Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Somalia: Fighting outbreaks overnight between Islamists and the government Shabelle Media Network (Mogadishu) December 21, 2006 Posted to the web December 21, 2006 Aweys Osman Yusuf Mogadishu Heavy fighting, in which warring parties in Somalia -- Islamic Courts fighters and government forces -- exchanged artillery fire and mortar shells overnight, has reportedly subsided Thursday. The Islamic Courts Union fighters and the Ethiopian-backed government forces are facing off less than one kilometre apart around Modemode and Daynunay settlements, some 30 km south of Baidoa, the temporary base for the transitional government. As number of casualties cannot be independently confirmed, both sides claim victory over each other in the war. A communiqué issued by the government on Wednesday said they have killed 100 Islamist militias, seized a number of trucks mounted with antiaircraft guns and pushed the ICU fighters back, while Yusuf Mohammed Siad Indhoadde, ICU defense chief, said his forces are in Daynunay near Baidoa, killed a large number of Ethiopian troops and grabbed ground from the government. Islamists admitted that eight of their forces were wounded in the fight.
-
Dagaaladii ka socday gobolka Baay oo sii kululaaday. Mogadishu - 21-December -2006-Allceeldheer.com Dagaalo lagu hoobtay, walina aan la soo sheegin qasaarahooda ayaa waxa ay maalintii 3aad ka soconayaan deegaano ka tirsan gobolka Baay, iyadoo dagaaladaasi ay dhex marayaan ciidamada maxkamadaha islaamka iyo kuwa Ethiopia oo ay wehliyaan ciidamada dowladda Somalia. Daagaalkaan oo si daran uga qarxay deegaanada Daynuunaay, Moode Moode iyo waliba Idaale ayaa waxa ay sii xoogeysteen abaarihii duhurnimadii maanta, ka dib markii labada dhinac ay gurmadyo hor leh ay ku sii biireen dagaalka. Dagaalka ugu daran ayaa waxa uu ka soconayaa deegaanka idaale ee gobolka Baay, halkaasi oo ay ku dagaalamayaan ciidamada dowladda Somalia iyo kuwa Maxkamadaha. Deegaanada Daynuunaay iyo Moode Moode ayaa iyana waxaa ku dagaalamaya ciidamada Ethioipia iyo kuwa maxkamadaha islaamka, iyadoo dagaaladaan aan wali la ogeyn qasaaraha ay geeysteen, balse waxaa la aaminsan yahay in labad dhinacba ay ciidamo uga hoobteen. Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa waxa ay sheegteen in ay ku gacan sareeyaan dagaalka, isla markaana ay dileen ciidamo Ethiopian ah, halka dowladda Somalia ay iyaduna sheeganeyso in ay guulo ka soo hooysay dagaalka, isla markaana ay iska caabisay weeraro ay ku eedeysay in ay ku soo qaadeen maxkamadaha islaamka. Ma jiro warar ka madax banaan is eedeynta labada dhinac oo ku aadan dagaalka, laakiin ilo wareedyo ku sugan magaalada Baydhabo waxa ay sheegeen in diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada Ethiopia ay dul heehaabayeen magaalada Baydhabo. Diyaaradahaan ayaa waxaa la sheegay in ay ka qaadayeen magaalada Baydhabo dhaawacyada ciidamada Ethiopia, kuwaasi oo u daadgureynaya dalka Ethiopia. Lama soo sheegin wali diyaaradahaan in ay ka qeyb qaateen dagaalka. Dagaalkaan ayaa Xeeldheerayaal waxa ay sheegeen in hadii uu soo socdo uu yeelan doono wajiyo kale, isla markaana ku baahaya gobolka oo dhan.
