Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Col Abdi Mahdi ; interview rubishes claims made by some....
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by MKA Yoonis: Teeda kale no need for hanjabaad because we all know how we send those folks packing during daylight, Rageedi! Will you please tell Xiin to stop dancing for the audience and starting showing the raganimo you have just shown the world then. -
Col Abdi Mahdi ; interview rubishes claims made by some....
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
This man has let the symbolic position given to him get to his head. It is of course the one first offered to Col Abdirazaaq Isaaak Biixi who refused it. -
BBC starting 14:00 minutes.
-
Originally posted by xiinfaniin: quote:Originally posted by HornAfrique: Xiin- Kuwii bombka tuurey ma kamid ahayd? When would you, I wonder, break from this habit of farting in the assembly of adults adeer? Focus, for Allah’s sake, yaa Horn! Tell us what happened, will ye? Fartag is wounded while Afgaduud survived unscratched! Is the source of your cries! Or does it go beyond that? Perhaps I wish to break you from this unfortunate habit of dancing for the audience?
-
Gedonet has a habit of reporting facts earlier than most sites, especially if it pertains to Kismaayo.
-
Xiin- Kuwii bombka tuurey ma kamid ahayd?
-
^Sxb macnahiisa iyo uusan lahayn iiga sheekey kumaan odhan, meesha ma Baraad ku aragtaa mise Barraa hadlay amase tol ciiraysan? Nimanyaho sida isku dhaama alle idin oge.
-
Ina adeerow Barraad ku waalateen. Ma Barrad u jeedaa mise ragii la laaye tolkood?
-
Halkee Ayay Ku Dambeeyeen Hawlahii Amni Sugid Ee C/Risaaq Afguduud 24 Saacadood Ee la Soo Dhaafay Feb 13,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Warar is khilaafsan ayaa ka soo baxaya halka uu 24ki saacadood ee la soo dhaafay ku sugnaa taliyaha guutada koowaad ee xooga dalka C/risaaq Yuusuf Maxamuud Afgaduud oo ahaa sargaalka kaliya ee ka badbaaday qaraxii axadda. Warar laga helayo ilo xog ogaal ah ayaa waxaa ay sheegayaan in C/Risaaq Afguduud la geeyay saldhig ay Itoobiyaanku leeyihiin waxii ka dambeeyay barqanimadi shalay markaas oo beesha **** ay ku dhawaaqday in qaraxii Axada ay fulisay Beel ayna ku beegsanaysay saraakiil ay ka mid yihiin Jeneral Busul, Col: koronto iyo Col:Fartaag. Waxaa lagu waramayaa in taliyaha guutada koowaad la hakiyay hawlahiisa sugida ammaanka Kismaayo oo gutadisa ururo ka mid ah ay u xilsaaranaayeen. Warku waxaa uu intaas ku darayaa in Itoobiyaanku ay baarayaan eedaymaha sheegaya in taliyuhu uu ka kacay goobtii khudbada wax yar uun ka hor qaraxa Sidaas uu ku noqday sargaal kaliya aan dhaawcmin. Sargaal ka tirsan guutada koowaad oo magacisa qariyay ayaa sheegay in Col: C/risaaq Afguduud uusan tan iyo shalay qaban wax hawlo ah waxaase uu ku tilmaamay in uu xanuunsanayo. Qaybaha warbaahinta oo maanta garaacay moobilka gaarka ah ee taliyaha ayaa kala kulmay in uu dansan yahay ama uu goobta adeega ka maqan yahay taas oo xoojisay in ugu yaraantii la lawaayey hawlaha taliyaha uu xilsaarnaa. Warar aan la xaqiijin ayaa tilmaamaya in C/risaaq Afguduud loo qaaday magaalada Baydhabo halkaas oo dawlada KMg ah ay ku baarayso sida uu u dhacay weerarkaas. N D F-GEDO-NN-Kismaayo
-
Khalaf, rather what you should ask your adeero is how did Morgan repay the men nicknamed ciidanka dameeroley who came from all over Gedo, organized in Faafaxdhuun, and marched to capture the city for him from the USC. Kismaayo before 1991 was in the same position as Mogadishu and everywhere else in Somalia. It was a Somali city, occupied by Somalis, and administered by a central Somali government. A civil war took place, there were thousands of population displacements and as the make-up of Mogadishu's population considerably altered so did Kismaayo and elsewhere. This needs no acknowledgment. The interesting thing is you would hear Barre Hiiraale or so and so was not born in Kismaayo. Was Abdiqasim Salad Hassan born in Mogadishu? These kinds of things are not debatable as they have no merit. Everything about Kismaayo today goes back to the conduct the men who freed the city from the USC in the first place were treated with.
