Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^Oo ma Somalinimaad ogoshayna? waa iga Suaalee lol, maxaad marka kudiidaysaa magacaas.
-
Adeer adigaba afkaad furataa markaad rabtid, maxaad dadka u af xiraysaa? kuwa SL malaha iyagu waa Professinal jounalists?
-
^Happy now? right go on and edit your post above
-
lol, now is getting silly. Ok let me re-edit to post something meaningful, then you must edit your why????'s to a useful comment.
-
^Because it was on the wrong section.
-
Idin Ma Maqlo Dhagna Jalaq Idiin Siin Mayo! -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho, Somaliya (Calanka) 27-Agosto-2007 -------------------------------------------------------------------------------- Xukuumadda madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo ra`iisal wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa mudadii gaabneyd ee ey ku sugneyd caasimadda Somaliya ee Muqdisho ayaa waxa ey ku talaabsatay talaabo eysan ku talaabsan mudadii labada sano iyo badhka aheyd oo ey ku sugneyd magaalooyinka Jowhar iyo Baydho. Hadaba hurumarkan xowliga ku socda ee dowladda federalku ku talaabsaneyso iminka ayaa ah mid si weyn looga dareemayo dalka Somaliya gaar ahaan caasimadda Muqdisho waxaana dad badani ku fasireen in ey ka danbeyso masuuliyiinta sarsare ee dowladdu oo hal mowqif ka wada istaagay siyaasadda cakirneyd ee dalka iyo sidii dalka looga saari lahaa 17-ka sano ee fowdada iyo qaran la`aanta. Siyaasadda cusub ee masuuliyiintan ayaa ah in ey la shaqeeyaan cid walba oo nabadda qeyb ka qaadaneysa islamarkaana ka damqanaya masiibada ku habsatay dadka iyo dalka Somaliyeed taasoo aanan marnaba qof damiir leh ka qabsan karin indhaha. Waxaana ey meel uga soo wada jeesteen masuuliyiintan qolooyinka qarandiidka, qaran dumiska, daneystayaasha, xaasidiinta iyo cid alle cidii aan horumar u ogoleyn umadda Somaliyeed in ey ka qabtaan. Halku dhigyo ey ka mid yihiin "Dhag Jalaq idiin Siin Meyno" oo runtii ah halkudhig si gaar ah ugu wajahan kooxaha qas wada yaasha ah noocey doonaan ha ahaadaane ayaa u muuqda mid hirgalaya waana sida kaliya ee la isku raacay in lagaga guuleysan karo kooxaha nabad diidka ah ee aan u ogoleyn shacabka Somaliyed nolol wanaagsan iyo nabad. Astaantii dowladnimo ayaa iminka si weyn looga dareemayaa dalka Somaliya guud ahaan gaar ahaana caasimadda inkastoo oo ey barbar socdaan kooxo doonaya in nidaamkan curtay ee dowliga ah si dhuumaaleysi iyo fuleynimo ku jirto ku burburiyaan taasoo aan marnaba laga ogolaan doonin eyna aakhirka iyaga u bas bixi doonaan hadaaneyn dadka dhinac ka raacin. Neceyb Loo Qabo C/Laahi Yuusuf Hadii aan dib u raacno taariikhda madaxweyne C/laahi Yuusuf ee ku aadan dagaalada sokeeye ma jirto colaad uu la galay qabaa`ilada kala gadisan ee Somaliyed marka laga reebo dagaalo dhex maray isaga iyo rag ey isku qabiil yihiin kasoo ku dhex maray dagaal deegaanada Puntland oo uu madaxweynaha kasoo ahaa ka hor inta aan loo dooran jagada madaxtinimo ee Somaliya. Hadaba colaada iyo neceybka ey u qabaan qolooyin gaar ah madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa u kala baxa dhowr nooc, qaar ayaa ku neceb qabiilka uu kasoo jeedo oo kaliya oo aan la garaneyn ilaa iyo iminka waxa goonida ah oo ey bi`iyeen, qaar u neceb u istaagga uu u istaagay soo celinta qaranimada iyo qaar iyagu u neceb shaqsiiyan. Hadaba qolooyinkaas oo dhan oo boqolkiiba sagaashan eynan jirin wax uu ka galabsaday ayaa waxa uu si cad ugu muujiyay in uusan "Dhag Jalaq Usiineyn" colaad kasta oo ey u qaadaan, waxaana uu cadeeyay in ey ka go`an tahay in uu ku dadaalo sidii dalkan burburay wax looga qaban lahaa isla markaana loo badbaadin lahaa. Calanka.com: Isha Wararka Xaqiiqda
