Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Please share with us any useful material that you may have or find relating to Somalia's first president. First President of the Somali Republic Mr. Adan Abdulle Osman Mr. Abdella Osman, President of the Republic of Somalia, was born in 1908 in the town of Beledwein. He completed his formal education in Mogadishu and then served his country, which was then under Italian administration, in a variety of offices and responsibilities from 1929 to 1941 Before assuming his post, he was an active member of the Somali Youth League, until he turned out to be its leader and reputed president. He was also the president of the legislative assembly, and Somalia's representative at the Moslem conference in Karachi, and at the UN Territorial Council. The President speaks and writes Italian, Arabic, and English. His cooperative actions and farsighted vision in leadership brought Somalia its independence in one of the most constructive acts of statesmanship. President Abdella Osman is a quiet, intelligent and efficient man. In his effort to lift the standard of living of his people, he inclines towards moderation and prudence. Knowing that stability and gradual development are the sure means to success, he prefers a slow but sure national evolution to a radical upsetting revolution. President Aden Abdullah Osman: H.E. Aden Abdullah Osman was born at Belet Weyne (Hiran Region). After receiving education at State Schools, he acquired administrative experience in Government oficies. He subsequently devoted himself to his own business. In Febraury 1944, he joined the Somali Youth Club (subsequently called Somali Youth League), became a member of the party's steering board and in 1946 was appointed Secreatry of the Belet Weyne section of the party. In 1951 the Regional Council of Mudug designated him for the Territorial Council on which he served uninterruptedly (up to February 1956) as the representative of the S.Y.L. In 1953 he was appointed Vice-President of the Territorial Council. In 1954 he became the President of the Somali Youth League and remained office untill 1956. Re-elected to the same position in May 1958, he occupied this post simultaneously with the post of the President of the Legislative Assembly until 1st July 1960. In 1956, when the Territorial Council was replaced by Legislative Assembly, he was elected member of the National Assembly for Belet Weyne District at the general political elections, and in meantime the Legislative Assembly appointed him its President. In the 1959 general political elections, he was again elected member of the National Assembly, which again appointed him Presedent. He maintained this post when the Legislative Assembly was converted into the Consituent Assembly. In his capacity as President of the Constituent Assembly, on 1st July 1960, he proclaimed the Independence of the Somali Republic and following the unification of the northern and southern territories - former British Somaliland and Italian Somaliland. The National Assembly chose him as Provisional President of the Republic for period of 1 year, and in 1961 re-elected him to the same mandate for 6 years. He devoted his interest to legal, social and economic studies. Besides Somali, he speaks Italian, English and Arabic. According to the Constitution of the Republic, the out-going President enjoyed life-membership of the Somali National Assembly (Article 51, paragraph 4).
  2. Bilaal, Sxb it is done in respect to the great leader, please don't politisize the issue, the man was great Somali leader and not for only one group, he kept his sheet clean while in/off power and in the long years of the civil war... Let us give our respect without any bickering or political connotation, at least for today, keep your politics for another day if you wish...
  3. What a great move by the Somali government, fantastic news.. Adan Ade International Airoprt it is... the man is an Icon no Somali man doubts that...
