Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. QORSHE UU CABDULLAAHI YUUSUF KU DOONAYO IN UU GACMA DHEERE RA'IISUL WASAARE UGU MAGACAABO Warar laga helayo ilo ku dhow dhow xafiiska madaxweynaha dowlada federalka Soomaaliya ayaa sheegaya inuu jiro qorshe uu ku doonayo inuu xilka Ra'iisul wasaaraha ugu magacaabo Maxamed Maxamud Guuleed (gacma dheere) kadib markii uu xil ka qaadis ku sameeyo Cali Maxamed Geedi oo iminka xilkaas haya. Qorshaha koowaad uu doonaayo Madaxweyne Yuusuf ayaa ah in marka hore uu Barlamaanka u codeya labadaan maalin soo sovcota in uu dibada ka keensan karo wasiirka koowaada taasoo hadii loo ogolaado uu keensan doono shaqsi kale halka haduu wayana uu noqon doono Maxamed Maxamud Guuleed (gacma dheere) Madaxweyne yuusuf ayaa iminka ku sugan magaalada Baydhabo halkaa oo uu xubnaha baarlamaanka ku boorinaayo inay u codeeyaan xukuumada Geedi, waxaana wararka Baydhabo ay sheegayaan in lacago badan ay soo gaareen xildhibaanada kuwaas oo looga gadanayo codkooda si xilka looga qaado Geeddi. Dhinaca kale Ra'iisula wasaare Geeddi ayaa beri la filayaa inuu gaaro Baydhabo, iyadoo labada dhinac ee madaxweynaha iyo Ra'iisula wasaaraha ay xildhibaanada siiyeen lacago badan oo ay ku kala gadanayaan. Hotelka Bakiin ee magaalada Baydhaba oo ay xildhibaanadaasi degen yihiin ayaa laga dareemayaa lacagahaasi, iyadoo wararka ku saabsan in xilka ra'iisula wasaaraha loo magacaabayo Gacmo dheere la isla dhex marayo halkaasi. Gacmo dheere ayaa ah kan ugu dhow xiligan C/laahi yuusuf xubnaha labada gole ee dowlada federaalka ee ka soo jeeda beelaha Hawiyaha, waxaana Madaxweyne Yuusuf uu ku hanweyn yahay in Gacma dheere uu la hirgalin doono qorshaha batroolka looga baarayo puntland kaasi oo uu Geeddi ka madax adeygay Jabriil Cabdulle (jabra) Stockholm Sweden Source
  2. Originally posted by xiinfaniin: ^^I don’t think Puntland oil is the insurmountable issue here Faarax. Their dispute is more deeper than that. By all accounts the oil issue is known to be one of the biggest sources of rifts between them
  3. Originally posted by SheekhaJacaylka: don't hate qaran now Actually I don't even know that much about it JB.
  4. Originally posted by SheekhaJacaylka: don't hate qaran now Actually I don't even know that much about it JB.
  5. How ridiculous. A Somali tribal news portal whose objectivity is compromised by special interest concerning the subject matter (call it partisanship) firing against the international news organization IRIN.
  6. Walle waa mucjiso. Ragii markhaati ka ahaa waxa Kismaayo ka dhaci jiray beriigi Morgan talada loo dhiibay baa maanta usoo xusul duubtay inay iska kaaya dhigaan qolyaha aan hubaysnayn. Nimanyaho you are overdoing it now, ee danbi wuu dhacay qof waliba taa wa markhaati ee aan anigu Horn u horeeya ee bal wax yar u kaadiya bal idinkuna. Khalaf, Gaalkacyo is where the origins of the Yamaarugley incident which saw casualty rates of over 200 had its roots.
