Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
The same Shiekh saying "Maxkamadaha" is not party to this administration and that it is an "Al-Shabaab" administration while the new information head of the administration counters by saying positions were allocated based on "xaq", justice, and that clannism will not stop the administration! Maxkamadaha Islaamiga ah oo ka soo horjeestay maamul shalay looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose Madaxa Siyaasadda iyo arimaha bulshada ee midowga maxaakiimta Islaamka Soomaaliyeed Sheekh Ibraahim Shugri oo ku sugan degmada Afmadow ee gobolka J/hoose ayaa ka soo horjeestay maamul shalay la shaaciyey in magaalada Kismaayo ay uga dhawaaqeen xoogag isbaheystay oo dhowaan xoogagga ku qaabsaday ee meesha ka saaray maamul beeleed ka jiray halkaasi in muddo ah, isagoo ku tilmaamay maamulkaasi mid aan waxna ka jirin oo aan loo dhameyn. Sheekh Ibraahim shugri ayaa intaa ku daray in maamulkaasi ay dhismihiisa ka dambeeyeen koox gaar ah oo keligood go’aano iska gaaray, kuwaasoo uu sheegay ineysan wax wada tashi ah kala sameynin kana qeyb gelinin dadkii lahaa maamulka ee deegaanka waxgaradkiisa iyo odayaashii hormuudka u ahaa, wuxuuna xusay in loo baahan yahay in maamulkaasi dib looga laabto si loo saxo khaladaadka uu sheegay iney ka muuqdaan. “Maamul sidiisaba shaqsiyaad ma laha ee bulshada ayaa iska leh, waxaana muuqata in maamulkan hadal looga dhawaaqay magaalada Kismaayo uu yahay mid lagu fududaaday oo ay keligood sameeyeen Al Shabaab iyo xubno ka tirsanaan jiray maxkamadaha Islaamka oo hase ahaatee sheegay iney ka baxeen, mana jiraan wax talo gelin ah oo aan ku leenahay maamulkaasi haddii aan nahay maxaakiimta Islaamka iyo dadkii halkaasi ku dhaqnaa” ayuu yiri Sheekh Ibraahim Shugri. Madaxa warfaafinta ee maamulka cusub ee shalay looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa sheegay in maamulkaasi uu yahay mid Islaami ah oo aan lagu saleynbin beel, ayna bulshada gobolka u dhan yihiin lagalana tashaday cuqaasha iyo odayaasha beelaha halkaasi ku dhaqan, lamana oga illaa hadda saameynta khilaafkan la xiriira dhinaca maamulka uu ku yeelan doono xoogaga Al shabaab iyo maxaakiimta Islaamka oo iyagu si wadajir ah magaalada uga saaray maleeshiyadii ka talineysay dhowaan. Xafiiska war qabadka Dayniile Muqdisho Somalia dayniilecom@hotmail.com deyniilenews@yahoo.com Source Another reason why I have long responded to the question "Horn, you opposed Maxkamadaha but support the resistance, how can that be?: The ICU was nothing but a clan opportunist organization filled to the core with opportunists and yesterday's marauding militia supported by the same enterprise who kept the Mogadishu warlords alive but hiding behind a thin veneer displaying a few religious good men around a table. The sorting of the genuine from the opportunists occured after the Ethiopian invasion, when the clan opportunists could not endure the heat an so ran while those of the genuine shiekhs such as Sheikh Turki, Cayroow, and Abu Mansuur continue fighting. Source and I did not support the ICU during the second half because informed people knew and were extremely weary of the influence on the ICU by the people who helped finance them in the past. The ICU even at times seemed to be used as a vehicle by those people. It was only after the Ethiopian invasion, were the true religious elements able to completely break free and this is what I label the Resistance. Not the ICU pre-Ethiopian invasion but the Resistance of Roobow. My position and opinion on this is well known in this section. Source The legacy of the hypocrisy of the Maxkamadaha clashes with the justice of Al-Shabaab! A disappointment I daresay for those who donned cimaamado for clan objectives!
