Gabbal
Nomads-
Content Count
6,624 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Gabbal
-
Says Suldaanka.
-
Me, war is a brutal reality. What I do not differentiate, however, is the brutality of what the Ethiopians are doing and the brutality of massacring wounded men in a hospital. Teeda kale, when these same men were dragging hubka darandooriga and madaafiicda culus towards peaceful cities like Kismaayo and elsewhere and against people who showed no aggression to them, ma caano iyo malab bay dadka u wadeen :confused: Frankly I truly believe Northerner, Suldaanka, are completely being fake and have, unfortunately, received a good opportunity they cannot let pass. I will grant them fidgeting, but others I will not.
-
Dayuuradaha dagaalka ee Itoobiya oo Bambooyin culus ku garaacay bartamaha B/weyne & Matabaan Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhoweyd diyaaradaha dagaalka ee Itoobiya, gaar ahaana kuwo Miigaga oo u socda afar afar in ay madaafiic ku garaaceen gudaha magaalada B/weyne, waxaana goobaha ay duqeeyaan ka mid ah saldhiga magaalada B/weyne, xarun ay isku diiwaangelinayeen dadka ka qeybqaadanaya dagaalka u dhexeeya ciidamada golaha maxaakiimta & Itoobiyaanka. Dayuuradaha Itoobiyaanka ayaa sidoo kale meelaha ay duqeeyeen waxaa ka mid ah deegaanka Matabaan ee gobolka Hiiraan, halkaasoo dayuuradaha Itoobiyaanku ay ku xusuuqeen dad xoolaleey ah & xoolahooda. Saraakiil ka tirsan maxaakiimta oo ku sugan gudaha magaalada B/weyne ayaa ugu baaqay dadka degan magaaladaasi in ciddii hub haysata ay hubkeeda la soo baxdo, waxaana sidoo kale banaanbax isugu soo baxay magaalada B/weyne dadweyne ka careysan duqeynta ciidamada Itoobiyaanku u geysanayaan magaalada B/weyne. Cabdishakuur Cilmi Xasan, Muqdisho, Somalia
-
Dagaalo ka socda Matabaan iyo diyaaradaha Ethiopia oo qasaaro geeystay War deg deg ah Mogadishu 24, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Diyaaradaha ciidamada dowladda Ethiopia ayaa bambaanooyin ku soo weeraray saakay magaalada B/weyne, halkaasi oo ay ka geeysteen qasaaro naf iyo maalba leh, iyadoo dagaal qaraar uu ka soconaya deegaanka Matabaan ee gobolka Hiiraan Diyaaradaha ciidamada Ethiopia ee saakay soo weeraray magaalada B/weyne ayaa Ilaa 4 bambaano waxa ay la dhaceen xerada tababarka iyo dhaqan celinta, xilli halkaasi ay ku jireen maxaabiis iyo dad la dhaqan celinayay, inkastoo aysan geysan qasaaro ayaa hadana maxaabiistii laga saaray halkaasi. Sidoo kale diyaaradaha dagaalka ee Ethiopia ayaa waxa ay bambaanooyin ku tuureen tuulooyinka Ceel-jaalle iyo kuwo kale oo ay ku sugan yihiin qoysas ka barakacay fatahaado, iyadoo halkaasina ay ku geeriyootay gabar yar. Lama oga wali diyaaradaha Ethiopia qasaaraha ay u geeysteen tuulooyin ay dagaan dad xoolo dhaqato ah oo ay garaaceen. taliyaha ciidamada maxkamadaha ee gobolka Hiiraan Abu Salmaan ayaa waxa uu sheegay in ay jabiyeen ciidamada Ethiopia, ayna dib ugu riixeen deegaanka feerfeer. Sidoo kale diyaaradahaan oo tiradooda lagu qiyaasay 8 xabo ayaa waxa ay bambaanooyin ku weerareen deegaanka Mattaabaan ee gobolka Hiiraan, iyadoo halkaasi ay sidoo kale soo weerareen ciidamada Ethiopia oo ku socda dhulka, waxaana dagaal kula jira maxkamadaha islaamka Somalia. Shabelle Media Network Somalia
-
May Allah bestow his mercy to all the innocent people caught in the crossfire for a war based on political domination.
