Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Taariikh laguma xadgudbi karo. Sheeko adaa la yimi, taariikhdu waa taa sxb. Gedaa sheegtaye, cadayn baan ku keeni karayaa ku saabsan qabsashada Kismaayo Booranta laga qabsaday. It is my sincere wish inaynu isku imaan sheeko tanoo kale ku saabsan. Nabad Galyo.
-
Suldaanka- If you haven't already gotten it, I neither support this government nor oppose it. Waxay ku imaatabo waan arki. So to pin Qanyare's "ministerness" on me will not get you anywhere. This hurts or irks me as much as it does you. As for warlord media's flipflopping, come on Horn, you can't single out and accuse Dayniile alone for that. Or perhaps, you turn a blind eye to the other warlord-media that are even worser. That's not here nor there sxb. I am a great critic of Somali news mediums, even so, the topic of discussion is about Dayniile and only Dayniile. Dayniile is worse then the most illegitimate tabloid news sources in America, and thats saying alot. Marka adeer wax doodeena u qalmo la imow.
-
The larger towns Baardheere, Luuq and Ceelwaaq, you certainly know and knew who the majority of these towns were and still are. Miskiin- What do you think about this map? And this excerpt from different source that backs it up? In February 1917, Barrett moved into the Lorian region with a patrol to expropriate Aulihan livestock. Accompanied by 30 men from the Camel Corps and 30 mounted-infantry, he then proceeded towards M*****n country from Wajir to Elwak. Source. Adeer intaas baa kugu filan yaan umaleenahayaa. Hadalk intaa ka badan waa lagugu yidhi hadaad dhagaha u dhigaysi, inkalana wey macna la'aan.
-
If the translation Wacdaraha gave is true, then our Caaqil came here with an axe to grind. Indeed there is fine line between stating your opinions and lying by substituting yours for others.
-
It works perfectly for me. What kind of browser are you using? If you're using Internet Explorer try Mozilla. It starts exactly at 18:43
-
I love it! Jiriricaa igu dhacday markaan daawaday waagaa dad iyo dal nool aynu ahayn. Here is a somewhat more contiguous part of that documentary starting on or around at the 19th minute. Enjoy.
-
^Our good Miskiin waynu ka samirnay waaguu la yimi gobolka Gedo sanadyahii 1969 iyo 1991 baa duulaan lagu yimi. Alla maxaa ka raacay! Haatan Maskiin sanidyahii uu keenay waxuu ku turjumaa 1800 iyo 1900. Dhag ha u digin markay sheekada wax rer Gedo ku saabsan tahay, asxaab keena meel ba ku bukaa.
-
Does a nation like ours even suffer inflation?
-
Originally posted by Suldaanka: ^^ cajiib So are you saying only the websites that support "your warlord" make sense and others don't? No I am not. I am saying it is part of Dayniile's job description to represent Mohamed Qanyare Afrah's views and those of his cohorts. Were Mohamed Qanyare Afrah this second to switch from the Anti-"Terror" alliance and join the Islamic Courts side, then Dayniile would not waste a second in defiling and denigrating the Anti-Terror alliance, the very alliance they have taken it upon themselves to represent at the moment. This fabricated poll is just regurgitating yesterday's opinion voiced by the insignificant Bashir Rage and his colleagues in the Anti-"Terror" alliance. Ayoub Ii waran sxb, halkee baad ka dhacday?
-
Dayniile is the mouth-piece of the warlords who stated their support for secession yesterday just because the Islamic Courts opposed it. How can you legitimize such nonsense? Even if desperation called for it, does common sense entail it?