  7. Originally posted by xiinfaniin: Horn, may Allah bless your poor soul adeer! No matter how you spin it this was an ignoble act and low point for the folks you’ve been praising. Both the motive and perpetrators are known. So put your ears on the ground though as the potential repercussions could be far reaching: thiers would not be sheep’s death. No adeer, you put your ears on the ground and take off that fake veneer you have put on. If by "folks" you are alluding to clan as has been your habit, not they are certainly not my clan and I have a history of differentiating between those that seek to live in peace and prosperity with their neighbors and those that wish to cause mischief and strive. But of course, I do not need to tell anyone around here that heinous crimes are not new to war-torn Somalia which says alot about your melodramatic way to spin the story. The position of "my folks" is clear for anyone out there that wants to know as informed to them by the Council of Elders' swift meeting following the crime in which they stressed justice will be achieved. Only today the same position of "my folks" was clearly reiterated by the interim Governor of the area himself, Dr. Abdirizaaq Faarax Taano. Dr.Cabdirizaq F Taano Oo Shir Jaraaid Ku Qabtay Kismaayo, Kana Hadlay Falkii Dilka Ee Ka Dhacay Magaalada Kismaayo Oct 07,2007 by Kismaayo-GEDO-NN Shir jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Meridian Hotel siyaasiga C/risaaq Faarax Cali(Taano) oo ka mid ah siyaasiyiinta gacanta ku haya Gobolka J/hoose ayaa markii u horaysay ka hadlay dilkii ka dhacay Magaalada Kismaayo afartii bishan oktober(04/10/2007) C/risaaq Faarax Cali oo mudadan danbe aad ugu janjeeray dhinaca nabadda iyo nabadaynta ayaa u dhigay war saxaafadeedkiisa sidan: Ugu horanytii waxaan Tacsi murugo iyo tiiraanyo leh u dirayaa eheladii, qaraabadii iyo dad waynaha ku nool gobolka jubbada hoose, anigoo uga tacsiyeynaya dilkii waxshiga ahaa ee ku yimid laba marxuum ee laka oranjiray Yuusuf Maxamed Cali iyo Axmed Aaden Muuse, waxaan leeyahay waxaa dishay labada marxuum gacan ka xaq daran, waxaana lagu dilay si dulmi ah sidaa darteed ,waxaan alle uga baryayaa in ilaah danbi dhaaf uga dhigo eheladii ay ka geeriyoodeenna samir iyo iimaan ka siiyo. Waxaan iyana Tacsi taas la mid ah u dirayaa Shirkadda Hormuud oo labada nin ee ladilay mid ka mid ah shaqaale muhiim ah u ahaa iyadana waxaan la qaybsanaynaa murugada iyo tiiraanyada naxdinta leh ee ku timid shirkadda Hormuud taas oo lagu yaqaanay dhexdhexaadnimo ka fog garabyada siyaasadda isku haya. Tan labaad, waxaan u sheegaynaa dadwaynaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Gobolka Jubada Hoose falkaasu in uu ahaa fal gardarro, waxshinimo, Xasuuq ah, aan la isla ogayn, la isla qabin, gaar ku ah ciddii fulisay danbi ahaan iyo fikir ahaanba. Tan sadexaad waxaan ka codsanayaa Hoggaanka dhaqanka, kan Siyaasadda, Ganacsatada iyo Culimaa’udiinka beesha **** in ay arrinkaas iska bari yeelaan tallaabo sharciyana ka qaadan ciddii fulisay falkaas naxdinta leh. Falkaas dhacay ma ahayn mid lagu yaqaanay ama ka dhici jiray beesha **** sidaa darted waxaa waajib muqadas ah nagu ah in aan iska dhaqno soo ban dhigno wax raalli galiya Maskaxda iyo Maanka umadda Soomaaliyeed gaar ahaan eheladii dhibku sida tooska ah u gaaray. Ugu danbayntii waxaa xusid mudan in falkaan xun ee dhacay uuna raad ku yeelan dooonin wadahadaladii lagu balamay in ay qabsoomaan 27 �"ka bishan oktober taas oo laga rajo qabo in lagu soo afmeero khilaafkii mudada ka taagnaa Gobolkan Jubbada Hoose. Tan kale Nabadda iyo nabadaynta waan wadaynaa xaalad kasta oo lagu jiro, iyada ayaana ka hormarinaynaa dhacdooyinka kale ee la isku hayo. GEDO-NN-Kismaayo News Desk Source
  8. Santaaro, you are wearing a different shirt but have the same character. Justice will be achieved. Peace reigns in Lower Jubba, first punishments carried out. Kismaayo elders: "Laws governing xaalada kala guurka."
