Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
According to Miskiin even Gedo is occupied. How is it even possible to convince him that the reason Barre is in Jubooyinka is that his people are part of the people of the Jubooyinka as chronicled even more then hundred years ago in areas such as Doy, Jamaame, Kismaayo etc? History is witness, even Somali oral history. Guuleed Jucfo in the Hawd in the 1920's reponded to a Hargeisa native who boasted of his family's nearness: Axmad iyo walaalkeey Warsame waa u waramayaay'e Warqad baan udiri Yusufkii waamahaas jiray'e Barre tolkiis baa Kismaayo iyo Jubooyinkaba dego, Tolne deegaan ma aysan kala lahan, Barre shaqsigiisu maxaa reebaya? Cabdiqasim Salad Hassan was born in Caabudwaaq, who alleges he is an occupier in Mogadishu? Abdulahi Yusuf is from Gaalkacyo, who alleged he was an occupier in Boosaaso? Sure Barre's clan are not the only inhabitants of Kismaayo but they nonetheless do settle there and even one of the more visible and he has as much right to be there as anyone else. Caqli gal baa loo baahanyahay.
-
According to Miskiin even Gedo is occupied. How is it even possible to convince him that the reason Barre is in Jubooyinka is that his people are part of the people of the Jubooyinka as chronicled even more then hundred years ago in areas such as Doy, Jamaame, Kismaayo etc? History is witness, even Somali oral history. Guuleed Jucfo in the Hawd in the 1920's reponded to a Hargeisa native who boasted of his family's nearness: Axmad iyo walaalkeey Warsame waa u waramayaay'e Warqad baan udiri Yusufkii waamahaas jiray'e Barre tolkiis baa Kismaayo iyo Jubooyinkaba dego, Tolne deegaan ma aysan kala lahan, Barre shaqsigiisu maxaa reebaya? Cabdiqasim Salad Hassan was born in Caabudwaaq, who alleges he is an occupier in Mogadishu? Abdulahi Yusuf is from Gaalkacyo, who alleged he was an occupier in Boosaaso? Sure Barre's clan are not the only inhabitants of Kismaayo but they nonetheless do settle there and even one of the more visible and he has as much right to be there as anyone else. Caqli gal baa loo baahanyahay.
-
Wadaadadaad sheegeysid inta u badnayd reer Gedood bey ahaayeen. Marka garan mayo waxay ku faa'iideyso inaad ka dhigtid qolo hal meel ka safnayd (sharka) markii Aba iyo Wiil xaajadu ahayd, Adeer iyo Abti. Waxaa is weydiin mudan laakiin sababta awalba keentay Gedo, Dahir Hassan Aweys iyo rag kale ee Gedo amni iyo magan usoo doonteen ee ka heli wayeen deegaanadooda? Maantana sow la yaab ma leh kuwii Muqdisho beyt shar iyo shaydaan ka dhigey inuu Hassan Dahir Aweys cimaamad usoo xiray uu yiraahdo waa saifullah jihaad-doon ah? Barre Adan Shirehaana sow maaha ninkii ay ku amaanayeen haday yihiin Maxaakimta Islaamka ka hortagi uu ka wada Gen Cumar Xaaji Massale ee u jaan-qaadeyey difaaca wadaadeenu, diinteenu, iyo dalkeenu? Dhageyso laga bilaabaya 6:50 Abuu-Mansuur Sidey tahayne gebi ahaanbo lama ogalaanayo in diinta Islaamka xaaraam loogu qaraabto. Mana la yeelayo.
-
^Dagaal Islaam lagu qaadayo uma jeedo, halkee u jeedaa? Ma kii shalay Indhacade u dagaalamaye oo cimaamad soo xirtay baa diin u dagaalamaya? Ma kii shalay Muse Suudi u dagaalamaye oo cimaamad soo xirtay baa diin u dagaalamaya? Ma kii shalay Caydiid u dagaalamaye oo cimaamad soo xirtay baa diin u dagaalamaya? Ma kii shalay Qanyare u dagaalamaye oo cimaamad soo xirtay baa diin u dagaalamaya? Diin aad dadka ka xigtid ma jirto, wadaadaduna diidi meyno oo watay Gedo wax badan xarun u ahayd, balse maliishiyaada cimaamada loosoo xiray marnaba haku fakirin in la ogolaado. Marnaba haku fakirin, marka nin weyn baa tahay ku dhaqan caqligaadu.
