Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalkii Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmeda Guriceel Iyo Col. Xiif Cali Taar Oo Gaaray Magaalada Balan-Balle Feb 05,2007 by Balanballe-GEDO-NN Wararka ka imaanaya magaalada Balan-Balle ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu gaaray ciidamo uu watay Col.Xiif Cali Taar kadib dagaal uu maanta si gaadmo ah ay isaga hor-yimaadeen isaga iyo dableey hubaysan koonfurta magaalada Guriceel. Wararkii ugu danbeeyay waxay sheegayaan khasaaraha soo gaaray ciidanka Col. Xiif sadex Askari oo dhaawac ah kaliya, taasoo meesha ka saaraysa Dhimashadii 8 askari ee markii hore lagu sheegay inay ciidamada Kornaylka ka dhinteen. Waxaase warar lagu kalsoonaan karo sheegayaan in dableeydii dagaalka bilowday ay halkaasi kaga dhinteen tiro aan la ciyimin iyo dhaawac aad u badan. Wararka la helayo waxay intaasi ku darayaan in gaarigii ugu horeeyay ee ay rasaasta dableeydu haleeshay lagu qabtay labo xildhibaan oo midi ka tirsan yahay Dowlada Federaalka xildhibaankaasoo ah Haweeneey, iyo Xildhibaan kale oo ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo sidoo kale nin magac wayn ku leh bulshada Puntland isagoo dhaawac ah. Odayaal reer Guriceel ah oo ay xiriir la sameeyaan saraakiisha maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in laga codsaday inay soo wareejiyaan xildhibaanada iyo masuulka kale ee dhaawaca ah ee ay haystaan Dableeydii dagaalka Bilowday. Labada xildhibaan ayaa la sheegay in lagu hayo meel lagu magacaabo Ceel-Dheer oo u dhaw degmeda Guriceel, ayna bad qabaan labadaasi, waxaase wali aan la sheegin masuulka kale halka lagu hayo. Dhanka kale ciidamo ka tirsan Dowlada Federaalka Somaliya oo ku sugnaa magaalada Caabudwaaq ayaa kasoo ruqaansaday halkaas kuna soo jeeda Degmeda Guriceel si aa xasiloonidii halkaasi ugu soo celiyaan. Ilo wareedyo kale ayaa muujinaya cabsi wayn oo laga qabo in ay dableeydu dilaan masuulka dhaawaca ah ee ay hayaan maadaama uu dagaalkii maanta khasaare ba'an kasoo gaaray ragii ka tirsanaa dableeyda. Maxamed Jaamac Faarax-Gedo News Network-Puntland
  2. aliyaha Guutada 3aad Ee Ciidanka Dalka Col.Fartaag Oo Shaaca Ka Qaaday In Dhismaha Maamulka Jubooyinka Ay Hirgalin Doonaan Masuuliyiin Ku Soo Fool Leh Kismaayo Iyo Isaga Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Maxkamad Gobalka J/Hoose Oo Shalay Lagu Dhowaaqay Feb 05,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Maalin ka dib markii wasiir ku xigeenka Cadaalada iyo guddi ka socda Maxkamada Sare ee qaranka ay dhiseen xubnaha Maxkamadaha Gobolka Jubbada Hoose ayuu taliyaha Guutada saddexaad ee ciidanka xooga Col: Cabdulaahi Sh Ismaaciil (Fartaag) waxaa uu shaaca ka qaaday in aysan waxba ka jirin dhismahaas maxkamadaha gobolka. Col.Fartaag oo ka hadlayay shir jaraaid oo uu maanta ku qabtay xarunta looga arimiyo Jubbooyinka ee Baranwaa ayuu Fartaag sheegay in dalku uu ku jiro Xaalad deg deg ah ayna wax walba gacanta ugu jiraan ciidanka xooga oo u xilsaaran ammaanka. Waxaa uu intaas raaciyay in qadiyada dhismaha maamulka jubbooyinka ay tahay mid ay dhawaanahaanba ka arinsanayeen sidii loo dhisi lahaa maamul baahsan, iyadoo ugu dambayntiina ay wasiirada iyo xildhibaanadu garteen in madaxwaynaha dawladda Federaalka iyo masuuliyiin kale oo la socoto ay dhisaan mamuulka marka uu safarkiisa shaqo ku yimaado Kismaayo taas oo la filayo