Emperor

Nomads
  • Content Count

    4,044
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Emperor

  1. I hope and pray for peace in Kenaya, it's very important country for Somalia and the Somalis in general, almost the second Somali country...
  2. Duke it seems things have changed since, Taani is the big don... Hiiraanle was to told shut up... This is what Carmooyin called him: Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano. LooooL
  3. Hiiraale "Anaa usoo kaadi cabay" Looooooooool Where is Horn when you, shed a light Sxb, rumours say the good Horn had been the co-ordinator of the tele-conference for the tolka Qurbajoogta On a serious note, what's with Taano and his crew, he's the big man for the clan as your former hero Hiiraale was reduced to a mere useful old dog and was the subject of a missed assasination target in Baardheere?
  4. Xildhibaan Bare Aaden Shire "Bare Hiiraale" "Horta Ina Taano Ma ogyahay in Mgaalada Kismaayo 16 sano rag usoo kaadi Cabayeen" {shirkii Hotel Cascaseey oo lagu kala dareerey} Xildhibaan Bare Aadan shire (Bare Hiiraale) oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa wuxuu ka hadley xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada kismaayo oo bilihii lasoo dhaafay cirka isku shareertay iyadoo dadyow farabadan lagu laayey kumanaan kalana ay ka carareen. Xildhibaan Bare Aadan shire (Bare Hiiraale) oo ku sugan magaalada Baydhaba ayaa wuxuu ka hadley xaaladaha cakiran ee ka taagan magaalada kismaayo oo bilihii lasoo dhaafay cirka isku shareertay iyadoo dadyow farabadan lagu laayey kumanaan kalana ay ka carareen. Cappo De malizie C/risax faarax taano oo si fudud oo lama filaan ah uga soo dhax muuqdey masaraxa siyaasada jaha wareerka ah ee magaalada kismaayo ayaa dhawaan waxaa uu inqilaabay dhamaan hogaamiyeyaashii beesha Sede oo 8-dii sano ee ugu danbeysay magaalada kismaayo gacanta ku hayey, dagaalo ba'ana ku la galay Gen: Maxamed Siciid "Moorgan". Xildhibaan Bare Hiiraale oo careysan ayaa qadka taleefoonka kaga qeyb galay maanta goor ay shir la iskusoo horfadhiisinayey labada dhinac ee isku haya gacan ku heynta magaalada kismaayo, wuxuuna si kulul uga hadley kala qeybinta beesha Sede ee uu wado Ina taano. Wuxuu xildhibaanku si caro leh u yiri "Ina Taano miyuusan ogeyn in magaaladan ay rag badan usoo kaadi cabayeen"isagoo intaana kusii daray " Ina Taanow waxaaa tahay Ina Taano, waana kaa warheynaa dadka aad cilaaqaadka la leedahay waxaana ku oranayaa ka fiirso ragaas anagaa wax ka dheefi laheyne" Xill Bare Aaden Shire Hiiraale ayaa isagoo hadalkiisa sii wata waxaa hadal caro leh kaga dhaxgaley Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano oo ku eedeeyay in uu ruux ahaantiisa Bare Hiiraale ka danbeeyo dhibka magaalada ka jira, waxaana goobta shirka isqabsadey buuq iyo far isku taagid u ekeyd isu goodin ay isu goodiyeen taageerayaasha Xilldhibaan Bare Hiiraale iyo kuwa Cappo Dei malizie C/risaaq faarax taano. Shirkii manta ee Kismaayo ka dahcay ayaa waxaa qadka telefonka kaga qeyb galay jaaliyadaha beeshan ku abtrsda ee dibadaha ku nool,waxaana uu shirkaasi ugu dambeyntii kusoo dhamaday kala tag ,iyadoo aanay jirin balan kale oo dib loogu qabtay in la isugu yimaado. Xafiiska war qabadka shabakada wararka carmooyin.com e Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmoyin@gmail.com
