Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Originally posted by Caamir: Horn, have you checked this site. three long pages. Real Discussion I did when when you just posted and I did not read past the first two posts. Barre waa nin dadkiisu usoo halgamay, nin dadkiisu kamid ahne hadaladaa cayriinka ah Barre kama yiraahdeen. Xulufo kale weeye.
-
Originally posted by Caamir: Horn, have you checked this site. three long pages. Real Discussion I did when when you just posted and I did not read past the first two posts. Barre waa nin dadkiisu usoo halgamay, nin dadkiisu kamid ahne hadaladaa cayriinka ah Barre kama yiraahdeen. Xulufo kale weeye.
-
Che- Miyaa la rabaa? Miyaad u jeedaa qof raba? Shicibka makuu muuqdaan kuwa raba? The rooster crows for a short amount of time. There is a reason why the civilian population of Kismaayo is in a hurry to cross the border and temporarily stay in the refugees across the border. You will find out why. Paragon- Even while you understand the complexity of the situation and know full well what is going on, your less then mature conduct is visible everywhere.
-
Che- Miyaa la rabaa? Miyaad u jeedaa qof raba? Shicibka makuu muuqdaan kuwa raba? The rooster crows for a short amount of time. There is a reason why the civilian population of Kismaayo is in a hurry to cross the border and temporarily stay in the refugees across the border. You will find out why. Paragon- Even while you understand the complexity of the situation and know full well what is going on, your less then mature conduct is visible everywhere.
-
Kismaayo: Maxkamadaha oo si cad ugu bareeray ku tumashada xuquuqda wariyayaasha iyo goobaha warbaahinnada. Jimce, September 29, 2006 Kismaayo (AllPuntland)- Ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa waxa ay saaka arrrnimadii xabsiga dhigeen saddex wariye oo ku sugnaa magaalda Jawhar kana shaqaynayay idaacada Hornafrik ee magaalada Kismaayo. Layla Sh, Aadan oo ka mid ah wariyayaasha la xiray oo aannu khadka taleefonka kula xiriirnay daqiqado ka dib markii la soo daayay ayaa waxa ay AllPuntland u sheegtay in xilliga la xirayay ay ku guda jireen hawlahooda shaqo ayna doonayeen in ay magaalada gudaheeda ka soo aruuriyaan wararka iyo akhbaaraadka jira. Ciidamada maxkamadaha ayaa waxa ay sheegeen in ay xarigani ku amreen ka gadaal markii la sheegay in ay baahiyeen warar sida ay sheegeen aan xaqiiq ahayn. Arintani ayaa waxa ay ku soo aadamaysaa iyada oo maalintii labaad ay alabaabada u xirantahay idaacadda Horn afrik ee magaalada Kismaayo oo la sheegay in ay qoonsatay war ku aadanaa tacadiyo ay gaysteen ciidamada maxkamadaha oo ay idaacadda ka baahiyeen. Wada hadallo lala galay madaxada maxkamadaha oo ku aadanaa in dib loo furo idaacadda ayaa waxa ay ku dhamaadeen guul darro ka gadaal markii maxkamaduhu ay ka biyo diideen in ay odolaadaan in la bilaabo baahinta idaacadda. Waxaa dhaqan iyo caado noqotay in maxkamadaha meeshii ay tagaanba ay tacaddi kula dhaqmaan warbaahinta gudaha dalka iyada oo horay ay u xireen idaacaddii Jawhar oo ay sheegeen in ay xiritaankeeda u adeegsadeen ka dagaal markii ay ka madax adaygeen in ay baajiyaan baahinta heesaha jacaylka ah. M. J. Koronto AllPuntland
