Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
^Does that require an answer? Ma aduu Ugaas kuu yahay? I thought that point was already discussed?
-
^Waxaa xusad mudan siduu Hiiraale ka dhawray inuu cadowgiisa isu jabin. Qolo waliba kaa buu gacanta ugu jiraa bey af ka dhigteen. Kuwaa Muqdisho joogo walow telefoon haduu kula xiriira Cabdulahi yusuf, Barre barnaamij qabiileed baa loosoo dhiibey ayey caado ka dhigtaan, qoloda kalana war iyagu umaba baahna. Kulina waxay ka xun yihiin saa ay rabeen muusan noqon. Bara-kac, kufsi, gumaad, guhaadin inuu ku kaco wax ay ka jeclaan lahaayeen aduunkan ma taal. Alas, it would have made their vilification all the more easier if not credible!
-
^Tollo war aduunka ma sidan baa u dambaysa? Good Jimca, the last time I cared to look that "beel" had two Ugaases, one for Gedo and for Galgaduud, and neither was named Maxamed Weli! Ugaas Cumar Ugaas Xirsi of Gedo is in his residence of Garbaharey and Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Ugaas is also temporarily on a visit in Gedo after traveling with Barre there from Kismaayo. Political merceneries will continue to exist as long as there are people who care enough to keep lining their pockets with measily bucks. Adeer adigoo wax hubsan halasoo shir-tagin. Hiiraale shicib baa Kismaayo keentay iyga daradood ayuuna u tagiye.
-
Ciidamada Amaanka Magaalada Kismaayo Oo Gacan Ku Dhigay Laba Qof Oo Lagu Tuhmayo Weerarki Todobaadkaan Lagu Qaaday Shirkadda Dahabshill Kismaayo. Ciidamada amaanka ee degmada Ksmaayo ayaa gacanta ku soo dhigay laba ruux oo la xiriirinayo weerarkii shirkadda dahabshiil eee magalada Kismaayo kuwaasi oo iminka ku xeran xabsiga magaaladaasi. Taliyaha xabsiga magaalada Kismaayo C/rasaaq Aadam Cali ayaa xaqiijiyaya in ay heleen warar xog agaal ah oo muujinaya in ragaani ay ku lug lahaayeen weerarkaasi isla markaana ay weli socdaan rag kale oo lagu daba joogo. Weerarkaasi todobaadkaani lagu qaaday Dahabshiil Kismaayo ayaa waxa ku geeriyooday ilaa 3 qof oo rayid kuwaasi oo ay haleeshay rasaasta. Gudoomiyaha maamulka isbaheysiga dooxada jubba Barre Aadan Shirre ayaa balan ku qaaday todobaadkaani in gacan bir ah ay ku qabanayaan kooxaha qal qalka ka wada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose. Barre hiiraale oo boqalaal dad ah kala hadlayay meel fagaara ah ayaa waxa uu yiri†uma dul qaadan doono kooxaha amni darada ka wada magaalada,weynu la dagaalameynaa †Kooxaha ariamaha amaanka odorsa ayaa waxa ay sheegayaan in amaanka magaalada ksimaayo uusan dhawaanahaan wanaagsaneyn inkastoo ciidamada maamulka dooxada jubba ay wadaan dadaalo .
-
waxay wax ku miisaantaan haybta uu qofku yahay Kol horaana idhi Hiiraale shaqsigiisu looma dan laha, ujeeda kalaa salka lagu hayaa. Hiiraale ma joogi karaa Kismaayo wax kalay matalaysaa. Dhag ha u dhigin.
-
^That's not fair sxb. My history in this forum cannot be rewritten with one sentence. What I am doing is being optimistic and reserving judgement for the moment. Your position is clear adeer. Abdulahi Yusuf has already declared the Courts his enemy and so have you.
