Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^It was meant for a whole qabiil sxb, C'mon we are not kids, the Somali saga was based on clan for a long time even before the colonial system, thats understandable but to compose a whole song for that clan durbaanka loosii garaaco was the caqli of late President Siad Barre, utter failure.
-
^Waa suurtagal laakiin wali Yey waa kujiraa howshiisa, bal aan usugno halka ay taariikhdu dhigto
-
Koora "Anigu Dhul waan katagayaa ee dad Somali ah kama tagaayo" ma halyaynimaa, waa siday noqotayee
-
LOoL, it's my fav too, thou it was a wicked clanish song, utter failure of the late President Said, it is one of the ediotic songs I have ever heard, sidee qabiil hees loogu qaadi karaa? and architected by the President himslef, waxaas baa lagu leeyahay legacy fiican buu katagay, shacabka ayuu qabiil iskugu dhiibay heesho, hub iyo colaad. However, I love that song and have copy of it, waan iska dhagaystaa oo kuqoslaa every other while...
-
^Sxb horta how come your news reporting always never provide sources, something fishy in it, next time try to present the source, haka xishoonin your sources, no reason to hide it qof intaa kabadan kula yaabayso malahan
-
Faarax Im only trying to present the facts as I always have, cidna uga cabsan maayo taas whether it annoys Horn or any other SOL member matters less...
-
Khudbaddii Darteed Culimada Soomaaliyeed loo laayay Akhristayaal halkanna ka dhagayso Khudbaddii uu jeediyay Maxamed Siyaad Barre, taasoo markii ay culimadu ka hor yimaadeen loo dilay 10ka wadaad ee kor sawiradoodu ku yaalaan markii la dilayay, khudbaddaas oo waxyaalo diinta ka hor jeeda oo aanay diintu oggolayn Eebbena aanu raalli ka ahayn ay ku jirto......Halkan ka dhagayso Halkan kadhagayso Khudbadii uu Maxamed Siyaab Barre kutaxriifiyay Aayaha Quraanka D
-
Dilkii Culumada Soomaaliyeed Sawiro ka sheekaynaya dilkii Culimadii Soomaaliyeed ee runta ka sheegay sharcigii dhaxalka ee ay dawladdii milateriga ahayd ee uu madaxwaynaha ka ahaa Maxamed Siyaad Barre ay ku soo rogtay dalkii Soomaaliya. Dilkii Culimadan sawiradoodu kor ka muuqdaan iyadoo lagu fulinayo dilkii bahalnimada ahaa ayaa ay go'aamisay maxkamaddii milateriga ahayd ee u samaysnayd tirtiridda sharafta iyo milgaha umaddu lahayd ee ku aroorayay Diinta Islaamka ah ee ay 100% dadka Soomaalida ahi aaminsan yihiin. Maxkamaddaasi waxay dhacday maalin Sabti ah bisha Muxarramna ay ahayd 6 sanadkii 1395kii taariikhda Hijriyada, taasoo ku beegnayd 18kii bishii January sanadkii 1975kii. Culimadaas oo laga qabqabtay Masaajidada magaalada Muqdishu Salaaddii Jimcada ee maalinimadii ka horaysay maalintaa ay maxkamaddu dhacaysay.Xukunkaasina wuxuu u dhignaa sidani:-"Maxkamadda Badbaadada Qaranku waxay ku xukuntay lix ka mid ah culimada ka hor yimid xeerarkii ay xukuumadda kacaanka ahi soo saartay dil toogasho ah, waxa kale oo ay maxkamaddu ku xukuntay saddex ka mid culimada 30 sano oo xadhiga ah, laba kalana waxay ku xukuntay 20 sano oo xadhig ah". Maalinimadii Axadda ee ay bisha Muxarram ahayd 7da sanadkii 1395kii , taasoo ku beegnayd 19kii January 1975kii waxay maxkamaddii milaterigu soo saartay go'aan kale oo u dhignaa sidan:-"Maxkamaddu waxay ku xukuntay 4 ka mid ah culimada dil toogasho ah,markii ay ka hor yimaadeen xeerarka cusub iyagoo isku qarinaya huga Diinta Islaamka, 3 kalana waxay ku xukuntay 30 sano oo xadhig ah, 15 kalana 20 sano oo xadhig ah". Subaxii Khamiiseed ee ay bisha Muxarram ahayd 11ka sanadkii 1395kii, kuna beegnaa 23kii January 1975kii ayaa Idaacaddii Raadiyow Muqdishu laga sii daayay war argagax iyo cadho ku beeray shacabkii Soomaaliyeed, inkastoo aanay wax fal ah oo ay kaga hor tagayaan arrintaasi aanay waagaasi qaadin haddana qof kasta meel uu joogayba hoos u foorarsay.Warkii Radio Muqdishu sii daayay oo aad u koobnaana waxa uu u qorraa sidatan:-"Sida ay sheegayso wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA waxaa saaka subixii dil toogasho ah lagu fuliyay 10kii qof ee ay maxkamadda badbaadada qaranku ku xukuntay dilka , waxaana lagu toogtay oo dilkaasi lagu fuliyay garoon u dhaw dugsiga booliska ee ku yaala xeebta badda, magacyadooduna waxay kala yihiin:- 1-Sheekh Axmed Sh. Maxamed 2-Sheekh Muuse Yuusuf 3-Sheekh Axmed Iimaan 4-Cali Xasan Warsame 5-Xasan Ciise Iley 6-Maxamed Siyaad Xirsi 7-Cali Jaamac Xirsi 8-Aadan Cali Xirsi 9-Saleebaan Jaamac Maxamed 10-Yaasiin Cilmi Cawil Maxkamadda badbaada qarankuna waxay ku eedaysay dambiilayaashaasi horteedana ay kaga caddaatay in 10kaas eedaysane ay si wadajir ah uga hor yimaadeen xeerkii ay sida wadajirka ah iskugu raaceen kana soo baxay golaha sare ee kacaanka, iyo golaha wasiirada 11kii January sanadkii 1975kii, kaasoo ku saabsanaa sinnaanta ragga iyo dumarka, waxa ayna maxkamaddu u cuskatay xeerka lambarkiisu yahay 12 qodobkiisa 54aad ee soo baxay 10kii bishii 9aad sanadkii 1970kii". Ilaahay ha u naxariisto culimadaas Shuhadada ah ajarkoodana Ilaahay innagama xarrimo. Aamiin.....Aamiin. Xigasho:- Buugga la yidhaahdo Soomaaliya iyo xididada dhibaatada haysata ee uu qoray Dr. Cali Sh. Axmed Abokor. F.G.Taariikhda Shuhadadii Muqdisho haddii aad hayso na soo gaadhsii mid ka mid ah xaattaa haddaad hayso. Mahadsanidiin.
