Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. This is a very sad incident, Somalida ilahay ha unaxiirsto hana soo hanuuniyo, Wiilal iyo gabdhaba, in the west things are getting out of control, Qamri+Rape, Subhanallah.
  2. Ciidanka Booliska ee Puntland oo qabtay khamri aad u faro badan (Daawo Sawirada) Posted to the Web Aug 30, 18:57 Garoowe:-Ciidanka booliska ee magaalada Garoowe ayaa maanta waxa uu gacanta ku dhigay khamri tiro badan iyo ninkii wata ka dib hawlgallo ay ka fuliyeen maanta magaalada Garoowe . Hawlgal balaaran oo ciidamada booliska ee gobalka Nugaal gaar ahaan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland waxay soo qabteen khamri macmal ah oo lagu sameynayey guri ku yaal Garoowe. Eedeysanahan oo lagu magacaabo Ismaaciil Xasan ayaa waxaa ciidamadu sheegeen in ay la soo qabteen ilaa 125 quruuradaha khamriga ah, waxaana la xusay in 100 ka mid dhalooyinkani ay gacanta ku soo dhigeen ciidanka PIS ee Puntland. Mursal C/Laahi Faarax oo ah sarkaal ka mid ah ciidanak booliska ayaa waxa uu sheegay in dhaqso maxkamad la soo taagi doono eedeysanahan iyo cidii howshan lugta ku lahayd. Maryan C/laahi Halgan.net
  3. Sheikh Sharif Sheekh Ahmed oo Sheegay in Shirka Asmara uu furmayo Sabtida, balse aanu sheegi karin tirada ergooyinka Source
  4. Originally posted by Jimcaale: "It was the first time such a large number of Somali delegates in favour of peace met, so for this simple reason this congress is a basis for our future unity," said clan elder Bile Mohamud Qabowsade. More than 1,000 delegates representing the country's myriad clans and sub-clans met in the insurgency-prone city to discuss power and wealth sharing, as well as other key issues. Briliant point by Qabowsade, the fact that all this delegates and Somali traditional elders attended the conference is a sign of progress, they all support the TFG and the peace in Somalia, great success. Jimcaale: "The meeting is closing but the reconciliation remains open, it does not mean we have solved everything but the results we obtained show the congress is a stepping stone for future peace," said Mohamud Haji Mohamed, another elder.
  5. There was a discusion which I presented here on SOL a while back about the said inhuman massacre above in which Barre had the leading role of one of the two groups wickedly excuted this hunger massacre. If any one needs to know more of it and the roles of the Former president in that massacre, what the international papers wrote and the documented history, below is the link add your bits if you so wish. http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?ubb=get_topic;f=9;t=011519;p=1
  6. General Barre, Former Somali President demoted to become the founder and supreme don of the notorious SNF militia gangs. The man who masterminded and excuted this wicked massacre. Waxba yaan ladacaroon, the topic is not hijacked or changed at all, the discussion is still on Barre's roles and achievements.
  7. Barre's acheivements and the result of his great thinktanking ability
  8. ^Oh yeah you are right, we all know the great achievements of Barre, the man that ruled Somalia for 21 long years to have finally masterminded the massacre of his own pple in Biodoa by starving young and the innocents... What an achievement, that's a fact far from any fictions. The topic is about a man, Barre, why go around bushes, picking on some individuals simply they are Puntlanders, your excuses of all SSDF and Yey or any other warlord is getting silly. Present what you have and let others have the freedom to present the documented records of the man. Weight Barre on the scale of his actions from 1969 to 1991 and upon that any SOL member have the right to decide whether he's wrongufully vilified person or not.
  9. ^Koora inder si wacan oo raganimo leh, horta arinta aad soo bandhigtay haday jirto waa wax suurtagal ah waanna taageersanahay in markaa meesha laga hirgaliyaa Maamul dadka gobolka wax uqabta, runtii aniga maalmahanba dadka Duuliya Maakhir state ayaa iska ahaa inkastoo aananba lasocon asaaska iyo sababaha Maamulkan, runti dadkayga waan lajeclahay wanaaga, waana suurtagal wax aan ogayn in la igu siyaadiyo laakiin adna markaaga waa inaan wax kuu sheegi karaa oon arinta isla fiiq fiiqi karnaa. Kolay waxyaaba aad soo bandhigtay horay uma maqal oo anigu waxaan haystayba dowlada Puntland aslanba inaysan wax kaqaban meel kamid ah Puntland oo dhaqaalaha isaga qayilaan rag khaas ah, balse hadayba wax kaqabteen oo dhaqaalo kubaxsheen meelo kamid ah Puntland waaba wax fiican balse igu cusub, meelihi aanay wax kaqabanna waxay xaq uleeyihiin in sidaas oo kale wax loogu qabto ama ay ayahooda katashadaan, waa mid aan aaminsanahay taas. Tan kale waxaad ogaataa siyaasadi iyo nin tooxsigi wuu batay, eedi iyo isku farataagina kaba daran, niman meelo ama Maamulo iska waayay kiishbuuranoo horboodayaal ahna waa nagu saladmeen, markaa halkaas armay arintu ka bislayn ayaan islahaa, hadiise Maamulku mid daacad ah oo wanaag wada dadkuna rabo haduu yahay waa in lataageeraa, kaliya waxaan laha haduusan sidaa ahayn dee Somali way milantay oo lakala haray lasii kala sirifmay, intayadii yarayd ee isku hartay oo walibana magac wadaaga ahaa yaan lasii kala sarifin, oo wuxu haday iska tahay Siyaasad iyo Xukun doonimo shaqsiyeed yaanba lasii fogayn oo kan Puntland haka fara maroojiyo ninka hada jooga, waa Simple dadkoo dhan baaba hada Cadde leh meesha waa in laga saaraa, ganacsadii iyo Shacabkii Boosaaso, Garoowe iyo Gaalkacyoba waa taageeraayaan wax alla wixii badali kara Maamulkaan.