dabayaaqada todobaadkaan. " Ku xigeenka wasiirka cadaalada ha soo raaco wafdiga madaxwaynaha hadii uu doonayo dhismaha maxkamadaha, laakiin ma ahan in uu faraha la galo arimaha murugsan ee maamulada jubbooyinka, ayuu yiri Fartaag oo sheegay in aysan ka shaqayn karin gudaha Kismaayo oo ciidamadiisu ay ka wadeen hawlaha Xaalada deg deg ah ee dalku ku jiro. Col.Fartaag waxaa shalay madasha lagu dhaarinayay xubnahaan isku casilay Dr.maxamuud Axmed baariyoow oo loo magacaabay gudoomiyaha maxkamada gobolka Jubbada Hoose mana uusan sheegin sababaha uu isku casilay. Dhinaca kale Col: Fartaag taliyaha guutada sadexaad ee Xooga dalka waxaa uu carrabka ku dhuftay in hawlgalo ay ka sameyeen galbeedka kismaayo ay ku soo qabteen kooxo maleeshiyo ah oo isbaarooyin dhiganayay, waxaana uu uga digay maleeshiyooyinka beelaha in ay ka f******** waxyaabaha khalkhalka ku abuuraya shacabka. N D F-GEDO-NN-Kismaayo
  3. Gudigii garsoorka ee loo sameeyay J/hoose oo la qaadacay Kismaayo 05, Feb.07 ( Sh.M.Network) Col, C/laahi Sheekh ismaciil Fartaag oo ah taliyaha guutada 3aad ee ciidamada dowladda KMg ah ayaa maanta ka soo horjeestay maamulka dhinaca garsoorka ee loo sameeyay gobolka J/hoose. Col. Fartaag oo shir jaraa'id maanta ku qabtey Aqalka Barawaa ee lagaga arimiyo magaalada Kismaayo ayaa kaga hadlay xubno garsoor oo shalay loo sameeyay gobolka J/hoose. Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin maamulkii shalay dhinaca garsoorka ahaa ee loo sameeyay gobolka J/hoose. Waxa uu sheegay in ay aqoonsan yihiin Madaxa canshuuraha ee dhowaan uu soo magacaabay wasiirka maaliyadda iyo sidoo kale labo nin oo loo soo magacaabay waaxda ilaalinta canshuuraha. Gudigaan garsoorka ee uu qaadacay Col. Fartaag ayaa waxaa shalay magaalada Kismaayo kaga dhawaaqay wasiir K/xigeenka garsoorka dowladda Somalia Xasan Buraale. Hadalka Col. Fartaag ayaa ku soo beegmay xilli gudigii shalay uu magacaabay wasiir K/xigeenka garsoorka maanta la filayay in ay howl-galaan, iyadoo ay caqabadi soo wajahday. Farxaan Lafoole Shabelle Media Network J/hoose
  4. Col. C/laahi Sheekh ismaciil Fartaag oo qaadacay magacaabistii gudiga garsoorka gobolka J/hoose. Mogadishu - 05-February-2007-Allceeldheer.com Taliyaha guutada 3aad ee ciidamada dowladda Somalia C/laahi Sheekh ismaciil Fartaag ayaa ku gacan seyray guddi garsoor oo shalay loo magacaabay gobolka J/hoose. Col. C/laahi Sheekh ismaciil Fartaag ayaa qaadacay xubno garsoor oo shalay Wasiir K/xigeenka garsoorka dowladda Somalia Xasan Buraale uu u soo magacaabay gobolka J/hoose, isagoo amar ku siiyay ciidamada booliska in aysan la shaqeyn gudigaasi oo maanta markii ugu horeysay ka howl-bilaabay magaalada Kismaayo. Col. Fartaag oo maanta suxufiyiinta kula hadlay ayaa ku tilmaamay gudigaasi garsoor in ay yihiin kuwo iskood isku magacaabay, isla markaana aan wadan dekereeto Madaxweyne. Waxa uu sheegay in gudigaasi aanu wax howl-ah ka bilaabi Karin magaalada Kismaayo. Hadalka Corleen fartaag ayaa ku soo beegmay xilli maanta ay isku diyaariyeen gudiga garsoorka in ay ka howl-bilaabaan magaalada Kismaayo. Xafiiska wararka Allceeldheer Mogadishu
  5. Originally posted by Kamalu Diin: No other news source sited such info where those journalists are reporting from? If I guess - Matabaan. From AllPuntland to Allwadani, it is being reported. This in my opinion is adding to resentment and a need for revenge.
