Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Xildhi.ka soo jeedo Gedo oo sheegay in qaab qabiil lagu qabsaday Kismayo Baydhabo 26, Sep. 06 ( Sh.M.Network) Xildhibaano ka soo jeeeda gobolka Gedo ayaa sheegay in Barre Hiiraale ay kula taliyeen in si nabadgalyo ah uu uga baxo magaalada Kismaayo. Xildhibaan C/raxmaan Indho Buur oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka ee ka soo jeeda gobolka Gedo, isagoo jooga magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sheegay in qabsashada magaalada Kismaayo ay dadka xusuusineyso colaadihii 1991 dii, iyadoo uu sheegay in Kismaayo lagu qabsaday qaab qabiil. Xildhibaanka waxa uu sheegay in ka bixitaanka Barre Hiiraale ee magaalada Kismaayo in ay kula taliyeen in si nabdoon uu isaga baxo, oo halkaasi aanu dhiig ku daadan si dadka ay u arkaan waxyaabaha ay ku soo kordhiyaan Maxkamadaha islaamka magaalada Kismaayo. C/raxmaan Indho Buur sidoo kale waxa uu sheegay in magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ay tahay magaalooyinkii sida weyn looga taageeri jirey dowladda Somalia. Ka bixitaanka wasiirka G/dhigga dowladda Somalia ee magaaladaasi ay ku timid la talin iyo waano ay waaniyeen xubnaha Baarlamanka ee isku heybta ay yihiin si dadka looga badbaadiyo in dirir ay ka dhacdo halkaasi. Indho Buur mar shabelle ay wax ka weydiisay ciidamo Ethiopian ah oo soo galay gobolka Gedo waxa uu sheegay in cid kasta ay soo kaxeysaneyso cidii ay is leedahay waa ay ku badbaadeysaa, isagoo ku eedeeyay Maxkamadaha islaamka in dad ajnabi ah ay ka soo dajiyeen xeebaha Koonfurta Somalia, inkastoo Maxkamadaha islaamka ay arinkaasi dhowr jeer beeniyeen. Shabelle Media Network Baay
  2. Dibadbax ka dhan maxkamadaha islaamiga oo maanta ka dhacay magaalada Kismaayo Muqdisho, September 25, 2006 (WDN) - Dibadbax lagaga soo horjeedo Maxkamadaha Islaamiga ee la wareegay magaalada Kismaayo ayaa maanta magaaladaasi ka dhacay. Banaabaxaas oo ay isugu soo baxeen dadweyne boqolaal gaaraya ayaa ay ku caddeeyeen dadweynahaasi in ay ka soo horjeedaan qabsashada maxkamadaha ee magaaaladaasi. Dadkan oo xaafadaha kala duwan ee magaalada Kismaayo ka kala yimid ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ereyo ka dhan maxkamadaha. Erayadaas oo uu ka mid ahaa " Alqaacida dooni meyno", waxaana dadkani ay sheegeen in wax lala yaabo ay tahay in maxkamaduhu ay qabsadaan magaalo uu maamul ka jiro. Dadkii maanta isugu soo baxay magaalada Kismaayo ayaa dalbaday in dib loogu soo celiyo maamulkii magaaladaaasi ka arimin jiray. Waxa dadkaasi sheegeen in aanay raalli ka ahayn nidaam xoog ku soo galay magaaladooda isla markaana aysan iyagu u yeeran. Dibadbaxan ayaa u muuqda mid dhabarjab ku noqonaya mas'uuliyiinta hoggaanka maxkamadaha islaamiga oo sheegay markii ay gacanta ku dhigeen Kismaayo in qabashadooda Kismaayo ay ka danbeysan markii shacabka magaaladaasi ay gurmasho ka dalabadeen. Waa dibadbixii ugu horeeyey oo lagala hortago maxkamadaha islaamiga tan iyo markii ay bilaabeen in ay isku ballaariyaan Koonfurta Soomaaliya. Waxaa magaalada Kismaayo qabsashadeeda ay maxkamadaha u tahay tallaabo horumar leh oo ay kaga gaashaamanayaan weerar kasta oo kaga yimaada ciidamada shisheeye ee la sheegay in aimanayaan Soomaaliya. Maxamed Cumar Aadan WardheerNews, Muqdisho