-
Isbahaysiga Dooxada Jubba oo dhexdhexaadinaya Beelo Dad Isaga Laayay Jubbooyinka Degaanka Cabdi Dhoorre iyo Beerxaanni, ilaa Kaamjirroon ilaa Yoontooy ee galbeedka illaa aqooyiga magaalada Kismaayo ayaa waxaa maalmahaan ka taagnaa xiisad colaadeed oo u dhexeysay beelaha Gaaljecel iyo Cawramaleh. Ugu yaraan 7 qof ayay isaga dileen si aarsi ah labadan beelood saddexdii maalmood ee la soo dhaafay, Dilalkaasnina waxa ay dhaliyeen in ay xiisad colaadeed ku fiddo degaannada galbeedka illaa waqooyiga magaalada Kismaayo ee ay beelahani wada deggan yihiin. Isu hub uruursi xoog leh ayaa laga dareemayay degaammada Beerxaani iyo Cabdi dhoorre, halkaas oo ay ka taagnayd dhiillo colaadeed oo kalliftay in dadkii ugu badnaa ay isaga dileen hab aargoosi ah. Wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta Xildhibaan Barre Aadan Shire oo hor kacaya wefti ay ka mid ahaayeen Xasan Maxamed Nuur (Qalaad), Taliyaha ciidanka Isbahaysiga Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale), Guddoomiyaha maamulka degmada Daahir Maxamed Cilmi iyo Xildhibaan Buulle ayaa waxa ay illaa shalay ku sugnaayeen degaanka Cabdi Dhoorre si ay xal uga gaaraan una xalliyaan xaaladda cirka isku sii shareertay ee colaadeed ee u dhexeysa labadan beelood ee Gaaljecel iyo Cawramaleh. Galabtana waxa ay wasiirka iyo weftigiisa oo ay la socdaan odayaasha beesha Cawramaleh yimaadeen tuulada Beerxaani, halkaas oo ay doonayaan inay ku qabtaan kulan ay odayaasha labadan beelood ku soo af jaraan colaadda sii hureysa. Wasiirka intii uusan ka soo kicitimin tuulada Cabdi Dhoorre ayaa waxa uu si kulul ula hadlay odayaasha iyo wax garadka beesha Cawramaleh oo uu ku tilmaamay inay gardarrada iyaga wadaan, waxana uu yiri "Colaad Dambe oo Cawramaleh ka socota haddii aan aragno Geelashiinna ayaan Kismaayo ku xeraynaynaa" taas oo uu wasiirku ku canaananayay inaysan dhicin colaad dambe oo ka timaadda beesha Cawramaleh. Dhanka kale wasiirku waxa uu sheegay in uu odayaasha beesha Gaaljecelna la kulmay isla markaasna ay is waafaqeen. Kulankii galabta ayaan weli qabsoomin, waxana sabab looga dhigay odayaashii beesha Gaaljecel oo aan soo xaadirin awgeed. Ahmed Timajilic Gedonet, Somalia
-
Heshiis laga gaaray xiisadii ka jirtay deegaano ka tirsan degmada Kismaayo Kismaayo 05 May. 06 ( Sh.M.Network) Xiisadihii dagaal ee ka jirey gobolka J/hoose ayaa hakaday, ka dib markii odayaasha dhinacyadii dagaalamay ay heshiis kala saxiixdeen heshiis xabadjoojin ah. Gudoomiyaha maamulka degmada Kismaayo iyo K/xigeenkiisa Cabdi Dhaaleey Xuseen oo ay wehliyaan waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda beelihii isku haya deegaanka Cabdi Dhoorre ayaa soo gaaray magaalada Kismaayo, ka dib markii heshiis ay soo dhex dhigeen labada beelood. Gogol nabadeed oo ka furneyd deegaanka Cabdi Dhoorre oo la isku mariwaayay ayaa markii dambe labada dhinac odayaashoodu waxa ay isla garteen in xal nabadeed laga gaaro khilaafyada u dhaxeeya sida uu shabelle u sheegay Suldaa Rashiid Hurre oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelihii isku hayay halkaasi. Suldaanku waxa uu sheegay in ay gaareen labada dhinac heshiis xabadjoojin ah, oo kor ay ka ilaalinayaan isbaheysiaga D/jubba, iyadoo cidii xabad joojinta ku xadgudubta uu talaabo sharci ka qaadi doono Isbaheysiga D/jubba. Dagaalo goos goos ah o ka dhacay deegaanka Cabdalle Dhoorre oo sababay dhimasho, dhaawac iyo barakac baahsan ayaa dhinacyadii dagaalamay iminka ay gaareen heshiis xabadjoojin ah. Farxaan Lafoole Shabelle Media Network, Kismaayo
-
Can be all this be a coincidance. I belive it is a plot by the warlord. Those of us who want to understand that part of the equation have already figured that out. This countless "wadaado, Islamic court" balooney in this thread has gotten on my nerves knowing this is only a publicity stunt garnered to embarass and give a bad image to the real Islamic Courts. For heaven's sake this court joined the Anti-Islamic Court alliance right after the incident. This is a fake Islamic Court.