-
Originally posted by Cige: quote: Yes, it is indeed a good move. so both of you are happy NOW Let us hope we both continue to stay happy.
-
Originally posted by Cige: quote: 60% of the positions granted to majority who are reer Gedo, Is this is why you're very happy :cool: I am always happy when justice is served.
-
Yes, it is indeed a good move. Perhaps Duke is changing...to be so accepting of an Islamist administration that is majority reer Gedo and for Kismaayo no less! How wrong were we of you Duke!
-
Allamagan we cannot say all brother, but the reality is hypocrisy unfolds itself and some of them are turning out to be hypocrites. Why is a Shiekh dealing on clan lines? Especially a Shiekh from a clan/group who are known to have had, and apparently have, members misuse the Islamist agenda in Somalia for clannish objectives! No other Sheikh from any other of the multitude of peoples who live in the region and/or city have spoken out about the administration named by the Islamists themselves and the fact that this Shiekh does representing this very group says a lot! It is time to accept the reality. Majority rule, minority rights...atleast in Kismaayo district itself. Both in 2006 and now, the Islamists have named an administration they believe is fair and representative of Kismaayo. Why can't their avowed supporters accept their decision?
-
After having named an administration that sees a Somalilander (clan-wise) as the head of the place and 60% of the positions granted to majority who are reer Gedo, the Islamists are now being attacked by the very men who less then hours ago were the self-appointed spokespeople for the Islamist movement in Jubba/Kismaayo areas. Sheikh Shukri Abu-Zeynab of Afmadoow, the man who rounded up the gurmad militias on the third day and the right hand man of Sheikh Xassan Turki, decries the administration as "unfair". Now the question is, if the Sheikh is a real Sheikh and not a member of the clanists who donned cimaamado for political expediency, why is the good Shiekh dealing on clan lines? Also, why should the Shiekh protest when even in the 2006 administration reer Gedo received what they now got and more based on the face they are the...majority! Sheekh Ibraahim Shugri(Abu Zeynab) "Waa lagu dagdagay maamulka Kismaayo loo sameeyey" KN:Afhayeenkii hore ee golaha Maxaakiimta haddana ah madaxa siyaasadda ee maxaakiimta Jubooyinka ayaa maanta markii ugu horeysey ka hadley maamulka Kismaayo loo sameeyey isagoo ku tilmaamey in lagu fududaaday oo aan aad looga fiirsan. Ibraahim Shugri Abuzeynab oo maanta la hadley warbaahinta Xamar isagoo jooga magaalada Afmadoow ayaa sheegey inuusan aqoonsaneyn maamulka Kismaayo laga sameeyey isla markaana uusan aheyn mid cadaalad ah iyo mid lagala tashadey dadka deegaanka. Marwax laga weydiiyey in Sheekhu kamid yahay garabka Jabuuti ee Isbaheysiga ayuu sheegey inuusan isagu shuqul ku laheyn garabka Jabuuti isla markaasna aan laga talo galin heshiiskii Jabuuti. Wararka ka imaanaya Kismaayo ayaa sheegaya in dhawr xubnood oo loo magacaabey xilal iney ka biyadiideen iney qaataan boosaskii loo magacaabey sida Arimaha Bulshada, Cadaalada, Dacwada iyo Tacliinta. Hadalkan kasoo yeedhey Masuulkan sare ayaa shaki galin kara maamulka magaalada Kimaayo loo sameeyey iyo qaabka loo sameeyey, iyadoo maalmaha soo aadan ay noqonayaan kuwa muhiim ah. KismaayoNews Source: "Kismaayo"news, the self-declared spokesman for the Islamist movement in Kismaayo...until a day ago that is!
-
Originally posted by Gheelle.T: Beesheyda iyo beeshooda miyaan laga weynaaneyn? Wadaadadii xataa ma waxay noqdeen beel hebel? Dad waaweyn oo walli u kala doodayaa Warlords in this time and age, Allow naga saar mugdigaan... Adigoo kale alle haynaga wado dhigo, inaan beesheyda iyo beeshooda ka waynaano. Dalka ayaaba hagaagi lahaa so ismaadan oran?