-
Somali Islamists close radio station - journalists Fri 29 Sep 2006 8:41:44 BST KISMAYO, Somalia, Sept 29 (Reuters) - Islamist gunmen who captured the Somali port of Kismayo have forcibly closed a private media network there which they accuse of distorting news about protests against the takeover, journalists said on Friday. Islamist fighters on battle-wagons turned up at HornAfrik Radio's Kismayo offices late on Thursday, ordering staff to stop operations, the National Union of Somali Journalists said. "We are strongly bothered by this show of aggression against this media house, which is a conscious attack on the freedom of the press and fundamental freedom of expression," said union secretary general Omar Faruk Osman. The Islamists took Mogadishu from U.S.-backed warlords in June, and have been expanding their territorial control since then. On Sunday, they moved into the southern city of Kismayo, taking control without firing a shot. But there have been anti-Islamist protests this week in Kismayo, and Somalis in general are becoming increasingly worried about signs of hardline practices by the movement, which was born out of sharia courts. The Islamists' rise has challenged the aspirations of Somalia's western-backed interim government -- based in the provincial town of Baidoa -- to restore central rule to the Horn of Africa nation for the first time since 1991. Islamist sources said HornAfrik had made false broadcasts about this week's protests in Kismayo, including reports that a boy had died and women were mistreated in the violence. The Islamists say they are simply restoring law and order to Somalia after 15 years of anarchy since the ousting of dictator Mohamed Siad Barre. They are also openly calling for mainly Muslim Somalia to be ruled by a sharia system. But critics say the Islamists are extremists who have links to al Qaeda and are harbouring foreign radicals in Somalia. The Islamists' top leader, Sheikh Hassan Dahir Aweys, is on U.S. and U.N. lists of people with alleged links to terrorism. Earlier in September, the Islamists closed another radio station in the town of Jowhar for playing love songs. It was allowed to re-open after promising to stop broadcasting music.
-
Maleeshiyo Beeleedka Maxaakiimta Kismaayo Oo Saaka Xabsiga Dhigay Sadex Wariye Oo Ka Howl Gala Magaalada Kismaayo Saacad Iyo Bar Kadibna Sii Daayay. Sep 29,2006 by Kismaayo-Gedo News Network Abaare 10-kii subaxnimo ee saaka ayaa xabsiga loo dhaadhiciyay sadex wariye oo ka tirsanaa wariyeyaasha ka howl gala gobolada jubooyinka kuwaasoo ku sugnaa magaalada kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Sadexdan wariye oo saxaafada in badan kasoo shaqaynayay ayaa waxay ahaayeen shaqaalaha idaacada Hornafrik Qaybteeda kismaayo. Sahro Cabdi Axmed, Laylo Shiikh Aadan Ismaciil iyo Aadan Maxamed Salaad ( Aadan Kismaayo ) ayaa lagu eedeeyey inay idaacada kismaayo ka sii