Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Dan baa u geysee maxaa kaloo u geyse? I think we should wait until two years into civilian life for the rest before we make the judgement on the luckiest.
-
Ciidamo kenyan ah oo la soo dhoobay xuduuda gobolka Gedo Baardheere 10, Nov.06 ( Sh.M.Network) Ciidamo Kenyan ah oo aad u fara badan ayaa la soo dhoobay Xadka Kenya ay la wadaagto gobolka Gedo. Dhaq dhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada wadanka Kenya ayaa si weyn looga dareemay deegaano ka tirsan giobolka Gedo, kuna yaala xuduuda kala qeybisa labada dal, inkastoo dhaq dhaqaaqaasi ciidan uu yahay mid kooban oo dowladda Kenya ay ugu talo gashay in ay ku adkeyso amniga xuduuda ay la leedahay dalka Kenya. Wararka naga soo gaaraya degmada Ceelwaaq ee gobolka gedo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Militariga dalka Kenya oo ay wehliyaan kuwa booliska, kuna qalabeysan gawaarida gaashaaman in la soo dhigay xuduuda u dhaxeysa magaalooyinka Ceelwaaq Kenya iyo Ceelwaaq Somalia, iyagoo fariisimo ka sameystay meel u dhow labada magaalo. Goobjoogayaal ku sugan degmada Ceelwaaq oo shabelle ugu waramay saakay qadka isgaarsiinta fooneeyaha ayaa waxa ay sheegeen in la arkayay boqolaal ciidan oo habeen iyo maalin gaafwareegaya xuduuda u dhaxeysa labada magaalo, kuwaasi oo baaritaan ku haya dadka socotada ah ee isaga kala goosha labada magaalo, waxaa kale oo ciidamadaasi ay xayiraad ku soo rogeen isgaarsiintii teleefoonada ee magaalada Ceelwaaq Kenya ay la laheyd dalka Somalia iyo waliba dhaq dhaqaaqa ganacsiga. U jeedada ciidamadaan loo soo dhoobay xuduuda ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay mid ay ku xoojinayaan amaanka isla markaana ay ka hortagayaan xiisadah colaadeed ee ka soo socda K/Somalia. Axmed Cumar Saalixi
-
Originally posted by Jimcaale: Sow maan congratulate gareen? Shouldn’t I do that? Hornoow, sxb horta i weydii waligey inaan Morgan isha ka qaadan? War ima taqaanidee ma laga yaabaa inaad iska key xigtaan? Widaayoow, Kissima waa very diversity orientated city and qabiil takes a back seat. Maalin walba in qolo xoog ku qabsato is enough testimony. Pardon my hard comments about adeer. If you’re gullible enough to fall for him, I don’t hate him or see him any worst than the rest of the not-so-good or fun guys battling the control of the country. I’ve not heard any courts set up in Bliss Qooqaani by Max’ed Weli but wixii ka jiraba barxadaan ku sugeynaa. No hard feelings bro. How about a call for truce. Then truce it is sxb!
-
Originally posted by Bakar: quote:Originally posted by Jimcaale: “Bakar, Bakar baabuurka iijooji……….”, dhameeystir hee macalinka. Saxiibkey Horn baad donaysaa iney sonkorta ku kacdo. Horn, sxb, Baardhere wali laga ma bixin, marka wax truce layirahdo ma jirto. Ceelwaaq yaa ka baxay? Matter of fact heshiiski la galay miyaadba ka warqabtaa waxuu ka koobnaa? Baardheere meelba dhig, Ceelwaaq yaan lahayn xitaa dibada laguma odhan karo.
-
There is no such thing as May and Maxaa tiri. Appeasing should not mean mixing fact.
-
Bakar, one would think inaad Barre abaal u hayn lahayd markii la eego gacantii nabadeed uu deegaanka Ceelwaaq ka geyste, no? Haduusan imaan lahayn ee uu jeegada ku dhagi lahayn rag badani, meesha wax fool xun baa kasii dhici lahaa sow ismaadan odhan? Jimcaale, ninkii isku magacaabi jiray Ugaaska Beesha Gedo, saaxiibkaa Maxamed Weli Sheikh Ahmed baa Qooqaani maanta maxkamad dhexdeeda kaga dhawaaqee maxaad ka war haysaa Barre warkiisa daaye? Nin wadani ah oo dalka meel walbaaba laga jecel yahay inaad sii xagataa waa wax laga yaaba haraadigii Morganow! Laakiin maxee nala tahay, sow haraadigii Morgan ma tihid?
-
Sakhar that was nice sxb. Wallahi. Now let us see if you can find it in your heart to include all your other Somali brothers and do the same for Somaliland, Benaadir, Gedo, Hiiraan, etc.
-
Maybe this is political opportunism for Abdiqasim (who knows?), but walaalayaal you must cease these character assassinations. Whatever he might be privately, he continues to be a wadani in the eyes of a lot people. Let's not forget that fact.
-
Sulaymaan And patiently you will wait sxb because I do not believe those famous individuals will show their heads around here.
-
Originally posted by Ahmed_Guree: Horn by the way why did your folks refuse the Advise of the Suldan of Gedo?? Why would they take the advice of a bounty hunter from Galguduud? Maybe that should be your next thesis?
-
Originally posted by Ahmed_Guree: quote: It is because of Mogadishu that Gedo's border is free of entry for the Habash. If the Courts had acted responsibly and not made an enemy of reer Gedo, would the Habash so freely enter after the knockouts of the late 90's, early 2000's? Horn thats the lamest excuse of the century was it not that your kins sided with the Secular members to flash out your wadaado(currently part of alshabaab) in Gedo with the help of Xabashi, Who were those wadaado?
