Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Wiil yar 10 jir ah oo ku jira jiida hore ee dagaalka ee aagga Fagax, isagoo rasaas ku ridaya ciidamada Ethiopia
  2. Kismaayonews and Godeynews are owned by the same people. I have never read a report of theirs that has shown to be the truth.
  3. Originally posted by Jimcaale: lol@ugu roon. Rooneey xaal qaado. Markaa adigaa ka aqoon badan Sheikh Dahir Aweys iyo Sheikh Abu Cuteyba iyo ragii kaloo amaan waxaan ahayn uu jeedinayeen Hiiraale? I was wondering why you did not reply to that topic I post of an interview of both Sheikh Abu Cuteyba and Sheikh Aweys admitting Hiiraale had great reason for ousting the blood-sucking warlord who made Kismaayo his den.
  4. Jimcaale ninyaho isku xishood. Morgan oo hal juffo kamid ahi beesha la sheegahayo cayrstay yaad wali Indhacade iyo hebel noogu tagay ku haysaa kuwii shalay Kismaayo inay boobaan usoo qoryo qaatay, magac dawlad huwanaa, oo ka awood roonaane laba saac baa lagu ceyriye. Tallaw maxaad oran doontaa mar dhawi, Kibaki iyo policia militaara Kenyaatti ah yaa noogu tagay baa?
  5. Khalaf, I think it is a defeat, not a voluntary pullout to avoid conflict, when you are forced to go after a firefight taking half a day and numerous casualties. Emporer, they mean the Puntland soldiers sent to the south recently and brought to Kismaayo by Afgaduud. Jimcaale, according to AllPuntland, the TFG is sending Defense Ministry officials to meet with the clan as the odayaal requested.
  6. Emporer it is better if you sort out your argument. Despite what Paragon and Xiin were saying I wrote this in this very thread: This is not a clan fight nor are Hiiraale's clan at war with people with Puntland origins, but I do not see the feasibility of Afgaduud continuing to live in Kismaayo along with Hiiraale's clan. Balse waxaa iswaydiin mudan, miyay arrintu tahay dagaal qabaa'ileyd cad mise dagaal ka dhan ah kuwii ku heshiiyey inay damcaan inay beesha Gedood ugaarsadaan? Taana waxaan kuugu dari lahaa, wa kuwaa cararay Afgaduud iyo Ilyaas Badal ee maxuu u carari waayey ninkii dhan ee gudoomiyaha Degmada Kismaayo loo magacaabay, Timajilic haday xaajadu tahay qaab qabaa'iileyd ee gobalada Jubooyinka ku caan baxeen? I said that because I knew what was going on and it has been shown to be the truth. You, however, cannot differentiate between the TFG and the supporters of Afgaduud. The elders have spoken out and said they are not against the TFG and are infact turning over their weapons over to the Defense Ministry. AllPuntland wrote today: Wafdi ka socda wasaaradda gaashaan dhigga dawladda Soomaaliya ayaa la filayaa inay tagaan magaalada Kismaayo. AllPuntland There is no need of a response from "kuwii laga adkaaday" because nothing the elders offered was directed towards Afgaduud or his supporters..
