Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. ^You really need to stop. I have seen you for two weeks now with more then enough false posts. Waxay tahaybo wee soo baxi; sug un warka cusub beritoole.
  2. Col. Cabdi Qeybdiid iyo Sargaal reer Puntland ah oo maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. October-22 -2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Mahad Xasan Diini “Caabudwaaq†Maleeshiyooyin iyo gaadiidka dagaalka oo ay wataan Col. Cabdi Qeybdiid iyo sarkaal ka tirsan maamul goboleedka Puntland ayaa maanta gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. 11 gaari oo isugu jira kuwa yar yar iyo kuwa waaweyn ayaa saaka soo gaaray magaalada Caabud waaq. Baaburtan oo uu horkacayo Seef Cali Kaar taliyaha ciidanka daraawiishta magaalada Gaalkacyo iyo Col. Cabdi Qeybdiid ciidan uu horkacayo ayaa soo gaaray saaka magaalada Caabudwaaq. Ila iyo imminka lama oga ujeedada dhabta ee wefdigan u yimid magaalada C/waaq iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in ujeedada Cabdi Qeybdiid ay tahay in laga abaabulo ciidamo ay ka abaabulaan magaalada C/waaq. Si kastaba ha ahaatee shir albaabada u xiran yihin oo muddo saacado qaatay oo loo diiday Saxaafadda odayaal dhaqmeedka iyo bulshada rayidka ayey yeesheen saraakiisha ku dhaqan magaalada Caabudwaaq iyo wefdigii uu horkacayey Xiis Cali Kaar iyo Col. Cabdi Qeybdiid. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in isku dhacyo maxaakiimta iyo beesha Sadde ee xagga Kismaayo arrin la xiriirta C/qeybdiid halkaa u tagay isagoo doonaya inuu ku helo ciidamo iyo taakuleyn uu kaga rabo beesha Sadde ee ku dhaqan magaalada C/waaq. Waa markii ugu horeysay oo Cabdi Qeybdiid uu soo gaaro magaalada Caabudwaaq iyadoo hore looga sheegi jiray magaalooyin Bandiiradley, Galinsoor, Gaalkacto iyo qeyba ka tirsan Mudug, iyadoo tan ay tahay tilaabadii ugu horeysay ee halkan uu ku yimaado.
  3. Nuune, it's khadka isgaarsiinta. It is not on any newsreports because they will need to be updated by the morrow (for Africa). In the first phase, it is quite true Barre suffered quite disastrously and even lost the lone tekniko he entered the battle with his infantry when it hit a landmine. Then Barre ordered a retreat (helped by reer Bu'aale themselves led by the Governor during this point) and sent a call for his vehicles to move in. They then set in from three sides and the rest is history. Waagacusub with a recent update is saying this although: Korneyl Barre Hiiraale wuxuu sheegtay inuu la wareegay gacan ku heeynta Bu’aale hasse yeeshee wali wax wara kama soo bixin dhinaca Maxaakiimta.
  4. There were two rounds of fighting. During the first battle, the rain was such that the vehicles were made invalid. Barre with one car led an infantry to attack the enemy. He took a severe beating (when pro-Entity news sites hastily wrote their victory articles) and so ordered a retreat while he sent a sahan for vehicle back-up. His teknikos came from three sides and liquidized the enemy. His opponents ran. The rain and the mud was such that they abandoned numerous teknikos and ran by foot. Reports are still undergoing.
  5. ^Ninyaho beenta badan daa. Wax ka jiro waxaas inay wallahi jirin.
