Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Who remembers this? When Somalis first heard of Midowga Maxkamadaha Islaamiga?
  2. Tough night for the 'publicans. My friends are looking at the world with the same anger Democrats viewed it during Kerry's defeat.
  3. *Edit* Are you saying you know for sure Sheikh Hassan Turki is dead?
  4. Duke, he went there with his right hand man, Parliamentarian Cabdirashiid Xiddig of Afmadow. His forces and their officers are ready in Baardheere. Why his visit to Baydhabo is surprising for some, I don't know. He used to go there freely as a member of the TFG before, what is the difference now? Mise Qanyarahii iyo ragii kaloo magan u doontay yaa la moodaa?
  5. Originally posted by Jimcaale: I could agree with you there Generale. Baydhabo may not celebrate or offer any condolence but I don’t know if Gedo would resist the thought of partying. And what opinion do reer Gedo have of Sheikh Hassan Turki except a well known wadaad whom they have given protection and amnesty for a lengthy period of time? Reer Gedo's ire is not towards Sheikh Hassan Turki or even the ICU. It is toward certain groups who used the ICU to achieve something they could not have done themselves. Xaajadu haysku qaldin.
  6. From what I have heard he might not be the only important cusualty of the Bu'aale clash.
  7. Ciidamada Puntland iyo kuwa Maxkamadaha islaamka oo fooda isku daray Gelinsoor. Mogadishu - 06-November -2006-Allceeldheer.com Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ku dhex maray deegaanka bandiiradleey ciidamada Maxkamadaha islaamka iyo kuwa Puntland oo kaashanaya kuwa Cabdi Qeybdiid, iyadoo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan. Mas’uulka Maxkamadaha islaamka Somalia u qaabilsan xagga amaanka Sheekh Yuusuf Indho Cadde ayaa ku eedeeyay maamul goboleedka Puntland in ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen taliska maxkamadaha islaamka ee deegaanka Galinsoor oo 90 km u jira magaalada Galkacyo. Sheekh Yuusuf Indho cadde oo shir Jaraa’id ku qabtey caasimadda Somalia ayaa waxa uu sheegay in weerarkaasi uu ku eedeeyay maamulka Puntland in ay soo qaadeen ay kaga geeriyoodeen hal ruux. Isla markaana ay iska caabiyeen. Sheekh Yuusuf Indho cadde ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland in uu wato qorshayaal uu dagaalo qabaa’il kaga abaabulayo gobolada dhexe ee Somalia. Ma jiraan wali wax warar ah oo ka soo baxay dhinaca Puntland oo ku wajahan eedeymaha ay u keediyeen maxkamadaha islaamka iyo waliba qasaaraha dhankooda gaaray. Sheekh Yuusuf Indho cadde Mar wax laga weydiiyay hadii Maxkamadda Badbaada ee dhowaan looga dhawaaqay Galkacyo ay soo weeraraan Puntland talaabada ay qaadayaan ayaa waxa uu yiri in Maxkamadaasi ay dhisyeen dad diinta iyo dalka jecel isla markaana ay garab ku sii nayaan sidii ay u difaaci lahaayeen. Si kastaba ha ahaatee dagaalkii saakay ka dhacay Galinsoor ayaan si rasmi ah loo ogeyn qasaaraha uu geeystay, marka laga reebo Maxkamadaha oo sheegtay in hal ruux uu kaga geeriyooday.
  8. Reuters. If it turns out to be true, it is not a total surprise. It was a day ago when the Courts were near Bandiiradley aiming to strike Gaalkacyo. Malishiyaad ka gudbey Bandiiradley 4 Nov 4, 2006, 15:53 Wararka caawa laga helaayo deegaanka Bandiiradley ayaa sheegaya in Maliishiyada Maxkamddaha oo ku hubeysan 30-meeyo gaadiidka dagaalka ay kasii gudbeen tuulada Farcaano oo ka tirsan Bandiiradley iyagoo kusii jeeda magaalada Gaalkacyo oo maalmahan xiisad ay ka taagan tahay. Maliishiyada Maxkamaddaha ayaa ujeedada socdaalkooda lagu sheegay sidii ay u tegi lahaayeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo , iyadoo maamul goboleedka Puntland ay dhaqdhaqaaq ciidan uu isagana halkaasi ka wado. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xersi ayaa maanta khudbad uu ka jeediyay kulan ay isugu yimaadeen mas'uuliyiinta gobolka ka sheegey in Maxaakiimtu yihiin qabiil isla markaana ay DFKMG ah ku diidanyihiin madaama ninka xakumaa uu ****** yahay. Garowe Online, Puntland
