Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Originally posted by Jimcaale: ^Gedonet got it right and PL wrong, as always. Job well done mate. Shabelle seems to be before Gedonet in the post above you.
-
Mujahid Hiiraale and the Ugas of Cabudwaaq in Ethiopia??lol
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Duke, Ethiopia invited Barre Hiiraale to give them his views concerning Somalia and their stay (read; occupation) in it. At some point everyone gets tired of kow-towers who are too frightened to say anything but "yes!, everything is going greaaaat!" and wish to get honest, objective analysis from people who are not to frightened to speak their mind. He told them exactly what everyone knows, that the reconciliation conference has become a sham, Abdullahi Yusuf will never get the support of any Somali, and that their being in Mogadishu will never be accepted. -
Duke, that is why you and your Puntland sources are laughingstocks. Who is fighting again? Shabelle Gedonet
-
Whenever you feel the need to refute my points feel free to come back adeer. We will go through it point by point.
-
Originally posted by Muj: Red Sea: Haa. Waayo dheh. La isma dhinac dhigi karo. wixii ay SNM waday iyo waxay TFG wado. SNM waxay ahaayeen xaq udirir somaliyeed oo ladagaalamaya dawlad kusheegii afwayne ee dadka laynaysay. At least they had the right cause. Balse TFG du. Iyadu dadka somaliyeedna ushaqaynmayso. Dantooda ma wado. Ee waa nooc dawldad kusheega oo laga dhigtay halkii umada somaliyeed laga soo gali lahaa. Kuwii kaliya ee umada wax uqabtay ee warlordkii cayriyey waa laga saaray meesha oo waxaa kasaaray cadawga shisheeye. SNM waxay rabeen oo udagaalameyeen xaqa umada, TFG waa lagu shaqayste aan danta dalka iyo dadka toona wadin. Adeer SNM maxaa xaq u dirir ka dhigay :confused: SNM adeer waa urur ku askumay suuqa madow baa la xiray, khaatkina waa la mamnuucay, xaq u diri halkee ayuu ka yimi :confused: Laba sano ka hor suuqa madow inti aanan la xirin, adeer sow SNM beesha ku abtirsato maahayn ta SSDF inqilaabki inagoo ka nimi dagaalki '77 sabab ay ku raacdo wayday :confused: Ta kale adeer miyaad i oranaysi SNM inayan iyadoo lafteeda iska dhigaynin ciidanka Soomaaliyeed garaacin magaalooyin ay ka mid yihiin Burco iyo Hargeisa si ay dadka u kiciyaan kuna diraan dawladi jirtay? Ta afaraad, adeer halkee ayaad ku aragtay dawlad caalami ah oo u ogolaato in jabhad ka dhan ah inay dalka meel ka maamulato waliba iyadoo soo hogaamisay cadowga soo jireenka ahi ee ummada Soomaaliyeed :confused: Adeer, xaq u dirir xaal qaado!
-
Adeer UIC afaraheeda hadii loo dayn lahaa raga wadaadadi aanu niqiin, ninkii dagaalki Galgalato Maxakiimti boholki ay ku dhaceen ka bixiyey, tikniko iyo hub iyo saanadba u keenay maysan aadi lahayn ba waliba iyadoo Shabellada Hoose laga soo tilaabsaday. Wax laga dooda maaha taasi, inan yaroo siyaasada Somalia ku ektahay waxuu SomaliaOnline ka akhriyane wax laysku daaliyo maahe so mada garan. Hadaan su'aashi ku celiyo, miyaad diidantahay sabab aad DUKE iyo ragiise afka ku taagtid inaadan haysan, maadama aad u horseeday siyaasaduu doorkeeda ciyaarayo?
-
Red Sea, Horn is very open with his positions. I have no reason to hide nor play the typical games some of us make a habit of. If I believe the position I have been subscribing to is no longer worthy in my eyes, I will withdraw my support and give where I believe it is deserving. That is normal especially in Somalia's changing political tides. Meeshaad maanta tagaantahay garan maysid inaad berri taagnaanaysi. I was with the Courts lock, stock, and barrel till the hypocrisy of the organization forced me to withdraw my support. Hypocrisies such as naming of Indhacade as security head, skipping the occupied Lower Shabelle and going to Kismaayo to ward of the city being a "potential" destination spot of foreign peace-keepers (at a time when their highest heads were on the airwaves praising Hiiraale of his anti-Ethiopian record in the civil war), etc. Then I gave support to the TFG in a moment of hope (wishful thinking it seems now) when I argued bringing back the state institutions would solve everything only to retract my support the moment the TFG used Ethiopia to shell Mogadishu. Waa anigii qoray "Wadaadadii doono ducana ugu dara waad na dubateene". Marka anigu waan iska cadahay adeer. You are the one who boasted of Ethiopian support saying you benefiting from each other when an individual such as Duke can also argue that position since it is a win-win situation for him also, his adeer in power and Ethiopia occuping Somalia. So maada garan?
