Emperor
Nomads-
Content Count
4,044 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Emperor
-
^No need to repeat myself over and over son, you are who you are simple as that, it has been self-evident for all here on SOL, you can never hide thus any clarfication from there on would be unnecessary, simply waste of time...
-
^Your true color is so apparent, clear as the shining sun...
-
^It's you and Norf that are being real hypocrites here... Alla Yarxam.
-
Inalilaah wa inaa ilayhi raajicuun, hada mawaxaa loo baxsanaayaa Maydka aan cayno... only exposes the real face of the so called "faithful islamists" and its supporters... Now you couldn't present anything but to initiate a whole thread for insulting a dead person... Islaanimana waa lagu qaraabanayaa,Magaca Muslinka dadkaan oo kale ayaa kadilay Nepthy, I have a political veiw and sometime present few sents here on SOL like many other posters, nothing more, you might not like my views... You, and some other members that contribute to this site have their own opinion that I don't like, it's a human nature, we can't all be thinking similar hence have different veiw points. I respect other poeple's positions, I did for years on SOL, and my veiw are solely mine no one is forced to embrace them.... That said, I think you can understand why I detest this topic, it has no direction, meaning and purpose for anyone, neither does it strength the argument of fake Mullahs... It's lose lose situation... Marka Kashafa aniga wax dhib ah kama qabo, it's the message that he conveys, irrelevant and ridiculous only shoots himself in the foot, and lately his topics have become a typical of this trash.... Hadaa diidaana tiina iska wata
-
Subhanallah, What a propostrous thread... Where is the Admin... Do something, this is beyond normality, we are muslims and as such we have to respect the dead, it's a humble request of mine that it should be included in SOL's golden rules... I wonder how this guy manages to escape from a ban, cosidering his shortsighted, inadequate and offensive contributions, discussion approach and utter disregard for other members of SOL and overall behaviour... :confused: SOL wax halaga qabto... Firimbi caruurtiisa/walaalihiisa oo muslimiin fiican ah ayaa aqrisan kara... *****Shakes head and leave****** PS: Allaha unaxariisto Marxuumka, Al7isaab 3indalaah
-
Ciiddanka Boliska ee Baydhabo, oo sheegay inay qabteen raggii iyo gaarigii shalay lagu fuliyey qarixii ka dhacay magaalladaasi Muqdisho Jimco , December 07 2007 SMC Taliye-ku-xigeenka Ciiddanka Bolika ee magaalladda Baydhabo, Maxamed Nuur Maxamed, ayaa shaaca ka qaaday inay maanta fuliyeen hawlgal ballaaran oo ay ku baacsanayaan dadka looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen qaraxyaddii shalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalladaasi. Sarkaalkaasi, oo maanta u waramayey Idaacadda Somaliweyn, ayaa sheegy inay Ciiddamaddu gacanta ku dhigeen 26-bas, nooca Mini-buska, si ay uga dhex baadigoobaan Gaari Bas ah oo ay kooxo hubeysan shalay u adeegsadeen qarax ka dhacay magaalladda Baydhabo. Taliyaha, waxa uu sheegay inay baaaritaan kadib, heleen Baskii iyo raggii ka dambeyeey qaraxaasi, isagoo xusay inay baaritaankaasi gacan ku siiyeen dad rayid ah oo iyagu shalay arkayey kooxihii qaraxa geystay. Waa sida uu hadalka u yiri. Qabqabashadda basaska ka dhex shaqeeya magaalladda Baydhabo, ayaa waxay ku soo beegantay iyadoo uu Ku-simaha Guddoomiyaha Maamulka Baydhabo uu sheegay inay gacanta ku hayaan rag ku lug lahaa labadii qarax ee shalay ka dhacay magaalladaasi. Mas’uulkaasi, waxa uu ku eedeeyeey inay dad ka yimid magaalladda Muqdishu ka dambeeyaan silsiladaha qaraxyadda iyo toogashadda ka socota gudaha magaalladda Baydhabo, waa sida uu hadalka u yiri. Xaalladda Ammaanka ee magaalladda Baydhabo, waxay waayaddan dambe wehel u noqotay qaraxyo iyo toogasho, xili uu Maamulka Degmadaasi bandow habeenimo ah ku soo rogay magaallaaasi bishii Okt ee la soo dhaafay.