  6. Duke- Forget the political opportunism around here, but do you seriously believe the constiuency of Afmadow/Dhoobley support the people they believe have a hand in their bombing? Do you seriously believe they would not cut and skin Barre Hiiraale, Abdirashid Xiddig, Abdulahi Yusuf, and any of their "collegues"?
  7. Duke- Supporting the objectives of the TFG does not mean one has to make a policy of not only agreeing with but also defending that which cannot be defended.
  8. What is going on down there is despicable. First their livelihoods are bombed then you arrest the traditional leaders because they do not want to comply with those that they believe have helped the bombing of their people. The old men have legitimate concerns and arresting them goes against everything the spirit of reconciliation stands for. I hope the rest of the people of Kismaayo and Jubaland as a whole do not sit back and watch the isolotion, marginalization, and embittering conduct shown towards that constiuency. It is a disgrace what is going on down there. :mad:
  9. And peace has continued to reign. I wonder if this can be replicated nationally for the whole nation?
  10. Gedo region is a state that has continued to support the emergence of a central state.
  11. Originally posted by STOIC: Imagine a poor country hit by Katrina. Perhaps the 15 year making of Somalia summarized in a day's event?
  12. Let's give him the benefit of the doubt until he is refuted.
  13. Cid walba afkeedee haysataaye maxaa ka kale ka galay?
  14. Saransoor dad ku jira Somaliaonline baa xitaa la carooday. Maleeshiyooyin taageersan Aadan Saran-soor oo Rasaas ku furay maanta boqolaal dadweyne ah oo u dabaal degayay doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Boqolaal dadweyne ah oo taageero u muujinayay doorashadii shalay ee guddoomiya baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Sh. Aadan madoobe kuwaaasoo isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Xudur ee gobolka Bakool ayaa waxaa Rasaas ku furay kooxo maleeshiyooyin ah oo iyagu ka hor jeeday dabaal dega dadkan ay u muujinayeen guddoomiyaha cusub. Guddoomiyaha degmada Xudur Maxa’ed Macalin Axmed ayaa sheegay in intii uu socday banaanbaxan ay maleeshiyooyin ka amar qaata hogaamiye kooxeedka Aadan Max’ed Nuur Aadan Saransoor ay Rasaas ku kala eryeen, isagoo xaqiijiyay in aaney jirin cid wax ku noqotay Rasaastaasi, balse ay dadku kala firxadeen “Dadka oo banaanbaxaya ayaa waxaa Rasaas ku furay maleeshiyooyin taageersan Aadan Saan soor, wax yar ayuuna banaanbuxu hakad galay kadibna sidii loogu talo galay ayuu ku dhacay” ayuu yiri guddoomiyaha degmada Xudur. Dhinaca kale, banaanbaxyo lagu taageerayo doorashada guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Sheekh Aadan Madobe ayaa ka kala dhaacay degaanka Ufurow ee degmada Qansax dheere iyo weliba degmada Buurhakaba oo ka wada tirsan gobolka Bay, iyagoo Sheekha uu shalay uga guuleystay musharaxiintii la tartantay cod caqlabiyad leh. Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia cabdishakuur48@hotmail.com