  7. Jimcaale, what blood brothers? The same ones who murdered wounded men in a hospital?
  8. I am doubly sure other companies will look twice before engaging in exploration there!
  9. Jimcaale, why would like me to let you believe the fictional works of Kismaayo Post and the likes?
  10. Odayaasha beesha [Hiiraale] oo sheegay inay dowladda ku wareejin doonaan hubkii ay shalay qabsadeen iyo Ugaas Ciise Ugaas Faarax oo ka codsaday Cali M. Geeddi inuu soo kala cadeeyo… Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose odayaasha iyo waxgaradka beesha [Hiiraale] ayay ku shaaciyeen in dowladda federaalka KMG Soomaaliya ay ku wareejin doonaan hubkii ay shalay ka qabsadeen maleeshiyooyin ka soo jeeda beelaha dega gobolada maamul goboleedka Puntland. Odayaashan ayaa shaaciyay inay ku wareejin doonaan hubkan wasaaradda gaashaandhigga dowladda, isla markaana ay doonayaan inay cadeeyaan inay taageersan yihiin dowladda federaalka KMG Soomaaliya, waxayna odayashani caddeeyeen in wixii shalay uu dagaalku dhex maray ay aheyd labo maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan ciidamada dowladda federaalka. Dhinaca kale, kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, odayaasha, waxgaradka, iyo siyaaiyiinta beesha [Hiiraale] kaasoo uu ka soo qeyb galay Ugaaska beeshaasi Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle ayaa lagu cambaareeyey hadalkii shalay ka soo yeeray ra’iisal wasaaraha xukuumada KMG Prof. Cali Max’ed Geeddi kaasoo uu ku sheegay in dagaalkii shalay uu u dhaxeeyey kooxo argagixiso ah iyo ciidamada dowladda. “Aadbaan uga xunahay in ra’iisal wasaarihii dowladda uu la safto beel gaar ah, waxaana mar labaad ka xunahay in ciidamadii dowladda oo ay dowladdu hubeysay lagu tilmaamo argagixiso, ciidamada uu argagixisada ku tilmaamay ra’iisal wasaaruhu waxay ahaayeen kuwii la xorreeyey magaalada Kismaayo” ayuu si kulul u yiri Ugaasku isagoo ugu dambeyntiina ka codsaday ra’iisal wasaaraha inuu cadeyn rasmi ah ka siiyo hadalkaasi waxa uu ula jeeday. Xafiiska Muqdisho, Somalia
  11. Odoyaasha maleeshiyadii qabsatay Kismaayo oo beeniyay inay xiriir la leeyihiin Ururka Al-qaacida. Kismaayo, Talaado, April 24, 2007 Simba Radio Kulan xasaasi ah oo ay maanta magaalada Kismaayo ku yeesheen odoyaasha ay kasoo jeedaan maleeshiyadii shalay qabsatay magaalada Kismaayo ayay kaga hadleen hadalkii shalay kasoo yeeray Ra'iisul-wasaare Geedi ee ku aadanaa in Kismaayo ay dagaal ka wadaan kooxo uu ugu yeeray inay xiriir la leeyihiin ururka Al-qaacida. Odoyaasha ayaa sheegay inaysan maleeshiyaadkooda wax xiriir la laheyn Al-qaacida isla markaana aysan aheyn kooxo argagaxiso ah. Odoyaasha ayaa tilmaamay in magaalada Kismaayo ay qabsadeen ciidamo taabacsan Dowlada KMG ah ee Somalia , halka ay qireyn in magaalada laga saaray ciidan kale oo Dowlada ka tirsan. Afhayeen u hadlay odoyaashaasi oo lagu magacaabo Xasan Dheere ayaa sheegay in Dowlada KMG siyaasadeeda ay aad u taageersan yihiin isla markaana aysan al-qaacida wax xiriir la laheyn. Afhayeenka ayaa sheegay in maamulka Jubbada Hoose uu ka shaqeynayo gudaha Kismaayo, isagoo ku tilmaamay saraakiishii magaalada laga bixiyay inay ahaayeen kuwo qas ka waday magaalada. Saraakiishii Dowlada KMG ah ee gobolada Jubbooyinka oo kala ahaa Aadan Goojaar, Ismaaciil Khaliif iyo Afgaduud ayaa lagu soo waramayaa inay isaga baxeen gudaha Kismaayo saacadihii lasoo dhaafay iyadoo aaday deegaano ka tirsan Jubbada Hoose. Xaalada magaalada Kismaayo ayaa degan iyadoo dhamaan ganacsigii magaalada si wanaagsan uu u socdo. Leyla Sheekh Aadan Kismaayo
  12. Kismaayo Post and Puntlandpost are owned by the same people. Anything written Kismaayo written by them is absolutely rubbish. Also that is the story they had on yesterday as the events were unfolding.