  3. Rabshado cusub oo ka dhacay Kismaayo ayadoo magaalada Bandaw ku jirto Last Updated::2006-09-26 13:03:20 Kismaayo:- Magaalada Kismaayo ayey xalay markale ka dhaceen isu soo bax rabshado wata oo ay shacabka uga soo horjeedaan Maxkamadaha Islaamiga. Mudaharaadyada xalay dhacay ayaa lid ku ahaa Bandaw ay maleeshiyooyinka Maxkamadaha kusoo rogeen magaalada Kismaayo. Bandawga ayaa waxaa jabiyey mudaharaadyo ka dhacay jidadka waaweyn ee magaalada halkaasi oo ay isugu soo baxeen dad rayid ah oo ka careysan qabsashada magaalada Kismaayo oo u gacan gashay Maxkamadaha Islaamiga ee ka yimid Muqdisho. Illaa iyo hada macada in ay cidi wax ku noqotay rabshadii xalay ayadoo la arkayey dad badan oo dhagaxaan ku tuurayey gaadiidka maleeshiyooyinka Maxkamadaha. Magaalada Kismaayo ayey shalay ka dhaceen mudaharaadyo waa weyn oo ay 3 qofood ku dhinteen. Magaalada Kismaayo ayaa noqotay magaaladii 2aad ay shacabka dhagax tuur kala hortagaan Maxkamadaha Islaamiga. Horey ayey magaalada Bandiiradley ee gobalka Mudug shacabkii deegaankaasi ku dhaqnaa ugala hortageen banaabaxyo maleeshiyooyinka Maxkamadaha Islaamiga. Maxkamadaha ayaa ayagu sheegay in looga yeeray magaalada Kismaayo isla markaana ay amniga sugi doonaan. Hase yeeshee waxaan muuqan qorshe ay maxkamadaha kusoo jiidanayaan shacabka magaalada, ayadoo marba marka kasii danbeysay isku dhacyadan ay sii xumeynayso wixii rajo ahaa oo laga qabay in si degen shacabka magaalada u aqbalaan maamulka cusub ee deegaankaasi la wareegay. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  4. Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinayay ereyo ay ka mid ahaayeen Barre diide dooni meyno Maybe they thought Barre Aadan Shire was one of the unloved and selfish warlords of Mogadishu, no?
  5. Originally posted by Allamagan: quote:Originally posted by me: Aahhhhhhhhhhhhh I waited for this moment, HornAfrique and General Duke standing on the same side, having a common enemy. By your powers combined, I am Captain Planet! THE POWER IS YOURS Yo ME!, you such funny guy sxb! hats off sxb! entertainingly good stuff! I have not laughed so hard in my time here in SOL then I did at that fella.
  6. Originally posted by General Duke: Turki did not exist a number of years ago when Morgan was fighting the JVA and Inda cade.. Funny how he has come back to haunt the boys from Gedo... IndaCade put it nicely, when he said that they put Hiiraale in Kismayu, we wait for what Mr Hiiraale does now... As for Turki, the man is honest..
  7. ^Turki admitted foreign fighters are a large part of his league. Gedonet alleges the airport is controlled by foreign fighters. Can you disprove foreign fighters do not control the airport since your reason for posting this topic was to allege foreign fighters were not in Kismaayo (though that has been proven to be null and viod)?
  8. What occured in Mogadishu and expelled the warlords was a kacdoon. What is occuring in Kismaayo is a kacdoon. The population has spoken.