daayeen waraysiyo badan oo ay kasoo qaadeen dad Mudhaaharaadayay iyo kuwa kale oo ciidamada maxaakiimtu jirdil ugu gaysteen xabsiga magaalada kismaayo, amuurtaas oo ka caraysiisay dad badan oo markii hore aad ula dhacsanaa maxaakiimta gacanta ku haya kismaayo. Wariyeyaaashan saaka xabsiga loo dhaadhacshay ayaa waqtiga la qabanayay ku guda jiray howlohooda saxaafadeed kuwaasoo laga hor qabtay iyagoo maraya Beerta-Xoriyada ee magaalada kismaayo, waxaana sidoo kale sadexdaas wariye lagala wareegay dhamaan qalabkii ay ku shaqaynayeen ee ahaa Mobiladii, Raadyaashii warqabadka Iyo Kaamirooyinkii ay sawirada ku qaadanayeen. Wariye kale oo isna ku sugan magaalada kismaayo hase yeeshee codsaday inaan magaciisa la shaacin oo markaas isaguna ka dhuumanayay ina la qabto ayaa ii cadeeyay in wali lagu raadjoogo qaybihii kale ee kala howlgali jiray idaacada Hornafrik wariyeyaasha saaka Xabsiga loo taxaabay. Wariyahaas oo warkiisii sii wata ayaa xaqiijiyay in xiritaanka wariyeyasha gobolka ay ahayd amar kasoo baxay masuuliyiinta isku magacaabay inay maamulaan magaalada kismaayo. Dhanka kale maalintii ugu horeysay ee ay maleeshiyo beeleedku maxaakiimtu la wareegaan gacan ku haynta magaalada Kismaayo ayay maamulka maxaakiimtu ku wargaliyeen Idaacada Hornafrik inaysan sii dayn dhamaan wararka ku saabsan mudhaaharaadka Kismaayo, laakiinse waxaa amuurtaas ka madax adaygay shaqaalaha warbaahinta Hornafrik Kismaayo. Intaas kadib waxaa gabi ahaanba loo sheegay inay qoraan Mobilada ay wataan wariyayaashu Numbaradooda. Isku soo duuboo waxaa saacad iyo bar kadib xabsiga laga sii daayay sadexdaas wariye oo lagu amray inaysan mar kale qaadin warysiyo ka turjumaya dhibaatada loo gaysto shacabka ku sugan Kismaayo ee mudhaaharaadka samaynaya. Amuurtan waxay caqab ku noqonaysaa xoriyada saxaafada iyo saxaafatul qowlka,Waana markii ugu horeysay ee wariyeyaal tiradaas gaaraya lagu xiro Magaalada Kismaayo. Maxamed Jaamac Faarax-Gedo News Network
-
Maleeshiyadii Goobaale Iyo Seeraar Oo Xabsiga Dhigay Xaawo Ugaas Faarax Oo La Dhalatay Ugaaska Beesha SADE Sep 29,2006 by Kismaayo-Gedo News Network Maleeshiyo beeleedkii maxkamadaha oo ka amarqaata Yusuf Mire Seeraar iyo Maxamed Jimcaale Rooble (Goobaale) ayaa maanta xabsiga u taxaabay Xaawo Ugaas Faarax oo ayadu la dhalatay ugaaska Beesha SADE. Maleeshiyada labadan nin oo laga yaqaanay magaalada Kismaayo oo dhowaan ku biiray maleeshiyo beeleedkii maxkamadaha ee ka yimid magaalada Muqdisho ayaa saaka ayaga oo cimaamado guduudan xiran ay subaxii hore weerar ku qaadeen guriga ay Xaawo Ugaas Faarax ay ka degganayd magaalada Kismaayo, iyada oo lagu eedeeyey inay ka dambeeysay mudaaharaadyo looga soo horjeedo maleeshiyo beeleedkii Yuusuf Indhacadde iyo ninka lagu magacaabo Xasan-Turki oo falal argagixiso ku hayo shacabka magaalada Kismaayo. Dad badan ayaa isugu baxay maanta hoyga Xaawo Ugaas Faarax ayaga oo si weyn ugu caraysan sida binaadinimada ka fog ee loola dhaqmay, kana baxsan shareecada islaamka iyo dhaqanka soomlidaba. Dadaalo badan ayaa soconaya oo la doonayo in lagu sii daayo Xaawo