Gabbal

Nomads
  • Content Count

    6,624
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Gabbal

  1. Fanish, walaal it is extremely embarrassing for you to sit among men and utter such things. It would be prudent of you to watch your conduct.
  2. Paragon, you're chief among the suspects as of the moment.
  3. Originally posted by xox ogaal: i'm still trying to figure who the heck this guy is ? The interviewee? He is one of the former commanders of the SNF.
  4. I have already highlighted the link Paragon. Idamaale was caught getting information from SOL, Godeynews second, who is next?
  5. The man or the interview is beside the point. Who among us contributes to that waste fill called Godeynews? Here is the SOL link.
  6. They posted this interview that was posted on SOL right after I responded to it. Godeynews
  7. Duke has always captivated the amazement of the forum. Even in our most heated debates, the man has always been nothing less than a gentleman and I am willing to give him that!
  8. War saxaafadeed ka soo baxay dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in dagaaladii Iidaale ka dhacay lagu dilay waxa ay ku sheegeen in ka badan 2 boqol oo kooxaha al-qaacidda iyo maleeshiyooyin ah. Hobyonet. Muqdisho. Jimce, Dec 22, 2006 . War saxaafadeedkaan ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ee dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa waxa lagu sheegay in ciidamada dowladda federaalka ay deegaanka Iidaale ku dileen ciidamo ka socda dalka Ereteriya iyo maleeshiyooyin Soomaali ah, waa sida warsaxaafadeedka lagu sheegay. warka ka soo baxay dowladda federaalka, ayaa waxa lagu tilmaamay in ciidamada dowladda ay qabteen ciidamo ka tirsanaa maxkaamdaha Islaamka, oo ay ciidamada dowladda guulo waaweyn ka soo hoyeen dagaalkii Iidaale. War-saxaafadeedkaan, ayaa waxaa lagu sheegay in dalka ay joogaan ilaa kun askari oo Ereteriyaan, iyadoo lagu muujiyey in nin u dhashay dalka Suudaan uu hoggaaminayo ciidanka maxkamadaha ee dagaalamaya deegaanka Iidaale. Wasaaradda warfaafinta ee dowladda federaalka waxa ay sheegtay in dagaalka lagu qabtay nin ay ku sheegeen in uu magaciisa yahay Aadam Cabdule, kaasoo ay sheegeenin uu u gudbiyey in ciidamo shisheeye oo dagaalka ku jiray la dilay kuwa kalena lagu dhaawacay. Warkaan, ayaa waxa si weyn loogu faahfaahiyey guulaha ay sheeganeyso in ay dowladda ka gaartay dagaalada ay ciidamada maxkamadaha iyo kuwa Itoobiyaanka ku galeen deegaanka gobolka Bay. War-saxaafadeedkaan ayaa waxaa loogu baaqay waalidiinta Soomaaliyeed in ay celiyaan waxa ay ku sheegeen dhalinyarada maskaxda laga xaday ee lagu qalday in dagaal jihaad ah lagu jiro. Warkaan ayaa waxa uu u muuqdaa mid looga jawaabayo kii ay maxkamadaha Islaamka shaly ku sheegeen in lagu dilay 2 boqol o Itoobiyaan ah. Ma jiraan warar madax-bannaan uu muujinayo sheegashada dowladda, balse waxaa magaalada Baydhaba lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah oo qoryaha aartilariga iyo taangiyo wato. AHMAD DAHIR Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya Maslaha1@hotmail.com