  9. Olol, they always said for every hard shell, there lies a soft inside and I don't mean Abdullahi.
  10. Somali Islamists fight with northern enclave troops Mon Nov 6, 2006 2:28am ET MOGADISHU (Reuters) - Fighting flared on Monday between Somali Islamist forces and troops from the semi-autonomous northern enclave of Puntland which has resisted Islamist influence, Islamist sources said. "Puntland troops attacked us 30 minutes ago in Galinsoor area," one of the Islamist sources told Reuters, referring to a town near the Puntland province border. No more details were immediately available on what would be a dangerous turn of events in Somalia, which many fear is on the verge of war after the collapse of peace talks last week. "We have no news of any casualties," the source said. The Islamists took Mogadishu and a swathe of the south in June in direct challenge to the aspirations of the interim government of President Abdullahi Yusuf to restore central rule to the chaotic country for the first time in 15 years. Puntland leaders have said they would resist any attempt by the Islamists to extend their control into the northern province. And Ethiopian troops are said by witnesses to be both bolstering the interim government in the town of Baidoa and entering Puntland to bolster its forces. Galinsoor lies about 38 miles south of the Puntland border, while Baidoa is in southern Somalia.
  11. I truly consider Boosaaso the success story of the civil war! Way to go, wax tar iyo ficil wakaa. :cool:
  12. Originally posted by Temujin: Somali politics really is weird. Dahir Aweys standing by Qanyare is weird, I concur, but Barre was there for only on reason; to bring together the two sides of the government that were then based in Mogadishu and Jowhar respectively. Mogadishu MP's turn down Hiiraale initiative... Col. Barre Aden Shire Hiiraale a traitor??? According to Dayniile.com: YES
  13. Ahmed Gurey adeer you are running around like a headless chicken. Hebel Diiniga iyo waxaad sheegeesid adigaa yaqaan, yee yihiin?
  14. General Duke, I think Fartaag was clear when he said we will give twice, we will go thrice, etc until our objective has succeeded! War anaa kuu sheegayo; loosing battles is nothing when you have the winning of the war in mind. All the battles they lost for Gedo did not matter after that last strike, etc etc etc. Anyone who knows the history of these men would be idiotic to assume that they will just sit after a setback.
  15. kuwa horay ugu tirsanaa maxkamadaha That is the important part. Ahmed Guree, how can anyone take you seriously?
  16. I love it Xoog, I really do. However, you completely misunderstood me. I did not question you being here because you are innocent of the "Somali ways", rather I questioned you because you can't voice what you support here without being a second Olol. That is not a challenge, but you can sure take it as one. :cool: Adiga reer magaal oo kale xataa uma dhaqantid. Typical reer mudug oo qabiilka kasoo horeeyo. If you did not know me, haatan i baro. Afka baarkiis waxa lagu quruxsado anigu maba kari. What you see is what you get.
  17. Originally posted by Xoogsade: ^ hope it is not the pricniple of ina-adeerism which you have a nag for usually people's reasoning get skewed when they learn the names of forty grandfathers Xitaa nebiga cs wuxuu ku ekaa 22 stopping at Ismaaciil though somehow somalis(some) managed to count up to forty. Obsession indeed. Anyway, kitaabadaadii ku noqo. Diinta waa taqaanaa, your role is lacking. Waan kugu qoslaa adigu horta ma ogtahay. Wallahi qof iga qosliyo meelaha adaa u haysto. "Tollow Duke qabiilkiisa siduu u jecelyahay qof u jecel ma jiraa" iyo wax kaloo afka baarkiisa dhaafin yaad ku caan baxday. Ninyaho sida isku dhaam. Xoog sheegashaad awalne u fadhiday haatane "diyaarado miyaa nalagu duqeen" in a depressed tone yaad la timid. Adeer, was it a year ago when I wrote this? ^Xoogsade, by far, you are the least suited for the politics section. I say that because you never have noticable stance.
  18. Horn. Dhaciifnimada iska dhaaf saxib. You sound weak and I worry about it. I stand up for my principles.
  19. ^I am sorry but I would not be granting myself any moral superiority over Duke if I were you.
  20. Originally posted by General Duke: ^^^It gets confusing, I thoguht Cabas left by foot with his millitia.. He did, but they wanted to take him to Mogadishu today so they could use his military knowledge to fight for them in Bur-Hakabo. Why fight for something you do not support? His temporary "surrendor" was only that; temporary. He was baiting his time until Barre would regroup. I am guessing the airplane he was supposed to be on that would have taken him to Mogadishu is this same plane that landed in Nairobi, if this story turns out to be true.