-
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo Laba Jeer Maanta Laba Shir Jaraaid oo Kala Duwan ku Qabtay Nairobi Hospital Last Updated::2007-12-07 13:52:52 Sawiro(HRNet):- Madaxweynaha Somalia oo Maanta Laba jeer Laba Shir Jaraa'id ku Qabtay Nairobi Hospital "Waan Fiicanahay Balse in Aan Dhintaa Suuqa Lagaliyey ifiiriya Manoolahay Mase Waa Dhintay Mase Ahay C/laahigii aad Arki jirteen Alle Dilaa Dhinta". Madaxweynaha Dawlada Somalia C/laahi Yuusuf Axmed Ayaa Maanta Laba Shir Jaraaid oo is ku mid ah ku Qabtay Isbitaalka uu kaga jiro Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ee Lagu Magacaabo Nairobi Hospital. Madaxweynaha ayaa Shirkiisaan jaraaid uga hadlay Arimo Kala Duwan oo ay ugu Badnaayeen Kuwa La xariira Xaalkiisa Caafimaad Madaxweynaha ayaa Salaan iyo Isbariidin Qaybaha Warbaahinta ay is weydaar sadeen kadib waxa uu ugu dagalay Shirkiisa jaraaid waxa uuna ku bilaabay Sida tan. "...MaaShaa Allah Al Xamdulilaah Waan Ladanahay Waad i ar kaysaan, Balse Qofkastaa waqtigisa Dhaafi Maayo oo mar kii Alle ugu talagalay ayuu dhimanayaa, Anoo Nool Ayaa waxaan Maqlay Waa Dhintay C/laahi Yuusuf Aniga Madaxweynaha Dalka SOmalia kasakow Qof idin la midaa ahay, Saxaafada Qaar ayaa Cadaystay Been iyo Wax aan Wanaagsanayn Warabaahintu Sharuuc ayey lee dahay Beentana Mafiicna Xataa Saxaafada ahaan ka sakow Waa dambiyaWar Aab Alle Weyne ka baqno. Aniga waa ladanahay waadna Argtaa aad ayaan ufiicanahay Wax Dhibaataa oo aan Qabaana majirto..." C/laahi Yuusuf oo Shirkiisa jaraaid siiwata ayaa yiri "...Nairobi waa Jeclahay Saaxibo badan oo Dhakhaatiir ah ayaana ku lee yahay Saas ayaan haatan isbitaalkaan ugu jiraa ee Caafimaad daro i haysaa majirto, Saad Ogtihiin Aniga Mar ayaa Qaliin la igu sameeyey Londona waxaa ii jooga Dhaktarkaygi gaar ka ahaa ee Arimahayga caafimaad la socday Saas Darteed ingiriiska London ayaan Adayaa oo Dhakhtarkaygi ayaan utagayaa Sanad kastana waa utagaa Wax Cusub Maahan..." Madaxweynaha Somalia Mudane C/laahi Yuusuf ayaa isagoo Kaftamaaya Yiri Waa ladanahay waana Fiicanahay Waana ikanaa Horta Anigu ma C/laahi Yuusuf ayaan ahay mase waaba runoo waa dhintay, Hal mar ayaa lawada qoslay. Madaxwenuhuna Dhankiisa Ayuu ka Qoslay, C/laahi Yusuf ayaa asagoo Shirkiisa Jaraaid siiwata Waxa uu yiri "...Aniga oo Nool oo Aduunka Damaashada Noloshayduna Xayi Tahay ayaan Maqlay Sedex Jeer Waa Dhintay C/laahi Yuusuf, Waan is ka Qoslay hade, Balse Ogaada Alle Dilaa Dhinta Qof ku Nicib kuma dili karo mid ku jecelna Kuma Noolayn KAro Alle Weyne Ayey Geeridu Gacantiisa ku Jirtaa...." Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somaaliya ayaa aad u fiicnaa sidii Wariyayaashu ay arkayeen Madaxweynaha ayaa laba jeer oo kala duwan laba Shir Jaraaid ku Qabtay Qolkiisa oo isbitaalka uga jiro, labadaas Shir Ayuu mid ku Hadlaayey Luuqada Engilishka Halka Kan kalena u ku had laayey Afka Somaaliga, Laba Shir Jaraaid mid Wariyayaasha Caalamka ayaa kasoo qayb galay Halka Shirka kalana ay kasoo qayb galeen Warbaahinta Somalia. Madaxweynaha Ayaa Sheegay in uu mar dhaw isbitaalka ka bixi doona Una kici timi doono Dalka Ingiriiska, Gaar ahaan Caasimada London. Halkaas oo uu sheegay in uu ugu tagi doono Dhakhtarkiisi Gaar ka ahaa ee Waligiis xaaladiisa Caafimaad lasocday. Labadii Shir jaraaid ee Madaxweynaha ayaa kusoo Dhamaaday Jawi aad uwanaagsan, Shirar kaan Jaraa'iid ee Madaxweynuhu Qabtay Waxa ay meesha kasarayaan Warar kii kutiri ku teen ta ahaa ee lagu sheegayey in C/laahi yuusuf Xaalkiisa Caafimaad liito, Madaxweynaha waxaa dhinaciisa midig Fadhiyay Safiirka Dawlada Somalia dalka Kenya ujooga Mudane Maxamed Cali Nuur Ameerika. HorseedNet.com Kenya Nairobi[/img]