Ugaas Faarax iyo dhamaan haweenka ee dhowaanta lagu xirxiray magaalada Muqdisho. Haween gaaraya ilaa iyo 26 ayaa ilaa iyo hadda ku xiran magaalada Kismaayo kuwaasoo dhamaantood lagu soo eedeeyey inay masuul ka yihiin banaabaxyadii looga soo horjeeday maleeshiyo beeleedkii dhowaan qabsaday magaalada Kismaayo. Haweenka xirxiran ayaa dhamaantood loo diiday inay arkaan eheladoodii, iyada oo aan la ogeyn goobta iyo xaalada ay ku sugan yihiin. Kismaayo-Gedo News Network
-
Maleeshiyadii Goobaale Iyo Seeraar Oo Xabsiga Dhigay Xaawo Ugaas Faarax Oo La Dhalatay Ugaaska Beesha SADE Sep 29,2006 by Kismaayo-Gedo News Network Maleeshiyo beeleedkii maxkamadaha oo ka amarqaata Yusuf Mire Seeraar iyo Maxamed Jimcaale Rooble (Goobaale) ayaa maanta xabsiga u taxaabay Xaawo Ugaas Faarax oo ayadu la dhalatay ugaaska Beesha SADE. Maleeshiyada labadan nin oo laga yaqaanay magaalada Kismaayo oo dhowaan ku biiray maleeshiyo beeleedkii maxkamadaha ee ka yimid magaalada Muqdisho ayaa saaka ayaga oo cimaamado guduudan xiran ay subaxii hore weerar ku qaadeen guriga ay Xaawo Ugaas Faarax ay ka degganayd magaalada Kismaayo, iyada oo lagu eedeeyey inay ka dambeeysay mudaaharaadyo looga soo horjeedo maleeshiyo beeleedkii Yuusuf Indhacadde iyo ninka lagu magacaabo Xasan-Turki oo falal argagixiso ku hayo shacabka magaalada Kismaayo. Dad badan ayaa isugu baxay maanta hoyga Xaawo Ugaas Faarax ayaga oo si weyn ugu caraysan sida binaadinimada ka fog ee loola dhaqmay, kana baxsan shareecada islaamka iyo dhaqanka soomlidaba. Dadaalo badan ayaa soconaya oo la doonayo in lagu sii daayo Xaawo Ugaas Faarax iyo dhamaan haweenka ee dhowaanta lagu xirxiray magaalada Muqdisho. Haween gaaraya ilaa iyo 26 ayaa ilaa iyo hadda ku xiran magaalada Kismaayo kuwaasoo dhamaantood lagu soo eedeeyey inay masuul ka yihiin banaabaxyadii looga soo horjeeday maleeshiyo beeleedkii dhowaan qabsaday magaalada Kismaayo. Haweenka xirxiran ayaa dhamaantood loo diiday inay arkaan eheladoodii, iyada oo aan la ogeyn goobta iyo xaalada ay ku sugan yihiin. Kismaayo-Gedo News Network
-
Culumaa`udiin ka soo jeeda beesh Sadde oo magaalada Kismaayo kulamo kula qaatay mas`uuliyiin ka tirsan golaha maxaakimta islaamka. September 27- 2006 HornAfrik, Mogadishu , Somalia Culumaa`udiin ka soo jeeda beesha Sadde ayaa gaaray magaalada Kismaayo si mas`uuliyiinta maxaakimnta ee la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ugala soo hadlaan xalinta iyo dajinta amaanka magaalada Kismaayo. Wafdigaani oo ka kooban ilaa 7 xubnood ayaa waxaa hor kacaya Shiikh Maxamed Macalin Nuur oo ka mid ah culumaa`udiinka beesha Sadde kuwaasi oo habeenimadii xalay kulan la qatay mas`uuliyiinta maxaakimta iyadoo wadahaladana diirada ay ku saareen sidii loo dajin lahaa dareenka dadweyanaha gaar ahaan kuwa beesha Sadde kuwaasi oo muujinaya dareen diidmo oo ka dhan ah maxaakimta Kulan si gooni ah ay ula qaaateen dhalan yarada beesha Sadde ayay kaga hadleen daminta xiisadaha jira inkastoo warar soo baxaya ay sheegayaan in ay ku guul daresteen in dhalan yaradaasi ay ku qanciyaan joojonta xiisada..