-
The Union of Islamic Communities in Italy has urged all Muslims across the country to express their views following a new book which hails Israel and slams Palestinian resistance groups. According to a Saudi newspaper, the leaders of the Islamic community in Italy are furious about the new book which amazingly was edited by an Egyptian-born Italian writer and journalist! Magdi Allam, 55, deputy chief editor of Italy’s most influential newspaper Il Corriere della Sera, is again at the center of the storm following his seventh book, dubbed “Viva Israele” (Long Live Israel). The subtitle of the book reads “From the ideology of death to the civilization of life: my story.” “Long Live Israel” is the tale of his life ever since his youth under the republican regime of late Egyptian president Gamal Abdel Nasser. According to Allam, Nasser is responsible for having turned Egypt - and the rest of the Arab world - into the cradle of the "ideology of death". Allam claims Nasser brought about an aggressive pan-Arabic dream based on the denial of Israel’s right to exist. The need for the destruction of Israel is the dominant theme that, Allam states, made death and destruction the core values of a once liberal Islamic culture. Thus, the new book defends the existence of Israel and terms armed Palestinian groups as "dangerous terrorist threats." In addition, Allam wrote that during their operations in the Palestinian territories, Israeli forces have been trying to avoid hitting Palestinian civilians and only aim to defend Israeli citizens…. Furthermore, Allam added that the main cause for the Israeli – Palestinian dispute stems form the Palestinian terror. Allam says that "Israel - along with Pope Benedict XVI - represents the residual hope for Western civilization, which, more than other civilizations, embodies the sacredness of life and personal freedom." Allam also slams the Arab calls for the killing of Jews. In the past, Allam also criticized resistance groups in Lebanon and Iraq. Muslims in Italy have been claiming that Allam is an unreliable person who spreads suspicion and hatred against Islam and Muslim people by reporting undocumented, unverified or even utterly false news, just to flatter to the West. It should be noted that during his adolescent years, Allam maintained completely different views. Allam was raised as a Muslim and attended the Italian school of Cairo. In Italy since 1972, Allam started his stay there as an enthusiastic activist for the Palestinian cause. At that period, Allam thought of Israel as a racist and aggressive state "invented by the Western world as some kind of compensation for the horrors of the Jewish Holocaust". Years later, his interest in the history of Zionism and a meeting with Palestinian leader Yasser Arafat brought him to realize that "Arafat was responsible for Palestinian terrorism" and that "the predication of the ideology of death eventually hit and harmed the Palestinians themselves." The latest book has changed Allam's life. The Saudi newspaper reported that following threats to his life, the Italian police decided to intensify his security escort. Under these circumstances, it is not surprising that many Muslims in Italy denounce Allam as a new "Salman Rushdie", the British writer who was forced into hiding in the 1990s after Iran's religious leaders issued a fatwa (religious edict), calling for his death. © 2007 Al Bawaba (www.albawaba.com)