  21. Col. Cabaas Iyo Ciidankiisii Oo Kismaayo Isaga Baxay Kismaayo Nov 04,2006 by Kismaayo-Gedo-NN Wararka ka imaanaya magaalada kismaayo waxay sheegayaan in xalay saqdii dhexe uu isaga baxay Col. Cabaas iIbraahim Gureey iyo ciidan uu hogaaminayay kuwasoo markii hore isku soo dhiibay maxaakiimta qabsaday Magaalada kismaayo. Sida uu iisheegay wariye ku sugan magaalada kismaayo oo aan la xiriiray codsadayna inaan magaciisa la shaacin ayaa ii sheegay in kornaylku uu afka saaray dhanka Beer-Xaani waxaana waraysi ay idaacada HornAfrik qaybteeda kismaayo ay waraysatay kornaylka uu ku sheegay sababaha uu uga huleelay kismaayo. Kuwaasoo kala ah buu yiri wariyuhu amaankii kornaylka iyo ciidamadiisa oo la sugi waayay kasoo marar badan la kulmay hadalo hanjabaad ah sida uu kornaylku ku yiri waraysigiisaasi. Sidoo kale, waxaa ii muuqatay ayuu yiri kornaylka oo waraysigaas sii wata in uu arkay Maxaakiimta oo wata hanti ay lahaayeen dadkii reer kismaayo, taasoo uu garan waayay sababta loo haysto iyo arinta layaabka noqotay ee ahayd in dhaawac isbitaal ku jira la laayo taasoo iyana nagu ahayd mid halisteeda leh. Kornayl Cabaas ayaa waraysigiisaas ku daray in maamulka maxaakiimtu ay u sheegeen in isaga iyo ciidamdiisa la gayn doono magaalada Muqdisho taasoo iyana layaab ku noqotay, uuna diiday inuu aado Muqdisho. Sida uu wariyahaasi ii sheegayna waxaa Kornaylka socodkiisa ku weheliyay ciidamo aan hub fiican wadan hase yeeshee uu wariyehaasi ku qiyaasay 140 nin iyo 120 ciidan oo habeenkii ka sii horeeyey ay ayaguna isaga huleelay magaalada Kismaayo. Wariyuhu wuxuu intaas ku darayaa in hubkii uu markii hore kismaayo la yimid Col. Cabaas uu intoodii badneyd uu dib ula noqday asaga iyo ciidankiisaba. Dhanka kale ,warar aan la xiijin ayaa sheegaya in dumar isaga huleelay kismaayo oo aaday magaalada Dhoobley iyagoo raadinayay haweenkaasi nabadgalyo dhaanta mida kismaayo ka jirta lagu faraxumeeyay inta u dhexaysa Kismaayo iyo Dhoobley. M J Faarax-Gedo New Network
  22. Is this the airplane Col Cabaas was supposed to be on? Madaxda maxkamadaha ee gobolada jubbooyinka, ayaa ilaa iyo hadda wax hadal ah ka soo saarin baxsashada col. Cabbaas, balse waxa wararka ka imaanaya gobolada jubbooyinka ay muujinayaan in uu ka mid ahaa ciidamo la doonayey in maanta loo soo qaado magaalada Muqdisho
  23. A bit of an ice breaker.. Madaxweyne Yusuf oo wali daba taagan Meles Zenawi? Sheekh Aweys oo jaakadaysan? Ciidanka Maxkamadaha Islaamiga? Dhalinyaro cimaamaduhu ku cusub yihiin qorina haysta? Qaxooti Soomaaliyeed oo aan cidina u maqnayn?
  24. If this is true, it is a development of immense repercussions. WAR DAG- DAG AH. Diyaarad ay saarnaayeen qaar ka mid ah madaxda maxkamadaha oo si khalad ah uga dagtay magaalada Nayroobi. Sabti, November 04, 2006 APL Muq/Nayroobi (AllPuntland)- Wararka aynu ka helayno magaalooyinka Muqdisho iyo Nayrobi ayaa waxa ay sheegayaan in diyaarad nooca rakaabka qaada ah oo ay wateen qaar ka mid ah madaxda madaxda magaalada Muqdisho ay si khalad ah uga dagtay magaalada Nayroobi ee caasimadda wadanka Kenya. Diyaaradani oo ka soo ambabaxday magaalada Kismaayo ayaa waxa ay waday mas`uuliyiin ay ka mid yihiin Xasan Turki iyo Aadan Xaashi Cayroow iyada oo waday hub iyo sanad melitry oo aad u fara badan. Warar lagu kalsoon yahay oo ka imaanaya magaalada Nayroobi ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada amaanka ee wadanka Kenya ay haatan wada hadal kula jiraan diyaaradaasi, iyada oo laga cabsi qabo in ay dhacaan falal amaan darro maadaama diyaarado ay saaran yihiin hub iyo saanad Melitry oo aad u fara badan. Magaalada Muqdisho ayaaa wararka aannu ka helayno ayaa iyada waxa ay hoosta ka xariiqayaan in diyaaradani sababta kentay in ay ka dagto magaalada Nayroobi ay tahay iyada oo ku kalsoonaan wayday in ay ka dagto garoonka Muqdisho kuna soo aaday xilli habenimo ah oo aysan suurto gal ahayn in duuliyayaasha diyaarada ay si fiican wax u arkaan. Wixii ka soo kordha diyaaradasi iyo wararkeeda kala soco AllPuntland.com Mahad Jama Koronto AllPuntland