-
Originally posted by nuune: ^^ war waa Baar Dheere, ma baardheere nimanka loo magacaabey baad kasoo horjeedaa, badhaadhe kuye, Horn, waad soo yara waalatey, sxb xaggeed ka dhacdey maalmahan, Salaad Jeelle ayaa na waalayee
-
Originally posted by General Duke: Degmada Baar Dheere ayaa Duqa magaalada waxaa loo magacaabay Yuusuf Cabdullaahi Gaabow, ku xigeen, Cali Buraalle Aadan, ku xigeenka 2-aad Mowliid Cabdi Cumar, xoghaye Fuma Cabdi Fuma. I think what you mean is Degmada Badhaadhe
-
Most of the reports coming out are saying this was not an act initiated by ICU remnants. Every single one of those military officers there belong to two clans. Col Abdisalan Mahdi, Col Abdirahman Waldiire (former co-deputy of the JVA along with Seeraar), and Col Adan Koojaar are all Afmadow/Dhoobley men. Col Abdullahi Sheikh Ismaaciil Fartaag, Gen Ahmed Maxamed Muuse Cawl-Busul, and Col Aden Wacays Koronto are all Gedo/Caabudwaaq men.
-
Originally posted by MKA Yoonis: I will not join the ranks of those delighted hopefuls that gloat already about the beauty of our sister JLee, but would I remind them that her brother is actually a member of this site! If only it were that simple Yoonis! I am but a single brother out of many (eight to be exact) and the least of your worries if I say so myself.
-
Dagaalkii ay Itoobiya ku soo qaaday Soomaaliya 11sano ka hor Baraarujin qaybtii 3aad Qaabkii uu Dagaalku u dhacay Waxay xabashidu weerar bahalnimo kusoo qaaday degmooyinka Dooloow ,Luuq Iyo B/xaawo maalin jimco ahayd ee 9.8.1996.Dagaalku sidaan ayuu u dhacay:- 1.Doolow: Saacadu markay ahayd 11:58 daqiiqo habeenimo ayay kasoo tilaabeen buundada doolow, waxayna kala soo gudbeen 62 baabuur oo tikniko ah. Intii aysan soo gudbin buundada waxaa dagaal dhex maray shacabkii degenaa magaalada, wuxuuna socday mudoo hal saac ah. Khasaaraha: waxaa ku shahiiday doolow hal qof, waxaana ku dhaawacmay sadex qof. Waxay gubeen saldhigii booliska iyo Maxkamadii magaalada iyagoo raartay kutubtii tiilay. Waxay qaateen shan taar, hal matoor koronto, hal baabuur oo dhamaan shacabku lahaa. 2. Luuq: Waxaa magaalada laga soo weeraray labo jiho oo kala ah, wadada ka timaada dhanka Bohalgas iyo tan dooloow. Ciidamada duulaanka soo qaaday waxaa laga soo uririye dhamaan fadhiyada ciidamada gobolka soomaaligalbeed, laga soo bilaabo Jigjiga,Dhagaxbuur,Godeey,Mustaxiil,Qalaafo iyo Baareey. Ciidankaas waxay wateen 73 baabuur oo isugu jira taangiyo,bebeyo, hub culus, baabuur tikniko oo ay saarnaayeen qoryo kala gedisan, sidoo kale shan diyaaradood oo ay ka mid ahaayeen 4 helicopter iyo hal ilaalo ah, waxaa duuliyaal ka ahaa rag cadaan ah, diyaaradaha