Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
I don't understand? Just couple of weeks ago you used to speak more favorably of Cabdulahi Yusuf then even General Duke!
-
^Abtiyow horta ha i xumayn. Meel aan diinta Ilaahay (scw) ka hortaaganahay ama aan ka hortaagna i tus, inaad igu tiraahdidne soo rac sida nin aan awalba la socon aad iyo aad yaan uga xumahay. Marka abtiyow adiga isoo raac ee cadaalada iyo diinta ka odhanayso igu soo raac. Wadaadayana alle guul ha siiyo inshallah.
-
Your answers: Waxa ayna tilmaameen in mar kale ay qorsheynayaan in ay is abaabulaan oo duulaan kale ay qaadaan maxaakiimta. Waxa uuna carabka ku dhuftay in aysan marnaba ka laaban doonin in ay dib usoo ceshadaan deegaanada maxaakiimta Islaamiga ay xoogga kagala wareegeen. I think they realized that to continue fighting would mean going up against all the forces lying from Dhoobley to Jowhar, in the immediate sense. These aren't the civil war era battles; there is no going it alone.
-
^A political response that contradicts your earlier quote at the least..
-
"The Islamic Courts challenge is to let Mogadishu be what it used to be: a very liberal and tolerant city with cultural mores, tolerant milieu and urbane mutation. There is no need to impose alien, strict and imported way of life on the blasé Mogadishu populace." Clearly this means you are not against the ICU because you have suspicions about aspects and/or certain faces of the movement, but that you are against the general Islamic ideology behind the movement itself. If I am mistaken, please do correct me, but in the mean time my assertion is valid.
-
^Diin-diid miyaa tahay?
-
Arinta mudo ayey i haysata waxaan sameeyana ma aqaan. Afkaa i dhacay intaa markaan gaaray :eek:
-
Abaanduulayaasha ciidamada Barre Hiiraale oo ka waramay dagaalkii Bu'aale Muqdisho, 22 Oct, 2006 ( WDN) - Saraakiisha hogaaminaysa ciidamada wasiirka gaashaandhiga Barre Aadan Shire Hiiraale, ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadleen dagaalkii 22-kii bishan ay kula galeen degmada Bu’aale ciidamada golaha maxaakiimta islaamiga. Abaanduulayaashaasi ayaa qirtay in dagaalkaasi guuldaro ay kala kulmeen. Saraakiishan oo qaarkood haatan dib ugu soo laabtay magaalada Baardheere, ayaa sheegay in ay ku hungoobeen qorshihii markii hore ay ku baxeen, oo ahaa in ay dib usoo ceshadaan deegaanadii maxaakiimta islaamka ay kula wareegeen. Waxa ayna tilmaameen in mar kale ay qorsheynayaan in ay is abaabulaan oo duulaan kale ay qaadaan maxaakiimta. Mukhtaar Aadan oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee dhinaca ciidamada Barre Hiiraale, oo ka mid ah saraakiisha dib ugu soo laabtay Baardheere ayaa sheegay in dagaalkii maxaakiimta ay kula galeen Bu’aale uu khasaare lixaad leh kasoo gaaray. Isla markaana lagu qasbay in dib ay usoo gurtaan, balse waxa uu beeniyey in badan oo ka mid ah sheegashada golaha maxaakiimta islaamiga. Mukhtaar waxa uu beeniyey in aan gacanta lagu dhigin abaanduulihii ciidamada isbahaysiga Dooxada Jubba C/laahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo sarkaal Itoobiyaan ah. Waxa uuna sheegay in Fartaagn haatan uu ku suganyahay degmada Baardheere, cidii doontana ay u tagi karto oo ay wareysan karto. Waa kale oo uu tilmaamay mar uu ka hadlayey sarkaalka Itoobiyanka ah ee maxaakiimtu ay sheegeen in ay qabteen, waxa uu sheegay in aanu jirin Itoobiyaan kala qeyb qaatay weerarkii Bu’aale ay ku qaadeen. Sarkaalkan sidoo kale waxa uu beeniyey in laga qabsaday ilaa 36 gaari sida maxaakiimtu dhawaan ay sheegteen. Waxa uuna carabka ku dhuftay in aysan marnaba ka laaban doonin in ay dib usoo ceshadaan deegaanada maxaakiimta Islaamiga ay xoogga kagala wareegeen. Waa hadalkii ugu horeeyey ee kasoo baxa sarkaal ka mid ah isbahaysiga Barre Hiiraale, tan iyo markii uu dhacay dagaalkii maxaakiimta iyo barre Hiiraale ku dhex maray degmada Bu’aale. Maxamed Cumar Aadan WardheerNews, Muqdisho
-
1. Maxaa TFG-da baday in ay Inna Qebdiid, Ina Ceydiid, Barre Hiiraale, Qanyare, Dheere iyo waxii Ilaahay nacay ay gacal ka dhigtaan? Haa! Ninkaa maxaa ku kaliftay kooxo Islaam-la-dirirka inuu Barre ku daro? :mad: Niyadiisa oo jecel maahe, maxaa kale? :mad: Markuu u huray naf iyo maalba baa mu'aamarad lagu soo maloogay Nairobi lagu bahdilay. Haba la bah dilo ee bariiskii iyo xoogaagii Morgan u qoray baa lagu qabsaday. Ilaa maalintii danbe layn iyo in magaalka laga saaro la isugu daro. Mar dambena yaan la arkin Sheikh Xiin oo afka ku taagayo halgankii Barre!