-
Somali Clashes Resume After Deal Dec 21,2006 by London-Gedo-NN Fighting has resumed in Somalia for a second day between fighters loyal to the weak transitional government and advancing Islamist militias. Heavy artillery and mortar fire could be heard close to the base of the interim administration in Baidoa. Both sides agreed to a ceasefire and to unconditional talks on Wednesday after meetings with a European Union envoy. Local media report bodies strewn along streets. Both sides claim to have killed and wounded dozens of fighters. The leader of Somalia's Union of Islamic Courts (UIC) said in the capital, Mogadishu, that the country was in a state of war. "All Somalis should take part in this struggle against Ethiopia," Sheik Hassan Dahir Aweys told AP news agency. Somalia's Deputy Defence Minister Salad Ali Jelle told reporters in Baidoa that 71 Islamic fighters had been killed and 221 injured so far during clashes in three locations. Islamist fighter Islamic militias have attacked us and the fighting is continuing Salad Ali Jelle Deputy Defence Minister. But in Mogadishu, UIC official Sheik Mohamud Ibrahim Suley claimed his fighters had killed 70 fighters, mainly Ethiopian troops. Neither claim can be independently verified. The BBC's reporter in Mogadishu, Mohammed Olad Hassan, says he hears from residents that pro-government forces and the Islamic militia are again exchanging mortar fire at Daynunay, 20km (12 miles) from Baidoa. Local residents say Ethiopian troops are involved in the clashes in support of government forces, thought this is denied by the government, he says. Our reporter says Somalis are unhappy and concerned about the clashes. There are fears that the conflict could plunge the entire Horn of Africa into crisis. Source:BBC
-
How is this relevant? I am merely bringing information.
-
Dagaal xoogan oo ka socda Iidaale iyo Deynuunaay. Baydhabo, Khamiis 21 December 2006 Simba Radio War Deg Deg Ah Ciidamada Dowlada Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa dagaal xoogan xiligaan waxa uu ku dhex marayaa Deegaanada Deynuunaay iyo Iidaale. Dagaalkan ayaa la isku adeegsanayaa madaafiicda goobta dagaalka iyadoo uu dagaalkan lagu soo waramayo in uu ka xoog badan yahay midkii shalay, inkastoo wararka saxda ah ee laga helaayo ay adag tahay. Warar hoose oo aan helnay ayaa sheegay in Dagaalka ay lug weyn lu leeyihiin Ciidamo Ethiopian ah, iyadoo goobjoogayaan ku sugan Baydhabo ay Idaacada Simba u xaqiijiyeen in diyaaro ay dul hee haabayaan Baydhabo iyo nawaaxigeeda. Wararka ugu dambeeya ee dagaalka bogaan kala soco Simba Media Center , Mogadishu
-
iidamo ka tirsan maxkamadaha islaamka oo la soo dhoobay isgoysyada Muqdisho. Mogadishu Maxkamadaha islaamka Somalia ayaa ciidamo ku daadiyay Isgoysyada magaalada Muqdisho, si ay u adkeeyaan amaanka caasimadda xilli ay soconayaan xiisado dagaal oo u dhaxceeya maxkamadaha islaamka iyo dowladda Somalia oo kaashaneysa ciidamo Ethiopian ah. Isgoysyada magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayay ciidamo ka tirsan maxkamadaha islaamka oo baaraya gaadiidka si ay uga hortagaan wax kasta oo keeni kara amaan darri. Saraakiisha xagga amaanka ee maxkamadaha islaamka ayaa ku macneeyay arinkaan mid lagu xoojinayo amaanka, maadaama dagaalo ay jiraan. Madaxa amaanka gobolka Banadir C/laahi Cali Naxar Abu Quteyba ayaa sheegay in howlahaan ay ku doonayaan in ay uga hortagaan qaraxyo kale oo ka dhaca caasimadda, isagoo sheegay in labo bambaano ay ka dhacday caasimadda, Xeeldheerayaal Somali ah oo xagga amaanka aha ayaa waxa ay sheegeen in marka ay taagan tahay xiisado dagaal ay caado tahay in meel kasta oo maamul ka jiro amaan keeda si weyn loo adkeeyo. Arintaan ayaa waxa ay ku soo beegmatay xilli shalay uu ka qarxay gobolka Baay dagaaladii u dhaxeeyay maxkamadaha islaamka iyo dowladda Somalia.
