Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. Indeed there has been much improvement since the cerfew, no more bam laduugo habeenkii, its over mate
  2. Muqdisho: Isbadal ku yimid 48-kii saac ee la soo dhaafay xaalada magaalada Muqdisho 24. June 2007 APL Tool Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email -------------------------------------------------------------------------------- Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntland)- Kaddib markii habeenimadii Jimcaha ee la soo dhaafay uu si rasmi ah dhammaan qeybaha magaalada Muqdisho uu uga dhaqan galay bandowgii ay soo rogeen guddiga nabadgelyada Qaranka ayaa waxaa la tilmaamayaa in dhammaan degmooyinka G/Banaadir laga dareemay dhaqdhaqaaq ciidan iyo howlgalo nabad sugid ah oo ay ka qeyb qaadanayeen qeybaha ciidamada Qaranka. Inkastoo ay dhaceen falal qaraxyo aan waxyeelo geysan, kuwaasoo qaarkood fashilmay ayaa hadana waxaa la xaqiijinayaa in xaaladda nabadgelyada ee magaalada Muqdisho ay wax weyn iska bedeleen. Wararku waxay intaa ku darayaan in marka la eego qaraxyada dhacay ay ahaayeen kuwo ka duwan qaraxyadii hore, iyadoo sida ay Saraakiisha ciidamada xaqiijinayaan walxaha qarxa ee la riday ay ahaayeen Bam gacmeedyo sida Bambada F1. Waxaa intaa dheer iyadoo qasaarooyinka iyo waxyeelada qaraxyadaasi ay ahaayeen kuwo si gaar ah u waxyeeleeyay dadka rayidka ah, sida dhacdadii barqanimadii maanta Isgoyska Howlwadaag ka dhacday kaasoo ilaa saddex ruux oo rayid ah ay ku waxyeeloobeen. Maamulka gobolka Banaadir ayaa sharciyo adag uu maanta shaaciyay waxaa uu sii adkeynayaa bandowga saaran magaalada Muqdisho oo galay habeenkii sadaxad. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  3. ^Now what do you doubt? and What is funny? Mase waxaad isleedahay qabiilkiisa ayaa xoogaa maalin dhawayd lariixay marka wuu caayi doonaa qabiilka kale... lol mase waxaan sheegay waxbaa kaqaldan, if so back it up
  4. ^Very good development, it's a good talk but they need to walk the walk, N/AA do you think they can implement the outcome of the Shirka Odayaasha, I mean if they do they should be praised for it...
  5. ^lol now u trying to sound funny, Kismayo is not an enclave for the insergency, the trouble there is about the control of the city and between two government supporters, you need to check your facts inta aadan soo qorin wax
  6. ^It has been so far, few bombs here and there no actual casualties, no successful assisination against TFG officials, the curfew must have been a hit, a good one against the cowards that hide behind woman and childeren.
  7. ^Inaa lilaah, war anagaa wax aragnay, Sxb topic-ga tacsida dadka dhintay xataa ma murunbaad kubilaabaysaa, war ninyahow Ciilka aad qabtid waynin badanaa.... Sxb topic kale xataa bilow laakiin Maydka dadka dhintay xushmee dood kuma dhaxgali karnee... W/salaam, my last reply on this topic
  8. Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raaji'uun, Allah yaraxam.
