Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^ The second clip helirious, the boy got the heat, Ironing sucks... I don't bother.... For Arab speakers, enjoy this... quite political thou Jihad
-
^You must love money Sxb, I know of a brother who makes that amount of money easily, he owns money making machine back home, uses it to produce as he wishes... LOL Aside from the story telling, have you got any mega million making deals? any profitable trigger to pull, if you do, PM me...
-
Wasiirada Puntland Iyo Kulamadii Hey`adaha Swedan Stockholm(Calanka.com) 20-May-2007 Kulamada ay wasiirada Puntland la yeesheen hay’adaha iyo ururada Sweden ayaa ku dhamaaday guul iyo is afgarad buuxa. Kulamadaa oo ahaa kuwo hore u sii qorshaysnaa ayaa dhammaantood qabsoomay. Wasiirada Puntland ayaa hay’adahaa gacanta ka geliyey qoraalo rasmi ah oo taabanaya baahida Puntland hay’ad walbana kala hadlay arrimaha ka khuseeya. Sida aad la socoteen, wasiiradu waxay todobaadkii hore la kulmeen hay’adda deeqda dibedda ee Sweden SIDA (Swedish International Develepment Agency), hore ayaana idiinku soo gudbiney wixii ka soo baxay kulankaa. 14 kii May, waxay wasiiradu booqdeen xarunta Diakonia Sweden, oo ah urur samafal caalami ah oo ka hawl gala Puntland aadna sumcad ugu leh. Wasiiradu waxay mahad ballaaran u soo jeediyeen ururkaa waxayna ka codsadeen inay sii xoojiyaan mashaariicda horumarineed ee ay halkaa ka hayaan. Madaxda Diakonia ayaa dhankooda ballan qaaday in ay ku socon doonaan barnaamijka horumarinta shanta sano ee Puntland. Isla 14 kii May, waxay wasiiradu ka qayb qaateen barnaamij ”LIVE” ah oo ka baxay Kannaalka furan ee Stockholm, kaa oo laga daawado Stockholm oo dhan. Waxay wasiiradu barnaamijkaa uga xog warameen daawadayaasha Soomaaliyeed, ujeedada booqashadooda iyo waxa ilaa hadda u qabsoomay. Intaa ka dib waxaa wasiirada khadka taleefanka lagu soo weydiiyey su’aalo ay dadweynaha uga jawaabeen. Barnaamijkaa waxaad ka daawan kartaan bogga Ceelbuurnet.com/ TV Star.Isla 14 kii May, waxay wasiiradu ka qayb qaateen barnaamij ”LIVE” ah oo ka baxay Kannaalka furan ee Stockholm, kaa oo laga daawado Stockholm oo dhan. Waxay wasiiradu barnaamijkaa uga xog warameen daawadayaasha Soomaaliyeed, ujeedada booqashadooda iyo waxa ilaa hadda u qabsoomay. Intaa ka dib waxaa wasiirada khadka taleefanka lagu soo weydiiyey su’aalo ay dadweynaha uga jawaabeen. Barnaamijkaa waxaad ka daawan kartaan bogga Ceelbuurnet.com/ TV Star. 15 kii May, wuxuu wafdigu booqday baarlamaanka Sweden, waxaana halkaa ku qaabilay madaxda guddiyada arrimaha dibedda, waxbarashada, deegaanka iyo difaaca,. Labada dhinac waxay kala qaateen xog ku saabsan sida ay u shaqeeyaan labada baarlamaan. Caasho Geelle, wasiirka horumarinta dumarka iyo arr. qoyska oo iyadu muddo 7 sano ah ka tirsanayd baarlamaanka Puntland, ayaa soo gudbisay baahida uu qabo baarlamaanka Puntland. Waxay ka dalabtay baarlamaanka Sweden inuu ka gar-gaaro baarlamaanka Puntland xagga tababarada iyo qalabaynta. Inkasta oo labada baarlamaan aanay isku heer ahayn (Puntland heer gobol, kan Swedena heer dal), misana waxay baarlamaaniyiinta Sweden ballan qaadeen inay wax badan la qaban doonaan baarlamaanka Puntland iyagoo kaalmadooda u marin doona AWEPA oo ah urur ay ku midaysan yihiin baarlamaaniyiinta Yurub ee gargaara Afrika iyo sidoo kale ururka African Development Agency oo xaruntiisu tahay Addis Ababa. Kulan kale oo muhiim ahi wuxuu ahaa kii wasiiradu 16 kii bisha la qaateen, Wasaaradda arr. dibedda ee Sweden. Shirkaa waxaa dhanka Sweden uga qayb galay Mr. Anders Hagberg oo ah xoghayaha joogtada ah ee arrimaha Africa isla markaana la taliye u ah wasiirka arrimaha dibedda. Waxaa sidoo kale joogtay Anna oo ah xoghayaha joogtada ah ee arrimaha Somalia. Mas’uuliyiinta Sweden, waxay aad u soo dhaweeyeen, horumarka ay ku tallaabsatay Puntland. Waxay sheegeen in Puntland ay ku dayasho mudan tahay marxaladda cusub ee federaalka. Waxay aad ula dheceen “5 years development plan” ka ay samaysatay Puntland. Waxay kaloo