  6. Reports are sketchy and propaganda is everywhere. Waa la ogaan doonaa inshallah.
  7. 15-gaari oo kuwa dagaalka ah oo Saakay gaaray Degmada C/waaq kuwaasi oo kayimid Dhanka Puntland. C/waaq, 22-October-06 ( Qaadisiya.com) Sida ay kusoo waramayaan Wariyeyaasha kusugan Magaalada Cabudwaaq waxaa saakay halkaasi gaaray illaa 15-gaari oo u badan kuwa dagaalka kuwaasi oo ay wataan Saraakiil kasoo jeeda Puntland. Saraakiishani soo gaartay Degmada C/waaq ayaa waxa ay kulamo la leeyihiin Saraakiishii hore ee Ciidamadii Dowladdii Siyaad barre ee kusugan Degmada C/waaq lamin lamina garanayo waxa ay kawada hadlayaan. Wariyeyaasha kusugan Degmada C/waaq ayaa loo diiday in ay wax ka ogaadaan kulamada kasocda degmada C/waaq iyo sidoo kale in ay ka qeyb galaan kulamadaasi, waxaana wararka qaar ay sheegayaan in Baabuurtaasi dagaalka iyo saraakiisha lasocota ujeedada halkaasi ay u aadeen in ay tahay sidii ay abaabul dagaal uga sameyn lahaayeen Halkaasi. Xiriir aanu la sameynay Maamulka Degmada C/waaq inooma suurta gelin in aanu helno hayeeshee Dadweynaha kudhaqan Degmada C/waaq ayaa ka muujiyay arrintaasi walaac aad u ballaaran. Shacbiga kudhaqan C/waaq ayaa fiiro gaar ah ku haya dhaq dhaqaaqa Saraakiisha Reer Puntland ay doonayaan in ay ka sameeyaan Gudaha Degmada C/waaq, waxayna sidoo kale codsanayaan Shacbiga Deegaankaasi in aanan wax dagaal ah laga abaabulin deegaanadooda.
  8. ^Understand this is a Somali forum, not a regional forum. If you wish to display unmitigated, half-hearted, and pitiful display of ignorance I'd advise you to kindly go to your own welcomed regional forums. Suldaanka- That question is beyond my ability to answer sxb.
  9. Bu'aale: Dagaal Bu'aale ka bilowday. Sunday, October 22, 2006 ASPL Bu'aale(AllPuntland)- Wararka goor dhow naga soo gaaraya degmada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaal halkaasi uu saaka ka bilowday, dagaalkan ayaa wuxuu u dhexeeyaa malleeshiyooyin ay kala wataan maxkamadaha Islaamiga Muqdisho iyo ciidanka wasiirka gaashaandhigga Bare Hiiraale. Dagaalkan oo maalmihii tagay oo dhan wadnaha farta looga hayay ayaa la sheegayaa in labadaasi ciidan ay foodda isku dareen magaalada Bu'aale. Khasaaraha dagaalkaasi lama soo sheegi karo ayadoo ay tahay xilli hore, waxaase la xaqiijinayaa in dagaalkaasi uu yahay mid culus oo la isku adeegsanayo hubka waawayn. Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in ciidamada Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha oo horay magaalada labada dhinac uga fadhiyay ay weerarka isku haleeleen xilli ciidanka Barre ay gulufkooda u soo dhaqaajiyeen dhinaca Bu'aale. Dadka deegaanka ayaa ka cararaya xabbadaha labada dhinac ay is waydaarsanayaan, waxaana lasheegayaa in khasaare durba la soo sheegayo , hase ahaatee cid sugtaa aysan jirin. Maxkamadaha ayaa dhawaahan magaalada Muqdisho ka iclaaminayay jihaad in lala galo dawladda Soomaaliya, waxaana iminka ciidamo ay u kala direen magaalooyinka Buur hakaba iyo Jowhar, ayadoo Jowhar uu gaaray guddoomiyaha maxkamadaha sheekh Shariif. Maxkaamdaha ayaa dadwaynaha Muqdisho ka codsaday inay kala qayb qaataan waxa ay ku tilmaameen halganka ay kala soo horjeedaan dawladda. AllPuntland.com
  10. ^Indhacade, Cayrow, and even Hassan Turki have enough troops in Bu'aale. Let's await the outcome.
