Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Ciidamo Itoobiyan ah oo gaaray deegaano ku yaala xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia. December -16-2006 HornAfrik, Mogadishu. Mahad Xasan Diini “Caabudwaaq” Ciidamo Itoobiyan ah oo ku hubeysan nuucyada kale duwan ee gaadiidka dagaalka ayaa maanta soo gaaray deegaano ku yaala xadka gobolka Galgaduud uu la wadaago dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia halkaas oo ay kula hadleen qaar ka mid ah dadka deegaanka. Ciidamo ka tirsan dowladda Itoobiya oo wata 17 Baabuur oo kuwa dagaalka isuguna jira kuwa waaweyn iyo kuwa yar yar ayaa maanta soo gaaray tuulooyin ay ka mid yihiin Yamaarugley, Buubaay iyo kuwa kale kuwaas oo gabi ahaantood ka tirsan dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Maxamed Qeyr oo ka mid ah darwalada gaadiidka ka shaqeeya tuulooyinkaas iyo magaalada Caabudwaaq ayaa HornAfrik u sheegay in saraakiil hogaamineysa ciidamo Itoobiyaan ay saaka ugu qudbeeyeen shacabka ku dhaqan tuulooyinkaas arrimaha ammaanka iyo nabadgalyada iyo weliba abaabul ciidano iyagoo sheegay inay diyaar u yihiin inay la diriraan ciidmada maxaakiimta Islaamka oo doonaya dhul balaarsi iyo aragagaxiso la dirirka waxa ayna saraakiisha Itoobiyaanka ee saaka soo gaaray halkaas ay sheegeen in qalab dhaqaale iyo ciidan ay ku taageeri doonaan dadka ku dhaqan xaduudaas. Ciidamada Itoobiyaanka iyo saraakiishaas sarsare ee soo gaaray dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya islamarkaana halkaas ku soo badanaya ayaa ku soo beegmay xilli ciidamada midowga maxaakiimta magaalada Caabudwaaq kaga dhawaaqeen maxkamad cusub oo lagu magac daray Maxkamada Imaam Shaafici ee W/Galgaduud.
-
Ahmed- I think it's time the Admin cracks down on your indiscriminate use of qabiil. Xoog- What is bes? This is people's intelligence at its best. Hawl iyadu dhan temporary ahaan doonto maxaa dhiig uga daadin iyo guryahaada ugu baaba'in?
-
Ergo ka-socoto beelaha Puntland--Sheikh Cabdulahi Nabadoon kamid ah beesha Cadaado-Cabdiwali Xaaji Taliyaha Ciidamada Gobolada Dhexe--Sheikh Cali Bashiir
-
Maxkamad loogu magac daray Imaamu shaafici oo laga dhisay magaalada Caabudwaaq. Mogadishu . Maxkamad islaami ah ayaa lagaga dhawaaqay degmada caabudwaaq ee gobolka G/gaduud, iyadoo mackamaddaasi loogu magac daray maxkamadda islaamka ee Imaami Shaafici, ka dib munaasabad balaaran oo galabta ka dhacday magaaladaasi. Maxkamadani oo ka kooban labo gole oo kala ah golaha shuurada oo ka kooban 21 xubnood iyo golaha fulinta oo ka kooban 7 xubnood ayaa waxa ay hoostageysaa Midowga maxkamadaha islaamka ee Somalia, iyadoo gudoomiyaha golaha shuurada maxkamadda Caabudwaaq laga dhigay C/risaaq warsame fiqi, halka K/xigeen looga dhigay C/qaadir Faarax Cabdalle, golaha fulinta waxaa gudoomiye looga dhigay C/qaadir Cabdalle Diini halka K/xigeena looga dhigay Sheekh Jaamac Cali Dheere, Munaasabadii lagu unkayay maxkamadani cusub oo hoostageysa maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxaa ka soo qeybgalay culuma udiin, waxgarad iyo odayaal ka soo kala jeeda gobolada dhexe iyo gobolada Puntlabd. Maxkamadani ayaa ku dhawaaqisteeda waxa ay ka dambeysay ka dib kulamo maalmihii la soo dhaafay u socday odayaasha iyo waxgaradka beelaha Caabudwaaq oo markii dambe isku afgartay in la sameeyo maxkamdani. Waa markii ugu horeysay oo maxkamad islaami ah lagaga dhawaaqo degmada Caabudwaaq ee gobolka tan iyo markii maxkamadaha islaamka ay la wareegeen awooda caasimadda. Gudoomiyaha Goolaha Fulinta Caabudwaaq--Sheikh Cabdiqaadir Cabdalle Diini Sheikh Jaamac Cabdisalaan Xubin kamid ah Goolaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed ahne Gudoomiye-ku-xigeenka Goolaha Fulinta Maxkamada Caabudwaaq--Sheikh Jamac Cali Dheere Nabadoon Maxamed Cabdinuur Yuusf Gudoomiyaha Goolaha Shuurada Caabudwaaq--Sheikh Cabdirizaq Warsame Fiqi Afhyeenka maxkamadda islaamka ee Badbaado ee galkacyo, Axmed muuse