-
Hay'ada Duulista Hawada DFS oo mamnuucday Diyaaradahii Aadi jiray Hrgaysa iyo Barbara ee Maamulka Soomalidiidka kadib markii ay u hogaansami waayen Shurucda. Garoonka Muqdisho ee Caalamiga Aadan Cadde ayaa waxaa maanta loo diiday in ay soo caga dhigtaan ama ay aadaan Diyaaradaha rakaabka kadib markii maamulka Somlidiidka ay Hay'ada ku eedeysay in aanay u hogaansameyn qawaaniinta dawliga ah. Kadib war cad oo laga soo saaray xafiiska ayaa lagu sheegay in ilaa amar danbe aanay Diyaaradaha aadi doonin Hargaysa ilaa laga saxayo qaldaad uu maamulka Soomalidiidka ee uu Dahir Riyaale hogaamiyo galay. Dareenka iyo Saamaynta ay arintaan ku yeelankarto ayaa xeeldherayaasha sheegayaan in ay tahay mid ku jiifan doonta dhaqaalaha Soomalidiidka ay ka heli jireen Duulimaadyadii kaga imaan jiray Magaalada Muqdisho. Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay Maamulka Soomalidiidka oo ku sabsan xaaladan cusub ee soo wajahday Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia
-
Dowladda federaalka oo mamnuucday duulimaadyadii u baqooli jiray, kana iman jiray magaalooyinka Somaliland Laanta duulista iyo saadaasha hawada ee wasaarada gaadiidka cirka iyo dhulka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aan shirkadaha dayuuradaha ee ka howgala Koonfurta Soomaaliya looga mamnuucayo duulimaadyadii ay ku tegi jireen magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera oo ka tirsan magaalooyinkan waaweyn ee Hoos taga Jamhuuriyadda la baxday Somaliland. Qoraal ka soo baxay hay’adda duulimaadyada hawada oo ku saxiixnaa Maareeyaha hey’adaasi Maxamuud Sheekh Cali ayaa lagu sheegay in arintani ay ka dambeysay ka dib markii la ogaaday in shirkadaha dayuuradaha ay ku xad gudbeen nidaamka dowliga ah una hogaansami waayeen awaamiir horey uga soo baxday laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowladda federaalka Soomaaliya, wuxuuna ku eedeeyey shirkadaha iney sameysteen waraaqo been abuur ah oo lagu dhoofo sida mida loo yaqaano (Go Home). Sidoo kale, qoraalka ayaa lagu sheegay in arintani lagu mamnuucay duulimaadyadii u baqooli jiray Somaliland ay sidoo kale la xiriirto ka dib markii maamulka halkaasi ka taliya ay shaaciyeen waa sida ku xusan qoraalkee in qofkii lagu arko isagoo wata baasaboorka cusub ee dhowaan ay soo saartay dowladda federaalka la xiri doono ilaa 8 sanadood oo xarig ah iyo arimo kale, waxaana loogu hanjabay shirkadaha dayuuradaha ee fadhigoodu yahay magaalada Muqdisho haddii lagu helo iney ku xad gudbeen go’aankan ay ku muteysan doonaan ciqaab isugu jirta ganaax lacageed iyo duulimaadyada oo laga mamnuuco. Go’aankan ka soo baxay laanta duulista iyo saadaasha hawada ee dowladda federaaalka Soomaaliya ee lagu mamnuucay duulimaadyadii u kala gooshi jiray gobolada Koonfureed ee Soomaaliya iyo magaalooyinka Somaliland ayaa haddii uu dhaqan galo waxaa u saameyn aad u daran ku yeelan doonaa dad aad u fara badan oo dano kala duwan iyo howlo ganacsi isaga gooshi jiray labada dhinac kuwaasoo ku qasbanaan doona iney safaro wareeg ah galaan marka ay u kala gudbayaan labada dhinac, mana jiro ilaa hadda wax war oo ka soo baxay maamulka Somaliland oo arintaasi la xiriirta. Xafiiska wararka ee Muqdisho, Somalia dayniilecom@hotmail.com
-