  9. Originally posted by LSK: ^^Cige, ama Yeey wuxuu horkacayo waa "Dowlad" aan faraha la gelin dagaalada yar yar ee qabiiladu isku caydh-caydhsanayaan, ama waxani dowlad ma ahane waa qabiil oo iyadayba ahayd in ay dagaalka ka qayb gasho oo ciidan, hub iyo saanad u dirto qabiilka madaxweynaha ee laga taag roonaaday. Which one is it? Make up your mind Tolkaman. Every "Tolka" is blaming Yeey and his TFG stooges for not helping "qabiilka madaxweynaha" in this war. loool. Why? The absurdity never ends in these circles. Sxb Beyond and above everything responsibility must lie with the president alone and not even with other officials of the government, as you know the prime minister Gheedi raised his concerns eirlier over this debacle(later retracted from earlier comments when pressured as rumours say by the president) and while the interior minister Gacmadheere offered all the efforts to visit the city and try restore peace and understanding between the two groups, after that the president kept quite and up untill now have not said anything about Kismayo, his silense is deafening to say the least and while the other two Snr government officials efforts were halted... It's uknown as to what is happening in Kisima and what the agenda is? Even if we let go the clan mentality, who is fighting for the control of Kismayo today are two groups both part of the TFG and that could be classified as a failure to the TFG, an immense set back to the president and his government, why is he ignoring it or at least not clearing up his position to the public. Imagine if we have today two TFG batallions, division 1 and division 3 fighting in Mogadishu for the control of let say Madina district or suuqa Bakaaraha, do you think the President would have watched or not have said anything? Whatever this is, higher officials of the TFG must step in to stop and solve this problem. Im not saying the government or indeed the president should support clan thee or that but must do something... It's their responsibility and thus far failed... So LSK would you agree with me that the President failed his role in this situation? Just for a second take out the clan picture out of the equation.
  10. War waxaan waa dad dulli ah, I know some of the mentioned mistreated names personally in the above report, Very sad indeed - Gedo boys should enjoy this while it lasts...
  11. ^Horta waa runtaa laba version oo war ah ayaan kala haysanaa ileen adiga kaaga Gedo websites ayuu kixiranyahayee, Anna kayga ... lol Sxb sida aan wax uhaysto, Meesha dagaal ayaa kadhacay labada ciidanna mid ayaa weerarka bilaabay oo kayimid Kismayo, Xabada waxay kabilaabay meel Buulagaduud kudhaw Subaxii durahdiina ilaa Casarkiina waxay soo gaartay oo kadhacaysay magalada Gudaheeda, kadibna kuwii Afgaduud ee dhinacaa jiray ayaa xoogaa dib loo riixay iyagana dib ugurasho ayay Sameeyeen oo way iska baxeen Buulagaduud, wax wayn oo gaarayna la iima sheegin 2 gaari oo kagubtay iyo mid kahalaysnaa oo ay katageen mooyee, dhimashada laba dhinac waa ilaa 15 inta hada lawarinaayo dagaalkina wuu istaagay laba ciidanna waa isku dhawyihiin wali, walibna sida warka Cidda iisheegayaan kuwa Koonfureed Airportka Magaalda Korkeeda meel dhinac ayay fadhiyaan oo waa lawada ogyahay cidna kama qarsoona... Sxb ha ila yaabin hadaan qaldanahay waa sida aan warka uhaysto, awal baan kuu sheegay adna mid kale oo nooc kale ah ayaad haysataa bal soo tabi... kolay anagu hada meeshi majoogno labadeenaba oo xaqiiqda ma aragno laakiin waa is dhagaysanayanaa un and don't be so predictable anigu laftayda wax badan oo la igu dardaray waan kareebay... lol
  12. Acuudka war meeshaan warbaa kasocda walahi, maskinta dhimanaysa bal ilaah ha ufududeeyo
  13. ^Dagaalkani wali laguma kala adkaan laakiin ina adeer, mase waan adkaanay oo dagaalkiibana waa dhamaaday ayaad leedahay miyaa? Armaan Bari warkale maqlaa
  14. ^Kuwani WOL ako Bongo, wapi? Mjini Dar? She sounds like she is from Mwanza....