waxaa ku qornaa USA air Force sida aan ognahay Maraykanku wuxuu labo asbuuc ka hor inta uusan dagaalku dhicin ku balan qaaday inuu ka caawiyo dhanka ciidamada cirka. Waxayna magaalada ku jireen sadex saacadood. Dagaalku wuxuu biloowday 7:30 daqiiqo wuxuuna dhamaaday 2:00 duhurnimo. Khasaaraha: Duqaynta diyaaradaha waxay gaysteen, khasaare aad u culus oo inta badan ay gaarsiiyeen meelihii ay dadka shacabku lahaayeen. Waxayna burburiyeen shan guri, waxay si foolxun u duqeeyeen Isbitaalka degmada, waxay aad u waxyeeleeyeen qaybta MCH-ka ee isbitaalka waxaana ku dhaawacmay dad badan oo bukaanka Isbitaalka ka mid ahaa. Waxay waxyeelo gaarsiiyeen haantii biyaha ee magaalada, taasoo sababtay in ay magaaladu ay biyo l,aan noqoto lagana yaabo inay sababto cuduro kala gedisan, sida dhaqaatiirtu sheegeen. Waxay duqaysay oo kale xarun ay lahayd hay,adda AMREF oo ka shaqaysa caafimaadka magaalada. Waxay magaalada la dheceen hub culus oo ka dhacayey PM-ka iyo taangiyo, waxay waxyeelo u geysteen Masjidka weyn ee magaalada ku yaala ee Alraxma. Waxay gubeen xafiisyadii dawlada oo loogu adeegi jiray bulshada, waxay gubeen Maxkamadii Degmada iyo kutubteedii. Waxay gubeen 5 baabuur, iyagoo qaatay mid kale. Waxay bililiqaysteen guryo faro badan oo shacabku degenaa. Waxaa ku shahiiday 112 qof oo isugu jira rag iyo dumar iyo caruur. Waxaa ku dhaawacmay 92-qof, waxaa isbitaalka yimid 72 qof. Waxay qafaasheen 16-qof oo shacab ah, 14 ka mid ahna way dileen. Allah mahadiis 2dii kale way kasoo baxsadeen. 3.B/Xaawo: Saacadu markay ahayd 6:30 aroornimo ayay soo weerarareen, ciidanku waxuu kasoo gudbay wabiga daawo meel u jirta magaalada 7Km, qaybta kalena waxay ka timid dooloow waxayna wateen 29 baabuur. Ciidankaas sadex jeer ayaa la jabiyey oo runtii si foolxun loo baacsaday. Ugu dambayntii waxay kasoo talaabeen xuduudka Kenya/Somalia oo ay kasoo gudbeen, kuwaasoo ka fal galay xadka u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. Magaalada waxay qabsadeen 12:00 duhurnimo.Markay magaalada galeen waxay ka taageen calankooda. Khasaaraha: Waxay gubeen saldhigii booliska qayb ka mid ah, waxay qaateen dhamaan kutubtii tiilay Maxkamada, waxay qaateendaawadii iyo qalabkii caafimaadka ee yaalay bukaan socod eegatada ee waalatu Alraxma. Waxay rarteen kutubtii Maktabadda (Library)Ibnu Qayim oo la oran karo wuxuu ahaa khasaarihii ugu weyna oo soo gaaray degmada; waxay la tegeen saddex baabuur ;waxay qafaasheen lix qof . Waxaa ku shahiiday 20 qof , oo isugu jira rag iyo dumar. Khasaaraha cadowga:Run ahaantii waa adag tahay in la helo khasaaraha dhimasho iyo dhaawac leh ee soo gaaray ciidanka xabashida. Sababtoo ah