Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Clan courts honeymoon is over.....squeeze will begin.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^ The system should be bigger than any man.. Precisely my point Duke. -
^ Barre macaan buu dhadhamiyey sxb, berigi uu Caydiid iyo Shabeel oo Beled-Xaawo joogo afar gees dameero kula soo weeraray maaha. Berigaas ayuu naf-hure ahaa; it was kill or be killed but not today, macaan baa ka horeeyo
-
Clan courts honeymoon is over.....squeeze will begin.
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Che-Guevara: And who is gonna guarantee the likes of Hiraale and Qaybdiid won't return of the good old days of warlordism. TFG is advocating clan fiefdoms. Do you think Hiraale would relent control of Kismayo to the TFG if he recaptures the place. The need for Hiiraale to protect his people is a product of the Civil War and the anarchy that ensued as a result of our statelessness. Once a government is raised and a system is put in place, I am sure there will not be systematic expulsions and degradations of clans which would cause them to raise arms and counter-attack. -
Kismayu: Courts fail in Beerxani, Hiiraale build up continues..
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
^We already have a topic on that. -
Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Abti waa ogtahay aniga inaan waligeey xitaa adoon i ogeyn inaan wiilkaaga ahay ku xushmeyn jiray oo aad ii maleyn jirtay inaan doqon ahay xushmadeyda badan ee aan kuu hayo darteed. Marka abti inaan ku qabto soo maahan hadii aad qalad gashid? Si walba waan kugu raaci karaa oo abtigey ayaa tahay, laakiin diinta hadaa kasoo horjeesatid abti waa inaan ku xirxiraa oo aan la dhihin war kii Alle-ubaahne ahaa abtigiis ayaa waashay oo diintii kusoo jeestay iyo culimada. Marka Abti sidaas hanoo ahaato, jihaadkana waa inaan isla galnaa oo aan gaalada karbaashnaa, insha-Allah. Lol @ doqon ii malayn jirtay, maxaad ku keentay taa? Abtiyo horta nin firfircoon baad tahay balse buufiski iyo waalidi baa fikrad kale iga kaa siisay. Marka waacad ii mar.
-
Originally posted by Che-Guevara: LOOL@Horn.....I don't know what Jimcaale writes, but it is amazing to see how your mashxarad for the courts turned into a frown once they reached the gates of Kismayo. I didn't think you were just Qabiil supremist. Ayoub....interesting indeed. I would to hear him explain his sudden change. Where have I stopped supporting the Courts? Where have you seen me insulting and/or frowning towards the wadaads of our country even the Sheikh Hassan Turki I have said countlessly is a wadaad, a real one at that, and I have protected his name, reputation, and dignity around here as that? Adeer cunig yar baad tahay, waadna wareersantahay, sheekaduna waad doonaysaa inaa soo dhex-gashid garan meysidne meel alle meeshaad kasoo geli lahayd. I have no bone to pick with our wadaad and I support Shariicada Islaamka for Somalia. I have never altered my position concerning that but if you have proof contrary to that then I am more then willing to take a look. The agenda towards Kismaayo was never a Courts agenda and I have said that countlessly. Are you hard of hearing? People who know the story know the story, marka adeer meel cidle haku go'in.
-
Wax ka jira waxay idaacada Qaadiisya qortay haba yaraatee ma jirto. None what so ever. The militias in Beerxaani are the men who refused to fight for Barre in the beginning but left the city before being disarmed after realizing the facts on the ground. That was traumatizing for the Entity so they engaged the elders to negotiate with them on their behalf. The elders took advantage of that to give the milita time to recieve military installations by way of Col Cabaas Gurey. The Entity decided to invade but there is only one road to Beerxaani and it is mined and they were showered with bullets. They asked support from the militias near Jilib but they were turned down because of strategic military reasons. Waxba hubka dhigis ay sameeyeen ma jirto waayo half of the Court supporting websites, like Shabelle, are saying the Entity did not find any militias in Beerxaani while the other half, like Qaadisiya, are saying they were found and disarmed. Gedonet and Allpuntland are both reporting that the Entity was not able to penetrate Beerxaani.
