Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Sheekh Aadan Madoobe oo sharci daro ku tilmaamay talaabadii QM loogu gudbiyey heshiiskii badaha ee ay kala saxiixdeen Somalia iyo Kenya Gudoomiyaha Baarlamanka federaalka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa talaabo sharci daro ah ku tilmaamay in golaha amaanka ee Q/Midoobay loo gudbiyo heshiiskii dhinaca badaha ee ay dhowaan kala saxiixdeen dowladaha Somalia iyo Kenya, ka hor inta aan la soo marinin Baarlamanka Somalia. “Dowlad kasta waxa ay leedahay nidaam iyo shuruuc lagu fuliyo heshiisyada caalamiga ah ee ay la gasho dowladaha iyo shirkadaha shisheeye, nidaamka DF Somalia waxaa uu yahay in heshiiska ay xukuumada la gasho labada dhinac midkood aanu dhaqan gal noqon karin ilaa soo mariyo baarlamanka uuna soo saxiixo madaxweynaha, sidaa awgeed heshgiiska Kenya lala saxiixday waa sharci daro in loo gudbiyo golaha amaanka ee QM ayuu yiri Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) Waxaa uu intaa ku daray in baarlamanka uu ka doodi xiliyada heshiiskaas uuna eegi doono haddii ay ku jiraan waxyaabo xad gudub ku ah qaranimada dhuleed iyo mida badeed ee Somalia “haddii wax cilad ah lagu arko baarlamanku cod ayuu gelin doonaa haddii uu diidana QM nalama laha dhulkeena mana qaadaneyno heshiiskaas” ayuu intaa ku daray Gudoomiyaha baarlamanka federaalka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe). Dhinaca kale sheekh aadan madoobe ayaa soo dhiweeyey takaabada ay xukuumada Somalia xayiraada ugu soo rogtay garoomada iyo dekedaha ku yaala magaalooyinka ay gacanta ku hayaan xoogaga ka horjeeda DF Somalia, wuxuuna intaa ku daray in talaabadaasi ay tahay mid aan waxba u dhimeynin shacabka isla markaana lagu badbaadinayo umadda laguna sugayo amaanka dalka dalka. Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  2. ^What's wrong with a suspect being arrested and investigated, mase Sheekadu waa iska qiiro jabaan Duke, only two weeks ago a suicide bomber hit the city of Gaalkacyo killing few innocents and the head of the security forces of the city, these people don't find a minute to condem such action yet post lamenting threads and comments when security measures are taken and suspected men get arrested... Adeer more men will be arrested and if found guilty will face justice, and if they are found innocent will be released, it is as simple as that... Duufaan, how come I haven't seen you say 'Very Sad indeed' when a suicide bomber blew himself up in the middle of Gaalkacyo city recently killing innocents....
  3. Security is important, right step, clean the cities of Puntland...
  4. I don't see the fuss in this move adeer... the seperation of woman and men in travelling is not killing any humans...
  5. ^Hassan Dahir is liberating Mogadishu from what he calls Gaalo and Gaalo-raac(AMISOM and Sheikh hotel) while Sheikh hotel is using the same Gaalo (which he used to liberate from Mogadishu a year ago) to shell the capital... The result is more death, bloodshed and mass human displacement... Ilaahay Maskiinta ugaraar....