-
http://www.gedonet.com/index.php?news=755
-
Kashafa- The question was rhetorical in nature; it did not require a response nor an argument. Had you been one of the regulars of the place, I would have informed you of that fact. However, you are not a regular nor as informed as what is going on so I took the opportunity to enlighten you. Appearently there is so much understanding as I can evoke. Is the ICU at "war" with the TFG? Do soldiers loyal to the Minister of Defense then warrant an attack? The question is no, yet in your juvenile (read; youthful) understanding you believe yes. Abdulahi Yusuf has said today there can be no more peace talks and he is ready for war. The ICU is trying to cool the situation by reiterating that they are not at war with the government yet what they have done (by ambushing soldiers in the government) is the opposite. The importance of this ambush is such that it has finally led to a declaration of war between the two camps and you want to argue that my topic is based only on semantics..? Adeer waxba ha is daalin, you have some learning to do. Sheekh Xasan Daahir Aweys oo sheegay ineysan Maxkamadaha weerari doonin DFKMGS. Muqdsiho Saturday 16 December 2006 Simba Radio Guddoomiyaha Guddiga Shuurada Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Xasan Daahir Aweys, ayaa sheegay in ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah aysan marnaba weerari doonin Dowladda KMG ah ee Somalia. Wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka ee Reuters, ayaa Sheekh Xasan waxa uu ku sheegay in qorshaha weerar ee ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ah uu ku wajahan yahay kaliya ciidamada Ethiopian-ka ah ee dalka qabsaday. Sheekh Xasan waxa uu sheegay inaanay ku tala galin inay weeraraan Dowladda laakiin ay waajib ku tahay in ciidamada Ethiopian-ka ay ku weeraraan meel kasta oo ay joogaan. Waxa uu sheegay in dalka Somalia ay qabsatay Ethiopia islamarkaana Maxakamadaha Islaamiga ah ay goor hore waajib ku ahayd inay dalka ka saaraan, waxaana uu shalayto ka muujiyay in Maxkamadaha Islaamiga ah aysan qabsan Magaalada Baydhaba markii ay awoodda dalka kusoo baxeen Bishii June Sheekh Xasan Dahir Aweys, waxa uu sheegay in waqtigii Toddobada maalmood ahaa oo ay u qabteen in ciidamada Ethiopian-ka ay dalka Somalia uga baxaan uu weli taagan yahay. Guddoomiyaha Guddiga Shuurada Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Xasan Daahir Aweys, waxa kale oo uu yiri in Dowladda reer Galbeedka ay taageeraan ee fadhida Magaalada Baydhaba inaysan heysan taageero shaacsan. Waxa uu sheegay in Maxkamadaha Islaamiga ah ay matalaan dadka Soomaaliyeed, ayna kaga xaq badan yihiin Dowladda KMG ah, isaga ioo intaasi ku daray inay qalad ahayd in laga hor istaago inay la wareegaan Magaalada Baydhaba Sheekh xasan waxa uu sheegay in Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ay weli diyaar u yihiin inay wada xaajood la galaan Dowladda KMG, haddii wareeg cusub oo wada hadalladii Khartoum ahaa dib loo bilaabayo, kadib markii wada hadalladu ay hakadeen horaantii November. Simba Media Center , Mogadishu
-
Kashafa, I am not surprised you didn't understand my claim; you're utterly juvenile (read: young) for this sort of argument. What I am trying to make you understand is also the reason that prevents the ICU from taking credit for the attack even though the men who were behind it are alleging they are "aligned" with the ICU.