waxa daad guraynay diyaaradaha iyo gawaari loogu tala galay. Waxaase xaqiiq ah in ay ku dhinteen saraakiil. Waxaa ciidankii soomaalida ka dhaawacmay 15-qof oo lagu qaaday baabuur,sidoo kale askarta soomaalida waxaa ka dhimatay 18 askari, labo ka mid ah maydkooda way ka tageen, si ula kac ah iyagoo ula jeeda ku waano qaata, dhan walbana ku dhinta. Sidoo kale waxaa jiray ciidamo laga keenay Eriteria ah, ciidankaas waxaa ka dhintay 30 askari, 300 way ka dhaawacantay. Waxaa xusid mudan:- 1-Qoraalkaan waxaa soo qoray Maamulkii markaas jiray qoladii u qaybsanayd warfaafinta. 2- Qoraalka waan soo gaabiyey. 3-Khasaaraha wuxuu ahaa hal maalin wixii dhacay waxaase ka danbeeyay maalmo kale marka dhimasho iyo dhaawac kuma dhamaystirna qoraalkaan.4- Qoralkaan waxaan soo raacinayaa baaq lasoo saaray dagaalkaas ka dib. Baaq Anagoo ah odayaal iyo waxgarad Soomaaliyeed, una nasab sheegana Beesha *********, waxaan ognahay in 9.8.1996 saddex degmo oo ka mid ah gobalka Gedo ay qabsadeen Ciidamada itoobiya, dadkiina ku laayeen. Waxaan Adduun weynaha u baaqaynaa in dowladda itoobiya Maxkamad caalami ah la hor keeno, lagana qaado khasaarihii gaaray shacbiga Soomaaliyeed ee ku noolaa degmooyinka , kuwaasi oo tiro dhan 300 qof lagaga dilay Weerarka, in ka badan 150 na lagu dhaawacay, hanti badana lagu burburiyey.Waxaan cambaareynaynaa weerarka burcadnimada ah ee lagu soo qaaday dadka soomaaliyeed. Waxaan beesha caalamka ka codsanaynaa in gurmad iyo gargaar bini,aadinimo loo fidiyo dadka ku waxyeeloobay weerarka.Waxaan ka xun nahay falkaas lama filaanka ah oo ka yimid dowlada itoobiya, waxaana usoo jeedinaynaa cambaarayn iyo iney joojiso weerarada ay hadda soo waddo oo ay ku doonayso iney ku qabsato gobalka Gedo iyo kuwo kale oo ka mid ah dalka soomaaliya.Dadka waxgaradka ah ee soomaaliyeed waxaan ugu baaqaynaa in loo joogsado, loona midoobo cadowga taariikhiga ah ee itoobiya, doonaya in uu qabsado dhulka soomaaliyeed(Baroortu Orgiga ka weyn). Waxaa baaqaan lagu soo qoray wargeys la yiraahdo Runta oo ka soo bixi jiray Nairobi-Kenya. Dadkii soo saaray baaqaan waxay ahaayeen 19 qof, magacyadoona waa ku waan 1-Aaden Warsame Barre 2- Axmed Cibaad Bulxan 3-Xasan Shire Jucfe 4-Sh: Maxamed Gurxan 5- daabacada ka maqan magaca qofkii 5aad 6-Maxamed Xirsi Ciise 7-Cabdulaahi Macalin Nuur 8-Mursal Aadan Cigaal 9-Shariif Sh. Faarax Xasan 10-Cabdulqaadir Dheer 11-Cabdulaahi Cali Caanood 12-Macalin Ibraahin Maxamed Cali 13-Cali Cabdi Maxamed 14-Cabdirashiid Cali Faarax 15-Xasan Cabdulle Cartan 16-Cali Cabdiraxmaan Aaden 17-Hire Cabdi Cismaan 18-Xasan Cabdulle Xamuuri 19-Guhaad Cali Mire. Waxaa halkaas ku dhamaaday qoraalkii