-
Horn, No wonder you make full use of the facility and yet call it dump, how ungreatful to the provider of the service.... Soo intaa ma aadan rabin awalba Hornow, sankaad naga galisay then take the bullets brother, xamil bahasha your great hero's full history will be presented no need to squable... Hada anna masoo bandhigaa howlihi fiicnaa ee uu Odaga kaqabtay Somalia iyo taariikhdi uu dhigay?
-
^ Awoowe maadi iska daysid mase Horn ayaad rabtaa inaad madaxa xanuujisid, lol Although treated well by the Nigerian authorities, the fallen dictator was paid scant respect by the average Nigerian, and his home was robbed more than once. Unable to the end to accept responsibility for the famine and anarchy which has accompanied thesuccession struggle in Somalia, Siad died a frustrated and embittered man. Subxanallah, walle waan ka caroodaybee, this man used to be our President and hence Nigerian government should have shown more to respect him, inkastoo maskiin qaxooti ku ah uu iska ahaa hadana Somalia ku tixgaliyaan bay ahayd.
-
Ankara: Abdullah Gul sworn in as President of Turkey
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
Turkey's Gul Approves Cabinet List By VOA News 29 August 2007 Turkey's new President Abdullah Gul, foreground, arrives for a graduation ceremony at the Military Medical Academy in Ankara, 29 Aug 2007 Turkey's new President Abdullah Gul has approved a Cabinet list proposed by the prime minister, a move watched closely by the country's secularists. Mr. Gul approved the nominees of his ally, Prime Minister Recep Tayyip Erdogan, Wednesday one day after taking the oath of office. Succeeding Mr. Gul as foreign minister will be Ali Babacan, the former economy minister who is also Turkey's chief negotiator in its bid to join the European Union. Mr. Gul is from the ruling Justice and Development Party. The Islamist-oriented party won a landslide victory in last month's general election. The secular opposition has said it will be watching Mr. Gul for signs of bias. The new president has pledged neutrality between Turkey's secularists, including the military, and the country's more religious elements, and to uphold the nation's strong secular traditions separating government and religion. The military did not attend the swearing-in ceremony on Tuesday. President Bush and other world leaders have congratulated Mr. Gul on his election. Mr. Bush stressed the U.S. commitment to a strong relationship with Turkey. Mr. Gul was elected with 339 votes in the 550-seat parliament in a third round of voting, when only a simple majority was needed. He had failed to win the two-thirds majority needed for victory in the first or second round of voting. A separate nomination for Mr. Gul as president earlier this year sparked a political crisis in which thousands of secularists took to the streets to protest his candidacy. Mr. Gul's wife wears an Islamic headscarf, which has been banned in Turkey's public offices and schools for nearly three decades. -
Mogadishu: Dr Bashi, Pro Toogane 150 other NRC;PICS
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
Nice pics, thats for the report Duke. Togane is in Somalia, Ooh at last, I thought he will never get back to Mogadishu after his **Stuff** out on holliday chilling in Hawai.. -
Originally posted by Duke: From tanks to Donkeys. He was a failure. , does that call for a life time acheivement? Originally posted by Jacaylbaro: I believe Siad Barre inuu yahay ninka Somalia (not somaliland) ugu ragannimada badan , another funny comment, why left out Somaliland, he wasn't better than anyone from SL? Barre's achievement, personality and his totalitarian style is all there in the history, not only in the books but sticked in most of Somali brains and hearts, a 5 year old Somali boy born in the west would read it all for you, from the day of the coup to the murder of the Culuma and to the day all Somali national army, ministeries, educational institutions and everything Somali government turned into a Maqaaxi of his reer. There is nothing to be argued in this topic, Horn your attempt is utter failure as you wouldn't convince the kids in the west let alone the mature that saw and experienced the rule of the late President.