-
Laa xawla walaa quwata ilaa bi laah. War aakhiro samaanki walle wuu dhawyahee is diyaarshe Somaaliyey. These courts will find little support among Muqdishu residents if this is how they'll conduct their business. This is grandstanding at its worst and plays right into the hands of the warlords and the so-called anti-terror coalition. Ya Allah. If people are not suffering under a warlord, a rabid "sheikh" awaits. Castro, either Somali is very difficult for you to read or you are in one of your former modes again. Doofaar ma daahiraa la yidhi. Castro go back and tell us who this "court" is, what they stand for, who they are allied with, and whether this was a publicity stunt designed to embarrass the real Islamic Courts or not.
-
^ ever since the JVA was established.... Ever since the JVA was established eeh? There is an almost lifespan of difference between the SNF's rightful capture of the city in 1998 and the establishing of the JVA in 2001. I would like to send an invitation towards your way though Oodweyn(or in any other way for that matter) to Kismayo, where therein lies the history as well as the current reality. Code- Adeer Barre Hiiraale uses naught anyone. Barre Hiiraale has no need to use for he has those who put him on charge. The Guri-El connection begun with the voluntary stance of those forces to unilateraly guide Barre Hiiraale and his men from Cabudwaq to Kismayo during the time rer Gedo decided to act as a result of the xumayn that occured in that shared city where blood to defend it was spilt mutually. I have already informed you of that. The Guri-El factor never was and is not as hyped out to be. I have already informed you of that. Its hyping came as a result of the special dynamics of the agreement between the two clans and the need to cloud the Somali fadhi-ku-dirir with propaganda on the part of certain folk. I have already informed you of that. The only militias on the part of Guri-El in the city of Kismayo are those that acted as scouts to men from Cabudwaq in the hopes of detering any malignment towards the Cabudwaq militias from the "H" clans and the countless territories of theirs the men from Cabudwaq would need to pass through. When the SNF captured the city from the forces of Morgan, it was an act of courtesy from rer Gedo to ask those who risked their lifes scouting for them to live in the city if they so wished. Currently, most of those countable militiamen led by Maxamed Roble Jimcaale and Yusuf Mire Seeraar (2nd Chairman of the poltical JVA) have long left the city towards their kin in the Shabelles. Yusuf Mire Seeraar himself was just allowed to come back into the city after having been banned for a number of two years by Barre Hiiraale himself. The Guri-El factor is is not necessarily a large of component of the political manouverings of the city. Waa qaado ama ha qaadan.
-
^Waa saas adeer, waa saas. Good to see you woke up out of your hypernation because of my thread though. Miskiin- As always, my friend, you never cease to let us down. :cool:
-
Drugs, force and occupation.. [Abdiqasin]+ [Inda cade]+ [Xasan Dahir]
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
^Sxb I didn't accuse you of anything. Matter of fact Ireinforced what you and others have asserted in that accusing Sheikh Aweys is ludicris. Cabdiqasim difaaci mayo, caynina mayo. Allahu tacaal waxuu sameeyo, tiisana wey soo mari doontaa. To me there is no diffence between Mr Indha Cadde , the man whose conduct General Duke is quick to condemn, and the Mr. Hiiraale, the man who sits on the Kismayo loot. They both belong to an enterprise of looting, killing, and illegitimate conquest of fertile south. One is rewarded for his loot, and the other is isolated. One is actively sought and courted, and other is condemned and singled out Adeerow runta hadaad rabti adaa tuug ah adaana xaaraan iyo aflagaado loo bahnayn meesha la fadhiya. Weligaana iska indha-tir waxaad doonti. Barre Hiiraale taa u kowdi u dagaaley xaq bay ahayd. He was fighting agression and as far as I am concerned Islam justifies fight against agression. Hatana kuwii fidnada wadi-jidhay oo isa soo badalay, dambigooday garteen oo khaladki bey fahmayn. Mid cuqdadlow ah yaan weli fahmin. Indha-cade waa nin is matala oo awalbo khalad meesha lagu fadhiisiyay. Barre Hiiraal se waa nin is mataline baahi iyo rabitaan umadeed matala. Fadhitaanku meesha fadhiya isaga uma fadhiyee, ummad buu u fadhiyay. Umaadaas aflagaadee hadaad wax aflagaadaynaysi. Ta dambaan xasuusan, taa dambana waan ilaawi meelna kaama saarayso. Ta hore xasuuso shaar Diiniyan hadaad soo xiranaysid. -
No they are not. The JVA was utilized because of political foresight in that it diminished any chance of Morgan allied attack coming from the Lower Shabelle and/or Mogadishu. The alliance would not have lasted this long were it not clear who the future ownership of the city and regions belonged to nor any misunderstanding in how and who should run the city.