  10. Xiin topiga- yaan lagaa halayn, this is not about a dragger or the dragged kinda of story, it's about the historic weight of a man as a Somali National leader. How Barre fares or fits that title... Comparing between pple is quite amusing at times, the man Barre was the leader of a united Somali country when Yey was prisoner, Aideed was his bodygourd and Ali Mahdi was Maqaaxi owner, the rest simply were nothing, what had Barre done to make the country better, what did go wrong to the point where he's reduced to this and even compare him today to his former bodygourd and prisoner, isn't that a complete failure... The man left no legacy but shame for himself, pple and generally Somalia.
  11. I know for the fact it didn't happened coz I was there......Dhafoorqiiq was a part of the opposition at the time they were occupying the stadium in which they evacuated after they were bombarded by their allies USC. I remember them requesting for arms and they were given Shimbiralaaye(Check below picture) coz no one trusted them. There is no way Barre's folks to let these people near Villa Somalia let a lone saving him. Is not logic ee wax kale sheega sxb. Shimbirelaaye LOL, It's not logic iyo meelahaas kuwareeg, adeer wax walba in laga doodo waa ceeb hadana hadhow la resign gareeyo, hadaayay waxaad kadoodaysay heesta Dadbay meeli bugtaa cida loo qaaday kadibna aad kusoo dhamaysay so be it, whatever or something to that effect. Tannna kaala sii hadli maayo, Meeshan waa kucusbtahay bal xoogaa yara naso...
  12. ^Maya wuu nagu socdaa, baraf oo kale waa imarooyaa, LOL, that's if I were to pretend, for a second, to be a hardcore looters ltd co. supporter.
  13. ^LOL, kolay nin waynna waa tahay, hadalkaaga wax qiimo saas ah malahan kaama fileyn, LoL, hadal horanna kor waan kuugu sii qoray... Khalad kuma oran wax xunna masheegin sida wax aan u arkay iyo cilmigayga inta uu gaarsiisanyahay unbaan kahadlay, walibana inaad wax siyaadsado ayaan dalbaday oo su'aala waydiistay, inaanan wax ogaynna ceeb ma ahan balse waxay tahayba waa kaharay dooda.
  14. ^I have no Idea, but I know for a fact that happened, are you saying that never happened? Go on put a brave face for all to see ...
  15. ^Waa maxay danaha ummada kudhaqan Sool iyo Sanaag ee loo adeegayo, waa maxay adeegyada Maamulka hada jira ee Puntland uu kaqabtay Gobalada kale sida Bari, Nugaal iyo Mudug ee uusan kaqaban SOOL iyo Sanaag. Maad ii sheegi kartaa hal wado ama iskuul oo kuyaal Magaalooyinka ugu waawayn ee Puntland sida Boosaaso iyo Gaalkacyo oo ay Dowlada Puntland wax tartay ama wax uqabatay? Waxaan rabaa kaliya inaan ogaado waxqabka aadba ha uyaraadee ay dolwada Puntland uqabatay Bari,Nugaal iyo Mudug oo aysan uqaban Sool iyo Sanaag.
  16. ^Waar Caamirow Maakhirtaan maad naga daysaan ma duulin karaynee, Puntland ayaa wadi la'anahay, Kaalay Cadde isuguwada tagnee oo meeshaba kaqabanee, taladaas bal wax ha laga raadiyo.
  17. ^The last bit of your post is correct, thou the first line is yet to be concluded...
  18. ^ possibly or perhaps could it be one's own version of news created in a dark smelly marfish room.
  19. Ojelle you are trying to re-write history miyaa? Was this song not intended for the SSDF, and who were the SSDF? Not a clan? Yes it was a rebel political movement but it was clan based and this hees was for that movement hence clan, Siad targeted this clan, killed many and destroyed their cities with tanks, traditional elders arrested and many political and intellectual members of the clan assinated, it's all documented in history, or shall I present now here on SOL... Like the SNM was based on qabiil, you know the targeted cities, Hargeis-Burco-Berbera was bombed, why? if it was not a qabiil based movement. Taariikhda Somalia waa recorded....
  20. Koora, Ma intaas ayuu halyay kuyahay? LOL, Dhulka barwaaqada badan iyo dadka Xoolaha ah ee kuu tagay!
  21. ^NO to Qabiil, lol I have said it, there you go my friend let the history write me down as a man free from all qabiil iyo qurunkiisa, ooh let me just breath out huuh Im a free man.