Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
Baydhabo: Ciidamada DFKMGS oo howlgalo ka wada Baydhabo. 6. december 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Ciidamada dowlada Faderaalka ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Itoobiya ayaa galinkii danbe ee Baydhabo ka bilaabay howlgalo xoog leh oo lugu baarayo deegaanadii ay ku dhawaayeen meelihii qaraxyada lugula beegsaay Ciidanka Itoobiya. Labo qarax oo kala horeeyey Saacado ayaa maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ,waxaana lugu waramayaa in ay geysteen Qaraxyadaasi khasaare soo gaarey dad Shacab ah. Warar laga helayo qaar kamid ah Saraakiisha amaanka ayaa sheegaya in ay dhaawacyo soo gaareen sidoo kale ciidanka dowlada Itoobiya ee saarnaa gaadiidkii la weeraray. Baaritaanada ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa lugu urgaarsanayaa dadkii ka danbeeyey qaraxyadii saacadaha kala horeeyey ee maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo ,mana jiraan cid loo qabtey ilaa waqtigan la joogo. Saraakiisha amaanka ee dowlada Soomaaliya qaar ka mid ah oo diiday in aan magacooda xigano ,ayaa tilmaamay in ay howlaha bilaabeen markii loo soo sheegay dad lugu tuhmayo qaraxyadii dhacay. Caadiyan ciidanka DFKMG iyo kuwa Itoobiya ayaa howlahan oo kale sameeya markii ay meelo ka dhacaan qaraxyo ama ay helaan xogo sugan oo ku aadan goobaha lugu tuhmayo kooxaha qaraxyada inta badan geysanaya. Saraakiisha ayaa ku warmaya in ay maanta Magaalada laga dareemayay howlgalladan ay wadaan ciidamada Iskaashanaya ,mana la xaqiijin cid arintaasi loo qabtey. Magaalada Baydhabo ayaa bishii ugu danbeeyey aysan ka dhicibn wax qaraxyo ah ,waxa ayna xarunta utahay baarlamaanka Soomaaliya ,inkastoo hada ay joogaan ciidamo fara badan oo halkaasi tagey markii ay tageen madaxda dowlada Soomaaliya. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
^Very well said Hunguri, the Old man had never threatened, nor shot a single bullet or consipred against the secessionists, contrary to that, a historical fact: the SNM was created amidst the SSDF with the support and fund of the strategist, Yusuf Yey. It's beyond me as to what bothers them the most... Ala style of Cayrtaada cunnaa caydaada yaqaan
-
^ Makes sense, now you have mastered the art of destroying arguments on SOL, you won't defeat our own philosopher and SOL resident Oodweyne unless, and only unless you go Oodwayne on him Waan fahmay Secret-ka
-
^Hureey, it was time for you to go Oodwayne on Oodwayne.... Waz up with the bold words and senstences
-
^I, the future governer of Burco , No, Im a lot less heavy weight than the important man Duke... I can only settle for Burco
-
Fahiye Duke is a Legend, yes they love the guy...
-
^Hadhwanaagnews or Dayniile? Or both at one time LoooooooooooooooL... What a credible source... which one is it? Mase joint website ayay samaysteen......... How low can you go man? Maad iska xishootid xoogaa This is Dayniile's report: Madaxweyne Yuusuf “Caafimaadkeygu aad buu u fiican yahay waxa adduunka laga sheegayana waan maqlayaaa waana been ee dheg ha u dhigina” Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maalmahanba xanuunsanaa, warar ka duwana ay ka soo baxayeen