaalada oo dhaqaale fara badan ka soo galay iyo waliba Gagida diyaaradaha, iyo waliba jarida geedaha waa wayn ee laga dhigayo dhuxusha. Maxaa xal loogu heli karaa dhibkaas aan soo sheegnay? Inta badan dadka idha idheeya siyaasada ayaa waxay tibaxaayaan in gobolka Jubada Hoose hadii aan arintaan iminka ka taagan xal loo helin ay DFGKMG ah ay isticaali doonto si magaalada looga saaro ciidamado Beeleedka ka yimid gobolka Gedo, waxaana hadii ay sidaa samayso DFKMG ah xal deg deg ah u helaysaa nidaam la'aanta halka asbuuc sii caga cagaynaysa Magaalada Kismaayo. Warbixtaan waxaa soo gaarsiiyay Shabkada Kismaayo Post Xafiiskeeda Magaalada Kismaayo Mid ka mid ah dadka deegaanka oo magaciisa aan sheegin (Xafiiska wararka ee Jubada Hoose Kismaayo Post) Kismaayopost@hotmail.com webmaster@kismaayopsot.com
-
^The King of the Juncle is nicknamed after Morgan, that name was famously given to him during 1992-1993, when that famous battle took place in Beerxaani 1993 where he defeated General Aideed's Mighty Army and captured more than 50 technicals from them... The then Belgian peace keeping forces bombed this technicals and destroyed most of it, they politically supported the USC and felt threatened by Morgan's presence... Everyone was scared of his forces even the Peace Keeping Belgians couldn't dare set foot out of the city towards Kenyan border, they made contacts with him and requested to stay out of the city or will bomb him in which he agreed but he was suspeciuos of them spying to the other side, and thus in return asked them to stay only in the city and not get out to the battle zones, so it was deal done and thus The Belgians nicknamed him the General of the Jungle ninkii ugu taga iska kamasuul xaalkiisa.... but shortly after that in less than a month everything changed and he captured the city and the USC run forcefully... YOu wouldn't know all this since your history about Kismayo started in 1999... You think that name has a bad cannotations, quite contrarily you contribute to his popularity. Waa ninkii USC oo aad kawada yaacdeen Karkariyay, Somalia labada dagaalyahan ee igu caansan oo isku haystay at that time waxay ahaayeen Aydiid and Morgan, where was Uncle Hiiraale at the time? Ninkan xataa markii laga qabsaday magaalada Wuxuu Genankii banaanka loogu bixi waayay cidkastana kusoo balbaliyay... Dagaal haday noqoto Morgan meeshu kaga jiro waa ogtahay, guul iyo jab waa rag uyaal, Caydiidba guul la'aan iyo heer isagoon kagaarin ayuu kadhintay Alla yaraxma, Laakiin laba cad isma waydiinayso Horjoogihii Caydiid Karkariyay Wiilkuu ahaa, Dadki kale oo dhan Xadka yuu kasaaray ninkiise kabixi waayay ee Balbaliyay waa taqaan, Gedo yuu ahaa ninki Kula dagaalay oo kaqabtay USC? Hiiraale xagee kunoolaa waagaas?... LOL, War isku Xishooda maalinkasta halkaas lasoo fadhidaan Xoog baan wax kuqabsanaynaa, Anagaa idinka adag iyo dagaalyahanno ayaan nahay wax lamida... Fardo la isugu joogo maxaa la isugu faanshaa, dagaal majecli inay kudhamaato arintan balse aan aragno waxa kasoo baxa meesha.
-
^Fighting, winning or loosing a war is one thing and running away without firing a bullet is another. War is between men and the outcome depends on many factors. Morgan fought many times against many allied groups and in every single encounter faced them like a man, at times he won and at times lost... That's called destiny, but Never run out with contesting.. So since you admit to have fled out of the city while Hassan Turki arrived a City haawanaysa, care to explain what was that all about? Where were the reer Gedo brave fighters that you so proudly boost and brag about in this boards. Cararka dagaal la'aan waa ceeb, waa raganimo-nusqaan
-
^Your hyprocracy is all over, you have so much love for the Somali people yet hate Somalino, you detest to see innocent Somali killed by Ethiopians yet support seccessionist aggression against the people of Dhahar, you have so much sympathy for Mogadishu and hate for the occupation of Ethiopia, yet Ethiopias logistical supplies gets through Berbera. That says it all.. Nothing new you have to add to the table apart from the old criez repeated over and over... Get over it, Somalia will be peaceful, Unity will come back soon Insha'alaah, In the meantime I hope you change your ways and become part of your people that you so dearly love...
-
Geeljire: Somalia must also develop nuclear weapons. What for? Use against my clan No worries we gonna buy two nukes to defend ourselves from you clan's one nuke... Go Figure
-
^Ooh What do you stand for then? Riyaale is the Somaliland President, be brave enough and turn down that seccessionits love... If you are truthful to your words...