-
^War heedhe kaa daa, odayga waxuu is odhan war walle ciil baa lagu qabaa'e. Sow maadan maqal odayga inuu haatan Qaran Soomaaliyeed matalahaya? Aidguse Qalqalooc iyo Ulasan maxaad ka doontay? Raga halkaa geela ku maala nin iyo adeerki baan kala nahee. Waa raguu Cabdullahi awalna xumeeyay haatana dawladiisa u shukaansanayo.
-
Abu-Jamal Politics revolves around a greater field. Abdulahi Yusuf's green light/red light concerning the formation of a Jubbaland State is not that important. The political triumph is his acquisence, or public acceptance for that matter, of the status-quo in Kismaayo. His acceptence of Barre Hiiraale and the right of rer Gedo to lead the city is the precendent he is setting whether knowlingly or ignorantly. Considering Abdulahi Yusuf is the single most important representative of a branch of the forces that have voiced the most vocal and military opposition to the status-quo, you can bet this is a political coup that will be used to redundency in favor of Barre and the forces he represents. Maakhir- You have brought extremely valuable points. From my understanding, the group of Buaale/Bula Haji/Afmadow are the last people to be forgotten in any formation of a state composed of the Jubba valley regions. It is also my understanding that the state will encompass from Luuq to Kismaayo. State majority will reflect the combined majority from all the three states and not necessarily majority in single region nor single district. I think democracy will reflect the true composition of the people, although certainly minority rights will be upheld. In all honesty, Barre has done wonders for the region. It is my sincere believe that armed opposition would have been arising from other forces in the area rather then spoilt members of his own group were he not accepted and respected from such a broad spectrum of the groups who hold deegaan there. Kuwiisi kibrey ayuu meel ka gala la'yahay intuu kuwi kale ixtiraam iyo aqoonsi ka helay!
-
Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta “Bare HIiraale†oo shir jaraa’id maanta ku qabtey magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kabixiyey kulankii uu la yeeshay madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf. May 01, 2006. HornAfrik. Mogadishu, Somalia. Sahro Cabdi Axmed. Kismaayo. E-Mail: - sahroaxmed@hotmail.com Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Soomaaliya Barre Aadan Shire “Bare HIiraale†oo shir jaraa’id maanta ku qabtey magaalada Kismaayo ayaa faah faahin kabixiyey qodobadii ugu muhiim sanaa oo ay sida gaarka ah uga wada hadleen madaxweynaha Soomaaliya kulankii ay kuyeesheen dhawaan magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Wasiirka dibu dhiska iyo dibu dajinta Barre Aadan Shire â€Barre Hiiraale†ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtey xarunta Isbaheysiga Dooxada Jubba ee Baran waa waxaa uu kusheegay in magaalada Nairobi ee dalka Kenya ay kaga wada hadleen kulankii ay isugu yimaadeen isaga iyo madaxweynaha DKMG Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed, dhameystirka khilaafka dowlada, hirgalinta hawlaha dowlada, iyo sidii looga dhisi lahaa saddexda gobo lee J/Hoose, J/Dhexe iyo gobolka maamul goboleed mideeya oo loogu magac daro Jubba Land. Sidoo kale ayaa wasiirku waxaa uu sheegay inuu la kulmey hey’addaha samafalka ee gobolka ka maqnaa dhawaanahan gaar ahaana kuwa Qaramada Midoobey oo uu sheegay in todobaadyada soo socda ay dib ugu soo noqon doonaan gobolkani, si ay u bilaabaan hawlihi samafalka ee ay u hayeen shacabka. Inkastoo horey uu u sheegay wasiirka iney ka kaaf toomi karaan hey’addaha samafalka shacabka Jubbooyinka ayaa mar aan wax ka weeydiiney sababaha haatan ku kaliftey iney dib ugu yeertaan hey’adda gargaarada bixiya, waxaa uu sheegay in wali ay qabaan fikirkii ahaa in laga kaaftoomi karo hey’addaha samafalka, hase ahaatee wax qabad koodu uu yahay lagama maarmaan, isagoo sheegay iney tahay xaq lagu leeyahay wax u qabadka bulshada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaanba. Dhinaca kale, mar aan wax ka weeydiiney wasiirka kulankii uu la yeeshay waxgaradka beesha Garre ee magaalada Nairobi waxaa uu sheegay in kulan kaasi uu ahaa mid ay kaga wada hadlayeen dhameystirka khilaafkii soo kala dhex galey beelaha Sadde iyo Garre halka kuwa kalana ay ku dhaawacmeen deegaanka Ceel Waaq ee gobolka Gedo, isagoo sheegay in 15-ka bishaana ay isugu imaan doonaan waxgaradka labadaasi beelood kulan ay ku yeeshaan degmadaasi kaasoo lagu hirgalin doono heshiiskii qodobadii lagu gaarey deegaan kaasi.