-
^Hadalka aan afka baarkiisa dhaafin kol horaan kugu idhi ha ila soo doonan. Shaarka diinta Islaamka waxa isku so qariyey waa la cirib-goyn waadna arki doontaa alle haduu idmo.
-
JILIB: Guddoomiyihii iyo Guddoomiye ku xigeenkii Degmada Jilib oo ay Maxkamaduhu xabsiga u taxaabeen Posted to the Web Oct 08, 13:19 Jilib (PP) – Guddoomiyihii Degmada Jilib iyo ku xigeenkiisii C/llaahi Macallin Xuseen iyo Ibraahim Macallim Aadan (Jiis) ayay xabsiga u taxaabeen madaxda Maxkamadaha ee ku sugan Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe. Sababta xabsiga loo dhigay labadan xubnood ayay ku sheegeen xubnaha Maxkamadaha ee ku sugan Degmada Jilib inay tahay iyagoo xiriir la sameeyay Col. Barre Hiiraale oo ah guddoomiyihii hore ee maamulka Dooxda Jubbada oo laga eryay Kismaayo 24-kii bishan. Xubnahaan ayaa xariggooda wuxuu ku soo beegmay xilli ay xubnaha Maxkamadaha ee ku sugan gobollada Jubbooyinka ay cabsi weyn ka qabaan inay dagaallo kaga yimaadaan dhanka Malleeshiyooyin ku soo fool leh Kismaayo oo ka amarqaata Col. Barre Hiiraale oo ah wasiirka Difaaca Soomaaliya iyo weliba guddoomiyihiin hore ee Maxkamadaha Midoobay. Malleeshiyooyin taageersan Col. Barre Hiiraale ayaa lagu soo warramaaya inay dhawaan galeen Degmada Bu'aale oo ah xarunta Gobolka Jubbada dhexe oo ay horay ugu sugnaan jireen Malleeshiyooyin daacad u ah Maxkamadaha Midoobay oo dhawaan iyagu gaaray halkaas. Wararka ayaa waxay sheegayaan in Maxkamadaha kooxaha daacadda u ah ay dib ugu durkeen dhanka Degmada Jilib ee isla gobolka Jubbada Dhexe, waxaana halkaas gaaraya Malleeshiyooyin iyo tikniko ka amarqaata Maxkamadaha Magaalada Muqdisho oo ka ambababaxay isla magaalada Muqdisho. Dadweynaha degmada Bu'aale ayaa la sheegay inay ka firxanayaan gudaha Magaaladaan iyagoo cabsi ka qaban in lagu kor dagaallamo, waxaana cabsida ugu weyn ay tahay iyadoo saansaanka colaadeen ee labada dhinac ay tahay mid cirka isku sii shareerayso. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
-
Maxkamadaha islaamka Somalia oo xabsiga Dhigay Gudoomiyaha degmada Jilib iyo K/xigeenkiisa. Mogadishu - 08-October -2006-Allceeldheer.com Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa xabsiga u taxaabay Gudoomiyaha degmada Jilib iyo K/xigeenkiisa , ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay xiriir la sameeyeen Gudoomiyihii Isbaheysigii D/jubba Barre Hiiraale oo dhowaan lagala wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo. Gudoomiyaha degmada Jilib C/laahi Macalin Xuseen iyo Ibraahim Jiis oo k/xigeenkiisa ah ayaa maanta loo dhaadhiciyay xabsiga magaalada Jilib, ka dib markii xiriir dhanka isgaarsiinta ah ay la sameeyeen Col. Barre Hiiraale oo maleeshiyadiisa ay duulaan ku soo tahay magaalada Kismaayo. Inkastoo aanu jirin cadeymo kale oo loo hayo xariga lagula kacay Mas’uuliyiintaan ayaa hadana waxaa xaqiijiyay xarigga Mas’uuliyiintaan loogu geeystay magaalada Jilib Mas’uul ka tirsan maamulka degmadaasi oo ka gaabsaday magaciisa. Sidoo kale wararka laga helayo degmada Jilib ayaa waxa ay tilmaamayaan in dhalinyaro kale oo reer jilib ah lala xirey Gudoomiyaha degmada Jilib. Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma sheegi karo xarigga loo geeystay Mas’uuliyiintaan waxyaabaha uu salka ku hayo marka laga reebo xiriiro ay la sameeyeen Gudoomiyihii Isbaheysigii D/jubba iyo waliba warar kale oo sheegaya in xarigooda uu salka ku hayo kulamo ay la qaateen saraakiil ka tirsan hay'addda WFP. Gudoomiyaha degmada Jilib ayaa markii ay la wareegeen Maxkamadaha magaalada Kismaayo 25 kii bishii la soo dhaafay waxa uu warbaahinta u sheegay in uu soo dhaweynayo maxkamadaha islamarkaana uu la shaqeynayo. Xarigga mas'uuliyiintaan ayaa ku soo beegmay xilli boqolaal maleeshiyooyin daacad u ah Barre Hiiraale oo ka soo ambabaxay degmada Baardheere ay gaareen deegaano ka tirsan degmada Saakow ee gobolka J/dhexe si ay ugu sii ruuqaansadaan magaalada Kismaayo CNM
