Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. ^What is his job then? the clan spokesman, I have never seen any clan with a spokesman, he must be living in the 25th century Duke why are you being so excited about Kismayo now than before, or that Mission in Xamar is over...
  2. So Kismayo's clock is ticking, soon the whistle will be off, I doubt.... That Xasan dheere comedian put himself on the stage, his count down is on... it's day 2 tomorrow, will see what happens next... I hope for a smaller casualty...
  3. ^Subhanallah, Sxb ma dagaal baad saan ugu farxaysaa... Booking your ticket already, I have seen this sort of dynamism lately, Suldaanka rings a bell during the incident of Dahar making his bit quite early and before hand... Marka sxb hadaad xataa sidaa Ujeceshay dagdagin bal sug ilaa inta ay kadhamaaneyso untill the winner is declared... then and only then make yourself heard loud if you wish, hadaa doontose hadaba boob boodka sii bilow.
  4. Leave Mr Garaad alone, he's doing a great job, the guy is trying his best to cool himself down, he can't help but be more like a Somali, after all he's Somali... the Somali syndrome runs through his blood Nowadays anyone who controls an office hires his cousins, not a new thing it's just a Somali synendrome, look around and osberve.... We have accused many before, A. Qasim for hiring Indhacade, Barre for trusting A. Jama Barre, Gani and the likes or A.Yusuf getting on well with Xuub Sireed... Well I predict LST or MMA would have done the same, Just imagine MMA being the head of the BBC Somali section, sure will witness many Maay reporters like this Af-maay broadcaster on stage
  5. ^ Meel dheer ayaad sii maraysaa bal soo laabo War toloow as in the sense of war hooy oo kale and not Tol as in the sense of relationships... lol Example: Toloow hebel muu sidaa sameeyo oo kale markuu... Raggow Kibirka waa lagu kufaa ee kaa hala ogaado ... iyo War toloow Colka jooja... Erayadan anigu ma oran ee hore ayaa looyiri...
  6. War toloow Colka jooja, ninbaa hada kahor yiri horta keebuu ahaana...
  7. ^Unpredictable? , there were many of his likes, predicatalbe or unpredictable thats not the question... Anyone who takes this position knows his boundaries, and Biixi is no exception, he's fully aware of that I pressume otherwise he wouldn't dare take the helm... Biixi fights fire with fire. , No comment...
  8. Originally posted by N/AA: Really? And you are from where? Qaw? Afka Boosaaso on the northernmost juncture of Somalia bordering the Red Sea lol, actually my destination have changed since, I never thought you would know where Qaw was, well done, have a guess where is Beel wacato... , Anyway would it make any differece had I been from Balanbale or Newyork? regarding the situation in Kismayo. Would you believe me If I said Im reer Kismayo? thou that's not important... The locals bear witness to the fact that Maxakimta did far better job and helped the local civilians than the TFG: Sida xaqiiqda ah guryahan ay nimanka kor ku xusan ay horay u boobeen ayaa waxaa gacanta dadkii lahaa lagu soo celiyey waqtigii ay maxaakiimtu ay gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo ayna dadkii shacabka ahaa oo gumaysiga ku jiray ay xaq u heleen inay dib loogu soo celiyo guryahoodii iyo wixii muuqday hantiyihii kale ee laga dhacay. It's a well known fact that during Maxkamadaha's time the city have seen a great stability and this militia with their lord Hiiraale rooted out, despite the conterversial Indhacade allying with them, the people of the city felt peace and ease with how the UIC run and controlled the city, many regained their occupied properties while the Businessmen run their daily work smoothly and had no one to fear, no tips to pay and no subjugation.... 4 bilood ee Maxakimta ayaa noqotay mid ay aad dadka ugu darsadeen... The TFG must come clean about this, otherwise associate with them and disappear for good, tuugadaas dadka saas ula dhaqmaysa ayaa hadhow lagu leeyahay waa Ciidanka Dowlada...