-
Ururuka Horumarinta Goballada Jubbooyinka:Baaq Ku saabsan Diyaarinta Maamul Goboleedka Jubbaland URURKA HORUMARINTA GOBOLADA JUBBOOYINKA (GEDO; J/DHEXE; & J/HOOSE) JUBBA REGIONS DEVELOPMENT ORGANIZATION UJ: BAAQ KU SAABSAN DIYAARINTA ISMAAMUL GOBOLEED LAGA DHISO SEDDEXDAAN GOBOL EE JUBBOOYINKA. Waxaa muuqata ifafaala yididiilo leh oo shacbiga Soomaaliyeed ee Dibedda iyo dalka Gudihiisaba ah ka muuqata inay diyaar u yihiin dhismaha dalka ku jiray dagaal Sokeeye 16 sanno lasoo dhaafay. Waxaa la qiyaasayaa inay ku naf weeyeen in ka badan Nus Million (more than 500.000) ka mid ahayd shacbiga, waxaanan ka qaxay dalka in ka badan seddex Million iyo bar (more than 3.500.000), kuna firisan dhamaan Waddamada Caalamka. Sidoo kale, Waxaa ku dhumay guud ahaan Hantidii Qaran Soomaaliyeed oo tiilay dhamaan Gobolada dalka iyo Dibeddiisaba iyo gaar ahaan Hantida Maguurtada ahayd oo ay lahaayeen Shacbiga. Waxaa isla xilliga uu socday dagaal Sokeeye soo ifbaxay Shaqsiyaad Aqoontooda dhinacyada Diiniga iyo Maadiga ahba ay yar tahay oo ka qeeyb qaatay gumaadka shacbiga Iyaga oo danahooda gaar ahaaneed wato. Waxaa sameeysmay kadib Maleeshiyooyin hubeysan oo ay horkacayaan dagaal Ogayaal isu arkayey inay matalaan Qabiil taasoo keentay inay sii durugta Midnimaddii Qaranka Somaaliyeed, Magacii dalka uu ku lahaa Caalamka, Karaamadii Shacbiga, iyo guud ahaan sharaftii ay ku lahayd Ummadatan Geeska Afrika. In kastoo dhibaatada ka abuurantay 16 kaa sannadood ee dagaalka Sokeeya dalka ka socday ay badan yihiin, haddana waxaanan marna meesha ka bixin dadaalka halgamayaasha Soomaaliyeed oo doonayey sidii dalkaan looga soo saari lahaa marxaladda oo ku jiro, shacbigana Xukunka gacantooda loogu soo celin lahaa. Waxaa farxad leh maanta in dadaallo badan kadib ay jiraan Gobolada qaarkood Ismaamulo u horseeday Shacabka inay hoos harsadaan Maamuladaas ay sameeysteen oo soo celiyey nidaamkii Dawladnimo sida u Addeega shacabka, illaalinta xuquuqda muwaadhinka, Nabadda, Waxbarashada Ubadka ilaa heer Jaamacadeed, kobcinta dhaqaalaha IWM. Waxaana tusaale u soo qaadaneynaa Ismaamul Goboleedyada Puntland iyo Soomaaliland. Waxaanan rajaynaynaa in Gobolada kale ee hadda Nabdoona ay ku daydaan oo sameeystaan Ismaamulo kuwaas oo kale si guud ahaan Dawladda Federaalka u istaagto , Xormaddii Qaranka Soomaaliyeed u soo noqotaa. Sidaa darted, Idaaradda Ururkaan waxay ugu baaqeeyaan dhamaan Odayada Guurtada, Siyaasiinta, Saraakiisha, Aqoon-yahannada, iyo Ururada Bulshada ah ee Seddexdaan Gobol ee Jubbooyinka inay u gudbaan diyaarinta ISMAAMUL GOBOLEEDKA GOBOLADA JUBBOOYINKA. Waxaanan ku tallo bixineynaa sidatan; 1.In la qabto waqti mocayin ah (muddo 45 casho dhexdeeda ) Shirweyne ay isugu yimaadaan dhamaan Mas’uuliyiinta aan kor ku soo sheegnay ee Gobolada Jubbooyinka. 2.In inta laga gaarayo maalinta Shirkweynaha la sii magacaabo Guddiga dhawr ah oo ka sii shaqeeya diyaarinta hawlaha Ismaamulka oo ay ka mid yihiin: i)Dastuurka Ismaamulka ii)Astaanta, Calanka, iyo Magaca Ismaamul Goboleedka. iii)Qorshaha dhaqaalaha taabagelinta Shirweynaha iyo socodsiinta hawlaha Ismaaulka cusub madaxdiisa marka la magacaabo dhaqaalihii wadi lahaa. 