-
By all means go ahead. Horn has flipflopped, yes he did. Originally posted by Mr. Red Sea: the SNM was using the weapons they had captured from the SNA with the exception of few provided to them by Ethiopia.Which brings me to point out that the SNM was in Ethiopia under its own interest and EThiopia was also benefiting from them,it was we both win type of scenerio Meesha cadaaladnimo ayaa loo baahanyahay. Not the tired game of my enemy's enemy is my friend you have played throughout the ICU period.
-
Originally posted by Muj: Red Sea: You mean 'major offensive to DEFEND the homeland'. You are the same man who boasted of Ethiopian support to the SNM. Where do you get the legitimacy to comment on such things?
-
Kooxo hubeysan oo goordhaweyd weerar ku qaaday saldhigga degmada Hodon Click here to find Shabelle news English Shabelle airs news in English Mogadishu 13, August 07 ( Sh.M.Network) Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa goordhaweyd weerar baasukayaal iyo bambaanooyin ah ku qaaday saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, iyadoo la maqlay qaraxyo xoogan iyo tacshiirado la is dhaafsaday. Sida ay shabelle u sheegeen dadka ka agdhow saldhigga degmada Hodon, weerarkaan oo dhacay abaaro 8:20 Pm ayaa ahaa bambaanooyin markii hore lagu tuuray saldhigga, iyadoo deetana la maqlay qaraxyo loo adeegsaday qoryaha baasuukayasha ah. Qaraxyada ka dib Tacshiirado xoogan ayaa waxaa is dhaafsaday ciidamada booliska saldhigga iyo kooxaha weerarka soo qaaday oo aan la garaneyn. Lama oga wali qasaaraha ka dhashay qaraxyadaan iyo tacshiiradaha xigsaday oo socday ku dhowaad 20 daqiiqo. Waa weerarkii labaad oo caawa ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo caawa fiidkii bam gacmeed lagu weeraray degmada Shibbis ee magaalada Muqdisho, walina lama oga qasaaraha ka dhashay. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Click here to find Shabelle news English Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka Shabelle Media Network Somalia
-
Bam gacmeed caawa fiidkii lagu weeraray degmada Shibbis ee magaalada Muqdisho Click here to find Shabelle news English Shabelle airs news in English Mogadishu 13, August 07 ( Sh.M.Network) Bam gacmeed ayaa kooxo aan la garaneyn ay ku weerareen caawa fiidkii degmada Shibbis ee magaalada Muqdisho, iyadoo qarax ka dib la maqlay rasaas ay fureen ciidamada dowladda. Abaaro caawa 7dii fiidnimo ee caawa ayaa weerar bam lagu qaaday xarunta degmada Shibbis oo fariisin u ah ciidamada dowladda KMG ah, iyadoo wali aan la ogeyn qasaaraha ka dhashay weerarkaasi bam. Sida uu Shabelle u sheegay Wariye Madax banaan oo la yiraahdo C/wahaab Ogli, Qaraxaan ayaa waxaa lala eegtay meel ku dhow degmada, iyadoo ay adag tahay in la helo xog dheeri ah oo ku aadan waxyeelada ka dhashay qaraxaasi. Waxa uu intaasi ku daray in qaraxa ka dib la maqlay rasaas ay fureen ciidamada dowladda oo ka hortagayay kooxaha weerarka soo qaaday. Weerarkaan bam ayaa ku soo beegmaya xilli maanta magaalada Muqdisho ay ku geeriyoodeen ku dhowaad 20 ruux oo labo ka mid ah ay yihiin ciidamada dowladda halka tiro ka badan 30 kalena ay ku dhaawacmeen ka dib qaraxyo iyo tacshiirado ka dhacay meelo kala duwan oo ku yaala magaalada Muqdisho. Waa dadkii ugu badnaa ee ku geeriyooda maanta caasimadda Somalia 30 kii maalmood ee la soo dhaafay. Wixii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe ama haka dheeraan Shabelle.net Click here to find Shabelle news English Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka Shabelle Media Network Somalia
-