  4. Inaa lilaahi wa inaa ilahyi raajicuun, waa Aabe kale ee Somaliyeed oo aad u qaymo badnaa, Ilahay ha unaxariisto, Janadii Fardowsana haka waraabiyo.. Brother Sophist Im sure you are a strong man and can cope, it's one of the trails of Dunya that one has to face, waa ladawada tagayaa anagoo dhan wax haraaya majiraan, ilaahay Samar iyo Iimaan hanaga wada Siiyo Aabe isagna ha unaxariisto... Aamiin
  5. Former Somali President Adam Abdulle Osman's death confirmed... Alaha Ha Unaxiirto Janadii Fardowsana Haka waraabiyo, Eheladiisana Samir iyo Iimaan Ilaah hakasiiyo. The News: NAIROBI: ALLAHA u naxariistee Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan oo galabta ku geeriyooday Magaalada Nairobi Posted to the Web Jun 08, 18:57 Nairobi (PP) - ALLAHA u naxariistee Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan ayaa ku geeriyooday galabta Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana sidaa u xaqiijiyay saxaafadda ehelladiisa. Madaxweynihii 1960-1976-dii ee Soomaaliya Mudane Aadan Cabdulle Cismaan oo galabta ku geeriyooday Nairobi ayaa ku jiray isbitaal ku yaalla Magaaladaas, kaddib markii ay xanuun aad u daran uu la soo gudboonaaday, waxaana Madaxweyne Aadan Cabdulle dhawaan lagu xiray qalabka wadna dhaqaaqiisa Ilaaliya. Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan ayaa ku dhintay da'da 99-sano jir, waxaaan uu dhashay 1908-dii isagoo ku dhashay Gobolka Hiiraan, waxaana uu talada dalka Soomaaliya qabtay 1960-kii markaasoo ay Soomaaliya ka xorowday gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga oo kala haysatay koonfurta Soomaaliya iyo Waqooyiga Soomaaliya, waxaana uu noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya. Aadan Cabdulle ayaa ka mid ahaa madaxdii aasaasay Ururka Midowga Afrika, waxaana uu ka mid ahaa Madaxda 6-da oo ay Soomaaliya ka mid tahay oo ururka Midowga Afrika ku aasaasay Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyadoo halkaasna xarun looga dhiga, waxaana xubnaha la aasaasay ka mid ahaa: Madaxweynihii Masar ee xiligaas Jamaal Cabdulnaasir iyo Boqorkii Ethiopia Haile Salase. Wararka ayaa waxay sheegayaan in lagu wado in Maydka Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan loo soo qaado dalka Soomaaliya, oo lagu aaso halkaas, waxaana uu ahaa tan iyo intii uu ka dagay xilka Madaxweynenimo ganacsade Beeraley ah oo beer uu ku leeyahay Janaale beerta. Geerida Aadan Cabdulle ayaa waxaa tacsi u diray ehelladii Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisul Wasaarihiisa Prof. Cali Maxamed Geeddi iyo xubnaha kale ee Dowladda, waxaana sidoo kale tacsi u diraya ehelladiisa dadweynaha Soomaaliyeed oo dhan. Bahda Puntlandpost ayaa waxay dhankooda tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelladii iyo qaraabadii uu ka dhintay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed oo ay uga tacsiyeynayaan Geerida Naxdinta leh ee Aadan Cabdulle.INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  6. Kulankaas waxa la iskula Gartay in Maamulka PL uu ka baxo Gobolada Sool iyo Sanaag Bari taa badalkeedana ay SL la yeelato iskaashi iyo wada shaqayn, This seems to be nothing more than a wishful thinking from the seccesionist camp, Puntland will not and cannot give away this regions, the SSC people are against SL idea and thats why they won't join that mafia group. Siday ilahasi noo xaqiijiyeen Madaxweyne Rayaale wuxu ogolaaday in lagusoo wareejiyo Sool iyo Sanaag bari taa badalkeedana uu Maamulka PL ay gacan ka siinayan la dagaalanka waxa loogu yedho Argagaxisada, Wali ma cada in PL ay aqbashay qorshaha cusub ee maraykanka iyo Ethiopia wataan balse siday ilahasi tibaaxayan Cabdilaahi Yuusuf wuxuu sheegay inuu ka hawl galayo sidii PL uu ay u aqbali lahayd Qorshahan. This part is just funny, you can see all the wholes in this report, lol @ Riyaale wuxuu ogolaaday in laguu wareejiyo, as if he was going to deny that, and in return Puntland will receive what? loooooooool the funniest bit, SL inay kacaawiso aragagixisada Somaliland ma Super power ayay noqotay? I think SL is the US of Africa Puntland have no interest to have any form of allience with the Secciossints, even their ideologies cannot come to terms, all its interested is to have peace with them and the focus is within the state and the South, SL will be for the future and only a Somali government will deal with them... Forget about this terrorist propaganda, there are no active networks in both areas of these Admin, and Ethiopia,TFGs focus at this moment in time is Mogadishu and the upcoming conferece... SL keep your dreams to yours...
