Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^LOL Now it's gone back to see how crazy we will be, you might find very useful should I tell you we will be very very very crazy
-
^ lool@powerful men
-
^^We are for Somalia and the return of the law, getting the glory days back, the republic, Geedi is an individual and was part of the system should he become an obstale he's expendable, that's all, and thus far Geedi proved to be not the right person for such job...
-
^^You better eat that raw meat then on a special offer purposely made for those that believed Geed'i A$s will be saved by Ethiopia.. Where is Juje? and Xiin who brought forward that trash, Saaka Geedi waxa layiri aroorti ayuu warqad kula kalahay guriga Yey, Maxaa ku qornaa?
-
Full heavy battle preparation against Somaliland is under way sxb, much like the one we saw in Bay and Bakool in Iidaale and Diinsoor last year.... Will wait and see who wins this final shot. the news ----------------------- Puntland Oo Heegan Sare Galisay Dhamaan Ciidamadii Yimi Iyo Kuwii Hore U Joogay (Laascaanood}28.10-7 ciidamo xoogan oo laga keenay dhamaan degaannada Puntland, kuwo ka tegay Muqdisho iyo kuwo kale oo horey u sii joogay agagaarka Tukaraq ayaa shalay la isku daray waxaana la galiyay heegan koodii ugu sareeyay..................................... Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in maamulka Puntland uu ciidamo aad u tiro badan isugu geeyay degaanka Tukaraq oo 60 Km u jirta magaalada Laascaanood oo ay dhawaan ay la wareegeen ciidamo daacad u ah maamulka labaxay Somaliland. Sida warku sheegayo ciidamo laga keenay degaannada Puntland, kuwo ka tegay Muqdisho iyo kuwo kale oo horey u sii joogay agagaarka Tukaraq ayaa shalay la isku daray iyadoo howsha abaabulka ciidamadaasi ay wadaan saraakiil sarsare oo ka tirsan maamulka Puntland kuwaas oo sida muuqata isu diyaarinaya inay mar kale dib ugu laabtaan magaalada Laascaanood oo ka mid ah sadax Gobol oo ay isku hayaan maamullada Puntland iyo Somaliland. Dhanka kale waxaa si weyn looga dareemayaa magaalada laascaanood qax iyo bara kac baahsan kuwaas oo ay dad weynaha magaalada ugu kala qaxayaan deegaanada ku hareeraysan Gobolka Soool J Widhwidh Online News Desk..Media Center
-
Gen. Cadde Muuse Oo Jiida Hore Kasoo Noqday Shirar Dhaa Dheerna Layeeshay Saraaka (Laascaanood}29.10-7 Gen. Cadde Muuse iyo saraakiisha hol galinaysa ciidamada ku sugan jiida hore ee Tukaraq ayaa waxaa ay kulan ay albaabadu u xidhan yihiin isla markaana socday wakhti dheer waxa ay ku qaateen xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garoowe. Kulanka aya ahaa mid aad uga duwan kuwii hore ee dhex mari jiray saraakiisha ciidamda iyo Gen. Cadde Muuse iyada oo is aragoodu uu ku salaysnaa sidii ay saraakiishu u soo gudbin lahaayeen waxyaabaha ka dhiman ciidamada iyo soo qiimaynta xaalada kale. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa jirtay in xoogaa khilaaf uu ka jiray sida ay wax u soo bandhigeen saraakiisha iyo sida u Gen. Cadde Muuse wax u doonayay taasi o dhalisay in kulanku dheeraado isla markaana u noqdo mid aan waxba laysku reeban waxaana ay saraakiishu ku doodeen in maamulka Gen. cadde uu yahay mid ka gaabiyay difaaca gobalka sool eedaasna aysan iyagu lahayn ee ay u taalo madaxda kale ee maamulka. Warar hoose ayaa sheegaya in Gen. Cadde muuse uu ku dooday in sababta uu ugu soo baxay laascaanood ay tahay sidii loo ilaalin lahaa nabad galyada shacabka isla markaana loo yarayn lahaa khasaaraha soo gaadhaya