Dagaal xoogan oo ka bilowday qeybo ka mid ah degmada Heliwaa, iyadoo weeraro hoobiyeyaal ah lagu qaaday fariisinka ciidamada Ethiopai ee warshadii hore ee Baastada Click here to find Shabelle news English Shabelle airs news in English Mogadishu 13, August 07 ( Sh.M.Network) Dagaal la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaa goordhaweyd ka bilowday deegaano ka tirsan degmada Heliwaa, iyadoo dhinaca kale Weeraro hoobiyeyaal ah lagu qaaday Agagaarka warshadii hore ee baastada iyo dhismihii Xeyle Bariise ee degmada heliwaa oo fariisin u ah ciidamada Ethiopia. Iska horimaadkaan oo bilowday abaaro caawa 10:15 Pm ayaa ah mid aad u culus waxaana uu u dhaxeeyaa ciidamada dowladda ee fariisinka ku leh aagagga Wasrhadii Barafuunka, isgoyska SOS, Shineemo Cabdi Waayeel iyo kooxo kale oo hubeysan oo halkaasi weerar ku soo qaaday. Dagaalkaan ayaa ah mid ka soconaya aagag kala duwan oo ku yaala degmada Heliwaa. " Waxaanu dhulka ku heynaa bogga, waxaan isku aadineynaa darbiyada, madaafiicda iyo rasaasta dusheena ayaa la isku weydaarsanayaa, dhulka oo idilna waa Iftiin" Ayuu yiri Anwar Maxamed oo teleefoonka uu Shabelle kala soo xiriirey laga maqlayay rasaas culus. Qaraxyo loo adeegsanayo baasuukayaal ayaa halkaasi si weyn looga maqlayaa sida ay ku waramayaan dadka deegaanka. Lama oga wali qasaaraha ka dhashay iska horimaadkaan oo wali soconaya, iyadoo la maqlayo rasaas culus iyo qaraxyo. iska horimaadkaan ayaa waxa uu bilowday waxyar ka dib markii Madaafiic Hoobiyeyaal ah lagu weeraray fariisimada ciidamada Ethiopia ee warshadii hore ee Baastada iyo dhismaha Xeyle Bariise ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Ilaa 10 qarax oo hoobiyeyaal ah ayaa laga maqlay halkaasi, iyadoo wali aan la ogeyn in hoobieyeyaashaasi ay ku dhaceen xarumaha warshadii hore ee Baastada iyo dhismaha Xeyle bariise oo fariisin u ah ciidamada dowladda Ethiopia. Lama soo sheegin wali wax jawaab ah oo ciidamada Ethiopia ay ka bixiyeen weeraradaasi hoobiye oo lagu qaaday, iyadoo walina ay dhacayaan madaafiicda. Lama oga wali kooxaha ka dambeeya weerarkaan Hoobiye oo bilowday 9:20 Pm. Waa weerarkii 3aad oo caawa ka dhaca magaalada Muqdisho, iyadoo caawa fiidkii weeraro bambaano lagu qaaday xarunta degmada Shibbis iyo saldhigga degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Arimahaan ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli maanta labaatan ruux oo labo ka mid ah ay yihiin ciidamada dowladda ay ku geeriyootay qaraxyo iyo tacshiirado kala duwan oo ka dhacay magaalada Muqdisho. Click here to find Shabelle news English Halkaan ka dhageyso warar ku baxaya luuqadda English ka Shabelle Media Network Somalia
-
Originally posted by Dhubad: Hoornow , war ninyahoow ma waxaad rabtaa inaad Duke iyo ragiisa aad dhiiga ku sii kicisid . Good developement sxb, wax nabad ka fiican majirto......ilaahay ha u siyaadiyo baanu leenahay. Dhiiga ma horumarka Jubooyinka daraadeed ayuu ugu kici mise governor Taano? Anigu midna uma arko dhib, ciday dhib ku tahay bay u taal.
-
I will never forget a visit I made to Ilana, an old friend who had become an Orthodox Jew in Jerusalem. When I saw her again, she had abandoned her jeans and T-shirts for long skirts and a head scarf. I could not get over it. Ilana has waist-length, wild and curly golden-blonde hair. “Can’t I even see your hair?” I asked, trying to find my old friend in there. “No,” she demurred quietly. “Only my husband,” she said with a calm sexual confidence, “ever gets to see my hair.” When she showed me her little house in a settlement on a hill, and I saw the bedroom, draped in Middle Eastern embroideries, that she shares only with her husband—the kids are not allowed—the sexual intensity in the air was archaic, overwhelming. It was private. It was a feeling of erotic intensity deeper than any I have ever picked up between secular couples in the liberated West. And I thought: Our husbands see naked women all day—in Times Square if not on the Net. Her husband never even sees another woman’s hair. She must feel, I thought, so hot. Then you think Islam!.