-
Mr Yusuf laughting during the conference
-
Haha at last reporting the good news of il-president of Somalia, you couldn't bare ceebta, hate doesn't take you anywhere Madaxweynaha Somalia oo Maanta Laba jeer Shir Jaraa'id ku Qabtay Nairobi Hospital " Waan Fiicanahay Balse in Aan Dhintaa Suuqa Lagaliyey ifiiriya Manoolahay Mase Waa Dhintay Mase Ahay C/laahigii aad Arki jirteen Nairobi Jimco , December 07 2007 SMC Madaxweynaha Dawlada Somalia C/laahi Yuusuf Axmed Ayaa Maanta Laba Shir Jaraaid oo is ku mid ah ku Qabtay Isbitaalka uu kaga jiro Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya ee Lagu Magacaabo Nairobi Hospital Madaxweynaha ayaa Shirkiisaan jaraaid uga hadlay Arimo Kala Duwan oo ay ugu Badnaayeen Kuwa La xariira Xaalkiisa Caafimaad Madaxweynaha ayaa Salaan iyo Isbariidin Qaybaha Warbaahinta ay is weydaar sadeen kadib waxa uu ugu dagalay Shirkiisa jaraaid waxa uuna ku bilaabay Sida tan. Maa Shaa Allah Al Xamdulilaah Waan Ladanahay Waad i ar kaysaan, Balse Qofkastaa waqtigisa Dhaafi Maayo oo mar kii Alle ugu talagalay ayuu dhimanayaa, Anoo Nool Ayaa waxaan Maqlay Waa Dhintay C/laahi Yuusuf Aniga Madaxweynaha Dalka SOmalia kasakow Qof idin la midaa ahay, Saxaafada Qaar ayaa Cadaystay Been iyo Wax aan Wanaagsanayn Warabaahintu Sharuuc ayey lee dahay Beentana Mafiicna Xataa Saxaafada ahaan ka sakow Waa dambiyaWar Aab Alle Weyne ka baqno. Aniga waa ladanahay waadna Argtaa aad ayaan ufiicanahay Wax Dhibaataa oo aan Qabaana majirto. C/laahi Yuusuf oo Shirkiisa jaraaid siiwata ayaa yiri " Nairobi waa Jeclahay Saaxibo badan oo Dha khaatiir ah ayaana ku lee yahay Saas ayaan haatan isbitaalkaan ugu jiraaee Caafimaad dato i haysaa majirto, Saad Ogtihiin Aniga Mar ayaa Qaliin la igu sameeyey Londona waxaa ii jooga Dhaktarkaygi gaar ka ahaa ee Arimahayga caafimaad la socday Saas Darteed ingiriiska London ayaan Adayaa oo Dhakhtarkaygi ayaan utagayaa Sanad kastana waa utagaa Wax Cusub Maahan. Madaxweynaha Somalia Mudane C/laahi Yuusuf ayaa isagoo Kaftamaaya Yiri Waa ladanahay waana Fiicanahay Waana ikanaa Horta Anigu ma C/laahi Yuusuf ayaan ahay mase waaba runoo waa dhintay, Hal mar ayaa lawada qoslay MAdaxwenuhuna Dhankiisa Ayuu ka Qoslay, C/laahi Yusuf ayaa asagoo Shirkiisa Jaraaid siiwata Waxa uu yiri " Aniga oo Nool oo Aduunka Damaashada Noloshayduna Xayi Tahay ayaan Maqlay Sedex Jeer Waa Dhintay C/laahi Yuusuf, Waan is ka Qoslay hade, Balse Ogaada Alle Dilaa Dhinta Qof ku Nicib kuma dili karo mid ku jecelna Kuma Noolayn KAro Alle Weyne Ayey Geeridu Gacantiisa ku Jirtaa. Madaxweynaha Dawlada Federaalka Ah ee Somali ayaa aad ufiicnaa sidii Wariyayaashu ay arkayeen Madaxweynaha ayaa laba jeer oo kala duwan laba Shir Jaraaid ku Qabtay Qolkiisa oo isbitaalka uga jiro, labadaas Shir Ayuu mid ku