Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Xoogaga Mucaaradka Oo La Wareegay Degmada B/Xaawo Iyo Maamul Islaami Ah Laga Dhisay Deegaanka Buurdhuubo Ee Gobolka Gedo Dec 09,2008 by B/Xaawo Gedo News Wararka aynu ka heleyno degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xoogaga muqaawamada ay saaka aroornimadii ay gudaha u galeen degmada Baladxaawo, xili dhaqa dhaqaaq ciidan ay halkaasi ka wadeen masuuliyiinta Gobolka Gedo oo shaley halkaasi soo gaarey. Sida Gedonet ay u xaqiijiyeen dadka deegaanka ciidamadani saakay soo gaaray degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxaa ay fariisimo ka sameeysteen saldhiga degmadaasi iyo qeybo ka mid ah wadooyinka magaaladaasi,waxayna isla maanta Saldhiga booliska Baladxaawo ay kula hadleen Boqolaal dadweyne ah. Wax iska horimaad ah kamadhicin halkaasi waxaana ciidamadu markii ay halkaasi gaareen ay sadex qori ka qaadeen kamid ah booliska oo saldhiga ku sugnaa, dhanka kale Maamul islaami ah ayaa looga dhawaaqay deegaanka Buurdhuubo xili inta badan degmooyinka gobolka Gedo ay maamulo islaami ah oo shareecada islaamka ku dhaqma u sameeyeen xoogaga la wareegay ee ka soo horjeeda dowlada KMG iyo ciidamada shisheeye ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya. Maamulka cusub ee islaamiga ee looga dhawaaqay deegaanka Buurdhuubo ee gobolka Gedo waxay ka koobah yihiin 7-xubnood waxana gudoomiye looga dhigay Macalin Muxumed Cabdi Garas sida uu Gedonet u xaqiijiyay sheikh Xasan Jabriil oo ka mid ah maamulka islaamiga ee gobolka Gedo. Sh, Xassan Jibriil wuxuu sheegay in talaabada ay qaadeen ay ka dhigan tahay sidii xal loogu heli lahaa Somalia A. C. Saalixi. Gedo News Network.
-
What a remarkable journey. From Kismaayo to Baardheere to Buurdhuubo to Garbaharey and now the peaceful acquisition of the tri-border. Al Itixaad remnants' blood-less ideological campaign in Gedo has manifested itself in today's capture of the most Ethiopian-invaded city of the Republic. Xoogaga islaamiyiinta ee saakay la wareegay degmada balad Xaawo oo maanta meel fagaara ah hala hadlay dadka deegaanka iyo digniino ay jeediyeen. Shabelle: BALAD XAAWO Xoogaga islaamiyiinta ee saakay la wareegay degmada balad Xaawo ayaa maanta meel fagaare ah hala hadlay dadka deegaanka iyagoo digniino culus u soo jeediyay qofkii isbaaro lagu arkaa. Muqaawamada hubaysan ee saakay la wareegay degmada Balad Xaawo ee gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa ay meel fagaare ah oo ku taala shaldhiga booliska degmada Balad Xaawo ay kala hadleen dad kor u dhaafaya ilaa 100-ruux Qaar ka mid ah saraakiisha hogaaminaysa xoogaga islaamiyiinta ee la wareegay degmada Baled Xaawo oo dadkaasi la hadlaya ayaa waxaa ay sheegeen in halkaasi ay u tageen sidii deegaankaasi loogu dhaqi lahaa shareecada islaamka. Sheikh Yaasiin Barre Xasan oo ka mid ah saraakiisha hogaaminaysa xoogaga islaamiyinta ee la wareegay magaalada Balad Xaawo ayaa waxaa uu sheegay in ruuxii ay ku arkaan isbaaro ay ku fulin doonaan xukun dil ah isagoo intaa ku daray in degmada Baladxaawo aan lagu arkin Karin wax shaneemo ah. Si kastaba ha ahaatee maamulkii horay uga arimi jiray degmada Baladxaawo ayaan wax war ah ka soo saarin isbadalka ku yimid degmadaasi,waxana ay arintaan ku soo beegmaysaa xili dhaq dhaqaaqyo ciidan ay haatan ka taaganyihiin xuduuda u dhaxaysa Ethiopia iyo Soomaaliya iyadoo aan la ogayn wax ay keeni karti arintaan.