-
Kashafa- Maybe you had better understand the avowed position of the group you support, no? If I am not mistaken, the UIC is not at "war" with the TFG, right? The UIC has declared war (Jihad for that matter) on the presence of Ethiopian troops in Somalia. The UIC has already given recognition to the existence of the Somali Transitional Federal Government and they continue to reiterate their position that they are not at war with the TFG. Now I don't know where you get your information from, but the last time I cared to look Barre Hiiraale was a Somali, Muslim man whose lineage testifies to that fact. Also, Baardheere is a Somali city, settled by Somalis, and the men who left that city were Somalis. Keep in mind that not only did wage war on Somalis who were following a governmental order to come to Baidoa (a government the UIC recognizes), but also ambushed them in a manner that is far from the legitimate face-to-face battle, though the attackers seemed have been given their medicine. What's wrong with this picture?
-
Ciidamo daacad u wasiirka G/dhigga oo lagu rasaaseeyay inta u dhaxeysa Qansaxdheere iyo Kurtun. Mogadishu - 14-December -2006-Allceeldheer.com Labo ruux ayaa geeriyootay 3 kalena waa ay dhaawacmeen, ka dib markii gaari dagaal uu leeyahay wasiirka G/dhigga dowladda Somalia ay kooxo maleeshiyo ah ay u gashay wadada u dhaxeysa Kurtun iyo Qansaxdheere ee gobolka Baay, xilli maleeshiyadaan ay ku soo jeeday magaalada Baydhabo. Maleeshiyadaan oo xalay ka soo amababaxday degmada baardheere ee gobolka Gedo ayaa waxa ay ku wajahnaayeen magaalada baydhabo, iyadoo markii ay ka gudbeen degmada Qansaxdheere ay kooxo hubeysan ay rasaas maanta kula beegsadeen meel u dhow Tuulada Kurtun, iyadoo wali aan la garaneyn sababata ka dambeysa israsaaseyntaasi. Maleeshiyadan ayaa sida la sheegay waxaa magaalada Baardheere uga yeeray wasiirka G/dhiggga oo ku wargaliyay in ay yimaadaan magaalada Baydhabo, iyadoo aan la garaneyn wali heybta kooxaha maleeshiyooyinka jidka u galay maleeshitadan. Sida ay sheegeen goobjoogayaal ku sugan deegaanka Kurtun ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamo ka tirsan dowladda oo ka soo ambabaxay magaalada Baydhabo ay ku soo fool leeyihiin halka iska horimaadka maanta uu ka dhacay. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay wasiirka G/dhigga dowladda Somalia oo ku aadan arinkaan. Ma ahan markii ugu horeysay oo ciidamo daacad u ah dowladda Somalia ay kooxo maleeshiyo ah ay jidka u galaan.