-
Dagaal dib uga qaraxay gobolka Baay iyo diyaarad Heli copter ah oo dul heehaabeysa Baydhabo War deg deg ah Mogadishu 21, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Dagaal ayaa saakay mar kale dib uga qarxay goobihii shalay iyo xalay ay ku dagaalameeyeen ciidamada maxkamadaha islaamka iyo kuwa dowladda Somalia oo kaashanaya ciidamada Ethiopia. Dagaalkaan oo bilowday abaarihii 9 kii subaxnimo ayaa waxa uu ka qarxay deegaanada Moode Moode, Idaale iyo Daynuunaay oo shalay iyo xalay ay dirir ba'ani ay ka dhacday. Dagaalkaan oo la isku adeegsanayo madaafiicda goobta iyo waliba hubka waaweyn nuucyadiisa kala duwan ayaa sida la sheegay ka xoogan kii shalay. Goobjoogayaal ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxa ay shabelle u sheegeen in ay arkeen diyaarad qumaatiga u kaca ee dowladda Ethiopia oo dul heehaabaysa agagaarka iyo gudaha magaalada Baydhabo, taasi oo ku socday jawi hoose. Waxiii ku soo kordha kala soco wararkeena, ama daqiiqadba daqiiqada ka dambeysa reresh dheh boggaan. Shabelle Media Network Somalia
-
Diyaarad Nooca Milatariga Ah Oo Maalintii Labaad Timid Garoonka Magaalada Gaalkacyo Dec 20,2006 by Gaalkacyo-Gedo-NN Garoonka magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa shalay iyo maanta kasoo dagtay diyaarad xamuul ah oo nooca milatariga ah, diyaaradaas oo ahayd mid tuutaysan ayaa shalay waxay siday saraakiil sar-sare oo aan wali la ogayn wadanka iyo haybtooda midna. Sidoo kale maanta ayay mar labaad diyaaradaasi kasoo dagtay garoonka magaalada Gaalkacyo waxayna diyaaradaasi dajisay hub isugu jira noocyo badan iyo rasaas kuwaasoo aad u tiro badnaa. Waxaana weheliya ciidamo milatari oo lasocday. Ciidamada ajnabiga ah oo lagu yiqiinay inay adeegsadaan gawaari kolonyo ah ayaa waxaa haatan si toos ah uga dagayaan maalmahaanba goroonka Magaalada Gaalkacyo. Wali lama sheegin ciidamadaan iyo hubkaan waxa ay yihiin iyo wadanka ay kasocdaan,dadkuna waxay is-waydiinayaan wadanka ay ka yimaadeen. Waxay amuurtani ku soo beegmaysaa xili maalmihii ugu danbeey ay diyaarado milatari ka dagayaan meelo kamid ah Gobolka Gedo iyo dagaalo kharaar oo kasoconaya Goboka Bay. Maxamed J Faarax-Gedo News Network Puntland
-
Ciidamo aad u fara badan oo katirsan Golaha Maxaakimta oo u ambabaxay dhanka Bandiiradleey. Cadaado, 21-December-06 ( Qaadisiya.com) Ciidamo katirsan golaha Maxaakimta Islaamiga Soomaaliyeed ayaa u ambabaxay Dhanka Magaalada bandiiradleey si halkaasi ay uga galaan difaac adag kadib markii ay soo baxday warar sheegaya in Ciidamada Tikreega ay doonayaan in ay weerar kaga Soo qaadaan Soomaalida Dhanka Magaaladaasi. Ciidamadani oo aad u fara badan isla markana u dhan yahay saanadooda Militari ayaa iminka wada kusii jira iyagoo isku macasalaameeyay goob ay kaga sugnaayeen Gobolka Mudug. Inta aysan Dhaqaaqin Mujaahidiintani ayaa waxaa Muxaadarooyin u jeediyay sheekh Aadan Xaashi Ceyrow iyo Mas'uuliyiin kale oo katirsan Culumaa'udiinka Soomaaliyeed, waxaana ay balan qaadeen Ciidamadaasi Mujaahidiinta ah in 2wax midkood ay ku adkeysanayaan kuwaasi oo kala ah GUUL ama GEERI si Diinta Islaamka Sharaftiisa aanan waxba loo gaarsiinin isla markaana dhulka Soomaalida uusan u noqon dhul ay gaalo gumeysato. Keliya ma ahan halka ay ciidamada u dhaqaaqeen Bandiiradleey, waxaa jira in Ciidamada ay u kala ambabaxeen dhowr goobood oo la is dhih karo Cadowga Weerar ayuu kaga soo yahay Umadda Islaamka Soomaaliyeed. Waxaa ka muuqatay Ciidamadani Farxad aad iyo aad u weyn iyagoo ku faraxsanaa in ay ku dagaalamayaan markii ugu horeysay Difaaca diintooda iyo dalkooda oo ah wadada keliya ee sida xaqqa ah loogu dagaalamo.