  15. I wonder why Aadan Saransoor is not in that group list?
  16. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: C/risaaq Isaaaq Biixi Col Biixi was the head of the SNF which fought against the SRRC. Maxamoud Sayid Adden and a small group of others diverged and joined the SRRC calling themselves SNF/SRRC. The Ethiopians captured Col Biixi in the Gedo wars and gave him over to Sayid Adden as a "gift" in an attempt to strike two birds with the same stone. One to kill him of course and the other to make sure he was killed by a Somali, reer Gedo hand which would have seen more disunity in the region and non-stopping retributions. Maxamoud Sayid Adden gave him oodkac instead and sent him off with a pretty maiden for the inconvenience. Axmaaro iyo Sayid Addena dib dambe ismayna salaamin.
  17. Even though someone is known not to practice what he preaches I think I will allow this one.
  18. He is a very competent individual.
  19. Xoogsade- The sickness of tribalism and nepotism would have been eradicated from Somalia if the ICU would have convened a Somali-wide shir right after the liberation of Mogadishu. Not a single Somali would have been absent from that and the direction of our country would be going a completely different route. Sadly, political opportunists hijacked the noble objectives of the organization and used it try to gain political power through hostility and aggression in an already fragmented, divided, and highly suspicious society.
  20. Hundreds protest in Somali capital MOGADISHU, Somalia Hundreds of protesters in Somalia are vowing to keep foreign troops from coming into their country. This after the African Union said peacekeepers from Uganda and Nigeria are ready to be deployed in Somalia and will be airlifted as soon as possible. The supporters of Somalia's ousted Islamic courts council demonstrated in northern Mogadishu today, chanting anti-government slogans and burning tires. Ethiopia's military intervention on behalf of the U-N-backed Somali government in December proved crucial in routing militias loyal to the courts council. The protesters are calling for the return of the Islamic movement, which was credited with restoring some order in the violent nation. Copyright 2007 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.
  21. U.S. looks at diplomatic presence in Somalia WASHINGTON, Feb 1 (Reuters) - The United States is considering whether to have a diplomatic presence in Somalia, where Islamists were ousted from the capital at the end of last year, the State Department said on Thursday. The United States has not had a presence in Somalia since 1994 after a failed U.N. intervention which began as a military food-aid effort in 1992. The U.S. withdrawal came after the killing of U.S. troops in Somalia in late 1993, which was depicted in the movie "Black Hawk Down." Since then, the U.S. Embassy in Nairobi, Kenya, has been responsible for handling Somalia. "We are considering what it is our posture should be in terms of physical presence in Somalia," said State Department spokesman Sean McCormack. He said the United States was taking security issues into consideration and no final decisions had been taken yet. "It's something that's being actively examined right now," McCormack added. In a two-week war over the New Year, Somalia's transitional government, backed by troops and weapons from Ethiopia, drove out Islamists who had controlled Mogadishu and much of the south for six months.
  22. Originally posted by bambo: Abdulahi has stop bagging these broke africans for soldiers wallahi , TFG can do itself if they are seriouse . TFG needs rreach out to those who are opposing it , not using military but rather by dialug. Excellent point Bambo, excellent point. I see no reason for foreign peace keepers and I hope they do not come to Somalia. May they never set foot in Somalia and it seems as though our prayers are being answered as all the countries who promised them are balking at the last minute! We do not need them, what we need is dialogue and internal reconciliation not AIDs and more friction.
  23. Duke, take into account Maxamoud Sayid Adden's 2,000 men who were the first men to join the TFG even before the Puntland men as well as the 1,200 Col Fartaag brought with him to Kismaayo from Baardheere and Hiiraale's men who rode into Kismaayo from Diinsoor.
  24. Any and all checkpoints must be fought against and the men behind it brought to justice. That has been an objective of the earlier maamul from as far as I can remember and it is a positive thing to see it is a priority of the TFG's.
  25. Originally posted by Che-Guevara: quote: taliyaha ciidanka itoobiya ee jubbooyinka LoooooooL...I never thought I will see all these words in da same sentence. Who did?