deegaanka balse uusan uga soo bixin laascaaood itaal daro darteed. Gen. Cadde ayaa u muuqday mid dhankiisa aysan waxba ka dhul oolin waxaana uu kulanka ka sheegay in diyaar garoowgii ay wadeen maamulkiisu uu soo gaba gaboobay ayna tahay in loo istaago sidii laysaga dhicin lahaa dadka qaran diidka ah ee ku soo duulay maamulka Puntland ee kaashanaya kooxo lagu soo taba baray Asmara oo ay ka mid yihiin ciidamada maxkamadaha iyo kuwo kale oo aan soomali ahayn waa sida uu hadalka Gen. cadde u dhigaye. Dhanka kale kulankan ayaa ku soo beegmaya xili ay abaabul xoogan wadaan 3 gole o uu Gen Cadde Muuse u kala magacaabay xaalada colaadeed , sidoo kale waxa uu ku soo beegmayaa xili ay soo af jarmeen kulamadii xidhiidhka ahaa ee u dhex marayay xubnaha wasiirada ee maamulka puntland iyo Gen. Cadde Muuse kuwaas oo isku racay in ay ku waajib tahay in ay is difacaan isla markaana ay tahay midnimada iyo wada jirka dhulka iyo shacabka Puntland mid muqadas ah. waxaan jrin illaa iyo hadda wax muuqda oo ababul ah oo ay wadaan wax garadka ka soo kala jeeda labada dhinac si wada hadal loogu xaliya xur gufta ka dhex taagan Puntland iyo Somalilad kuwaas oo u muuqda in ay ka dhur sugayaan sida ay wax ku dambeeyaan . Isku soo wada duuboo kulankan ayaa sida muuqata waxa uu ka qeyb yahay diyaar garoowga u wado maamul goboleedka Puntland sidoo kale waxaa Magaalada Boosaaso lagu dhex arkayaa gawaadhida market 2 ah oo ay saaran yihiin cod baahiyayaal kuwaas oo ku dhawaagaya erayo guubaabo ah iyada oo gawaadhidaa ay saaran yihiin haween
-
Gambara: Gen. Cadde Muuse oo booqdey Jiidaha dagaalka hadal dhinacyo badan taabanaya Ujeediyey Ciidanka Daraawiishta ee Puntland. 29. oktober 2007 Gambara(AllPuntland)- Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi ayaa Booqday dhamaanba goobaha ay joogaan ciidanka dowlad gobaleedka Puntland ee ku yaala duleedka Magaalada Laascaanood. Madaxweynaha Puntland ayaa hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya Ujeediyey ciidamada daraawiishta ee Puntland ,wuxuuna kaga hadlay hadalkiisa waxyaabaha ka socda dalka Soomaaliya ,gaar ahaan gobalka Sool. Cadde Muuse wuxuu usheegay ciidanka Puntland in looga baahan yahay in ay gutaan Waajibaadkooda Shaqo ee ka saaran dalka iyo dadkoodba,isla markaana ay dib dhawaan ugu laabanayaan Magaalada laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Gen.Cadde Muuse wuxuu tibaaxey in loo baahan yahay in la difaaca shacabka Puntland ,ayna uyihiin ciidamada Daraawiishta ayna gudanayaan waajibaadkooda shaqo ayna tahay in loo diyaar garoowbo difaaca Puntland. Madaxweyne Cadde Muuse ayaa cadeeyey in ay Puntland leedahay cadowyo badan oo kala jooga dalka Soomaaliya iyo dibadiisa ,dagaalada ay soo qaadeena Maamulka la baxay Somaliland ay yihiin kuwa laga leeyahay ujeedooyin kala duwan. Generaal Cadde Muuse ayaa khudbadiisu ahayd mid uu ugu talagalay Milaterigiisa ,inta badan uu ugu hadlayey xaaladaha dagaal ee ay gashey Puntland ,wuxuu tilmaamay in dhawaan ay bilaabanayaan howlgallada Milateri ee ay dowladiisu dib ugu laabaneyso gobalka Sool. Booqashada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland ee gobalkaasi Sool deegaano ka mid ah ayaa ku soo aaday ,ayagoo maalmihii ugu danbeeyey ay Magaalada laascaanood ka dhacayeen rabshado looga soo horjeedo Maamulka la baxay Somaliland luguna taageerayo dowlada gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Xildhibaan Geeddi Oooouch, not Prime Minister Geedi not any more, Indeed what a difference a day makes...