ballan qaadeen inay dib ugu laaban doonaan qoraal ka soo baxay dowladda Sweden 15 kii Februari ee sannadkan, kuna wajahnaa deeqda Sweden siiso Somalia. Wasiiradu waxay cabasho ka dhiibeen qaybta ka hadlaysa Somaliland oo loo fahmi karo sidii dal ka madax bannaan Somalia, taa oo ay garowsadeen mas’uuliyiinta Sweden iyagoo muujiyey inuu yahay khalad u baahan in la saxo. Ugu dambayntii waxaa lagu heshiiyey in booqashooyin la is dhaafsado taa oo ay aqbashay wasaaradda arrimaha dibedda ee Sweden. Ugu dambayntii isla 16 kii May, waxay wafdigu la kulmeen xafiiska SCB oo Sweden u qaabilsan “Statistics” ka ama Ixsaada iyo tirokoobka. Xafiiskaa oo leh khibrad caalami ah ayey wasiiradu ka codsadeen inay wax kala qabtaan arrimaha tirokoobka iyo ixsaada, khaas ahaan xilli ay Puntland doonayso inay u gudubto nidaamka axsaabta badan, taa oo ay ka horayso in la sameeyo tirokoob. Madaxda xafiiskaa aad ayey arrintaa u soo dhaweeyeen, waxayna ballan qaadeen inay kala hadli doonaan dowladda Sweden. Ururka Samafalka Geeska Soomaaliyeed Somalia’s Horn Humanitarian Org. (Sohhor) 46 (0) 704578365 Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda La Xiriir Xafiiska Calanka.com Ee Magaalada Muqdisho Xafiiska Calanka.com Ee Dibadda (Scandinavia) Ku Laabo Bogga
-
^Italy, US, Kenya, Ethiopia, Egypt and all countries rest except the rogue state Eretria are with the TFG... Marka ha is wareerin Italy TFG-da way aqosnatahay, Lacagta shirtka dhibka uheshiisiinta way bixinaysaa, ambassador usoo magacawday Somalia, high ranking european official hodling ministerial position ayay usoo dirtay Mogadishu to meet Somali leaders... What more do u want...
-
Thanks Gar Yaaqaan, clearly things are going slowly and smooth, I hope it will be resolved soon and peacefully Insha'alaah...
-
^WaR dagaalka hala wado iyo Muqaawamadda waa tii Sayidkoo kale halkaa kasii wada, oo yaan lajoojin.. Na horkaca oo Jihaadka noo wada yaa Jamaca
-
^Yeah they all me... So much for focusing on personalities... Bokero I don't know who you look like or share veiws neither do I know what regions you come from... I don't care...
-
TheSomEco, yeah I know but the US have just recently appointed very important man for Somalia...
-
Bokero, the message dear, the message and not the messenger... BTW Duke is a great guy and no reason I wouldn't like to be his clone... So have your say on the message yaa Bokero
-
^So much for your power taking over Dhahar... the TFG is here to stay... or better yet conquer Hargeisa
-
Talyaaniga oo ballan-qaaday inay bixin doonaan Kharajka Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta ee ay DFKMGS qabanqaabinayso Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 19/05/07 Haweeneyda Wasiir-ku-xigeenka ka ah dalka Talyaaniga, Patria Sanateli, ayaa shaaca ka qaaday inay Dowladda Talyaaniga gacan dhaqaale iyo mid farsamo ka geysan doonto Qabsoomidda Shirweynaha dib-u-heshisiiinta Qaranka, ee ay DFKMGS gogosheeda dhigtay in bartamaha bisha soo socoto lagu qabto Magaalladda Muqdishu.. Patria Sanateli, waxay hadalkaasi ka sheegtay Shir Jaraa’id oo ay iyada iyo Guddoomiyaha Guddiga qabanqaabadda Shirweynaha Dib-u-heshiisiinta, md. Cali Mahdi Maxamed maanta ku qabteen Xaruunta Madaxtooyadda ee Magaalladda Muqdishu, waxayna tilmaamtay inay Maaliyad gaar ah u qorsheeyeen Taabagelinta Shirkaasi iyo Dib-u-dhiska dalka Somalia. Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Talyaaniga, waxay sheegtay inay soo dhaweynayaan inay Ummadda Soomaaliyeed dhexdooda kaga tashadaan Aayaha Qarankooda, isla markaana ay Nidaam Wada-xaaajood ah ku xaliyaan Khilaafkaada ka dhex jira. Dhinaca kale, Wafdiga ay hoggaaminayso Patria Sanateli, waxay barqanimaddii maanta kulan gaar ah oo albaabadda loo xirtay la yeelatay Madaxweynaha DFKMGS, Md. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’isul-wasaare Cali Maxamed Geeddi, iyadoo Suxufiyiinta loo diiday inay goobjoog ka noqdaan Kulankaasi oo ka dhacay Xaruunta Madaxtooyadda ee Magaalladda Muqdishu. Ilo-wareedyo lagu kalsoonaan karo, ayaa sheegay inay Madaxweyne C/llaahhi Yuusuf Axmed iyo Ra’isul-wasaare Geeddi kala xaajoodeen Ergadda ka soocta Dowladda Talyaaniga sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal iyo sidii loo ambaqaadi lahaa Geeddiga dib-u-heshiiisiinta Somalia. Iyo Dib-u-dhiska dalka Somalia. Dhinaca kale, Wafdiga ay hoggaaminayso Haweeneyda Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibedda ee dalka Talyaaniga, waxaa ka mid ahaa Danjiraha Cusub ee Dowladda Talyaaniga u soo magacowday Arrimaaha dalka Somalia, Istafano Dejeek iyo Ergaygii hore ee Talyaaniga ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Mario Raffelii iyo Diplomaasiyiin kale. Waa Wafdigii ugu ballaarnaa ee ka socda dal kaa tirsan Ururka Midowga Europe oo booqasho ku yimaada Magaalladda Muqdishu, tan iyo wixii ka dambeeyey markii ay Dowladaha Midowga Europe shuruudda ku xireen inay qeyb ka bixiyaan Kharajka lagu socodsiinayo Hawlaha Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Afrikaanka AMISON, ee laga wado dalka Somalia. Somaliweyn Media Center (SMC)
-
Patrizia Sentinelli "Talyaanigu waxaa uu dhiirr gelinayaa howsha Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya jooga. Inkastoo dowladda Talyaanigu ay horay dhowr jeer u muujisay in ayan xoogaa ku niyad sameyn howsha ciidamda nabad ilaalinta Afrikaanka ee AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya ayaa hadana waxaa maanta ay xukuumadda Talyaanigu ka dhawaajisay in ay arrinkaa taageereyso. Inkastoo dowladda Talyaanigu ay horay dhowr jeer u muujisay in ayan xoogaa ku niyad sameyn howsha ciidamda nabad ilaalinta Afrikaanka ee AMISOM ay ka wadaan Soomaaliya ayaa hadana waxaa maanta ay xukuumadda Talyaanigu ka dhawaajisay in ay arrinkaa taageereyso. Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda dalka Talyaaniga Patrizia Sentinelli oo maanta Muqdisho soo gaartay ayaa iyadoo ka hadleysay shir jaraa'id oo ay ku qabatay xarunta Villa Soomaaliya waxaa ay tiri "Talyaanigu waxaa uu dhiirri gelinayaa showsha Ciidamada Nabad ilaalinta AMISOM ee Soomaaliya jooga" "Waxanu doonaynaa in la suura geliyo xilli ay ciidamada Itobiyaanku ka bixi karaan Soomaaliya,waxaana xilligaasi la gaari karayaa marka ay ciidamada Afrikanku soo wada gaaraan dalka Soomaaliya,arrinkaana waanu dhiirrigelineynaa"ayay tiri wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda dalka Talyaaniga Signora Sentinelli oo maanta Muqdisho timid . Waxaa ay intaa ku datary signora Sentinelli in dalalka kale ee Afrikaanka ciidamadooduna aanay wali soo gaarin dalka Soomaaliya ay ka dhaadhicin doonaan in ay so de dejiyaan ciidamadii ay balan qaadeen si muhiimadda la hiigsanayo loo gaaro. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmoyin.com
-
Talyaaniga oo safiir cusub usoo magacawday dalka Soomaaliya. Dowladda Talyaaniga ayaa maanta ku dhawaaqday in ay safii cusub usoo magacaabatay dalka Soomaliya,si loo sii dar dar geliyo iskaashiga iyo wada shaqeynta diplomaasiyadeed ee u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Talyaaniga,waxaana magacaabistani ay imaanaysaa iyadoo la shiiqiyay awoodii dagaal ee kooxihii qaran diidka ee Talyaanigu taageeri jiray. Dowladda Talyaaniga ayaa maanta ku dhawaaqday in ay safii cusub usoo magacaabatay dalka Soomaliya,si loo sii dar dar geliyo iskaashiga iyo wada shaqeynta diplomaasiyadeed ee u dhexeysa labada dal ee Soomaaliya iyo Talyaaniga,waxaana magacaabistani ay imaanaysaa iyadoo la shiiqiyay awoodii dagaal ee kooxihii qaran diidka ee Talyaanigu taageeri jiray. Magacaabista Safiirkan cusub ee Talyaaniga uga wakiilka noqonaya arrimaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho maanta kaga dhawaaqday wasiir ku xigeenka umuuraha dibadda ee dalka Talyaaniga Patrizia Sentinelli oo maanta booqasho ku timid caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Talaabadan ay dowladda Talyanigu qaaday ayaa kusoo beegantay labo maalmood kaddib markii xukuumadda Washington ay ku dhawaaqday wakiilkeeda cusub ee arrimaha Soomaaliya Mr John Hates oo haatan soo gaaray magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya,waxaana arrintan dadka qaarkii ay ku macneeyeen mid aan Talyaaniga daacad ka ahayn laakinse uu kula dabaaqtamayo dowladda mareykanka oo ah tan keliya ee kaatan lasoo shaac baxday wax qabadka ugu weyn eek u aadan dalka Soomaaliya,hase ahaatee la arki doonee talaabta xigta ee dowladda Talyaanigu ay qaadato. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:info@carmoyin.com