  9. Santaaro, ciidamada commanded and controlled by the traditional elders(in the absence of state control). I have found out the details concerning the men's murders and as I have said all of the Kismaayo populace is looking for justice. One of the deceased (allahu naxariisto) is the brother-in-law of a very close friend of mine and his in-laws, among others, are at the forefront in making sure something justice is achieved. For those who wish to make this inter-clan, I would have to say it is more intra-clan as of now showing how affected many sections of the Kismaayo populace are. Waana la rucleeyn, waan la is jafi, but the odayaal will come through as they have been doing recently!
  10. Alle hau naxariisto walaal, samir iyo iimaan adigu iyo reerkiinaba.
  11. Kashafa, adeer I do not think I am swinging from left field if I were to say hardly anyone takes you as a credible source on these matters, and certainly not I, but as I have said, clearly something will be done: Waxgaradka Beesha **** ee gobollada Jubbooyinka ayaa markiiba waxa ay kulan degdeg ah ku yeesheen guriga nabaddoonka beesha **** ee gobollada Jubbooyinka Maxamed Bashiir Madoobe Yaroow, waxaana ay cambaareeyeen falkaas dilka ah ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, waxaana markii uu kulankaas dhammaaday saxaafadda la hadlay afhayeenka beesha **** Xasan Dheere oo uga tacsiyeeyay eheladii ay ka geeriyoodeen dadkaas la dilay, isaga oo sheegay in ay soo qaban doonaan kuwa falkaas geystay. Source
  12. Adeerow raganimo hadaad leedahay maad calaacasheen. Ka gudub, meesha ma dood kalaa taal?
  13. Gabbal

    Ramadan Bill

    confirmed the unanimous (376-0) vote
  14. I do not have any insider info, but according to the media reports rash militias liquidated the said men after they believed them to be sabotaging the peace of the region by deliberately trying to call in the Ethiopians into the region. Alle hau naxariisto waxa la dilay but the intriguing individual of all is this Emporer character. What is the difference between these two men killed in Kismaayo and those multitude of others killed everyday in Mogadishu for firing on Abdullahi Yusuf and the Ethiopians? Adeerow meesha ka dhaqaaq, hadaad is tiri waxay ugu yaraataba raga qosol ka keen, meesha waxaan ku qosolna mataal. It is 6 months and more since the ouster of the marauding militas of Afgaduud and the crime of the city is lowest it has every been in decades. Meesha shareecada Islaamka baa laysku dhaqaa, qofkuna waxuu galabsado ayuu heli. Simple as that! Waxgaradka Beesha **** ee gobollada Jubbooyinka ayaa markiiba waxa ay kulan degdeg ah ku yeesheen guriga nabaddoonka beesha **** ee gobollada Jubbooyinka Maxamed Bashiir Madoobe Yaroow, waxaana ay cambaareeyeen falkaas dilka ah ee maanta ka dhacday magaalada Kismaayo, waxaana markii uu kulankaas dhammaaday saxaafadda la hadlay afhayeenka beesha **** Xasan Dheere oo uga tacsiyeeyay eheladii ay ka geeriyoodeen dadkaas la dilay, isaga oo sheegay in ay soo qaban doonaan kuwa falkaas geystay. Source
  15. Jacaylbaro obviously needs a timeout. A temporary ban until he clears his head. Add Duke too.
  16. ^No, a genuine resistance movement free of special interest.
  17. Lacala haduu tago dee waa shaqsi, shaqsigana rabitaankisa isaga iyo alle mooyaane cid kalay ku xirantaane jirin. Anigu iyo rag badanoo la abtirsadana, dee kolayba waanu kasoo horjeedsan. Not because we support Ethiopia being in Somalia any more than those at Asmara, but clearly there is no reason to choose between the two undesirables. Midna Somalia faa'iido uma hayo. Not the temporarily patched together political "federation" in Asmara (a misfitting coalition of sorts without a chance of bringing a Somali-wide initiative) and neither those disgraceful hooligans running around in Mogadishu under heavy Ethiopian guard. Kuwii shalay maato Soomaaliyeed ciidan shisheeye iyo qalab shisheeye Ramadaan dhexdeeda kusoo hogaamiyey iyo kuwaan hada ku gamaadayo wax aanu ku kala doorana meeshaan kumaan aragno.