-
Originally posted by Alle-ubaahne: quote:Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Alle-ubaahne: quote: Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Alle-ubaahne: ^^you suffer from the worest mental confinement eve, since you only can see things from the brism of your tribe and the very criminal uncle of yours in Baydhabo! Ubaahne I could swear I read something different and when I quoted to respond to it your words changed. Edit? That is a little hypocracy, among the many hypocracies you excell, I learned from you! Ilaahay haku cafiyo. Gaalne kuuma wacayo balse diintaad ku dhaqmaysaa kuma odhanayo. aamiin, anakoo dhan saaxiib. Laakiin dee waan kula kaftamayay runtii ee ha iga xanaaqin dee, Abti, waa ogtahay inaan ahay wiil aad abti u tahee. Saacadaan laga bilaaba, wiil aan abti u ahay maahe wax kale kuguma aan tilmaamaya lakin Abti waa inaad wacad ku martaa inaad waalida iska daynaysid. Waayo qolyaha meeshaan jooga qof waalan maahe wax kaleba kuma moodayaan marka aniguna ma aan jecli wiil aan abti u ahay inay dadku fikrad xun ka haystaan waayo waji gabax iyo foolxumaan kala kulmi arintaa iyada ah marka abti sida isu dhaan. Waa talo from Abti kuna socoto wiil uu abti uu yahay.
-
A Puntland Intellectual Columnist Offering Historic Lessons to Heed On
Gabbal replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
and I wish I could contact to Sh. Daahir Aweys to delegate on your behalf so that you won't get in trouble on the Day of Judgement. Waad dambaabtay, istaaqfurulayso sxb. -
Originally posted by Alle-ubaahne: quote:Originally posted by HornAfrique: quote: Originally posted by Alle-ubaahne: ^^you suffer from the worest mental confinement eve, since you only can see things from the brism of your tribe and the very criminal uncle of yours in Baydhabo! Ubaahne I could swear I read something different and when I quoted to respond to it your words changed. Edit? That is a little hypocracy, among the many hypocracies you excell, I learned from you! Ilaahay haku cafiyo. Gaalne kuuma wacayo balse diintaad ku dhaqmaysaa kuma odhanayo.
-
Originally posted by Alle-ubaahne: ^^you suffer from the worest mental confinement eve, since you only can see things from the brism of your tribe and the very criminal uncle of yours in Baydhabo! Ubaahne I could swear I read something different and when I quoted to respond to it your words changed. Edit?
-
Anigu wadaadadu waxba ka sheegi maayo, Allahu Aclam ka been ah iyo kan run ah laakiin Cadaani teknikada Kismaayo kusoo duushay badaneed isagaa lahaa, Dekadena isagaa isla mar ahaantaane gacanta loo saaray. Waa wax laga warqabo. p.s. Those pictures really do show the changing face of Somali politics.
-
Xoogsade, propaganda has ended. I perceive you know the inside story, 'nuff said.
-
A sahan based milita sits infront of Bu'aale; panic sets in and they empty the Lower Jubba allowing Cabaas to come in and reinforce the militia in Beerxaani. A Southern force will come upon Kismaayo led by Col Cabaas Gurey;
-
^Ninka ma taqaanid. I swear he does more harm to the message of Islam that the Courts preach more then Indhacade can ever do.
-
It doesn't seem to be a coincidence.
-
Barre Hiiraale is not leading the liberation of Kismaayo. Dadka waxaa qoraya waa dad aan waxba ogeen. Other men are. Barre is in Baardheere.