-
BREAKINGNEWS AL SHABAAB INVADES PARTS OF MUDUG PUNTLAND
Gabbal replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Waa lays hayaa miyaa sheekadu? -
Xiin, that was Shabelle. This is Kismaayo news, a Dhoobley based site, saying the same thing. Faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan degaalkii ka dhacay duleedka Dhoobleey KN:Warar dheeraad oo lagu kalsoonyahay oo ka soo baxay dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka Calibuleey ee degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa tibaaxaya in khasaaraha goobta ka dhacay uu dhanyahay 4 dhimasho ah iyo 4 dhaawac ah. Dhinaca Kaambooniyiinta ayaa waxaa ka dhinta 1, afar kalana way ka dhaawacmeen halka dhinaca jabhadda ONLF ay ka dhimatay 3. Kaambooniyiinta ayaa waxaa hogaaminayay Sheekh Dulyadeyn oo ah taliyaha ciidamada xarakadda Mucaskarka Kaambooni, halka dhicana Jabhadda ONLF ay ka hogaaminayeen Sheekh Deeq iyo Cabdikarim Sheekh Muuse (Laab-dhagax). Sheekh Deeq waa sargaal sare oo caan ka ah gobolka Soomaalidu degto ee Itoobiya gumaysato isla mar ahaantaana u qaabil sanaa Jabhadda ONLF hawlgallada gobolka Nogob, halka Laab-dhagaxna uu jabhadda ONLF u qaabilsanaa gobolka Doollo ama Wardheer. Inkastoo ay ahayd xero ku taala meel duur ah goobta dagaalku ka dhacay ayaa hadana waxaa goobtii u hadhay oo la wareegay xarakada Islaamiga ee Macaskarka Kaambooni, halka garabkii kale ay ku firxadeen duurka, kuna jiraan dib isu uruursi. Wararku waxay intaasi ku darayaan inay jiraan wadahadallo iyo dhexdhexaadin ay isku dayayaan qaar kamid ah cuqaasha deegaanka balse markay KismaayoNews u kuurgashay xaaladda ayaa waxay u muuqataa inay talo faraha ka baxday oo ay adagtahay in la baajiyo dagaal mar kale dhex mara xooggaggii maanta dirirtu dhex martay. Gurmad dheeraad ah oo ku soo waajahan Islaamiyiinta ayaa wuxuu hadda ku sugan yahay deegaanka Xayo, waxaana la saadaalinayaa inay Islaamiyiintu bari subaxnimadii guluf kale ku kiciyaan ciidamadii ONLF oo la sheegay inay dib isu uruursanayaan. Waxaa kasoo wareegtay 7 bilood markii ay sedan oo kale foodda isu dareen degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose ciidamo ay ONLF ku uruursanaysay halkaasi iyo Islaamiyiinta Mucaskarka Kaambooni. Oday dhaqameedka degmada Afmadow ayaa xiligaasi baajiyay dagaal asna ku sigtay inuu ka qarxo deegaanka Cag-libaax ee magaalada Qooqaani oo sidoo kale ay Jabhadda ONLF ku uruursanaysay ciidamo, kadib markay aqbaleen inay iskaga huleelaan gobolka oo qabtaan wadankii ay ka dagaalamayeen. Hadaba waxaa loo aanaynayaa in dagaalka maanta dhacay uu ahaa mid ay isu biirsadeen laba arimood oo midka koobaad ahaa ayadoo ciidamadii jabhadda ONLF ee ogolaaday inay gobolka ka baxaan aan sidii yeelin basle cagsigeeda ku sii xoogaystay iyo midka kale oo ah dagaalka dhawaan ka dhacay deegaanka Gabagabo ee gobolka Qorexeey, kaasoo u dhexeeyay labada Jabhadood ee ONLF iyo UWSLF. Ha fogaan ee goor walba nasoo qooraanso si aad nooga hesho wararkii ugu danbeeyay. KismaayoNews.com
-