Muqdisho: Duulimaadyadii Diyaaradeed ee gobalada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya oo la joojiyay. 26. august 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Dowlada KMG Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa war ka soo baxay ku sheegtay maanta in la joojiyay duulimaadkii diyaaradeed ee gobalada Waqooyi galbeed ee Soomaaliya hadana loo yaqaano Maamulka Somaliland. Dowladu waxa ay sheegtay in talaabadan la qaaday markii la helay in Shirkadaha diyaaraduhu ku xad gudbaan Duulimaadka dowliga ah kana horyimaadeen amaro ay soo saartay Hay'ada Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya oo maanta warkaan soo saartay. Waxaana sidoo kale lugu sheegay Warkan in Shirkaduhu sameeyaan waraaqo been Abuur ah oo kuwaasoo ay ugu talagaleen in ay dadku ku dhoofaan ,ayadoo lasheegay in la joojiyay ilaa amar danbe oo ka soo baxa Hay'adda Duulista iyo saadaasha hawada Somaliyeed. Talaabadan ay qaaday dowlada Soomaaliya ayeysan ilaa hada ka hadlin Masuuliyiinta shirkadaha Duulimaadyada iyo Maamulka Somaliland ee lajoojiyay in ay tagaan Diyaaradaha taga Magaalooyinka waa weyn ee maamulkaasi ka taliyo. Magaalooyinka la mamnuucay in ay diyaaraduhu tagaan ayaa kala ah Muqdisho, Hargeysa, Muqdisho, Ber Bera iyo Hargeysa Muqdisho,ayadoo maalin walba diyaaraduhu isku maraan magaalooyinkaasi oo dhan ,ayadoo talaabadan lasheegayo in la doonayo in lugula xisaabtamo Shirkadaha Diyaaradaha. Warkan ay maanta soo saartay Hay'ada Duulista iyo Saadaasha hawada Somaliyeed ayaa umuuqda mid ladoonaya in waxyaabo badan oo khaldanaa lugu saxo ,waxaana ku saxiixnaa maareeyaha Guud ee Hay'addaasi oo la yiraahdo Max'uud Sheekh Cali. Waana markii ugu horeysay oo war noocaan oo kale ah ay soo saarto dowlada Faderaalka ee Jamhuuriyada Soomaaliya isla markaana waxaa lafilayaa in dhawaan xal kama danbeys ah laga gaaro. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
OK thanks, is it open for new members? Can I join? Since Im intrested in anything that brings about peace and Unity.
-
Originally posted by Cheif: quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by rudy: plz drop that trash at Las Caanod. it looks like that place is a grabage dump. -------------------------------------------------------------------------------- Cheif briliant spot, wuu ka khafiifay meesha, this is not only obsession rather bewilderment. Rudy you from L.A? loooooool , that must be the joke of the month, busted into laughing, your earlier humor attempts at SOL never got to me like this one...
-
Originally posted by Nacaska: I would like to thank Awdalnews for allowing a much-needed debate among Eastern Somalilanders of different political affiliations. It is a grim reminder of our dead-end political situation when this discussion cannot take place inside our local media since Sool regional websites, along with our Garaad, have simply become a mouth-piece for the Puntland leader of the day. In the case of our media, constant bullying and several arrests made them so servile that they are the only ones painstakingly reporting the most uneventful of Puntland cabinet gatherings. If the people of SOOL, their websites along with their traditional Garaad are for Puntland, supporting the unity and the current TFG, what is there to be annoyed, what is the fuss and why all this tention. It's clear that Sool, Sanaag and Cayn have made their choice and decided to stay in the union like Togdheer and Waqoyi galbeed are trying to seccede, Awdal is for the union as well, so nimankiina qabiilka isku aruursaday easy with the BS and that nonesense propaganda. PS: What is this NSPU?
-
^Adeer relax, If I remember it correctly one member suggested that perhaps this was meant for the Woman section.
-
^waxay wax ka khaldanyihiin Somalida diiday nabada, isku xirnaanta, midnimada iyo maamulka.
