Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. So is your war drumming now in the name of Clan (reer Bu'aale) or Islam (ICU)? Also, why can you not fight as Clan if you are talking in the name of it?
  2. Ahmed- Baardheere is home to people who have been destroyed by war, droughts, and flooding. Instead of boasting of strength to capture it, why not fulfill the "Jihad" and the real enemy?
  3. Originally posted by General Duke: Sightings of Ethiopia seems to be on the increase. Though why that much armour in Gedo? This has nothing to do with Gedo and you know it sxb. Gedo is just the entry point.
  4. Ciidamo Hor Leh Oo Itoobiyaan Oo Ka Soo Gudbay Magaalada Doolow Dec 19,2006 by Beled-Xaawo-Gedo-NN Raxan taangiyaal kuwa dagaalka ah ayaa maanta ka gudbay Buundada Dooloow, waana markii kugu horeeysay oo indhaha dadka deegaan Daawo ay qabtaan taangiyaal casri ah oo tiradooda lagu qiyaasay 28 taangi oo ah nooca 55 loo yaqaano iyo 13 tangi oo ah nooc cusub oo casri ah. Muddo seddax bilood iyo in ka badan ayaa waxaa buundada Dooloow ka gudbaayay hub kala duwan oo isgu jira dhamaan nocyada dagaalka loo adeegsado kuwaasoo ay lacajabeen dadwaynaha kunool wadada isku xirta Dolow iyo Baydhabo ciidamada iyo saanada ayaan maalinna kala joogsan mudadaas sedaxda bilood ah. Si kastaba ha ahaatee, maalmahaan ugu danbeeyay ee bartamaha bishaan ayaa waxaa gudbaayay Raadeero iyo qalabka ay ciidamada cirku isticmaalaan sida baabuurta ay saara yihiin qalabka diyaaradaha iyo motoorada lagu kiciyo iyo baabuur tareelayaal ah oo sida gantaalaha diyaaraduhu isticmaalan. Saraakiishii hore ee soomaaliya ee kusugun dagmada Doloow ee hada howlgabka ah ayaa sheegay in quwada ka gudubtay wabiga Daawo ay tahay awood dhamaystiran oo isku jira noocyada kaladuwan ee ciidan lagu arki jiray sida ciidanka cirka , difaaca cirka ciidanka lugta iyo dhamaan madaafiicda goobta noocyadeeda kala duwan iyo ilaa seddax urur oo taangiyada casriga ah. Sidoo kale, degaano badan oo ka tirsan gobalka GEDO ayaa tan iyo xalay waxaa hawada lagu arkayey diyaaradaha qumaatiga u kaca oo loo yaqaano Helicopters oo nalalkoodii iyo guuxoodii qalqal galiyey dadwayanii reer xoolo dhaqatada ahaa ee ku sugnaa deeganadaasi. Farxiyo Sh.Cabdi-Gedo-NN
  5. Ciday yihiinba alle ha u naxariisto, dambigoodana ha dhaafo.
  6. Diyaaradaha Qumaatiga U Kaca (Helicopters) Ayaa Tan Iyo Caawa Aad Loogu Arkayay Degaano Badan Oo Ka Tirsan Gobalka GEDO. Dec 18,2006 by Gedo-Gedo-NN Diyaaradaha qumaatiga u kaca oo loo yaqaano Helicopterska oo la sheegay inay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa tan iyo caawa fiidkii ku dhex haahaabay degaanada ku dhow dhow xuduudka uu Soomaliya uu la wadaago gobalka GEDO iyo degaanada ka tirsan waqooyiga ee gobalka GEDO. Diyaaradaha oo raxan raxan u dhex socday degaano ka tirsan gobalka GEDO ayaa soo gelintaakoodu uu ku soo aaday xilli ay maanta ku ekeyd waqtigii masuul ka tirsan midowga maxkamadaha fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho uu qabtay inay gebi ahaan isaga baxaan ciidamada wadanka Itoobiya gebi ahaan gudaha Soomaliya. Dadweyne goobjoogeyaal ah degaanada lagu arkayay diyaaradaha qumaatiga u kaca ayaa GEDONET u xaqiijiyey inay tiradoodu ay kor u dhaafayso ilaa iyo afartameeyo, iyada nalalka iyo guuxa diyaaradahaasi ay qalqal geliyeen dadkii reer guuraaga ahaa ee ku sugnaa degaanadaasi. Ciidamada Itoobiya ayaa ayagu ku sugan degaano badan oo ka tirsan gobalka GEDO, iyada wararka qaarkoodna ay sheegayaan inay degaano ay ciidamada Itoobiya ay ku degeen diyaaradahan, halka kuwa kaliya ay sheegayaan inay diyaaradahaasi qaarkood ay ka sii gudbeen degaanada gobalka GEDO. Ciidamadada Itoobiyaanka oo wata in ka badan 70 gaadiidka dagaalka ayaa ayaguna la xaqiijiyey inay soo galeen degaanadii hore ay u joogeen gobalka GEDO. Sidoo kale, ciidamado ka soo jeedo degaano ka tirsan gobalka GEDO oo tababarayeen ciidamada Itoobiya ayaa ayaguna la soo dhoobay goobaha la sheegay inay joogaan ciidamada Itoobiyaanka. Ma ahan markii ugu horeysay oo ay ciidamada Itoobiyaanku ay diyaaradahooda iyo ciidamadoodu soo galaan gudaha gobalka GEDO. Ciidamada Itoobiyaanka ayaa diyaaradaha qumaatiga u kaca kula dagaalay xoogagii Itixaadka uu hogaaminayey Sh. Xasan Dahir Aweys sanadahii 1996-97, degaano ka tirsan gobalka GEDO, ayada dagaaladaasi ay ku nafwaayeen kumaan kun qof, halka kumaan kun shacabka gobalka GEDO ay ku barakaceen. Xamdi-Yare-Gedo-NN-Gedo Source
  7. They are confirmed but I have no idea what their intentions are.
  8. The Ethiopians have moved from Balanbale, towards the southeast. Ciidamo Hor Leh Oo Itoobiyaanka Oo Ka Gudbay Degaanka Balanbal Dec 18,2006 by Balanbal-Gedo-NN Ciidamo hor leh oo ka socda wadanka Itoobiya ayaa soo buuxiyey degaano u dhow magaalada Balanbal ee gobalka Galgaduud. Ciidamadan ayaa la sheegay in ku biirayaan kuwii hore u joogay deganadaasi oo ayagu saldhig ka sameystay meel 15KM ka xigta dhanka koofureed magaalada Balanbal oo u dhexeysa magaalooyinka Balanbal iyo Guriceel. Ciidamadan oo ay u xaqiijiyeen Gedonet dadka degaanka ayaa lagu soo waramaya inay ku hubaysan yihiin ilaa iyo 30 gawaarida dagaalka. Ciidamadan oo si tartarbiib ku gudbay degaankaasi ayaa la sheegay in gaareen goobahii ay ku sugnaayeen ciidamadii hore ee ayagu horay u joogay degaankaasi. Ciidamadan Itoobiyaanka iyo gaadiidka dagaalka ayaa maray wadooyinka ag mara magaalada, inkasta oo aysan wax is dhexgal aysan la sameyn dadweynaha magaalada Balanbal. Afhayeen u hadlay ciidamadada midowga maxkamadaha gobolada Dhexe ayaa shalay sheegay inay ciidamadoodu ay dagaal la gali doonaan kuwa Itoobiyaanka ee jooga gudaha Somaliya, gaar ahaan kuwa jooga gobalka Galgaduud. Dhanka kale, ciidamada wadanka Itoobiya ayaa sidoo kale dhaqdhaaq ka wado goobo kale oo ka tirsan gobalka Galgaduud oo ay ka mid yihiin Buurgeesoole iyo degaano kale. Dhaq dhaqaaqyada ay wadaan ciidamada Itoobiya ayaa ku soo aaday xilli uu dhamaaday xilligii uu qabtay Yusuf Maxamed Siyaad-Indhacadde inay ciidamada Itoobiyaanka ay ka baxaan gudaha wadanka Soomaliya. Gedo-NN Desk-Gaalkacyo
  9. sidaas darted koox iyo maamul waliba oo ISlaam sheegta kaddibna jihad ku dhawaaqa sidaas ayuuba ku xukuman yahay Laakiin….; laakiin waxaa muuqata in Maxkamadaha arrintii siyaasadeeyeen oo ku dhawaaqida JIHAADKA ka dhigeen caga jugleyn siyaasadeed oo boos riixasho ah ama afka ku eg JIHAAD-ka ka dhigan dhawaaq ay siyaasad ahaan u adeegsadaan, maxaa yeelay aayaadka Alle sidaas looma sameyn, mana aha inaad isaga dhawaaqdo wax aadan sameyneynin,
  10. I for one will laugh a good laugh and will watch the civilian support garnered in the name of Islam to wake up and open their eyes to the dirty politics that has too much to lose by actually fighting! The meaning of Jihad has been made a mockery in Somalia for a long time to come and I believe this single factor, more then Ethiopian troops, will lead to a disintegration between the real and the opportunistic members/backers of the ICU before a general diverging between the populace and the ICU even takes place at first.