-
Government claims victory in Somalia fighting by Mustafa Haji Abdinur Wed Dec 20, 6:08 PM ET MOGADISHU (AFP) - Somalia's transitional government claimed its Ethiopian-backed armed forces had inflicted heavy losses on Islamic fighters in an upsurge in a conflict threatening to embroil the entire region. Rival forces pounded each other with heavy shells and rockets near the seat of government in Baidoa, about 250 kilometres (155 mile) northwest of the capital Mogadishu, and hundreds of terrified civilians fled the battlezone. "The onslaught of the Islamic Courts Union and their terrorist allies has been defeated," the information ministry in Baidoa said, adding that "hundreds" of Islamic fighters had been killed. The clashes began overnight Tuesday after Islamist forces attacked government training camps in Daynunay and Manas, each within 30 kilometres (20 miles) of Baidoa. "The ICU sustained hundreds of their combatants dead while other hundreds are wounded," the ministry said in a statement. Earlier, Islamic commander Sheikh Mohamed Ibrahim Bilal told AFP the fighting "could result in heavy casualties." Residents said hundreds of civilians fled the battlezones in southern Somalia, where nearly a million people have already been affected by heavy flooding. "People have already started fleeing (from the area) and there are a lot of armed forces from both sides," Muhidin Ali Mursal, a resident of a village near Idale, told AFP. The fighting came a day after the expiry of an Islamist ultimatum for Ethiopian forces backing the weak government to withdraw. The statement made no mention of Ethiopian troops despite witness accounts of them participating in the fighting that erupted midnight Tuesday, two hours after after the expiry of the Islamist ultimatum. It added that the two military outposts had come under sustained mortar fire on the outskirts of Baidoa. The fighting occurred on the day European Commissioner Louis Michel held talks with President Abdullahi Yusuf and Islamists chief Sheikh Hassan Dahir Aweys and announced their willingness to resume stalled peace talks and halt hostilities. "Both parties ... have reiterated their commitment to the Khartoum dialogue process and political solution to the Somali crisis," Michel told a press conference after returning to Nairobi. They agreed to "an immediate cessation of hostilities and refrain from any hostile acts (and) to resume the Khartoum dialogue process unconditionally," he added. No date for a resumption was given. The leader of the Islamists, Sheikh Hassan, played down the clashes as "a small incident" pitting his forces against Ethiopian troops and not the government. "The fighting was a small incident," Aweys told a reporters in Mogadishu after the meeting with the Brussels envoy. "We had a meeting with the EU and the meeting was significant and it ended in mutual understanding," Aweys added, without elaborating. Arab League-mediated peace talks collapsed last month when the Islamists refused to meet the government until Ethiopian troops, deployed to protect the government, withdraw. The Islamists, who control swathes of southern and central Somalia and are accused of links to Al-Qeada, have already declared a holy war on Ethiopian forces and claimed first blood in recent skirmishes with Addis Ababa troops. Deputy defence minister Salad Ali Jelle said one group of Islamist fighters involved in the clashes was led by Sudanese national, Abu Taha al-Sudan, one of three extremists wanted by Washington. "Al-Sudan, the terrorist is leading the Islamic courts militias in the fighting," said Jelle. "We have information that he is the one who attacked us is Idale," one of the government training camps. Ethiopia has sent several hundred military trainers and advisers to help the government, but denies widespread reports it had deployed thousands of combat troops to Somalia. Analysts have warned that a war in Somalia would engulf the whole region, drawing in Ethiopia's arch-foe Eritrea, as both countries are accused of fighting a proxy war in the lawless country. Somalia has lacked an effective administration since the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre and the two-year-old government has failed to exert control across the impoverished nation of 10 million people.