iyo baaq 11 sano ka hor la qoray. Hadaba maxaa laga faa,iidaysan karaa qoraalkaas iyo baaqaas. Waxaan filayaa in waxbadan laga faa,iidaysan karo oo aan lasoo koobi karin. Waxaad ogaataan mar walba in aan la ogalayn wanaagu uu leeyahay Islaamka,horayna loola dagaalamay hadana isagiibaa la diidayaa, sidoo kale in uu leeyahay cadow badan,mid gudaha aha iyo mid dibada ah. Dhinaca kale soomaalida waxaa mar walba ku jira kuwo cadowga ka soo horjeesta iyo kuwo taageeraba mar walba.Waxaa kaloo mar walba la helayaa odayaal cadawga ka soo horjeeda,waloow ay badan tahay inta taageersan cadawga mar walba. Sidoo kale khasaaraha cadawga uu gaysto in ay jiraan rag qoraya, oo maalin maalmaha Illaahay abuuray ka mid ah lagula xisaabtami doono Cadowga,haddii ay arintaas aysan dhicina, in maalinta qiyaamaha xisaab jirto. Wixii ka dhacay gobolada Gedo waa la ogaa, maantana soomaali oo dhan bay haysataa. Waxaan kaloo ka faa,iidaysanay dagaalka Dawladii soo qaaday iyo dawladihii soo kaalmeeyay, maantana in ay sidoo kale isa soo kaalmaysteen. Anigoo qoraalkaan ka faa,iidaysanaya waxaan u sheegayaa Dadka wax qoro ee jooga Meelaha dagaalku uu ka ka dhacay in ay noo soo qoraan dhimashada,dhaawaca iyo khasaaraha kasoo gaaray shacabka. Qof walba oo Muslim ah, gaar ahaan Soomaalida waa in aan la soconaa Dawladaha dhibaatooyinka noo gaysatay si Jiilalka danbe ay u ogaadaan kulana xisaabtaan Dawladihii arimahaas ka danbeeyay. Qoladii cadawgaas soo dhawayasatay waagii hore iyo hadaba ha ******** in ay la kulmayaan dhibaatooyin badan Adduunyada iyo Aakhiraba, qoladii cadawga ka hortagtana iyagaa liibaanaya Adduun iyo Aakhiraba Insha Alllaah. Aan iswaydiino cadawgaas 11 sano ka hor dadkii soo hogaamiyey, xagee ku danbeeyeen, sidoo kale shacabkii taageeray soow laguma imtixaanin colaad iyo abaar.qofkii sii noolaada kuwa hada cadawga nagu soo hogaamiyey ogaada meesha ay ku danbeeyaan.Dadka ka soo horjeeda cadawga wadankeena kusoo duulay waxaan ugu bishaaraynaa dad xogaal u ahaa dagaaladii waxay ii sheegeen in dagaaladaas 300 qof ku shahiideen, gaaladii soo duushay iyo wixii raacsnaana looga dilay 2000 ilaa 000,Walaahu Aclam. Horaa loo yiri Gaalo jabkeeda waa qarsataa Meles Zenawi wuxuu qirtay in looga dilay 500 oo askari.Waa ay noqotaba waxaa la heli tirada rasmiga ah ee shahiiday iyo tan cadawga ka baqtiyey.Ugu danbayntii waxaa socda imtixaan Illaahay dhamaanteen xaqa hanagu sugo. Aamiin.Aamiin.Aamiin. Walaalkiin fil islaam C.raxmaan C.laahi waaislaamaah@hotmail.com
-
No wonder Qalaad was given what should have been his. Ileen odeyga jagaa loo balanqaaday otherwise coup de'tat baa tolka dhexdiisa ka dhex dhici lahayd.