-
^Sadely, I can almost feel Civil War II Banaanbax Ballaaran Oo Looga Soo Horjeedo Dhul-Ballaarsiga Ka Socda Kismaayo Oo Maanta Ka Dhacay Magaalad B/Xaawo Sep 28,2006 by B/Xaawo-Gedo News Network Banaan bax ballaaran oo looga soo horjeedo dhul-ballaarsiga iyo qabsashada midowga maxaakimta ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/Hoose ayaa maanta ka dhacay degmada B/xaawo ee G/Gedo. Boqollaal shacab ah oo ku dhawaaqayay hal-ku-dhigyo ka dhan ah midowga maxaakimta Islaamiga ah ee Moqdisho ayaa buux-dhaafiyay shaaracyada degmada B/xaawo ayaga oo dareen-kooda si weyn ugu muujiyay sida ay uga soo horjeedaan dhul-ballaarsiga maxkamadaha Muqdisho iyo duulaan-ka ay ku qaadeen gobalada Jubooyinkla. Banaan-baxan ayaa waxaa ka qayb-galay xildhibaano uu ka midyahay xildhibaan Yuusuf Maxamed Cabdiqadir (Kaanti), maamulka degmada B/xaawo,xubno sarsare oo ka mid ah saraakiisha ciidamadii hore, golaha guurtida, gudiyada kala duwan ee arrimaha bulshada, ardayda iskuulada, ciidamada qalabka sido iyo dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan degmada B/xaawo. Waxaana jawiga B/xaawo maanta hareeyay shucuur shacabeed iyo dareen kulul oo ka tarjumayo sida deegaankaasi looga qaadacsanyahay dhul-ballaarsiga maxkamadaha Muqdisho ee la wareegay gobalada Jubooyinka. Masuuliintii ka hadashay madasha banaan-baxa ayaa ku tilmaantay duulaanka maxaakimta gardarro aan geed loogu soo gaban taasoo horseedayso guluf colaadeed iyo dagaal sokeeyo oo loo horseedayo umada Somaaliyeed iyaga oo intaa ku daray in uu duulaankani yahay mid ku salaysan damac siyaasadeed oo ku qotomo dhul-ballaarsi ay ku kacayaan maxkamadaha Moqdisho oo isu suureeyay hannaan qabiil. Masuuliintu waxay intaa ku dareen in uu duulaankani yahay mid ka fog kaalintii looga fadhiyay maxaakimta Muqdisho oo ahayd in ay horseedaan midnimo, nabad iyo xasilooni lagu soo dabaallo guud ahaan dalka Soomaaliya iyada oo laga anba-qaadayo awaamiirta shareecada Islaamka ee ku salaysan ilaalinta nafta iyo hantida walaalaha muslimka ah iyo tixgalinta xuquuqda bini'aadamka ee muqaddas-ka ah. Waxayna intaa ku dareen in ay arrintani bahdil ku tahay shareecada Islaamka ee ay ciwaan-ka ka dhigteen kooxaha soo abaabulay dagaaladan hubaysan. Masuulintaasi lahadashay bannaanbaxayaasha ayaa daaha ka qaaday in uu isku daygani yahay tillaabadii ugu horraysay ee muujinayso fashil weyn oo ku yimid muuqaalka siyaasadeed ee maxkamadaha Muqdisho, waxayna carrabka ku adkeeyeen sida ay uga go’antahay in ay iska difaacaan wax ay ku tilmaameen weerarada waalida ah ee midowga maxkamadaha Muqdisho Ugu danbayntii waxay masuuliintaasi shaaca ka qaadeen in ay ku biirayaan dadaalada loogu diyaar-garoobayo difaaca gobalada Jubooyinka. Waxayna u sheegeen maxkamadaha Muqdisho in ay isaga baxaan magaalada Kismaayo ka hor inta uusan qarxin dagaal hubaysan oo dhexmaro Xoogaga Difaaca Gobalada Jubooyinka iyo maxkamadaha Moqdisho isla markaana ay ka baaqsadaan weerarada sidan oo kale ah oo ay masuuliintu sheegtay in uu horseedi doonaan xasilooni darro, dagaal sokeeyo iy cawaaqib xumo ku timaado awoodii iyo sumcadii maxkamadaha Islaamka ee magaalada Muqdisho. Gedo News Network,B/xaawo, Gedo.