Islamist Militia Seizes Control Of Somali Town Last Updated: 12-06-08 at 11:45AM MOGADISHU, Somalia -- A hard-line Islamist militia seized control Saturday of a central Somali town, raising fears that the al-Qaida linked insurgents may expand their territory before the withdrawal of Ethiopian troops supporting the crumbling government. The militant victory in the trading town of trading town of Gurael, 370 kilometers (230 miles) north of the capital, Mogadishu, adds to the recent gains of the al Shabab militia. Islamic fighters have seized control of most of southern and central Somalia in recent months, with the Al Shabab faction making the greatest gains. Ismail Ali, a nurse at Istarlin Hospital, said eight people had been killed and dozens wounded in the fighting between the extremists and a moderate local militia in Gurael. After several days of clashes, the residents' militia withdrew, leaving the militants controlling the town center. Fighters from a third faction previously allied to al Shabab withdrew without fighting, residents said. "Now it seems that al Shabab is in full control," said Abdulahi Dahir Hidig, a local resident. Somalia's crumbling government has been fighting the Islamists since December 2006, when Ethiopian troops supporting the administration chased an Islamic administration from power. Since then, the Islamists have split into several factions. One faction has signed a peace deal with the government but other fighters have been grabbing territory. The U.S. State Department says the most militant faction, al Shabab - which means "The Youth" - is a terrorist organization that helps protect bombers who killed hundreds of people when they attacked American embassies in Kenya and Tanzania. Ill-disciplined and poorly paid pro-government fighters often run away without a fight, leaving the government's Ethiopian allies to protect the capital and the parliamentary seat of Baidoa. Last month the Ethiopians announced they would withdraw from Somalia by the end of the year, creating a potential power vacuum that could see the Islamists seize power again. Countries have been reluctant to send peacekeepers to the war-ravaged nation beyond a few thousand Burundian and Ugandan soldiers under the auspices of the African Union. Somalia has not had a functioning government since 1991, when warlords used their clan-based militias to overthrow a socialist dictator, and then turned on each other.
-
Ururka AL shabaab oo Maanta maamul islaami ah uga dhawaaqay magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose. Posted: 12/6/2008 2:42:00 PM Shabelle: MARKA Ururka AL shabaab ayaa Maanta maamul islaami ah uga dhawaaqay magaalada Marka ee gobolka Sh/hoose. Masuuliyiinta xarakadda Al Shabaab ayaa waxa ay maanta markii ugu horeesay ku dhawaaqeen maamulka cusub ee islaamiga ee uu yeelanayo gobolka sh/hoose tan iyo horaantii bishii la soo dhaafay xiligaasi oo ay la wareegeen inta badan gobolka Sh/hoose. Waxaa maanta munaasabad balaaran oo ay ka soo qeyb galeen ku dhawaad 100-ruux oo lagu qabtay xarunta maamulka degmada Marka iyana ka soo qeyb galeen wax garad aqoonhano iyo ganacsato ku dhaqan gobolka Sh/hoose. Afhayeenka Ururla Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo maxkamadaan islamiga ah kaga dhawaaqay magaalada Marka ayaa waxaa uu sheegay in howsha maamulkaani ugu horayn uu diirada saari doono ay tahay dib u heshiisiinta beelaha gobolka iyo isu celinta hantiyada la kala heysto. Waxaa uu ku dhawaaqay Afhayeenka Ururka Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) illaa 5-ruux oo uu ka mid yahay gudoomiyaha gobolka oo uu u magacaabay Shekkh C/raxmaan Axmed isagoo sheegay in maalmaha inagu soo aadan ay magacaabi doonaan masuuliyiinta kale ee heerka gobolka iyo kuwa degmada ee gobolka Sh/hoose. Dhamaan waxaa masuuliyinta halkaasi qudbadaha ka jeeday maanta ay diirada ku saareen qudbooyinkooda muhiimada ay nabadu leedahay,waxaana dhamaan dadkii deegaanka ee ka qeyb galay ay sheegeen in ay ku garab gali doonaan maamulka cusub ee islaamiga ee loo magacaabay gobolka Sh/hoose. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
-
Al Shabaab oo sheegay in ay weerareen fariisimo ONLF ay ku leedahay Dhoobleey iyo Salaadiinta deegaankaasi oo Beeniyay arintaasi Shabelle: DHOOBLEEY Ururka Al Shabaab ayaa sheegay in ay weerar ku qaadeen fariisimo ay Jabhada ONLF ku leedahay Deegaanka Dhoobleey iyo Salaadiinta deegaankaasi oo sheegay in weerar lagu soo qaaday xoolo dhaqato dadka deegaanka ah. Dagaalkaan oo ahaa mid aad u culus ayaa waxaa uu saakay waabarigii ka qarxay deegaanka lagu magacaabo Cali Bulooy oo qiyaastii 50-km kaga beegan degmada Dhooblay ee gobalka J/hoose. Dagaalka ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in uu u dhexeeyo ciidamo iskaashanaya oo ka kala tirsan Ururada hubaysan ee Al Shabaab iyo Mucaskarka Raaskanbooni oo isku dhinac ah iyo ciidamo ka tirsan jabhadda hubaysan ee ONLF ee ka dagaalanta gudaha dalka Ethiopia kuwaasi oo xeryo military ku lahaa deegaanka uu dagaalku ka dhacay. Warar ku dhaw dhaw dhanka Ururka Al Shabaab ayaa u sheegay idaacada Shabelle in ay xoogaga islaamiyiintu saakay weerar qorshaysan ku qaadeen goobtaasi ay daganaayeen ciidamada ONLF-ta isla markaana halkaasi uu ka dhacay dagaal culus oo ay ka qayb galeen gaadiidka dagaalka ee tiknikada ah la iskuna adeegsanayay hub culus oo ay ka mid yihiin qoryaha garbaha laga rido ee baasuukaha. Dagaalkaan ayaa waxaa uu ka danbeeyay ka dib markii xoogaga islaamiga ah ay Jabhadda ONLF-ta usoo jeediyeen in ay isaga guuraan gobalka J/hoose iyagoo ku eedaynaya in ay qorshaynayaan weerar ay ku qaadaan magaalada Kismaayo balse ay taasi ka dhaga adeegeyn ciidanka halkaasi ka jooga ONLF-ta taasi oo keentay dagaalka saakay halkaasi ka qarxay. Waxaa guul daro ku dhamaaday isku day la doonayay in lagu joojiyo xiisadda dagaalka sababtay oo maalmihii danbe ay wadeen odayaasha dhaqanka ee gobalka J/hoose iyadoo wararka naga soo gaaraya degmada Afmadow ay sheegayaan in maanta halkaasi uu ka dhacay dibadbax ay dadka deegaanku kaga soo horjeedaan dagaalkaasi Warar ay heshay idaacada Shabelle ayaa sheegaya in haatan xaaladu ay tahay mid dagan,waxaana xariir ay Ururka Al Shabaab la soo sameeyeen idaacada Shabelle ay u sheegeen in dagaalku uu haatan istaagay,kuwaasi oo sheegay in dagaalkaasi uu ugu geeriyooday mid ak mid ah ciidamadooda iyo dhaawac soo gaaray labo kale. Suldaan Cabdi Cali Sonkor oo ka mid ah salaadiinta deegaanka Dhoobleey ayaa idaacada shabelle u sheegay in ururka Al shabaab ay weerar ku soo qaadeen dadka deegaanka isla markana aysan waxba ka jirin wararka ay sheegayaan ururka Al shabaab ee ah in ay weerareen Jabhada ONLF. Sidoo kale suldaanka ayaa waxaa uu intaa ku daray in dagaalka uu yahay mid lagu soo duulay qabiil halkasi dega isla markana dagaalka uu yahay mid qabiil. Waxaa ay sheegteen saraakiisha Ururka Al Shabaab in ay la wareegeen gacan ku haynta goobta uu dagaalku ka dhacay,iyagoo intaa ku daray in ay ku arkeen mayadadka illaa 7-ruux oo ay ku sheegeen in ay ka mid ahaayeen Dagaalayahandii Jabhadda ONLF ee dagaalku uu halkaasi ku dhex maray,mana jiro wax war ah oo dhanka ONLF ka soo baxay kaasi oo ku aadan sheegashada Al Shabaab iyo dagaalkaba. Dagaalka maanta ayaa waxaa uu noqonayaan kii ugu horeeyay ee ka dhaca gobalka J/hoose tan iyo markii bilo ka hor ay ganac kuhaynta magaalada dekadda ah ee kismaayo ay xaqijiyeen xoogaga islaamig ah inkastoo horay ay dagaalo uu dhiig badan ku daatay dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia uu ugu dhexmaray jabhada ONLF iyo Ururka Al Shabaab. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 8:00-Subaxnimo maalin walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
-
Ethiopia is good they say: I say Yey is better for Somalia
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Money do not get ahead of yourself. Ethiopia's influence in Somali political affairs first begun in the late 70's when the SSDF went to the hyena's den for protection following the coup attempt, expanded to the SNM in the 80's, and culminated in the fractured status of Somalis in the civil war. Prior to that, Somalis were never "used and misused stooges" because Ethiopia never held such powers over the Somali people. Also, the current leadership of Ethiopia itself, the TPLF, was a pawn of Siad Barre and Somalia against the Menguste Derg regime. -
Ethiopia is good they say: I say Yey is better for Somalia
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Duke, god bless your comprehension skills. Everything that comes out of your mouth is a talking point. Any response you give is a talking point. The simple truth is you have been outmaneuvered politically and you are obviously non too happy about it. If the opposition could not militarily defeat the TFG and its big Ethiopian guns, they could play a political game and divide mentor (Ethiopia) from protege (Yusuf)" which is what they did. It is simple as that. -
Ethiopia is good they say: I say Yey is better for Somalia
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
The brutal truth is that this is considered payback by the people you named. The policy is use to break him what he used to break you. That you are also having these sentiments is not really a surprise. -
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by HornAfrique: Dayniile sow taad shalay lahayd waa shabakad been abuur ah? Marmar ayey runta sheegan. Ma saas baa.
-
Dayniile sow taad shalay lahayd waa shabakad been abuur ah?
-
Maxay dad Xabashi difaaceen.
-
Ngonge the man has already explained himself! Yours is but a crude attempt to simplify his reasoning. Understand that I, who now says this, am the same man who questioned the young man's dual loyalty before you did in the thread. Red said: Somalis in particular are one body (whether they live in two seperate countries or more), so whenever one of them is harmed, the others shall ache as well. I believe I dont have to be direct recipient of the wrong doings in Somalia subjected to them by the Ethiopians to feel their pain. If you have lived in Addis ababa like I have, you would know that Ethiopians dont' know the difference between somalis from the South or Somaliland. They always hated us to death. They train both SL and PL troops (suprisingly these two went to war twice using same arsenals donated by Ethiopia). In addition, Somalia is still my home, I do very much consider it part of me. Also, it is very disappointing to see someone such as yourself, who grew outside of Somalia, espouse everything wrong with Somali tribal culture. What do you mean by: ? Were they not the ones that gave you shelter in Addis when you were fleeing the fathers and grandfathers of the Shabaab you support today? Al Shabaab is a tribe and their forefathers are guilty of...? The future is more bleak then I thought if those born and raised outside of the nation espouse such viewpoints.
-
Oodweyne, then I guess we shall see in the fullness of time.
-
Originally posted by RedSea: NG, You ask what has Ethiopian done to me? For you to understand that quesiton, you just need to know what kinda person I am and my background. You see I am from very religious family, our home was built around the Islamic faith. It has always been part of my family value to know that Muslims and Somalis in particular are one body (whether they live in two seperate countries or more), so whenever one of them is harmed, the others shall ache as well. I believe I dont have to be direct recipient of the wrong doings in Somalia subjected to them by the Ethiopians to feel their pain. It's Muslim thing, it's a somali thing if you don't understand. If you have lived in Addis ababa like I have, you would know that Ethiopians dont' know the difference between somalis from the South or Somaliland. They always hated us to death. These people have always been an enemy to Somalis, all of them somalis. If they had any love for Somaliland, then they would have recognized it long ago. I promise you if Somaliland had stopped kissing the butt of the Ethiopians today, you would have seen them at our doorsteps. The only reason Ethiopia considers somaliland they 'little friend' is because SL obeys it well. Just to give you an example: would Ethiopia aide AY/cade Muse and Rayaale at the same time?, Somaliland and Puntland at the same time? They train both SL and PL troops (suprisingly these two went to war twice using same arsenals donated by Ethiopia). :confused: In addition, Somalia is still my home, I do very much consider it part of me. They are somalis aren't they? they are Muslims aren' they? Your question seems so far off logic. It's like saying why should we care about the Isreali aggression into Palestine, why should we care about the war in Iraq, or Afqhanistan or even Chechnya? secondly, it is not politically right to think that whatever outcome in the South will have little or no impact on Somaliland. I am worried if Ethiopia does get away with what they are doing in the South, they will have no second thoughts of doing the same every else. Adeer you don't know these people. You have lived most of ur life in the Arab states and then the West. So I am not suprised by your sentiments. You have my absolute respect and I apologize if you took anything I said in an insulted manner. It is rare to find a person like you these days and you are definitely an inspiration even to myself. Nin rag ah.
-
The new warlords wear Turbans.
-
It seems the Ethiopian threat of withdrawal without preconditions, the first time since the invasion, actually worked. The U.S stopped publicly ignoring the situation and today announced it is preparing a U.N Security Council resolution to send U.N peacekeepers to Somalia. US push for peacekeepers in Somalia 2 hours ago The US has said it will push for a United Nations peacekeeping force in Somalia after Ethiopia announced it would pull its forces out of the conflict-wracked nation by the end of the year. Ethiopia sent thousands of troops to Somalia in early 2007 and helped drive Islamists from the capital Mogadishu after six months in power. But since then, the Islamists have waged a ferocious uprising against US-backed Somali government troops and their Ethiopian allies and they are now in near-total control of the failed state. The Ethiopian withdrawal would leave the entire country ripe for an Islamist takeover. In response to Ethiopia's announcement, Gordon Duguid, a US State Department spokesman, said: "We are working with the government of Ethiopia and others in the region to ensure stability in Somalia." Ethiopia and Somalia have called repeatedly for a UN peacekeeping force to help pacify the country and boost the country's weak government -- but the UN Security Council has said it first wants a ceasefire and improved security to ensure that there is a peace to keep. But the US said that it would press for a UN force. It gave no timeline. "The US regards deployment of a United Nations peacekeeping operation as essential for stability in Somalia, and we are working with our security council and other partners to prepare a UN Security Council resolution on this matter," said Patrick Ventrell, a spokesman for the US Mission to the United Nations. Last week, UN secretary general Ban Ki-moon urged all groups to back an October 26 ceasefire between the government and some Somali opposition parties and he welcomed Ethiopia's readiness to withdraw its troops to support the ceasefire. But the agreement did not include any of the hardline opponents who have denounced talks with the government and who are behind much of the bloodshed in Mogadishu. Source
-
Khalid, I would say close to 40% of the leadership of Al Shabaab hail from the Somaliland clan. Makes someone like Oodweyne sweat you can imagine when he thinks about what this bodes for Somaliland as Al Shabaab gets stronger.
-
^No actually I do not think Hiiraale is going to make any sort of comeback. The man has went the way of Gen Cumar Xaaji Massale. August 2006 was not Hiiraale vs. Islamist, the fight in it itself started between Hiiraale supporters and those who felt warlordism had no more position in Somali politics and wanted to move on. Hassan Turki himself said on the BBC "we [islamists] came to support those of Hiiraale's clan who wanted to move on during the second day of fighting". I guess that says something about the rest of your commentary. The situation in current Somalia is not the simple clan-oriented jigsaw puzzle it once move. Reorient your think and adapt or be left behind as a clueless laughingstock.
-
And you sir are clueless about what you are talking about.
-
Popular Contributors