  9. Dowladda Federaaliga ee KMG ee Jamhuariyada Soomaliya Wasaaradda Warfaafinta Transitional Federal Government of Somali Republic Ministry of Information War Saxaafadeed Friday, December 22, 2006 Dawladda Federalka KMG, waxay War-saxaafadeedkan ku cadaynaysaa in maleeshiyadda Kooxda xagjirka ah ee Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah (MMI) ah lagu jabiyay weerar ay ku soo qaadeen ciidamada Dawladda Federaalka ah ee fadhigoodu yahay Aagga Iidaale ee Degmadda Diinsoor maanta oo ay bishu tahay 22ka Diisambar 2006, Saacaddu markii ay ahayd 5:45 subaxnimo. War saxaafadeedku waxa uu sheegayaa in dagaalkaasi ay hogaaminayeen ciidamo Eretarian ah oo ay weheliyaan kuwa ka kala socda kooxdaha Ashabaab, ONLF, OROMO iyo jihaadiistayaal ka kala yimid dalalka Suudaan, Bakistaan iyo dalal kaloo dibadda ah. Ciidamada Dawladu waxay haatan daba joogaan firxadkii kooxihii dagaalka soo qaaday oo ujeedadoodu ahayd inay qabsadaan Baydhabo oo ah Xarunta KMG ee Dawladda Soomaaliya”, sida uu sheegay warsaxaafadeedku. Dagaalkan maanta waxa uu bilowday iyadoo ciidamada Maxaakiimta ay gurmad ahaan ugu yimaadeen ugu yaraan 10 baabuur oo ciidamo ajnabi ahi saaran yihiin, kadib markii shalay lagaga itaal roonaaday weerarkii ay ku soo qaadeen ciidamada Dawladda, lagaga gubay in ka badan kala bar gaadiidkii ay wateen oo gaarayay 60 gawaarida dagaalka ah. Dhanka kalana Aaga degmada Bur-hakaba oo ay maxaakiimtu ku jabeen ugu yaraan todoba weerar oo ay 20-21 December, 2006 ku soo qaadeen difaaca ciidanka Dawladda Federaalka ah ayaan maanta wax dagaal ahi ka dhicin illaa iyo hadda, sababo la xiriira jabkii dagaalkii hore. Aden Cabdullaahi Maxamed oo ka mid ahaa maxaabiistii dagaalkaas lagu soo qabtay ayaa sheegay in ay dhamaadeen saraakiishii ciidankoodu ayna waayeen cid hogaamisa kahor intii aan la qaban, wuxuuna intaas ku daray in lix ka mid ah ciidankoodii jabay oo ajnabi ahaa ay is qarxiyeen markii la hareereeyay. Wararka ugu danbeeyay ee aan ka helayno sirdoonka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Aagaas Buur-Hakaba ayaa sheegaya in maleeshiyada Midowga Maxakamadaha Islaamiga ah ee ka soo hor jeeda ay manta oo kaliya ku soo biireen 500 oo ka mid ah ciidanka Dalka Eretaria oo wata madaafiicda goobta iyo hub kale oo badan. Dawladda Federalka ahi waxay ka xun tahay dhibaatadan ay sababeen maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho, waxayna dadka Soomaaliyeed ugu baaqayaan inay ka joojiyaan caruurtooda yaryar iyo ardada ay Baadiyaynayaan Argagixisada Caalamiga ah oo u adeegsanaya dhalinyaraddeena inay ka dhigtaan gabaad ay xabadda isaga dhigaan. Sidoo kale DFKMG waxay u soo jeedinaysaa Beesha caalamka inay indhaha ku hayaan falalka burcadnimo ee ay dadka soo galootiga ahi ku hayaan xasiloonida Soomaaliya, taasoo holcin doonta gobolka iyo caalamkaba haddii aan degdeg wax looga qaban. Wasaaradda Warfaafinta. Midowga Maxkamadaha ayaa sheeganayo inay gaareen guulo iyadoo dhanka dowladana ay sheegayaan inay guulo waaweyn ka gaareen iyadoo xaqiiqda dhabta aan lahayn balse ay cadahay in dagaal culus uu halkaasi ka dhacay dad badan ay labada dhinac ka dhinteen inkastoo tiro rasmi ah aanan haynin Ma jiro warar madax banaan oo xaqiininay hadalada labada dhinac, hase yeeshee maalmahan ayaa labada dhinac waxa ay kala sheeganayeen guulo iyo in ay goobo cusub qabsdeen welina ma jirto cid xaqiijisay sheegashadooda.
  10. Originally posted by Che-Guevara: quote:The power of clan is greater then you think. You can say that agian I sure can.