-
Dagaal Aad U Kharaar Oo Kasoconaya Oo Meel U Dhow Degmada Galinsoor Dec 24,2006 byGalkacyo-Gedo-NN Dagaalkan oo saaka bilowday 12 aroornimo ayaa waxaa laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Inkastoo qoloba qolada kale ay ku eedaysay inay dagaalku iyada soo qaaday ayaa wuxuu ahaa mid si wayn loo filayey inuu ka dhici doono degaankaasi. Khasaaraha dhinaca Puntland kasoo gaaray wuxuu gaarayaa 4 Askari oo dhimasho ah halka dhaawucuna uu gaarayo 7 nin. Dhaawacaan ayaa waxaa ku jira tiro ka badan 10 neeyo nin oo ka tirsan Maleeshiyaadkii Maxaakiimta oo dagaalka ku soo dhaawacmay. Inkastoo dagaalku uu wali socdo waxaa wali jidka ku soo jira dhaawacyo kale oo gawaarida soo saran oo labada dhinac ah. Dagaalkan oo ka bilowday jiida hore ee Bandiiradleey ayaa haatan laysla marayaa meel u dhow Degmeda Galinsoor ee gobolka Galgaduud. Taasoo dagaalka ka dhigaysa in ciidamadii maxaakiimta dib loo riixay. Masuuliyiin u hadashay daraawiishta Puntland ayaa sheegay inay ciidamooda ay dib u riixeen ciidamada midowga maxkamadaha, inkasta uusan sheegin in ciidamada Itoobiyaanka iyo diyaaaradahooda ay ka qeybqaateen dagaalkii ka dhacay degaankaasi. Dagaalkan oo ay kaqayb qaateen ciidamada Ethiopia waxaa la sheegayaa in ay ka qayb galeen Diyaaradaha Qumaatiga u kaca, waxaase ay masuuliyiinta Puntland sheegayaan in aysan inaba ha yaraatee dagaalku galin diyaaradaha Milatariga. Iyadoo diyaaraduhu soo qaadayeen dhaawaca halkaas yaala. Dagaalkan oo ah mid aad u kharaar waxaan si kooban loo sheegi Karin khasaaraha dhabta ee halkaas ka jira. Afhayeenka dawladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Diinnaari oo asna ka hadlay xaflad magalada Baydhabo ka dhacday oo lagu furayey Idaacad ku hadasha afka dowladda ayaa sheegay inay ciidamo taabacsan dowladda ay la wareegeen degaanka Bandiiradleey oo yiri inay dagaal kula galeen ciidamada midowga maxkamadaha. Sidoo kale wararka ka imanaya meelo kamid ah gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu dagaal ka socdo degaano ka tirsan gobalkaasi. Maxamed Jaamac Faarax.Gedo News Network-Galkacyo
-
Originally posted by Alle-ubaahne: ^Abti ilaahey haku soo hanuunsho, aamiin dheh! Abtiyo kuligiin. Shalay inta qaraabo aan leeyahay ee labada koox u kala safan ee ku baaba'day dagaalki Diinsoor garan maysid!
-
Dagaalo qaraar oo ka soconaya gobolada Baay, Hiiraan iyo Mudug 24,Dec,06 WAR DEG DEG Dagaalo qaraar oo hor leh ayaa ciidamada maxkamadaha iyo kuwa Ethiopia ku dhex maraya gobolada Hiiraan, Mudug iyo waliba Baay, iyadoo dagaalka maanta uu yahay kii ugu cuslaa. Shabelle
-
Dagaal Xooggan oo Saakay ka bilowday welina kasoconaya Deegaanka Saddex higle oo u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Bandiiradleey. Bandiiradleey, 24-December-06 ( Qaadisiya.com) Dagaal culus oo laysku adeegsanayo hubka cul culus ayaa aroortii saakey ka qarxay deegaanka Seddex Higle ee u dhaxeeya magaalooyinka Gaalkacyo iyo Bandiiradley ee gobolka Mudug kadib markii ciidamada Tikreega ay weerar ku soo qaadeen fariisimaha mujaahidiinta maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ay ku leeyihiin inta u dhaxeysa Gaalkacyo iyo Bandiiradley. Ujeedka weerarka saakey ciidamada Tikreega ay ku soo qaadeen deegaanka Bandiiradley ayaa ah sidii culeyska looga qaadi lahaa magaalada Baydhabo oo jab lixaad leh lagu gaarsiiyay ciidamada Tikreega,ayadoo qarka loo saaran yahay in gobolka Bay laga xaaqo ciidamada Tikreega ee ku soo duulay dalka Soomaaliya. Afhayeenka golaha maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ee gobollada dhexe Sheekh Maxamed Maxamud Jimcaale Cagaweyne ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga Qaadisiya in dagaalka uu si xoogan uga socda deegaanka Seddex Higle oo u dhaxeeya Gaalkacyo iyo Bandiiradley. Sheekh Cagaweyne ayaa intaa ku daray in ciidamada maxkamadaha islaamiga Soomaaliyeed ay horey ugu diyaar garooween weerar uga yimaada ciidamada Tikreega ee la soo dhoobay afaafka hore ee magaalada Gaalkacyo,isagoo ugu baaqay dadka ku dhaqan gobollada Puntland iyo kuwa dhexe in ay ka qeyb qaataan jihaadka ka bilowday halkaasi,waxa uuna ugu bishaareeyay umadda Soomaaliyeed in Allaah guul ka siin doono cadawga ku soo duulay. Lama garanayo khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalada saakey ka qarxay aaga Seddex Xigle,waxaana lagu soo warramayaa in dagaalka uu ka socdo dhul miyi ah oo masaafo ahaan gaaraya 10km.