  11. Alle-Ubaahne Adigoo raali ah, waligaa haysla simin Barre Hiiraale iyo Cabdi Qeybdiid sxb. Nin isbaaro shaqo u ahayd iyo nin isbaaro-la-dagaalan weligii ku jiray adiguba maad ogolaateen hadaa xigtid ka isbaaro-la-dagaalan ahaa. Umadayda afar iyo labaatan sano dagaal sokeeye iyo rafaad bini-aadamnimada ka baxsan ku dhex jirtay in la dagaal geliyo haatan markay u egtahay inay wax yar soo kabanayaan waxaan ogolaan karo maaha. Guryaha yar iyo mustaqbalka la midka ey indhawaalba dhisteen in lagu kor tunto dagaal, iyo waxaan u arko gardaro, daraadeed laga soo iclaamiyey magaalo iyaduba ka baxsan meel dhibaato kasoo gaari karayso waxaan ogolaan karo maaha. Cadowgaad sheegeesidne meeye? Ma isku cadow baanu nahay :confused: Caabudwaaq afar iyo tobankii sanaba halaaga aynu ku jirnay way tiile, maxay Axmaaro ugu soo duuli weyde ee u qabsan wayde? Maxaa keenayo xiligan inay Soomaaliya kusoo duusho ee qabsatana ee aniguna naftayda u huriyo dagaal aan gardaro cad u arko? Ragaad sheegeysidne waa i garab-taaganyihiin aad leeduhay soo iyagu maah kuwa ku-tala-galkoodu ahaa guryahoodu inay badbaadiyeen ee kaayo ku dhex dagaalamaan? Aduun walle wey is badashay balse waxaa isweydiin mudan, yey u badalantay?
  12. Kashafa- That you claimed to have won/lost the argument highlights my designation you don't say? And your dad is right! Wiil laba iyo toban jiro, haduu lali ahaan waayo marti layl dhexa timi, haduu u liicin waayo raganimo ludayd kuma maqnee, liicyayey i ceersha! Alle-ubaahnow Qof walba dantiisuu ka fakirayaa. Nin jacayl iyo naxariis kuu haya, hoygaadu ma keeni lahayn dabku!
  13. Kashafa- Arguing with you back and forth will not be how I spend my time tonight. Alleging I wrote more then applauding the good people of Caabudwaaq isn't saying much either and if it makes you any happy, I did try to get back my original post verbatim but without any success. My position on the topic continues to be appearent and even that will not bring a smile to your face, so what gives? *Edit* Balanbale is south of Caabudwaaq and horizontally located between Guri-Cel and Dhusa Mareb though it is west of Dhusa-Mareb and northwest of Guri-Cel. It is considered it's own distrct.
  14. Originally posted by Kashafa: To help you jog your memory, it went along these lines: "I applaud the people of Cabduwaaq for saving their homes by politically manevuring their way out of war. Instead, Let war happen to those people who are calling for it " Extremely childish of you. If you cannot bring what I wrote verbatim, I would hope you do not then quote me on "remembrance". The second sentence is a complete fabrication.