  6. Barakac Xoogan oo kasocda Degmada Madiina Horseed Media Muqdisho, Soomaaliya Dad badan ayaa ka barakacaya xaafadaha Wadajir iyo Dharkenley oo ka tirsan degmada Madiina ee magaalada Muqdisho halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada dowlada iyo kooxaha mucaaradka. Dadka degaanka ayaa sheegaya inay ka cabsi qabaan dagaal ka dhaca degaankaasi oo ka dhaca degaanka maadaama ay ciidamo badan oo labada dhinac ay soo wada galeen degaanka. Degmada Madiina waxay ka mid ahayd meelaha ugu deganaa magaalada, waxaana halkaasi ay hoy u noqotey dad badan oo ka barakacay qeybo ka mid ah magaalada kuwaasi oo hadda bilaabay inay dib uga cararaan. C/qaadir Cabdulle Cismaan oo ka mid ah dadka degaanka oo maanta u waramay barnaamijka “Xog Ogaal” ayaa sheegay in qoysas badan oo ku noolaa degaanka ay ka qaxeen shaley illaa maanta iyagoo ka cabsi qaba in dagaal uu ka dhaaco degmada Madiina, kaasi oo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo kooxaha ka soo horjeeda. Wararka laga helayo dadka degaanka ayaa sheegaya in xaafadaha qaar ay dadku baneeyeen, waxaana dadka ay ku sii qaxayaan degaanka Ceelasha biyaha iyo Kaxda oo ku yaalla duleedka magaalada Muqdisho. Ciidamada dowlada iyo kuwa mucaaradka ayaaa ku sii qulqulaya degaanka iyagoo wata gaadiidka dagaalka. Saraakiisha dowlada ayaa ku tilmaamay tallaabadasi mid ay ku xaqiininayaan amaanka garoonka diyaaradaha si aan looga soo weerarin dhinaca degmada Madiina, hase yeeshee kooxaha mucaaradka ayaa sheegay inay ciidamada dowlada yimaadeen fariisimo ay iyagu leeyihiin oo ay ku soo xadgudbeen. Dhinaca kalana waxaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka jira dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoog leh iyadoo maantana rasaas goos goos ah laga maqlay isgoyska Afarta Jardiino oo ku yaalla waqooyiga Muqdisho halkaasi oo ka mid ahayd meelihii say ka dheceen dagaalada xoogan ee dhexmarey ciidamada dowlada iyo kuwa mucaaradka. Source: HR Media ShareThis No Comments, Comment Reply to “Barakac Xoogan oo Ka Socda Degmada Madiina” Name (required) Mail (required) Website
  7. Qaar ka mid ah dadkii deganaa xaafadaha degmada Dharkeenlay ee gobolka Banaadir oo bilaabay in ay guryahooda ka cararaan. Posted: 5/27/2009 10:01:00 PM Shabelle: MUQDISHO Qaar ka mid ah dadkii deganaa xaafadaha degmada Dharkeenlay Ee gobolka Banaadir ayaa bilaabay in ay guryahooda uga barakacaan cabsi la xariirta in degmadaasi ay dagaalo ku dhexmaraan ciidamada dowladda iyo Xoogaga ka horjeeda kuwaasi oo maalmihii u dambeeyay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wada xafadahaasi. Kadib markii dhawaan qeybo ka mid ah degmada dharkeenlay ee gobolka Banaadir ay soo dageen ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa degmadaasi ka bilowday cabsi ay dadku ka qabaan dagaal ciidamada dowladda iyo xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda ku dhexmara gudaha degmadaasi. Xaafado ay ka mid yihiin Abbe Godey,Shuuriga,Dabaq eynka iyo Suuq Liif ayaa waxaa ka bilowday barakac Aan badneyn iyo cabsi dadka deegaanka ay ka qabaan in dagaal halkaasi uu ku dhexmaro labadaasi dhinac sida uu Idaacada Shabelle u sheegay mid ka mid ah dadka deegaanka. Afhayeenka Ciidamada Militariga dowladda KMG Soomaaliya Farxaan Casaanyo oo Shabelle la hadlayay ayaa sheegay in halkaasi ay ciidamada u geeyeen sugida Ammaanka sida uu hadalka u dhigay. Wel welka iyo cabsida ay qabaan dadka deegaanka ayaa waxaa ay tahay in xili walba ay filanayaan dagaal degmadaasi ku dhexmara dhinacyada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xoogaga Mucaaradka kaasoo sababi kara barkac iyo qasaare soo gaara dadka deegaanka. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  8. Lool , Sheikh hotel can't face his enemies while Hassan Dahir finger points at Sheikh Shariif's eye...
  9. ^Lool, money is money adeer... it's not how you make it that counts but how much you have... What about printing it, is that accepted yaa NG
  10. ^ Originally posted by Abtigiis &Tolka: The difference is that Ethiopians are not in Somalia. I guess, Hiiraan, Kalabayr and Balad-Wayne aren't part of Somalia...
  11. What is the price? If we can get a good deal, a money that will make us all rich, let's sharethe money and call it a day instead of chasing each other for eternal...
  12. Originally posted by Abwaan: quote:Originally posted by General Duke: ^^^No to highlight the hypocracy, ignorance and clanisam of those who caused this tragedy. No demo's in London today Abwan? :eek: No Ethiopians massacring civilians or no 90 years old clanist warlord so what is the need? The likes of you and Hassan Dahir will weaken insha Allaah and eventually melt and keep quiet. Yep, but we have AMISON and Ugandans heavily shelling the city and commiting massacre against innocent civilians while the boss Wallad Abdalla is threatening and accusing the Somali media for reporting this massacre, ooh no and this it is not a 90 year old from Puntland but you have a 40 year old from the clan who calls himself Sheikh, hence no need to do mass demo in London... One more question for you all, every time Duke posts a topic why should the thread have to turn into a debate about Abdulahi Yusuf. The old legend is no relevant in this threads and has retired from politics, he has nothing to do with the murder that is happening in Mogadishu today, it is Adeeros Hassan Dahir and Sheikh hotel that are responsible... deal with the facts or like always keep you old excuses and cry Duke and Yusuf Yey are the problem who are clearly irrelevant in any way, shape or form concerning the carnage in the capital...
