Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Ururka Al Shabaab oo galabta Xukun Tacsiir ah ku filiyay dhalinyaro la sheegay in ay gabar ku kufsadeen magaalada Muqdisho(DAAWO SAWIRADA). Shabelle: MUQDISHO Ururka Al Shabaab ayaa galabta Xukun Tacsiir ah ku filiyay dhalinyaro la sheegay in ay gabar ku kufsadeen Xafadda Suuqa xoolaha ee magaalada Muqdisho. Galabta ayaa dhaq dhaqaqa Ururka Al Shabaab waxaa uu xukun Tacsiir ah ku filiyeen Ilaa 4-dhalinyaro oo lagu eedeeyay in ay gabar 18-sano jir ah ku kufsadeen Xaafadda Suuqa Xoolaha ee magaalada Muqdisho. Xukunka Tacsiirta oo galabta ka dhacay xaredii Maslax ee xaafadda Suuqa Xoolaha ayaa waxaa ka soo qeyb galey dadweyne aad u fara badan kuwaasi oo u soo daawasho tagay Xukunka lagu filinayo dhalinyarada la sheegay in ay geysteen Kufsiga. Sheekh Cabdi Xaqqa oo ah qaadigii xakumay Maxkamadda ayaa waxaa uu sheegay in afartaan wiil oo da’doodu ay kala aheeyd 15-jir,15-jir kale,16-jir iyo 18-jir ayaa midkiiba lagu xakumay in lagu dhifto min 100-boqol jeedal maadaama aysan soo wada marin wax guur ah oo ay sinaysteen sida uu sheegay. Waxaa kale oo lagu xakumay dhalinyaradaan in ay bixiyaan meherka gabadhaani iyo sidoo kale in ay bixiyaan wixii ay heli laheyd gabar Bikro ah iyo in dhamaan dhalinyaradaani laga Masaafuriyo gobolka Banaadir oo ay wax ku kufsadeen islamarkaana loo masaafuriyo gobolo kale sida ay maxkamadu xukuntay. Xukunkaani galabta lagu fuliyay dhalinyarada ayaa sidoo kale waxaa ka hadlay wakiilka Al Shabaab ee gobolka Banaadir Sheekh Cali Max’ed Xuseen isagoo sheegay in arintaani ay qeyb ka tahay hergelinta shareecada islaamka. Ugu dambeyntii ayaa wiil ka mid ah Dhalinyarada maanta la xakumay waxaa uu Idaacada Shabelle u sheegay in uu ku faraxsanyahay xukunka Maanta lagu fuliyay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageyso wararka 7:00-Fiidnimo Habeen walba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
-
President Rayaale's Speech at Chatham House + Photos
Gabbal replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by AYOUB: quote:Originally posted by *Ibtisam*: ^^^LOOOL, your are too nice to the dude, maa habrawadheg baad tiihiin. You never know, it's small world wide web. I just love the way he got big ol HornAfrique's imagination going till he started talking about chairs, suits, colours, behinds etc. Just incredible! lol War heedhee amaan isii. :mad: Call it whiff of natural human suspicion. The man seemed sure the photo was doctored (could still be for all I know) and I glanced at it and was naturally drawn to all things out of place. I then turned around and provided concrete evidence the Miliband did meet with Riyaale so consider that my absolution. -
We will speak to those who want peace in our country
Gabbal replied to xiinfaniin's topic in Politics
Siday u egtahay wadadii ragi ka horeeyey ayuu **** socdaa. -
Following the spirit of Norf, Jacaylbaro please use this venue for your copy and pasting. The forum can use a break.
-
I agree Norf but what I find hypocritical is how Somaliland is more important than Puntland. If Puntland gets a single thread then so should Somaliland. It is hardly considered more important stuff when compared to Puntland.