-
Originally posted by Xoogsade: Xiin, You are one of the best guys on SOL bro. You are far from a clanist or someone who bases his debates on clan sentiments. Horn and Alla magan, waa soo noqonaa inshallah. Inshallah sxb waan ku sugeynaa. You asked us what happened and we responded in a respectful and very honest manner. We would hope you do the same.
-
Originally posted by Xoogsade: Horn and Allamagan, your support for the courts when many showed hostility towards them was honorable. That is because the Islamic courts were facing aggression sxb. The Islamic Courts provided a semblance of order and security, using our religion as should be, to the areas in Mogadishu they controlled. The Courts had my backing because in this time of confusion and chaos they understood the wishes, suspicions, as well as the aspirations of the people of Mogadishu. The Courts recruited the people under a platform of order and post-warlordism in organization deprived Mogadishu. To add to that, it was the warlords who announced one morning some silly anti-Islamic agenda towards the Courts. Who but a gaal would not have supported our Courts against shaydaan-led hooligans :confused: However, even before the agenda against Kismaayo became appearent, I was starting, maybe not publicly, to loose confidence with the Courts. As soon as Mogadishu was secure, why go to Jowhar and not Marka? Why go Shabellada Dhexe, and Galgadud, and even Mudug but not Shabellada Hoose? Ironic as it may seem, it was at that time the Courts forced me to stop calling them Islamic Courts and start calling them the Entity. I support defense against aggression and people trangressing against people of my faith just because of that; their faith. The Entity does not garner my support anymore and nothing can be done to get my and millions of others confidence back. I truly believe that there are caalims in there. Rightful Sheikhs that I would have no qualms about taking over the country and ruling our people in the one true faith we all give allegiance to. However, it is my sincere believe that those rightful Sheikhs, among them Hassan Turki and others, are being used and they are too blinded by the successes they are seeing now after decades of nothing but loses to see the truth. Why invade Kismaayo when Barre was not and never in his life pro-Ethiopian or foreign troops and Hassan Turki himself said on HornAfrik that he has no reason to suspect Barre would allow Ethiopians because (I quote) "isagu iyo ragiis waa rag weligood cadowga naga difaaci jiray". Why invade and especially during Ramadan when Barre was never opposed to talks. Why use the militiamen of the former defeated warlords such as Muuse Suudi, Qanyare Afrax, etc to go and invade a city that is not necessarily part of the Mogadishu group of clans (for the most part) and you know still has deep lingering effects of Civil War era legacies? To add to that, it seemed to be more then a coincidence that the forces of the Islamic Courts and its far-reaching militia men were used during a pivotal moment when Barre cut off political links with a sub-clan and sidelined some members of his organization that belonged to that sub-clan. What would they in rightful mind assume they could do with a Clan attack when the Noble Islamic Courts can be used? The people of Kismaayo know this better then and even if they never necessarily agreed with Hiiraale are calling out spade for a spade as is evidenced from the continuing violent protests that ensued as the Entity entered the city from the beginning. It was more then a misjudgment on the cases of the Courts because it is my believe that the Courts are a front, a noble front, and that there is a hidden and not necessarily clean hand that controls the movement. p.s. I still applaud to this second what the Courts have done for their people in Mogadishu and the breath of fresh air they have given them but as they have given air to theirs, they have taken air out of mines. Lest you allege the protests of Baardheere, Kismaayo, and elsewhere are done by Mushriks then we are on the same page that the Entity is a Clan that invaded.
-
^Rumour has it caleemo qoyan baa loo diyaarsanayaa, xitaa kuwii mucaarad ku ahaa ee ku xadgudbi jiray xornimaduu shicibkiisu siiyey.
-
Originally posted by Jimcaale: You called me fascist yesterday and charge I’m wanna be religious today? You’ve used that one already. Wanna try again. Walle jabkii adeer ku dhacay have caused you a memory lapse. I wish it’s a simple not serious one. Alxamdulilah sxb jab adeerkey ku dhacay garan mayo ee hadaad u jeedid ii sheeg bal. Shicibkiisuna wuu badbaadiyey, ragiisuna wuu badbaadiyey.