Hadlaayey Luuqada Engilishka Halka Kan kalena u ku had laayey Afka Somaaliga, LAba Shir Jaraaid mid Wariyayaasha Caalamka ayaa kaso qayb galay Halka Shirka kalana ay kasoo qayb galeen Warbaahinta Somalia. Madaxweynaha Ayaa Sheegay in uu mar dhaw isbitaalka ka bixi doona Una kici timi doono Dalka Biriten Gaar ahaan Caasimada Lonodon Halkaas oo uu sheegay in uu ugu tagi doono Dhakhtarkiisi Gaar ka ahaa ee Wlaigiisa xaaladiisa Caafimaad lasocday Labadii Shir jaraaid ee Madaxweynaha ayaa kusoo Dhamaaday Jawi aad uwanaagsan, Shirar kaan Jaraaid Ee Madaxweynuhu Qabtay Waxa ay meesha kasarayaan Warar kii kutiri ku teen ta ahaa ee lagu sheegayey in C/laahi yuusuf Xaalkiisa Caafimaad liito, Madaxweynaha waxaa dhinaciisa midig Fa dhiya Safiirka Dawlada Somalia dalka Kenya ujooga Mudane Maxamed Cali Nuur Ameerika.
-
Boqor Raabbi Arrested in Somaliland - A Lesson to All Traitors and Loosers
Emperor replied to Jacaylbaro's topic in Politics
LoooL@GJ quote... Dadka ka ridoobay Somaliland kuleheen... Riddo is so big of a word, Somaliland ma diinbaa? Riyaale mar dhow armuu dhahaa Imaam baan ahay ee Irumeeya, Astaqfurullaaah -
Duke, you must hear the plea, your presence is greatly missed... Ghanima, Cunsuriyad.com , Burco dadka kale looma ogola kulahaa ... Awalba ma tageen hadaanan la igu qancin governer , or may be I will for completely different reasons Nomadique, tuma aheed Ina Abti? Your former nick please, ... gabdhihiina politics section-ka yaraysta, We don't to want be intouch with our feminine side... your presense ensures that...
-
^Im not a politician neither do I hold any position from any political group, I only present my ideas and discuss with the likes of you here on SOL, I do not represent anyone but myself, I have no authority over dead animal let alone the Somali or Ethiopian army... YOu should not take my word as that of an Authority or powerful man such as Zenawi... Like I said, I simply add my few cents, that's all
-
Masha'alaah, great development, very encouraging .. Keep hope alive
-
^Horta see wax ufahantaa ninyahow... Waan ogahay inaad isku fikirka iskaga soo horjeedno laakiin hadalka aan kuleeyahay fahan un please... I said they will head home should there be a replacement, do you see any replacement, No, then you can expect more troops to get into Somalia as and when is appropriate... Hadalkayga sidaa ayaan marki hore kuugu cadeeyay
-
^LooL, Indeed it has been moving forwad since the past the 17 years... LooooooooL, very well noted.... You see SSDF was an immediate reaction of injustices and essential bit of a revolution, Puntland had been the begining of the great plan. PS: The topic is the Somali leaders latest interveiw and points raised in it... Let's keep it that way...
-
Ethiopia did its part and it stil does a hell lot of a major work, it's time for them to be heading home given that there is replacement or the Somali forces training completes to take care of the security job...
-
^Haha Mizaanka bal soo saar Rayaale culayskiisa Mizaanka la kala leeyahay Somalia waad lasocotaa, Rayaale iyo Faysal waalanne meel rag joogaan qori kama jabin karaan...
-
^No difference, both the Ethiopians and the Ugandans are foreign troops...