  9. By NASTEEX DAHIR FARAH The Associated Press Tuesday, September 26, 2006 KISMAYO, Somalia -- Women took to the streets of this strategic port town Tuesday to protest the arrival of a radical Islamic militia, one day after the militants opened fire on a larger protest here and killed a teenager. Militiamen quickly broke up Tuesday's protest and arrested 20 women, according to relatives of the demonstrators who didn't want to be named for fear of reprisals. The militants also parked their "technicals" _ trucks mounted with guns _ along roads to prevent gatherings. The group's strict and often severe interpretation of Islam raises memories of Afghanistan's Taliban, and contrasts with the moderate Islam that has dominated Somali culture for centuries. Somalis fleeing the conflict have pushed the number of refugees in neighboring Kenya to the highest level in a decade, the United Nations World Food Program said Tuesday. The number of registered refugees in Kenya has reached 240,000, with thousands more new arrivals, straining resources severely, the U.N. said in a statement. The United States has accused the Islamic group of sheltering suspects in the 1998 al-Qaida bombings of U.S. embassies in Kenya and Tanzania. Al-Qaida chief Osama bin Laden has portrayed Somalia as a battleground in his war on the U.S. Still, some Somalis have embraced the radicals because they have brought a semblance of order in a troubled corner of Africa. The country's official government was formed two years ago with the support of the United Nations, but it has failed to establish any control outside its base in Baidoa, 150 miles from the capital, Mogadishu. The militia has been sweeping through southern Somalia since taking over the capital in June. On Sunday, the militia took Kismayo, 260 miles southwest of Mogadishu, without a fight, although thousands protested their presence the following day. Islamic militiamen wearing white headbands opened fire on the crowd, killing a 13-year-old boy, said resident Abdiqadir Filibin. Two other children were injured, witnesses said on condition of anonymity for fear of reprisals. Sporadic gunfire could also be heard. "There are Islamic technicals everywhere in the city," said Abdirahman Abdullahi Farah. "We tell them to go back to Mogadishu or face ejection by force." North of Kismayo, troops from neighboring Ethiopian arrived Monday to support the weak government. Witnesses saw about 300 Ethiopians in a convoy of 50 armored trucks in Bardaale, 40 miles west of Baidoa, the only town held by the government. Islamic forces believe Ethiopian troops aim to cut off their route between Kismayo and Mogadishu, and called their incursion a declaration of war. Several thousand demonstrators protested against the Islamic militia Monday in Kismayo. Militiamen with white bands on their heads opened fire on the protesters. Kismayo resident Abdiqadir Filibin said he saw a 13-year-old killed. Somalia has not had an effective national government since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on one another, throwing the country into anarchy. Hassan Turki, a leader of the Islamic militia, acknowledged Monday for the first time that foreign fighters were helping the militants. He was speaking to a demonstration in support of his group in Kismayo. Turki, who is rarely seen in public, is on the U.S. and U.N. lists of suspected terrorists for having alleged ties to al-Qaida. In an interview with the AP on Monday, Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi said "terrorists" dominate the Islamic group. Speaking in neighboring Kenya, he called on the U.N. to partially lift an arms embargo to allow for the deployment of African peacekeepers. The Islamic group opposes any foreign intervention in the country. The Islamic group and Gedi's government have agreed to a cease-fire, but the Islamic fighters have continued to advance across the country. Associated Press writers Salad Duhul in Mogadishu, Mohamed Olad Hassan in Baidoa and Chris Tomlinson in Nairobi contributed to this report. Source: AP, Sept 26, 2006
  10. ^Adeer, this is the first the Courts have admitted foreign fighters are in their league. Most people would say that gives legitimacy to groups with Ethiopian backing, no? You can not bring one, and cry about the other. We await
  11. ^I wonder what you would have said had he stayed and allowed widespread destruction to both Kismaayo civilians and infrastructure alike.