-
Kismaayo : Ciidamada Maxkamadaha magaalada Muqdisho oo xabsiga dhigay gudoomiyihii iyo ku xigeenkii degmada Jilib. Axad, October 08, 2006 APL Kismaayo (AllPuntland)- Ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho ayaa wxa ay xabsiga u taxaaben gudoomiyihii iyo ku xigeenkii degmada Jilib oo ka tirsan gobolka Jubada Hose. C/laahi Maxamed oo ahaa gudoomiyihii degmada Jilib iyo kuxigeenkiisii Ibraahim Cali ayaa waxaa la sheegay in lagu eedeyay in ay xiriiro la samaynayeen qaar ka mid ah madaxdii isbahaysiga dooxada Jubba. Sarkaal ka mid ah maxkamadaha ayaa waxa uu warbaahinta u sheegay in ay nimankaasi xiriir la lahaayeen Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) oo abaabul dagaal ka wada gobolada Gedo iyo Jubooyinka. Arrimahani ayaa waxa ay ku soo begmayaan iyada oo ciidamo ka amar qaata Col. barre Hiiraale ay u guureen dhanka gobolka Jubada Dhexe. Illaa iyo hadda ma jirto cid wada dadaallo lagu soo daynayo mas`uuliyiintaasi, waana markii ugu horaysay oo ay maxkamaduhu xabsi dhigaan qaar ka mid ah madaxda degmooyinka. M. J. Koronto AllPuntland
-
^Hakuu ahaadaan ama yeysan kuu ahaan, cid ay ka qarsoon tahay maanta ma jirto in qaab qabiil loogu soo duulay Barre Hiiraale ee isaguna taageerayaashiisu iyaba qabiilkiisu sidey u dhanyihiin u garab-taaganyihiin. Waana runtaa maanta iyo weligood diyaar umaysan ahayn iney diinta Islaamka dagaal la galaan lakin diyaar wey u yihiin maliishiyooyinkii Muuse Suude iyo Qanyare Afrax iyo Indhacade iyo kuwa kale cimaamad loosoo xiroo la yidhi jihaadu fi sabiililaah saifullah baa tihiin orda diinta faafiya. Diyaar wey u yihiin kuwaa in dagaal la galaan, iyageena u socdaan. Nabad Gelyo.
-
^^ War ninka maxaad ugu qoslaysiin haduusan kala aqoon cidaada, ma sharcibaa in lakala barto reerkaaga... LOL Maya adeer, mar hadaad been sheegeysid, been la rumaysan karo ayaa la sheegaa dee.
-
I have refuted so much propaganda from this man that other individuals have tried to use so much I do not even have a count. This man is not, never was, and never will be a known political leader, business leader, traditional leader let alone one of the two Ugaases of the community he claims. The Ugaas of Galgaduud of the community he claims is Ugaas Ciise Ugaas Cabdille. The Ugaas of Gedo of the community he claims is Ugaas Cumar Ugaas Hersi. There are absaloutely no other Ugaases of that said community and you and anyone else can go and verify. This man and his bought words have no weight and were he to be believed he would be speaking from the deegaans of the people he claims and would utter his bought words amongst the people he claims instead of from Mogadishu. There is no doubt Barre has 110% the support of his community and there is nothing any bought individual can do or say about that. The problem lies with those with other intentions who give them air time.
-
Originally posted by General Duke: Is there any truth to what they are reporting that troops from Baidoa are moving on to Jilib? Diinsoor; appearently Abdulahi Yusuf had taken it upon himself to make sure to make a point that were massive support to arrive from Mogadishu, he would also join the war.
-
There is a chance clashes will occur, but most of the predictions are saying peaceful withdrawal as Barre has garnered enough support from Gedo that he can even deflect a widespread force coming from Mogadishu and joining their vacated peers in Jilib.