-
Libaax aniguna waxaan islahaa, tallaw Libaax ma Sheikh Alle-Ubaahne iyo shabaabkiisaa soo gaaray?
-
Originally posted by Allamagan: ^^^^ Horn, you right brother, the main problem was the muddy and rainy ground out there. I have some classified news that I wont share it here I still cant PM you. dunno why! Use my regular email sxb.
-
Howshaan bilee socotay yaa Paragan! It has nothing to do with the political situation in Somalia. And where have you heard Yusuf is moving to Gedo and for what purpose?
-
I could have sworn Baashi contributed to this topic..? I remember seeing it this morning and now when I wanted to respond to it, it seems to have vanished.
-
Barre leaves Saakow. What doesn't kill you makes you stronger. Barre isn't done, he is waiting for a few things.
-
Allamagan, my sources told me the rain was too much. After the TFG backed down from Buur-hakabo, culays baa Barre kasoo fuulay dhinaca Xamar. He cannot contend with fighting them in the midst of a rainy season and risk what happened to him before; his cars getting stuck in the mud. Uncomfirmed reports are saying Ayro has been killed and Goobaale is severely wounded and is in Mogadishu at the moment. What have you heard?
-
Col. Barre Hiiraale oo iskaga baxay degmada Saakow Arbaco, October 25, 2006 APL Baardheere(AllPuntland): Wararka caawa shabakadda AllPuntland ka helayso magaalada Baardheere ayaa sheegaya in ay magaaladaasi ku fool leeyihiin wasiirka gaashaandhiga DFKMG ah ee Soomaaliya Md. Barre Aaden Shire ( Hiire) iyo ciidamadiisa oo si lama filaan ah maanta galinkii danbe iskaga soo baxay degmada Saakow oo ay ku sugnaayeen labaddii maalmood ee u danbeeyey, ka dib markii ay dagaalo khasaare badan gaystay kula galeen agagaarka Bu'aale ciidamada Maxkamada Muqdisho. Wasiirka difaaca DKMG ah ee Soomaaliya iyo ciidamadiisa ayaa wariyaha Radio Daljir ee magaalada Baardheere ku waramayaa in aan wali la garanayn sababta dhabta ah ee uu wasiirku uuga baxay Saakow, balse warar aan wali xaqiijin ayaa sheegaya in wasiirku halkaasi iskaga baxay ka dib markii uu ka war helay in ciidamada Maxamkadaha Muqdisho weerar ku yihiin deegaankaasi. Wariyuhu wuxuu intaas ku darayaa in degmada Baardheere caawa si weyn looga dareemayo hadal haynta ka soo bixitaanka wasiirka iyo ciidamadiisa ee deegaanka Saakoow, taasoo dhacdo lama filaan ah ku noqotay shacabka ku dhaqan magaalada Baardheere. Degmada Saakow oo ka tirsan gobolka Jubbada Dhexe ayaa 80 KM dhanka koonfureed uga beegan magaalada Baardheere oo wasiirka iyo ciidamadiisa caawa la filayo in ay gaaraan. Maahan markii ugu horaysay oo wasiirka gaashaan DKMG ah ee Soomaaliya uu iska baneeyo meel uu haysto ayadoon wax dagaal ah dhicin, balse wuxuu horaantii bishii hore iskaga baxay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ka dib markii ay culays ciidan oo xoogan kordhoobeen Maxkamadaha Muqdisho. Wixii warar ah ee ka soo cusboonaado Wasiirka iyo ka bixitaankiisa Saakow kala soco AllPuntland AAA Gentleman AllPuntland
-
^I think they're over reacting. Qeybdiid iyo Xiis ciidan reer Cabudwaq ka quwad-badan bee ku tashanayaan!
-
Originally posted by xiinfaniin: Horn, when was that? I've not heard it! Waa markii aniga iyo Roobow naloo kala bixi lahaa . Maslaxada daraadeed waan ka laaban waxaan idhi, Sheikh Roobow iyo Sheikh Xii marnaba dooni mayo inaan iska hor keeno! Allamagab waa ku salaamay!
-
^Sidaa laguu sugayaadan ogeyn. Can you tell us why Sheikh Mukhtar Roobow called Barre's halgan for Kismaayo a kacdoon?
-
e and Morgan were the ones creating unpleasant atmosphere to begin with Give me on reason why I should read the rest of your post after that statement (since I really did not read beyond that)?
-
^I would allow General Caydiid's folks to say he was defending a good cause when he captured Mogadishu but defending a good cause in Gedo and hell-bent on committing ethnic (read; clan) genocide :confused: One must be a special kind of a conman to debate that.
-
Somehow I think there is something about this forum that encourages not understanding the main point..