Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
However it was wonderful how you tried to spin the whole argument 360 degrees right back at me, if only poor old Juma had such skills. LOL Duke, Ms Word is new-comer she still has yet to learn how the politix section operates On the other hand, I completely agree with Ms Word. What Col Yey did in Balanbale , Garowe , Qardho , and what he was looking to do in Bosaso is irrefutable by none but his die-hard supporters .
-
Ilaahow u naxariiso marxuumka. A man greatly responsible for the peace Cabudwaq City and district has enjoyed since the state's collapse. Ilaahow janatul firdowsa ku waraabi. Samir iyo iimaan eheladiisa, asxaabtisa, iyo dhamaan dadkuu ka tagay.
-
Gudoomiyahii Degmada Caabudwaaq “Caaqil Warsame Diiriye (Caaqil Jiifaa) Oo Xalay Ku Geeriyooday Magaaladda Caabudwaaq Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaheyhu Raajicuun, waxaa xalay fiidnimaddii ku geeriyooday magaalada Caabudwaaq “Axmed Diiriye Warsame’ oo ku magac dheeraa “Caaqil Jiifaa†allaha unaxariisto Caaqil ayaa waxaa uu ahaa Gudoomiyii degmeda Caabudwaaq waxaana Xilka gudoomiyaha degmeda Caabudwaaq umacawday Xukuumaddii Lagu soo dhisay Magaaladda Carta ee Dalka Jibuuti. Marxuumka ayaa waxaa uu xanuunsanay ilaa sanadkii 2004 waxaana hayay Cudurka Soomaalidu utaqaan “Dhiig-karka†hase hatee waxaa uu Axmed Warasme aad usii xanuunsaday Maalinimadii shalay xiligaas oo uu galay Koomo ilaa uu xalay fiidnimadii haleelay Mawdkii Xaqa ahaa. Waxaa saakay subaxnimaddii lagu aasay qabuuraha dayacan ee magaaladda Caabudwaaq. Aaska Axmed Warsame ayaa waxaa ka soo qayb galay dadweyne aad ufaro badan waxaana ay ilaahay uga barayayeen inuu janadii Firdawsa hoy uga yeelo. Aamiin Aamiin Aamiin Said Mohamed ali Gedonet- Caabudwaaq Qodax@gedonet.com
-
Abdulqasim didn't fail because of the AY but indeed because of his inability to tame the wild dogs of Mogadishu. Someone didn't even read my post :rolleyes: The only thing that brought Cabdulahi Yusuf in an Abdiqasm picture is because of my comparison between what had transpired in Muqdisho and Puntland in the same time frame.
-
HORN - Since Abdiqasim Salat is the best hope for Somalia, I'd like to know what good he brought for Somalia? What schools he built, what hospitals he refurbished etc. In essence, 'waxtarkiisa' as El Presidente.. It's not as much as what had done, as much as what he could have done had he been given half the chance. From the get go, way before his inaugration, there were obstacles and oppostions that he neither deserved nor warranted. Here you have Abdulahi Yusuf, from the beginning, calling people to oppose the good fruits that were emerging from the Arta reconciliation. What did the reconciliation conference in Arta do to deserve that political harassment? Did Abdulahi Yusuf and his qabqablayaal peers (the warlords around the country) feel threatened that Arta was mostly ignoring the warlords (the accepted "powerbrokers") and instilling power in the traditional leaders? As Abdiqasim came to a hero's welome in Xamar, the warlords'(around the country) sense of being threatened turned to outright fear. Fear of losing the control, prestige (however infamous), and respect/fear they held over their domains and those affiliated with their domains around the country. Let's look at how things happened. Mudane Abdiqasim Salad Hassan was legitimately chosen the president of Somalia, while mudane Jaamac Cali Jaamac was legitimately chosen, by the Puntland issims, to be the president of Puntland State. THOSE democratic processes were a condamnation of DEATH to the qabqablayaals and their control of affairs in their regions. The qabqablayaals (chief among them being our senile current president) could not tolerate the sweeping changes affecting the country. The scrap merchants in MOGADISHU flexed the muscles they had accumulated during the long years of anarchy and held Abdiqasim at bay in one small area of Mogadishu. Their counter-part in PUNTLAND, backed by a small branch of his laf, was ready to go to war against Puntland and mercilessly sacrifice all that the people had achieved just so he could contain the democratic powers of the Isimo and continue his iron-fisted rule in the region. In both cases, sadly but courageously, the democratic defense backed down because of their honorable wish of safe-guarding the peace.