-
Barre's right hand Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig, and one of the former Co-Chairmans of the JVA Abdirahman Waldiire are to be praised for their campaign of heart and mind towards their people. There will not be a clan war as wanted to make the objectives of others easier.
-
Originally posted by General Duke: ^^^Is this news accurate? What about Xasan Turki? Is he in Afmadow or has he left to Ras Kamboni? Hassan Turki is most likely with the vacating army although Barre said all truely known religious people like Hassan Turki have no reason to fear becase he will give them freedom and protection as before. It is the non-Islamic based militias that need to withdraw and have so far withdrawn from most of the Jubooyinka.
-
Originally posted by Temujin: quote: Munaafaq aan soomaali ka dhalanin maba jiro. Somalida waxaad uga hadlaysa sidii nin gees ka taagan. Ani hadaan ku dhaho waxaad ka mid tahay dadkaan munaafiqiinta ku shegaysid ma i aamini laheed? Waa ninkii aan ku odhan jiray Maxaakiimta Islaamka ujeedooyinkooda iyo waxay wadaan qaab qabiil ahaan baa ka muuqata taageeradaadu oo aad moodid libin inaad ka raadsanaysidne jooji dulmigaa watid ka waran. Hebel baan ku duulaynaa, hebel baan aadaynaa yuu ka bixi waayey ninkii Indhacade si bareer ah aagaan u taageeri jiray. War dhamaa, ragii soo duulay ee go'aansaday Ramadan dhexdeeda inay magaalada Kismaayo rusheeyaan, dadka laayaan, waxaa iyo ka daran usoo go'aansaday xili Ramadan waliba ayuu ileeyahay taageer. Maxaan ku taageeri kii aderkey dhalay haday dhimashadiisa usoo fara laabteen, kii eedaday dhashay dhimashadiisa usoo fara laabteen? War dhamaa...Xornimada waa MUQADAS
-
The Entity has vacated the city of Kismaayo. The Entity has vacated Lower Jubba. The sahan-based milita that forced the Entity to withdraw from the Lower Jubba is led by General Ahmed Warsame who is now based near Bu'aale, Middle Jubba.. The Entity has now encamped in Jilib and the border near the Lower Shabelle. The Entity has now arrested and thrown in prison the administration of Jilib that told them to leave their town so they can welcome Barre. The milita that has been previously 30 km to Kismaayo have been the militias who previously refused to fight for Barre believing in the Islamic cover-up. When Barre left to spare civilians and the city fighting, those militia's eyes opened up to the invasion of the city. They had all left the city and made a base in a town less then 30 km to Kismaayo that they hoped to have waited for Barre's return. A Southern force will come upon Kismaayo led by Col Cabaas Gurey; they will be the first force to enter the peacefully vacated Kismaayo to much jubilition. Predicitions are more then likely that the Entity will withdraw peacefully altogether until they reach the Lower Shabelle; Col Barre Hiiraale and Col Abdirizak Isak Bihi will lead the force withdrawal if the Entity does not in a peaceful manner.
-
Reer Siyaadka uu ka dhashay Barre Hiiraale ayaa shiray, runtiina waxay go'aan ku gaareen inaan la taageerin ninkaas.
-
Barre Hiiraale has purposely spared Kismaayo any fighting and has forced his opponents to engage him in the open fields of the middle Jubba as opposed to the Lower Jubba and areas near Kismaayo. Col Barre Hiiraale will once again get to test his reknowned tactical military strategy. We await.
-
Barre Hiiraale has purposely spared Kismaayo any fighting and has forced his opponents to engage him in the open fields of the middle Jubba as opposed to the Lower Jubba and areas near Kismaayo. Col Barre Hiiraale will once again get to test his reknowned tactical military strategy. We await.