  7. ^I find your inputs rather interesting, all you seem to present all the time are personalities, compare between them and always comment their typical daily behaviours or character, all the time discuss and critique or praise their thinking ability and level of intelligence... waa yaab! Ma intaas ayaad ku koobantahay oo meel kale magaartid? No wonder they say, Great minds discuss Ideas. Average minds discuss events. Small minds discuss people. Discuss about this latest event or better yet if you could share great ideas... the stage is open for all kinds people anyway
  8. ^War idinku malaha Bakaarah ayaad dadka xigtaan miyaa? hadii wax laga sheego ama layiraa halabadalo maxaad isu tustiin idinka in la idiin danleeyahay! Sxb Abwaan hadii uu asiibayna intaana ila gartay waa fiicanyahay hadii kale wax unbaan usheegay, laakiin adiga inaad soo dhexgashid amaba xataa dib usoo celisid arintaa maba ahayn, waxaa tahay nin iska doonaaya muran aan fruitful ahayn...
  9. Im goin to Salat Juma brother, catch up with you later... Wadanka usoo ducee Salada Jimcaha hadaad rabtid inuu wanaag kadhoco...
  10. ^Sxb I might not know all that happened in Somalia in the past, but Im sure what happened in the 16 year long civil war was a lot worse than all the bad things that happened in the 21 year long rule of the late dictator put together... All Im saying is this, one group have won, we should let them rule and disarm, it is better to have something than have nothing, and please don't twist words and mislead poeple, it's not my clan that have won but a group of men with the same idealogy, Dhere, qabydid and Ghedi don't share clan with the president, and I believe that clan of theirs are the centre of power in Mogadishu hence leading the clean up of the city... Also im not forcing you, as much as I have my opinion, you have a right to see things and veiw the world as you wish, we are only discussing and exchanging views in the hope that one of us might understand the reality and agree with other.
  11. ^Sxb Gekko has a point, I see nothing is wrong with changing or rebuilding the place, look beyond your prejudice thats not a bad proposal at all, perhaps you may question the technicality or feasibility but by Saying NO is just making a fool of yourself... Originally posted by Abwaan: Emperor jawaab naf leh meesha kuma haysid, wax aan ka jeclaan lahaa in hubka la aruuriyo ma lahan laakiin first Soomaaliya dib u heshiisiin dhab ah haka dhacdo, dowlad XALAAL ahna haka dhalato, second hubka yaa aruurinaya? Ma Meles oo hadhow dib u soo dhiibi doona? Maxamed Dheere oo hadhow cidduu doono kula dagaali inta sidiisii Oday.....yiraahdo@lol...mise C/Khayrdiid oo khayr beele ah...? hubkaan aad leedahay waa la aruurin xaggee lagu store-garayn? Yaa diiwaan gelinaya? mise qayb Puntland loo raro iyo Ari-caddeeye, qayb Kismaayo loogu dagaal tago iyo qayb Xamar iyo meelo kale isbaaro loogu dhigto baa laga dhigi? Sxb markale, you are swimming in a dream air, what you talk about is the story of the past, things have changed and moved on since, you seem to be stuck in the past whic now became history. Su'aalaha ah yaa lagu wareejin hubka iyo Puntland maxaa hubka looga dhigi waayay iswaydiintooda way dhamaatay, that was what Axmed Diiriey had asked sometime ago and no more, hadda isagu xataa mawaydiinaayo thus it is dissapointing to see that isagu inuuba ku dhaamo oo lasocdo waxa dhacaayo.... Sxb meeshaas warkii waa dhamaaday waana lagu kala adkaaday, whether it was Ethiopia that defeated the UIC and other oppositions or not, the TFG and it's allies have won the war and are in full control of the country, waxa ay kahadlaayaanna hada waa inay iyagu dadka hubka