  15. ^Peacenow the palestinian struggle is here to stay, you and your Jewish people will be dealt with sooner rather than later, spere us with the crocodile tears hiding behind the smoke of a Somali nationalism, you are a big Jewish lobbyist, Expossed! I was going to call for your bann from this boards since you said Arafat died of Aids without bringing forward any proof, a great leader he was and a man who kept alive the palestinian struggle dealing with the Zionist state and America in the best form he could, we cannot tolerate any insults towards our deeply respected Mujahid, may he rest in peace and Alimghty Allah dwell his Raxma upon him... Your influence in this boards is very dim, and your agenda smells from miles away, for that Im not asking the Admin to take you away but the members of SOL to put you on a permament ignore list, take you less serious... whetever you say will have no significane at all.
  16. Dagaalo qaraar oo ka socda haatan duleedka magaalada Kismaayo Click here to find shabelle news in English Mogadishu 22, June.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo qaraar ayaa ka bilowday goordhaweyd tuulada Buulo Gaduud ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo, dagaaladaasi oo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda oo ka soo kala jeeda beelaha **** iyo Puntland. Dagaalkaan oo bilowday daqiiqado ka hor ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo wali aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo ah mid aad u qaraar. Tuulada Buulo Gaduud oo dagaalka uu ka qarxay saakay ayaa waxa ay fariisin u aheyd ciidamo horey looga soo saaray magaalada Kismaayo 23 kii Aprill oo uu hogaaminayo Col. C/risaaq Afgaduud oo ay isku heyb yihiin Madaxweynaha dowladda KMG ah. Dagaalkaan ayaa salka ku haya sida la sheegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayaan labadani maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan guutooyinka koowaad iyo 3aad ee ciidamada dowladda. Xalay ayay aheyd markii iska horimaad daqiiqado socday uu labadani maleeshiyo ku dhex maray xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo, iyadoo kooxihii maleeshiyada ahaa ee halkaasi soo galay laga saaray, waxaana saakay dagaalka uu ku fidey tuulada Buulo Gaduud. Xiisadda dagaal ee ka jirta Tuulada Buulo Gaduud ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada Kismaayo oo ay ka soconayaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaaan ciidamada guutada 3aad ee ka arimiya magaalada Kismaayo. Tuulada Buulo Gaduud ee dagaalka uu ka qarxay ayaa u jirta magaalada Kismaayo masaafo dhan 12 KM. Wixii ku soo kordha kala soco shabelle.net Click here to find shabelle news in English Shabelle Media Network Somalia
  17. Duleedka Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose oo iska horimaad uu ka dhacay. June -21-2007-HornAfrik, Mogadishu. Wararka ka imaanaya deegaanka Goobweyn ee duleedka Kismaayo ayaa sheegaya inn halkaasi gordhaw uu ka bilaawdo dagaal u dhaxcereya dhinacyadi isku hayay Kismaayo. Warar hor dhac ah ayaa sheegya in ay jiraa qasaarooyin uu geystay , iyadoo dadka dagaalkaasi ku soo dhaawacmay la geeyay cisbitaalka Kismaayo. Warku waxa uu intaa ku daraya in dagaalka uu u muuqanayo mid goobo hor leh ku sii fidayo . Ma jiran warar madax banaan oo sheegaya qasaaraah daagalka oo weli soconaya. Qeybaha dambe ayaan idinla soo socodsiineynaa waxii soo kordha . wixii ku soo kordha kala soco Hornafrik.com
  18. Dagaalo Kharaar oo saaka ka soconaya Kismaayo. (WYNET)Kismaayo:- Dagaalo qaraar ayaa ka bilowday goordhaweyd tuulada Buulo Gaduud ee duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo. Dagaalkaan oo bilowday daqiiqado ka hor ayaa la isku adeegsanayaa hubka nuucyadiisa kala duwan, iyadoo wali aan la ogeyn inta uu la egyahay khasaaraha ka dhashay dagaalkaan oo ah mid aad u culus. Tuulada Buulo Gaduud oo dagaalka uu ka qarxay saaka ayaa waxaa horay ugu sugnaa ciidamii horey looga soo saaray magaalada Kismaayo 23 kii Aprill oo uu hogaaminayey Col. C/risaaq Afgaduud oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidamada Qaranka. Dagaalkaan ayaa salka ku haya sida la sheegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo oo ay ku loolamayaan labadani maleeshiyo oo ka wada tirsan guutooyinka koowaad iyo 3aad ee ciidamada dowladda. Xalay ayay aheyd markii iska horimaad muddo socday uu ku dhex maray labadangarab ku xaafadda Calanleey ee magaalada Kismaayo,taas oo keentay in saaka dagaalku gaaro Tuulada Buulo Guduud iyo nawaaxigeeda. Xiisadda dagaal ee ka jirta Tuulada Buulo Gaduud ayaa si weyn looga dareemayaa gudaha magaalada Kismaayo oo ay ka soconayaan dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay wadaaan Xoogaga hadda gacanta ku haya magaalada. Tuulada Buulo Gaduud ee dagaalka uu ka qarxay ayaa u jirta magaalada Kismaayo 12KM,waxaana laga baqayaa in dagaalku uu magaalada soo galo daqiiqad walba.