-
Xiin iyo Jimca Meesha maamul baa laga dhisahayaa. Allamagan- Maxkamadahu caadaqaadata dadka iyo diinteena gataan ayey doonayn. Hiiraale waa kii safaarada Maraykanka ka diiday inayba soo qaadaan Hussein Turki intuu ka gadi lahaa iska daaye. Turkina waa nin la ogyahay Hiirale iyo isagu meeshay kala taaganyihiin. Saa ay tahayne magan buu siiye maadama diinta gacanta ku wato. Miyuu u qalmaa in lala simo baadiriinta wadaada Islaamka gadanhaye?
-
^Meshaad ka doodaysid ka dood, kolaybo wax qarsoon maahe, lakin walle waad isku ciyaartay sidi lagu moodayena waad ka dartay. Kismaayo iyo Gedoba dadki dagnaa baa dagan. Dabadheer daraadeed dadki loo keenay waa wax cad. It is not for us to accuse people of what we are guilty of now is it? How can you talk of repatriation when the only instance of it is what has made you and NaxarNugaaleed claim a city that has never belong to you? Gedo in laba boqol sano ka hor in dadki xoreeye ay deganyaan Miskiin laftigiisa wuu qirtay degmooyinka qaarkood sida Beled-Xaawo, Garbaharey, iyo Dollo. Meelaha uu ilaa hatan an la ogayn sababtuu u dabo-socdana waa Bardhere iyo Luuqda u ku haya 1991 ba talooyinkooda la qabsaday. Sidu haday tahay halkaybay aadeen Luuq and Baardheere's votes in the 1956 Italian Somalia legislative elections. Waxaadna kala dooratay xisbiyada SYL, HDM, iyo MU. Waa tahay duqa Cabdulahi baa beerka iyo laabta kaa galee.
-
^Baydhabo iyo Cabdulahi hakala leexdaan, allaw meeshaad ku dambaysid hala arkee.
-
Barre Hiiraale “Aniga & burcada Kismaayo ma wada joogeyno Kismaanyo Wasiirka dib u dhiska & dib u dejinta xukuumada federaalka Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo maanta barxada ka soo horjeeda hotel Baranwaa kula hadlayey boqolaal dad ah oo halkaasi isugu soo baxay ayaa wuxuu sheegay in beryahan danbe ay magaalada Kismaayo ka socdeen falal ay geysanayeen wax uu ugu yeeray kooxo hubeysan oo maleeshiyooyin ah, wuxuuna tilmaamay in maamulkiisu 24-ka saac ee soo socda wax weyn ka qaban doono sugida ammaanka magaaladaas. “Wallaahi madaxaa la kala jarayaa nimanka hubeysan ee dadka leynaya kuna soo qamaamaya inta soo qayilaan†ayuu yiri Barre Hiiraale oo sheegay in maleeshiyooyinkaasi ay gabaad siinayaan odayaashooda, wuxuuna xusay in ay soo qaban-doonaan. Barre Hiiraale wuxuu kaloo sheegay in gobolada J/hoose/J/dhexe & Gedo loo sameyn doono maamul la baxay Jubbooyinka, uuna ka soo ansixiyey maamulkaasi madaxda sare ee dowladda federaalka markii uu tegay Baydhabo, wuxuuna dhinaca kalke sheegay in uu soo maray Gedo, ayna halkaasi heshiis ku soo saxiixdeen beelaha Garre & ********* oo sanadkii hore ku dagaalamay degmada Ceel-waaq & nawaaxigeeda, wuxuuna ka codsaday odayaasha reer Kismaayo in ay ka qeybtaan howlaha sugida ammaanka oo uu maamulkiisu maanta ka billaabayo magaaladaasi. Cabdishakuur Cilmi Xasan dayniile ,Muqdisho
-
Duke waxaan kugu odhan lahaa waan idhi. SBCdu Boosaaso hadaad doonti xaqiiqda ka akhri. Ninyaho horta waaba masiibo iyadoo aduunka haatan marahaya in Maareeye iyo Abdulahi yusuf ay been ka sheegan wax dadku aduunka caalami oo idile ogsoon yihiin.