-
President Rayaale's Speech at Chatham House + Photos
Gabbal replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Oodweyne, you are 9 years too late. The only "input" I am willing to hear from you is a formal public announcement of any of those things you say are discussed privately. Until then, keep your inputs to yourself, it seems like the millionth time the duck quacked. -
President Rayaale's Speech at Chatham House + Photos
Gabbal replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well it may not be photo shopped after all. Riyaale did meet the Foreign Secretary as announced here by a minister Lord Mulloch-Brown during a debate but the gentleman reiterated the position of the United Kingdom with respect to Somaliland saying it is still the same and will always be that way. On Somalia, the fight against piracy is certainly critical. As noble Lords know, we are very much involved in the piracy taskforce; its command centre is here in the UK. Beyond that, we are engaged onshore in Somalia, in the work to stabilise the political situation. There is important progress at the moment and we have been encouraging that with a new President, who has now succeeded in forming a broad-based Government, who have returned to Mogadishu. While there have been ups and downs in security, the basic trend towards a more inclusive politics in Somalia seems to be on course as an outcome of the Djibouti process. We have had contact with the President of Somaliland, and the Foreign Secretary will meet him. Our position remains the same: first and foremost, the leaders of Somalia and Somaliland must sit down to try to resolve their differences. Beyond that, it is for Africa to take the lead in any change of status that might follow. We certainly cannot overlook the fact that Somaliland is the one part of broader Somalia where there is, at the moment, some reasonable government and development progress. Indeed, some 60 per cent of our development assistance is applied to Somaliland because of the success that is possible there. Source -
President Rayaale's Speech at Chatham House + Photos
Gabbal replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Emperor your accusation of photoshop made me look closely at the picture. Notice the back of Miliband when compared to the red chair. That is not the markings of a real picture. If this is a photoshop, it is a pity. -
London: Like children Riyaale plays with the secessionist SNM
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
And here I thought Oodweyne would be at the main terminal with his own hired band of musikaalay. -
Originally posted by xiinfaniin: ^^War heedhe dadku nabad bay rabaan. Online commentary aside, that is the nuxur of this story. Gartay.
-
Originally posted by xiinfaniin: Nuxurka mudaahaaradka : In xalka mushkiladda dalka lagu raadiyo wada hadal oo aan marnaba dagaal loo adeegsan. No, that is not nuruxka mudaahaaradka. That is just one of the points, including the complete withdrawal of the AMISOM forces, the editing of the constitution, and the acceptance of Sharia Law that was agreed upon by the Culumaa and the people have accepted but the nuxur of the mudahaarad is the point about the withdrawal of AMISOM forces and the acceptance of Sharia Law as judged from the posters and speeches. This topic is a good example of taking things out of context or picking and choosing if you so like.
-
Originally posted by Suldaanka: The people will speak insha allah. And the outcome will determine if he stays or not. But as Somalilanders we need to be open minded and be open to all possibilities. It is just not wise to assume that he will go away. An Udub man eh. From what I see even on this forum, the majority of the people are so set against him, there is absolutely no way Riyaale can be reelected again, democratically.
-
Ironically enough the protest seems to be protesting the very entities that stand to the right of Sheikh Sharif in his press conferences.
-
Originally posted by Egaal: Kadaa dawlada ha aflagadayn sxb. Still way dhaantaa tan xataa Presidential guard haysan ee koonfurta. Ninkaani ma Shiekh Badacas baa.
-
Somaliland in old usage = Eastern Horn where Somalis live.
-
Duke if you hear anything keep us updated. Nabad, you don't know who is part of thise movement. It could be your own brother or next door neighbor. One thing I do know now is that they have started implementing that part of the plan. Already many men of Puntland and Somaliland origin are being sent back north.
-
Originally posted by Oodweyne: [QB] quote: Originally Posted By Mr. Gabbal , Waxaa iswaydiin mudan marka dawladnimada la sheeganayo meedey hadaanu dhaqaalo loo hayn hal doorashaba? 40% of the election budget is paid by the Somaliland's government and 60% is paid by the EU. The EU has not completely allocated the whole sum; hence, the delay in organising the latest hiccup of the registration process... All in all; the election will be held long before May of this year (2009) whch is the when the mandate of the extended current government expires. And, there will not be any further extention indeed... Hence, the complete registration, and fraud-proof system of registered votes is a must in here. Hence, the NEC (i.e., the electroral commission) will take it's time to guarentee that there is no hanky-panky in here or even for that matter Gen. Afweyne's 99% public votes in his heyday in here. Be rest assure of that, dear lad ... You would be wise to ignore my feigned ignorance there Oodweyne. Money is not the issue here for a mere provincial election and in a place like our home country where people give their services for free in the name of clannish cause. I think the reality is Riyaale is not going to let power go. This is what, the third post-postponement? War jiraba cakaarahu iman.