  18. Originally posted by Armchair Politician: Ethiopia has been violating the arms embargo forever, they never respected it. * Invading Gedo to go after al-Ittihad (1995-2002) * Crossing the border to give Hiraan client-clans weaponry (2004-2005) * Arming Mogadishu warlords and creating the ARPCT (2005-2006) * And now fully invading the country (2006-2007) I do however find it extremely convenient that the UIC is accused of a whole host of connections to international terrorism JUST WHEN the USA and Ethiopia need them. Ethiopia didn't even get a slap on the wrist for violating a security council resolution, North Korean sanction, and the Somali arms embargo a dozen times. In fact, they've been rewarded with multimillion dollar gifts from the USA ever month or two. ^Clearly you seem to be in a conversation of your own. I do not disagree with what you have outlined and while it is relevant, how is it relevant to the particular train of our discussion? I'm out, good day.
  19. Originally posted by AYOUB: HornAfrique What will you say if/when Col. Hiiraale goes to Asmara? ^^ Easiest question ever asked in SOL Maxuu ka dooni hadaan ku su'aalo? If he wants to be a political pawn for a foreign dictatorship, why not head to Mogadishu then and drink grape-fruit in a nicely protected villa?
  20. Originally posted by Armchair Politician: Well for one thing that document didn't exactly ring true. They threw in the Ethiopian support for the TFG (which was an open secret than anyone with a camera in Baidoa could prove true) in order to achieve two things: a: make the article seem as though it was impartial b: make their allegations appear to be true Other than the initial report however, literally no evidence has appeared for any of their accusations. It's the whole WMDs in Iraq all over again. ^Classic. I am sorry if that is what you believe, but Somalia has been under UN arms embargo for over a decade and Secretary-general appointed monitoring members have been in existence since. It is their normal duty to report ever 6 months or so and even in that specific year of 2006, two reports came out with this one in November and an earlier one in May 10. The latter one in November is the only one that contained much of the ICU exploits (since most of the ICU's existence occurred in the months between) while both contain Ethiopian interference and breaking of the arms embargo. Infact, almost all of the prior reports have documented Ethiopian interference by way of supplying various warlords and the likes. I suggest you research a bit next time young man. As for now, I believe we are done.
  21. Indeed Paragon, maxaa ku helay waa adiga ilko cadeeyaye. MOGADISHU, Somalia - Fears of regional conflict soared as angry demonstrations against Somalia's radical Islamic militia grew Monday into deadly violence in a southern port city, and the militia for the first time acknowledged getting help from foreign Muslims... ...Hassan Turki, leader of the Islamic militia, told a demonstration in support of his group in Kismayo earlier Monday that foreign militants were helping his fighters. "They are your brothers in Islam," Turki said. Source
  22. Originally posted by Armchair Politician: Isn't that the same document that claimed the UIC was fighting in Lebanon? And that the whole Arab world was giving UIC weapons? That document? The same one that also accused and documented Ethiopia of massive interference in support of the TFG even when Ethiopia was denying any presence on Somali soil. Yes, the same one produced by the independent United Nations Somalia Arms Embargo monitoring group that reports to the U.N security council. If you know, why ask?
  23. Originally posted by Kashafa: quote: Xabashga Eritrea hadaad Kismaayo la rabtay , maxaad maalin walbaaba Xabashaga Ethiopia uga qaylisaa Loooooooooooooooool@Horn. Abti, Sii fiican aa iga qoslisay. Waxaad keento-ba, hada golaha SOL politics section waxaa lasoo staagtay Eriteria aa qabsatay Kismayo ? You one funny cat, yo. That's an interesting document you got there. Source ? and edit it so that it fits the page better. What is there to laugh at? Gedonet wrote of the massive foreign presence the day of the invasion and this excerpt, from the United Nations arm embargo monitoring group, verifies it. You have no reason to be talking of Ethiopia, if you support Eritrean meddling in Somali affairs.