-
Miskiin seef laboodnimadaad sheegtay armaad isku ogayd? Iyadoon la sheegin talada degmadu cida lagusii wareejiyay iyo dad la magacaabin maxaad usoo horbooday? Qoraalkaan waxa kaliya ay sheegtaa waa maamulka degmada dadku haatan haya wey wareejinayaan. Cid ay maxkamaduhu kusii wareejiyeen miyaa la sheegay?
-
^Duke, old man, if Siad Barre ever did any resettlements it is most assuredly the repatriation to the Lower Jubba and Kismayo areas of those early 70's victims of the Dabadheer drought mainly from Bari and Nugaal. Since you seem be on edge today, answer this question. Your partner-in-arms ex-Yonis Cadue is of no significance, but since Miskiin has made it a habit of continually coming here and alleging some districts in Gedo, specifically Luuq and Bardheere, are occupied as of 1969, where did Luuq's vote in the 1956 administrative elections go to? What entity did it give its vote to that that entity did not even get from traditional homelands such as Dhuusa-Mareb? Ha isku ciyaarin.
-
Maamulka deg. Baraawe oo Maxkamadaha ku wareejinaya talada degmadaasi Mogadishu - 01 July. 06 ( Sh.M.Network) Maamulka degmada Baraawe ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa shaaca ka qaaday in ay ku wareejiyaan talada degmadaasi golaha maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Maamulka degmada Baraawe C/laahi Xalane Dhuxulow oo maanta kulan gaar ah la yeeshay waxgarad ku dhaqan degmadaasi ayaa waxa uu sheegay in maamulkooda ay talada ku wareejinayaan maxkamadaha. waxa uu sheegay in xubno ka tirsan maxaakiimta islaamiga ay soo gaarayaan gobolka Sh/hoose, kuwaasi oo lagu wareejin doono taalada deegaanka degmada Baraawe. C/laahi Xalane Dhuxulow ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamiga ay wax weyn ka qabteen amaanka caasimadda, isla markaana ay la shaqeyn doonaan, hadii ay soo gaaraan gobolka Sh/hoose. Shabelle Media Network, Somalia
-
But, a very last minute desperation, fearing that Somaliand was going to partcipate Yaab iyo nus.
-
Originally posted by General Duke: Horn, as an informed person can you rell us, why the Ethiopian invasions are so short lived. Why invade everyother week, and when it is conveniant for Shabbele, Horn Afrik and so on. Duke- At least you did not try to put up a fight old man. Who said they "invaded". Sxb sure they have not "invaded" but they have crossed the "border" of the present "Somali Republic". They have entered areas into Dollo, Luugh, and Beled Xaawo districts. Sure they have not shown agression and they were respectful enough to the civilian population, but they have entered our territory and it was reported correctly by Shabelle, HornAfrik,etc as well as the Gedonet that you have chosen to ignore. Horn, I will not even mention who you support, you nationalist you. Oh by all means mention it adeer. What you should also mention along is whether that individual can be accused of kow-towing to the Habash.
-
Originally posted by General Duke: Today Shabbele has Ethiopian troops have left Gedo, a joke since they were never there. Excuse me? Are you forgetting some of us are informed personally? Duke, Abdulahi Yusuf baad ku waalatay meel hakaa saaro sxb. Dawlad Axmaaro u kow-tow garanaysane dooni meyno, taana waxay tahay tii koowaad ay shacabku Soomaaliyeed badankood aqoonsigu Abdulahi Yusuf iyo waxuu wato kala laabteen. Shabelle mararka qarkood been iyo war buunin waan ku arkay lakin siday tahaybo boqolkiibo boqol wax kasoo yeero Abdulahi dawladiisa iyo afka Mareeye runta wey uga dhawdahay.
-
^I'm continually intrigued by the atmosphere cyper forums provide.
-
Nunne- Waad mahadsantahay sxb lakin ninkaan iyo anigu buu xarashku noo dhigan yahy. Fahmi meysid waxuu ka wado, ninkaan taariikh baa meesha u taal. "Dagtana" kama wadee wax kaluu u dan-leeyahay.
-
Reer Arlaadi [and they aren't limited to Bakool and Baay, but Jubbada Dhexe, Gedo and Shabeellada Hoose] Allahu Akbar!