-
Mass traitor Abdullahi Yusuf Pledges to 'Retake Kismayo'
Gabbal replied to Hassan6734's topic in Politics
Where is Duke. Now why would Abdullahi Yusuf and Azhari dare to declare war on the Kismaayo their clansmen freed(as Duke and Emporer tell us)? -
JB I have since edited and expanded my post. Follow up on it. Saad ka war qabtid dagaalku saacad ma qaadan, dhawr qaybood ayuuna u qaybsamay. Dagaalka intiisa badan Al Shabaab, oo beesheeyda ugu horayso iyo Barre shaqsigiisa ayay ka dhex dilaacantay. Waxa isku dhacayba waa Barre iyo wadaada beeshiisa, ayaga ayaan u yeertay Al Shabaab, waxa dagaalka qasay oo maalintii seddexaad soo xoomay waa waxii nacayb qabiil ku jiray oo u arka hayay ninka Barre sumcada beeshiisi. Ummadaan ka dashay waxa ka xanaajisay, ayagoo xataaa dagaalka ka fadhiistay oo midnana aana taageerin Barre iyo Wadaada waxay ahayd ta dhacday maalintii seddexaad. Taas weeyeen mida ina wada qaribtay oo ku kaliftay wax badan oo ka mid ah Barre beeshiisa aanan dagaalamin inay qoryo qaataan oo dhinaciisa saftaan. Nasiib wanaagse, dagaalki markii ayuu dhamaaday oo watuu Barre magaalada ka baxay. Isbahaysigii durba magaalada marki ay gacanta u ku dhigeen, qolyahi soo xoomay ujeedadoodu ma hirgelin. Qolayahan waa kuwii isticmaalay Maxaakiimti berigii hore ee magaalada gacanta ku dhigeen. Qolyahan Ujeedadoodu waxay ahayd in la caburiyo beesha Barre ama reer Gedoba oo hubka laga dhigo, ayaguna marsada iyo ayraboorka iyo meelaha muhiimka ah ee magaaladu ka mid ah ay saldhigtaan. Taas ma suuroobin waayo wadaadadu dagaalka bilaaway oo ka dashay beesha Barre ayagu diyaar bay u ahayd qorsha ay fulin laahyeen si isla markiiba magaalada nidaam u hirgeli lahayd oo nabado loo xoojin lahaa. Marka qolyahii soo xoomay meeshey ka sugayeen in la caburiyo beesha Barre, wadaadi amar bay ku bixiyeen mileeshiyadii reer Gedo inay hubka haystaan bararkii controolada ay hayeene inay xoojiyaan. Ka bacdiine maslaxada ummada oo dhan ayay u dhaqaaqeen waana taa mida meesha islaax ka dhigtay oo nabad iyo nidaam ka hirgelisay. Hadaad xasuusatid, intay aysan na qariban qolyahii soo xoomay maalintii Seddexaad waanigii warka dhabta ah meesha ku qorayay: Originally posted by HornAfrique: Fighting was several phases: 1. Inter sub-clan. 2. Barre Hiiraale vs. remnants of Al Shabaab who came to support their ideology brothers in Hiiraale sub-clan. 3. Barre Hiiraale and supporters vs. the Unholy Alliance that took advantage of the meelee. Source Qaladaadki dhacay waa la saxay, waxa soo xoomayne meeshoodi baa la fadhiisiyey. Xaaladu waa barwaaqo iyo islaax, hada ka bacdi is afgarad iyo wada shaqayn ayaan rajaynaynaa!
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: If you can't beat them, join them miyaa xaajadu ,,, Jacaylbaro, who will Barre fight against? Xassan yacquub and Adan Coobe who led his clan cousins against him? Or perhaps you need me to explain the situation in Kismaayo for you? The same Sheikh Xassan Yacquub on goes on VOA and clarifies no tribal militias gave them aid (much to Duke and Emporer's huffing and puffing) is the same man who freely goes to Baardheere at will and gathers militia for the movement. The Sheikh on VOA The Sheikh in Baardheere a months ago: Saraakiil Ka Tirsan Ururka Alshabaab Oo Meel Fagaaro Ah Kula Hadlay Boqolaal dadweynaha Degmada Baardheere Jun 24,2008 by Baardheere-GEDO-NN Dgmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa si weyn looga dareemayaa dhaqdhaqaaq ciidan oo halkaasi ay ka wadaan Ciidamo taabacsan Ururka Al-shabaab kuwaasi oo shaley galab gaarey degmada Baardheere,iyadoo markiii ugu horeysana Saraakiisha Ururkaasi ay meel fagaaro ah kala hadleen Boqolaal dadweyna ah,iyagoo cadeeyeyna in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia. Ciidamadan ka tirsan Ururka Alshabaab oo dagaal xoogan kula jira Ciidamada DFKMG ah ee Soomaaliya iyo Ciidamada Ethopiyanka ee ku sugan gudaha Dalka Soomaaliya ayaa waxay wateen ilaa 6 Baabuur oo ay saaran yihiin ciidan ku hubaysan noocyada kale gedisan ee hubka,waxayna wararku sheegayaan in ciidankaasi intooda badan in ay kasoo kicitameen Dhinaca Degmada Saakoow, halka kuwo kalena ay markii horeba ku sugnaayeen Gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere. Sheekh Xasan Yaqbuub oo hogaaminaya Ciidanka soo gaarey degmada Baardheere oo la hadlayey Saxaafada ayaa sheegay in u jeedadoodu ay tahay sidii dalka looga saari lahaa Ciidamada Ethopia iyo sidii burcada jidgooyooyinka dhigta looga sifeyn lahaa guud ahaan deegaanka,isla markana loo xoojin lahaa nabada Deegaanka. Sheekh Xasan ayaa intaasi ku darey in mudada ay joogan kulamo kale gedisan in ay la qaadan doonaan Maamulka Deegaanka, ujeedkeenu ma ahan ayuu yiri in aan qabsano deegaanka,waayo dadka ku dhaqan Degmada Baardheere maamul ay doorteen ayaa u dhisan ma garan karno ayuu yiri sabab nagu qasbaysa in aan isbedel ku sameyno. Maamulka iyo Odayaasha Degmada Baardhere ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin xaaladahan ugu dambeeyey ee ka soo cusboonaadey degmada Baardheere,inkastoo Gudoomiyaha Degmada Baardheere Maxamed Xirsi dhudi uu horey u sheegay in uu si weyn u taageersan yahay howlaha lagu sugayo Amaanka oo Ururkani uu ka wado gudaha iyo daafaha Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Source As I have said the day after the fighting, 95% of the reer Gedo clan militias are still in Kismaayo and they are as free as man. The city is under the control of religious men of which Barre's own clan cousins are the head. When the ICU tookover the city in 2006, the world was a witness to the debacle that followed. Why not even a whisper from the city this time?
-
Inshallah waxaan rajaynaynaa in Barre iyo Wadaadada la heshiisiiyo! There is no reason for fighting, militia gathering, and the likes. The city is peaceful and secure and people are going about their daily lives. This is not the battle of 2006. Barre's clansmen are not opposed to the movement and in due time the situation will definitely calm down. It is in Somali interest to reconcile Barre with the Wadaado and the movement. He was not opposed to them in the beginning when he gave them support in the battle of Galgalato against Bashiir Raage and Maxamed Dheere and in due time he will be reconciled once again with the movement. Inshallah, waa sidaan rajaynayno haday maanta tahay Ramadaan!