-
^Too much to read, besides why bring Adeer on SOL at this moment in time, Odaga qabrigisa ha iskaga nastee maad iska daysid mase Jaa'ifo iyo dhib inaad usoo jiidaa... With all his mistakes and dictatorial regime, no doubt he was one of the greatesr Somali talents in this historic era.
-
Walle waa yaab! Some characters condone the actions of these so called insurgents in Mogadishu and cheer for the bombing and murder of innocent woman and children, Subhanallah and more funnily finger point at others. However Im so suprised that the mayor has done this, it's wrong to parade the body of a dead person, pple must have respect for the dead, whatever crime that man has commited once his soul departed he should have immediately taken to Qabriga and buried.
-
Aniga xataa Allahay ka Alle. Qabiilka dhib ma lahan, qofku reer waa kadhalan karaa ee qabyaalada ayaa xun, waana Xaaraam.
-
JB, perhaps you need to undertand the meaning of Somalinimo, it doens't necessarily mean that one has to be ethnicly Somali to claim Somalinimo. Somalinimo = Somali and nothing but Somali, no qabiil or anything else, Somali oo dhanna aad ogoshahay kana mid tahay, that's Somalinimo.
-
JB, ma xataa anaa? Sxb xagee meeshaa? waligaa waxaad lasoo shirtagtaa Maamuul huuhaa, been iyo xatooyo kudhisan propagadahiisa. Hardcore successionist enclave supporter, you JB, comes across and prays for a brother reporting good of his government to get back his moral conscience, walle waa aduunyo wareertayoo xiintayoo maaruqday, caal loo waa ayaan ka iri. Maxaad rabtay inuu SL support-gareeyo miyaa? lol, Kolay ducadu maxumaa ilaahay haba hanuuniyo Aamiin.
-
Sheekh Shariif (Lasoo-Gamey) oo Cadeeyey in aay ka danbeeyaan qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee ka socda Magaalada Muqdisho. Gudoomiyihii golaha fulinta ee maxkamadihii baaba'ay ee laga awooda roonaaday fadhigooduna yahay tuulada Asmara ayaa waraysi uu siiyay wakaalada wararka ee A.F.P wuxuu ku sheegay inay iyagu masuul ka yihin qaraxyada iyo dilalka qorshaysan ee ka socda magaalada muqdisho kuwaasoo siwayn loogu waxyeeleeyo dadka shacabka ah iyo waxgaradka ku nool magaalada Muqdisho. Sheekh Shariif (Lasoo-Gamey) wuxuu sheegay in arimahaasi ay uga gol leeyihiin inay wadanka uga saaraan ciidamada gumaysiga ethiopia oo wadanka somalia haysta iyo dabadhilifka waa sida uu hadalka u dhigaye. Mar la waydiiyay inay xal ku gaari karaan dadka rayid ah oo la laayo wuxuu sheegay Sheekh Shariif (Lasoo Gamey) inay awoodoodu hadba meesha ay gaarsiisan tahay kula dagaalamayaan ciidamada gumaysiga iyo saaxiibadooda wadanka keenay. Sheekh Shariif (Lasoo Gamey) ayaa wuxuu wareysiyo hore loola yeeshey ku sheegi jirey in aysan shaqo ku laheen qaraxyada iyo weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho, Hadalkan ayaa markhaati ma doonto ka dhigaya eedaymo horay dowladu ugu soo jeedisay kooxaha muqdisho dagaalada kawada inay yihiin haraadigii maxkamadaha ayna masuul ka yihiin laynta dadka rayidka ah ee ku nool magaalada muqdisho iyo wax garadka dalka. Waayadan dambe ayaa sidoo kale waxaa magaalada muqdisho ka socda dilal qorshaysan oo lagu ugaarsanayo dadka aqoonta iyo magaca dheer ku leh wadanka gudihiisa gaar ahaan magaalada muqdisho iyadoo arimahaas horay dawladu ugu eedaysay maxkamadaha balse waa markii ugu horaysay uu masuul ka tirsanaan jiray maxkamadaha qirtay inay arintaasi ku lug leeyihiin. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia
-
Xabashida maxaa meesha keenay, su'aal baa lagu waydiiyay fudud, raggu inuu gabado ma ahan xaajadaada cadayso, Somalinimo miyaad rabtaa mase Somalilandnimo?
-
Qabiiliistaha, cuqdad badanaha, Somalidiidka iyo wax matareba dag jalaq la idiin siin mayo
-
you want to see the most weirdo individual in the world ? just go to Egypt. lol , Adeer maxaa nimanka idin dhex marayna, why only Egypt? lol