-
Baardheere 14, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamo ka amar qaata wasiirk G/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia Barre Aadan Shire Hiiraale ayaa maanta lagu weeraray inta u dhaxeysa degmooyinka Diinsoor iyo Baardheere, halkaasi oo ay ku geeriyoodeen tiro ka mid ah ciidamadiisa, kuwo kalena ay ku dhaawacmeen. baabuur nuuciisu yahay Lancruser ama Cabdi bile sida ay Somalida u taqaano oo ay saarnaayeen maleeshiyooyin ku hubeysan qoryaha fudud nuucyadooda kala duwan oo xalay ka tagay degmada Baardheere ayaa kooxo maleeshiyooyin ay u galeen inta u dhaxeysa Qansaxdheere iyo Tuulada Kurtun oo 40 km u jirta degmadaasi, xilli ay ku sii jeedeen magaalada Baydhabo, iyadoo israsaaseyn ka dhacday halkaasi ay ku geeriyoodeen labo ka mid ah ciidamada wasiirka G/dhigga halka 3 kalena ay ku dhaawacmeen. Maleeshiyooyinkaan oo qorshahooda uu ahaa in ay ku biiraan maleeshiyo kale oo wasiirka G/dhigga dowladda Somalia ugu xareysan xeryaha ku yaala duleedka magaalada Baydhabo ayaa waxa ay isku dhaceen kooxo kale oo maleeshiyaad aan wali la garaneyn cidda ay ka amar qaataan. Sidoo kale ma jirto wax war ah oo ku aadan qasaaraha gaaray maleeshiyooyinka wada u galay gaarigaan, iyadoo warar is khilaafsana ay ka soo baxayaan sababta weerarka loogu geeystay maleeshiyada ciidamada wasiirk G/dhigga. Dad weynaha qaar ayaa waxa ay ku tilmaameen falkaan in uu ahaa mid qorsheysan halka dad kalena ay sheegayaan in maleeshiyo aan cidna ka amar qaadan ay weerarkaasi ka dambeeyeen Axmed Cumar Saalixi Shabelle Media Network Gedo
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: ^ Good luck mate. I see you're finding it difficult even to mention the names of your former buddies. Well sxb, to each their own opinion.
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: Hornafrique Is there anything the Courts can do to win you over? Most definitely sxb, but at this point I do not think they are self-sufficient from those hands nor do they seem to want to separate themselves from them. I find that extremely unfortunate. Fanisha, wonderful I say. Here you seem to have summarized my past and I had not even noticed your contribution until now. However,I still stand with my position and I am not moving an inch until the entity I had supported better then anything tries to get back my lost confidence.
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: HornAfrique Why would you give your allegiance to the TFG instead? How are they better off with them? I would rather see Somalia fall into the hands of an institution even the clans of Mogadishu are part off then a movement that has been taken hostage by a select group from its earlier more nobler objectives.
-
Kamalu Diin I think your a little obsessed with trying to get a reaction out me. Nowadays, every comment I drop adigu, Axmed_Guree, or Red Sea baan meel aan ka galo la'ahay.
-
Originally posted by AYOUB_SHEIKH: HornAfrique Are you the same man who used to claim Ethio invasion would unite Somalis against "the common enemy"? In context of that time. I think I am a little bit more aware then you concerning the power behind the Courts change of doctrine and I think I would rather give my allegiance to the TFG then them. That is not to say I am against wadaada, and infact I loathe the hidden hands even more for taking advantage of some righteous wadaads and the unity Islam brings to us to achieve their own goals. Even so, the Courts, in their present circumstance, would bring nothing new to the Somali people were they to conquer the whole nation. The Courts continue as long as they are preoccupied with a military adventure, otherwise, stagnation ensues as in the case of Mogadishu, Kismaayo, and elsewhere they have gotten their hands on.
-
I think the Courts are being wooed into a trap.
-
Originally posted by Abdi2005: kkkk reinforcement, maskinta badankood luug ayey ku tagen, diif aya ka dareerayey markey gaaren Buurdhuubo. Masawiradaad aragtay meeyeen? Maxaad noogu diidi inaan aragno?
-
If you had noticed, Ethiopia was only able to admit it has troops within the boundary of the Somali Republic only after the Courts proved its claim to the world that the Courts are a direct threat to Ethiopia. Even because of the current circumstances, Ethiopia is still not legitimately able to admit it has troops in Somalia but was alleging few "hundred" military trainers even as of yesterday. Why is that do you think Paragon? I assumed you were much to intelligent to be asking simple questions Paragon. They need to stop scaring the unaware Somali mother, that's what they need to do.
-
The map was extremely misleading and childish attempt at scare tactic. There is a rule of law in this world, in what legitimate manner can Ethiopia gobble up the sovereign nation of Somalia?