-
^Was not the reason you changed from Duca-qabe to "Jimcaale" when you joined the Politics Section so you did not have to pretend to be religious? Ok jaale, afaarahaan ii daa marka.
-
Originally posted by HornAfrique: Is Horseed more like it Xiin? Banaanbaxyo horleh oo ka dhacay Kismaayo iyo Idaacada HornAfrika oo la xiray Last Updated::2006-09-28 19:52:31 Kismaayo:- Waxaa maalintii 5aad mudaharaad uu ka dhacay magaalada Kismaayo kaasi oo looga soo horjeedo Maxkamadaha magaalada qabsaday. Banaanbaxan ayaa waxaa maanta laga dareemay gudaha magaalada ayadoo ay ka qeyb qaateen dad isugu jira dhalinyaro, haween iyo ragba. Mudaharaadka maanta ayaa lagu soo afjaray iska horimaadyo halkaasi ku dhexmaray shacabka iyo maleeshiyooyinka Maxkamadaha. Shacabka oo lagu kala yaaciyey rasaas ay tuurayeen maleeshiyooyinka ayaa waxaa soo baxaya dhaliicooyin kasoo baxaya dadka rayidka ah oo sheegay in si xun loo jirdilay. Maanta ayaa markale xabsiga loo taxaabay in ka badan 7 haween ah oo kamid ahaa dadkii mudaharaadayey ayadoo horey xabsiga loogu hayey dad ka badan 20 oo isugu jira haween iyo rag. Idaacada HornAfrika ee magaaladaasi ka hawlgali jirtay ayaa galabta iridaha loo laabay. Idaacada ayaa la xiray kadib markii ay siideysay cododka dadkii maanta mudaharaadayey iyo dadkii sheegay in la jirdilay oo ay ku xad gudbeen Maleeshiyooyinka Maxkamadaha. Magaalada ayey ku sugan yihiin maleeshiyooyin aad u badan oo kamid ah kuwii soo galay magaalada Axadii lasoo dhaafay. Magaalada ayuu habeenkii saaran yahay bandow ayadoo habeenadii lasoo dhaafay ay jireen dhalinyaro habeen walba rabshado ka dhiga magaalada. Magaalada ayaa amnigeedu u degen yahay marka laga reebo mudaharaadyada oo ah kuwo ku beegan Maleeshiyooyinka maxkamadaha oo ayagu ku sugan goobo kala gedisan oo magaalada ah. Mudaharaadkii maanta ayaa xoogiisa ka dhacay Hotel Meridian oo ay ku sugnaayeen xubno culumaa'udiin ah oo la sheegay in ay ka yimaadeen magaalada Muqdisho si ay taageerayaasha rayidka ah ee Bare Hiiraale ee weli ku sugan magaalada uga dhaadhiciyaan in ay taageeraan Maxkamadaha la wareegay gacan ku heynta magaalada. Maxamed Cabdi HorseedNet.com Ciidamo sheegtay inay ka tirsan yihiin Maxaakiimta Islaamka oo caawa albaabada u laabay Idaacaddii HornAfrik ee magaalada Kismaayo. September 27- 2006 HornAfrik, Mogadishu , Somalia Ciidamo sheegay inay ka tirsan yihiin maxaakiimta Islaamka ee la wareegay magaalada Kismaayo ayaa caawa maqribkii albaabada u laabay Idaacadda HornAfrik ee magaalada Kismaayo. Ciidamo badan oo aan heysan qoraal muujinaya in amarkan maxkamadaha uu ka yimid ayaa qabsaday xarunta Idaacadda, iyadoo shaqaalaha ku amray in la damiyo Idaacadda. Ma jirto sabab rasmi ah oo ay sheegeen in ciidamadaas ay ku joojiyeen howlihii Idaacadda HornAfrik ee magaalada Kismaayo