  13. Odayaasha Beesha [Hiiraale] oo ka hadlay shaqaaqadii shalay ka dhacday Kismaayo Click here to find shabelle news in english Kismaayo 24, April.07 ( Sh.M.Network) Odayaasha Beesha [Hiiraale] ee ku sugan xarunta magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa maanta sheegay in hubkii shalay ay ku qabsadeen dagaaladii shalay si toos ah ay ugu wareejin doonaan wasaaradda G/dhigga dowladda KMG ah. Odayaasha Maleeshiyada shalay la wareegtay magaalada Kismaayo ayaa shir jaraa'id oo ay ku qabteen Kismaayo waxa ay ku sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay ku wareejiyaan wasaaradda G/dhigga ee dowladda KMG ah. Odayaasha ayaa waxa ay sheegeen in ay taageerayaan dowladda KMG ah, laakiin magaalada ay kula dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo duulay gobolo kale sida ay hadalka u dhigeene. Xaaladda magaalada Kismaayo ayaa saakay aad u dagan, iyadoo wadooyinka magaalada Kismaayo ay wareegayaan kooxo hubeysan oo maleeshiyooyin ah. Xabsiga, Saldhigga iyo xarunta degmada Kismaayo ayaan gabi ahaanba shaqeyneyn, iyadoo maxaabiistii ku jirtey halkaasi la kala direy shalay. Dhinaca kale Kulan balaaran oo degmada Baardheere ay ku yeesheen odayaasha beesha **** ayaa waxa ay ku dhaleeceeyeen hadalkii ka soo yeeray shalay Ra'isulwasaare Geedi, oo ahaa in dagalaada ka dhacay Muqdisho, Kismaayo, iyo Dahar ay isku mid yihiin isla markaana ay wadaan kooxo argagixiso ah sida uu ku soo waramay Wariye Axmed Cumar Saaliixi oo shabelle uga soo warama degmada Baardheere. Max'ed Axmed Shabelle Media Network J/hoose
  14. Originally posted by xiinfaniin: Ana_Juwa2 , Hiiraale's militias were nomadic in many ways. If Hiiraale and his uncultured-isbaaro-owners represent an entire clan for Horn then he must live with my branding adeer! Rageedi! Wallahi ninyaho if you were this much of a straight shooter and less of the fake opportunism you so excel at we would have become friends long ago! Raganimadaad maanta ii muujisay xiji, yaan soo laaban adigoo shuqulki aan aqaan ku laabtay.
  15. Duke did not make those statements, Xiin did. Your comprehension is a little fuzzy.
  16. Originally posted by Ana_Juwa2: quote: "they are no inhabitants but exported, ignorant, nomadic militias who have been brought there by Abdiqasim's clan". Did he actually say that? and get away with it! lol man, granted he is a prolific poster so maybe a lot of people didnt see that because that quite a racisit remark to get away with? The man is a fake. Normally I would not care but it is the gold-laden smile directed at others that pulls me to call him out from the crowd at any given situation! Indeed he did and this was his exact response when I responded to him: H , If you are nomadic and proud of it you surely wouldn’t take my description of your militia as an insult. It’s just calling its first name adeer. But there are certain things nomads are not good at doing . Source
  17. Xiin, Hiiraale's absence is in someways a blessing in disguise. He is not an excuse anymore for you and those of your ideology who masked anti-reer Gedo rhetoric by continously drooling after the said man. It is interesting that you admit, now, that the reer Gedo are part of the Kismaayo populace, maybe even the majority, something you have always tried to flick saying "they are no inhabitants but exported, ignorant, nomadic militias who have been brought there by Abdiqasim's clan". With Hiiraale out of the picture today you sing "conflict resolution between the major inhabitants is paramount". In fact, Marka, Barawe, and Kismaayo were the same is what you have vigorously held on to here. If that were the case, Indhacade is gone and Hiiraale is not in Kismaayo, why aren't the cases of Marka and Kismaayo the same today?