kaguraan marka masii harin iswaydiin ah yaa hubka guraaya ama loo dhiibaa, inaan iska garan karto ayaan kumooday... Thats what I fully support, the disarmarmament of the public and the business man, it only creates havoc and poses danger. However, I might disagree with some of the policies of the TFG but what I mostly want is peace and stability. Adiga calaacalkaaga ayaan ujeedaa dowlada waxaad u aragtaa mid xaqdaro qabiilaysi iyo nin jeclaysi iyo dictatornimo kudhisan sida hadalaada kamuuqda, laakiin what I can say to you is that, unfair, illegal and dictatorial regime is better than no government at all, living in chaos amid this squalor is not an option... Mine
  12. , YOu are a funny man Sxb managa bajinaysaana? Waxaad is tiri nimankaan waa reerka Old man-ka ee xoogaa cabsii... lol @ Puntland way go'aysaa soon Adigu waligaa reer reer ufakar!, Somalia way duushay
  13. Saaxib waad iga qoslisay, Im sure you wouldn't be too bad for a comedy actor... Laakiin qoraalka waxuu jawaab uyahay Abwaan oo kadhigay meesha in dadka la iska argagax galinaayo for nothing, Sxb that is result of this actions, dadki way baqeen kadibna hubki way iska soo dhigeen banaanka, cid dadka aragagax galinaysa ama gooni uraadsanaysa majirto laakiin tuugada waa inay baqaan hubkana soo xooraan hadii kale waa loogu tagi, that is the message and so do we now witness the result... As for the news it's from Dayniile, anti-TFG...
  14. ^Good to see you back Paragon, Keep safe and stay away from the guns, If you were spared from the gunshots of Beckton and Brixton in South LOndon, Im sure you don't wanna taste it in Eastleight, ooh perhaps you do, how do I know anyway When are you going back to Mombasa, do inform us and report back especially the housing and real states, how is it in Nairobi? booming and expensive I heard... Give us some inside info's
  15. Jawiga magaalada Muqdisho oo 24-kii saac ee ugu dambeeyay ah mid degan Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa ku naalooneysa deganaansho 24-kii saac ee ugu dambeeyay iyadoo aan jirin wax weeraro amma dilal ah oo laga geystay magaaladaasi, sida ay soo sheegeen wariyeyaasha SBC ee Muqdisho. Ciidamada dowladda kmg ah iyo kuwa Itoobiyaanka ah ayaa ku gudo jiray hawlgalo ballaaran oo ay ku sugayeen ammaanka iyagoo baaritaano ka sameynayay dhowr xaafadood oo loo arkay inay xuddun u yihiin falal amni xumo ah oo si goos goos ah uga dhacayay magaalada Muqdisho. Wariyeyaasha SBC ee magaalada Muqdisho C/laahi Yaasiin Jaamac, Cabdi Jamaal Macalim Axmed iyo Maryan Saylac C/risaaq oo ku kala sugan saddex degmo oo kala duwan Muqdisho ka tirsan ayaa waxay soo sheegeen in degmooyinka ay ku sugan yihiin iyo kuwa deriska la ahba ay dadku ku seexdeen kuna soo tooseen iyadoo aan la maqlin wax xasilooni darri ah. Muqdisho 24 saac ka hor waxaa meelaha qaar ka dhacayay dilal loo geysanayay dadka shacabka ah iyo mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda kmg ah, dilalkaasi oo ay gaysanayeen kooxo qowlaysato ah oo aan la ogeyn halka ay ka amar qaataan. Iyadoo weerarkii ugu ba’naa ee laga geysto Muqdisho uu ahaa kii lagu sigay in lagu khaarijiyo ra’iisal wasaare Cali Maxamed Geedi, markii weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday baabuur afka loo geliyay gurigiisa 3-dii bishan aynu ku jirno. Wixii weerarkaasi ka dambeeyay waxaa dowladdu ay ku tillaabsatay hawlgal ballaaran oo baaxad weyn oo fulintiisu ay iska kaashanayeen ciidamada dowladda kmg ah iyo kuwa saaxiibadood ah ee Itoobiyaanka. Intii ay ku guda jireen hawlgalladaasi waxay ciidamadaasi ay gacanta ku dhigeen hub fara badan iyo iyagoo fashiliyay weerar miino oo loogu aasay waddo qarkeeda. Dowladda kmg ah iyo maamulka gobolka waxay sheegeen inay ka go’an tahay in muqdisho ay noqoto meel deganaansho buuxda ka aslaaxda. C/qaadir Nuunow SBC Boosaaso nuunow16@hotmail.com