  9. This is a very alarming report, murder and selective assasinations, wealth and real estates taken by force continue like there is no tomorrow... KISMAAYO: Maxay shacabka Waamo ka mudan yihiin 3 xubnood oo reer Gal-gaduud ah oo Kismaayo gudaheeda ka gaystay dabar-goynta shacabka Waamo. Posted to the Web Jun 13, 18:19 Kismaayo: (pp) - Shirar is dabajooga iyo xog aruurin ay sameeyeen aqoonyahanka Beelaha udhashay gobolad Puntland ee ku nool magaalada Kismaayo ayaa Puntlandpost u sheegay in sadex nin oo Reer Gal-gaduud ah oo ka mid ahaa maleeshiyadii dooxada Juba ee kal hore bur-burtay oo kismaayo ganacsi ka samaystay tan iyo intii ay gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo Sanadkii 1999-kii.ayaa waxaa la cadeeyey in magaalada kismaayo ay ka geysteen dhibaatooyin lama ilaawaan ah oo isugu jira bara kicin, shirqool dil iyo hanti kala wareegid, Waxaa kaloo nimankan lagu cadeeyeen inay ka danbeeyeen fikirkii ahaa kala wareegida dadka deegaanka guryahooda oo ay si toosa ay ugu dhaxal wareejiyeen dad ay ka keeneen Galgaduud oo u badan beesha Reer ***** oo uu ka soo jeedo Barre Hiiraalle oo ah hada ah xildhibaan ka tirsan DFKS. Sadexda nin ayaa waxaa magacyadooda lagu sheegay: 1- Daa'uud Mahad Dirir 2- C/risiqaaq Faarax Taano 3- C/laahi Xaashi (oo isagana ah maareeyaha shirkada taleefanka ee Hormuud) Warbixinta aan xiganay ayaa sheegaysa in " nimankan ay si tooska ah u fulin jireen amarada ka yimaada horjoogeyaashii Dooxada Juba ay kamid ahaayeen Barre Hiiraalle , Seeraar, iyo Goobaalle. Nimankan ayaa la sheegay inay guryo gaaraya 246 guri oo u badan guryo filooyin ah inay xoog u gala wareegeen qaar kamida Beelaha *****ga iyo ******ha oo ay kamid yihiin *******, ***********, **********, ******, ****** , *********, *********, iyo *******, *********, ********, iyo ******* iyo Beesha Reer ****** . Sida xaqiiqda ah guryahan ay nimanka kor ku xusan ay horay u boobeen ayaa waxaa gacanta dadkii lahaa lagu soo celiyey waqtigii ay maxaakiimtu ay gacanta ku dhigeen magaalada Kismaayo ayna dadkii shacabka ahaa oo gumaysiga ku jiray ay xaq u heleen inay dib loogu soo celiyo guryahoodii iyo wixii muuqday hantiyihii kale ee laga dhacay. Maadaama boobkii iyo Barakicii xooga ahaa ay ka qabowdaseen beelaha ku nool magaalada Kismaayo, hadana waxay 3 dan nin si toosa u soo celiyeen inay si hoose u ugaarsadaan dadka jagooyinka ka haya dowlada iyo kuwa u shaqeeya hay'adaha, waxayna dilkii ugu horeeyey ku fuliyeen 1-dii Juun ee la soo dhaafay laguna qaarijiyey Col. Marxuum Makhtal Faarax Gaagaab oo ahaa taliyihii Nabadsugidda Degmada Kismaayo, isagoo xilligaas ku sii jeeday gurigiisa oo ku yaalla xaafadda Calanley ee Degmada Kismaayo ayaa waxaa la daba dhigay 3 nin oo ka tirsan Jilibka (Reer ******) ********* oo madaxa loo soo duubay kaddibna nimankaasi ay fuliyeen dilka marxuumka. Warbixin kale oo la hubo ayaa waxay kaloo sheegaysaa inay nimankani ay ka danbeeyeen dilkii Dr. Ciise Cabdi Ciise oo 15-kii bishii Maarso isla sanadkan dilkiisa laga fuliyey magaalada Muqdisho kaddib markii ay ka qayb-qaadeen dilka aqoonyahankaas niman isugu jira Jilibka (Reer *****) ********* iyo maleeshiyo kale oo ka tirsan Jilibka **** oo