-
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Dalka Mareykanka Condaliza Rice oo ugu baaqday Beesha Caalamka in Ciidamo deg deg ah lageeyo Dalka Soomaaliya si loo badalo Ciidamada Itoobiyaanka ee iminka Hawlgallada kawada Soomaaliya Muqdisho Khamiis , December 06 2007 SMC Hadalkani ayaa waxa ay ka sheegtay Mrs. RICE shir ka dhacay magaalada Addis Ababa oo ay ka qeybgashay halkaasi oo ay soo xaadireen dowlado fara badan oo Afrikaan ah. Xoghayaha Arrimaha dibada ee dalka Mareykanka Condoleezza Rice ayaa ku baaqday in dalka Soomaaliya si deg deg ah loogu diro ciidamo nabad ilaalineed si Ciidamada Itoobiyaanka ee iminka hawlgallada kawada ay isaga baxaan Soomaaliya. Iyada oo dhiiragelineysa hawlaha ciidamada Midowga afrika ee Ugandeska oo keliya ay kajoogaan Soomaaliya ayaa waxa ay si aad ah ugu mahadcelisay dowladda Uganda oo ay sheegtay in Dalka Soomaaliya ay ka hayaan Hawl aad Muhiim u ah oo laga rabay dowlado fara badan in ay wax ka qabtaan. "Uganda howl aad u muhiim ah ayay ka heysaa Soomaaliya,waxaase loo baahan yahay in ciidamo kale oo dheeraad ah ay si deg deg ah ugu soo biiraan si ay uga qeyb qaataan Hawlaha Ammaan sugidda Dalka Soomaaliya" ayay tiri Rice oo sheegtay in Ameerikaanku uu taageero xoogan oo dhinac walba ah la garab istaagayo dalalka Afrikaanka ee ciidamada usoo diraya dalka Soomaaliya. Dhinaca kale Mrs.Rice waxa ay Ammaantay Ciidamada Itoobiyaanka hawlgalladii iyo dagaaladii ay la galeen Golihii Maxaakimta iyo rag ay kusheegtay Rice in ay kamid ahaayeen Ururka Al-qaacidda, waxaana aysan marnaba ka hadlin Rice xaaladda bani’aadanimo ee ka taagan Dalka Soomaaliya iyo dadka fara badan oo ka barakacay Gudaha Caasimadda iyo gobolada Dalka. Horey ayaa Ra’iisal wasaaraha dowladda Itoobiya Meles Zenawi waxa uu u sheegay in Ciidamdiisa aanay kusii sugnaandoonin Gudaha Dalka Soomaaliya inkastoo uu sheegay in ay ku hakan doonaan Xuduudaha marka ay isaga baxaan gudaha Dalka Soomaaliya.
-
Ra’iisal wasaare Nuur Cade oo kulan la yeeshay Condaliza Rice Muqdisho Khamiis , December 06 2007 SMC Ra’iisal wasaaraha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Nuur Cadde oo kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Addis Ababa xoghayaha umuuraha dibada Mareykanka Condaliza Rice iyaga oo kawada hadlay Xaaladda Dalka Soomaaliya Kulankani oo ka dhacay Magaalada Addis Ababa ayaa Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Dalka mareykanka waxa ay kaga hadleen Xaaladdaha ugu dambeeyo ee dalka Soomaaliya. Kulankooda oo ahaa mid albabadu ay u wada xirnaayeen ayaa markii uu soo dhamaaday wada ay si wada jir ah Saxaafadda ugula hadleen Addis Ababa iyaga oo sheegay in ay kawada hadleen Xaalado quseeya labada dal. Ra’iisal wasaare Nuur Cadde ayaa u gudbiyay MRS.Rice Arrimaha ugu dambeeya ee dowladdiisa, waxaana uu u sheegay indowladdiisa ay shaqeyneyso isla markaana uu soo dhisay gole wasiiro inkastoo weli aysan hawlgelin. Waxaa ra’isul wasaaruhu sidoo kale uu u sheegay diplomaasiyiin Ameerikaan ah oo ay hoggaamineysay Rice in dowladda Soomaaliya ay dooneyso mashaakilaadka dalka ka taagan in ay kusoo xalliso miiska wada hadalka,isagoo yiri “waad la socotaan in ay dolwaddu intii aanan xafiiska imaan ka hor qabatay kulan weyne dib u heshisiineed taasina waxaa ay muujneysa sida ay madaxda dowladda uga go’antahay si nabad ah in ay kusoo afjaraan dhibaatooyinka dalka ka jira. Sidoo kale waxa uu sheegay Nuur cadde oo Saxaafadda Addis Ababa kula hadlayay in uu u gudbiyay Rice Dukumenti muujinaya sida ay u doonayaan