3.Dib-u-habeynta iyo dhaqan celinta Maleeshiyooyinka si loo waafajiyo dhismaha guud ee Ciidamo Illaaliyo Nabadda iyo Boliiska loo sameyn doona Ismaamul Goboleedka la dhisayo iyo iyada loo qoondeeyo Ciidamadii lagu biirin lahaa kuwa Federaalka. 4.Wasiirka Dib-u-dhiska, Mudane Barre Aden Shire inuu iska casilaa Jagadda Wasiirnimada Dawladda Federaalka ah si uu ugu madax bannaanaado Hawlaha dhismaha Ismaamul Goboleedka Jubbooyinka. 5.iyo in laga qeeyb geliyaa Guddiyadda Xibna ka tirsan Jaalliyadda Dibedda isla mar ahaantaana lagu marti qaado Shirweynahaasi inay ka soo qeeyb galaan. ANNAGA AAD UGU FARAXSAN MARXALADDA SHACBIGA GOBOLADA JUBBOOYINKA HADDA KU SUGAN YIHIIN OO AH INAY DOONAYAAN SOO AFJARIDDA DAGAALADDII SOKEEYE EE DALKA KA JIRAY 16KII SANNO, WAXAY IDAARADDA URURKANI U RAJAYNAYAAN GAAR AHAAN SHACBIGOODA GUUL IYO BARWAAQO. SIDOO KALE, WAXAAN ILLAAH UGA BARYEEYNAA SHACBIGAYAGA REER MUQDISHANA IN SHAQSIYAAD DHIBAATADA KU HAYAA OO U ADEEGAYO DAWLADAHA SHISHEEYE UU KA QABTO IYAGANA DHEXDOODA NABAD DHIGO. Idaaradda Ururka Horumarinta Gobolada Jubbooyinka Kala xiriira: asheikh34@hotmail.com Ahmed Sheikh Abdi Dahir
-
Maamul Goboleed (Jubbaland) Oo Dhowaan Laga Dhisayo gobollada Jubbooyinka Kulankii wasiirka dib u dhiska iyo dib u dejinta dowladda federaalka ku meel gaarka ee Soomaaliya xildhibaan Barre Aadan Shire iyo madaxweynaha dowladda federaalka ku meel gaarka ah Col. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ku dhex maray magaalada Nairobi ee waddanka Kenya ayaa waxa ay iskula garteen in gobollada Jubbooyinka laga yagleelo maamul goboleed. Maamul goboleedka ay isla garteen labada mas'uul ayaa waxaa loogu magac daray Jubbaland State, Sida uu sheegay wasiirka dib u dhiska Barre Hiiraale waxa uu madaxweynaha dowladda federaalka ku meel gaarka ahi uu ballan qaaday inuu garab siin doono dhismaha maamul goboleedka Jubbaland maadaama ay dowladdani tahay mid federaal ah. Jubbaland State ayaa waxa ay ka koobnaan doontaa saddexda gobol ee Jubbooyinka ee kala ah Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Gedo, kuwaas oo dad ahaan iyo degaan ahaanba is leh. Kulankii golaha wasiirrada ee Baydhabo ay ku yeesheen maalintii Khamiista ayaa waxa ay kaga doodeen maamul u sameynta gobollada dalka. A T Gedonet, Kismaayo
-
Drugs, force and occupation.. [Abdiqasin]+ [Inda cade]+ [Xasan Dahir]
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
And you, my friend, at times like to play a 5 year old's debating strategy. Address your issues as wholes or do not at all. -
Drugs, force and occupation.. [Abdiqasin]+ [Inda cade]+ [Xasan Dahir]
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Abdulahi Yusuf wants to be taken as a national leader yet I have never seen him mention the plight of the people's of the Shabelle. Never seen him condemn the people that lord over them. According to your line of reasoning, then Abdulahi Yusuf must also be getting his pockets lined for keeping quiet on that issue. Right? :rolleyes: