Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Yuweri: Ciidamadeyna way galayaan Somalia Kampala 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha Uganda ayaa sheegay in dowladiisa ay ciidamo u dirayso Soomaaliya iyadoo eegaysa dhibaatada dadka Soomaaliyeed, balse aysan dano kale oo gaar ah ka laheyn. Yoweri Museveni waxa uu sheegay marka ay ciidamadiisa ay tagaan Soomaaliya in ujeedadooda ugu weyn ay noqon doonto inay caawiyaan maleeshooyinka si loo dhiso ciidan qaran. Museveni ayaa hadalkan sheegay xili uu dhambaal qaas ah ka helay madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geele isagoo tix raacayey xaalada Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay aqalka madaxtooyada ee dalak Uganda. Dhambaalkaasi waxaa aqalka Nakasero ee dalka Uganda keenay in wasiirka arrimaha dibada Jabuuti Maxamed Cali Yusuf Axadii aynu soo dhaafnay. Museveni waxa uu yiri, “xalka keliya ee mushkilada Soomaaliya in ay tahay in la qaado halista hubka uu ku hayo siyaasada, lana siiyo dadka codkooda doorashada. Midowga Afrika iyo IGAD ayaa go’aan ku gaaray in ciidamada nabada ilaalin ah loo diro Soomaaliya. IGAD waxa ay ogolaatay in Uganda ay noqoto wadanka ugu horeeya ee ciidamada u dira Soomaaliya. golaha maxkamadaha islaamiga oo gacnta ku haya magaalada caasimada ee Muqdishu ayaa ku hanjabay inay la dagaalamayaan ciidan kasta oo shisheeye oo dalkeeda soo gala. Museveni, waxa uu u sheegay wasiirka Jabuuti in dagaal oogayaasha soomaalida ay saxeexeen heshiis lagu soo dhisay dowlada KMG, sidaas darteedna qof kasta oo ka soo horjeeda heshiiskaasi uusan wax kheyr ah u wadin dadka Soomaaliyeed. Bayaanka dowlada Uganda ayaa lagu sheegay in maxkamadaha ay isku dayayaan in guud ahaan dalka Soomaaliya ay kula wareegaan qori caaradii, taasina ay tahay mid ka horimaanaysa ujeedada heshiiskii lagu gaaray Nairobi ee lagu soo dhisay dowlada KMG. Madaxweynaha Uganda waxa uu kula taliyey dhamaan qeybaha isku haya Soomalaiya inay raadiyaan xal looga baxo khilaafka jira oo ay meel dhexe isugu yimaadaan. Waxa uu sheegay in Uganda ay la soconayso xaalada Soomaaliya, ayna la shaqeyn doonto wadamada gobolka si loo hubiyo in xal waara laga gaaro dhibaatada Soomaaliya. Shabelle Media Network Uganda
  2. Dhaq dhaqaaq ciidan oo ka jira deegaanada Bandiiradleey iyo Galinsoor Mogadishu - 10-October -2006-Allceeldheer.com Dhaq dhaqaaq ciidan ayaa ka jira deegaanada Galinsoor iyo Bandiiradleey oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Maxkamadaha islaamka iyo kuwa taabacsan Col. Cabdi Qeybdiid oo ka mid ahaa Hogaamiyeyaashii Isbaheysigii la dagaalanka ee laga eryay caasimadda Somalia. Dhaq dhaqaaqaan ciidan ayaa yimid, ka dib markii guutooyin ka mid ah ciidamada Ethiopia ay ka soo gudbeen dhinaca degmada Galdogob oo ay ku soo jeedaan Bandiiradleey si ay u caawiyaan ciidamada Cabdi Qeybdiid ee halkaasi ku sugan. Wararka ayaa intaasi waxa ay ku darayaan in ciidamada Maxkamadaha islaamka ee ku sugan Galinsoor ay galeen heegankii ugu sareeyay si ay isaga caabiyaan weerar kasta oo kaga yimaada dhinaca Cabdi qeybdiid. Dhinaca kale ciidamada Puntland iyo ciidamo Ethioian ah oo wada socda ayaa dib ugu laabtay deegaanka bacaadweyn ee W/Mudug. Arintaan ayaa ku soo beegmatay xilli shalay ciidamada dowladda Ethiopia ay soo galeen degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay.