-
Originally posted by Ahmed_Guree: Was it not a conspiracy btw Gobale who returned after staying yrs abroad that sparked the rivaly as Serar was responsible for Port and Baree others. Hence for Serar to be relieved he was double crossed by the formation of 'Juba State' Serar just cleverly sided with ICU. that led the the cascading disinegration of JVA Maybe you should seek a PhD on the topic?
-
^Marna ma Axmed Gurey baad igula hadli, marna ma Muraad? Shaydaanka iska naar sxb.
-
Originally posted by Ahmed_Guree: Horn was it not when Seraar was marginalised by the formation of a 'regional state' Between Gobale & Hirale That he sided with ICU And in a game of chess that is called Check mate No, adeer, you are not as informed as you think.
-
It is because of Mogadishu that Gedo's border is free of entry for the Habash. If the Courts had acted responsibly and not made an enemy of reer Gedo, would the Habash so freely enter after the knockouts of the late 90's, early 2000's?
-
Paragon, sxb, I have said it countless times, Barre is not opposed to Islamic rule nor the ICU. Barre feels that men who could not have taken him on independently used the ICU to disrupt plans he had for a regional state when he made well and share they would have no future position in it for deegaan-based purposes. He was getting ready to hand power over himself, why should they entertain continuing to stay? Waa nin la xiniinyo-taabtay, nin la xiniinyo-taabtayne only has one thing in mind; Revenge.
-
Ciidamada Ka Socda Itoobiya Oo Mar Kale Ka Soo Talaabay Doolow Nov 09,2006 by Doolow-Gedo-NN Ciidamo Iboobiya ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa tan iyo xalay ka soo gudbayey magaalada Doolow ee gobalka GEDO. Ciidamadan soo gudbayey ayaa tiradooda si rasmi ahayn loo garan karin, iyada inta badan ay ka soo gudbay xadka xilli habeenimo, balse ilo lagu kalsoon yahay oo laga helayo goobjoogaayaal degaanadaasi ku sugnaa ayaa xaqiijiyey inay in gaadiidka dagaalka ay wateen ciidamadan ay kor u dhaafeen ilaa iyo 85 isugu jiro gaadiidka loo yaqaano Urada iyo hubka culus. Ciidamadan ayaa waxaa la xaqiijiyey inay fariisimo cusub ka sameysan doonaan goobo ka mid ah gobalka GEDO oo ka duwan goobahii ay markii hore ciidamada Itoobiyaanku ay ka fadhiyeen gobalka GEDO, sida uu xaqiijiyey masuul ka tirsan maamulka magaalada Doolow oo u ku sugan isla degaankaasi oo ka gaabsaday in magaciisa la sheego. Sidoo kale, ciidamada kale oo ka socda wadanka Itoobiyaa oo tiradoodu yareyd oo wata dhowr gaadiid ayaa ayaguna dhowr cisho ka hor ka talaabay magaalada Beled Xaawo ee gobalka GEDO, iyaga oo la sheegay inay fariisimo ka sameysteen degaano 40 KM ka xigta dhanka waqooyi magaalada Beled Xaawo. Itoobiyaanka ayaa Lama oga sababta rasmiga ee ka dambeysa imaanshaha ciidamada cusub ee ka socda Itoobiyaanka ee gobalka GEDO iyada ay horay ciidamadoodu ay u joogeen degaano ka tirsan gobalka GEDO. Xamdi-Yare-Gedo-NN
-
Flood-hit Somalia prepares for fresh fighting Wednesday, November 08, 2006 Mogadishu, Somalia (AFP) - Islamist gunmen and pro-government militia prepared for fresh fighting in southern Somalia on Wednesday, officials and witnesses said, as thousands fled feared clashes and the effect of floods. The government-allied Juba Valley Alliance (JVA) said it was set to defend itself from advancing Islamist forces moving toward its stronghold in Gedo region, which suffered huge floods overnight when a river burst its banks. "Islamic courts militias are preparing to wage an attack on us here," JVA commander Abdullahi Sheikh Fartag told AFP by phone from Bardheere, about 340km west of Mogadishu. "We know everything, they are going to try to take this town and all other districts in Gedo region, but we are ready to repel them and this time defeat will not be simple," he said. Witnesses said heavily-armed Islamist fighters had left Sakkow, 80km to the south, but were being slowed by flooded roads, inundated with waters from the Juba River. "Everybody is talking about war in Bardheere," local businesseprson Ahmed Omar Barako told AFP. "The Islamist fighters in Sakkow have started advancing and that is why people are worried." Islamist officials said, however, they did not plan to attack JVA positions, mainly due to the catastrophic flooding. At least eight people, three of them children, drowned early Wednesday when the river overflowed after torrential rains, sweeping through villages in Gedo's Garbaharey division and sending thousands fleeing their homes. "There is no reason to engage fighting at a time when people have been killed by heavy rains in the region," said Islamic commander Sheikh Yaqub Issak. "But we will not tolerate trouble-makers." Source: AFP, Nov 8, 2006
-
Originally posted by Paragon: ^^ you see, there is nothing to fear . They would maintain their independence. Horn, ku dhawaaq maxkamad adna Adigoon maqlin magacooda yaan ku dhawaaqay.
-
Starting at the 1:28:45 real time.
-
I have not read anywhere it says "hoos imaanaysayo Xamar" so I am guess they will be like Gedo's and have their independence until the politics will sort itself out?
-
Godeynews is proofing to be even worse then Idamaale and Dayniile prior to Qanyare's defeat.
-
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
Gabbal replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
Ayoub, hurdada wee kugu dheeratay miyaa tookadaan? -
Radio Daljir talks about Xasan Turki's death
Gabbal replied to Libaax-Sankataabte's topic in Politics
^You would assume many other news sites would pick up on that story, no?