-
And um, do you know which tribe c/qaasims mother hails from [Wink] ? Rahima it's ludicris what they're alleging. Not only his mother, but his brothers too. I truly believe Abdiqasim was, and still is, the best hope for this country.
-
Shir Nabadeed Maanta Lagu Soo Gabo-Gabeeyay Magaalada Caabudwaaq Waxaa maanta magaalada caabudwaaq lagu soo gabo-gabeeyay shir nabadeed lagu dhex-dhexaadinayay beelo walaalo ah oo xoogaa shaqaaqo ah ku dhexmareen gudaha magaalada Caabudwaaq. Shirkaan ayaa waxaa laga dhursugaayay go’aamada ka soo baxa ilaa labadii asbuuc ee ugu danbaysay, kadib markii ay beelaha Sade u xilsaareen inay dhameeyaan Gudi ka kooban Beelaha Daaroodka. Shirkaan maanta dhacay ayaa waxaa lagu qabtay Dhismo uu leeyahay Dugsiga Hoose Dhexe ee Hirda. Ugu horayn shirka waxaa lagu furay wacdi guud oo looga hadlaayay dhibaatada uu leeyahay khilaafka dadka muslimka iyo halaaga ka yimaada in ay dadka islaamka ah is khilaafaan oo kala tagaan. Intaa ka dib waxaa soo bandhigay goos-goos majaajilo ah koox arday ah oo ka mid ah Iskuulka Hirda waxaana ay ku cabirayeen majaajilada ay dhigeen xumaanta qabyaaladda iyo dhibaatada dawlad la’aantuba ay leeyihiin. Markii intaasi ay dhacday ayaa waxaa shirka la wareegay Hogaankiisa Xog-hayntii shirka waxaana ay gudo-galeen soo jeedinta go’aamaddii ay ka sugaayeen beelihii wax kala tabanayay iyo dhamaan beelaha kale Ee Sade bari. Waxaana uu ku dhawaaqay Hog-haynta Shirku “C/wali C/laahi Warsame†inuu soo bandhigay Go’aamaddii ay usoo kala xukumeen beelaha wax kala tabanayay. Waxaana go’aamadda ka mid ahaa inay jifo kasta bixinayso Magta ragii ka dhintay jifadda kale. Magta ay kala qaadanayaan jifooyinkuna ay tahay 100 halaad iyo duugta nin kasta, waxaa kale oo go’aamada ka mid ah inuu dil yahay qofkii qof kale kas udila sida shareecadda Islaamku qabto. Markii ay go’aankii xukunka ahaa uu jeediyay Hog-haynta shirka ayaa waxaa ay bilaabeen inay uyeeraan mid mid ah Nabadoonada beelihii ay wax ukala xukumeen. Ugu horayn waxaa ay uyeereen Nabadoon “ Axmed jaamac (ilmadow) waxaana uu ilmadow ku dhawaaqay inay qaateen go’aanka loo soo jeediyay isaga oo ku hadlay magaca beesha uu matalayay, ayna diyaar uyihiin wax kasta oo xal ah. Sidoo kale waxaa mar labaad loo yeeray oo hadlay Nabadoon kale oo lagu Magacaabo “ Xassan Yarre†waxaa sidii oo kale Xasan yare uu ku dhawaaqay inay ku qanceen qaateena Go’aanka gudigu gaaray. Waxaa Isagana hadlay Nabadoon “ C/laahi Caanood (Ilbir) Isaguna waxaa uu sii qaatay hadalkii Aqbalaada ahaa ee ay ragii ka horeeyay ku dhawaaqeen iyo sida ay ugu qanacsan yihiin Go’aanka Gudiga. Waxaa intaa ka dib ka hadlay dad badan oo ka mid ah qaybaha kala gedisan ee bulshada waxaana ay kawada hadleen sidii loo sii ambaqaadi lahaa Horumarinta go’aamadii ka soo baxay shirka. Waxaa dhamaan dadkii ka hadlay shirka ay ku wada dhawaaqeen in la taageero dowladii Federal-ka ah ee soomaaliya waxaana