  3. Ciidamo Kenyan ah oo dhaq dhaqaaq ka wada xuduuda G/Gedo Baardheere 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo tiro badan oo Kenyan ah ayaa sida wararka lagu helayo la soo dhoobay dhinaca xuduuda Kenya ay la wadaagto gobolka Gedo, kuwaasi oo dhaq dhaqaaqyo ka wada halkaasi. Dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada dowladda Kenya ayaa si weyn looga dareemay gobolka Gedo, gaar ahaan deegaanada ku dhow dhow xuduudaha, inkastoo dhaq dhaqaaqyadaasi ay yihiin kuwo kooban oo Kenya ay uga gol leedahay in ay ku adkeyso amaanka xuduuda ay la wadaagto dalka Somalia. Wararka laga helayo degmada Ceelwaaq ayaa sheegaya in ciidamada Militariga dalka Kenya iyo kuwa booliska oo wata gawaarida gaashaaman in la dhigay xuduuda u dhaxeysa labada magaalo ee ceelwaaq Somalia iyo Ceelwaaq Kenya. Goobjoogayaal ku sugan degmada Ceelwaaq ayaa sheegaya in la arkayay boqolaal ciidamo Kenyan ah oo gaaf wareegaya xuduuda labada magaalo, kuwaasi oo baaraya dadka iyo gaadiidka ka imaanaya dhanka Somalia. Ciidamadan ayaa sidoo kale waxa ay xayiraad ku soo rogeen isgaarsiinta magaalada Ceelwaaq Kenya iyo dhaq dhaqaaqa ganacsiga, lamana yaqaan sababaha ciidamadaan loo soo dhoobay xuduuda, laakiin warar ayaa sheegaya in ujeedkooda uu yahay sidii ay uga hortagi lahaayeen dhibaato Kenya kaga yimaada dhinaca Somalia. Shabelle Media Network Somalia
  4. Originally posted by erselam: Duke why do you think and act more Ethiopian than a Somali? Are you a Somali speaking Tigreey? You are a curse to Somalia! quote: Originally posted by General Duke: gedonet.com Interesting spelling there of the word "Tigreey"..
  5. Jimcaale- What if I told you that Barre was the balancing act between the Courts and the transitional federal government? What if I told you it was his neutral position that kept the situation of Somalia on the greater level stable as well as balanced? What if I told you that it was his neutrality that allowed the government and the Courts to continue meeting in Khartoum and have hopes for some sort of negotiation and power-sharing formula but when and if he fully joined a certain camp, the balance in Somalia's situation would undergo a shift and would force an altercation to crown a winner? Keep in mind that Barre is a popular represention of a force; it was the neutrality of that force that prevented a collision. As for the conman; he made some valid points because that is what you wanted to hear. He says he is a religious man (though he is the biggest conman in Somalia today) yet he completely lied about a position he does not have..? Please do not persist in continuing to call him Ugaas especially after you have been made aware that he is not anything close to it for the community that he claims. Why has he self-titled himself Ugaas Maxamed Weli Sheikh Ahmed Nuur and not Ugaas Maxamed Ugaas Weli Ugaas Sheikh? The man's grandfather was not an Ugaas, his father was not an Ugaas, and certainly he never was and never will be an Ugaas considering what kind of opinion the people of the community he claims have of him. That community only has two Ugaases as I have told you countlessly and they are Ugaas Cumar Ugaas Hersi (of Gedo) and Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle (of Galgadud). There are no other Ugaases. Do you wnat proof? Dhinaca Beesha ********: Xildhibaan Xasan Cumar Xuseen Sh.Cabdi ismaaciil-Gudoomiya G/Gedo Ugaas Cumar Ugaas Xirsi Ugaas Ciise Ugaas C/lle Maxamed Cabdi Aden (iris) Xasan Nuur Sharmaake (warbac) Nabadoon Mxamed Axmed (indho-yare) Indhabuur Jaamac Deer Long ago. Ugaasyada Beelaha ******** ee Gedo, Galguduud Ugaas Cumar Ugaas Xirsi, Ugaas Ciise Ugaas Cabdille, Gedonet. There are absaloutely no other Ugaases of that said community and if he lied about being that of all things, what else hasn't he lied about :confused: P.S. My mailbox isn't full, I just don't think messaging works at all. ______________ No clan names, baliis. [ October 10, 2006, 00:20: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  6. Originally posted by Jimcaale: Your wish is granted. Enjoy the party. My wish :confused: Any amateur follower of Somali politics would have known the pandora's box that would have been opened as a result of the Kismaayo invasion. There has been a delicate clan balance in Southern Somalia that had existed ever since the USC's fall in Gedo. The Entity from Mogadishu trespassed on that delicate clan balance with force and arrogance and any amateur would have known what the result would be and will be. I was able to look ahead and see what would be or have been the outcome. My question is, are we in the eye of a storm that could ignite a civil war II that could be more dangerous and have more disastrous ramifications for all parties then the one that took place during the 91-93 period? I warned of that September the 18th. Kismaayo was invaded September the 26th. There are reports as well as signs of a early Civil War era war-footings now which might start any second now. Do tell me if I was not right on the money? September the 18th.
  7. In fact, as I hinted in my brief, I am willing to take it even further and assert that given Somalia’s total collapse and its apparently destined territorial disintegration, Courts revolution, though painful as it is, is the only hope for Somalia’s rebirth. If you don't mind my saying, I find that assertion fascinating. In reaction to it or as a result of it?
  8. Another civil war in Somalia? MOGADISHU, Somalia, Oct. 9 (UPI) -- Somalia's Union of Islamic Courts warned Monday the Transitional Federal Government's taking a town near its headquarters increases the risk of civil war. Union Vice Commander Sheikh Abdulkadir Ali told the U.N. Integrated Regional Information Network that the transitional government had Ethiopian assistance when its troops seized Buur Hakaba. Ethiopia denies involvement. Buur Hakaba is about 50 miles from Baidoa, where the transitional government is based, and 130 miles from Mogadishu, the capital. The town had been held by militia friendly to the union. The transitional government was set up in 2004, 13 years after the ouster of Siad Barre removed Somalia's last government. But earlier this year, the union gained control of Mogadishu after defeating the warlords who had run the city since 1991. Union Chairman Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has declared a jihad against Ethiopia, journalists who saw the sheikh told IRIN. He was wearing a military uniform for the first time. Peace talks between the two groups had been scheduled to start Oct. 30 in Khartoum.
  9. SOMALIA: Islamic Courts warn of possible renewal of civil war NAIROBI, 9 October (IRIN) - The Union of Islamic Courts (UIC), which controls much of southern and central Somalia, has warned of imminent war between it and Somalia's Transitional Federal Government (TFG), which reportedly took a town close to its headquarters in Baidoa on Monday, a senior UIC official told IRIN. "A combined Ethiopian and TFG force has taken Buur Hakaba town [60km north of Baidoa on the road to Mogadishu, the Somali capital] this morning [Monday] at around 8:00 am local time," said the UIC's vice-chairman Sheikh Abdulkadir Ali. "War is expected at any time," he said. Buur Hakaba, some 180 km from Mogadishu, was in the hands of a local militia sympathetic to the UIC, according to a local resident, until around 7.30am, when the militia left. The resident said TFG and Ethiopian troops had since entered the town. The takeover of Buur Hakaba comes two weeks after the UIC itself took Somalia's southernmost port and third-largest city, Kismayo. The Islamic Courts established control of Somalia's capital, Mogadishu, in June. Peace talks between Somalia's beleaguered government and the Islamic courts had been scheduled to resume in the Sudanese capital on 30 October, but now, Sheikh Ali said all UIC forces across Somalia had been put on high alert, and called the taking of Buur Hakaba "an attempt to derail the Khartoum peace talks and any hope for a reconciliation." In Mogadishu, the chairman of the Islamic Courts, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, appeared dressed in military uniform, apparently for the first time. Journalists who saw him said Sheikh Ahmed accused Somalia's largest neighbour, Ethiopia, of aggression, and declared a Jihad [holy war] against it. A TFG source, who wish to rename unnamed, confirmed the taking of Buur Hakaba by TFG forces, but denied they had Ethiopian assistance or any intention of attacking UIC positions elsewhere. "Our forces have taken Buur. It is for defensive purposes and not to mount an attack on the courts," said the source. An Ethiopian government spokesman also denied the involvement of Ethiopian troops. "No Ethiopian troops have been assisting the TFG soldiers. No Ethiopian troops crossed the border [between Ethiopia and Somalia]," Salomon Abebe, spokesperson for the Ministry of Foreign Affairs, said. Humanitarian agencies worry that renewed fighting in Somalia could cause a worsening of existing humanitarian problems there. Larger numbers of Somali refugees have been arriving in Kenya in recent days to escape possible violence. The United Nations' Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) for Somalia, told IRIN: "We cannot comment on military movements as such, however, in humanitarian terms, in the case of conflict seriously escalating, we would expect to see large displacement among the affected populations and an exacerbation of an already dire humanitarian situation in south-central [somalia]. "We would be especially concerned about civilian populations becoming targets or hostages in such fighting," OCHA said, adding that the UN's Food and Agricultural Organization had recently predicted that if widespread conflict were to erupt, the total number of people in southern Somalia facing humanitarian crisis, could double, "rising as high as 3.6 million." This military activity has increased tension in southern Somalia, with many people worried about renewed conflict. "We are indeed worried that this new development could lead to a wider war on many fronts. Any new fighting would be catastrophic for the already suffering Somali people," said Abdulkadir Ibrahim Abkow, president of Civil Society in Action. Resumed warfare "would take Somalia back to 1991 [the start of Somalia's civil war] with the humanitarian implications that has," Adkow said. He called on both sides "to think of the interests of people first and foremost and to go to Khartoum instead of going to war". Somalia's transitional government was installed in late 2004 but in June this year, the Islamic Courts' militias defeated warlords who supported the TFG and had controlled the city since 1991, following the collapse of a long lasting regime headed by Somalia's last real president, Muhammad Siyad Barre.
  10. Ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa dowadda KMG ah oo la wareegay Buur-hakaba Buurhkaba 09, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo ethiopian ah oo ay la socdaan kuwa dowladda Somalia ayaa isku gadaamay degmada Buur-hakaba oo horey u aheyd magaalo ka madax banaan dowladda iyo Maxkamadaha, iyadoo wararkii ugu dambeeyana ay sheegayaan in ay ka soo gudbeen deegaanka Buur-hakaba oo ay soo aadeen dhanka deegaanka Leego. Ciidamada Ethiopianka ah ee soo galay gudaha magaalada Buur-hakaba, oo ay wehliyaan ciidamada taageersan dowladda Somalia ayaa kulamo ay la qaateen odayaasha buur Hakaba Ka dib waxa ay u soo ruuqaansadeen dhinaca deegaanka Qardho oo 20 u jira deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. Ilaa 5 baabuur oo kuwa Uralka ah ee ciidamada Ethiopia lagu yaqaan ayay indhoodu qabteen dad jooga magaalada Buur-hakaba oo codsaday in aan mahacyadooda la shaacin, waxaana dadkaasi ay codsadeen in ay ka baxaan deegaanadooda ciidamada soo galaya saakay, kuwaasi oo ay yiraahdeen waxa ay sabab u noqon karaan isku dhacyo dhex mara iyaga iyo kuwa Maxkamadaha. Gudoomiyaha degmada Buurhakaba Max'ed Cabdi Xuseen Owkaareey oo kulamo la qaatay saraakiisha hogamineysa ciidamada soo galay magaalada Buurhakaba ayaa shabelle u sheegay in aysan ku jirin kuwo Ethiopian ah, waxaana uu intaasi raaciyay in uu la kulmay Col. cabdi Madoobe iyo Col. Saciid Dheere oo hogaaminaya ciidamada dowladda oo ku hubeysan ilaa 30 baabuur oo kuwa dagaalka ah, waxaana uu sheegay in ay kala hadleen wax ka qabashada arimaha nabadgalyada wadada isku xirta Buur-hakaba iyo Baydhabo iyo kalsooni dhisid dhex marta dowladda iyo dadka magaalada Buur-hakaba sida uu yiri. Owkaareey oo sheegay in uu yahay gudomiyaha sharciga ah ee magaalada Buurhakaba ayaa ku gacan seyray suurto galnimada in deegaanadaasi ay soo galeen ciidamo Ethiopian ah sida ay qabaan Maxkamadaha islaamka, waxa uuna sheegay in loo baahan yahay taxadir in laga muujiyo arinkaasi. Hasayeeshee waxaa jira walwal isi soo taraya oo la xiriira talaabooyinka xiga la wareegista degmada Buur-hakaba, oo muujineysa in ay markaan yimaadeen meelo ay isaga dhow yihiin falal keeni kara isku dhacyo dhex mara dowladda iyo Maxkamadaha oo sheegaya in ciidamo Ethiopian ah ay yimaadeen degmada Buurhkaba.
  11. Originally posted by WIIL_SHAYDAANKA: they recaptured Kismayu http://news.bbc.co.uk/1/hi/world/africa/1477555.stm :eek: Classic
  12. Col. Barre Hiiraale iyo Ciidamo uu wato oo la sheegay in ay dhaqaaqeen dhinaca Gobollada Jubbooyinka Isniin, October 09, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliyeed Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) iyo Ciidamo uu wato ay u dhqaaqeen dhinaca gobollada Jubbooyinka oo uu Korneelku horay uga talin jiray. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya halka ay rasmi ahaan ku sugan yihiin Korneelka iyo Ciidamada la socda, wuxuuna Axmed Madoobe oo ay maxkamadaha Islaamka u magacaabeen in uu guddoomiye ka noqdo Gobolka Jubbada Hoose uu sheegay in Col. Barre Hiiraale uu ku sugan yahay deegaanka Caanoole oo u dhow Degmada Baardheere, isla markaana ay been yihiin wararka sheegaya in uu Korneelku gaaray Deegaano ka tirsan Gobollada Jubbooyinka. Hayeeshee Xoghayaha Warfaafinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh C/raxiin Cali Muudey oo Muqdisho ku sugan ayaa sheegay in laga bad-badiyay wararka ku saabsan in Col. Barre Hiiraale uu weerar ku yahay Gobollada Jubbooyinka, gaar ahaana magaalada Kismaayo, wuxuuna Shiikh C/raxiin sheegay in aaney waxba ka tari doonin weerar uga yimaada dhinaca Barre Hiiraale, inkastoo uu sheegay in ay Korneelka la socdaan Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwo Yugaandha u dhashay. Shiikh C/raxiin Cali Muudey waxaa uu sheegay in ay maxkamadaha Islaamka Kismaayo ku dhaqan celinayaan ilaa 400 oo maleeshiyooyinkii Barre Hiiraale ah, kuwaasi oo Maxkamadaha Islaamka isu dhiibay markii ay la wareegayeen gacan ku heynta Magaalada Kismaayo. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Col. Barre Hiiraale oo ahaa Guddoomiyihii Isbaheysiga Dooxada Jubba oo ka talin jiray Gobollada Jubbooyinka ayaa lagu soo waramayaa in isaga iyo Ciidamo la socda ay ku wajahan yihiin gobollada Jubbooyinka, isagoo taageero mileteri ka helay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed ee fadhigeedu yahay Magaalada Baydhabo, sida ay sheegayaan Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka oo gobollada Jubbooyinka ka soo jeeda. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  13. Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale iyo ciidamo uu wato oo saaka waabarigii ka ambabaxay deegaanka Baardheere. October 9- 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia Wasiirka gaashaandhiga Barre Hiiraale iyo ciidamo uu wato ayaa saaka waabarigii ka ambabaxay deegaanka Baardheere kuwaas oo ku si jeeda gobolada Jubbooyinka oo ay ku sugan yihiin ciidamada golaha maxaakiimta Islaamiga. Wararka ka imaanaya magaalada Baardheere ee gobolka Geddo ayaa xaqiijinaya in wasiirka gaashaandhiga dowladda fedraalka KMG ah Soomaaliya Barre Adan Shire Hiiraale oo wata ciidamo iyo gaadiidka dagaalka uu saaka ka ambabaxay deegaankaas isagoo aaday dhinaca gobolada Jubbooyinka. Inkasta oo aan si rasmi ah loo sheegi karin halka uu Barre Hiiraale uu aaday ayaa haddana warar qaarkood iyo illo ku sugan magaalada Baardheere ay xaqiijinayaan inuu aaday dhanka deegaanka Bu'aale. Barre Hiiraale ayaa ciidamadiisa waxa ay joogeen muddooyinkii u dambeeyey deegaanka Muuri oo duleedka magaalada Baardheere ku yaala halkaas oo ay yimaadeen kaddib markii lagala wareegay gacan ku heynta magaalada Kismaayo, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey abaabul dagaal iyo dhaqdhaqaaq ciidan wasiirka uu ka waday deegaanadaas. Sidoo kale, xubna ka tirsan saraakiisha wasiirka ayaa ku sugan magaalada Baydhabo iyagoo ka wada dhaqdhaqaaq ciidan iyadoo la sheegayo I wasiirka ilaa laba Baabuur oo kuwa xamuulka oo rasaas iyo saanado kale sida uu ka helay dowladda fedraalka KMG ah Soomaaliya sida xildhibaanada qaarkood ay dowladda ku eedeeyeen inkasta oo dowladda arrintaas aaney caddeyn. Dhaqdhaqaaqa wasiirku uu waday ayaa dowladda fedraalka Soomaaliya u muuqatay mid wax ka og iyadoo dhawaan kulankii wasirada ee ka dhacay magaalada Baydhabo xaaladda Kismaayo laga dhigay mid gaar ah oo loo xil saaray ra'isal wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Ceydiid. Inkasta oo Barre Hiiraale deegaanadaas imminka u ambabaxay ayaa haddana wararka ka imaanaya gobolada Jubbooyinka waxa ay sheegayaan in dhaqdhaqaaq ciidan iyo heegan la galiyey ciidamada maxkamadaha ee aagaas ku sugan iyadoo wax kasta laga filan karo dhanka Jubbooyinka.
  14. Barre Hiiraale is not with those forces toward Kismaayo. Barre is going towards Jilib.
  15. This seems interesting. Ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa dowadda KMG ah oo la wareegay Buur-hakaba Buurhkaba 09, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo ethiopian ah oo ay la socdaan kuwa dowladda Somalia ayaa isku gadaamay degmada Buur-hakaba oo horey u aheyd magaalo ka madax banaan dowladda iyo Maxkamadaha, iyadoo wararkii ugu dambeeyana ay sheegayaan in ay ka soo gudbeen deegaanka Buur-hakaba oo ay soo aadeen dhanka deegaanka Leego. Ciidamada Ethiopianka ah ee soo galay gudaha magaalada Buur-hakaba, oo ay wehliyaan ciidamada taageersan dowladda Somalia ayaa kulamo ay la qaateen odayaasha buur Hakaba Ka dib waxa ay u soo ruuqaansadeen dhinaca deegaanka Qardho oo 20 u jira deegaanka Leego ee gobolka Sh/hoose. Ilaa 5 baabuur oo kuwa Uralka ah ee ciidamada Ethiopia lagu yaqaan ayay indhoodu qabteen dad jooga magaalada Buur-hakaba oo codsaday in aan mahacyadooda la shaacin, waxaana dadkaasi oo qaarkood ku hanjabeen in ay la dagaalami doonaan ciidamada soo galaya deegaanadooda oo sabab u noqonaya isku dhacyo dhex mara Maxkamadaha iyo iyaga. Gudoomiyaha degmada Buurhakaba Max'ed Cabdi Xuseen Owkaareey oo kulamo la qaatay saraakiisha hogamineysa ciidamada soo galay magaalada Buurhakaba ayaa shabelle u sheegay in aysan ku jirin kuwo Ethiopian ah, waxaana uu intaasi raaciyay in uu la kulmay Col. cabdi Madoobe iyo Col. Saciid Dheere oo hogaaminaya ciidamada dowladda oo ku hubeysan ilaa 30 baabuur oo kuwa dagaalka ah, waxaana uu sheegay in ay kala hadleen wax ka qabashada arimaha nabadgalyada wadada isku xirta Buur-hakaba iyo Baydhabo iyo kalsooni dhisid dhex marta dowladda iyo dadka magaalada Buur-hakaba sida uu yiri. Owkaareey oo sheegay in uu yahay gudomiyaha sharciga ah ee magaalada Buurhakaba ayaa ku gacan seyray suurto galnimada in deegaanadaasi ay soo galeen ciidamo Ethiopian ah sida ay qabaan Maxkamadaha islaamka, waxa uuna sheegay in loo baahan yahay taxadir in laga muujiyo arinkaasi. Hasayeeshee waxaa jira walwal isi soo taraya oo la xiriira talaabooyinka xiga la wareegista degmada Buur-hakaba, oo muujineysa in ay markaan yimaadeen meelo ay isaga dhow yihiin falal keeni kara isku dhacyo dhex mara dowladda iyo Maxkamadaha oo sheegaya in ciidamo Ethiopian ah ay yimaadeen degmada Buurhkaba. Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
  16. ^You can copy and paste from Gedonet if you use Firefox.
  17. I predicted Civil War II when Col Barre Hiiraale was thrown from his neutral position. The whole political and military maneuverings of southern Somalia shifted. p.s. It still doesn't work?