-
Baydhabo: " 17 gaari ayaa maxkamadaha laga qabtay maxaabiisna gacantaa looga dhigay" xildhibaan dawladda ka tirsan. Khamiis, December 21, 2006 APL Baydhabo(AllPuntland)- Tan iyo markii shalay dagaallada xooggan ay ka socdeen gobolka Baay tuulooyin hoostaga waxaa la waayay warar rasmi ah oo sheegaya khasaaraha dhabta ah ee dagaalladii shalay oo dhan socday ay gaysteen. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xasan Yacqub Geescadde ayaa sheegay weeraradii dhowrka waji ahaa ee ay maxkamaduhu soo qaadeen ay ahaayeen kuwo la iska caabbiyay , khasaarana ay kala kulmeen dagaalkaasi. Md: Geescadde oo waraysi siinayay Radio Gaalkacyo ayaa sheegay in maxkamadaha ay qabteen gaadiid gaarya 17 oo ah kuwa tiknikada ah oo dagaalladii shalay ka qayb qaadanayay. Xildhibaanku wuxuu sheegay inuusan war u ahayn khasaarihii ka dhacay Magaalada Buurhakaba, hase ahaatee 17kan gaari lagu qabsaday dagaal ka dhacay aagga Diinsoor. Wuxuu intaasi xildhibaanku ku daray in gaadiidka laga qabtay ay dawladda federaalku gacanta ku hayso, sidoo kalana ay dawladdu hayso rag maxaabiis ah oo dagaalladii shalay lagu qabtay. Xildhibaanku wuxuu sheegay dagaalkii ka dhacay Buurhakaba uu ahaa mid aad u kharaaraa, maxkamadahana bannaanka looga saaray magaaalada, ayna ku sugan yihiin buundada magaalada looga boxo. Mar wax laga waydiiyay qorshayasha dawladda u yaalla dagaalladii shalay kadib , wuxuu sheegay in dawladdu ay ku taagnaanayso waddadeedii ay kusoo taagnayd 2da sanada iyo barka ee ahayd inay colaadda iyo dagaalka ka war wareegto. Khasaaraha dagaalladii shalay dhacay ayaa wararka qaar ay ka badaniyaan inta uu xildhibaanku sheegay , halka warar kuwaasi kasoo horjeedana ay ku tilmaamayaan in khasaare wayni uusan gaarin maxkamadaha. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Somalia's Islamic Leader: Country Is In A State Of War MOGADISHU, Somalia (AP)--Somalia's Islamic leader says the country is in a state of war. "All Somalis should take part in this struggle against Ethiopia," Sheikh Hassan Dahir Aweys told The Associated Press. "If you cannot fight you can contribute in other ways to the effort," Aweys said by telephone, adding the "the country is in a state of war." Wednesday, he told a European Union envoy that he was willing to return to peace talks with the Ethiopian-backed Somalian transitional government. (MORE TO FOLLOW) Dow Jones Newswires 12-21-060445ET Copyright © 2006 Dow Jones & Company, Inc.
-
I guess Gedonet was telling the truth.
-
^ ...the earlier is a possibility, the latter is a probability. Who can forget this? C/llaahi Sh.Ismaaciil “Fartaag†ayaa markii uu dagaalka dhacay ayna isaga carareen Barre Hiiraale Maleeshiyadiisa wixii gawaari ahaa oo ay wateen ayaa waxaa lagu arkay isaga oo dhaawac ah, waxaana markii dambe uu u geeriyooday Dhaawacaasi. Source However, waxa soo baxaba, kolba waynu arki doona natiijadeedu.
-
Saraakiil ku sugan Baardheere oo ku hanjabay in ay iska difaacayaan Maxkamadaha Baardheere 20, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Saraakiisha Ciidamada ka amar qaata wasiirka g/dhigga dowladda KMG ah ee Somalia ee ku sugan degmada Baardheere ayaa sheegay in ay iska daafacayaan weerar kasta oo kaga yimaada dhinaca maxkamadaha islaamka. Ciidamo taageera wasiirka G/dhigga dowladda kMG ah Barre Hiiraale oo ku sugan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa xalay heegan buuxa ka galay wadooyinka soo gala halkaasi, ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ciidamo ka tirsan maxkamaha islaamka ay ku soo wajahan yihiin halkaasi. Max'ed Cali Kaliil oo sheegtay in uu yahay Taliyaha ciidamada dowladda Somalia ee gobolka Gedo ayaa shabelle u sheegay in aanu ka war heyn dhaq dhaqaaq ciidan oo kaga soo fool leh maxkamadaha islaamka. " Waxa aynu nahay ciidan isku filan, awoodna leh, waana iska caabineynaa weerar kasta oo ay nagu soo qaadaan, inagoo iskaashi la leh dowladda Somalia" ayuu yiri Kaliil. Dadka ku nool degmada Baardheere ayaa xalay walwal iyo cabsi ka muujiyay dagaal ka dhaca magaaladaasi, ka dib markii ciidamo uu horkacayo abaanduulaha ciidamada Barre Hiiraale Col. C/laahi Sheekh Ismaciil Fartaag ay xirteen wadooyinka magaaladaasi, markii ay ka war heleen ciidamo ka tirsan maxkamadaha islaamka oo ku soo jiheysan magaaladaasi. Shabelle Media Network Gedo
-