-
BOQORKA CUSUB WAA BOGAADINEYNAA EE BISHAARO IYO BILKHEYR DHAHA. BOQORKAANNU SUGAYNAY EE LA CALEEMASAARAYOOW ASALAAMA CALEYKUM. BOQOR CUMAR ISMAACIIL MAXAMED (SANWEYNE) GUDDOON HAMBALYO DIIRRAN, DUCO IYO HALAL-NABAADDIINO OO AAN HUNGOW LAHAYN INSHA ALLAAH Waxaa 15kii bishan Agoosto 2007 Hotel Karaama 2 oo ku yaal magaalada Boosaaso lagu qabtay xaflad caleemasaar Boqor cusub ah oo aad loo soo agaasimay, aadna u ballaaran waxaana halkaas si farxad leh loogu caleemasaaray Boqorka, wuxuuna noqday Boqorkaas aan loo kala harin taageeradiisa Cumar Ismaaciil Maxamed (SANWEYNE). Boqor Cumar oo la aaminsanyahay in uu yahayi nsha Allaah Boqor karti iyo karaamo leh,Boqorkii sugudda nabadgelyada,sinnaanta, caddaaladda, toosinta qaladaadka jira,talobixinta hagaagsan, wadajirka,waanada,walaaltinimada iyo ka qaybqaadashada xallinta iyo xasaratobixinta dhibaato kasta ee ka jirta geyiga Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliya. Boqorka cusub ee waqtigan adag caleemasaarkiisa daaha ka qaadday wadatashi dheer iyo falaanqayn kaddib, isla markaasna ah Boqor horeba loo sugayey oggolaanshihiisa xilka culus, waxaa Alle looga baryayaa in uu u fudeeyo waajib-gudashadiisa, aseebidda xaqa iyo talada toosan iyo in uu siiyo cimri iyo caafimaad uu dalka iyo dadka kheyr ugu horseedo, iyo in uu kaalin weyn u buuxiyo Beeshiisa, Isimada iyo guurtida Soomaamaaliyeed ee weligoodba heeganka u ahaa naf u huridda kala hagidda dhibaatooyinka bulshada ee maalin iyo habeen kasta taagan iyo samo ka talintooda. Sidaas darteed, qayb ka mid ah dadka jooga Gobollada dalka Mareykanka iyo Canada ayaa boqor Cumar Ismaaciil Sanweyne si farxad leh ugu diraya HAMBALYO IYO BOGAADIN WEYN OO AAD U DIIRRAN. Waxaana ka mid ah dadka bogaadinaya Boqorka: dhammaan reer Muuse Xaaji Abees dhamaan ilma sh. Maxamed Xaaji Abees iyo hooyadood Xaawo Maxamed Saciid. dhammaan ilma Cismaan Xaaji Abees reer maxamed amuumin Xaaji Abees dhammaan qoyska reer Xaaji Abees dhamaan qoyska reer maxamed Saciid Badow dhammaan qoyska reer Saciid Badow dhammaan qoyska reer Maxamed Saalax Deer Ladane dhammaan qoyska reer C/laahi Saalax Deer iyo dhammaan qoyska reer Deer dhammaan qoyska reer Caynab Xasan Cabdikariim dhammaan qoyska reer Ciid Shibiin iyo reer Shibbiin dhammaan qoyska reer Bile Cali Wagad dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Xasan Maxamuud dhammaan qoyska reer Maxamed Xasan Maxamuud dhammaan qoyska reer Axmed Xasan Maxamuud reer C/laahi Ciid Cismaan reer Mahad C/laahi Faarax Faarax (********) dhammaan qoyska reer Saciid Faarax Yuusuf dhamaan reer Aaden Faarax Yuusuf dhamaan qoyska reer Cabdalle Geyre dhammaan qoyska reer Cabdiraxmaan Geyre dhammaan qoyska reer Saciid Geyre reer C/qani Axmed Muumin Ciise reer Sh. Maxamuud Cali Nuur (Kaarabiin) dhamaan qoyska reer Cismaan Saciid Dhuxul dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Qaxiye dhammaan qoyska reer Cismaan Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Maxamed Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Ismaaciil Saciid Beeldaaje dhammaan qoyska reer Beeldaaje C/laahi Beeldaaje dhammaan qoyska reer Maxamed Faarax Saalax (Bedzo)dhammaan qoyska reer Xaaji Ibraahim Cismaan Uunlaaye. dhamaan qoyska reer C/laahi Maxamed Yuusuf (Buulo Jameeco) reer Dr. Cumar Cartan Saalax dhammaan qoyska reer Saciid Maxamuud Samatar (Garabyare dhammaan qoyska reer Ciise Duulane dhammaan qoyska reer Maxamuud Cismaan (Qoslaaye) dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamuud Cismaan (Tarankhayr) dhammaan qoyska reer Cismaan Fuutashaariyo dhammaan