  11. How accurate? Gawaari dagaal oo uu leeyahay MG Puntland oo gaartay Caabudwaaq War deg deg ah Caabduwaaq 22, Oct.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo ku hubeysan ilaa 7 baabuur oo dagaalka ah oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland iyo Col, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa gaaray magaalada Caabudwaaq ee gobolka G/gaduud, iyadoo ay hordhac u yihiin ciidamo Ethiopian ah oo sida la sheegay ku soo fool leh Caabudwaaq maalmaha soo socda. Saraakiishaan Reer Puntland iyo Col. Cabdi Qeybdiid ayaa haatan waxa ay kulamo la leeyihiin Odayaasha magaalada Caabudwaaq si ay uga dhaadhiciyaan in ciidamo Ethioipian ah ay fariisin ka dhigtaan magaalada Caabudwaaq. Wafuudaan ka socota Puntland ayaa si nabdoon ku soo gaaray magaalada Caabudwaaq, iyadoo aan la ogeyn xilliga ay dib kaga laabanayaan sida shabelle ay ka soo xigatay warkaan Ilo wareed ku sugan magaalada Caabudwaaw. Imaatinka saraakiishaan Reer Puntland ee magaalada Cabudwaaq ayaa ku soo beegmay xilli Maxkamadaha islaamka ay ka digeen weerar ciidamada Ethipia ay ku soo qaadayaan gobolada Somalia. Shabelle Media Network Somalia
  12. Dagaal qaraar oo ka socda Mag. Bu'aale War deg deg ah Bu'aale 22, Oct.06 ( Sh.M.Network) Dagaal qaraar ayaa waxa uu iminka ku dhex marayaa magaalada Bu'aale ee xarunta G/J/dhexe ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa Barre Hiiraale oo saakay duulaan ku soo qaaday magaaladaasi. Ciidamada Col. Barre Hiiraale oo maalmahaanba ku sugnaa meel aan la fogeyn magaalada Bu'aale ayaa saakay weerar ku soo qaaday magaalada Bu'aale, oo fariisimo u aheyd ciidamada Maxkamadaha islaamka, iyadoo dagaal faraha la iskula gubtayna uu haatan ka soconayo magaalada sida ay sheegayaan wararka shabelle ay ku heshay qadka isgaarsiinta Fooneeyaha. Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan ayaan la ogeyn ilaa iyo wali qasaaraha rasmiga ah ee uu geeystay, dagaalka oo socda aawadiis. Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa dagaal qaraar oo Maxkamadaha islaamka iyo ciidamada Dowladda ku dhex mara degmada Buur-hakaba, iyadoo halkaasi ay ku sii qulqulayaan ciidamo ka kala imaanaya magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Waxii ku soo kordha kala soco shabelle.net. Isha wararka Somalia Shabelle Media Network Somalia
  13. Dagaalkii ugu qaraaraa oo Bu'aale ka socda War deg deg ah Maleeshiyaadka Barre Hiiraale iyo kuwa Maxkamadaha islaamka somalia ayaa dagaal qaraar waxa uu ku dhex marayaa gudaha magaalada Bu'aale, iyadoo dagaalkana uu yahay mid aad u culus sida lagu helayo wararka..22,10,2006 Allceeldheer.com
  14. Dagaal qaraar oo ka socda Mag. Bu'aale 22,Oct,06 Dagaal qaraar ayaa waxa uu iminka ku dhex marayaa magaalada Bu'aale ee xarunta G/J/dhexe ciidamada Maxkamadaha iyo kuwa Barre Hiiraale, iyadoo dhinaca Buur-hakabana laga cabsi qabo in dagaal uu ka qarxo War deg deg ah Shabelle.net
  15. According to the HornAfrik news cast, Aden Madoobe asked the TFG to bring the degmos of Diinsoor and Buur-Hakabo under the control of the Bay administration and, through that, the TFG's. Appearently Diinsoor and Buur-Hakabo were the only areas of Bay missing from the administration built for Bay shortly ago. Can it not then be said that "dadka deegaanka" themselves were behind the capture of Buur-Hakabo from an armed minority?