  16. Jawaano hub laga soo buuxiyey oo saaka la soo dhigay qeybo ka mid ah deegaanka Gubta iyo ciidamada Booliska G/banaadir oo halkaasi ka qaaday Sida ay ku waramayaan dadka ku dhaqan deegaanka Gubta ee magaalada Muqdisho waxaa saaka la soo dhigay xaafado ka tirsan deegaankaas hub aad u fara badan oo laga soo buuxiyey jawaano waaweyn, iyadoo arintaasina lagu wargeliyey ciidamada booliska dowladda Soomaaliya oo iyagu isla saakaba gaaray goobaha la soo dhigay hubkaasi oo ah xaafadaha Ciise Cabdi iyo Jen Daa’uud. Hubkan oo la sheegay inu u badan yahay rasaasta ka dhacda qoryaha loo yaqaano BTN-ka ayaan l ogeyn ilaa hadda cida soo dhigtay xaaafadaha dhexdooda iyo sababta ku xambartay iney sidaa yeelaan, hase ahaatee qaar ka mid ah dadka deegaanka oo aanu wax ka weydiinay arintaasi ayaa sheegay iney u badinayaan in dad ka baqaya inuu saameyn ku yeesho baaritaanka guri guriga ah ee ciidamada dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka weadaan xaafado u dhow deegaankaasi sida Towfiiq laga yaabao in hubkaasi ay guryahooda ka soo saareen si ay isaga fogeeyaan in iyaga lagu qabto oo ay dhici karto in lagu tiriyo iney ka mid yihiin kooxaha qwaraxyada iyo dilalka ka geysanbaya magaalada Muqdishoi oo ay dhici karto iney xarig ay ku muteystaan. Arintan oo la yaab ku noqotay dadka deegaanka ayaa ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah ee ka dhacda magaalada Muqdisho, ayna dad dibeda ku soo daadiyaan hubkooda iyagoo ka baqaya in haddii lagu qabto u mashaakil u horseedo. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  17. ^The Somali police force is doing a perfect job, and Mogadishu have seen a relative calm for the past days... More news on that Ciidamada DFS oo maalintii saddexaad Muqdisho ka wada hawlo amni sugid ah Ciidamada Dawladda federaalka Soomaaliya, iyo xooggagga kale ee gacanta siinaya ayaa hawlo amni sugid ah ka wada magaalada caasimadda ah maalintii saddexaad. Ciidamada Dawladda ayaa isku ballaariyey isla markaasna baaritaanno ka wada isgoysyada muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, waxana meelaha qaarkood ka hawl gelaya dabaabaad. Hawlaha amni sugidda ah ayaa suura gelisey in magaalada Muqdisho ay xasiloonaato 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, waxana ciidanku ay dhulka ka soo saareen miinooyin lagu aasay. Sidoo kale, guryaha deegaanka qaarkood ayaa laga soo saaray hubka noocyada fudfudud kuwaas oo loo malaynayo in loo adeegsan jirey ama loo adeegsan rabey khalkhal gelinta ammaanka magaalada Muqdisho. Maxamuud Faarax Bile farahbile@hotmail.com
  18. C/llaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi oo booqday goobta lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta. Posted to the Web Jun 07, 12:50 Muqdisho:-Madaxweynaha dfkmg C/llaahi Yuusuf Axmed iyo ra'iisal wasaaraha dfkmg Cali Maxamed Geedi ayaa maanta booqasho ku tagay xaruntii hore ee gaadiidka booliska ah goobta loo qoondeeyay in lagu qabto shirka dib u heshiisiinta qaran. Waa markii ugu horreysay oo madaxda sare ee dfkmg ay booqdaan xaruntaasi oo lagu wado 14ka bishan aanu ku jirno in uu ka furmo sida la qoondeeyay shirka dib u heshiisiinta. Madaxweyne Yuusuf iyo ra'iisal wasaare Geedi ayaa warbixino ka dhagaystay guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Cali Mahdi Maxamed, isagoo uga warbixiyay halka ay u mareyso qaban qaabada shirka. Saxafiyiin tagtay xaruntii hore ee gaadiidka booliska oo ay booqdeen madaxda dfkmg ayaa sheegay in ammaanka si weyn loo adkeeyay ayadoo ciidamada dfkmg iyo kuwa Ethiopia ay xireen waddooyinka soo gala xaruntaasi si aan weeraro loogu soo qaadin madaxda dfkmg. C/qaadir Osman Halgan.net