-
KISMAAYO: Malleeshiyooyin taageersan Col. Barre Hiiraale oo maanta gaaray Deegaanka Beerxaano ee duleedka Kismaayo Posted to the Web Oct 10, 15:34 Kismaayo (PP) – Wararka ka imaanaya degmada Kismaayo ee Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya inay soo gaareen Deegaanka Beerxaano oo ku yaalla duleedka Magaalada Kismaayo Malleeshiyooyin taageersan Col. Barre Hiiraale, waxaana cabsi weyn ay ka taagan tahay gudaha Magaalada Kismaayo. Wararkaan aanu ka hellay ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa waxay daboolka ka qaadayaan inaysan jirin wax ciidammo ah oo daacad u ah Maxkamadaha oo ku baxay halkaas, balse ay socdaan qabanqaabo lagu doonayo in Malleeshiyooyin ka tirsan Maxkamadaha ay aadaan dhanka Deegaanka Beer-xaano. Sidoo kale waxaa jirta warar kale oo sheegaya in Malleeshiyooyin ka tirsan kuwa daacaddda u ah Maxkamadaha ay u baxeen dhanka Deegaanka Beer-xaano, halkaasoo lagu soo warramayo inay ka baxeen dhammaan dadweynihii deggenaa iyagoo ka cabsi qaba inay dagaallo ku qabsadaan deegaankaas. Malleeshiyooyinka daacadda u ah Wasiirka Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Hiiraale) ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku sii siqayay degmada Kismaayo halkaasoo ay kala wareegeen 24-kii bishaan ciidammo ka daacad u ah maxkamadaha Midoobay. Lama garanayo sida uu xaalka Magaalada Kismaayo isku baddali doono, balse waxaa jira cabsi weyn oo dadweynaha degmada Kismaayo ka haysata dagaallo dhex mara Maxkamadaha iyo Col. Barre Hiiraale oo garabsanaya ciidammo fara badan oo uu kala yimid Gobolka Gedo oo uu ka soo jeedo asal ahaan. Maxkamadaha ayaa waxay dhowr jeer oo hore sheegeen inaysan damacsanayn inay dagaal galaan, waxaase jirta in Maxkamadaha ay kala kulmeen Magaalada xeebta ku taalla ee Kismaayo Mucaaradad weyn oo kaga imaanaysay dadka deegaanka oo ku tilmaamay Maxkamadaha inay doonayaan inay awood ku qabsadaan deegaannadooda ay ku xukumaan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
-
Maxkamadaha oo ciidamo u direy deegaanka Beer-xaano Kismaayo 10, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamada Maxkamadaha islaamka Somalia oo aad u hubeysan ayaa maanta u kictamay deegaanka Beer-xaano ee galbeedka magaalada Kismaayo, halkaasi oo ay ku sugan yihiin maleeshiyaad aan taageersaneyn Maxkamadaha islaamka Somalia. Ciidamadaan oo ah kuwo aad u hubeysan, watana 7 baabuurta dagaalka iyo 4 baabuur oo kale oo ay saaran yihiin ciidamo ayaa u ruuqaansaday dhinaca galbeed ee magaalada Kismaayo. Maxkamadaha islaamka ayaa sidoo kale xirey halka loo yaqaano baar Caleen, iyadoo loo diiday dadka iyo gaadiidka in ay ka gudbaan. Lama oga halka ay sida rasmiga ah ciidamadaan ay u qabteen. laakiin wararka la isla dhex marayo magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in ciidamadaan ay duulaan ku qaadeen deegaanka Beer-xaano oo 60 km galbeed kaga beegan magaalada dekeddda ah ee Kismaayo. Deegaanka Beerxaano ayaa waxaa ku sugan maleeshiyooyin maalmihii ugu dambeeyay si tartiib tartiib ah uga baxayay magaalada Kismaayo, kuwaasi oo ka tirsanaa Isbaheysigii laga fara maroojiyay gacan ku heynta magaalada Kismaayo. Sidoo kale ciidamada Maxkamadaha islaamka ayaa isgoysyada magaalada Kismaayo lagu arkayay saakay, iyagoo gaafwareegaya.