  16. Union of Islamic Courts has fallen onto the Ethiopian Trap BY: Abdi Jama ( Gunna-Gunne) When the Union Courts expelled the warlords from Mogadishu and took over control of the city, they received unparallel support from all part of Somalia and the community in the Diaspora plus international community at large. They liberated millions of Mogadishu citizens from the ruthless warlords who held the entire city and nation hostage for nearly two decades. With the backing of the people, they restored law and order, cleared check points, reopened Mogadishu international airport and sea ports that have been closed for business since 1991. Today, in Mogadishu, there is a sign of normalicy and people are reopening their business freely without fear of being killed or kidnapped. However, despite all those positive developments, Union Courts have since made a number of serious political missteps including attacking and capturing the relatively peaceful southern port city of Kismanyo from a faction leader, who had always supported them in the past, and sending militia to Puntland- an autonomous state that has been enjoying relative peace and stability for much of the civil war years. This aggressive move has caused UIC to loose an important support base and created a doubt as to their intentions. In addition to these needless military operations, the UIC kept everybody in the dark as to their political agenda. In their public statements, IUC leaders say they are not interested in unilaterally forming a government and willing to negotiate with the transitional federal government while they are constantly expanding their authority by military means. The Islamic Courts accuse the TFG of inviting foreign troops to Somali, yet there are number of people who reported seeing foreign jahdist fighters from various countries including Pakistan, Eritrea and Ethiopian rebels amongst UIC militia. If these allegations are true, it will show an apparent contradiction on the part of Union Courts and will legitimize the American and Ethiopian claims that they are sheltering wanted terrorist elements in Somalia. Moreover, as a result of these ill-conceived military adventures by the UIC, the hope that there is a light at the end of the lengthy Somali conflict is fast fading and the Union Courts are sadly squandering the support of the Somali people. Moreover, the hawkish attitude of the Islamic Union Courts provides a perfect pretext for Ethiopians and their allies to use this opportunity to invade Somalia. Therefore, I hope the IUC will not fall onto the Ethiopian trap and re-evaluate their policy and military strategy and take corrective measures. Today Union Courts militias are spread out thin from Muddug to Jubba land where they are facing a strong opposition supported by Ethiopia and if hostilities break out at once in all front, it will be difficult for IUC to defend it. With this fact, IUC may consider withdrawing their militia from other cities and concentrate their military strength and resource the defense of Mogadishu and the revival of basic public infrastructure such us water, electricity and public roads. Secondly, Union Courts must use peaceful means to advance their political and ideological goals to the rest of the country and allow changes to come from within not from without. They must keep in mind that there is still a deep division between Somali tribes. Currently, Union Courts are dominated by few clans from the south and any venture outside of their base will be seen hostile action and will meet an outright opposition as is the case in Kismanyo now. Thirdly, IUC should open a genuine dialog to the interim government and negotiate a fair power sharing agreement to take the country out of the current political impasse. If this fails due to outside interference, then they must invite the Somali people wherever they are to decide the future of their country. Fourthly, IUC should do every effort to win back Col Barre and his supporters since they are posing serious challenge to the Islamic Union Court agenda in Somalia. Rumor is the decision to takeover Kismanyo came from certain individuals within IUC leadership like Yusuf Indhacade and can be reversed for political expedience. “Let me conclude my article a quote that I have taken from a great American president JFK in his inauguration speech in 1961“ remember that, in the past, those who foolishly sought power by ridding the back of the tiger ended up inside.†Abdi Jama ( Gunna-Gunne) E-mail: Gunnaa1_2000@yahoo.com
  17. ^About fighting locals, these are statements from Shabelle and Qaadisiya: Iska horimaadkaan oo ka bilowday bartamaha degmada Buurha-kaba ayaa waxaa shabelle u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Maxkamadda Al-bayaan Ilyaas Xasan Cali oo ku sugan degmada Buur-hakaba. Shabelle Sida la inoo xaqiijiyay waxaa laga qabsaday Ciidamada Taabacsan Maxkamadaha ee kusugan Magaalada Buurhakaba 2-gaari oo kuwa dagaalka ah waxaana ka qabsaday Ciidamda Xabashida ee Saakay soo galay Buurhabaka. Qaadisiya
  18. ^Jubbaland ma wax dan iigu jirtay ahayd mise waxa ummada Soomaaliyeed dan ugu jirto? Adiga un ayaaba rabay inaan ugu soo waco ka qayb-galkeedi aadna hab kalaad ka dhigtey howshi wanaagsanayd ee inshallah hirgeli-doonto.
  19. Roobab lagu diirsaday oo ka da'ay gobolka Gedo Baardheere 21, Oct.06 ( Sh.M.Network) Roobabkii xilliga Deyrta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka curteen deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo abaaro ay ka jireen. Roobabkii xiliga deyrta oo caadiyan di'i jirey xilligaan oo kale sanad waliba ayaa haatan ka curtay inta badan degmooyinka iyo tuulooyinka uu ka kooban yahay gobolka Gedo, xilli maalmihii la soo dhaafay ay deegaanada qaar ka taagnaayeen xaalado biyo la'aan baahsan iyo cunno yari. Degmada Baardheere iyo qaar ka mid ah tuulooyinka hoos-yimaada ayaa shalay galab ilaa iyo xalay waxaa ka da'ayay roob xoogan oo isdaba joog ah, roobkaasi ayaa waxaa ku qabowsaday dadka iyo duunyada ku nool magaaladaasi, iyadoo aan la soo sheegin wax qasaaro ah oo ay geeysteen roobabkaasi oo biyo dhigay wadooyinka. Dhinaca kale roobab kuwaan la mid ah ayaa waxa ay ka da'een deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo ay ka mid yihiin magaalooyinka B/xaawo, Luuq iyo Garbahaarreey, iyadoo si weyna loogu qabowsaday. Axmed Cumar Saalixi Shabelle Media Network Gedo
  20. Buur hakaba: Ciidamda Dawladda Soomaaliya oo si nabad ah kula wareegay deegaanka Buur hakaba. Axad, October 21, 2006 APL Buur hakaba (AllPuntland)- Ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay si nabad ah kula wareegeen deegaanka gacan ku haynta deegaanka Buur hakabo. War aannu ka helnay ilo madax banaan oo ku sugan magaalada Buur hakabo ayaa waxa ay cadeeyeen in xukuumadda Somaaliya ay ku amartay dadka dagan deegaanka Buur hakabo in ay cadeyaan taageerada ay u hayaan xukuumadda Soomaaliya. Ciidamadi maxkamadaha ee deegaanka Buur hakabo ku sugnaa ayaa waxa ay u baxeen inta u dhaxaysa degeenada Leego iyo Buur hakabo. Waxa dagaal ah kama uusan dhicin deegaanka Buur kahabo sida ay inoo xaqiijiyeen ilo loo qaateen ah oo ku sugan deegaanada Buur hakaba iyo Baydhabo. Maa markii labaad oo muddo bil gudaheed ah ay ciidamada dawladdu tagaan degeenkaasi Bur hakabo. Waxaa la filayaa in qabsashadani aysan noqon sidii horay u dhacday, iyada oo dadka degaanku ay ka cabsi qabaan in maxkamaduhu ay dagaal ballaaran ku soo qaadaan deegaankaasi. M. J. Koronto AllPuntland
  21. ^Ina adeerow wallahi qosol maahe wax kale igamaad keentid. What is it with you and October 21st? This reminded me of last year's Ma Bishii HornAfrique baa. Ninyaho ma si kala ee aad October u dabaal-dagtid baa weyde? It seems like you remember the date much better then I can ever remember.