  5. Kismaayo: Khilaaf xoog leh oo dhaxeeya Beesha **** ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo. 3. januar 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in uu meeshii ugu sareysay marayo khilaaf soo kala dhexgalay Beesha **** ee gacanta ku heysa Magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose. Dekeda weyn ee Magaalada Kismaayo ayaa xiran maalintii 4-aad mana jiraan wax dadaalo ah ,oo ka socda Magaalada Kismaayo oo arinta ku aadan ,ayagoo Madaxda Beesha **** sheegeen in aysan la xaajooneyn Maleeshiyaadka ka amarqaadanaya ninka la yiraahdo Taano. Siyaasigan la yiraaho Cabdirisaaq Faarax Cali (TAANO) ayaa Maleeshiyaad ka amar qaadanaya waxa ay Isbaarooyin dhigteen wadad dheer ee isku xirta Magaalada iyo Dekeda ,ayagoo ka soo horjeeda xilka qaadis ay Odayaasha **** ku sameeyeen Siyaasiga Taano. Waxa ay Odayaashu ku eedeeyeen Siyaasigaasi in uu la kulmay Kooxaha dowlada Soomaaliya ka soo horjeeda ee dagaalada ka wada Magaalada Muqdisho ,ayagoo markaasina sheegay in uu si gaar ah ula kulmay Kooxihii horey umaamuli jirey Magaalada Kismaayo. Odayaashan warka ka soo yeeray oo maalmahaan dadku ay hadal hayeen ayaa soo baxay ,markii Siyaasigaasi looga shakiyey soo galitaankii uu degmada soo galay nin xubin ka ahaa Ururka la yiraahdo Dibu xoreynta dalka Soomaaliya ,isagoo lugu waramay in uu markaasina la kulmay. Warar hoose ayaa sheegaya in uu Khilaafkan keeni karo gacan ka hadal dhexmara Kooxaha Magaalada gacanta ku haya ,ayagoo ay Magaalada buux dhaafiyeen gurmadyo kala duwan oo ka imaanaya gobalka ay beeshan Asal ahaan ka soo jeedo. Hogaanka siyaasadeed ee Beeshaasi ayaa hada muran xoog leh hareeyey ,ayagoo ay isku heystaan Xildhibaan Barre Aaden Shire oo magaalada heystay 8 sannadood ee lasoo dhaafay iyo C/risaaq Faarax Cali (TAANO) oo joogey dalka ,bilihii ugu danbeeyey ,mana jiraan wax xal oo la hayo. Khilaafkan ayaa ku soo beegmaya xili ay dowlada Soomaaliya sheegtay in wax laga qabanayo xaalada Jubada Hoose ,isagoo dhawaan hadal ka soo baxay gudoomiyaha Maamulka gobalka Jubada Hoose Ilyaas Badan Gaboose sheegay in ay xoog ugu laabanayaan Magaalada Kismaayo. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  6. Why is it that the secessionist are always the only group that passionetly cry out load against the progress of the TFG in the South.... Ma saas bay Nationalist and love for the South ubadneed? Red Sea so much for your Somalinimo and love for Mogadishu? Aren't you protesting way too much...
  7. ^Nice work, progress as usual, more of these works are indeed required to bring the republic to its former glory, Insha'alah it will return.
  8. ^LOool @ Hargeisa University, Perhaps he meant Galkacyo University
  9. ^Beatiful pictures Masha'alaah, very positive indeed... Gabdhaha look stunningly fabulous outfit from the national flag.. Thanks duke for the pics
  10. ^Is that his real name, or you just making up... Originally posted by NGONGE: I was expecting a clip of some Somali kids being beaten up Lol, How cruel!, Earlier today I was watching a clip from Nairobi where the Police was brutally beating up people like there was no 2morrow, indescribable and behind brutality... It just reminded me of that, Xaasidsanaa Waryaa Caawa Im bored, could it be 2008 syndrome
  11. ^Thanks you Sxb, that's one heck of a wisdom, Alhamdulilaah 3ala Kulli ni3ma... Indeed there are many that aren't fortunate enough to live in a stable city. No planS? NO great wishes? Here I though philosopher NG had a 200 page list of new year resolutions... Perhaps for the first time this year your new year resolution was not to have a resolution for the upcoming year
  12. ^Intentions or not, my point was whether this is going to be similar to copying Gaalo traditions, if so, it would be Haram... Surely my knowledge in the religion of al Islam is limited, where is Sheekh Nur... your fatwa.
  13. ^Shehe is here, thank god... It's 2008, sandka cusub awgiisa qalbiga ayaa kusalaamay
  14. Emperor