-
If this was a religious war, the militias that refused to fight for Barre Hiiraale in the beginning for religious reasons would not have left the city of Kismaayo after seeing the outcome of the capture of Kismaayo and make a base in Beerxaani, Jubbada Hoose where Barre's clan lives, 40 km to the city of Kismaayo. These militias refused to fight for Barre and where among those who wanted to welcome the "Islamic Courts". What would have made them turn against those "Islamic Courts" and now put themselves in this much danger by building a garrison and being the closest force to those militias from Mogadishu even though they have a shortage of supplies? Ciidamada Maxaakiimta Oo Ku Qulqulaya Nawaaxiga Tuulada Beeraxaani Oo Ay Ku Sugan Yihiin Boqolaal Maleeshiyo Ah Oo Taabacsan Wasiirka Gaashandhiga Iyo Col: Cabaas Oo Gaaray Beerxaani Oct 10,2006 by Kismaayo-Gedo News Network Ciidamada maxkamadaha ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta magaalada kismaayo ayaa maanta tagay duleedka tuulada Beerxaani oo ay ku sugan yihiin Ciidamada Maamulkii Dooxada jubba oo gaaraya Boqolaal kana soo horjeeda haysashada Maxkamadaha. Tagitaanka Maxkamadaha ee aaga Beerxaani oo intooda badan ka yimid dhanka Jilib ayaa waxaa ay ka dambaysay markii ciidanka halkaas ku sugan oo aad u tiro badan balse markii hore aan haysan rasaas ku filan ay ka heleen Kuwooda ku sugan gobalka Jubbada Dhexe oo soo gaarsiiyay Saanad militari oo uu waday Col: Cabaas Ibraahim Gureey oo ah Taliyaha dhinaca ammaanka ee Dooxada jubba Maleeshiyada ku sugan Beerxaani ayaa waxaa ay galeen Heegan waxaana dad ku sugan Beerxaani ay khadka raadiyaha fooneeyaha loo yaqaano ay ugu xaqijiyeen in tirada ciidankaas ay sii kordhayso ayna qoteen dhufaysyo dhaadheer. Ciidamada Maxkamaduhu waxaa ay iyaguna faaruqiyeen Saldhigayada ay ku lahaayeen kismaayo iyo Jilib. Waxaana maanta yaraa gaadidka dagaalka ee dhexmaraya wadooyinka iyadoo la arkayay maleeshiyaadka Maxkamadaha oo Raxan raxan u sii socdaalayay si ay ugaaraan baraha ay awaamiirta ku kala qaadanayeen. Xiisada Beerxaani ayaa maalmahaan taagnayd tan iyo markii uu Guul darro ku dhamaaday dadaal ay wadeen xubno waxgarad iyo aqoonyahan isugu jira oo ay ku doonayeen in maleeshiyada Beerxaani ay soo galaan gudaha kismaayo ama ay u guraan dhinaca Baardheere. Dagaalka ka qarxa Beerxaanina ma ahan mid la sii saadaalin karo balse dadka ka faalooda iska horimaadyaha J/hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in ay sahal ahayn in Beerxaani laga saaro ciidanka ku jira oo Ifantry ahaan dhisan iyo iyadoo goobtaas ay tahay meel istiraatiiji ah oo hal wado oo kaliya ay gasho islamarkaana ay hawd tahay. Beerxaani oo ay wada degaan Beelaha s.ade ******* iyo Gaadsan direed ayaa waxaa ay Ciidamadii Generaal Caydiid iyo kuwii Mooraganba ku guulaysan waayeen in ay ka saaraan Maleeshiyooyin uu hogaaminayey xiligaasi Col.Hiiraale oo dagaal goosgoos ah ku waday kismaayo oo ay markaas ay maamulayaan. Kismaayo-Gedo News Network
-
Monkey see monkey do; taking a page out of Jimcaale's book, no?
-
Dowladda Uganda oo sheegtay in ciidamada ay u soo direyso Somalia aysan dano gaar ah wadan Mogadishu - 10-October -2006-Allceeldheer.com Dowladda Uganda ayaa waxa ay sheegtay in ciidamo ay u soo direyso Somalia, si ay u caawiyaan dowladda Somalia, xilli Maxkamadaha islaamka ay sheegayaan in ciidamo ugandes ah ay ku sugan yihiin gudaha Somalia Madaxweynaha dalka Uganda ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay in ciidamadiisa ay imaanayaan Somalia si ay uga caawiyaan dowladda sidii ay u tababaran laheyd maleeshiyooyinkeeda, balse aanu jirin dano gaar ah oo ay ka leedahay Somalia. Hadalka Madaxweynaha Uganda ayaa yimid, ka dib markii dhambaal uu ka helay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle, iyadoo dhambaalkaasi uu gaarsiiyay wasiirka amuuraha dinadda Jabuuti Max’ed Cali Yuusuf sida lagu xusay bayaan ka soo baxay aqalka Madaxtooyada Uganda. Ururka goboleedka IGAD iyo Midowga Africa ayaa horey isugu raacay in ciidamo si deg deg ah loo geeyo dalka Somalia, iyadoo dalalka Eritrea, Jabuuti iyo Sudan aysan ogoleyn in ciidamo la keeno dalka Somalia.