  12. Kismayo: Demonstrations turn violent in Somalia Monday, September 25, 2006 By MOHAMED SHEIKH NOR Associated Press Writer MOGADISHU, Somalia - Fears of regional conflict soared as angry demonstrations against Somalia's radical Islamic militia grew Monday into deadly violence in a southern port city, and the militia for the first time acknowledged getting help from foreign Muslims. Ethiopian forces, meanwhile, arrived to support the internationally recognized government in its face-off with the radicals. Witnesses saw about 300 Ethiopians in a convoy of 50 armored trucks in Bardaale, 40 miles west of Baidoa, the only town held by the weak government. Islamic forces believe Ethiopian troops aim to cut off their route between Kismayo and Mogadishu. "The incursion of Ethiopian troops into Somali territories is a declaration of war on Somalia," Sheik Yusuf Indahaadde, national security chairman for the Islamic group, told The Associated Press by telephone from Mogadishu. "We call on the international community to urge Ethiopia to withdraw its troops from Somalia. If that doesn't happen, the consequences of insecurity created by Ethiopia will spread to neighboring countries and to East Africa as a whole." As it has established authority in the capital and across much of the south starting in June, the Islamic group's strict interpretation of Islam has sparked comparisons with Afghanistan's ousted Taliban. The United States has accused the Islamic group of sheltering suspects in the 1998 al-Qaida bombings of U.S. embassies in Kenya and Tanzania. Al-Qaida chief Osama bin Laden has portrayed Somalia as a battleground in his war on the U.S. Islamic militiamen wearing white headbands opened fire on several thousand people demonstrating against them in the port of Kismayo, 260 miles southwest of Mogadishu, killing a 13-year-old boy, said resident Abdiqadir Filibin. Two other children were injured, witnesses said on condition of anonymity for fear of reprisals. Sporadic gunfire could also be heard in other parts of the town. The militia had seized Kismayo, one of the last remaining ports outside their control and Somalia's third-largest city, on Sunday without a fight. "They are ... al-Qaida and we do not want them," said Halimo Mohamed, one of the protesters in Kismayo. "Theirs is not a religion. They are terrorists." But some Somalis have welcomed the order the Islamic group has brought to a country where the transitional government has struggled to assert authority since if was formed in 2004 and which has had no effective national government since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and then turned on one another, throwing the country into anarchy. Hassan Turki, leader of the Islamic militia, told a demonstration in support of his group in Kismayo earlier Monday that foreign militants were helping his fighters. "They are your brothers in Islam," Turki said. Turki, who is rarely seen in public, is on U.S. and U.N. lists of suspected terrorists for having alleged ties to al-Qaida. In an interview with AP Monday, Somali Prime Minister Ali Mohamed Gedi said "terrorists" dominate the Islamic group. Gedi, speaking in neighboring Kenya, called on the U.N. to partially lift an arms embargo to allow for the deployment of African peacekeepers, a move the radicals oppose. The African Union has endorsed a plan by eastern African states to deploy peacekeepers in Somalia to protect Gedi's weak, internationally recognized government. The U.N. Security Council was expected to meet Monday to discuss a partial lifting of the embargo. The Islamic group and Gedi's government have agreed to a cease-fire, but the Islamic fighters have continued to advance across the country. Gedi accused the Islamic group of violating the nonaggression agreement. Gedi would not comment on reports of Ethiopian troops entering Somalia, but did say he expected neighboring countries to protect his government. Witnesses had reported several deployments of Ethiopian troops in support of the government in recent months. U.N. officials have confirmed the presence of a small number of Ethiopian troops around the town of Baidoa, saying the force was intended to defend the government and Ethiopian interests in Somalia. But Ethiopian and Somali officials repeatedly have denied any Ethiopian troops have crossed into the country. "No Ethiopian troops have crossed the border into Somalia," Ethiopian foreign affairs spokesman Solomon Abebe reiterated Monday. The Islamic group "violated the peace agreement by occupying the port city of Kismayo. Anytime the (Islamic group) takes a wrong step, it is well known that they use Ethiopia to hide their mistakes." The Islamic group has been able to use Somalis' long-standing suspicions about Ethiopia to fan opposition to the government. Ethiopia and Somalia fought a war in 1977 to 1978 and view each other as enemies, but Yusuf is a longtime ally of Ethiopia. Source: AP, Sept 25, 2006
  13. They say the Chicken will come home to roost. Anyone disagree Barre Aadan Shire lived up to the testament of not being a warlord (as he has been portrayed to be)? Hmm anyone? Questions people will ask themselves are (1.) Why invade a peaceful city that will obviously cause so much bloodshed and new refugees if you really cared about the people there , (2.) Why invade during ramadan and increase the hardship of the populace if you really cared about the people there, (3.) Why pass through and give legitimacy to the occupation of the Shabellas by way of international broadcast if you really cared about the people there. Those are all questions, and more importantly, character defining insights into overal objectives of the Islamic Courts. Unfortunately the answer has been; we are preventing IGADSOM from deploying in Kismaayo (despite Barre Aadan Shire having been staunchly opposed to foreign troops). That did not cut it because it showed all well that the entity in Muqdisho is but an entity protecting its interests rather then seeking the justice and equality for all peoples that they have espewed. Shicibka Kismaayo are not their people; shicibka Kismaayo are Barre's people. Their responsibility lies with Barre. Barrow magaalada ka bax baa la yidhi. Dadkaadu badbaadso. Reer Gedo said it, reer Puntland said it, as well as his collegues in the parliament and elsewhere. As a result, Barre Aadan, looking out for the well-being of his people as always, packed up and left voluntarily then allow the people of Kismaayo to witness more heartache and problems now on his behalf. Will he be back? I have no doubt, but that is after the entity in Mogadishu has been shown to be the true occupier to the international community as well as Somalis alike. I daresay that has become appearent from the hour the entity from Mogadishu entered the city, no?