in Arrimaha nabad geliyada ku wajahaan oo uu sheegay in ay diyaar u yihiin jawi nabadeed in wax waliba lagu xaliyo. Dhinaca kale Shirkii jaraa’id oo ay qabatay Mrs.Rice ayaa iyana waxa ay sheegtay in Dowladda mareykanka gacan ku siineyso dowladda Soomaaliya sidii ay ku hanan laheyd dowladda federaalka Nabadda Soomaaliya. “Dhibaatooyinka arrimaha bini aadanimada la xiriira oo nalaku eedeeyo in aan meesha ka saarno ayaan usheegay Rice ,arrintaasna waxaa ay ahayd mid ay si aad ah usoo dhaweeyeen Rice iyo madaxda kale ee Afrikaanka ee shirka nala joogay” ayuu hadlkiisa sii daba dhigay Nuur Cadde. sidoo kale waxa ay sheegtay Mrs.Rice in ay mahad ballaaran u soojeedineyso dowladaha deriska la ah Soomaaliya waxayna tiri “Dalalka Afrikaanka hoggaamiye yaasha shirka ka joogay ayay Rice ku dhiiri gelisay in ay soo de dejiyaan ciidmadii nabad ilaalinta ee Soomaaliya ay u balan qaadeen” ayuu mar kale yiri ra’isul wasaaraha soomaaliya Nuur cadde. waa markii ugu horeysay oo Mrs, Rice ay ka hadasho arrimaha Dalka Soomaaliya iyadoo ay u tahay markii labaad oo ay cagaha soo dhigto Afrika tan iyo markii jagadani ay qabatay.
-
^Sure it does, and you shouldn't ask
-
^The head of the SSDF is today's Somalia leader while the former NSS commaders enjoy the cake in Hargeisa, where are the SNM Mujahideen and those great saviours, Kaneeco kudhamaysay qaadka korkiisa And Yes, it is a historical fact: SNM was created by Yusuf Yey, a great strategist an alliance maker, excellent tactician, for good or worse he was the brain behind most of the Somali SS's from the SNM to the SSRC, SNA Ali Mahdi's wing and Shaatigaduud's wing in Biodoa... SS-ti waa dhamaatay hadda the old man is firm to make sure the republic is back to its feet, so far a lot has been achieved, the rest is going according to the plan... Marka adigu just dwell on the former spy, your Riyaale's acting too big in Hargeisa but infront of men is a fart, a mere former spy...
-
^It's a joint operation and nothing is wrong with that... the two forces are combined everywhere and on any barracks, what do you expect... It is done that way to avoid any tension and not to isolate the foreign peace keeping forces...
-
Grammar-ka ayaaba la isku haystaa Grammarka haragaisa looga hadlo inoo hay
-
Wadamada Khaliijka oo taageeray ciidamo UN-ka kasocda oo Soomaaliya la geeyo. Last Updated::2007-12-06 08:52:41 Doxa(HRNet):-Wadamada kamid ah Iskaashiga Khaliijka ayaa shirkoodii 28aad kusoo gaba gabeeyey magaalada Doxa ee dalka Qatar. Shirkan oo ay muddadiidba mar ay yeeshaan dalalka Khaliijka ayaa waxaa arrimaha ugu waaweyn oo looga hadlay kamid ahaa arrimaha Darfur, Iran iyo Soomaaliya. Baaq shirkan laga soo saaray ayaa lagu sheegay in dalalka ka qeyb galay shirkaasi ay si buuxda u taageersan yihiin ciidamo nabad sugid ah oo ka socda Qaramada Midoobay oo la geeyo dalka Soomaaliya. Waxayna wadamada Khaliijka ku baaqeen in la joojiyo dagaalada ka socda dalka Soomaaliya, ayagoo sheegay in ay si weyn uga walaacsan yihiin dhibaatooyinka ku habsaday in badan oo kamid ah Shacabka Soomaaliyeed oo barakacay qaarna dhimasho iyo dhaawac kasoo gaareen dagaalada khaasatan ka socda magaalada Muqdisho. Khaliijka ayaa sidoo kale ugu baaqay dhamaan dhinacyada Soomaalida in ay meel mariyaan dib u heshiisiintii lagu soo saxiixay Shirkii dalka kenya iyo waliba shirkii kale ee ka dhacay magaalada Muqdisho bishii Agoosto ee sanadkan isla markaana lagu saxiixay dalka Sucuudiga. Khaliif M Xaashi HorseedNet.com
-
Popular Contributors