  11. Dagaal aad u qaraar oo ka qarxay Deegaanka Bandiiradleey ee Gobalka Mudug Wararka ka imaanaya Deegaanka Bandiiradleey ee gobalka Mudug ayaa la sheegayaa in caawa halkaasi uu dagaal xoog leh ku dhex marayo ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah iyo kuw aCabdi qeybdiid iyo Puntland oo sida la sheegayo gacan ka helayo ciidamada Itoobiya. Dagaalkan oo ka socdo deegaanada Bandiiradleey iyo Sedex Higle oo ka wada tirsan Gobalka Mudug ayaa waxaa la isu adeegsanayaa Hubka noocyadiisa kala duwan iyada oo ay adag tahay sida war rasmi ah lagu heli karo. Afhayeenka Golaha Maxaakiimta ee Gobalada dhexe sheikh Maxamed Jimcaale Cagaweyne ayaa sheegay in heegankii ugu sareeyey in ay maanta galiyeen Ciidamadooda ka dib markii sida uu sheegay uu maanta gaalkacyo yimid jeneraal itoobiyaan ah. Dagaalkaan ayaa noqonayo Jihadii Sedexaad oo uu dagaal ka furmo, taas oo gobalada dalka Soomaaliya ka dhigeyso gooba Dagaal uu ka holcayo iyo gobo daadad biyo ah ay dadku ugu dhamaanayaan. Abdirahman Mahamed Hassan (Xudeyfi) xudeyfi4@hotmail.com Somaliweyn Media Center
  12. Originally posted by NGONGE: SB is praising Islam? Wonders never cease. The power of clan is greater then you think.
  13. Originally posted by xox ogaal: juje i don't really care who wins unlike you who swiches side everyweek hmmm Well that is extremely peculiar and ture.
  14. I blame the ICU for dragging the recovering people of Somalia into a senseless war and destruction that makes all others post-1992 pale in comparison. A war I am rational enough to understand that they have a little chance of achieving a clear victory, if a victory. Jihad iyagoo odhanaya waynu ku dhex jirnaa, sow Hassan Dahir iyo Indhacade har cad duuleen, meydka ardayda dugsiyaduna duurka masawiro laga soo qaadayo? What rationality do you ascribe to??
  15. The people of Gedo and Bakool are as affected by the fighting as Waqooyi Galbeed and Toghdeer. Inamaha yar ee dugsiyada laga soo kaxeeyey alle u bari wax laga murugoodo weeye allaa oge!
  16. The Islamist fighters — many of them lightly armed teenage boys, the officials said — were mowed down by transitional government soldiers backed by the Ethiopian Army, the most powerful military in the region. “The Islamists attacked, they retreated and then they made the mistake of running into an open field,” a United Nations official said on the condition of anonymity. “After that, it was one shot, one kill.” United Nations officials estimated that dozens of Islamists had died. The Islamists denied suffering humiliating defeats. On Thursday, the Islamist clerics who rule Mogadishu, Somalia’s capital, ordered schools closed so more children could be sent to the front lines. Naxdin.
  17. Originally posted by Suldaanka: ^^Xashaa, I don't forsee or fortell the future dear HA. Laakin sida wax u socdaan, one can connect the dots. Well I wouldn't know. Inshallah kolba waxa soo baxa waan arki doonaa.
  18. Suldaanka- As long as Indhacade is accepted and holds such a title within the ICU, I don't see how the groups are different with respect to the connection of warlords? As for you, can we not say you view this more like a third party taking care of your [tribal] arch-foe Abdulahi Yusuf, architect of Puntland, for you? Aah, not everything seems so noble; truly.
  19. Suldaanka- As long as Indhacade is accepted and holds such a title within the ICU, I don't see how the groups are different with respect to the connection of warlords? As for you, can we not say you view this more like a third party taking care of your [tribal] arch-foe Abdulahi Yusuf, architect of Puntland, for you? Aah, not everything seems so noble; truly.
  20. Suldaanka- As long as Indhacade is accepted and holds such a title within the ICU, I don't see how the groups are different with respect to the connection of warlords? As for you, can we not say you view this more like a third party taking care of your [tribal] arch-foe Abdulahi Yusuf, architect of Puntland, for you? Aah, not everything seems so noble; truly.
  21. Suldaan, did you see the future? Taa maxay diinta ka leedahay?