qoyska reer C/laahi Baskuwaale dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Salaabooddo dhammaan qoyska reer Xaaji Saciid Faarax dhammaan qoyska reer Maxamed Barre Maxamed dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise dhammaan qoyska reer Maxamuud Cali Yare dhammaan qoyska reer Jaamac Saciid Muumin dhammaan qoyska reer Jaamac Shirwac dhammaan qoyska reer Eng. Ciise Maxamed Muuse dhammaan qoyska reer Saciid Muuse (Saciid dheere) dhammaan qoyska reer Xaaji Maxamed Khuurshe dhammaan qoyska reer Saciid Qaloombi dhammaan qoyska reer Ismaacii Cali Yare dhammaan qoyska reer Maxamed Cabdi (Shoodhaadhi) dhammaan qoyska reer Cali Cabdisalaan (Cali Kuukay) iyo dhammaan qoyska reer Cabdisalaan dhammaan qoyska reer Saciid Yoontoy dhammaan qoyska reer Dr. Yusur dhammaan qoyska reer Cali Xuseen (Cali Madoobe dhammaan qoyska reer Saciid Foornaayo dhammaan qoyska reer Sh. Cali Ashigur dhammaan qoyska reer Ismaaciil Ashigur dhammaan qoyska reer Ismaaciil Cali Shamal dhammaan qoyska reer Saciid Muuse Colow reer Barkhad dhammaan qoyska reer Ibraahim Musjeex dhammaan qoyska reer Xaaji Cali Dalmar dhammaan qoyska reer Maxamed Samatar Cali (Khayr u Bootiye) dhammaan qoyska reer Maxamed Bilcil dhammaan qoyska reer Ciise Awcali dhammaan qoyska reer Maxamed Xuseen Cabdi (Qandala) dhammaan qoyska reer Maxamed Muuse dhammaan qoyska reer Macalin Maxamed dhammaan qoyska reer Barre Buluf dhammaan qoyska reer Cismaan Axmed (Kurtunwaarey) iyo reer walaalkiis Mahad dhammaan qoyska reer Cali Amxaar dhammaan qoyska reer Sheekh Nuur Cali Colow dhammaan qoyska reer Maxamed Ciise Dhagaxtuur dhammaan qoyska reer Xaaji Kuusow dhammaan qoyska reer Maxamuud Ciise Samatar Cali dhammaan qoyska reer Xaaji Cumar Gaab dhammaan qoyska reer Axmed Muuse Cali dhammaan qoyska reer Yuusuf Jacaafe dhamman qoyska reer Maxamed Gaarcad dhammaan qoyska reer Muuse Khaalid dhammaan qoyska reer Maxamed Dhagiig iyo dad aad u badan oo la soo koobi karin
-
Is this similar to what was discussed in SOL few years back, Hafun free zone authority .
-
uuMhh Sort of, occasionally in artificial forms... Let's not hijack the topic, we shall keep the congrats for the King.
-
^oHK Kijana, By the way I like the peot Deeqa Afwayn's line
-
Your reply is appropriately noted. The Emperor.
-
Faarax Adeer ma anaad ii haysaa, yar yarka kale warkooda masii eegee? Vipi Kijana? Umeanza?
-
God and man has long left Somalia. Peacenow, I think you are a terrorist, not only to our religion and people, but to all human lives. It was not long ago when you was calling for the murder of Somali prime minister if I remember it correctly. How on earth can one call for the assasination of state official like Premier Ghedi, you should be traced, arrested and locked in Guantamo Bay, I believe there are many innocents in that base, far more innocent than you. You have publicly called for the killing of the Somali Prime Minister, your IP address is known to us and our agencies can trace your where abouts, it's not too late to come forward and apologize to the people of Somalia. You are glorifying and motivating terrist actions daily in this board, your movement and inputs are closely monitored, and just to let you know, we may take you unexpectedly before you know it. It's serious, get that through your hard skull. I have respect for most of SOL contributors and more so those who have respect for human live. The Emperor.
-
^Adeer qosol wacan, Nin dhawaaqay carabka unbuu dhaqaajiyay
-
I know but the earlier was deleted, I don't know for what reason.