ay 3-dan ay wada shaqaysan jireen. Aqoonyahankan ayaa ka soo jeeday deegaanka Jamaame , wuxuuna u dhashay Beesha ********* ee wax ka degta deegaanka Waamo. Waxaa kaloo aqoonyahanka warbxintan soo gaarsiiyey Puntlandpost ay sheegeen in nimankani ay si toosa uga danbeeyeen dagaal 30-kii April lagu qaaday deegaanka Kudhaa oo ay hanti ay ku haysteen qaar kamida beelaha *****ga si loo soo dhaco , ayaa waxaa halkaas ka dhashay dagaal qaraar oo lagu soo jeebiyey kooxihii ay halkaas ay u direen , loogana dilay ilaa 12 maleeshiyo oo beeshooda ka tirsan. Sababta jaziiradaas dagaalka loogu qaaday ayuu wuxuu la xiriiray kaddib markii nimankani ay ******** in deegaankaas ay ku sugan yihiin dad degaanka u dhashay oo aad u hubaysan , ayna dantoodu ay ahayd oo kaliya inay hanti meeshaa taalay soo bililiqaystaan hubka ay haystaana dadka kasoo qaataan. Waxay 3-dan nin iyo ********ta taageerta iska dhaadhiciyeen dadkana ay rabaan inay ka dhaadhiciyaan inay deegaanka wax ka leeyihiin, Laakiinse dadka deegaanka Waamo waxay ku noqotay wax la yaab leh oo dadku waxay leeyihiin Abooweyaalow may sheegtaan Dekeda iyo garoonka Diyaaradaha Kismaayo taasaaba uga weyne........, maadaama Walaalaha galgaduud ay 8-dii sano u danbaysay ay gacanta ku haayeen magaalada Kismaayo. Dhanka kale hadii la fiiriyo oo beentooda la dhegaysto haday deegaanka wax ka degaan, markii ay maxkamadaha Kismaayo soo galeen maxay Beerxaani u dhaafeen oo Gedo u tageen?, waa iyaga istaagi waayey ilaa Baardheere, taasi waxay calaamad u tahay inaysan deegaan wax ku lahayn. Waxaan kaloo aan wax ka xusaynaa dagaalka ka socda Beerxaani. Horta aan barano Beerxaani , Beerxaani waxay ku taalaa Koonfurta Kismaayo waxayna ku taal dhulka loo yaqaan Wayaanta , waxaana deegaankaas taariikhda waamo marla laga hadlaayo looyaqaan inay leedahay beesha ********, taasi mid hadal ka taagan yahay maahan, waxaase dagaalka Keenay kaddib markii dooxda Jubba ama Walaalaha Gal-gaduud sida qof walbaa u yaqaan, ay ku heshiiyeen in galgaduud dadka laga keeno la dejiyo deegaankaas , taasna waa tan maanta keentay in *******ku ay mindidooda galka kala baxaan si ay uga xoreeyaan ********ta galgaduud. Hadaba su'aasha isweydiinta leh waxay tahay dhul soo jireen ah ma lagu qabsan karaa 8 sano mudo ka yar oo gacanta lagu haayey magaalada Kismaayo, mase la sheegan karaa mudo ku siman 8 sano oo xoog , Barakicin iyo xasuuqba loo geystay dadka deegaanadaas degenaa. Warbixinta la soo gaarsiiyey Puntlandpost ayaa ah mid aan intan ku koobnayn , ee waxaan gadaal ka soo sheegi doonaa dilalka qorsheysan ee ay nimankani ku fuliyeen dad u dhashay deegaanka Jubada Hoose tan iyo intii ay gacanta ku hayeen waqtigii Dooxada Juba , iyo ka gadaal intii dhidibada loo taagay DFKS. Maxamed Jaamac Puntlandpost, Kismaayo, Soomaaliya Source
  10. ^This is getting out of hand, the TFG have failed the people of Kismayo once and again, the situation is getting far too worse for the ordinary citizens by the day, unless immediate action taken the TFG will be seen as the main entity that empowers this ruthless militia to target, rop and kill certain clans... It's a sign of approval and no doudt this will lead to a disasterious end.