Interview Maamulka Baardheere oo sheegay inaysan soo dhaweyn doonin Maxkamadaha Islaamiga. Muqdisho, Arbaco 20 December 2006 Simba Radio Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baardheere Xasan Keyd oo maanta u Waramayay Idaacada Simba ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in xaalada deegaankaasi ay tahay mid aad u dagan isla mar ahaantaana uu warar been abuur ah ku tilmaamay in ay xaalada degmada baardheere tahay mid aad u kacsan. Xasan Keyd ayaa sheegay haatan degmada baardheere ay ku sugan yihiin Ciidamo ka amar qaata wasiirka Gaashaandhiga ee Dowlada federaalka soomaaliya Col. Barre Aadan Shirre barrre Hiiraale isla mar ahaantaana aysan jirin wax cabsi ah oo deegaankaasi haatan ka Jira. Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baardheere Xasan Keyd ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in maamulka degmada uu hoos tago dowlada federaalka soomaaliya ayna si weyn uga soo Horjeedaan in halkaasi ay soo gaaraan Ciidamo ka amar qaata Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed. Xasan Keyd ayaa sheegay in aysan jirin amar ay u imaanayaan degmada ayna iska difaaci doonaan hadii ay degmadaasi soo gaaraan ciidamo ka amar qaata Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed. Xasan Keyd oo ah Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baardheere ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in shacabka iyo Culimada ku dhaqan Degmadaasi ay ku kala qeyn san yihiin arintaasi isagoo sheegay in ay ka midaysan yihiin in ay iska difaacaan Ciidamada Golaha Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed ee ku soo wajahan Degmada Baardheere oo ka tirsan Gobolka Gedo. Si kastaba ha ahaatee, hadalkaani ka soo baxay Gudoomiyaha Maamulka Degmada Baardheere ayaa ka dambeysay kadib markii la sheegay in Ciidamo ka tisan Maxaakiimta islaamiga soomaaliyeed ay ku sii wajahan yihiin degmadaasi oo ay haatan ku sugan yihiin ciidamo farabadan oo ka amar qaata wasiirka gaashgaandhiga ee dowlada Federaalka soomaaliya Col. Barre Aadan Shirre “Barre Hiiraale” Simba Media Center , Mogadishu
-
Paragon I noticed the first headlines about a skirmish in Idaale at 9 o'clock Pacific time. By now I would have expected Shabelle to be blazing with "Maxkamadaha oo yidhi sidatan" but they seem quite subdued and even...balanced? Something is definitely up but Shabelle doesn't seem to be exploding with ecstacy concerning it. Qaadisiya as always said they won the battle before it started; sort of like "Farataag baa torey lagu dilay".
-
Get ready for the spin machine! Be prepared to settle in for sometime before the real outcome becomes known otherwise it will be a Farataag moment.
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Or why don't we at least use the word "aabo/abaa," which is an old original Soomaali [Cushitic] word for father, which we share with Oromos, Canfaris, Xaraares, Amxaars, Tigreys, etc. Do not confuse with the other Semetic "abbuu/abba" names they use, ours is as origin as theirs. [Ever heard ab iyo isir uma lihi when Soomaalida swear or try to make a strong point. Also ab ti word derives from ab, so is the word E eb be.] Funny, ab is a Semetic root for father or ancestor. The Hebrew as well as Arabic root for father is ab.
-
Originally posted by duuliyesare: quote: -------------------------------------------------------------------------------- Originally posted by General Duke: Sightings of Ethiopia seems to be on the increase. Though why that much armour in Gedo? -------------------------------------------------------------------------------- Horn "This has nothing to do with Gedo and you know it sxb. " Smile, Amhaaro is coming!!!Seriously, tell us what the smile tells G-DUKE. The ICU enemy waalooyaabaa miyaa.. Suldaanka " ^^ Are you saying Gedo, as of now, is an occuppied region? " Just like Saudi Arabia, hosting friendly army is not an occupation If you were a drug-addict, Duuliye, I would be more inclined to think you were going on withdrawal rather then an OD sxb. Stop seeing stars where there are non.
-
O Browniyoow, Jimcaale iyo Xiinba waad ka qoslisay ee waa ku sidee?! Teeda kale, why do you believe I have to be personally related to Hiiraale?
-
"They have not attacked anywhere right now that is not their qabil." Where have you been? Mars? Brownie war soo dego, so dego!
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: [*]Banning booramaha la iska tumo, banning saarka [*]Banning xuska [honouring deceased family members] [*]Banning mowliidka [*]Banning mixed aroosyada xafladaha lagu dhigo [*]Banning women from the beach [*]Forcibly enforcing salaadda [*]Indhashareer will be mandatory [*]Jilbaab a must at school and society-wide Everything I would choose to support them for you do not. Adeer-ow mushkilo socotaad tahay. War heedhe ma istunki iyo dabshidki ee aad noogu soo bandhigayse waa "dhaqan iyo caado" baad la carootey?