Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Originally posted by Kamalu Diin: how was conducted ..........you mean the reporter forcing the speaker righ. right Yes and how uu "la tirsaday" the interviewee. I found that extremely unprofessional.
-
Originally posted by Nayruus: Horn, you are totally right on this one. In fact, it is nauseating to listen to such fathead. I am not taking about whatever the interview contained. I am talking about how the interview was conducted.
-
^Shabelle iyo HornAfrik ma yaraystaan. Maxkmadaha islaamka ayaa horey u sheegay in cunu qabateyn xagagga shidaalka ah ay ku soo rogeen gobolada Baay iyo Bakool, oo ay maamusho dowladda Taagta daran, Shabelle Mareykanka oo ugu baaqay Maxaakiimta inay ka qeyb galaan wadahadalada kala dhaxeeya dowladda taagta daran. HornAfrik. Waa u foolxumo wallahi, rag suxufinimo sheeganayo isla markaana sida habla u tirsanayo!
-
HornAfrik's intervew with Cismaan Cilmi Boqorre.
-
Dagaal xoogan oo ka bilowday goobtii shalay uu ku hakaday ee Agagaarka Degmada Diinsoor. Muqdisho, Sabti, 09 Dec 06 Simba Radio WAR DEG DEG AH Ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo kuwa Dowlada Federaalka Somalia ayaa hada dagaal culus ku dhexmarayaa duleedka Degmada Diinsoor oo shalay galabnimadii dagaalka uu ku hakaday. Labada dhinac ayaa isku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan iyadoo aan la xaqiijin karin khasaaraha rasmiga ah ee labada dhinac ee dagaalamaya soo kala gaaray saakay. Isku dayo aan la sameysay labada dhinac ayaa inoo suurta gali weysay, balse waxii kusoo kordha akhristayaal sida ugu dhaqsiyaha badan ayaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa. Kala soco halkaan waxii soo kordha 5 Daqiiqo kadib Refresh-gareyso bogaan si aad u akhrisato warbixinada ugu dambeeya ee dagaalka. Simba Media Center , Mogadishu
-
Shabelle seems to be obsessed with Barre Hiiraale. Why do they report something even Qaadisiya had not reported? I would assume Qaadisiya would be having propaganda-based diarrhea because of their favorite character.
-
Nayruus, I think the confusion lies with Somali news mediums. I think they should always put an emphasis on "siday sheegteen" in their reports. Dhib adigu ma lihid.
-
Wadaado propoganda isticmaalo waa i kow. Armay noqotaa Farataag yaan dilnay, sodon gawaarida dagaalkana waan la wareegnay?
-
Do Idamaale writers read SOL? It funny how they posted the link after I put it on SOL.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: A young cousin of mine, a Sacuudi born and bred, who I've met in Cardiff, Wales, insisted those who don't pray are gaalo, diinta ka baxay. It was my very first time hearing that. Intaaba la murmim, :eek: ayaa iga soo haray. I obviously decided not to debate with that young man, since the terrible miseducation of Sacuudi system needs some time against the reality of Islaam. Miskiin and his anecdotes.
-
Originally posted by Kashafa: quote: Abdillahi Yusuf is opposed simply because he belongs to an unwanted clan, ugly but true Not really. He's opposed simply because, just like Aideed and Siad Barre, he's a f'ing power-hungry, murderous, amoral, traitorous(this is a unique quality to him ) SOB(figuratively speaking). And that's a understatement. On the other hand, I'd bet a million bucks why you support A/Y, and why HornAfrique supports Barre, and why our nomad-in-exile Jumatatu supports Aideed is because y'all are all related to them, clanwise. Intelligent, apparently educated men. But they can't shake the clan monkey of their backs. Kashafa, my support for Barre has never been at the expense of the Somali nation. Besides personal reasons, I support this man for the wisdom and love he showed for the idea of a united Somalia coming back to reclaim its place among the nations of this earth in a peaceful manner. It is why he did not outright oppose the transitional government despite all its misgivings as some individuals wanted of him, why he dared to criticize the former Mogadishu warlords while amongst their midst in Mogadishu for their less then sincere dealings with the TFG, why he undertook various initiatives to bring together the TFG and the ICU to bridge the gap on Somali soil, why he personally opposed foreign troops deployment to Somalia while at the same time announcing he will respect the final decisions of the majority of 275 strong Somali transitional parliament, etc. This is a man who turned some of Somalia's most devastated civil war areas into a refuge for its habitants by outlawing the marauding militiamen, barbaric checkpoints, and everything else that could disrupt the return of normal livelihood while at the same time always encouraging and acting on a strong believe in dialogue as the final solution into ending what has become known as the Somali impasse. These are all part of reasons even individuals such as Sheikh Dahir Hassan Aweys and Sheikh Mukhtar Roobow, men who despite all that sent goon squads to take care of him, have voiced as the cause of their own personal respect and admiration for the said man. Why should I not support him then, considering all others to oppose him is tribal in nature? :confused:
-
Originally posted by NGONGE: Ready to do what? Defend or attack? How long before the Courts start claiming there are Ethiopians in the Ugandan ranks? At any rate, now the government of Mr Yusuf have the advantage and it all depends on what they do next. Will they sit and attempt to have a civil discussion with the Courts or will they childishly start making threatening announcements (just like the Courts were making a week ago)? I sadly believe it to be the latter but seriously hope it’s not. Your answer. Another one.
-
Well Uganda was already ready and they already have what, close to a thousand troops already around Baidoa? They were just waiting for the international legitimacy.