  11. ^He has no choice and he knows that, either you are with us or against us... thats more like it, one more thing should be clarified here, a cabinet member cannot go against his government, only unless he resigns before hand... Many important players have the left the scene, the likes of Jnr Aideed, former speaker and not least the clan's big warlord Hiiraale...
  12. Taas adey haben dhaweyd ku qabsatey.... :confused: Somalidu waxay tiraa: Durduro Waxaraad Duduntey kujabtaa
  13. Waxa kale oo Somali tirahdaa Habar Fadhidaa lagdin lafududaa
  14. Juje Somalidina waxay yirahdaan " god ha qodin, hadi aad qodiidna ha dhereyn, ku dhici dontida ma ogiide" I don't get the point Saaxib, xoogaa Jilci Noah Aniga miyay ila xiriirtaa taas, Im not a leader never have been nor intending to be one...
  15. Waxay kaloo dhahdaa: Ninkii Musas qodqodaa Masas baa usoo baxa
  16. Abdiqasim is no angel, no one should have the right to keep arson that may cause damage or to conspire against the return of law... Should the Ethiopians get their former leader, they will shoot him, no doubt... Former leader is but just a former leader and not a man above the the law... Besides carabta waxay dhahaan, Al-shariifu huwa man Sharafa Nafsahu
  17. ^No he means that Ethiopia is a friend and directly supports it with all its man power and money, their head of state visited Mogadishu to show the world that this was the real ligitimate Somali goverment, a government that donnot support the Idea of succession and will not compromise on the break away issue...
  18. Meydkii Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya oo dhawaan la keeni doona dalka Kumanaan kun oo Soomaali ah ayaa u Baroordiiqaysa Geeridii Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya Marxuum aaden Cabdulle Cusmaan "aaden Cadde kaas oo Muddo toddabaad ah ku xanuunsanaa Magaalada Nairobi. Allaha u naxariistee Madaxweynihii ugu horeeyey ee Soomaaliya Aadan C/lle Cismaan ayaa ku xijaabtay Nairobi Hosbital ee Magaalada Nairobi ka dib in mudo ah oo uu halkaasi ku xanuunsayey. Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan ayaa ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee qabtay xilka madaxtinimada Soomaaliya, bishii June sanadkii 1960 kii markaasi oo ay aheyd xilligii dalka uu xuriyadda ka helay gumeystihii talyaaniga. Alaha u naxariistee Aadan Cabdulle Cismaan ayaa waxa uu ku dhashay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan sanadkii 1908 dii. Aadan Cabdulle Osmaan (Aadan Cadde) talada hoggaanka Soomaaliya waxaa uu ka degay markii doorashadii dhacday 1967 dii looga adkaaday,xilligaas oo Madaxweynaha Soomaaliya loo doortay C/rashiid Cali Sharmaarke oo isna 2 sano kadib la dilay waxaana bedelay C/rashiid Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre. Allaha u Naxariiste Aadan Cade tan iyo markii dagaalada ka dhaceen Soomaaliya waxaa uu ku Noolaa gudaha dalka Soomaaliya gaar ahaan Beer uu ku lahaa degaanka Jamaame ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Dhamaan Bahda Midnimo meel kasta ay joogaan iyo aqristayaasheeda waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Umaada Soomaliyed, Eheladii iyo Ubadkii uu ka tagay waxana leenahay samir iyo iimaan Ilaah ha naga wada siiyo marxuumkana Ilaahey Janada Fardowsana ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin... Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradiin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  19. Xiliga la aasayo meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo shaaciyey Meydka ALLAHA u naxariistee Madaxweynihii ugu horeeyey ee Jamhuuriya Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) ayaa la shaaciyey xiliga la aasayo. Warar SBC ay ka heshay dad xog ogaal ah oo ku dhaw dhaw ehelada Marxuum Aadan Cade ayaa sheegay in maalinta Isniinta ah maxruumka lagu aasi doono magaalada Muqdisho ee caasimada wadanka Soomaaliya, iyadoo meydkiisa uu haatan yaal magaalada Nairobi. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cade) waxaa lagu wadaa in aaskiisa uu noqdo mid qaran oo si heer sare ah loo agaasimi doono, iyadoo lagu wado inay ka soo qayb galaan masuuliyiin kala duwan oo ka kala imaanaya dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. ALLAHA u naxariistee Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan wuxuu ku geeriyoodey shaley magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya, maalinimadii shaley halkaasi oo uu ku xanuunsanaa mudooyinkii ugu dambeeyey. SBC News Desk
  20. Taariikh nololeedki Allaha Unaxariisto Madaxwayne Adan Cade oo kooban:- Madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay sanadkii 1960-kii oo shalay shalay galab abaarihii 05:00 galabnimo ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Marxumka ayaa dalka Soomaaliya soo xukumayay mudo 7-sano ah wuxuuna ku dhashay sanadkii 1908-dii Gobolka tuulo u dhow magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ka dibna gobolka Bay ayuu ka galay dugsiga Qur’aanka isagoo xiliyadii xigayna u soo wareegay gobolka Sh/Hoose wuxuuna markii danbe ku biiray dhaqdhaqaaqii xornimadoonka Soomaaliyeed, isagoo madax ka noqday urur dhalinyaro Soomaaliyeed ee waday dhaqdhaqaaqii xornima doonka, ka dibna waxa uu ka mid noqday baarlamaankii xilligaasi jiray, ka dibna waxa uu noqday madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay 1960-kii, waxaa uu sidoo kale noqday oo taariikhda gashay in uu noqdo madaxweyihii ugu horeeyay ee Afrikaan ah oo si dimoqraadiyad leh uga dagay xilka, kuna wareejiya ninkii uga adkaaday doorashada oo ahaa C/rashiid Cali Sharmaarke ka dibna ku noolaado dalkiisa, halka madaxweynayaasha Afrika looga qaado xilka xoog iyo dagaal oo ka dibna la dilo ama ka carara dalalkooda. Intii uu hayay xilka waxa uu ka mid noqday madaxweynayaashii aas aasay ururkii midnimada Afrika OAU oo sanadkii 1963-dii lagu aas-aasay Dalka Itoobiya waxa uu sidoo kale ka mid ahaa madaxdii aas-aastay urur ay leeyihiin dalalka dhex dhexaadka ah. Markii uu xilka Madaxweynanimada ka dagayay ayaa wareysi uu bixiyay ayuu ku sheegay hadal lala yaabo oo ay dad badani madaxa u ruxeen waxa una ahaa in dalka Soomaaliya aan lagu maamuli Karin waxa aan ka ahayn dimuquraadiyad waxa uuna sheegay marxuumka intii u hayay xilka inuu gaaray in dadka xilka lagu wareejin karo ayna soo dooran karaan cida ay rabaan. Maalinta Isniinta ah ee soo socota ayaa lagu wadaa in meydka marxuum Aadan Cabdulle Cismaan la keeno magaalada Muqdisho, si loogu aaso qabuuraha Qaranka, iyadoo magaalada u haatan ka bilowday diyaar garow balaaran oo loogu jiro aaska Qaran ee loo sameynayo, waxaana kulan maanta ku leh xarunta nabad sugida Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho xubnaha golaha wasiirada ee xukuumada Soomaaliya waxaana lagu wadaa in kulankaas ay ku magacaabaan guddiga qabanqaabada ee aaska Qaran ee loo sameynayo madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan cadde).