-
Originally posted by wacdaraha_aduunka: Just beautiful, certainly inspirational...
-
KixKix @Sidekick. My Mom would could him Kutaab Gaablow. Emperor,Waa kusalamay Haha, waa inaad carabka soo laadlaadisaa adna, very predictable Waa lagaa qaaday, Faaraxow
-
Gudida Odayaasha Buuhoodle Oo Baaq Ay Ku Canbaaraynayaan Somaliland Soo Saaray (Buuhoodle}25.10-7 Gudida Odayaasha Buuhoodle oo ah Guddi ka kooban Guud ahaan ardaayada kala duwan ee Deegaanka Buuhoodle ayaa labadii Maalmood ee tegay waxay u fadhiyeen Kulamo xidhiidh ah oo ay kaga tashanayaan isbedeladii Dhowaan ka dhacay Magaalada laascaanood, waxaana ay ugu dambayntii saaka soo saareen Baaq ay si kulul ugu cambaarynayaan Weerarkii gardarada ahaa ee lagu soo qaaday laascaanood & dhibaatooyinkii ka dhashay ee lahaa Dilka, Dhaawaca, xadhiga, barakaca, qaxootinimada & hanti Burburka. Gudida oo Baaqooda u qaybiyey Qaybaha warbaahinta ayaa Baaqoodu waxa uu ka koobnaa qodobadan. 1. Gudida Odayaasha Buuhoodle waxa ay Cambaaraynayaan Weerarkii gardarada ahaa ee lagu qabsaday magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. 2. Gudida Buuhoodle waxay si weyn uga xun yihiin Dhibaatooyinka ay shacabka Gobolkaas ku keentay qabsashadii laascaanood sida, Dilka, Dhaawaca, xadhiga, barakaca & hanti burburka. 3. Gudida Odayaasha Buuhoodle waxa ay ugu Baaqaysaa Maamulka Somaliland inay Ciidamadooda kala baxaan Gobolka Sool Si loo badbaadiyo dadweynaha Gobolkaasi. 4. Gudida Buuhoodle waxay ugu baaqaysaa Waxgaradka & dadweynaha Beesha *********** inay kulan wada tashi isugu yimaadaan magaalada Buuhoodle si looga wada tashado arinta taagan. Magacyada Gudida Odayasha Buuhoodle ee Baaqa soo saaray 1. Maxamuud xaaji Cumar camey 2. cawaale Jaamac raygal 3. Hindi Maxamed aadan 4. caaqil cabdiraxmaan axmed Olol 5. Cabdi Hogod Yuusuf 6. Maxamed jaamac Biixi 7. Axmed xasan xaaji Cumar caydhboob 8. Xaaji Axmed Aadan Xaad 9. xasan Ciise wacays 10. cabdi Ducaale darwiish 11.aadan cali Axdar 12. Cabdilaahi xasan Qambi 13. Cali xasan falliidh 14. saalax Xaaji Cali 15. Cabdilaahi Jaamac Haaruun 16. Maxamuud faandhe raage 17. cabdirashiid xaaji samatar 18. Cumar Axmed Soodaani 19. Caaqil cabdi Jaamac Halac 20. Cabdisemed Gorse Biixi 21. xasan Macalin Maxamed 22. Cabdirashiid Cabdilaahi faracadde 23. Cali Maxamed Qadaadwagareed 24. Cali Faarax Maxamed 25. Ismaaciil Xirsi Shabeelle 26. Xiis Ibraahin Diiriye Widhwidh Online Xuseen Kurdi
-
Ciidamada Somaliland Iyo Shacabka Reer Laascaanood Oo Dagaal Afka Isdaray (Laascaanood}25.10-7 Hawlgal balaadhan oo ay sameeyeen ciidamda maamulka labaxay Somaliland ayay kusoo qab qabteen boqolaal qof oo ay udhaadhiciyeen jeelasha Burco iyadoo qaar kalena ay jidh dileen kuwana ay sixun rasaas ugu toogteen halka dhinaca askarta ay dad shacaba oo gadoodsan ay ka dileen laba askari laba kalena ay ka dhaawaceen……………………………………… Hawlgalkan oo bilowday saaka hiirtii waaberi ayay ciidamada maamulka labaxay somaliland iyo kolonyo tikniko ah doonayeen inay dhagaxa iyo taayirada lagu gubay laamiga iyo wadooyinka magaalada inay ku sifeeyaan balse shacab cadhaysan ayaa ka hor istaagay. Kumaan shacab ah oo ay wajiyadooda ka muuqato cadho weyn ayaa laamiga si xoogan usii dhigay dhagxaan waa weyn halka ay kusii ja jabiyeen dhalooyin isla markaana ay kusii gubeen shaagag ama taayiro waa weyn balse kolonyadii ciidamada maamulka labaxay Somaliland ayaa dadkii