-
Bandiiradleey: Dagaal culus oo ka bilowday deegaanka Bandiiradleey. Axad, December 24, 2006 APL Bandiiradleey (AllPuntland)- Dagal aad u kharaar ayaa saaka waabarigii waxa uu ka bilowday deegaanka Bandiiradleey ee gobolka Mudug. Dagaalkaasi oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa ciidamada difaaca gobolka Mudug iyo malayshiyooyinka maxkamadaha magaalada Muqdisho. Illaa iyo hadda lama garan karo khasaaraha dhabta ah ee uu dagaalkaasi gaystay iyo qaabka uu u soconayo. Mar aynu khadka taleefonka e Thurayaha kula xiriirnay abaandulayaasha ciidanka ayay inoo suurto gali wayday in aynu xog dheeraad ah ka helno. Sidoo kale dhanka maxkamadaha ayaan wali laga hayn faahfaahin ku aadan dagaalkaasi. Wixii ka soo kordha kala soco AllPuntland.com Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
We wait for the updates.
-
Bandiiradleey: Dagaal culus oo ka bilowday deegaanka Bandiiradleey. Axad, December 24, 2006 APL Bandiiradleey (AllPuntland)- Dagal aad u kharaar ayaa saaka waabarigii waxa uu ka bilowday deegaanka Bandiiradleey ee gobolka Mudug. Dagaalkaasi oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa ciidamada difaaca gobolka Mudug iyo malayshiyooyinka maxkamadaha magaalada Muqdisho. Illaa iyo hadda lama garan karo khasaaraha dhabta ah ee uu dagaalkaasi gaystay iyo qaabka uu u soconayo. Mar aynu khadka taleefonka e Thurayaha kula xiriirnay abaandulayaasha ciidanka ayay inoo suurto gali wayday in aynu xog dheeraad ah ka helno. Sidoo kale dhanka maxkamadaha ayaan wali laga hayn faahfaahin ku aadan dagaalkaasi. Wixii ka soo kordha kala soco AllPuntland.com Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
An All-out war breaks out in southern, central Somalia Somaliweyn Media Center (SMC) The heaviest fighting ever in Somalia termed as an all-out war has broken out south and central Somalia regions, where the Islamic courts forces are facing off the Ethiopian invaders in the country on Sunday. After days of preparations and provocation at last the war embarked on Bandiradley of Mudug region in central Somalia, as the gun fire have been heard in other Somalia regions. Islamists spokesman in the area Mohamed Mohamud Jim’ale Ago Weine, confirmed SMC the beginning of the skirmishing saying they are under attack. “As we back from the dawn prayer of Sunday we became the subject of the Ethiopian aggression, but praise be to Allah, we warded off them” Ago Weine said an interview with SMC. “The fighting still keeps on and we hope the upper hand will be with us” he added. Also in Daynunay Somalia where calm returned to in the last days again battle has gone off with huge loses, sources said. Daynunay is the government's forward military base about 20 km (12 miles) southeast of Baidoa. Ethiopia has said it has military trainers there, but not combat troops. The fighting termed as the heaviest ever in Somalia, Analysts say is an all-out war witch due to spread all in the horn of African region. Source: SMC
-
Duke is here-[where is the evidance promised, another lie? ]
Gabbal replied to General Duke's topic in Politics
Well it is very simple to understand who has the upper hand when you take a look at the place names of the clashes. The fighting started with an attack on Daynuunay but late Thursday stopped in Moode-Moode which is on the outskirts of Buur-hakabo. Who pushed who? -
Socod, we can all claim whatever we want with impunity. You have no history in this part of the forum so of course you garner more flexibility to bolster the credibility of your recent contributions. Do I believe you? No, but that's just me. Socod-Badne---ICU? Socod-Badne---ICU? Socod-Badne---ICU? Nop I am sorry, I do not see any other reason responsible for your recent animated support.
-
I am told Indhacade was flown out rather quickly by Sheikh Aweys to treat him for grave wounds in Saudi Arabia. Indhacade's death would have been a major blow to the ICU in terms of propaganda and morale. He does, of course, have the biggest mouth within the movement.
-
Somaliwide, WebiShabelle, and Godeynews are in a class of their own only Idamaale has the potential to meet.
-
Originally posted by Abwaan: Horn even if he is DEMBI MIYAA? Yes. That individual deserves to be tried and hanged fir the production of such filth.
-
Choosing to report what they want and lying are two different things.
-
Well at least they paid the proper respects.
-
Originally posted by xox ogaal: Horn adaaba war haayo marti ba gedonet professionalims lagu sheegaayo (*_*) Maxaa jiro abti?
-
A conversation with Colonel Aden Kalmoy about Kismayo and other places
Gabbal replied to Somali_Friend's topic in Politics
Abwaan, I remember you making the same allegation against Cadde Muuse, Cali Madoobe, and other persons and getting refuted. Pardon the forthrightness, but is your problem stemming from tribal in nature? -
Ahmed_Guree, I will take that into consideration during my search for the culprit.
-
Originally posted by Paragon: LOl waryaa, ma anaad igu soo kara fireysey? Anigana I would be conducting my investigation of Gedonet horta. I think I have seen saansaanta horn in that website Yes, I know. Gedonet shows tantalizing signs of professionalism.
-
2. Xox-ogaal 3. Ahmed_Guree