  21. Mas’uuliyiinta sare ee dowladda federaalka oo uga tacsiyadeeyey qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid madaxweynihihii ugu horeeyey ee Soomaaliya Aadan Cadde, sheegeyna in aas Qaran loo sameyn doono Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo ra’isul wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa tacsi u diray qoyskii eheladii iyo shacabka Soomaliyeed meel kastoo ay joogaan, iyagoo uga tacsiyedeeyey geeridii naxdinta laheyd ee ku timid madaxweynihi ugu horeeyey ee Soomaaliya Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo gelinkii dambe ee shalay ku xijaabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaasoo mudooyinka uu isbitaal kaga jiray, ka dib markii ay ka soo dartay xaaladiisa caafimaad. Ra’isul wasaare Cali Maxamed Geeddi oo qalabka warbaahinta Qaranka kala hadlayey shacabka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Aadan Cadde uu yahay madaxweyne Soomaaliyeed oo taariikh lama iloobaan ah ku reebay shacabka Soomaaliyeed iyo shucuubta Afrika, isagoo tilmaamay in Aadan Cadde loo sameyn doono Aas Qaran, lagu aasi doono Qabuuraha Qaranka oo ku yaala ka soo horjeedka fagaaraha Tarabuunka oo ku yaala degmada Hodan ee magalada Muqdisho. Source: Dayniile.com
  22. DFKMG oo guddi u saartay aaska madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya. Posted to the Web Jun 09, 12:37 Muqdisho:-Golaha wasiirada dfkmg oo maanta kulan ka yeeshay aaska madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya ayaa maanta isku raacay dhismaha guddi gaar ah oo u xil saaran sidii aas qaran loogu sameyn lahaa Aadan Cabdulle Cusmaan oo shalay galab ku dhintay magaalada Nairobi. Kulanka golaha wasiirada ayaa waaa shir guddoominayay Ra'iisal wasaare Geedi ayadoo guddigaasi madax looga dhigay Ra'iisal wasaaraha, waxaana xubno ka ah ra'iisal wasaare ku xigeenka ahna wasiir tacliinta sare Saalim Caliyow Ibrow iyo wasiirka arrimaha gudaha Gacmadheere. Afhayeenka dfkmg Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa sheegay in laysku afgartay in 11ka bishan oo ku beegan maalinta isniinta lagu aaso maydka madaxweynaha qabuuraha Jenaraal Daa'uud maadaama uu buuxsamay qabuurihii qaranka. Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa intaa ku daray in sidoo kale golaha wasiirada ay isku raaceen in garoonka diyaaradaha Muqdisho loogu magac daro magaca madaxweynaha isla markaana muddo 21 maalin ah loo baroor diiqo madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Soomaaliya mudane Aadan Cabdulle Cusman. Halgan.net C/qaadir Osman Muqdisho
  23. MUQDISHO: Dowladda Federaalka oo shaacisay xilliga la keenayo Maydka Aadan Cadde, Goobta lagu aasayo iyo weliba guddi loo saaray Aaskiisa Posted to the Web Jun 09, 13:02 Muqdisho (PP) – Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa kaga hadlay kulankooda sidii aas Qaran loogu sameyn lahaa Marxuum Aadan Cabdulle Cismaan (Aadan Cadde) oo ahaa Madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya oo ku geeriyooday Nairobi. Kulanka maanta ayaa ahaa mid aan caadi ahayn, waxaan shir guddoominayay Prof. Cali Maxamed Geeddi Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, iyadoo kulanka golaha wasiirrada uu soo hordhigay Prof. Geeddi ka hadalka aaska qaran ee loo sameynayo Prof. Geeddi. “Wasiirrada Dowladda oo ay ka muuqato murugo xoog leh wajiyadooda ayaa waxay si qoto dheer uga hadleen aaska Qaran ee loo sameynayo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Aadan Cadde, waxaana ay isku raaceen in aaska Marxuumka uu ka dhaco Muqdisho, gaar ahaan Qabuuraha General Da’ud” ayuu yiri Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah Afhayeenka Dowladda oo ka qaybgalay kulanka maanta. Mudane Goobdoon ayaa caddeeyay in maydka Marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) la keeni doono 11-ka bishaan oo ku beegan Maalinta Isniinta ah ee soo socota, waxaana maalintaas ay noqonaysaa maalin qaran. Kulanka Golaha Wasiirrada ayaa waxaa loo magacaabay guddi qabanqaabiya Aaska Marxuum Aadan Cadde oo noqon doono aas Qaran sida lagu sheegay kulanka Golaha Wasiirrada, waxaana guddigaan madax u ah Prof. Cali Maxamed Geeddi. Guddigaan Qabanqaabinaya aaska ayaa waxaa xubno ka ah: Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Maaliyadda Prof. Saalim Caliyoow Ibroow iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Dr. Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmodheere). Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: Jantiile@gmail.com