xaaladiisa sida ay tahay ayaa markii ugu horeysay ka hadalay xaaladaiisa caafimaad oo uu sheegay iney tahay mid aad u wanaagsan oo aan aheyn sida dadka qaar ay u buunbuuninayaan, wuxuuna madaxweynaha wareysigaasi siiyey Laanta afka Soomaaliga ee idaacadda codka Maraykanka VOA, isagoo ka hadlay arimo badan oo ku saabsan Soomaaliya. Madaxweyne Yuusuf ayaa beeniyey in caafimaadkiisu uu si aad ah u liito “Caafimaadkeygu aad buu u fiican yahay waxa adduunka laga sheegayana waan maqlay waa markii saddexaad ee aan maqlo anigoo nool inaan dhintay ee wararkaas ha maqlina, sida loo sheeganayo ee la leeyahay coma ayuu ku jiraa iyo waa dhintay midna waxba kama jiraan, hadaadse wax dareento waa inaad dhaqtar u tagtaa oo caafimaadkaaga bartaa intaas wax ka duwana ma jiraan” ayuu yiri madaxweyne Yuusuf oo intaa ku daray inuu ku soo jeedo magaalada London ee dalka Ingiriiska si uu u maro baaritaan sanad leh oo uu ku sameynayo dhaqtarkii 10-ka sano ka hor beerka kaga sameeyey qaliinka. “Sida hadalkeygu u caafimaad qabo, ayey jirkeyga iyo muuqaalkeyguna u caafimaad qabaan” ayuu yiri Yuusuf oo dhinaca kale sheegay in shirarka ka dhacaya magaalooyinka Addis ababa iyo Lisbon uu wakiishay inuu ku metelo ra’isul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Nuur cadde, isagoo dhinaca kalena ku tilmaamaay kuwa iska casilay xukuumada cusub ee dhowaan la dhisay iney yihiin kuwo beelo iyo dano gaar ah u doodaya oo aaney ujeedadoodu aheyn dhismaha Qaran Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in dowladda cusub ay tahay mid cadaalad ah oo aaney jirin beel ka maqan laguna saleeyey nidaamka 4.5 ah ee beelaha Soomaaliyeed ay awooda ku qeybsadeen. Madaxweynaha ayaa dhinaca kale shuruud ku xiray wadahadal ay dowladda Soomaaliya la gasho kooxaha mucaaradka ah ee la dagaalamaya, isagoo tilmaamay ineysan wadahadal la furi doonin illaa ay hubka dhigaan oo ay nabada wax ku raadiyaan, waxaana hadalka madaxweynaha uu khilaafsan yahay midka ra’isul wasaaraha cusub Nuur cadde oo isagu marar badan ku celceliyey inuu wadahaadlo toos la geli doono mucaaradka isagoo aan sheegin wax shuruud ah oo wadahadalkaasi ku xiran. .Xafiiska war qabadka Dayniile Goternburg, Sweden dayniilecom@hotmail.com
-
^Time for you to spin miyaa? , you was posting and taunting us with the 'Sakaraatul Mawt' story here on SOL, waa Markay kula kharaaraatay, Indeed it's time for you to spin... I, on the other hand never said that he was fully in health, I agreed that he had been admitted to a hospital and even posted his special doctor's report, although always maintained he was in good health condition. Abwaanow midbaan kuu sheegayaa aadan ka doodi karin, Nolosha iyo geerida ilaahbaa haya, dadka uwada siman, Cafimaad iyo caafimaad la'aan Odaynimo iyo Odaynimo la'aan... Dooda ma ahan waa jiranyahay waa oday, haye so what?????? Maxaa dhacaaya markaas bal noo sheeg, malaha waxbaad ogtahay aanaan ogaynee... Intaa kabadan in qof bini'aadam ah Caafimaadkiisa aan kasii doodno ama sida uu noqon karo sax uma arko, caqliga wanaagsanna ma ogolla taas... waa intaas intaa leeyahay dooda noocaa oo kale ah ama eray kudarsashada dinacaas waa laga fiicanyahay... Intaas ayaan kaga haray waana kabaxay Mawduucaan.