-
If you can't be them, join them ba la yidhi! ayey labada Dhinacba uga wada hadleen turxaan bixinta wax lagu tilmaamey fikir qaldan oo laga siiyey dowladda Ethiopia Beesha Ceyr, sida uu yiri Dr Max’ud Max’ed Culusow oo ka mid ahaa Siyasiintii kulanka ka qeyb qaadatey, oo Shabelle la Hadley saaka. The political opportunism that broke the ICU's back unfolds itself. Why does Shabelle not mention, Abdiqasim's encouragement that sent them to Addis Ababa and the leader of the delegation himself, Gen Galaal. Sheikh Sharif is hostage, Sheikh Maxamed Islaam severly wounded, and Maxamed Weli Sheikh Ahmed Nuur is in hiding while the men who forced Somalis to fight against the only thing that could have united them now walk free and unharmed and themselves undertaking unprecedented steps in being the only Somali clan in history to go and meet with the Habash in their capital in another act of political opportunism.
-
As for the article, the poorly translated word gives too much importance and emphasis to things that do not deserve it. Here is the article in Somali Mas'uulkii GMIS ugu qeysanaa Jubooyinka oo saxaafadda kula hadlay Kismaayo Kismaayo 06, Feb.07 ( Sh.M.Network) Gudoomiyihii hore ee golaha maxkamadaha islaamka gobolada Jubbooyinka Sheekh Axmed islaam oo dhaawac ahaan ay ugu hayeen magaalada Kismaayo ciidamada dowladda Ethiopia ayaa maanta waxaa loo geeyay saxaafadda, isagoo ka war bixiyay xaaladiisa. Sheekh Axmed Islaam ayaa maanta markii ugu horeysay saxaafadda kula hadlay magaalada Kismaayo, ka dib markii ciidamada Ethiopia ay ku soo bandhigeen halkaasi isagoo dhaawac ah, iyadoo odayaal iyo waxgaradna ay joogeen. Sheekha oo muddo labo isbuuc ah ay ciidamada Ethiopia ku hayeen magaalada Kismaayo ayaa laga soo qabtey isagoo dhaawac ah dhulalka fog fog ee xuduudaha Kenya iyo Somalia horaantii bishii Janaayo, ka dib markii halkaasi ay duqeeyeen ciidamada Ethiopia iyo diyaaradaha dagaalka Mareykanka. Sheekh Axmed ayaa inta uusan hadlin ka hor waxaa halkaasi ka hadlay mid ka mid ah saraakiisha ciidamada Ethiopia oo sheegay in Sheekh Axmed uu yahay xur. Sheekha oo hadalo kooban halkaasi ka jeediyay ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia waxa uu ka aaminsanaa aysan noqon, isla markaana si wanaagsan ay ula dhaqmeen. Waxa uu sheegay in ciidamada Mareykanka ay duqeyn ba'an u geysteen dad rayid ah iyo xoolo intaba. Faraxaan Lafoole Shabelle Media Network J/hoose
-
Low and behold it is Suldaanka! Ugaas halkee ku maqnayd? You know I have never listened to an interview of Faysal Cali Waraabe's but I was tempted to listen to one recently on Simba radio. What was about it? Oh nothing short of a verbal diatribe direct at the AU for their conduct (or lack of) towards the delegation (if you can call it that) from Somaliland. What is the importance attached to this knowing nothing on the ground changes?
-
Ahmed, he was captured a while ago.
-
Bambo- This man is not the minister, he is the deputy minister and he has no authorization to name what he did. Also, under the constitution, only the president has the right to name judicial nominees. This is not any different then when Mohamed Dhere's men sent back the appointees for the municipal position of Jowhar because they did not have proper authorization. Fartaag is only following protocol.
-
According to Fartaag, this man had no right to name what he named and has no documentation to proof he has the support of the president. Also according to Fartaag, the president, defense minister, and others are expected soon in Kismaayo where they will carry out the building of Jubbaland. If it is true and the naming of the judicial courts is without support from the president and others, I would say Fartaag has a right in putting a stop to it. What about you?
-
Popular Contributors