-
^^ War Odayga kaqalee towbad keen noqoyee Let the man live, at last he realised that peace is the ultimate solution, Nabad baan dadka ugu dardaarmayaa ayuu yiri, now this is what I call Caaqilnimo not the then ussual comments we use to hear, I applaud him... Dadbaanse wali garan taa, tolow may latashadaan...
-
^He spoke very well
-
^The link isn't working
-
Geeljire, No one is claiming the possession of a city but a desperate group that cares only for their looting interests, like that Mogadishu looters inc... N/AA sxb Taariikhdaa dheer bal xagee lagu soo xaqiijiyay maxaase meesha keenayba? lol War ninki Maanta waa lahayaa... The problem is simple, you have as much right to live in that city as anyone, but what is demanded is easy disarm, obey the TFG and repect the rule of law.. simpl as that... Waar bal aan isu kiin daayo Duke, Im out
-
Originally posted by Duke: Thus the militia desperately trying to take over Kismayu, making all this futile and contradictory stances Indeed contradictory stances... It just gets better by the day... Do you remember the main man Hiiraale couldn't make up his mind and bring forth his proper stance for few months during the Goverments stay at Baidhobo and when that popular rise of the UIC and their take over Mogadishu happened. At one hand he was a wing allied to the UIC and on the other was a Minister of TFG, I guess he remained neutral , the guy was opportunistic and couldn't make up his mind untill the Good Hassan Turki forced him to do so and made run for his life without firing a bullet... Boy ooh boy after that a stunning events unfolded, did we see Hiiraale become a good soldier and obedient TFG member, did the man who few days ago made a comment about FTs being unwelcome in Somalia made that famous Yahuud xataa waan keensanaynaa comment.. Horn sxb laba-labalyn socon mayso, lugta jecli lexdna jecli la iskuma helo, Kismayo waan haysanaayaa TFGna waan taageersanahay suurtagal noqon mayso... Qofka inuu Meel ubato ayaa fiican
-
^Knowing the fate of Mogadishu, that weakest link group in Kismayo and the determination of the allied TFG and Ethio forces, don't you think thats not a very wise move yaa Horn... Disarm Gorowe and Bosaaso first lol.. Is this just an echoing background or am I hearing the same terms used by Axmed Diiriye..
-
^Good step forward
-
Kismayo Sxb baryo danbe kajiri mayso cry fool and blame Afgaduud or Morgan matter not, there is a very clear message that has currently been sent out to Kismayo, disarm and take orders or face the conqsequences... Thats why AFgaduud made hismself heard loud and clear publicly by saying "They(Kismayo group) are organised gangs and remnants of Al-Itihad" Now this is a clear message which indicate the positin he takes on this... but added that he's respecting the TFG ministers effort and just wait for the outcome... Look on the other side's messages, everytime they speak utter words like "Hadaan rabno saas waxaan samayn lahayn saas..." lol No clear message neither do they want to disarm nor fight but perhaps want to remain in this status qoe, it's just Impossible... All in All, N/AA there is one fact, your group will never be power brokers in Kismayo, never have been anything before but just Junior member of the JVA..lol Hadda oo calaacalku batayna iskaba daa.. Fairly speaking Kismayo as a city and Jubbaland as a whole would be under the control influence of its locals i.e. Puntlanders and reer Dhoobley as it is the case right now, reer Gedo are welcome as a decent behaving citizens and not in anyway or form as big title holders, now if one is to suggest that would happen by force, then the competition is on, the stage is yours..... I simply give up
-
Posted by Paragon: Maxaad sheegtey? Sibuu hadalkaagu isugu yara yaacsan yahaye hadalka caddee. What has been 'done' and who do you mean to ask 'why do you do that'? Are you talking to N/AA or me? Sowie Paragon, that was for N/AA and spokesperson Hassan Dheere... who can't make up his mind.. Calaacalkii ayaa kadhamaaday ninkaas... remember few days back wuxuu lahaa "Hadaan diidayno dowlada waxaan dhihi layn marabno..." and now another Hadaan dagaal rabno meeshaas aan aadi lahayn same excuse... very typical, much like his Warlord Hiiraale who now seems to be suspended his beloved Kismayo, I guess...
-
^So did the people of Mogadishu, apart from the rag tag criminals and looters inc.
-
^One must wonder why? and why would you do that? Absolutely inexplicable, better yet you ask yourself the same question as to why you do that?
-
^Sxb you telling me now Simbanews is owned by a Puntlander? Are you? So is this only Puntlanders are reporting the incident, and what if they report it? You are making another big mistake by pressuming thing like always, Simbanews has reported the incident, thou being a late edition is one classic excuse... I see that equal they didn't report it at all, is it? AGain Madhawa is an Island in remote area South East of Kismayo most of the residents are of Bajunis and Puntlanders by clan, if any large scale war happens there similar to this one that resulted the death of 12 people, could it be possible that the first contacts and information transfer residents may make would be through a Puntlander locally or globally... Sxb remember few weeks back the incident of Dhahar were mostly reported by website with notable domain names of that Area... care to tell me why? My dear Paragon be creative and let me now why? Hadda waan ka soo saari karnaa SOL archive