  24. Few moments of the former Somali leader while still in power.
  25. SPEECH (EXCERPTS) OF THE PRESIDENT ADEN ABDULLE OSMAN GIVEN AT A STATE DINNER IN HONOUR OF MR.JOMO KENYATTA OF KANU PARTY. MOGADISHU, 28 JULY 1962. “…The principle of self-determination, when used properly to unify and enlarge an existing state with a view towards is absorption in a federal system of government is neither balkanization nor fragmentation. It is a major contribution to unity and stability, and totally consistent with the concept of Pan-Africanism”. “A desire for unity must be matched by a willingness to sacrifice a measure of sovereignty, and to remold the machinery of government to absorb new political and administrative methods. I say that, not to alarm or discourage, but because I think it is time that our continent of Africa took a more practical and realistic view of the problems that have been created by the after effects of colonialism and their relations to a closer political association of African States”. “There are some lessons to be learned from the short but nonetheless profitable experiences of this Republic; because we can claim with justice that we have made a unique, practical contribution to African unity by merging two independent African states into one-even against the established prejudices of interested powers. I do not have to enumerate the colonial-made problems that we have encountered in the field of fiscal, judicial, linguistic and administrative integration because they still preoccupy us and are too well known. But I would like to underline three lessons”. “First--as a prerequisite to either a federal system or a total union of states, it is necessary to accept, as we have done in Article Six of our constitution, limitations of sovereignty on conditions of parity with other states. “Second—we have learned that the outmoded concept of territorial integrity must vanish from our habitual thinking because its roots are embedded in colonialism, and it is incompatible with Pan-Africanism”. “Third—we have learned of a cardinal principle underlying the effectiveness or otherwise of a political union between two independent states. It is this: the ordinary person must be able to identify himself and his interests with the new order, on economic, ethnic and cultural grounds”. “It is this last lesson that is perhaps the hardest to learn but, if we Africans are proud to take our place as a democratic people in the comity of nations, we must do more than pay lip-service to the feelings of the ordinary man and woman in our society. We claim, many of us, to be African leaders and socialists. This implies that, through our wisdom and understanding, men will follow us, and, by the equity of our laws, our people will have equal rights and opportunities”. “Regrettably, it is becoming commonplace in Africa today to accept the development of a privileged class of rulers, with the instincts of colonialists, as a substitute from government by the people. This is one of the after effects of colonial rule. But it is my duty to give this warning to my colleagues in Africa: it will be the unwillingness of African rulers to curb their powers and to lift their artificial colonial boundaries, that will frustrate the hopes and desires of the ordinary people of Africa to be led out of isolation and ignorance into the greater union of African States”. “I am sorry to have had to end on a not of caution, but there is too much at stake, in the prevention of the kind of tragedies that beset our brothers in the Congo, for me to refrain from bringing unpalatable facts to your notice. Of course, I hope these forebodings will not materialize, but they exist for those who have the eyes to see and the care to understand”. President: Aden Abdulle Osman