    Syria 2007

    Syria is a beautiful country, Damascus looks a lot bigger than I thought, what is the population of the city?
  15. Amiin to the Duas... But Im just curious as to when we really became more serious celebrating New years...
  16. What a year, 2007... We hope for a better year for 2008 Insha'alaah... Suldaanka allow me to employ your signature, the talented Tubeec's lines... Sanad waliba hoodiyo; Hawl iyo dhibaatiyo Wuxuu hadimo leeyahay; Waa laga helaayo Hadhow lagu xusuustaa; Kii noo haggaagee Noqo loo han weyn yahay Duke Sanad wacan
  17. Kibaki named victor in Kenya vote Mr Odinga (left) has accused Mr Kibaki of electoral fraud Kenya's President Mwai Kibaki won Thursday's closely-fought election, the electoral commission has declared. The announcement came after opposition leader Raila Odinga accused Mr Kibaki of electoral fraud and called for a full re-assessment of the results. Opposition protesters began riots in the capital Nairobi, just minutes after the announcement. The count was badly delayed, sparking violence in which at least 10 people are reported to have been killed. 'Time for healing' Mr Kibaki won 4,584,721 votes, beating Mr Odinga by more than 230,000 votes, the Electoral Commission of Kenya (ECK) said. [Mr] Kibaki has flooded this [electoral] commission with his cronies Raila Odinga, opposition leader Kibaki: Dream or nightmare? Odinga: King-maker Kalonzo Musyoka, another presidential contender, got 879,903 votes. "The commission therefore declares Honourable Mwai Kibaki as the winner," ECK chairman Samuel Kivuitu said. Mr Kibaki was then sworn in for his second five-year term - about an hour after the ECK statement. In his speech, he described the elections as "free and fair", urging all political parties to "accept the verdict of the people". Mr Kibaki said it was now "time for healing and reconciliation" to overcome issues dividing the nation. He also promised to form a "clean hands government" free of corruption. The ECK announcement immediately triggered riots in Nairobi's Kibera slum. Reports say riot police fired live rounds into the air to disperse the crowds. Opposition heckling Mr Odinga had led since vote counting began, but saw his advantage evaporate as later votes were added. HAVE YOUR SAY An inextricably divided Kenya will be Kibaki's legacy Gitau Githongo, Nairobi Send us your comments The ECK announcement was delayed, following chaotic scenes at the commission's headquarters in Nairobi. Just minutes after Mr Kivuitu began reading the poll results, an opposition member approached the podium, shouting "Justice!" and "This is not a police state!" Pandemonium then broke out, as other members of Mr Odinga's Orange Democratic Movement got to their feet and began shouting, the BBC's Adam Mynott reports from inside the ECK headquarters. Mr Kivuitu had to be led away from the building by police, only to return later and announce Mr Kibaki as the winner of the poll. Mr Odinga had earlier said that Mr Kibaki "flooded this [electoral] commission with his cronies".
  18. ^This is Amir's version of Indhacade supposedly in Somalia inside the Fuusto...
  19. Lool, waraqihiba hoosbaa jiir ufadhiya sii cunaaya Amin Amir is just briliant...
  20. Tragic incident, I never believed khat could make pple act like that, waa in laga cararaa marqaamiinta markaas... Be warned, stay away from Qat chewers... Nin Somali oo xaaskiisa dilay kadib markuu mooday iyada waraabe Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ka dhacday arin murugo iyo naxdin ku abuurtay shacabka deegaanka,kadib markii uu Nin marqaansan xaaskiisa dilay,isagoo muuqaalka xaaskiisa u qaatay inuu Waraabe yahay ama (Dhurwaa) sida ay Soomaali qaarkood u taqaan (Hyena) Booliiska degmada Ceel-afweyn ayaa ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan gacan ku-dhiiglihii dilay xaaskiisa,waxaana hada socota baaritaano ku aadan sababta ku keliftay Ninkan muqayilka ah inuu qudha ka jaro Xaaskiisa. Wararka naga soo gaaraya Gobolka Sanaag ayaa sheegaya inay amakaag iyo yaab ku noqotay dadka ku dhaqan deegaankaas,qisadan murugada leh,waxayna dadka is-weydiinayaan sababta Ninkan marqaansan ku keliftay inuu qudha ka jaro xaaskiisa,kadibna yiraahdo waxaan u qaatay inaan dilay Dhurwaa doonayey inuu nafteyda halis-geliyo,maadaama xaraarada marqaankiisu tusay inay xaaskiisu oola muuqato dhurwaa naftiisa halis-galinaya. Waxaa xusidan mudan in qisadan oo kale ay ka dhacday Magaalada Kismaayo sanadadii 80-kii,kadib markii nin ka ganacsada hargaha Shabeel uu dilay xaaskiisa oo u sheekeyneysa,kadib markii uu mooday in dabinkii uu dhigay ee shabaqa uu soo galay Shabeel,waxaana markii dambe sida ay Soomaali fara badan xasuustaan Ninkaan laga cafiyay in la dal-dalo oo la dilo,waxaana la xukumay bedelkii in lagu xukumo 50-sano ah oo xabsi ah,maadaama uu ku dooday arin macquul ah waagaas. Qisadan muragada iyo naxdinta leh ayaan weli aysan ka hadlin ciidamada Booliiska ee Degmada Ceel-afweyn,marka laga reebo wararka aan ka heleyno Suxufiyiin ku sugan deegaanka. Calanka.com: - Isha wararka xaqiiqda
  21. ^Lol, What has changed man, Maalmahan Odaga waa uducaynaysa...
  22. Lool@Juje, no need to reconsider my vote sxb, for me always Gabdhaha win...