ay sheegeen inaan soomaaliya ku sii jiri Karin dhibaatada Dawlad la’aaneed ee soo martay 15-kii sano ee la soo dhaafay. Ugu danbayn waxaa xiray Shirka ku simaha Ugaaska Beesha Sade Bari “ Ugaas “Axmed Barre Cali†waxaana uu u mahad celiyay Gudigii ******* ee arintaan loo xilsaaray iyo sida ay uga soo baxeen Mas’uuliyaddii la saaray waxaa kale oo uu ugu baaqay dhamaan qof kasta oo wax-garad ah inuu qaybtiisa ka qaato Horumarinta Bulshadda. Markii la xiray Shirka ayaa waxaa Dhamaan Nabadoonadii Beelihii arintooda lagu xalinaayay iyo dhamaan dadweynihii ka soo qayb galay shirkuba ay udhaqaaqeen Dibad baxyo ay ku marayaan wadooyinka magaalada iyaga oo ku dhawaaqaya Erayo midnimo iyo walaaltinimo ku dheehan tahay. Said Mohamed Ali Gedonet-Caabudwaaq Qodax@gedonet.com
-
Aabaheey D*** ayaa dilay Well it's true, Abdiqasim's father was killed in the middle of Cabudwaq. If Abdiqasim harbors hate, its dearly expected even though I wouldn't say it's anywhere near Abdulahi Yusuf's hate As for this recent come to light audio. I've heard plenty , the fact that Abdulahi Yusuf can't stand reer Cabudwaq and they despise him in return is not a new thing. Meesha dhiig baa yaal. I wouldn't lose any sleep thinking about the (would-be ) revenge Abdulahi Yusuf wishes to take on reer Cabudwaq or their neighbors in Galgadud. It's dearly expected, however, what is sad is that we are seeing two years worth of hopefullness and reconciliation going down the drain.. :mad: HOWEVER, I believe these two beels will and should support this endeavor to bring back the state, because to retaliate (mind you in the political sense) is to risk leaving the situation in status-quo. The world community will have completely lost heart in us were this transitional (now matter who is the head) to fail.
-
War ninkaan wali ma noolyahay Dowladi Abdiqasim markuu mucaarad ku noqoday baa magaciisa iigu horaysay ee ileen wali farcekiisa buu wadaa
-
About time I say. America should be toppled off its pedestal.
-
Oh, Avatar. Rest in Peace. ..Ms Word what made you engage in robbery?
-
Also Galaal story goes like Yemen and Ethiopea will isolate Mogadishu and attack Kismayu, why Yemen? You are forgetting Egypt's well established place in Somali politics. Her mysterious disappearance will be arising soon. Pray what position will she take...
-
^^ Like I've said before Libaax, there are some who took that map seriously. I think I posted a couple of days a news article alleging Col Hiiraale was calling all the former military officers of Somalia to Kismayo. I see they have arrived. But I don't understand why these military officers are hushing up Gen. Galaal? Could he possibly have "blabbed" out some information he wasn't supposed to, therefore leading these military officers to downplay his public announcement... From various news I'm hearing, the SRRC equivalent of Abdulahi Yusuf is springing up.