  13. Mintid, Adeer young men from the small town of Eyl made millions while you hoped the EU or US will bomb Bosaaso... Now you have come to your senses and realised that only Puntland as a state and administation, the elders and young men from cities such as Eyl can solve this problem... However, on the other hand the illegal foreign trawlers and waste toxic dumping on our Somali sea water must stop as well... Where is your "fund, international community, funding" wording stoped... Only last week a high level delegate from Puntland returned from a successful international conference on piracy held in Malaysia... Puntland is a powerhouse and our politicians aren't naive like your Mr. spy Riyaale or the confused Sheikh hotel.... my last word, you can keep hoping that Russia will gas Garowe to stop piracy lool, the secessionist are getting desperate and envious... As to the topic, its brilliant move, the local people, elders and the administration must work together to deal with this problem, however the admin must take a taugh stance and ensure no more foreign trawlers and illegal dumping occurs, this is their only chance to take action and perhaps facilitate and train the young men to become regular paid coast guards in order to fully and effectively secure our long sea...
  14. Seriously people, Duke is only a member of this site and a not major player in the Somali plitics, will you stop dwelling on his character and rather deal with the topic at hand, deal with the message and thepoint made in the thread... hadii kale, Duke kuwaasha... Duke, you made a great point and Hassan Dahir's crimes are more than you listed, start from the days he initiated conflict and spread fitnah in the early nineties in Kismaayo, Puntland, Gedo and all over Somalia...
  15. ^One can support a man Saaxib, a strong man, not a axmaq... As to the crazy boys and Hassan Dahir, you know my stance...
  16. ^Remember they had a week to think over this, get M. Dheere back into the country and prepare for one hech of a knockout, if all they did was only kill many innocents as the result of the war and not move an inch what do you except when they weaken after few days of fighting, bearing in mind Alshabaab's boys are all over the country and can send reinforcements as and when they need it... Only the clan ayuu loggoynaayaa oo uu dagaal ku baabin dooonaa
  17. In a meeting about 2 weeks ago, the clan of north of Mogadishu vowed to fight and defend their terrorities (or their son Sheikh hotel) in some parts of Mogadishu against Alshabaab while on the same note Sheikh hotel started mass distribution of arsenal to the sub-clan... Today warlord M. Dheere and Musa Yalaxow started the offense for Sheikh hotel's side against Alshabaab, so what has warlord M. Dheere got to do with this and on what bases is he fighting for the government, he has no position. Xiin-ow as a supporter of Shiekh hotel, let me know if your caravan leader have thought well about this, why is warlord M. Dheere leading the war and fighting for Sheikh hotel, tell me anything, anything, if not clan... One wonders is this a government or a clan(including their warlords) using all they can to mobilize and incite its members to defend the parts of Mogadishu they ruled for thepast 2 decades of the civil war.... Loool The other foolish move of Sheikh hotel is that, he really thinks a clan will and can defeat Alshabaab and root them out of Somalia by giving ten days ultimatum
  18. Paragon, you are going around irrelevant issues, Adeer its FACT the AMISON troops have continously and heavily shelled Mogadishu today, however it was predictable of you to excuse their action or deny it altogether....
  19. Paragon, Saaxib, let's not deduce this into a silly chit-chat, you know what I am talking about and what this is all about... bal let me see and handle what you posed as an argument... The article says more than 10, I said 12, come back and let me if 12 is not more than 10 - reported in other sites... the other argument is, did AMISOM heavily shell the city as I reported, and the answer is big YES... so brother if you have something else come back otherwise let's not around the irrelevant...
  20. LOool @ Akhaas, Liqaye ma dhoocilaha hadalkoodi ayaa meesha latimid... Adeer this is the politics section, if you can't have it go back to the jokes section... Again, your nationalistic and love for the nation is coming to light as the day passes, come out of the closet, you looter inc. supporters
  21. Paragon have some shame brother, the innocent are dying as a result of this shelling and disarrayed mortars, and you question my reporting... Now if you carefully read the title I haven't said the 12 death are the direct result of AMISOM, however its no secret that the AMISOM troops have heavily bombarded the city and this bus was hit by a mortar, it could have well been from other sources or as the result of AMISON shelling... All in all, the consequence is the death of innocent, you should sympethise with the poor civilians and comdemn the actions of the foreign troops like you have always did in the past... Lool@Theiry, when am I fitnah? now or back in the days when I said Alshabaab were a problem to Somalia...