-
Kismayu: Abdirizaq Taano placed in prison by Jabiso.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Duke, during the course of my participation in SOL forums, I have learned to talk to you seriously is to try to have a logical conversation with a 5 year old. Where people saw your dedication to the Ethiopian bombardment of SOmalia, I saw sheer lunacy and an illogical mental thinking. Yes, reer Puntland, the "locals" threw Barre Hiiraale out. The same locals that were silent when Morgan and Afgaduud called for help. -
Kismayu updates: a popular uprising + other notes
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Daalibul 'ilm: Sh. Xassan yacquub making clear they received no help from "local militia" as claimed by Duke and Co. http://www.voanews.com/mediaassets/somali/2008_08/Audio/mp3/yacqub.mp3 The ironic thing, at least for Duke, is that the said Sh. Xassan Yacquub is from Hiiraale's clan. -
Actually he is not. He seems to be gaining back, by playing on this political tactic of clan alliance with Islamists, the confidence of his clan that he seemed to have lost the last two years. Garbahareey xataa tagye odeygii! He is not taking this long because Kismaayo is such a difficult task for him. Nay, he is determined to milk this opportunity to rise once again as the supreme commander of the clan. This is his goal after he sits once again in Baranwaa. Mark my words.
-
Kismayu: Abdirizaq Taano placed in prison by Jabiso.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: Did you capture any of our leaders? No, No. No QUOTE] Riyadi baa kugu fogaatay adeer, wallahi waxaan kuugu jawaababo garan maayo. :confused: -
Kismayu: Abdirizaq Taano placed in prison by Jabiso.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Taano place in prison by "Jabiso" Where is the power of "Jabiso" that they could lend to Afgaduud? On the other hand what is "Jabiso". We know what happened in Kismaayo, what took place, and what is going on right now. Explain to us what this "Jabiso" is, how they fare into the equation, and why they did not surface before to aide Afgaduud, and adeer Morgan before him? -
Kismayu updates: a popular uprising + other notes
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
The greatest story in the world! Duke's clansmen chase Barre Hiiraale from Kismaayo! Is it not Duke? This is what you have bombarded the forum with is it not? -
Breaking News: Hiiraale surrenders to Kenyan authoraties
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah. -
Dhulqarnayan the irony here is you do not understand the motives of the religious leaders. What the religious men are saying is do not alienate the clan of Barre Hiiraale as happened in 2006 and you understood them to be saying the opposite. The men who have captured Kismaayo have already taken the advice. Waa rag si miisan leh wax u cabiray and very cautious of repeating the last mistake in 2006! For this reason, the city is very peaceful and naught much has changed in the way of security!
-
By this we are to assume Emporer and Duke mean to say reer Puntland have taken over Kismaayo? Xoogi meeyey aad Afgaduud ku teri waydeen? 95% of the fighters on Barre's side of the conflict are still in Kismaayo. Kismaayo is peaceful and the men are there. This is not the ICU capture of Kismaayo in 2006. There is no mass leave. There is no attempted disarmament and unity within the clan will resurface inshallah.
-
So far Afmadoow and Dhoobley have been totally cleaned of gas and weapons.
-
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
So far, Afmadoow and Dhoobleey have been totally cleaned of weapons and gas. -
Brofessor, cimaamad does not make one a Sheikh. This is was a long planning on the part of the Unholy Alliance and the Islamists spear-headed it with their tribal bed-partners. The only irony is they are not military strategicians and in the three day fight called on practically ALL of their reserves and ammunition stockpiles after an almost total defeat. They have given an opening that must be taken. Kismaayo's security depends on the total control of the region which is the current target. Duke, you sound almost disappointed as if I woke you up from a good dream. Whatever it is I am confident in waiting. You might as well enjoy the small moment of celebration since one will not come upon you in a long time.
-
Strategy has changed. Kismaayo will be the last meet. Every single can of gas and ammuniation stock from Kismaayo to the borders of Gedo and the L Shabelle will be collected. The support base to the Unholy Alliance will be broken then Kismaayo will be the last meet.
-
Hiiraale beinh hunted in JUBA + Gedonet.com off air.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Strategy has changed. Kismaayo cannot continue to be threatened everytime a battle is won. The backbones of the threat are now the target. The meet will then be in Kismaayo.
-
Popular Contributors