  18. Originally posted by xiinfaniin: And what happened to my post ? Someone couldn't take it, eh! And here I was wondering you went to the Admin and told them erase off any of the embarrassment you might have sustained from my honest reply.
  19. Originally posted by XOG-ogaal: Horn abti i have nothing new i'm stilly fighting at shiirkole and the support of the tfg are still using the argagixiso card. Duke have listen Geedi warkiis calling my abtiyaal argagixiso xoolii buu mooday dadkii hadan Lool @ Gheedi calling my abtiyaal argagixiso! Gheedi waa dameer aan caqli lahayn, allow yaa u sheego argagaxiso danbe inaan aduunka iska gadin doonin!
  20. Oo Paragon miyeydaan kula ahayn awalba in ciidamadu Aadan Koojaar iyo Cabdi Mahdi ka amar qaatay aynan garab-socon weerarkii qorsheysnaa uu Afgaduud kusoo qaaday shirkadaha beesha Gedood? Ninkii Taliyaha Gobolka laftigiisu loo magaacay cararye saa xilki loo dhiibay waxuu ku badalay inuu dhaqan aan wanaagsanayn kula kacaa beesha Gedood. Kolaybo, tii maanta dhacdoo kale ayadu leftigeedu wey ka dhex dhacday beesha Gedood iyo reer Dhoobley, Afmadow, etc. Gaari Gedood ee reer Afmadow haysteen ey ku haleen bililiqo wakhtigii ICU'da ayaa qoriga caaradiis looga qaaday hal usbuuc ka hor. Dee maantana waa kuwaa soo raacay weerarka aan gabaad lahayn uu Afgaduud kusoo qaaday beesha Gedood. Marka akhbaar cusub maadan keenin hadaad islahayd waad keentay ina adeer! Balse waxaa iswaydiin mudan, miyay arrintu tahay dagaal qabaa'ileyd cad mise dagaal ka dhan ah kuwii ku heshiiyey inay damcaan inay beesha Gedood ugaarsadaan? Taana waxaan kuugu dari lahaa, wa kuwaa cararay Afgaduud iyo Ilyaas Badal ee maxuu u carari waayey ninkii dhan ee gudoomiyaha Degmada Kismaayo loo magacaabay, Timajilic haday xaajadu tahay qaab qabaa'iileyd ee gobalada Jubooyinka ku caan baxeen?
  21. Xog bal waran abti, maxaad war haydaa?
  22. Xiin, so now you admit a great component, maybe even the majority of the city, are reer Gedo? Pity, Hiiraale is not in the city nor has been so no excuse there. Good on you for taking that step, even though you would have never admitted to that in normal situations.
  23. Duke- Ever since the bombings, Hiiraale's clansmen have been waiting for another opportunity by Afgaduud to give them an excuse to take him out. Afgaduud gave them a reason yesterday by taking a technical that belongs to Hiiraale's clan. Men from the clan went to Afgaduud and told him to give back the technical but not only did Afgaduud refuse to give back the car but also called it his "personal car." The stage was set and a spontaneous reaction was formed, after a brief firefight, when the car was forcibly taken from Afgaduud's own area of residence. Afgaduud along with clan militia from Puntland then attacked hotels and business of Hiiraale's clan such as Tawakal Hotel, Cascaseey Hotel, etc and after a fierce firefight him and the clan militia he commanded have been driven from the city. This is not a clan fight nor are Hiiraale's clan at war with people with Puntland origins, but I do not see the feasibility of Afgaduud continuing to live in Kismaayo along with Hiiraale's clan.
  24. Originally posted by General Duke: Horn, thats great saxib, Hiiraale is Defence Minsiter thus the blame will lay at his door, if there is any. Then he deserves whatever his boss gets.
  25. Originally posted by General Duke: ^^^Horn, so your uncle Hiiraale armed forces are targeting civilians? And you are willing to attack him on his silence? Come on lad I dare ya.. Hiiraale should be put on an international war crimes tribunal along with the rest of the parasitic creatures running around if he is shown to have a hand in what is going in Mogadishu.