  22. Inkaban 10 qofood oo halmeel ku Geeriyooday kadin Gaari PL ah Oo ay la Socdeen uu Madfac ku Habsaday. Warar Goor dhoweyd naga soo garay agagarka Iskooska Baar Ubax Ee Magaalada Muqdisho aya waxa ay sheegayaan in meel qura ku dhinteen Dad gaara ilaa 10 qofood oo ahaa dhmaantood dad rayid ah oo saarna gaari PL ah oo ka shaqeeya inta u dhaxeysa Soobe iyo Baar Ubax. Dadka geeriyodaya ayaa waxa u ilaa iyo hada Meydad koodu yalaan iskooska Baar Ubaxa waxaana jira Qaba qaabo xoogan oo ay wadaan Gaadiidka Gar gaarka Ee magaalada Muqdisho, Dadka ku Geeriyoday Gaariga ayaa waxa Ka badbaadiyay wiil yar oo kaliya intii kalana wa ay ku dhinteen kadin Madfac habaaw ah ku Ku Dul habsaday garigii ay la socdeen. Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa Maanta ah Mid aad U kacsan oo ay dadbadani ku dhinteen iuyadoona ay wali soconayaa Dagaalo Qarar u dhaxeeyo Dowlada Somaliya Iyo kooxaha Ka soo Horjeeda. Wixii warar ee Ku soo ordha xaalada kacsan ee dagaaladu bar bar sicdaan waxaad kala socon kartaa sacad walba Dayniile Online Cabdiraxmaan Macalin Xuseen Mamaan82@hotmail.com Tafatiraha Wabka Dayniile.com dayniilecom@hotmail. com deyniilenews@yahoo.c om
  23. ^Adeer this war is led by Mohamed Dheere and Muso Yalaxow, Shariif Ahmed armed his sub clan...
  24. Dr.Cumar ayaa intaa ku daray in Goobihii lagu Dagaalamay oo Dhan ay Joogaan Ciidamadooda waxa uuna yiri:“waxaa weerar nagu soo qaaday Nimankaas ay uga Gol lahaayeen Xamar ayaan ku qabsanaynaa, Meelo Badan oo furin ah ayay soo jiireen Ciidankeenii oo Barihiisa Daganaa markii uu Dagaal la galay Meeshoodii baa lagu celiyay, hadda wax haba yaraatee anaga naga maqan oo dhul aan horey u haynay ma jiro hadda”.
  25. Dr Cumar Iman:“Dagaalka Weerar anaga nalagu soo qaaday waaye”. By Somalimirror on 22 May, 2009 10:04 AM in Main, Wararka Gudoomiyaha Xizbiga Islaamiga Soomaaliyeed Dr.Cumar Iimaan Abuubakar ayaa Sheegay in Saaka DKMG ah iyo Hogaamiye kooxeedyo ay soo hubeysay ay Weerar ku soo qaadeen Saldhigyada Ciidamadooda ay ka Daganaayeen Magaalada Muqdisho. Dr. Sh.Cumar Iimaan Abubakar oo ay saaka Xiriir khadka Taleefoonka ah la yeelatay Shabakada Warbaahinta Somalimirror ayaa Sheegay in Dagaalka Maanta hadafka laga lahaa uu ahaa in DKMG ah ay kula wareegto Gacan ku heynta Magaalada Muqdisho. Dr.Cumar ayaa intaa ku daray in Goobihii lagu Dagaalamay oo Dhan ay Joogaan Ciidamadooda waxa uuna yiri:“waxaa weerar nagu soo qaaday Nimankaas ay uga Gol lahaayeen Xamar ayaan ku qabsanaynaa, Meelo Badan oo furin ah ayay soo jiireen Ciidankeenii oo Barihiisa Daganaa markii uu Dagaal la galay Meeshoodii baa lagu celiyay, hadda wax haba yaraatee anaga naga maqan oo dhul aan horey u haynay ma jiro hadda”. Sidoo kale mar ay Shabakada Warbaahinta Somalimirror ay waxa ka weydiisay Aragtidooda ku aadan Dagaalka ka soo cusboonaaday haatan Muqdisho waxa uu yiri“Dagaalka Weerar anaga nalagu soo qaaday waaye Difaacbaan Saaka ku jirnay iyagana Jab iyo Khasaare bey kala kulmeen waxna wey qaadi waayeen oo Meeshoodii ayey ku laabteen siyaasad kalana ma ahan ee anaga ayaa nala soo weeraray siyaasad waxaa la weydii ninkii weerarka soo qaaday.