dambarsame
Nomads-
Content Count
212 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by dambarsame
-
Waa markii ummadda Islaameed ama gaalaad lagu marmarsoon jirey inta meel loo socdo la garanwaayo.. mar Westren, mar Etheopia, mar Amisom, mar Alqacida, and lastly walad cabdalla. wallee soomaali uun bay sartu ka qurunsan tahay
-
Sh. Xassan Daahir: 'Al-Ictisaam Adduunyo jacayl Fulaynimo baa haya!
dambarsame replied to Maaddeey's topic in Politics
haa internetku waa wanaagsanyahay. yes he can travel to gedo or p/land to look for the vice he addicted, sorry I don't mean to grasp the rule but to fight against anyone else. if its not that he had and has the chance allowing him to propagate his Islamic intentions through peacefull manners Originally posted by Maaddeey: Sorry, Caydiid buu wakiil u ahaa, sax? [/QB] waa laga yaabaa in iyada oo aan qiyaamihii la gaarin ay xubnahaagu ka marag furayaan arrinkaas -
Sh. Xassan Daahir: 'Al-Ictisaam Adduunyo jacayl Fulaynimo baa haya!
dambarsame replied to Maaddeey's topic in Politics
Originally posted by Maaddeey: [QB] SHEEKH XASAN DAAHIR: "Dagaalka aan kula jirno Dowladda Soomaaliya ma ahan mid fidno ah, mana ahan dagaalkeennu mid xukun doon ah" waxa la isku haysto ma ahan dagaalka looga horjeedo AMISOM, ee waan kan laguna jiro dowladda Soomaaliya, waxaana dagaal fidno ah lagu tilmaami karaa kuwii Jabhadaha Soomaaliya dhexmaray ee xukun-doonka ahaa iyo kuwa qabiilka ee meelaha qaar ka dhaca" ayuu yiri Sheekh Xasan Daahir Aweys. cajiib "alla shiikhu faan weynaa" oo haddaadan xukun dooneyn sh.xasanow marka dagaalkaad waddid ee aad xaafadaha masaakiintu ku nooshahay dhufayska uga dhiganeysid ee aad markii lagu weydiiyana leedahay "ha iska adkaystaan khayr baa ugu jiree" ma jihaad baa!! hadduusan xukun doon ahayn adiga iyo shabaab isku saf baad geli lahaydeen. maya aniga dannigayga waa balwad magac jihaad loo bixiyey ayaan oran lahaa -
Originally posted by Maaddeey: quote:Originally posted by dambarsame: Maaddeey, Adigu Alshabaab iyo xisbul Islaam kee la jirtaa. due to hidden factors Xisbul-islaam malahayga Waadigii fiicnaaye, ma suntii baa kugu soo duxday? non ti arrabiate con me! waar sxb weli waan fiicnahaye ma maqashay curious kills the cat. middeeda kale su'aashu ma sun bay xambaarsanayd non ha paura amico, non ti faro arrabiare mai sicome che sei il mio gran sheikh
-
Originally posted by Jacaylbaro: [QB] Dambarsame, that side is the only survivor of the aftermath and still doing its best to stay strong. Waxaad ceebta u taqaan dad bay caadadiisa tahay what kind of stregth and survival you are boasting of, since you used to kill and even now killing each other ( like the incidents occured burco and ceerigaabo lately. and according to your hyperactive temper it will continue) and the peasants armed and actuated to the battle field are still living grass-made cottages and still living under the level worldly known of poverty..
-
Everyone has got the result of his intentions, but unluckily there is a side not recognised still the aftermath and pridely chanting their unfortunate fate, alas but they will recognise it sooner or later
-
Wallee nimankaan waa tashadeen oo dantooday garteen
-
Originally posted by Maaddeey: Too late, sxb. Adduunka, gees ka gees waxa ka socda revival of Jihad!: إذا تبايعتم بالعينة، وأخذتم أذناب البقر، ورضيتم بالزرع، وتركتم الجهاد؛ سلط الله عليكم ذلاً؛ لا ينزعه حتى ترجعوا إلى دينكم Markii Jihaadka laga tegay baa Dulli ku dhacay Muslimiinta!. Muxadith Diyaar Al Masriyyah, Shaykh Axmad Shaakir wuxuu yiri: والجهادُ هو ملاكِ الأمرِ كلِّه في الإسلام رضي عبيد أوروبة أم أبوأ waa sax laakiin sow jihaadku mid loo miidaan dayo ma aha, mise bishakli cashwaa'i buu isaga soo soconayaa
-
SNM didn't want any kind of deal, since they had clan motivated agenda.. never mind maxayse ka dheefeen, iyagoo lo'da basta ku qadaysiiyaan garanayaa. maantana you wonder the large number of shanty towns deweled by indigenous people at the outskirt of every town belonged to SNM..
-
Somaliland: Missing Corpse of SNM Commander Found
dambarsame replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by dambarsame: sannadkani waa sannadkii laysku raacay in xabaalaha la qufo . ninba ujeeddo haka lahaadee tani xabaal maaha yaa ahlal qubuur ,,, but unearth means exhume, notwithstanding your copied essay told nothing of the remains of the mentioned person was found anywhere. laakiin dhib maleh mid kalaad iska soo fagteen oo u niyooteen in uu isagii yahay -
“Waan naqaanaa kuwii geystey xasuuqii Wagala, mana ahan Kiplagat”
dambarsame replied to Kamaavi's topic in Politics
Faarax macallin waa siyaasi dhiirran ostensibly,although his ocassinal political maneuver slips he never abandoned his somali interest aspirations. -
Originally posted by Jacaylbaro: Watch out niyow ,,,, Maadeey said Alshabab come with the rain as someone (cawke) said previously Al-shabaab will never dare to cross our line
-
ALXAMDULILLAAH, xalayna waa ka da'ay
-
ONLF oo sheegtay in 90 Ciidan ah Dileen Iyo Bereket Simon oo qiray In ....
dambarsame replied to Kamaavi's topic in Politics
Horta ONLF hadda yaa madax u ah? Ma sheekh ibraahim, Mise admiralka? -
Warkaasi mar horuu ahaa
-
Garowe: Puntland security forces take out terror network
dambarsame replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Amistad: Congrats to P.I.S. the name is changed as P.I.A recently. Do you work with them? -
Me I have never been excluded my self from somali people , let me to be one of my people war ii daa dadkayga ALLAA i badaye
-
typical somali character. if I am not wrong some intuitions are telling me (nevertheles your different dogma) that all of you hail from same area, I mean the last three posters
-
Why Many Successful Black Women Cannot Find A Man?
dambarsame replied to Queen Arawello's topic in General
Originally posted by General Duke: The only problem one finds with Black Women, is the hair. Its difficult to be happy, while one is nappy. the hair will make no matter if the structure is sound -
Mogadishu: 5 headless bodies found in Al Shabaab held area...
dambarsame replied to General Duke's topic in Politics
waa la yaab!!!
-
Popular Contributors