-
More news from your corners. Xaalada Magaalada Kismanyo ay aad u kacsantahay, Shacabkii Magaalada Kismanyo iyo Maxkamaduhuna ay Gabi ahaanba kala dhinteen. Posted to the Web Oct 07, 15:09 Waaraysi Dhinacya badan taabanaya ayaanu la yeelanay waxgarad iyo Cuqaal ku sugan magaalada Kismanyo, Waxayna sheegeen in Xaalada Magaalada Kismanyo ay aad u kacsantahay, Shacabkii Magaalada Kismanyo iyo Maxkamaduhuna ay Gabi ahaanba kala dhinteen. Mudanahaan ku sugan Magaalada kismanyo oo aanan Magaciisa sheegi karin arimo amnigiisa ku saabsan awgeed ayaa sheegay in wixii xalay ka danbeeyay ay magaaladu tahay mid ku jirta xaalad dagaal, oo u dhaxaysa, shacabka iyo Maleeshiyaadka maxaakimiinta, waxa uuna tilmaamay in Maleeshiyaadka magaalada joogta aysan ahayn kuwo xalin karin khilaafaad ama kacdoonka shacabka, waxayna u badanyihiin dhalinyaro aad u da’yar oo aan qaarkood diin iyo kitaab shaqa ku lahayn. Mudanahaan ayaa sheegay inay jiraan Maleeshiyaad ajaanib ah oo ku sugan magaalada kismanyo, waxa uuna tilmaamay in aanay qarsoonayn oo ay dadkoo dhan u muuqdaan, cidii magaalada kismanyo ku sugana ay si sahlan u arki karto, waxa uu sheegay in Maleeshiyaadka oromadu ay aad ugu egyihiin soomaalida, waxa nuuna tilmaamay in la garankaro oo kaliya marka lala hadlo, ama wax la waydiiyo. Mudunuhu waxa uu sheegay in dad badan xabsiga loo taxaabay, qaar kalana xabado lala dhacay, iyada oo shacabku ay mutaysteen caburin ah ninkii hadla dil ama xarig. Isku soo wada duuboo kacdoonka shacabka Magaalada Kismanyo ayaa ah mid dhabar jab wayn ku ah Maleeshiyaadka maxaakimiinta, oo meelo badan oo soomaaliya ka mida ah ku tagay duulaan hubaysan, waxaana hubaal ah in aanay magaalada kismanyo ku sii nagaan karayn hadii aanay kalsooni ka haysan shacabka magaalada. Idamaale News
-
Originally posted by Santaaro-Saaxiib: War maad deysaan reerka. This is news is changing somalia's politics as people protest where they wouldn't even dare to come out of their homes before when new malitia takes control of a city. Horn, we know who is protesting so stop telling people that real kismaayans are out on the street throwing rocks and burning tires. This is Barre's supporters only. Barre's supporters tira badanaa maashallah. Also, something you and Xiin might try to hide. Qaar ka mid ah Beelaha ku dhaqan Jubbooyinka oo qaadacay Maamulka Maxkamadaha ay Kismaayo ka sameeyeen. Muqdisho, Sabti, 07 Oct. 06 Simba Radio Qaar ka mid ah Beelaha ku dhaqan Gobalada Jubbooyinka ayaa sheegeen ineysan ku qanacsaneen Maamulka Midowga Maxaakiimta Soomaaliyeed ay shalay kaga dhawaaqeen degmada Kismaayo. Iyadoo xalay magaalada Kismaayo uu ka dhacay Mudaaharaadyo rabshado wata oo loogu soo horjeeday maamulkii shalay Golaha Maxkamadaha kaga dhawaaqeen magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ay soo abaabuleen qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Kismaayo. Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta beesha Harte ayaa maanta ka hadleen sida loo magacaabay maamulkii shalay oo la qorsheynayo inuu gobolada Jubooyinka uu ka howl galo. Col. C/nuur Jaamac oo ka mid ah Siyaasiyiinta Beesha ***** ee ku dhaqan gobolada Jubooyinka ayaa ka hadlay sida ay beeshiisa u arkaan maamulkii shalay lagu dhawaaqay waxuuna sheegay in Mas'uuliyiintii shalay maamulka loo magacaabay ay intooda badan yihiin dad aan ka soo jeedin Gobolada Jubooyinka sidaas darted ay beesheedo qaadacday dhawaaqista maamulkaas. Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed ayaa xalay sheegeen in dadkii soo abaabulay banaanbaxyadii rabshadaha watay ay yihiin dad daneynaya iney qasaan amaamka iyo kala dmabeyta Gobolada Jubooyinka. Simba Media Center , Mogadishu
-
Originally posted by Suleyman: Insha'Allah, we'll see how this plays out so that we can witness the true intentions of both parties. I am neutral at the moment despite the fact that Barre Aaden Shire is my inadeer (first cousin).
-
Caydiid and the USC had more during their early nineties attack on Gedo against unarmed fleeing civilians and jidkey mareen wax qarsoon maaha. Kuwaane weynu arki.