-
Yates oo sheegey in Somaliland ay shirka DUH Qaran ay oga soo qeyb galeyso Qaab Qabiil Last Updated::2007-05-19 14:20:04 Nairobi:-Ergeyga gaarka ah ee u qaabilsan Mareykanka Mr. John Yates ayaa sheegey in Maamulka Soomaaliland ay oga qeyb galeyso shirka Dib u heshiisinta Qaran qaab Qabiil. Su’aal ahayd in Somaliland ay ka qeyb galeyso shirka Dib u heshiisiinta Qaran, oo ay weydiisey Idaacada Codka Mareykanka Mr. Yates ayaa waxaa uu uga jawaabey, in Kulan Guul dareystey oo uu la yeeshey Asbuucii hore wasiirka Arimaha Dibada ee Somaliland ay arintaas kaga hadleen, waxaana uu sheegey in Somaliland aysan kulankaas ka qeyb galeyn iyaga oo maamul ah laa laakiin Qaaba’ilada Deegaanadaas Degta ay ka qeyb galayaan Shirka Dib u heshiisiinta Qaran. Yates waxaa uu sheegey in Somaliland ay u soo Dirsaneyso Ergo Qabiileed oo u matasha Maadaama Reer Somaliland ay maamulkooda markii hore ay soo doorteen Dadkana ay matali karaan Dawlada. Somaliland waxaa ay shaaca ka qaadey in ay ka madaxbanaan tahay Soomaalida kale Sanadku markii uu ahaa 1991-dii tan iyo Xiligaasna ma aysan helin wax aqoonsi Caalami ah. Waxaana jirtey in maamulka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya in ay geed dheer iyo mid Gaabanba ay u koreen sidii ay u heli lahaayeen aqoonsi caalami ah. Isha warka VOA Mohamed Ali (Dalmar) mohamedali11@gmail.com Horseednet.com
-
^Ask them and not me, it is them that change their position ragarding your SL when they are at the held and change again at different times..
-
^I did meant that for North and not you sxb... Poor me, why are you careless about me yaa JB , Jacaylki gabdhaha iyo hadaladi macaanayaa ayadba isoo xasuusisay
-
^Certainly sxb, I still stand by that... Remember Yahuuda sida ay udiidanaayeen nabagga SCW while they for a fact knew that he was prophet... Thats just a simple example, and what about SL they know that they are not a country but still deny that fact... marka runta iyadoo loojeedo dadku waa iska indha tiri karaan, who are you to force them...Im not saying sidaas aa sax ah ama Khalad ah.. but it happens, a fact... Norf So now you care about me , your concern for me and the fact that Im good or bad have nothing to do with this shamefull action... Thanks for your concern but don't warry about me Im fine, care a lot about the kids used for this dirty struggle...
-
Of course Im talking about when they are on the seat and meeting world officials, othewise why would their position matter... Ordinary poeple like me...
-
^Argue with the reporter and not tell people what to believe and what not... Poeple have a right to even blind themselves from a real and clear truth as they wish, like you landers do... Norf Sxb Woman and Kids weren't targets, the TFG cleared up this issue and should that have been the case then the shelling would have continued now... Still Woman and Children live there but only insurgents defeated.. Laakiin why do u love to compare two evil actions and look only whatever bad the other group did to justify this... Can't you be brave enough to conderm this action...
-
ICU is not that far u know, and they had a fabulous PICs with the whole world JB, I agree, It seems thou you miss one point, they both represent Somalia and not SL, they both have similar position regarding SL...
-
^Come back Sxb this is not about Xabashida neither anything to do with the TFG Xabashida cid u barooranaysa majirto, Infact I believe they will die and many have died for this cause .... Why are this children used for this dirty politics...