  19. Madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha oo manta soo booqday goobta loo diyaarinayo qabashada shirka dib u heshiisiinta iyo Cali Mahdi oo warbixin kooban siiyay Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo ra'iisal wasaaraha xukuumada KMG Prof. Cali Max'ed Geeddi ayaa maanta booqasho gaaban ku tegay xaruntii gaadiidka Booliska oo loo dayactirayo marti gelinta shirka dib u heshiisiintan Qaranka. Madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha oo ay amnigiisa sugayaan ciidamado isugu jiray Itoobiyaan iyo kuwa AMISOM iyo weliba Soomaali aya booqasho gaaban ku tegay halkaasi oo ay ka socanayaan howlo dhismayaal iyo dayactir isugu jira, waxaana halkaasi warbixin kooban ku siiyay guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta Cali Mahdi Max'ed oo isagu u sheegay inay gabo gabo ku dhow yihiin howlaha dayactirka xaruntan. Sidoo kale, xaruntan ayaa waxaa ka soconaya howlo ay ku dayactireyso hay'adda UNDP-da si loogu qabto shirka dib u heshiisiinta oo lagu wado inuu ka furmo halkaasi 14-ka bishan aynu ku jirno ee June, waxaana ka harsan mudadaasi in ka yar todobaad, iyadoo madaxda dowladda iyo guddoomiyaha shirka dib u heshiisiinta ay sheegeen inaan dib loo dhigi doonin waqtiga shirka. Arrintan ayaa ku soo beegmeysa xilli ay hay'adda UNDP ee maamusha maal gelinta shirka dib u heshiisiinta ay ku deeqday lacag dhan 8.5 milyan oo Doollar, taasoo lagu socodsiinayo howlaha shirka. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  20. Muqdisho:Ciidamada dawlada Soomaaliya oo soo qabtay hubab kala duwan. 7. juni 2007 APL Muqdisho(AllPuntland)-Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo maalintii sadexaad hawlgalo ka wada gudaha magaalada Muqdisho ee caasumada Soomaaliya ayaa waxa ay maanta qabteen hubab kala duwan. Ciidamada Booliska Soomaaliya oo maanta galay guryo looga shakisanaa in laga soo abaabulo qaraxyadii ka dhacayay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ka soo saareen hubab kala duwan,waxaana lasheegay in guryo kuyaala Isgoyska Blac Sea laga soo qabtay hubab culculus ,kuwaas oo lasheegay in ay yihiin hubkii kooxihii Ciidamada dawlada kula dagaalamay Muqdisho bilihii April iyo March. Hawlgaladii maanta waxaa sidoo kale lugu galay guryo ay leeyihiin dad laga yaqaano magaalada Muqdisho oo uu ka mid yahay Maxamed Maxamuud Culus oo ciidamada dawlada Soomaaliya ay gurigiisa ka soo qabteen hub yiilay. Ciidamada dawladu waxa ay sidoo kale xireen ninkaasi iyo koox guriga kula jiray,waxaana lasiidaayay maanta duhurnimadii ka dib markii ay ciidamada dawladu geeyeen xarunta nabad sugida. Jidka warshadaha ee Magaalada Muqdisho iyo goobo kale ayaa waxa ay sheegayaan wararku in laga soo qabtay dad looga shakisan yahay in ay xiriir laleeyihiin qaraxyada ka dhacaya Muqdisho. Sarkaalka tirsan Wasaarada gaashaandhiga oo magaciisa ka gaabsaday ayaa wuxuu sheegay in hawlgaladan ay soconayaa tan iyo inta amaanka caasumada lugu soo celinayo,sidii uu ahaa xiligii ay ka talineysay dawladii Milateriga ahayd. Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa waxaa siweyn loo soo dhoobay haatan wadooyinka magaalada Muqdisho waxa ayna dadweynaha usheegayaan in aysan guryahooda ka soo bixin. hawlgaladan ay wada fulinayaan ciidamada Booliska iyo kuwa Itoobiya ,waxaa lasheegay in ay soconayaa todobaadyada soo socda si amaanka caasumada wax looga qabto. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  21. ^Indeed we need more schools than Universities, besides why all this University creations, why can't they form 2 or 3 with many compases that teach different princibles.