  18. Duke- It's always good to give a different perspective. It is why I posted from both AllPuntland and Shabelle.
  19. "This is the start of war between us and the government," the source said. Precisely. Dadka xoog-ogaalka wey ogyihiin waxa soo socdo. The Federal Government has decided to go on the offensive. Ciidamo Ethiopian ah iyo kuwa dowadda KMG ah oo la wareegay Buur-hakab Buurhkaba 09, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo Ethiopian ah oo ku hubeysan gawaarida dagaalka oo ay la socdaan ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo dhowaan tababar u soo dhamaaday ayaa la wareegay gacan ku heynta degmada Buur-hakba, iyadoo wax isku dhacyo ah aanu halkaasi ka dhicin halkaasi. Ciidamadaan Ethipianka ayaa sida ay shabelle u sheegeen dad goobjoogayaal ah waxa ay wataan gawaari gaashaaman, iyadoo la tilmaamay in ay ka soo duuleen dhanka Magaalada baydhabo gaar ahaan xerada Deynuunaay oo maalmahaanba dhaq dhaqaaq ciidan uu ka jirey. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmatay xilli maxkamadaha ay sheegeen in qataro lixaad leh ay ku soo fool leedahay gudaha dalka Somalia. Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa lagu wadaa in war ay ka soo saaraan arimaha qabshada magaalada Baydhabo ee ciidamada Ethiopia oo ay wehliyaan kuwa dowladda KMG ah Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe Shabelle Media Network Somalia
  20. Ilaahayo Soomaaliya iyo Soomaali u gar-gaar xaalad xun bey bilawday Kismaayo ku duulkeedi. Will fast will the fire spread? Buurhakaba: (War Dag-Dag ah) Ciidamada dawladda iyo kuwa maxkamadaha oo isku fara saaray deegaanka Buurhakaba. Isniin, October 09, 2006 APL Buurhakaba (AllPuntland)- Dagaal khaasaare gaystay ayaa waxa uu saaka ka dhacay deegaanka Buurhakabo ee gobolka bay. Dagaalkaasi ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan maxakmadaha magaalada Muqdisho iyo ciidamada dawladda federaalka Soomaliya. Wararka aannu ka helayno magaalooyinka Baydhabo iyo Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in deegaankaasi gabi ahaanba ay la wareegeen ciidamada dawladda Soomaaliya. Ilaa iyo hadda lama shaacin inta uu la egyahay khasaaraha dagaalkaasi, balse waxa ay wararku tibaxayaan in ay jiraan dhimasho iyo dhaawacyo labada dhinacba ah. Dagaalkani ayaa waxa uu ku soo beegmayaa iyada oo magaalada Kismaayo uu ka taagan yahay guluf dagaal oo aad u ballaaran. Isku soo wada duuboo deegaanka Buurhakabo oo ay horay gacanta ugu hayeen maxakmadaha ayaa waxaa la cadeeyay in ay dawladdu la wareegtay. Waa dagaalkii ugu horeyay oo ay isaga hor yimaadaan ciidamada dawladda iyo kuwa maxkamadaha. Wixii ka soo kordha kala Soco AllPuntland.com M. J. Koronto AllPuntland
  21. Who protest aagainst it in Afmadow, Baraare, Buaale and so on? Give me one protest against it in these said regions? I agree no one man should rule any area nor one clan, but your statement is baseless. Jubaland i.e. Gedo and the two Juba's is a threat to some, who knew MMA was part of that group? I don't understand why some even bother. Is not the administration of Jilib being arrested for supporting Jubbaland? Is not Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig, the representative of the demographic base of Bu'aale, Afmadow, etc in the Somali parliament, one of the main co-facilitators of the building of Jubbaland in support of Barre? Forget even about the Baardheere, Ceelwaaq, and Luuq uu si indha-adeeg ah oo bareer ah aad u sheegtey. What in the world is Barre doing in Baardheere? Why did he not go to Qansax-dheere?
  22. Who protest aagainst it in Afmadow, Baraare, Buaale and so on? Give me one protest against it in these said regions? I agree no one man should rule any area nor one clan, but your statement is baseless. Jubaland i.e. Gedo and the two Juba's is a threat to some, who knew MMA was part of that group? I don't understand why some even bother. Is not the administration of Jilib being arrested for supporting Jubbaland? Is not Xildhibaan Cabdirashiid Xiddig, the representative of the demographic base of Bu'aale, Afmadow, etc in the Somali parliament, one of the main co-facilitators of the building of Jubbaland in support of Barre? Forget even about the Baardheere, Ceelwaaq, and Luuq uu si indha-adeeg ah oo bareer ah aad u sheegtey. What in the world is Barre doing in Baardheere? Why did he not go to Qansax-dheere?