  22. Ciidamada dowladda oo ay wehliyaan Ethiipian oo la wareegay Buurhakaba War deg deg ah Baydhabo 21, Oct.06 ( Sh.M.Network) Xiisado dagaal ayaa ka bilowday degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay, ka dib markii sida la sheegay saakay waabarigii ay halkaasi soo galeen ciidamo Ethiopian ah oo ay wehliyaan kuwa dowladda. Iska horimaadkaan oo ka bilowday bartamaha degmada Buurha-kaba ayaa waxaa shabelle u xaqiijiyay sarkaal ka tirsan ciidamada Maxkamadda Al-bayaan Ilyaas Xasan Cali oo ku sugan degmada Buur-hakaba. Ilyaas waxa uu qirey in dagaal uu ka bilowday saakay degmada Buur-hakaba, isagoo ku eedeeyay in ay soo qaadeen ciidamo Ethiopian ah oo ay la socdaan kuwa Ethiopia. Ilaa iyo hadda ma cadda tirada rasmiga ah ee ku waxyeeloowday dagaalka oo wali socda owgiis. Xiriiro aanu la sameynay dhinaca dowladda Somalia, ayaysan inoo suuro galin in aynu helno, laakiin waxaa la xaqiijiyay in dagaal ka uu socdo. Warar madax banaan oo laga helayo degmada Buur-hakab ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada dowladda KMG ah ee Somalia oo ay wehliyaan kuwo Ethiopian ah ay qabsadeen gacan ku heunta degmada Buur-hakaba, iyadoo maleeshiyadii deegaanka ee taabacsaneyd maxaakiimta ay ka soo baxeen magaalada Buur-hakaba. Waxii ku soo kordha kala soco wararkeena dambe
  23. Ciidamada deegaanka Buur hakaba oo la giliyay xaalad heegan ah xilli ciidamo ka tirsan Dowlada oo ay wehliyaan kuwo Ithobiyaan ah ay xalay ka soo ruqaansadeen deegaanka Daynuunaay. October-21 -2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia. Ciidamada degmada Buur hakaba ee gobalka Bay ayaa habeenimadii xalay heegan la giliyay ka dib markii sida ay sheegeen ay ka war heleen in ciidamo Ithobiyaan ah oo ay wehliyaan kuwo ka tirsan dowlada KMG ah ee Soomaaliya ay ka soo gudbeen deegaanka daynuunaay uu duleedka Baydhaba . Taliyaha ciidanka ee degmada Buur hakaba Xasan Aadan (Guuloow) ayaa daboolka ka qaaday in maalmihii la soo dhaafay ay ku jireen xaalad heegan ah ka gadaal markii ay u soo muuqdeen ifafaalo muujianaya in degamada lagu soo wajahan yahay, isaga oo intaa ku daray in marnaba aysan aqbali doonin talaabooyin wax u dhimaya deegaanka . Xasan Aadan ayaa tibaaxay in heeganka uu ka dambeeyo ka markii ay ka war heleen in ciidamada dowlada KMG ah iyo kuwa Ithobiyaanka ay ka soo runqaasadeen deegaanka Daynuunay oo fariisin u ah ciidamada dowlada KMG , iyadoo uu sheegay in marnaba aysan dhabarka jeedin doonin oo ay cashar u dhigayaan ciddii ku soo xad gudubta degmaad Buur hakaba . Mr Guuloow ayaa sheegay in iminka ciidamada dowlada ee ay taageerayaan kuwa Ithobiyaanka ay isu jiran meel aan sida u kala fogeen , waxa uuna iska fogeeyay in wax taaageero ah ay ka helayaan ciidamada golaha maaxakimta islaamaka . Inkastoo taliyaha ciidamada degmada Buur hakaba uu beeninayo in ay gacan ka helayaan maxaakimta ayaa haddana warar lagu kalsoonaan karo oo dhawaan soo baxay waxa ay sheegayeen in ciidamo ka tisran maxkamada Albayaan oo ka mid ah midowga maaxakimta iyo ciidamada deegaanka ay fariisin ka sameysteen inta u dhaxeysa Buur hakaba iyo Leego xilli maxakamada Albayaan ay arinkaasi beenineyso. Degmada Buur hakaba ayaa dhawaan muddo kooban gacan ku haynteeda waxaa la wareegay ciidamo Ithobiyaan ah oo ay la socdeen kuwa dowlada KMG ah ee Soomaaliya inkastoo markii dambe ay isaga baxaan taasi oo dhalisay in golaha maxaakimta islaamka ay ku dhawaaqaan Jihaad ka dhan ah dalka Ithobiya.