-
Nayroobi: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay arimo badan oo ka jira gudaha Soomaaliya & Caafimaadkiisa. 6. december 2007 Nayroobi(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay waxyaabo badan oo ka jira dalka Soomaaliya iyo xaaladiisa Caafimaad isagoo kaga waramay Wareysi uu siiyay Idaacada VOA ee codka Mareykanka qeybteeda ku hadasha Af-ka Soomaaliga. Madaxweyne Yuusuf ayaa ku mataalay Caafimaadkiisa mid wanaagsan ,isagoo meesha ka saaray in uu jiro Xanuun uu lawadan waayay Howlihii Qaranka Soomaaliyeed ,isagoo been iyo barabugaando ku tilmaamay war ay doraad qorayeen qaar ka mid ah Saxaafada Soomaaliyeed oo ku aadanaa xaalada Caafimaadkiisa. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay qiray in ay dowladiisu dooneyso in ay Kooxaha ka soo horjeeda ku soo biiraan ayna qeybtooda ka qaataan dowlada Faderaalka ee Soomaaliya ,si buu yiri dalka Soomaaliya loogu soo celiyo nabadgalyo ay ugu danbeysay 17 sanno ka hor. Mr: Yuusuf ayaa diiday in ay dowladu la xaajoodto qof wata Hub ,walina doonaya in ay uu daadsho dhiig ay leedahay Umada Soomaaliyeed ,isagoo ugu baaqay qof walboo hub wata in uu hubka dhigo lana xaajoodo dowlada faderaalka ee Soomaaliya. Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay mar uu ka hadlayay xubnaha Xukuumada Cusub ayuu sheegay in aysan jagooyinka dowlada Soomaaliya qanci karin dhamaanba beelaha Soomaaliyeed ,sidaas daraadeedna la fiiriyo sidii loo soo celin lahaa Qaraminadii Soomaaliyeed ee laga tago danaha gaarka ah. Madaxweynuhu wuxuu carabka ku dhuftey in aysan Xukuumada waxba udhimeyn xubno xilalkoodii ka daga loo magacaabay ,isagoo sheegay in boosaskooda la buuxin doono hadii laga aqbalo waraaqo ay soo gudbiyaan ,isagoo markaasina ugu baaqay in ay fiirayaan danta Umada Soomaaliyeed. Hadalka Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ku soo beegmaya xili maalintii Doraad ahayd ay qaarka mid ah Saxaafada Aduunku qortey in caafimaadkiisu iilato ,balse taasi ayuu Madaxweynuhu meesha ka saaray ,shalay wuxuuna ku sii jeedaa maanta Magaalada London. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Abwaanow you do protest too much, and now what on the President's health... lool The Article you posted was from Yesterday and were posted here on SOL by Northerner...
-
It was good and informative interview the Somali leader talked about a range of issues i.e. the newly appointed PM, allegations of the blocked Aid of lower Shabelle, the regional meeting in Adis Ababa and overall the security of the country...
-
Very well indeed, silenced the critics and those in the celebrating mood... Madaxweynaha DFKM C/llahi Yusuf ayaa waraysi gaar ah oo siiyey Idaacada VOA isagoo sheegay in xaaladdiisa caafimaad aysan ahayn sida ay saxaafada u falanqaysay. Maalmihii danbe ayaa waxaa soo baxayey in Madaxweyne Yuusuf uu caafimaadkiisu uu ahaa mid aan fiicnayn. Listen the exclusive interview with VOA Northerner, your bombadment of the president's ill-health were quite deafening to say the least, you may listen to this interveiw few times, just observe the laughter of the Somali leader at those suggested that he was in comma, dieing on a bed...
-
Nacayb is a derivative word, It has to be derived from other sources...
-
^LOL to top the topic, we have a race winner...
-
^Odaga for the past 40 years wuu jiranaa ina Abti, ceeb ma ahan jirada cid beeen kasheegtay ama diidan jiradiisa majirto, Insaanka oo dhan waa jiradaan.., Though on the downside dad baa lahaa wuu dhintay for years, every other health problem he goes through or even health check the old man goes for, waxay ku wardiyaan wuu dhintay , Odaga ma saas ayaa looga baqaa...
-
Xiinow you seem to have posed hard question, with the laugh at the end, or is it hint for me that my answer is very predictable... My plan to defeat Ethiopia is very Simple, only legal Somali body in the form of instution or authority can defeat Ethiopia, given that this legal body have the support of the Somali populace.... it's very easy to answer that but the practicality of it is rather hard. Do we agree on that horta before we move the practical side of the issue, let us go step by step instead of going Oodwayne on one another and lose the point in the middle of no wear...
-
Ma Shaashbaad leedahay? Sheekha Jacaylka haduu saas yiri yaa ku qabsahooya
-
Xiin, you of all people start throwing stones yaa Xiin. You and I have always represented both isles of the coin, you was for one group, the anti-TFG camp, never have been a mediator nor neutral here on SOL... You can not accuse me something you always did and currently do, I may agree with you that the group your sided with, the position you took and the thoughts you always presented here on SOL was genuince, honest opinion of yours in which you believed to have been the means to achieve Somalia's Solution an end of the Conflict. I on the other hand can claim that, I supported one side, the Somali government and took positions which I had beleived to be the best way that ensures the return of our lost republic. It's Why, and How? that needs to be discussed more thoroughly, accusing each never results any fruit even worse when the accuser himself isn't clear off the mudd.... It perhaps is the case of the kettle calling....
-
^Very bad man, dirty minded, Ciyaalka magaarin waxaas ee habarin waryaa Dhuuqid as in Jalaato Dhuuqideeda aa laga wadaa adeerayaalow... JB go on translate... Romance .... Kolay waa howlahaagee