xabado kala daalay waxayna sababeen xabadaahisi inay dhaawacyo xun xun kasoo gaadhaan dadkii mudo haraadayay. Hotelka Nugaal oo kuyaal badhtamaha magaalada ayaad mooday inay bartilmaameed sanayeen ciidamadii saaka hawl galkan samaynayay iyagoo xabado hotelka kala daalay waxaana hoteelkaasi soo gaadhay dhaawac weyn isla agagaarka hotelka ayaa waxaa lagu toogtay hal askari oo la sheegay inuu u dhashay deegaanka hargeisa oo xabadu ay sujuuda kaga dhacday. Waxaa iyana jirtay kolonyo kale oo ciidamo dheeraad ahaa oo la doonayay in lagu cabsi geliyo shacabka in iyana dad shacab ahi ay miino kusoo tureen waxaana halkaasi ku geeriyooday askari kale oo reer hargeisa ah waxaana dhaawac khatar ahi uu kasoo gaadhay laba askari oo kale. Markaas kadib oo ciidamo xoogan lagu soo daabulay badhtamaha magaalada ayay ku qab qabteen boqolaal qof oo laga buuxiyay dhowr baaburta waaraadada loo yaqaano waxaana toos loogu dhaadhiciyay jeelasha burco. Warku wuxuu intaas ku darayaa in dadka shacabka ah ee loo taxaabay jeelasha burco ay ku jiraan dumar iyo caruur iyo waliba hooyooyin aan waxba galabsan oo laga soo qab qabtay wadooyinka magaalada. Dhinaca kale Bam gacmeed ayaa habeenimadii xalay lagu tuuray Hotel-ka Xamdi oo ku yaala magaalada Laascaanood, kaasoo ay geysteen kooxo hubeysan oo aan la garanayn heybtooda, inkastoo uusan wax qasaare ah geysan, waxaana hotelkaasi oo lagu magacaabo Xamdi degenaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka labaxay Somaliland, waxaana qaraxaasi ka dib howlgalo baadhitaan ah ka bilaabeen ciidanku agagaarka hotelkaasi iyagoo ka baadi goobaya kooxihii ka dambeeyey bamkaasi. Isla xalay ayaa iska horimaad hubeysan waxaa uu ka dhacay badhtamaha magaalada Laascaanood kaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda, waxaana iska horimaadkaasi ay labada dhinac isku weydaarsadeen rasaasta ka dhacda qoryaha fudud, lamana soo sheegin cid waxyeelo ay ka soo gaadhay, waxaana arimaha ay ku soo beegmayaan xili labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland ay ku jiraan diyaar garow dagaal oo aad u xoogg badan, Jordan Widhwidh Online News Desk..Media Center
-
Baydhabo: Prof: Dalxa oo ka hadlay Xisbi Shalay looga dhawaaqey Magaalada Baydhabo. 26. oktober 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Gudoomiye kuxigeenka baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka hadlay Xisbi shalay looga dhawaaqey Magaalada Baydhabo ,kaasoo la magacbaxay Xisbiga Iskuduubnida baarlamaanka Soomaaliya. Prof: Dalxa ayaa ku tilmaamay mid ka baxsan Sharciga dowlada Soomaaliya ,isla markaana dadka sameeyey yihiin kuwa ka soo horjeeda Nidaanka dalka Soomaaliya. Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in Axdiga KMG uusan ogoleyn ,in Xubin ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya aysan ka mid noqon karin Xisbi kale. Dalxa ayaa tilmaamay in aan la gaarin xili lasameeyo Nidaamka asxaabta badan ,isla markaana xubnaha ku jira Xisbigaasi lugu dhawaaqey yihiin kuwa doonaya in ay sii socota nidaam la'aanta dalka Soomaaliya. Wuxuu kaloo gudoomiye kuxigeenku sheegay in fadhiyada baarlamaanku sii socondoonaan todobaadka soo socda ,ayadoo maalinta beri ah uu furmayo fadhigii codka kalsoonida loogu qaadi lahaa Xukuumada uu hogaamiyo Cali Maxamed Geedi. Shalay ayaa magaalada Baydhabo waxaa looga dhawaaqey Xisbi ay ku mideysan yihiin Mudanayaal baarlamaanka Soomaaliya ka tirsan ,lana fikir ah Raysalwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi. Waxaana gudiga dastuurka ee baarlamaanka Soomaaliya ku tilmaameen mid aan waafaqsaneyn Axdiga DKMG ee Soomaaliya ,loona baahan yahay in la tirtiro. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Pro:Max'ed Cumar Dalxa " Sharci ma aha in Barlamaanka laga dhex sameeyo Isabahaysi , Dastuurkeenana kuma qorna" Gudoomiye Ku xigeenka Barlamaanka Somalia Pr:Max'ed Cumar Dalxa ayaa si weyn u qaadacay Isbahaysiga shalay ay baydhaba kaga dhawaaqeen Xubnaha Xildhibaanada ee ku fikirka ah Ra'isal Wasaare Geedi. " Dastuurkii aan soo dagsanay ayaa wali lagu tumanayaa , waxaana ku jira Qodob Cad oo qof walbaa arki kaara oo dhigaya in qofka aanu ku biiri karin Xisbi , Isbahaysi, Koox , Sidoo kalena aan Barlamaanka laf ahaantiisa dhexdiisa laga abuuri karin is kooxeysi " Ayuu Yiri Pro:Dalxa Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Barlamaanka Somalia. Mar uu ka hadlaayey waxa ay ka ogyihiin Gudoon ahaan ayuu sheegay in aanu waxba kala socon ayna ka maqleen oo kaliya Idaacadaha . Max'ed Cumar Dalxa ayaa waxa uu ka digay in Isbahaysigaas uu u muqan karaa mid wax u dhimaya Sumcada uu Barlamaanka ku lahaa Caalamka iyo waliba isagoo ku nuuxnuuxsaday in dad gaar ah ay qorshahaa wadaan oo ay kaga faa'ideysanayaan Xiisada taagan. Isbahaysiga shalay Hotel bakiin lagu dhisay ayaa u muuqanaya mid si weyn ay uga hor imaanayaan Xubno fara badan oo ah Barlamaanka Somalia. Waxaana lagu tuhunsan yahay in ay ka danbeeyan hogaamiye kooxeedkii Xamar laga cayriyey, oo ayagu il guraya xaalada siyaasaded Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia Contact Carmooyin@hotmail.com Or Carmooyin@gmail.com
-
Dibadbaxyo Rabshada wata oo looga soo horjeedo Joogitaanka Maleeshiyada Somalidiidka ee Magaalada Laascaanod oo Saaka mar kale Magaalada ka socda. Dad u badan Dhalinyaro oo aad u careysan isticmaalayana dhagxaan iyo biro ayaa Saaka dibad bax Balaaran oo rabshada wataa waxa ay ka wadaan Magaalada Laascaanod ee G/Sool. Dibad baxaan oo aan cidina abaabulin Ayaa Saaka oo Jimco ah waxaa ka soo bilawday Meel ay Dhalin isugu timid kadibna waxa uu ku faafay Magaalada Qeybaheeda kale. Dhalinayradaan ayaa sida aan warka ku helnay waxa ay diiden in ay furnadaan Goobaha Ganacsiga iyagoo dhagax tuur ku sameynaya , waxaana gabi ahaanba Magaalada waqti yar ay ku noqotay mid cidlo ah oo aan cidina joogin oo lagu kala xaroodey. Maleeshiyada Magaalada Joogta ayaan wax jawaab ah ka bixin dibad baxaa , waxana uu ahaa dibad bax aanay cidi hor taagneyn oo ay maleeshiyada iska dawaneyeen. Goob jooge ku sugan magaalada Laascaanod oo Saaka qadka taleefonka kula xiriirtey Shabakadan, ayaa sheegay in Maleeshiyada joogta Magaalada ay cabsi ku abuurtay dibad baxyadaan aan kala go lahayn , waxaana ay taa sababtay in Magaalada ay Cidlo ahaato. Waa Dibad baxii 5-aad ee looga horjeedo Maamulka Somalididka ah ee magalada Laascaanod xooga kula wareegey , waxaana tani ay muujineysa sida aay Shacabaka Laascaanod ugu qanacsaneyn Maleeshiyada Magaalaad haysata. Xaaladaahan oo idil ee ka taagan Maagalada ayaa ku soo beegmay xili dhinaca Puntland uu ka jiro diyaargarow Dagaal oo ku soo fool leh Laascaanod si looga saaro Maleeshiyada Somalidiidka ah. Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia Contact Carmooyin@hotmail.com Or Carmooyin@gmail.com
-