  22. Allaha Unaxariisto Muslimiinta I heard this in the news before it hit, they reported that it was underway and will get them some 24 hours to come, not enough preperations I guess, Well Ilaahay ayaa og xaalka and whatever happens will happen.
  23. Jawaano hub laga soo buuxiyey oo saaka la soo dhigay qeybo ka mid ah deegaanka Gubta iyo ciidamada Booliska G/banaadir oo halkaasi ka qaaday Sida ay ku waramayaan dadka ku dhaqan deegaanka Gubta ee magaalada Muqdisho waxaa saaka la soo dhigay xaafado ka tirsan deegaankaas hub aad u fara badan oo laga soo buuxiyey jawaano waaweyn, iyadoo arintaasina lagu wargeliyey ciidamada booliska dowladda Soomaaliya oo iyagu isla saakaba gaaray goobaha la soo dhigay hubkaasi oo ah xaafadaha Ciise Cabdi iyo Jen Daa’uud. Hubkan oo la sheegay inu u badan yahay rasaasta ka dhacda qoryaha loo yaqaano BTN-ka ayaan l ogeyn ilaa hadda cida soo dhigtay xaaafadaha dhexdooda iyo sababta ku xambartay iney sidaa yeelaan, hase ahaatee qaar ka mid ah dadka deegaanka oo aanu wax ka weydiinay arintaasi ayaa sheegay iney u badinayaan in dad ka baqaya inuu saameyn ku yeesho baaritaanka guri guriga ah ee ciidamada dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka weadaan xaafado u dhow deegaankaasi sida Towfiiq laga yaabao in hubkaasi ay guryahooda ka soo saareen si ay isaga fogeeyaan in iyaga lagu qabto oo ay dhici karto in lagu tiriyo iney ka mid yihiin kooxaha qwaraxyada iyo dilalka ka geysanbaya magaalada Muqdishoi oo ay dhici karto iney xarig ay ku muteystaan. Arintan oo la yaab ku noqotay dadka deegaanka ayaa ayaa ah tii ugu horeysay ee nooceeda ah ee ka dhacda magaalada Muqdisho, ayna dad dibeda ku soo daadiyaan hubkooda iyagoo ka baqaya in haddii lagu qabto u mashaakil u horseedo. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
  24. ^Nolanders? What does that term mean? I have seen it lately but was wondering as to what it entails, perhaps you mean none Somalilanders, if it means that then you could write it that way, because I think such word does not exist and there is nobody that has no land, every person belongs to somewhere. As for Somalialnd recongnition, Im not here to dissappoint any1 or trying to break the egg, this much stories have been around for sometime, we heard stroger cases, read reports and it has been a trend for the SLanders to act this way for the past 17 years, sadly nothing has been forthcoming... What is more heartbreaking is that the case presented is weaker than any seen previously... Thus my point is: To see is to believe and to believe is to see, untill someone sees it its almost certain not to believe Slanders story creation.. Nothing personal Cheers