  19. Congrats to WOL, nakutarajeya kila laheri Insha'alaah...
  20. Originally posted by Xiin: I think they put Emperror in the doghouse for good . Believe me old man, Im more close to the latest developments and military movements than Duke, ooh may be not , if incase you need some inside infos and up to date "Waxa layiri" let me know...
  21. ^Sxb was any Somali Sheikh part of the UIC? Ninyahow xagee wax ka qaldanyihiin, dhowr arimood ayaan kuu sheegay oo warkaaga burinaaya 1. Source-ka, meel kale oo an ahayn Gedo news websites oo lagu soo qoray Ururka midowga Maxaakimta rag ah ayaa yimid ma arkin, hadaad haysid isoo qor 2. Jacayl kama dhaxeeyo ninkaas AFgaduud iyo nimankaas, markaas sidaana caqli gal uma ahan oo logic ayaa diidaaya 3. UIC wali waa active oo weeraro ayay kagaystaan wadanka gudahiisa marka dad katirsan iyaga inay waqtigaan taageeraan Afgaduud iyadana waa fiihaa laaaqiyah waaye 4. Hadii arintu ay tahay qabiil, waa wax aan kucusbayn dhaqanka Somalida in rag Sheekh sheeganaayo ay taageeraan reerkooda labada dhinacna waa leeyihiin... Marka hada doonto intaa oo daliil kasoo dhinac mar, noo sheeg macnaha kujira ICU oo taageeray Afgaduud... NB: Kaskayga malaha waa yaryahay hadaa sidaa wax u arko
  22. ^Sxb no need to personalise it yaa Horn, we all know the ones who commited that incident in Bu'aale were members of the UIC and there was no doubt about that as every news reported it, but in this case there is no clear evidence to prove this claim, only Gedo's sources are not enough. HornAFrik is not reporting any UIC member but only a random Sheikh who is part of the Middle Jubba Admin... Wax kasta la iskama sheego... hadaa wax sheegaysid wax run u ekaan kara ayaa lasheegaa, laakiin taas waa kadhunsantahay Gedo web portals.
  23. ^If they are part of a clan then thats understandble, it's normal in the Somali way of politiking, however, if they are members of the UIC as you suggest, then I don't see the feasibility of them supporting Afgaduud, the fact that ICU and its members are active and carry out actions and assisinations against the TFG in the country, notably the capital Mogadishu. The ICU have no love for Afgadud thats quite clear to anyone, but if you tell me its the clan thats coming to the aid, then no suprises there as the whole tention in Kismayo is about clans.
  24. N/AA you must love your Gedo sources and ICU's link to Afgaduud lol, very pathetic attempt... Xasan Dhaahir iyo Hiiraale Jacaylki kadhaxeeyay aaway? Sowtaa tiri isaguu Worldka ugu jecelyahay, so now Mr Aweeys is aiding Afaduud, now thats entertaining