-
odeygaas wareersan fursada uu heysto madaxweyne Soomaaliyeed Macruuf-Aqiyaar war dee afka maxaa u'la aaday Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedaraaliga Soomaliya Mudane Abdulahi Yusuf Axmad War dee noo daa madaxweynaheena demuqaraatinimada lagu doortay p.s. Wareerkiisa waa wax lagaran karo. Hadaad cimrigaada kursi ka daba ordaysay miyaadan waalan laheen? Naf iyo maal, tol iyo qaranbo hadaan u baabi'iyay kursi aan si fiican ugu fariisan karin amba waa waalan lahaa. Abdulahi Yusuf inuu miyir fiyow yahay waa in la xaqiijiyo...miyaadan ila raacin
-
however the old talk of an imminent threat by “Alqeida terrorist†in Somalia is just warm-eaten with difficulties. Precisely why the United States is not currently inclined to see and hear Horn of Africa news through the "eyes and ears" of Ethiopia! Somalia, generally, is a third-rate country in importance to the American government. However, contained in every press release of every department (especially the two most important of Defense and State) is the official policy of the United States toward any one nation. In this case, the official policy of the United States toward Somalia's would be peace-keepers. Ethiopia is forced to heed the subtle message contained in the press release, because Ethiopia, like all other third-world countries, will most doubtedly believe that certain consequence will arise if they do not. Ethiopia is also keen on getting American support for the current Nile tensions between her and Egypt. Ethiopia understands that Egypt is one of America's biggest client states in Africa/Middle East, and in a sense want to be the "best they can be" to not ward off any more American support then they could afford. Mark my words, you will not be hearing of any more news headlines alleging Ethiopia's "offer" of foreign troops is on the table. However minuscule this press release might have been to us in the western world, it is more then enough on the front lines To think that any of us would have the audacity to willingly support any Ethiopian soldiers for whatever reason to legitimately enter Somalia! Taasu baa ciil iga keenta :mad:
-
I think the United States weighed the interests it has with Ethiopia vs Egypt and concluded to take this position. What an irony, the United States is finally standing up to Ethiopian domination of Horn
-
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay ka soo horjeeddo in ciidan ka socda dalalka deriska ah la geeyo dalka Soomaaliya.. War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa sheegay in Mareykanku la wadaago beesha caalamka iyo dad badan oo Soomaaliyeed walaaca ay ka qabaan ciidan shisheeye oo la geeyo Soomaaliya. Warku waxaa uu sheegay in dalalka Soomaaliya la deriska ahi ay dano iyaga muhiim u ah ay ka leeyihiin Soomaaliya, kuwaas oo sida ugu wanaagsan ee ay ku ilaashan karaan ay tahay dhismaha dowlad dhexe oo Soomaaliyeed oo waxqabad leh oo laga hirgeliyo Soomaaliya. Si kastaba ha ahaatee, Mareykanku waxaa uu sheegay in ciidan kasta oo la geynayo Soomaaliya aan laga qeyb gelin ciidan ka socda dalalka la deriska ah. Haddii ciidammo dalalka deriska ah lagu daro hawlgalka, waxay dowladda Soomaaliyeed ku noqoneysaa ayuu warku yiri caqabad aan laga tallaabsan karin oo uga gudban taageerada iyo kalsoonida ay uga baahan tahay shacabka Soomaaliyeed. Doodda ku saabsan ciidammada Soomaaliya la doonayo in la geeyo, waxaa maalmahanba ka taagnaa khilaaf sii kordhaya. Waxaa uu khilaafku u dhexeeyaa gaar ahaan Madaxweynaha, Cabdullaahi Yusuf Axmed iyo Raiisal Wasaaraha, Cali Maxamed Geeddi, oo daafacayay kana dhaadhicnayay dadweynaha in la keeno ciidan shisheeye oo aan loo kala saarin saf hore iyo mid dambe. Dhinaca kale waxaa ka soo horjeeda ra'yigaas hoggaamiyayaal hubeysan oo hadda Wasiirro ka ah dowladda oo ka soo horjeeda in ciidan laga keeno dalalka deriska ah. Hoggaamiyayaashaas oo dhammaantood ka soo jeeda magaalada Muqdisho waxaa ka mid ah, Ra'iisal Wasaare ku xigeen isla markaana ah Wasiirka Arrimaha Gudaha, Xuseen Maxamed Caydiid, oo isaga oo Baydhaba jooga BBC-da u sheegay in aanuu qabin in la keeno ciidan shisheeye. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maalmaha foodda nagu soo haya go'aan ka gaaro waxa laga yeelayo ciidan shisheeye. Rajo wanaagsan Si kastaba ha ahaatee, Mareykanku markii sannadkii 2000 dalka Djibouti lagu dhisay dowlad Soomaaliyeed sidaa uma daneyn. Laakiin intii ka dambeysay weerarkii argagixso ee dalkiisa lagu qaaday Sebtembar 2001, waxaa u muuqata khatarta ka imaan karta Qaran burbura. Hadalka Mareykanku uu soo saaray, waxaa uu muujinayaa in Mareykanku hadda daneynayo waxa ka socda Soomaaliya. Waxaana dadka qaar u arki karaan karta rajo laga qabi karo in uu gacan ka geysto dhismaha dowlad Soomaaliyeed oo ku dhisan qaabka uu warku tilmaamay oo ah wadaxaajood iyo dib u heshiin. Isha Warka bbcsomali.com
-
There are some taking the fabricated (allegedly {I don't know if it's true or not}) map seriously fellow nomads. Col: Barre Hiiraale Oo Isugu Yeeray Ciidamadii Xooga Dalka Soomaaliya Wasiirka dib udhiska iyo dibudajinta dawlada federaalka kmg ah ee soomaaliya Xildhibaan Barre Aaden Shire ayaa maanta ugu yeeray ciidamadii qalabka siday ee soomaaliya in ay barrito isugu tagaan xarunta shiirkole ee degmada kismaayo. wareegto oo maanata ka soo saaray xaafiiskiisa kuna socotay qaybaha kal duwan ee ciidamada qalabka sida ayaa waxaa loogu sheegay in maamlinimada barito ay soo xaadiraan xerada shiirkole oo iminka ah goob fariisin tiro ka mid ah ciidamada isbahaysiga dooxada jubba. Lama oga sababaha uu iminka gudoomiyaha isbahaysiga dooxada jubba uu isugu yeeray raggi ka tirsanaa ciidamadii soomaaliya xilligaan oo uu meel sare marayo dareenka bulshada ee ciidamo shisheeye oo dalka la keeno laakiin qaar ka mid ah dadka ka faalooda arimaha siyaasada ayaa waxaa ku micneeyeen in tallabaadaan looga gol leeyahay in lagu minjoxaabiyo dadaalka uu madaxwayne C/lahi yuusuf uu ciidamo shisheeye ku keenayo magaalooyin ay kismaayo ku jirto. Waxaana uruurinta ciidamada xooga dalka ay ku soo beegmaysaa maalin ka dib markii isbahaysiga dooxada jubba uu weeraray siyaasada madaxwayne C/laahi yuusuf ee kala xulashada magaalooyinka dalka oo ay wada joogaan shacab dawlada wada raba. Nasteex daahir Kismaayo, Soomaliya
-
What's interesting is Ethiopia neither has the military capabilities nor the political will to "officially" enter Somalia past border regions much less invade the capital at the behest of the government. Like I have been saying, maybe this constant onslaught of "the Ethiopians are coming (!)", "foreign troops are coming (!) will do the trick in uniting the Somalis for good. Where that to happen, I can't predict what effect that would have on Abdulahi Yusuf's transitional gov.
-
Baidoa is the right choice. Its near Gedo and the Juba's and not far from Marka. These areas are vital areas which need to be brought under the control of the government. ...and how should they be brought under the control of the government? I vote for Muqdisho.
-
Ms Word, what I'm seeing is a lack of understanding between yourself and Supuu. Your responses are parallel, I don't see how you two went this far without understanding each other :confused:
-
and hopefully may we end up with good looking, tall, (dark) somali men, who love us and thier mama's ( u know what they say about men who love thier mama's)....who r also educated and have imaan. I think you just described one of our mutual "acquaintances" Besbaaso....except without the "iimaan" part
-
^^^Say-fulaah or the Sword of Allah
-
Popular Contributors