  15. Believe me Kashafa, you haven't struck any gold. I wrote nothing I have not written before but I thought repeating it might be a little bit redundent. It is not secret the Ethiopians are in Balanbale to strike Guri-El and Dhusa-Mareb. It is also not a secret that some forces planned Caabudwaaq to be the frontline in the war in central Somalia. Originally they were taking the Caabudwaaq hatred of Ethiopia for granted and assumed that reer Caabudwaaq would naturally join them some later point. The independence of Caabudwaaq and environs combined with the political quagmire surrounding the Kismaayo invasion changed all that. They then used divide and conquer based on the Islamic religion to crack the unity and make it easy to enter the city. It is also not a secret that the traditional leaders of the city chose to allow a peaceful entry into the city to stop any clashes from happening while at the same time meeting with the Ethiopians and reaching an agreement with them that would spare their city a fight they had nothing to do with. It is why the Ethiopians then went heavily in Gaalkacyo and Balanbale in, what they plan, to make a north/south sweep from Guri-El to Gelinsoor. Everybody is saving their own skin here. I remember writing this; Originally posted by HornAfrique: quote: The first Somalian town north of the flood-affected areas, Abudwaaq has become a military focal point and potential battleground in the brewing conflict. That was the intention of the ICU when they went into Caabudwaaq, but that is not the case. I know personally that this will not be the case. There is a reason why Caabudwaaq decided not to resist the ICU and why the armed militias who could have clashed with the ICU were sent out of the city and into Ethiopia itself. There is also a reason why Ethiopia decided not to surround Caabudwaaq like a plague of locusts but instead decided to send over a 100 cars through Galdagob into Gaalkacyo and are now presumably just north of Bandiiradley. There is also another reason why they have reinforced to the greatest extent possible those of theirs in Balanbale area sending the ICU into a flight of panic in a bid to also reinforce their men around Guri-Ceel. All this has to do with the reason why the commander of the ICU in central regions, Cago-weyne, left Caabudwaaq in a hurry when he realized their plan to make Caabudwaaq the frontline was not working and is now himself back in Bandiiradley. Let me tell you that there are quite a number of smart people in Caabudwaaq who have absolutely no interest in seeing blood and carnage in their streets as a result of of a fight they neither care about nor support and have no stakes in. Tell me you did not expect them to sit around without working under the scenes? Somalia: The Deyr Delays an Imminent Clash
  16. Ciidamo dheeri ah oo Ethiopian ah oo la soo galiyay Balanballe Caabudwaaq 18, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Ciidamo dheeri ah oo Ethiopian ah oo wata gawaarida dagaalka ayaa soo buux dhaafiyay deegaanka Ballanballe ee gobolka G/gaduud. Ciidamadan oo wata 18 gawaarida dagaalka ayaa sida warar xog ogaal ah lagu helayo Waxa ay xoojin u yihiin ciidamo kale oo ethiopian ah oo ku sugnaa halkaasi, ka dib markii dhowaan maxkamadda Imaamu Shaafici ee degmada caabudwaaq ay ku hanjabtay in ay la dagaalameyso ciidamada Ethiopia ee ku sugan gudaha Somalia. Ciidamadan oo ku qalabeysan qoryaha fudud nuucyadooda kala duwan ayaa lagu arkayay iyagoo gaaf wareegaya wadooyinka magaalada Ballanballse. Sidoo kale ciidamo kale oo Ethiopian ah ayaa waxa ay dhaq dhaqaaqyo ka wadaan gudaha dhulka ismaamulka Somalida Ethiopia. Dhaq dhaqaaqyada ay wadaan ciidamada Ethipia ayaa ku soo beegmay xilli maanta ay ka harsan tahay waqtigii maxkamadaha islaamka ay u qabteen in ciidamada Ethiopia ay kaga baxaan gudaha Somalia. C/kariim Bulxan Shabelle Media Network G/gaduud