-
From what I have heard, these men are reinforcing Farataag's month-old line in Baardheere against the Courts. As you know, the men that have fought the TFG in Diinsoor where the men that were waiting for an opportunity to take Baardheere for a month and some now from Farataag when they were stationed between Saakow and Baardheere. How could 70 men have toboneeye teknikos if they were not headed as reinforcement?
-
Baydhabo: Golaha wasiirada ee dawladda Soomaaliya oo kulan aan caadi ahayn maanta ku qaatay magaalada Baydhabo. Isniin, December 11, 2006 APL Baydhabo (AllPuntland)- Golaha wasiirada ee dawladad Soomaaliya ayaa maanta waxa ay magaalada Baydhabo ku qaateen kulan aan caadi ahayn. Kulankaasi ayaa waxaa golaha wasiirada warbixin ku siiyay wasiirka gaashaan dhiga ee dawladda Soomaalya, taasoo ku aadan dagaaladii ay xukuumaddu dhowaan la gashay maxkamadaha magaalada Muqdisho. Shirkaasi ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa gudiga amniga qaranka ee dawladda Soomaaliya oo uu madaxda u yahay madaxwaynaha dawladda Soomaaliya. Kulankaasi oo aan si rasmi ah loo ogayn waxa looga wada hadlay ayaa waxaa warar ku dhow dhow ay sheegayaan in ay wasiiradu uga doodeen sidii loo wajihi lahaa xaaladaha siyaasadeed ee dalka Soomaaliya. Xubno ku dhow dhow kulankaasi ayaa waxa ay warbaahinta u sheegeen in ay golaha wasiirada ee dawladda Soomaaliya ay isla qaateen in xukuumaddu ay dalka arrimahiisa ka galeen wada hadal, balse hadii ay fursan waydo ay xukuumaddu samayso is difaac. Shirkani ayaa waxa uu yahay kii ugu horeeyay ee ay golaha wasiiradu qaataan tan iyo markii uu dagaaladu ku dhex maray dawlada iyo maxkamadaha deegaano hoos yimaada gobolka Bay. Mahad Jama Koronto AllPuntlnad
-
Diyaar garow dagaal oo ka socda gobolada Jubbooyinka iyo gobolada Bay Dhaqdhaqaaq aan caadi ahayn ayaa ka jira gobolka Bay dhinacyada ay kala fadhiyaan Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha xilli laga cabsi qabo inay dagaalo hor leh dhex maraan ciidamo ka socda Maxkamadaha Islaamiga ah oo kuwo jubooyinka ayaa hore u soo gaaray gobolka Bay iyagoo wata 40-baabuurta dagaalka. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maxkamadaha Islaamiga oo ka soo ambabaxay Bu’aale ay ku soo jeedaan Diinsoor, dhinaca Dowladda Federaalka waxaa Baydhaba iyo agagaarkeeda diyaar ugu ah 3000-Askari oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan si ay u difaacaan fariisinka dowladda. Waxaa is barbar socda cabsida laga qabo in magaalada Baydhaba dagaal weyn uu ka dhaco iyo dadaal lagu doonayo in lagu bajiyo dagaalkaas, iyadoo aan la ogeyn inuu dadaalkaas hirgeli doono. Source
-
War Deg Deg ah: Ciidamada Midowga Maxaakiimta Islaamiga oo soo galay qayb ka mid ah Baydhabo December 11, 2006 at 10:18 am | In Uncategorized | Ciidamada Midowga Maxaakiimta ayaa soo gaaray duleedka koonfureed ee magaalada Baydhabo waxayna Baidoa.con si rasmi u xaqiijinaysaa in Ciidamada Midowga Maxaakiimta Isaamiga ay hadda soo galeen qayb ka mid ah degmada Baydhabo oo ah deegaanka qabuuraha Aboo Casharoow-waa afaafka suuqa xoolaha ee magaalada Baydhabo-Wixii soo kordha Baidoa.com kala soco.
-
The Courts have sent hundreds of fresh men to take Baardheere. These men are going back to defend their town.
-
Originally posted by Kamalu Diin: he is lookout ...... afkaada fur aan ikahaada tiriyee.... get losss dheh What are you talking about?