-
Duke, those close to the Islamists have said Al Shabaab/Islamist have entered a phase where they send Islamists of Puntland and Somaliland origin back to their regions. The Islamists now believe the time is right to start campaign in the north. The men had contacts in Puntland and Somaliland for months now and are supposed to prepare the underground foundation for the materialized movement there. Have you heard anything?
-
Waxaa iswaydiin mudan marka dawladnimada la sheeganayo meedey hadaanu dhaqaalo loo hayn hal doorashaba? Mise arrin kala meesha looga gol leeyahay.
-
Puntland waxaa dhistay shirkii Qaahira wakhtigii Abdullahi Yusuf iyo Gabyoow faro marnaan kaga soo laabteen. Shirka Djbouti isaguna aanu eegno inuu wax dhiso iyo in kale. Already the Islamists in control of Gedo have shrunk away from the clan feelings rising in the region. Dibed-baxyo lagu diidan yahay qaab dhismeedka xukumada cusub ee Somalia oo maalintii 2-aad ka socda gobolka Gedo Waxaa maalintii labaad ka socda qeybo ka mid ah gobolka Gedo ee Koonfur galbeed Somalia banaanbaxyo lagu diidan yahay qaab dhismeedka xukuumada federaalka Somalia ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti sida ay sheegayaan wararka halkaasi naga soo gaaraya. Deegaanada ay saaka banaanbaxadu ka dhacayaan ayaa waxaa ka mid ah magaalada Garbaharey oo ah xarunta gobolka Gedo iyo degmada Doolow, iyadoo degmooyinka Baardheere iyo Buur Dhuubo ay ka socdaan qabanqaabo xoogan oo banaanbaxyo looga dhigayo saacadaha soo socda, hase ahaatee sida uu inoo xaqiijiyey weriye Maxamed Gaarane Aadan oo ka mid ah suxufiyiinta ka howlgasha gobolka banaanbaxa ugu balaaran ayaa waxa saaka maalintii labaad u ka soconayaa degmada B/xaawo ee gobolkaasi Gedo halkaasoo ay iskugu soo baxeen kumanaan dad ah oo ka kala yimid xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi. Dadweynaha banaanbaxyada ka dhigaya degmooyinka gobolka Gedo ayaa si weyn uga soo horjeeda xubinta beesha ***** ka soo gaartay xubnaha cusub ee golaha wasiirada dhowaan looga dhawaaqay magaalada Jabuuti kaasoo iska casilay xilkii looga magacaabay oo ahaa wasiirka shidaalka iyo tamarta ahna ra’isul wasaare ku-xigeenka ka dib markii uu cadaadis kaga yimid xildhibaanada beesha uga jira baarlamanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada beesha ***** ee ku dhaqan gudaha iyo dobeda iyagoo sheegaya in xubintaasi aysan u qalmin beeshooda aysan qaadan doonin. Cabdishakuur Cilmi Xasan cabdishakuur48@live.com
-
^Indeed they are not.
-
Originally posted by peacenow: Senator Feingold is a good man. This Jewish Senator has done more for Somalia than all the millions of dirty Arabs that Somalis are in love with. What has he done for Somalia? Whereas one can list all the development aid including water sanitation, ramadan support, school building, social services provided, scholarships funded, and clinics set up by those "dirty Arabs". War ileen balaayo
-
Originally posted by xiinfaniin: ^^So that is man who took Maslax's post in this goverment. Not bad at all I don't think he took Maslax's post awoowe. Maslax was not contesting a minister position. Waa nin madaxweynanimo ku qufulantahay.
-
Originally posted by xiinfaniin: Ducaysane, Gandi gartayye'e, tolow yaa Maslax Siyad lagu beddelay? ina Goonjeex.
-
Originally posted by Emperor: 9. Wasiirka Tamarta & Shidaal (AHNA Raysul wasaare ku xigeen) Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex Goonjeex waa xubin isbahaysiga Emperor-oow. Isagoo kursigiisi hore loo dhaariyey bay Cabdullahi Yusuf iyo *******oow (oo isku hooyo ahaayeen gen Gaani) ina Gaani u xoogeen. Labadii boqol ee dhawaan la dhaariyey ayuu dawladaan kaga mid noqday marka waa xubin isbahaysiga.
-
Popular Contributors