  17. Ciidamo Fara badan oo tikree ah oo soo galay Gudaha Degmada Balanbale. Balanbale, 17-December-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamo fara badan oo Tikree ah ayaa soo galay degmada Balambale ee dhacda xadka gobolka Galgaduud uu la wadoogo dhulka Soomaali Galbeed,waxaana lagu soo warramayaa in ciidamo gaaraya 1200 oo askari in ay halkaasi soo buuxiyeen,ayagoo dhigtay isbaarooyin xanibaad ku sameeyay isu socodka dadka iyo gaadiidka. Tan iyo markii lagu dhawaaqay maxkamada islaamiga Imaamu Shaafici ee degmada Cabudwaaq waxaa soo baxayay in ciidamada Tikreega ay halkaasi ka wadaan dhaq dhaqaaqyo milatari oo ka dhan ah ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan qeybo ka mid ah gobollada dhexe. Ganacsato badeeco u qaaday degmada Balambale oo soo gaaray degmada Cabudwaaq ayaa ku warramay in ciidamada Tikreega ay dhibaato ku hayaan dadka ku dhaqan degmada Balambale,waxa ayna xuseen in ilaa 6 isbaaro ay dhigteen waddooyinka soo gala Balambale si ay ugu baaraan gaadiidka iyo dadka. Ganacsatada ayaa intaa ku daray in sidoo kale dadka loo diiday in ay soo baxaan xiliyada habeenkii taasoo ay ugu wacan tahay baqdin weyn oo ay ka qabaan ciidamadaasi in weeraro ay kaga yimaadaan dadka deegaanka oo kaalmo ka helaya ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan gobollada dhexe. Tallaabadan ciidamada Tikreega ay ku soo buuxiyeen xadka gobolka Gedo uu la wadaago dhulka Soomaali galbeed ayaa ku so aaday xilli 2 maalin ay ka harsan tahay mudadii todabaadka ahayd ee loo qabtay ciidamada Tikreega ee jooga dalka Soomaaliya in ay uga baxaan dalka Soomaaliya.
  18. Ciidamo Ethiopian ah oo lagu soo kordhiyay Degmada Balanballe, xilli maanta ay ku egtahay 7dii maalmood ee Maxkamadaha ay qabteen. Mogadishu - 18-December -2006-Allceeldheer.com Iyadoo maanta ay ku egtahay waqtigii maxkamadaha islaamka Somalia ay u qabteen in ciidamada dowladda Ethiopia ay isaga baxaan gudaha Somalia ayaa ciidamo hor leh oo Ethiopian ah waxa ay soo galeen deegaanka Balanballe ee gobolka G/gaduud.. Ciidamadan oo ku hubeysan gawaarida dagaalka nuucyadooda kala duwan ayaa waxa ay xoojinayaan ciidamo kale oo Ethiopian ah oo ku sugnaa deegaanka Balanballe. Soo galitaanka ciidamadn cusub ee Ethiopianka ah ayaa waxa ay ka dambeysay ka dib markii cabsi laga muujiyay weeraro ciidamada maxkamadaha islaamka ay ku qaadaan halkaasi xilli 24 saac ay ka dhiman tahay 7 dii maalmood ay qabteen maxkamadaha islaamka Somalia in ciidamada Ethiopia ay kaga baxaan gudaha Somalia. Ciidamada maxkamadaha islaamka Somalia ee gobolada dhexe ee Somalia ayaa la galiyay heegankii ugu sareeyay, iyadoo berri waxii ka dambeeya laga cabsi qabo dagaalo ka dhaca koonfurta iyo bartamaha Somalia. Cabsi laga qabo dagaalo dhex mara ciidamada Ethiopia iyo maxkamadaha islaamka ayaa ah mid waqti kasta taagan, iyadoo dadka ay dhagaha ku hayaan idaacadaha. Kumanaan dhalinyaro ah oo Soomaaliyeed ayaa isku diwaan galiyay jihaadka ka dhanka ah ciidamada Ethiopia.
  19. Muraad- Sababtii cimaamadaha looga banaanbaxay ragey qusayso waad taqaan. Alle- You would call alot of those men "rag baadiyeysan" then!
  20. Radamiir- While reer Caabudwaaq already agreed to the implementation of Sharia Law in their environs, this is more a political stunt to appease those of the ICU supporters who could start conflict if they do not get their way. The reason a Court was built much faster then most areas is because of the power-sharing plan administered by the traditional leaders. This is basically a replacement of the earlier administration including the sub-clan backgrounds. The old man have planned it so that they do not get locally dragged into the conflict between the TFG and ICU. Their reasoning is that acquiescence now will be superseded by an ICU run towards the bush tomorrow, in the central regions, after (what they believe will be) a defeat later around Baidoa and other frontlines that would decide the outcome of the impasse.