Originally posted by Juje: Mr.Sidekick (Emperor) bal adiga you do a disapperance act for even a year or two, see if anyone gives a hoot. LOL, as always you had to resort to your usual humourous nonesense, I as well as all the members on this forum do disappear and re-appear later as we wish, either that be a year a day or few months is a personal choice, it depends on one's time and mood. Duke is not different I thought, thus what is your point? Thanks for your info that I go and get back unnoticed, unlike Duke who's celebrity status is well proven by your and co, admirable stardom, I envy him very much
-
^Suprisinlty if Duke takes a break one or two days its a sign that Yey had died a night ago, Puntland is defeated and the TFG melt dow, LOOL War dadkan bal wax usheeg adigaa af yaqaanee, war ninyahow maba ogaynee ileen TFG iyo Puntland adigaa kor uhayay, laakiin adiga Xoog badnindaa? Hadde meesha haka seexan hadii kale qaylaa bilaabanaysa Puntland waa jajabtay Odaga waa under arrest aa bilaabanaysa... Duke-na waa cararay
-
^It has yet to begin sxb, ha sugi waayin, I tell you that for a fact war is inivertable, it will certainly happen only a matter of time... the wolf cry knows no better than the sucessionists... you are expert in wailing and lamenting in the Somali peninsula.
-
^Wixi kaa gaaban ku qufac, LOL... What is Gadhfeedh?
-
Mogadishu: President Yusuf is not visiting Saudi Arabia any time soon
Emperor replied to General Duke's topic in Politics
I don't think the Saudi mediation notion does exist, it only spread on the news wire, Geedi is still in Adis and on his way to Baidoa for the final short down. -
Buurmadow the so called traditional leader of the Qatlanders spoke recklessly and without shame earlier, I guess he had to, the fear of Riyaale's gang torture in prison is far greater than utter nonesensical words.
-
^You are unbelievably making us up dated, WaaW, this is the best news propaganda to counter attack the real motion that is against Geedi only reported by who? If one wants to create such fabrications one websites role shines... Dayniile is a great entertainment, one can never miss such satire, I enjoy it very much...
-
This is good and has nothing to do with Adde but the L.A issue, the patriotic pple of Puntland in Garowe have demanded an immediate action against the ************* militia, immediate action is certainly required whether that be peaceful/forceful repulsion of Riyaale's mafia from SOOL. It is also good news that Puntland Isims have initiated a peaceful end to this quarel and demanded that Riyaale's gang vacate SOOL very soon, perhaps a last and tactical Warning ala style of "Inii Dacawtuhum Jihaaran"... We wait and see... [ October 25, 2007, 09:12 PM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
-
Originally posted by Khayr: Emperor, do you think that Slanders should officially change their names to Qatlanders? Sxb the very important idea of sucession and that dreamland creation were invented in a small dark room by few skinny a$$ed headless addicts under the influence of Heavy Khat chewing, further to that, the report confirmed that three out of the four renown great inventors had barely enough tooth to confortably use this intoxicating stimulant drug, waa loo tumaa, if you know what that means... thus it would reasonbly be fit-for-purpose to call it, the QATLANDERS