  14. Me- Why is it important to you what people claim? Secondly how did you translate as having some sort of Arab blood or descending from Arabs as being Arab today? I think to everyone, their opinion. These people on a crusade, particularly those that do not belong to tribes that claim Arab descent, seem to be the most vocal for..? Psychology would say the problem is from within. So who ever wants to claim whatever, thats their business, no one is on a crusade to change your beliefs so stop stressing and trying to change other's beliefs. Waa talo.
  15. My question is, are we in the eye of a storm that could ignite a civil war II that could be more dangerous and have more disastrous ramifications for all parties then the one that took place during the 91-93 period?
  16. Iska horimaad ba'an oo ay dad ku geeriyoodeen oo maanta ka dhacay Deegaanka Deggan oo u dhow degmada Dhoobleey. Muqdishu, Axad, Sept. 17, 2006 Radio Simba Warar lagu kalsoon yahay, ayaa waxay sheegayaan inay xiisado-colaadeed ka taagan tahay Deegaanka Deggan oo 10 Km u jirta degmadda Dhoobley, iyadoo ay saakayto halkasi ku hardameen Maleeshiyooyin ay kala wateen Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo mar ahaan jirey Wasiir-ku-xigeenkii Ammaanka Qaranka ee DFKMGS iyo kuwo Deegaanka Dhoobley oo uu watay Kornel Deeq Caabi. Ugu yaraan labo qof ayaa ku geeriyootay, dhowr kalena wey ku dhaawacmeen, iska horimaadkaasi. Ilo-wadareed ku sugan Deegaanka Deggan, ayaa sheegay inuu iska horimaadkaasi ka dhashay jidgooyo la doonayey in loo dhigto Maleeshiyadda uu horkacayey Xildhibaan C/rashiid Xiddig, kuwaasi oo iyagoo wata 10-Tekniko ah ka soo ambabaxay Magaalladda Kismaayo. Isgaarsiintii Telefoonka iyo Fooneeyaha ee Deegaanka Libooyo-Dhoobley, ayaa hawada ka maqan, iyadoo ay adag tahay sidii warar dheeraad ah looga heli lahaa dagaalkaasi, inkastoo ay labada ddhinac wadaan dhaqdhaqaaqyo ciiddan. Dhinaca kale, Engineer Ambassador Cabdi Shire oo ka mid ah Mas'uuliyiinta sarsare ee Isbahaysiga Dooxadda Jubba, ayaa ka soo ambabaxay Magaalladda Kismaayo, isagoo ku sii jeeda Gobalka Gedo, si uu Madaxda Gobalka iyo Ururradda Bulshadda kala soo hadlo Xaalladda guud ee haatan lagu sugan yahay iyo sidii loo sii ambaqaadi lahaa iskaashiga Goballadda Jubbooyinka iyo Gedo. Simba Media Center , Mogadishu
  17. Warsaxaafadeed Col.Ismaaciil Timajilic:Indhacadde Haduu Ku Dhashay Marka Ama Guriceel Asagaa Kale Ogaan Doono Sep 17,2006 by Garbahaarey-Gedo News Network Waxaan halkaan ku cambaaraynaynaa hadaladii gafka ahaa ee ka soo yeeray ninka lagu magacaabo Yusuf Siyaad Indhacadde oo asagu muddo dheer si sharci darro ah ku haysta gobolka Shabelle Hoose, sheegtana inuu yahay madaxa nabadgelyada midowga maxaakiimta Islaamiga ah ee magaalada Muqdisho. Hadaladii gafka uu ka sii daayey idaacadaha Muqdisho Yusuf Indhacadde oo asagu runtii ismooday iskuna haysata inuu ku dhashay magaalada Marka ee gobalka Shabeelaha Hoose oo xoog ku haysto. Waxaan xasuusinaynaa in Indhacadde in maalin maalmaha ka mid ah uu jawaab ka bixin