-
Will the USC/ICU ever pay their dues and take the plame
Gabbal replied to Kamalu Diin's topic in Politics
I think it is fitting if you separate Sheikh Hassan Dahir and Cabdiqasim from the rest of the group. People can have their own personal opinions and beliefs but as far as we know, these men are not warlords who allowed anarchy to fester and were not controllers of checkpoints and such. -
Who hasn't changed their positions? He used the same two reasons this TFG succeeded with; 1. Internal/external terrorism. 2. Disarming of militias opposed to him. Calls out the United Nations Security Council on their "obligation" to send peace keepers to the Somali people.
-
Originally posted by Juje: Jenerale waad ii sirtey . When I read the title of the thread, I thought youwill bringing evidence of support from Somali politicians in diaspora, the long list of them supporting the resolution. Buit you took me to Baydhabo. What else did you expect from them they are already under siege.
-
^Isn't this expected from their lips? I mean after all, they would try to character assassinate men that have deserted them, right?
-
KISMAAYO: Rasaas ay fureen maleeshiyooyinka Maxkamadaha ee Kismaayo oo sababtay dhaawaca 4-ruux Posted to the Web Dec 07, 14:49 Kismaayo (PP) - Ugu yaraan Afar ruux ayaa ku dhintay kaddib markii Malleeshiyo Maxkamadaha ka tirsan ee ku sugan Kismaayo ay weerar ku qaadeen xaafad ka tirsan Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Malleeshiyada Maxkamadaha ee geystay dhaawaca afarta ruux ayaa waxaa la sheegay inay rasaas oodda kaga qaadeen xaafad ka mid ah xaafadaha Magaalada Kismaayo, waxaana la sheegay inay halkaas ku dhaawacmeen 4-taas ruux balse aysan jirin dhimasho halkaas ka dhacday. Sida ilo wareedyo ku sugan Degmada Kismaayo oo ay la xiriirtay Puntlandpost ay u sheegeen Malleeshiyada Maxkamadaha waxay weerarka ku qaadeen nin iyo haweeney ku jira arooska qaybtiisa hore (Maalmaha 7-da ah) waxaana la sheegay in Malleeshiyada uu ku dalbaday inay weeraraan gurigaas nin horay u furay haweeneyda la weeraray xaafadeeda cusub. Haweeneydaan ayaa la sheegay inuu u sheegay Malleeshiyada Maxkamadaha inay u soo qabtaan oo ay xaaskiisa tahay, isla markaana ay doonayso inay anshax xumo sameyso, waxaana la sheegay in rasaasta ay halkaas ka dhacday kaddib markii ay iska madax adkeysay amar lagu siiyay inay raacdo Maxkamadaha. Arrintaan ayaa waxay cabsi weyn ku beertay dadweynaha xaafaddaas la weeraray oo ka tirsan Degmada Kismaayo, waxaana tani ay noqonaysaa dhacdo nooceeda oo kale ah tii ugu horreysay oo ka dhacda Magaalada Kismaayo. Maxkamadaha ayaa dhankooda wax hadal ah ka soo saarin arrintaan ka dhacday Kismaayo waxaana la sheegay inay ku gudo jiraan xallinta arrinta keentay khilaafkaan ay rasaastu ku dhacday maanta. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu
-
Ciidamada Maxkamadaha Jubbooyinka oo maanta Kismaayo dad dhaawac ugu geystay. Kismaayo. Khamiis, 07 Dec 06 Simba Radio Shaqaaqadaan ayaa maanta Barqanimadii waxa ay ka dhacday Xaafada Dalcada ee ee Calanleey Magaalada Kismaayo, iyadoo ay ku dhaawacmeen shan qof oo midi ay haweeneey ay tahay sida ay sheegeen dadka ku dhaqan xaafadaasi. Shaqaaqadaan ayaa ka dambeysay kadib markii ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee Magaalada Kismaayo ay howl-gal balaaran ka sameeyeen xaafadaasi, iyagoo howl-galada wada ay la kulmeen dhagxaan ka dhan ah ciidamada. Ciidamada Maxkamadaha Jubbooyinka ayaa howl-galkooda ku aadaan sidii ay u heli lahaayeen Haweeneey Maxkamada Kismaayo ku xukantay in lasoo dhigo xabsiga. Abshir Jawaareey oo mid ah dadka ku dhaqan Xaafada Dalcada ayaa Idaacada Simba u sheegay in rasaas xoogan ay Ciidamada Maxkmadaha ku fureen kadib markii dadka ay dhagxaan kusoo tureen Ciidamada Maxkamadaha. Taliye K/xigeenka Ciidamada Maxkamadaha Ee Jubbooyinka Axmed Cali Xaraare, ayaa Idaacada Simba u sheegay in rasaasta ay fureen ciidamadooda ay ku dhaawacmeen saddex qof oo kaliy, xalinta shaqaaqadaasina ay ku jiraan qaar kamid ah odoyaasha Xaafada Dalcada. Ugu dambeyntii, Axmed Cali Xaraare ayaa sheegay iney dhinacooda ka xun yihiin, waxii halkaasi ka dhacay isagoo sheegay in arintaasi xalin doonaan. Simba Media Center , Mogadishu
-
This seems more like character assassination.
-
Can we hold you to this?
-
Originally posted by Naxar Nugaaleed: so is columbus! Well I am sure like all other cities populated by Somalis there are probably some TFG supporters, but I wouldn't know. What makes you so sure?
-
Baidoa is probably lit up with wide mouths and shinning teeth tonight.
-
Sakhar you amaze me. It was only yesterday you were insulting not only the late president but also his children, and now he seems to be your biggest champion! What can we make of you adeer? Dhiblow perhaps?