-
Dr.C/Rizaaq Taano Oo Ka Warbixiyey Amaanka Gobollada Jubbooyinka Iyo Weliba Arrimo Kale Aug 13,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Dr.Cabdirizaq Faarax Cali (Taano) oo ah Ku simaha maamulka gobalka jubbada hoose oo fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo ayaa sheegay inay xaaladda ammaanka ee magaalada Kismaayo ay iminka meeshii ugu fiicnaynd ay marayso, kadib markii si weyn loo sugay ammaanka magaalada oo ciidamo rasmi ah nabadgelyada qaabilsan ay si rasmi ah ula wareegeen howlgalada lagu sugayo amaanka magaalada. Dr.Taano oo hadalkiisa sii wato inay dib u habeyn weyn ay ku sameeyeen ciidamada dowladda federaalka Soomaliya ee ku sugan gobollada jubbooyinka, iyaga oo raacaya awaamiirtii ka soo fushay wasaaradda gaashaandhigga oo fareysay inay ciidamada goobahoodii lagu xareeyo, tababarro kale duwan dhowaan loo furi doono. Masuulka oo ka waramayay amaanka wadada isku xirta magaalada Kismaayo iyo Muqdisho ayaa sheegay in amaanka wadadaasi uu iminka ka wanaagsan yahay muddooyinka la soo dhaafay oo uu yiri intii ay ciidamadoodu ay howlgalkan bilaabeen ay xaaladdu amaanka wadadu ay aad u wanaagsan tahay. Dr.Taano waxaa kale uu sheegay inay dib u soo celiyeen qeybo oo ah adeegga guud ee bulshada, gaar ahaan dayactirro lagu sameeyay isbitaalka magaalada Kismaayo iyo weliba dib u habeyn lagu sameeyey qeybo kale duwan oo xarumaha dowladda ee magaalada Kismaayo. Dhinaca kale, Dr.Taano oo ka waramayey oo ka waramayey xiriirka ka dhaxeeya iyaga iyo dowladda federaalka Soomaliya ayaa sheegay inuu aad u wanaagsan yahay, xiriirkooduna uu joogto yahay, wafdi ka socdo dhankoodana ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho oo ay wadotashiyo kula leeyihiin madaxda dowladda federaalka. GEDO-NN-Kismaayo News Desk
-
Caabudwaaq laguma aqoon dilalkani iyo waxaan la mid ah. Kuwa dilkani geyste sida ugu dhaqsiyaha badan waan in lasoo qabto, magaaladaan waa magaalo ku caan baxday so dhawanta martida iyo dadka safarka ahi ee gobolada dhexe kala gooshaya. Alle hau naxariisto marxuumka.
-
Macne ma le adeer meesha sharci iyo nidaam baa ka dhisan. Waa la qisaasi gacan ku dhiiglaha. He killed an innocent man from Bay region so his clan was asked to turn him over. He will be turned over to face justice. Dhacdadan ayaa ku soo beegmeysa xili Khamiistii degmadaasi lagu fuliyay dil qisaas ah gacan ku dhiigle horay u dilay nin kale oo rayid ah kaasoo ay soo dhoweeyeen dadka deegaanka. Tane taa bay raaci.
-
Alle hau naxariisto Cali Iimaan Shermaake, the owner of HornAfrik Radio. He had just come from burying one of his reporters who was killed by unknown assailants when a mine was placed under his car coming back from the burial. He too, died on the spot. Geeridu waa xaq, alle hau naxariisto. The marxuum. His reporter Mahad Elmi.
-
Recently you asked if there is a specific website devoted to the conference in Mogadishu and there seems to be one.
-
Mogadishu: Cabudwaaq clan defends occupation of Gedo??
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Three threads back to back...the beginnings of an obsession perhaps? -
Buufis time.
-
I am sure this is familiar to you now...war jiraaba cakaarahuu iman.
-
Mogadishu: Cabudwaaq clan defends occupation of Gedo??
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Duke, there is no debate here! -
The Governor of Gedo that Abullahi Yusuf named is in Mogadishu and has been there ever since being told by the elders that he is not their governor. Not kicked out per se, as he is a son of Gedo, but unchosen by the people and so Cirro is in Mogadishu while Governor Fareey continues to function from his office in Garbahareey. Waa sida Jubooyinka oo kale. The mandate from the people Duke...it's the people's mandate that works!
-
Mogadishu: Cabudwaaq clan defends occupation of Gedo??
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Jimcaale: quote: Originally posted by HornAfrique: Biixi hurdadiisa haysaga laabto meesha wax lagu haayo ayaanan jirin! Goormaad hurdada ka soo kicisay? [/QB]Markuu is xilqaamay! Rag baagamuudo ah baa magaca dawlada qabiil ahaan u isticmaalay, isagiina tag meesha kuna socdo magaca wasiirka gaashaandhiga dawladaas.
-
Popular Contributors