doono dhibka iyo halaaga uu ku hayo shacabka danyarta eh ee gobalka Shabeelaha Hoose uuna kala ogaan doono inuu ku dhashay Guriceel ama Marka. Hadaladii gafka uu ka sii daayey Indhacadde idaacadda gudaha oo aanu aamisan nahay inuusan cabirayn mowqifka rasmiga ah ee midowga maxkamadaha Muqdisho ayaa hadana waxaa looga baahan yahay in masuuliyiinta ugu sareeysa maxaakiimta ay jawaab ka bixiyaan hadalka aflagaadada xambaarsan ee ka soo yeeray ninka lagu magacaabo Yusuf Indhacadde, iskana fogeeyaan wax alle waxii wax u dhimi kara kacdoonka ay shacabka Muqdisho isaga tuureen hogaamiye kooxeedyadii mudda dheer dhibaatada ku hayey magaalada Muqdisho. Waxaan ku baaqayaa in la joojiyo weerarka ku soo wajahan gobalada Jubooyinka, kaas oo keeni karo dhibaato weyn oo uu dhiig badan ku daato isla markaana horseedi karto dagaallo sokeeyo oo qaraar. Waxana u sheegaynaa kuwa hurinayo colaadaas in iyagu masuul ka noqon doonaan waxii dhibaata ah oo ka yimaado dagaalada ay hurinayaan. Waxaan ognahay in ay arrintani tahay siyaasad shaar kale loo soo galiyay oo wajiyo cusub loo sameeyay ee aysan jirin hannaan sharciyaysan oo la raacayo iyo nidaam suuban oo laga anba-qaadayo. Waxaan u sheegaynaa kuwa abaabulayo dagaalka dhaca jubbooyinka ee ugu horeeyo Indhacadde in ayna suura galaynin in ay guluf colaadeed ku qaadaan deegaano iyo dad kale oo ay iyaguna nabad ku noolaadaan, sidaa daraadeed waa in uu caqligu shaqeeyo oo aanan lagu dag dagin dagaallo sokeeyo oo la imaan karo cawaaqib xun. Waxaan si gaar ah ugu digayaa shakhsiyaadka aan fahansanayn u jeedooyinka dagaalkan ee laga yaabo in laga dhaadhiciyo in ay ku duulaan dalkooda iyo dadkooda ayago lagu rajo-galinayo oraaho af-ka baarkiisa ah oo aysan waxba ka jirin. Dhamaan saraakiisha, ciidamada qalabka sido iyo malaysiyaad-ka G/Gedo waxaa la farayaa in ay galaan heegan buuxo laga billaabo taariikhdu markay tahay 17/09/06 oo ay ku diyaar-garoobaan goobaha loo cayimi doono. Sidoo kale waxaan faraynaa dhamaan wax-garad-ka, ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada G/Gedo in ay si buuxda ugu diyaar-garoobaan xaalada colaadeed ee ku soo wajahan gobalada Jubooyinka. Col. Ismaaciil Cismaan Nuur (Tima jilic), Garbahaarrey, Gedo, Soomaaliya
  18. Originally posted by Sharif_seylaci: yes becous i am an eheyle al beyt if your read the historical documents you will know So you sayng muhammad al mahdi amd iman yax ya never excisted war ummadu muslinky yanay ku maqleyn war umadu muslinku yaysan ku maqlin
  19. "No one has prayed inside this mosque for years after gangsters had used it as a garbage dump and a place to burry their innocent victims of their crimes," Hassan Mohamed told IslamOnline.net while watching the restoration of the Arbaa Rokn mosque in southern Mogadishu. Is that true?
  20. Xoogsade Honestly, adeer, my perception of you since day one has been that you are anti-Abdulahi Yusuf because of his clan background and not necessarily solely on principle. Marka adeer kuweenaan principle ahaan kula khilaafsan meesha noo daa.
  21. Jen. Jaamac Max’ed Qaalib “Shirkii IGAD wuxuu ahaa mid ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusuf-na waxaa loogu yeertay Iidheh Jen. Jaamac Max’ed Qaalib oo ka mid ahaa xubnihii uga qeybgalay dhinaca maxaakaiimta wadahadaladii Khartuum ayaa wareysi uu siiyey wargeyska Xog-ogaal wuxuu kaga warbixiyey qodobada heshiiskii Khartuum & aragtidiisa ku wajahan heshiiskaasi. “Shirkii Khartuum wuxuu ahaa bilow fiican, oo lagu gaarayo dhammeystir haddii la fuliyo wixii lagu heshiiyeyna waa talaabo wanaagsan’ ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib, wuxuuna intaasi sii raaciyey. “Qodobka ugu horreeya ee heshiiska Khartuum wuxuu leeyahay “In la adkeeyo lana dhowro wareega 1-aad ee heshiiskii Khartuum ee 22-kii June la saxiixay†maalintii uu go’aankaasi soo baxay C/llaahi Yuusuf wuxuu si kulul u weeraray isagoo Nairobi ku sugan, wuxuuna geed dheer & geed gaaban u fuulay sidii dalka loo keeni lahaa ciidamo shisheeye†Jen. Jaamac Max’ed Qaalib mar uu ka hadlayey shirkii Nairobi y isugu yimaadeen dhowaan madaxweynayaasha dalalka Kenya & Soomaaliya & ra’isul wasaaraha Itoobiya, in uu ahaa shirkaasi shir ay wadatay dowladda Itoobiya. “Shirkii IGAD wuxuu ahaa shir ay Amxaaro wadatay, C/llaahi Yuusufu-na waxaa loogu yeeray Iidheh, Itoobiyana codka Kenya un bey haysataa go’aankaasina wuxuu noqon doonaa mid galaafan doona IGAD, waxaana qalad ah in ciidamo la geeyo Soomaaliya, xilli amnigii la soo celiyey, lana furay garoonkii & dekadda weyn†ayuu yiri Jen. Jaamac Max’ed Qaalib.
  22. Maxkamadaha oo beeniyay in ay duulaan ku yihiin Kismaayo Mogadishu 14, Sep. 06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay duulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo. Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa dhinac isaga riixay hadalada soo baxaya ee tilmaamaya in Maxkamadaha islaamka ay qorsheynayaan weerar ay ku qabsadaan magaalada Kismaayo, taasoo ay ku tilmaameen mid la buunbuuniyo oo la doonayo in la isaga horkeeno maxkamadaha iyo isbaheysiga D/jubba. Madaxa dacwada iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamka ay dhowrayaan heshiiskii dowladda, isla markaana aanu jirin meel ay duulaan ku yihiin. Hadalka Sheekha ayaa ka dambeeyay ka dib hadalo maalmihii ugu dambeeyay ka soo yeerayay mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somalia oo sheegaya in maxkamadaha ay duulaan ku yihiin magaalada Kismaayo. Shabelle Media Network Somalia
  23. Il-Generale Sxb honestly everything is back to normal there. Ragaan opiningka wado waa rag dhibaata iyo dagaal u raba Kismaayo iyo Jubooyinka. The real source for indepth opine should be on Baidoa! I truly think Baidoa is in a worst state towards instability and war then Mogadishu, Kismaayo or anywhere else are!
  24. Maxkamadaha oo beeniyay in ay duulaan ku yihiin Kismaayo Mogadishu 14, Sep. 06 ( Sh.M.Network) Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay duulaan ku yihiin Magaalada Kismaayo. Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa dhinac isaga riixay hadalada soo baxaya ee tilmaamaya in Maxkamadaha islaamka ay qorsheynayaan weerar ay ku qabsadaan magaalada Kismaayo, taasoo ay ku tilmaameen mid la buunbuuniyo oo la doonayo in la isaga horkeeno maxkamadaha iyo isbaheysiga D/jubba. Madaxa dacwada iyo Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa uu sheegay in Maxkamadaha islaamka ay dhowrayaan heshiiskii dowladda, isla markaana aanu jirin meel ay duulaan ku yihiin. Hadalka Sheekha ayaa ka dambeeyay ka dib hadalo maalmihii ugu dambeeyay ka soo yeerayay mudanayaal ka tirsan baarlamanka Somalia oo sheegaya in maxkamadaha ay duulaan ku yihiin magaalada Kismaayo. Shabelle Media Network Somalia
  25. Red Sea- Morgan is the figure head and the Courts are the agenda. The invisible hands are grumpy ex-friends of Barre's.